Ilkacase Qays | Heesti Galmudug | Official Music Video 2021|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 бер 2021
  • Galmudug
    Ilkacase Qays
    Ereyada: Abwaan Van Zaki
    Laxanka: King Jacelow
    Filmed & Edited: Fahad Abdi
    Directed Khadar Laksh
    Produced: Fahad Abdi Production
    Please Don't Re-upload this Video!
    All Rights Reserved
    ©2021 Fahad Production
    For More high Quality Music Videos, Short Films Don't Forget to Subscribe
    One Love Somali Weyn

КОМЕНТАРІ • 3,6 тис.

  • @FahadAbdi
    @FahadAbdi  3 роки тому +1766

    Heesta Galmudug Official Video waxaan Mahad Gaar U celinaya My Brother Ilkacase Qays, Garabkeyga Midig Khadar Laksh, Walalkeyga marna Fanankeyga Mohamed Kadheeri, My Bro Xamaas Dhiiga Oo Asagana Qeyb weyn Kaqatay Soo Sarista Muqalkan iyo Dhaman Walaleheyga Soomalida I Love You All Somalia Hanolato 🇸🇴 💗

    • @azzaofficial8637
      @azzaofficial8637 3 роки тому +33

      Woow

    • @MohamedKadheeri
      @MohamedKadheeri 3 роки тому +19

      fahad ugaas qaramada midawbay ayaa gacan kaa taagay 🎶🎶🎶

    • @sadiowarsame
      @sadiowarsame 3 роки тому +2

      ❤👏👏👏👏👏👏👏👏🤙🤙🤙🤙❤❤❤❤

    • @mohamednuralfa
      @mohamednuralfa 3 роки тому +8

      Where's Xassan kaafi this time? You didn't mentioned.

    • @mohamednuralfa
      @mohamednuralfa 3 роки тому +8

      @@MohamedKadheeri Kaadher Boqorka Codka My Dhiga ❤️

  • @kingyusuf6780
    @kingyusuf6780 3 роки тому +2463

    Geesiyaasha Galmudug inta reer Galmudug ah
    like Haligu Dhoobo

    • @Xariif_1
      @Xariif_1 3 роки тому +13

      Gurigii geesiyada galmudugey

    • @safiyayusuf1798
      @safiyayusuf1798 3 роки тому +4

      Kusoco non stop give away

    • @trcamey7694
      @trcamey7694 3 роки тому +3

      M.a.s.h wlhi sidan kusoco and ✌🤣🤪😘💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯😉😉😉👍🤙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🧚‍♂️🧙‍♀️🧙‍♀️🧙‍♀️

    • @jabiyesayid8952
      @jabiyesayid8952 3 роки тому +1

      @@Xariif_1 u

    • @yusufalhatimy
      @yusufalhatimy 3 роки тому

      Yuusufabuukar

  • @Khader315
    @Khader315 3 роки тому +372

    Galmudug dad aan jeclahay waa idin wataa saxiibayaal from Jigjiga Somalia🇸🇴

  • @XamdaXasan-kb9ru
    @XamdaXasan-kb9ru 5 місяців тому +60

    Alla dhiiga caawa waa taarikh gLmudug oo koobka ka qaaday hirshabeele 2024 wax aan utaagersanay galmudug sahiptay Aya ah Anna from isaaq 💙🤍💚

    • @FartuunCumar-tw2fz
      @FartuunCumar-tw2fz 5 місяців тому +2

      Wa sidaa cawada taariiqda lama hilmaami karoh dhiiga nawade❤🎉

  • @calibadal
    @calibadal Рік тому +56

    Form jareer weyne
    Geesiyada somali galmudug waa idin jeclhy runti 🤩

  • @gourehosman4450
    @gourehosman4450 3 роки тому +381

    Reer galmudug wan idiin salamay from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Love you galmudug

  • @doei_doei
    @doei_doei 3 роки тому +346

    Dhashii General caydiid
    HG geesiyadii soomali
    From hiraan state 🥰🥰

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 Рік тому +135

    Jecliya heestan💋galmudug anoo aheen buu dhiga ii kacay ❤️✊ noolada wallhen from puntland 🇸🇱

  • @user-pu8uz3po9f
    @user-pu8uz3po9f 6 місяців тому +25

    From murle weytan jidle..we say Hambalyo our brothers H.G

  • @guledadan4655
    @guledadan4655 3 роки тому +673

    Anoo wiil ogaden ah reer galmudug aad baan ujeclahay waa godta somali i love you meel walbood joogtaan viva h g

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +44

      Shugran. Walaalo. Ogaden. Waa walalaheena. Vivi. Ogaadeen Habargidir iyo. Soomaaliweyna.

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +10

      ❤️❤️❤️💯💯💯♥️♥️👈🤗🤗😍😍😍🥰♥️👈🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @guledadan4655
      @guledadan4655 3 роки тому +8

      @@salmaahmed2263 adaa mudan walaashay

    • @abdullhiuus5008
      @abdullhiuus5008 3 роки тому +2

      Mahat sanit

    • @aweysmilaano8175
      @aweysmilaano8175 3 роки тому +3

      Sido kale wll

  • @hafsasalaad532
    @hafsasalaad532 3 роки тому +188

    Cwo kale liketa waa freee😂😂😂reer Galmudug viva dadkeyga♥️✌

  • @farhaanahmed5637
    @farhaanahmed5637 2 роки тому +95

    Tolkay habargidir dhiigaan idinku jeclahy guulaysta ♥️
    From dhulbahante daraawiish 🐎🇸🇴🇸🇴

  • @apdulla111
    @apdulla111 5 місяців тому +37

    Cupkii gobolada hampalyo galmudUgeey from AWDAL😂🎉🎉🎉❤

  • @asmakayae7917
    @asmakayae7917 3 роки тому +788

    Aduunka ugu jeclahay reer galmudug waxaan ahay gabadh reer hargaysa ah we love reer galmudug❤🥰💋 from somaliland🥰🇮🇷

  • @daadiryare638
    @daadiryare638 3 роки тому +326

    Gabdho dhiigleh wadani galmudugey 2:30 beenta maaha legend aaway gabdhihii dhiiga lahaay liketa dadka dhaxdooda igasoo muujiya allayacizak yqe❤️

  • @aishamohammed3553
    @aishamohammed3553 2 роки тому +32

    Jecliyaa galmudug rer ayeyoday sacad rer hilowle from puntland🔥❤

  • @inspiringmuslimah4947
    @inspiringmuslimah4947 2 роки тому +49

    Heesta I just love it so much wallahi ani oo darood eh 😭😂😂 😭😂😂 viva galmudug walalaheeyn somaliyad nolada 💙💙💙🤍🤍🤍💚💚💚💚

  • @IlkacaseQays
    @IlkacaseQays 3 роки тому +1105

    Walakey igayar You the best! waan ku taganahay waliga gadal ha firinin 💗

  • @ahmedhajji7497
    @ahmedhajji7497 3 роки тому +1684

    Habar Gidir Geesiyada Shanta Somaliyeed 😘
    Wallkin Baan Ahay Habar Yoonisa 🙂

    • @yartiireergalmudug5835
      @yartiireergalmudug5835 3 роки тому +68

      ❤️we love you indr gobtii habar yoonis ee garxajis weyne🥀😍

    • @yoonisibraahim6182
      @yoonisibraahim6182 3 роки тому +38

      Galmadug habargidir oo kale madagaan!

    • @ahmedhajji7497
      @ahmedhajji7497 3 роки тому +33

      @@yartiireergalmudug5835 guul iyo gobanimo Galmudug 😍

    • @gulledabdirizaq7188
      @gulledabdirizaq7188 3 роки тому +23

      Sas waye abtiyashey h yonis muse ismacil idin ma wayo

    • @nihalabd1
      @nihalabd1 3 роки тому +21

      @@yoonisibraahim6182 mya lkn ayaka ku cana🥰

  • @KaafiboiWllkaween-ik4go
    @KaafiboiWllkaween-ik4go 5 місяців тому +20

    Yaa hada dhageesanaya❤😂

  • @karimyassin7099
    @karimyassin7099 2 роки тому +308

    Hambalyo Hambalyo Galmudug from Ogadenia 💚💙♥️ 15 August is Ogadenia 37 anniversary I'm glad many of Somalis successfully reached their united in Our special month of the year August.❤️👏🏽
    Once again happy anniversary to all of us One day there will be one somali Republic 😉 Insh'allah!! 😘

    • @zoviechulie5133
      @zoviechulie5133 2 роки тому +12

      insha allh itopia waa ka xuroobi dontaan love you my people

    • @cabdullaahiyuusuf9908
      @cabdullaahiyuusuf9908 2 роки тому

      @@zoviechulie5133 f7ff

    • @coofaadan8486
      @coofaadan8486 Рік тому

      @@zoviechulie5133 kHA

    • @kulmiye323
      @kulmiye323 Рік тому

      @@zoviechulie5133 pķ

    • @faysalmohamed2467
      @faysalmohamed2467 Рік тому +3

      Nolaada walalaha ogaaden🇸🇴❤️👍heestan waad noogu Hagar baxdeen👍❤️🇸🇴🇩🇯🖤qof waliba oo ogaadeen ah ixtiraah gaar ah baan u heynaa oo kow ka yahaw walalkeena ilkacase🇸🇴🇩🇯❤️fadhiga halooga kaca ogaaden🇩🇯🇸🇴🦾🇸🇴🤎🦾👍🇸🇴❤️🤎🇸🇴❤️

  • @avnaanaliii6176
    @avnaanaliii6176 3 роки тому +203

    War kor isku soo qada reer Galmudugy idin meeey😢💙🗨💚🤞

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому +1

      Waanakan
      Walaalo qaali
      🙌🙌🙌🙌🙌🙌🙌👑👑👑

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому +1

      Waxaan ilaaba
      Waxaan ahay
      Reerxamar👍😎😎😎😎😎✌✌✌✌✌✌
      Iguqaado

  • @GarissaTVChannelnews
    @GarissaTVChannelnews 3 роки тому +151

    From Garissa I Love Galmudug, ar heer Galmudug Like saara💺

  • @nuuneomar4593
    @nuuneomar4593 11 місяців тому +8

    Anoo Reer Owxasan ,,reer mahdi Ah ,,, Respect and much love for our brotherhood HG Galmudug ❤🎉

  • @zavariasshacks9585
    @zavariasshacks9585 2 роки тому +33

    Kasocoto: Wiil Galmudug iska dhal ah.
    Kusocoto: Taagerayaasha Galmudug, fanaaninta iyo Reer Comment waa mahad santihiin. Somali 🇸🇴✊✊✊.

  • @omarabdi7463
    @omarabdi7463 3 роки тому +144

    Odayga Galmudug wuu u hagar baxay, galmudug inta ka dawanyso heeskan gacan taaga✋

  • @khalidgabood1543
    @khalidgabood1543 3 роки тому +553

    Anoo ah wiil ogaden ah waligiina arkin galmudug hadana
    Afartii galmudug aaad baan usalmaya sacad saleman sarur iyo cayr
    Galmudug dad aaan aad ujeclahay baa kadhashay wiiilal iyo gabdhaba wlhi
    ilahaygi asaxaab badan iigudaray kumahadsan waa dad wada gob eh much love from garissa ❤🙌

  • @filsanseed9017
    @filsanseed9017 2 роки тому +12

    Galmudug Waa Guri gobeed🔥
    From Puntland ❤

  • @armaanhassan2675
    @armaanhassan2675 2 роки тому +32

    We love Habar Gidir From Walaalkiin Isaaq ❤️

  • @arkayes566
    @arkayes566 3 роки тому +119

    Iam form guraceel janaad gobtii la.iga beray guusha markasta ha.idinla jirto 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 роки тому

      same I live in london though

  • @wajilacibweyn8401
    @wajilacibweyn8401 3 роки тому +166

    Dhiiga biyo Maahan 😢💓💓🇸🇴🎁
    Habar gidir From Saleban 💓

    • @aishomohomed5083
      @aishomohomed5083 3 роки тому +3

      Saleebanimo dhiiga

    • @costacostavo8846
      @costacostavo8846 3 роки тому +5

      Marexan reer deeni Cabudwaq balanbalana 💯💋💋😅😅😅

    • @loveandlife879
      @loveandlife879 3 роки тому +8

      HABARGIDIR ❤️❤️ CEYR IYO SACAD ISKA DAL ❤️❤️❤️ VIVA TOLKEYGA mashallah 🥰💕

    • @wajilacibweyn8401
      @wajilacibweyn8401 3 роки тому

      @@costacostavo8846 🤣🤣🤣 ma rabno nio meshan qalikan le la rabaa

    • @fardowsaali2686
      @fardowsaali2686 3 роки тому +6

      Saleeban iskadhal my dhiiga ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰

  • @AnisaAbdi-jf2lp
    @AnisaAbdi-jf2lp 4 місяці тому +3

    Proud to be hawiye because of galmudug 🥰😍😍😍

  • @ishqibuntlanderwiilballo8626
    @ishqibuntlanderwiilballo8626 2 роки тому +22

    Abtiyashey rer Galmudug wa idin jeclhy runtii ❤🙏👏 Love iku qabTa from buntlnd Dhulkii HooYo mcn iDin ku faaNA runtii ❤❤❤🙏👏

  • @hakarka2851
    @hakarka2851 3 роки тому +111

    2 days sugaaye wlhi reer galmudug is muujiaya hee

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 3 роки тому +152

    Rer galgudud✌

  • @iqrayahye-jy5vk
    @iqrayahye-jy5vk 5 місяців тому +4

    Am ogaden girl ❤am galmudug fans 🎉markey galmudug rayen ayan ayatho full inkatafirsanaya ikow❤hambalyo dadkena❤

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 5 місяців тому +14

    Galmudug markay finalka gaartay kadib yaa dhagaysanaaya heestaan😂😂

    • @ruweydoccasiis9581
      @ruweydoccasiis9581 16 днів тому

      Anoo Cupka qaadnay baa dhageysanyaa😂❤dhiigu waa balo

  • @samatarliofficial2255
    @samatarliofficial2255 3 роки тому +276

    Galmudug we love u from puntland ❤🇸🇱

  • @amhanymohamed7954
    @amhanymohamed7954 3 роки тому +358

    Wllh waan idin jeclahay reer galmudug from somalilnd💚🗯❤

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +3

      MashaAllah. Xitaa anaga. Vivi. Soomaaliland. ♥️♥️👈

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому +1

      Canigana waxaa
      Kooga
      Togwajale
      From hargaysa👍👍👍

    • @nazliahmed1194
      @nazliahmed1194 3 роки тому +5

      Duriyada anagana wan idin jecelnhy💋❤👑

    • @nysarooble6354
      @nysarooble6354 3 роки тому +3

      Waan ku jecelnahay anigoo ku hadla 🗣 Hg💋💋

    • @fahmoomar9852
      @fahmoomar9852 3 роки тому +1

      We love u too Somaliland 🥰🥰🥰❤💯💯💯

  • @Umel.kheyr1
    @Umel.kheyr1 Місяць тому +4

    I am from Puntland but this is my favorite wadani song from Ilka case 🫶❤

  • @sharifgeyre330
    @sharifgeyre330 2 роки тому +10

    Mahadsanid Ilkacase Qays Qalbigaad nooga taalaa Sanad Guuradaan 14 August Heestaan Noo qurxisay Ilkacase Waa Inaan Gabar reer Galmudug Ah Siinaa Legend ❤

  • @fathigedi8012
    @fathigedi8012 3 роки тому +126

    Hada nahay reer galmudug ilkacse wuu noo hagar baxay guuleeyso legend ilkacase♥️♥️

  • @raaqiaahmed2138
    @raaqiaahmed2138 3 роки тому +291

    Galmudug waxaa nahay dad ceesh wadaag ah aan is dhaqan naqano somalida kle wa iska xignaa wan idin jclhay dariska xalasha from puntland😍😍

    • @diijakhaliif6156
      @diijakhaliif6156 3 роки тому +8

      Wlhi tas ban ben ahyn lkn wxa ino shrf xuma oo ceb nagu ah anagoo sidaa isku ah oo wil iyo abtigi ah hdna an isdgaleno oo iscuneno.. wxan oran laha war ddka idinka iskugu dhow ee wlalowa oo isi so dhawysta❤

    • @fahmoomar9852
      @fahmoomar9852 3 роки тому +2

      Xaqiiq

    • @libansamatar2185
      @libansamatar2185 2 роки тому +2

      Mahadsanid abyo Gobtii Puntland

    • @fartuundaahir1777
      @fartuundaahir1777 2 роки тому +2

      Daris wanagsan 💋💋

    • @mahadkahiye4231
      @mahadkahiye4231 Рік тому

      We love you 2

  • @zuperabdiali123
    @zuperabdiali123 6 місяців тому +9

    Dadkii Cadiga ahaa ee Haber Gidir wan idin salamaya ilmaderaYaaLoW marna sediyashaY ba Tihiine Anigo Nin Garxajiz ah Oo XaskayGuna TahaY Gabadh Haber gidir ah Oo Sacad siciid ah Gob gobi dhashaY ❤❤🎉❤❤

  • @munahersibarre5967
    @munahersibarre5967 3 роки тому +6

    Genyada hobyo ❤️❤️❤️ sacad saciid waa landere

  • @dhalboqortooyogm5252
    @dhalboqortooyogm5252 3 роки тому +65

    Boqortooyadii HG❤️ galmudug allow noo daaa🙏❤️

  • @ahmedHassan-bd7ix
    @ahmedHassan-bd7ix 3 роки тому +223

    From PuntLand Wa salamn tihiin Deriska Galmudgeey💙🤞ismujiya🇸🇴🤝

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому +5

      Am read😎😎😎😎😎😎😎✌✌✌👑👑👑
      Galmudug👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑✌✌✌✌✌✌💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙

    • @amirahhmukhtarxx7129
      @amirahhmukhtarxx7129 3 роки тому +3

      GALMUDUG 💚🤍💙💚🤍💙💚🤍💙💚🤍💙💚🤍💙💚🤍💙

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому

      @@amirahhmukhtarxx7129
      Haaay 👑👑👑👑👑👑👑✌

    • @deeqmaxamed8378
      @deeqmaxamed8378 3 роки тому +3

      Legend wan kaa qaadnay 🙏🙏🙏

    • @duniyzamzamgelle2249
      @duniyzamzamgelle2249 2 роки тому +2

      We love Galmud iyi puntlan daris keena xalaasha from Habargir

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 5 місяців тому +3

    First somali rapper ILKACASE QAYS 🐐🔥

  • @Afisa543
    @Afisa543 2 роки тому +7

    HG qabilkeyga labaad❤💕

  • @muqdishotube3554
    @muqdishotube3554 3 роки тому +361

    H.G Waan isla nahay Aniga sacad ahay adna yaad ka tahay❤😊✌

  • @nadiiradhalad4157
    @nadiiradhalad4157 3 роки тому +173

    From Darwiish 🐎galmudug wan jecelahey 🧕🏻

    • @deeqmaxamed8378
      @deeqmaxamed8378 3 роки тому +2

      We love u2♥️♥️♥️🙏🙏😘😘🙏

    • @fahmoomar9852
      @fahmoomar9852 3 роки тому +1

      🥰🥰🥰❤💯💯 from love u

    • @ajaaaajiiina9384
      @ajaaaajiiina9384 2 роки тому +1

      Mee two from daraawiish

    • @ajaaaajiiina9384
      @ajaaaajiiina9384 2 роки тому +1

      @aqal memes 🥰🥰🥰🥰abgaal cismaaan wlladey baa ah waliba harti abgaal🥰🥰🥰

    • @khadijaabdisalan2368
      @khadijaabdisalan2368 2 роки тому

      We love you more lions of Somalia

  • @bahaar9357
    @bahaar9357 3 роки тому +12

    Ano gabar shiqal ah cidan hg aad ban ujeclhy love you 💋❤️😍😘

  • @Shankasoomar
    @Shankasoomar Рік тому +8

    Hambalyo My dhiiga Galmudug 💚💙🤍From Xawaadle

  • @abdilahiahmed686
    @abdilahiahmed686 3 роки тому +272

    Reer galmudugow wx isaaqa o somaliland ah ana meesha marayee cumaamada igu tuura

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому +2

      Isaaq reerxamar💑
      Iskadhal ayaa ahay from tog
      Wajale

    • @fartuneyyy
      @fartuneyyy 3 роки тому

      Isaaqina wasee mesha nogabaxa 🖕🖕

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 3 роки тому

      @@fartuneyyy Adiga uun baa wasan ciil qabto

    • @izaqueen711
      @izaqueen711 3 роки тому

      Wlhi aduunkan idinjecelnhy hada nhy hg from yaranka cida saruur waidinku dhaarta ani mugo😍🥰😘

    • @abdilahiahmed686
      @abdilahiahmed686 3 роки тому

      @@izaqueen711 Allah ha ku sharfo wll madaxa ayd ii saaran tahay HG

  • @losname2166
    @losname2166 3 роки тому +144

    From Garowe Puntland Somalia Aad Ban U Jeclahay Gelmudug Because Daris Iyo Ood Wadaag Nahey 🥰👍🇸🇴🇸🇱🇸🇴🇸🇱🇸🇴

  • @farhanabdulkadirmohamed1525
    @farhanabdulkadirmohamed1525 2 роки тому +3

    Habar gidir boqortoyo 😍🥰

  • @najaxbaashe8546
    @najaxbaashe8546 2 роки тому +9

    Guriigi geesiyada galmudugey
    Ruuugtii garashada galmudugey
    Gayankii goobalada galmudugey
    We luv habargidir from darawiish 💪🏿🐎🇸🇴🤴👸🏻❤

  • @Khaleth_hussein
    @Khaleth_hussein 3 роки тому +201

    Viva gal mudug ❤❤
    From zomaliland💚🙏

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 3 роки тому +77

    Geesiyaasha galmudug inta reer gamudug ah like tu waa dhankiina mahadsanidiin guuul reer gamudug viva habargidir

  • @iconic-z5906
    @iconic-z5906 2 роки тому +7

    Am not habar gidir or hawiye am isaaq but the line"reer guntaday oo guushu raacday" is a fire line. Soomali oo dhan waan idin wada salaamay

  • @apdirahmanqalas3215
    @apdirahmanqalas3215 Рік тому +8

    Galmudug dad iska jecelahay nolada from duriyadii 🥰

  • @maryanbashiribrahim7780
    @maryanbashiribrahim7780 3 роки тому +73

    Gurigah gesiydah galmudug from hirshabelle gulesta galmudug 🥰😇

  • @abdifitaaxyare8569
    @abdifitaaxyare8569 3 роки тому +141

    Guriga geesiyada galmuduge goobtii garashada galmudgey giiyanki goobala galmudg ❤️❤️❤️ one love Somali dhaman qaas ahaan reer galmudg

    • @adeshdaud9679
      @adeshdaud9679 3 роки тому +1

      Saxib intana majogta hhhhhhhhhh..Anyway viva gobolka gesiyadena

    • @abdifitaaxyare8569
      @abdifitaaxyare8569 3 роки тому

      @@adeshdaud9679 😂😂 intane wan jooga sxb galmudg meel lagu sheegayo maka maqnan kara wa ogtehe

    • @ugaasobeauty9143
      @ugaasobeauty9143 2 роки тому

      War adi meeqo meel galmudug leeekugu arkay 😂😂😂

    • @abdifitaaxyare8569
      @abdifitaaxyare8569 2 роки тому

      @@ugaasobeauty9143 meel galmudg lagu sheego kama maqni 😂😂😂😂

  • @cabdiqafaaryare8723
    @cabdiqafaaryare8723 11 місяців тому +7

    Love you galmudug and Ogaden 😩🖤✨

  • @Abdiwahab24
    @Abdiwahab24 5 місяців тому +3

    Hambalyo galmudug nimo 💙🤍💚 we are champion's 🏆✅🦁

  • @asiyaahmed5182
    @asiyaahmed5182 3 роки тому +151

    From somaliland gobaan kUu qirEy Galmudugeey✋❤

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 роки тому +3

      ❣🤍💚gob aatihiin from galmudug 😇🖐

    • @amrannuuribrahim4588
      @amrannuuribrahim4588 3 роки тому +3

      Asiya rer somaliland idin jecel nahy from galmudug

    • @asiyaahmed5182
      @asiyaahmed5182 3 роки тому +1

      @@ahlaamey3392 alle Heydin sharfo

    • @asiyaahmed5182
      @asiyaahmed5182 3 роки тому

      @@amrannuuribrahim4588 sidoo kale sis😍❤

    • @fahmoomar9852
      @fahmoomar9852 3 роки тому

      Love from galmudug 🥰❤

  • @hamdijama5945
    @hamdijama5945 3 роки тому +362

    Viva geesiyada galmudug we love you from somaliland💚🤍❤

    • @avnaanaliii6176
      @avnaanaliii6176 3 роки тому +3

      L❤U too Duriyadiii xalaasha🖤🤞

    • @fartuneyyy
      @fartuneyyy 3 роки тому +2

      Somaliland adaa lugudaha 🖕🖕ee only get loves from your somali walalos not from those who wish for our downfall

    • @somaliking1562
      @somaliking1562 2 роки тому +1

      We love ❤️ you too wllo

    • @AFDiini1722
      @AFDiini1722 2 роки тому +1

      ha naga cararin hadaad na jeceshahay. together we stand strong

    • @queenniitainaqalinle4102
      @queenniitainaqalinle4102 2 роки тому

      R b

  • @salmahirsi5088
    @salmahirsi5088 2 роки тому +16

    Sacad siciiid ooo keli salaamaya ❤❤from hbr jeclo sanaaag

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 Рік тому +5

    14 Augusta 2022/ waa malinteena manta intii so booqatay heestan macaan✌🏽

  • @kingck1322
    @kingck1322 3 роки тому +87

    Wan jeclahay ree galmudug anigo xawaadle ah wlh waxan jeclahay inaa ka guursado hg nolaada intey nolol jirto💪💪💪❤💋💋💋

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому +1

      Galmudug
      Noolada😎😎😎😎😎😎😎💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪❤

    • @deeqmaxamed8378
      @deeqmaxamed8378 3 роки тому +2

      ♥️♥️♥️😘😘🙏🙏🙏 noolada walaalaheen xawaadle full respect 🙏🙏🙏😘😘🙏😘♥️

    • @maymunhussein6646
      @maymunhussein6646 3 роки тому

      Boqortooyo 🙏🙏🙏🙏

    • @deeqmaxamed8378
      @deeqmaxamed8378 2 роки тому

      😍😍😍🙏🙏

    • @nazliahmed1194
      @nazliahmed1194 2 роки тому

      XL dhigena 🩸❤xuduud ba naga dhaxeyza

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 3 роки тому +67

    Nin galmudug udhashay ma dheelba 💪💪
    Dadka baa wax dheernahy

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 2 роки тому +6

    Hamabalyo galmudug xafladiina darteed xafadoo dhan manta galamudugaysan oo heesta dhagayzanaaa from HARGEISA ❤💪

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 роки тому +6

    Galmudug Gori gobeed from Puntland 🇸🇱❤👈

  • @ahmedhajji7497
    @ahmedhajji7497 3 роки тому +113

    Galmudug Wa Idin Wata
    From Somaliland 😘

  • @salu156
    @salu156 3 роки тому +153

    bahweentii HG 💪 is muujiya 🙋‍♂️,🙋‍♀️ tiradiinana 👨‍👩‍👧‍👦 aan arkee like👍 iyo comment ✍️✍️isku muuje

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому +4

      Wanakan wallo
      Isaaq kasocda
      Mudug kubiiray😀😁😂😂✌👑👑👑🌎🌎💙❤reer mudug

    • @salu156
      @salu156 3 роки тому +1

      @@cademohamed6934 soo dhawaw wll

    • @nafisonaftauroon
      @nafisonaftauroon 3 роки тому

      ❤️❤️💥💥💥💥💕💥

  • @SomaHoste
    @SomaHoste 2 роки тому +4

    Nin Ogadeen ah oo uheesaya Habargithir, Qabil qabil wa udhintay Officially.😁 5ta Somali hanoolaato. Somalia hanolaato.

  • @ExcitedLaboratory-mn7or
    @ExcitedLaboratory-mn7or 27 днів тому

    Waligay anooon uxiisin inaan ka dhasho meel kale galmudug waa meesha kaliye aan is dhaho ilaahay mu ka beero anoon beer uxiiso qabin oo reer sheekh isaaaq ah dadka ilaahay dartii ujeclahaya wllhi ilaahay haydin dhowro galmudug from duriyada somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @djshabstudio1235
    @djshabstudio1235 3 роки тому +76

    Gobolkii geesiyada Galmudug 🙏🏽🇸🇴

  • @abdikadiraden8231
    @abdikadiraden8231 3 роки тому +83

    Rer cadaado isgiijiya horey uso king rap🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @maandeeqair5656
      @maandeeqair5656 3 роки тому

      Same ✌✌

    • @fadumaahmedmohamed1767
      @fadumaahmedmohamed1767 2 місяці тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️🤴🤴🤴🤴🤴😍😍😍😍😍😍

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 5 місяців тому +21

    After 2 Year Still My Fv Song🎶❤ GALMUDUG🩸🦁😭

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 роки тому +5

    ilkacase qeys Legend wan kugu fana nolow Reer Galmudug salan sare Galmudug wan uxiisey halkan ku Korey qasatan cabud waaq From duriyadi🥰♥️💋

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 3 роки тому +233

    Hawiye Hiraab Habargidir Ismuujiya ❤

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +1

      ♥️♥️♥️💯💯

    • @ilhaam6927
      @ilhaam6927 3 роки тому +12

      Anigo silcis hawiye ah viva reer abtigay hg ❤️❤️❤️🥰😘🎊🎉

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +6

      @@ilhaam6927 vivi. Silcis. Hawiye sodhawow. ❤️❤️❤️👈

    • @ilhaam6927
      @ilhaam6927 3 роки тому +2

      Salma Ahmed ❤️❤️❤️🙏

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +3

      @@ilhaam6927 Haye. Ina adeer. ♥️♥️♥️💯💯♥️👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👈

  • @maxgaroowe3732
    @maxgaroowe3732 3 роки тому +90

    Galmudug salaan sare from puntland.. One love to my people. 💯🙏💓💖💞💕

  • @maymunhussein6646
    @maymunhussein6646 2 роки тому +5

    Heesta aan ugu jeclahy heesaha somaliyed weeye xitaa markaan maqlo galmudug waan ooyaa wlhi jeceyl aan uqabo dartiis 🟢⚪️🔵💪💪💪💪

    • @cabdiqanick3043
      @cabdiqanick3043 2 роки тому

      Dhib maleh abaayo ilinta aniga katiraa galmudug way uqalantaa🤩

  • @niaimahassan5699
    @niaimahassan5699 2 роки тому +229

    We love galmudug from Ogaden region❤️💙💚

  • @Abdirahmanatoosh7111
    @Abdirahmanatoosh7111 3 роки тому +65

    Wllhi maba arag hees kaqaalisan heestaan guulayso wiilkaan dhalnay aan reer abtiga unahay ilkacase ❤️

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому

      MashaAllah. Ilkacase hooyadis ma. Cayr. Allah fixdiyo

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +1

      ♥️♥️♥️

    • @umusaidchannel
      @umusaidchannel 3 роки тому +3

      @@salmaahmed2263 war ninku waa walaalkey jooyadiina waa eedaday waana ogaadeen hanargidir ma ahan lkn soomaali oo dhan soo ehel ma ahan kuligeen baa layska keen beeray oo wiil iyo abtigiis ah

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 3 роки тому +102

    Waan idin salaamay reer Galmudug From SSC Darwiishboy
    Kal iyo Laab

    • @cademohamed6934
      @cademohamed6934 3 роки тому +5

      Wakaaqaday
      Canigo matalayaa
      Reer mudug😎🏁

    • @ahlaamey3392
      @ahlaamey3392 3 роки тому +5

      Sido kale idin jecelnhyy from galmudug 🇸🇴❣🖐

  • @kautharbishar7014
    @kautharbishar7014 Рік тому +2

    Nin galmudug isoo raadi 🥺❤️

  • @daily1542
    @daily1542 2 роки тому +4

    Ilaahbaan kudhaartey siduu udareemayo in HG yahay loomooda kal iyo ilaah qaadey ilkacase HG kuwadato didi kumataabato 🥰🥰🥰☝🏼❤

  • @yasmiinaragsan3973
    @yasmiinaragsan3973 3 роки тому +178

    Reer galmudug dadkeyga like isiya walipa dhiga HG ✌✌✌✌✌✌💯💯💯💯💯💯💯💯💞💞💞💞👍👍👍

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 3 роки тому

      Ma reer Galmudug aan HG ahayn miyaa jirta.

    • @yasmiinaragsan3973
      @yasmiinaragsan3973 3 роки тому +1

      @@yusufmaxamedxersi6802
      Haa qabil bdn dego

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 3 роки тому

      @@yasmiinaragsan3973 naa Bax ayaa awooda ugu badan leh yaa maamulkas Iska leh

    • @yasmiinaragsan3973
      @yasmiinaragsan3973 3 роки тому +1

      @@yusufmaxamedxersi6802
      Habirgidir yaa ka xegta nag habirgidir sacad saciid ah galmudug dadki aass aasay warya. Umadd kle waye kula dagta warya. Power illaahey leh

    • @yusufmaxamedxersi6802
      @yusufmaxamedxersi6802 3 роки тому

      @@yasmiinaragsan3973 Nin HG ceyr mahamed ayaanle WEHELIYE dheere reer SHARMAAKE ah ma anigad IGA xigtaa Galmudug

  • @abdiawalofficial5279
    @abdiawalofficial5279 3 роки тому +69

    Hadhafin nabiga ku saliya scw

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 Рік тому +3

    Ayyyyyyyyyyyyy heesteydiiii
    Guriga geesiyaasha
    Galmudugeeey ❤
    From cadaado🩸💙💚🤍🦅👑

  • @xuseenmedia8127
    @xuseenmedia8127 2 роки тому +3

    Nin tagay ilkacase qays

  • @lulalimumin8973
    @lulalimumin8973 3 роки тому +118

    Galmudug ilmaheyga mustaqbalka qabiilkooda💋✌
    Allaha ii daayo aabahooda🤲

  • @bareejomedia492
    @bareejomedia492 3 роки тому +180

    Gabar galmudug inaa guursado rbaa intii igu RAACSAN like saar 🔥❤🔥

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 3 роки тому +1

      ♥️♥️♥️❤️👈

    • @cabdiwali9900
      @cabdiwali9900 3 роки тому

      Horta adi yaatahay

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 роки тому +3

      Waa kugu racsanahay walahi carurta dhala ku dhaha rer galmudug gursanesan rerkas waa gobta somalia allah daye

  • @ayaanguribila6581
    @ayaanguribila6581 3 роки тому +5

    H.g dumshiyaaL dhigina usareyaa one love ❤️ idinku dhex korey wanagi garanaya 🥰❤️

  • @user-ic9ii9pc4d
    @user-ic9ii9pc4d 11 місяців тому +2

    Nii jeclahay wlhi galmudugeyyy guriga geesiyada galmudugeyyy dumashiyal mursade 🥺💚💙🤍💚💙🤍

  • @Nina2019
    @Nina2019 3 роки тому +43

    Guriga geesiyada galmudugey
    goobti garashada galmudugeey
    guule iga beeray galmudugeey 💙🤍💚

  • @mohaxavi9986
    @mohaxavi9986 3 роки тому +59

    from puntland wana jeclahay galmudug wlhi waadad habladhaqan wanagzan xaqiiqatan nolaada qalbi to qalbi 🥰😘😍🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @ashaalimohammed1549
      @ashaalimohammed1549 3 роки тому +4

      Hailaawin in anahay kuligen somali
      Melkasto hesloo tiriyo yadagan walal somali. Viva soomaali love dadkaygooow

    • @deeqmaxamed8378
      @deeqmaxamed8378 3 роки тому +1

      ♥️♥️😘😘😘🙏🙏 thnks bro sido kale

  • @Muhibomalapo1234
    @Muhibomalapo1234 5 місяців тому +2

    Fifa galmudug waxan u shitay guusha galmudug banaadir ay ka badisay waan idin jeclahy from somaliland 💚🤍❤️