Hees Bal Arag Dhulka Puntland Kooxda Minnesota 2014

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 3,3 тис.

  • @SaadoAli-h4l
    @SaadoAli-h4l Рік тому +33

    Majeer Teyn Wa Nasab Runti Dariskena Xalaasha From Sacad Siciid Gob Weye Al Majeeeteni Ya Wadad Walalaheyn Ah Oo Aad U jclhy Sxbo Badn Oo Wanagsana Wanku Le Yahay Rabi Habarakeeyo❤🇸🇱 Wa Dad Wax La Cunis Leh Oo Nabad Iyo Colba Yaqaan Madaxa Noo Saran Tihiin🥰

  • @mohamedthegreat4737
    @mohamedthegreat4737 6 років тому +503

    Nimanka majeertenia waa dadka aan somali ugu jeclahay runtii waa gob gobi dhashay ninkii la dhaqmay uun baa garan kara BIG RESPECT BROTHER from ISAAQ

    • @pureheart10
      @pureheart10 5 років тому +12

      moha soma somaha isaaq waanu jclnhy anaguna wllo

    • @shukridool3903
      @shukridool3903 3 роки тому +3

      Hooyadaa la wasye miyaadan ogeyn in Ragaas majeerteeiniya leedahay ay Maxamed Harti yihiin?? Mise magaca Harti markaad maqasho ayaad qandhootaa?? Waryaa u quuur magocooda Maxamed Harti ey eygu dhalay laan gaab ka ahee iidoor ee cuqdada la noosha ah. aabahaagii gumeyste raaca ahaayee ku dhalay allaha cadaabee. 😠😠😠😠 Qashin yohow.

    • @shukridool3903
      @shukridool3903 3 роки тому +11

      Waan arkaayoo qaar baa like kuu saaray 🤣🤣🤣🤣🤣 ma oga miyaa inuu jacaylka nacayb ka wado??? Kkkkk tolow mise iidoor kii xanuun la noosha ahaa ee qalbiyada xumaa baa u camiraya !!! 🤣🤣🤣🤣🤔🤔🤔

    • @mohamedthegreat4737
      @mohamedthegreat4737 3 роки тому +7

      @@shukridool3903 hye wllo wiil iyo gabadh kaad tahayba.

    • @mrzack4124
      @mrzack4124 3 роки тому

      @@shukridool3903 cuqdad ba ka buxda wa bil ramadane allaha cuqdada kaa saaro

  • @samyare3501
    @samyare3501 2 роки тому +49

    From mugdishu wlhi wxn daremaya sida inan ku dhashy ptland one love somaliweyn 🇸🇴💉❤️

    • @Ahmed-mn4qi
      @Ahmed-mn4qi 2 роки тому +1

      Legend Thanks We Are Same Blood Somali Are One

  • @missnadia9761
    @missnadia9761 7 років тому +378

    From gedo wanidin jeclahay dhigeyga Allah barake punland iyo somali odhan

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 8 років тому +828

    Hooyo Majeertan aya idhasha waan ku fana Reer abtigay macan puntland I love reer abtigay i nolada reer abtiyaal.. waxi idin nacban haa is qalo much love for all Puntland

    • @salahahmed1201
      @salahahmed1201 8 років тому +15

      soo dhawoow baayo mesha waa meshadi ha is martiyen Viva Jubbaland 💖💖💕💗💘💝💝💟👍👌👌👌👌

    • @msogadenqueen7594
      @msogadenqueen7594 8 років тому +8

      Thnaks ina abti

    • @salahahmed1201
      @salahahmed1201 8 років тому +5

      +Ms Ogaden Queen u welcome abti

    • @abdijalilahmed3858
      @abdijalilahmed3858 8 років тому +3

      LOL thanks im from makir but it's my mam brith place wan tagaeera

    • @umuraxmi9005
      @umuraxmi9005 8 років тому +3

      Maashallah habo we love you too,

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv Рік тому +349

    Waxaan hubaa in aad heesta calanka 🇸🇱 Dib u so booqan doonto 🤗 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍😁

  • @deeqMaadey
    @deeqMaadey 9 років тому +254

    From Baydhabo, Reer Puntland waad ka baxsateen heesta NICE SONG. Keep up the Somali Flag.

    • @fatemaftoom5037
      @fatemaftoom5037 7 років тому

      Mohamed Ibrahim

    • @mohamedosman6839
      @mohamedosman6839 6 років тому +2

      Mohamed Ibrahim. Hadaa baydhabo ka timid sidee ku fajantay ereyada sxb 😂😂

    • @nuurafani7736
      @nuurafani7736 6 років тому

      Se

    • @addan76
      @addan76 3 роки тому +2

      Reer baydhabo iyagaaba noogabadan puntland kkkk
      Manta waa puntlandhish

    • @xasanwadani3552
      @xasanwadani3552 Рік тому

      ​@@mohamedosman6839oo reer baydhaba somliaga ma yaqanan miya zxp ,maay and maxaatiri way ku hadlaan

  • @boqortyoog4094
    @boqortyoog4094 7 років тому +320

    I am from dhagaxbuur putland reer tolkey love you walaahi

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ 4 роки тому +90

    I am From Somaliland
    I love Puntland Brothers ❤ Dhulkii Uduga

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 роки тому +315

    From Borama Yaa ila Dhageznya 2020 Wlh Wan jeclhy Puntlnd Waayo Hooyo Reer Majeerteen Ayaa I Dhazhay alxm🤲♥️👸🏼

  • @saabiriinabthirahman7498
    @saabiriinabthirahman7498 5 років тому +94

    yaa ila daawanaya heestan 2019 wlhi hestan iska jeclahy puntland wllahen horay usocda
    ilove horumarka puntland
    allow mar un igeeH puntland dhul gobed dhulkan ugu jeclahy Ku jirtaa wlhi mlinta dabaldaginaH 1 august qalbiga idinkala so xusaya
    from Boorame

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 2 роки тому +26

    Heestan markay soo baxasey dugsi dhaxe ban schoolka mantana jaamacadii ban dhameeyay alxmadulillah, puntland oo jirta ban dhashay iyadoo jirta ban wax bartay oo aan dhameeyay ,maantana hayada dowliga mid kamida ushaqeeya ,alow kasokow ,ragbaa xagaa soo gaarsiyay oo dhib iyo dheef umaray ,anigana hada waxan shaqeenaya jiilka iga danbeeya nabadaas inan u ilaaliyo ,puntland 💙💙🇸🇱🇸🇱

  • @isbadelmaanta2214
    @isbadelmaanta2214 8 років тому +301

    Tani waa heestii ugu shidnayd aan abid dhagaysto Viva Puntland

  • @yartashidan6265
    @yartashidan6265 8 років тому +102

    waxan idinku salamey rer puntland boqol toban afarta quraanka farxad ku wara mel waliba aad jogtiin guul puntland 😍😍😙😙😙

  • @cagayareshow1468
    @cagayareshow1468 4 роки тому +107

    Ani Xamar aan Ku dhashay lkn Reer Puntland Waan idin jeclahay wllh❤️🙏🏻

  • @apdifatahhapane9166
    @apdifatahhapane9166 4 роки тому +147

    Wllhi heesta wan jecelhy walalahay Reer Puntiland❤✋ From Hargeisa

  • @cawalemahamud2944
    @cawalemahamud2944 4 роки тому +191

    From somaliland ilove puntiland waa nasab iyo go like ta hala dhaafina Bal arka shul puntiland

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 роки тому

      we love you 2 🥰🥰🥰

    • @rmohamedmattan1040
      @rmohamedmattan1040 Рік тому

      We love you too ♥️♥️♥️♥️🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 9 місяців тому

      the baste hees butland Lagendmiin

  • @leaderciiltire954
    @leaderciiltire954 4 роки тому +15

    August oo 11 bari dhimantaha dawanaya 2020 i love this song wllhi inan dawado kama daalo
    Puntland socoTo dhaqaaqday🇸🇱🥰Rabi Haidin xifdiyo Reer Tolkeey❤💋
    From cabudwaaq Galmudug ❣🤙🏿

  • @yahyegabanow1510
    @yahyegabanow1510 5 років тому +658

    from Somaliland Aad Ban U Jecelcy Nasabka Rer Puntland.
    2k19 Hadad Daawanysid Liketa Ha Ila Dhaafin🇸🇱🇸🇱😍

  • @himilonews1321
    @himilonews1321 6 років тому +87

    From Awdal, Borama
    Gobolka Aqoonta iyo Wada Noolasha soomaliyeed
    " Soomali meelkastoy joogto waxaan Leenahy
    Insha allah Hasha maandeeq waan kawada maalaynaa "

    • @Nabaddoon.
      @Nabaddoon. Рік тому

      Hasha maandeeq maxaa Laga wadaa walaalo ?

  • @abokorbigays9461
    @abokorbigays9461 4 роки тому +272

    Reer putland Gobtii somali waar wll wlhy waan idin jeclahay ee Bal i xusa waxay doontaba ha ahaate kolaad gabadh isiisaana ♥
    From #Hargeisa_S/land

    • @RelaxForever553
      @RelaxForever553 3 роки тому +4

      Hhh soodiyar garow laandhere.

    • @cudoon6026
      @cudoon6026 2 роки тому +1

      Soo dhowow wll

    • @fahmokarar2243
      @fahmokarar2243 2 роки тому +11

      Anoo ah gabar ciise dhuux ayaa ku donaya🇸🇱😁

    • @baylekoronto679
      @baylekoronto679 2 роки тому

      @@RelaxForever553 qp

    • @zharmavicdelta9504
      @zharmavicdelta9504 2 роки тому

      @@fahmokarar2243 Oo faraHa Horaad ku Taagan TaHaye Naabak Fahmaay waan ku zlaamay inaader kuma FaHMine🤣🤣

  • @puntlander10
    @puntlander10 10 років тому +67

    Raxma Roos iyo Dalmar Yare caadi maaha Especially Rahma Rose waa outstanding

  • @mohaaadam9335
    @mohaaadam9335 2 роки тому +14

    From faafan dowlad degaanka somalida
    ❣puntland wa meeshii aan ku soo barbaaray specially bari bosaso district ma ilaawi doono waligay ❣
    Hada wxaan ahay software engineering thnks allah❣

  • @QadromaxamadXasan
    @QadromaxamadXasan 6 місяців тому +4

    From Borama Yaa ila Dhageznya 2020 wlh wanjeclhy puntlnd waayo hooyo Reer Majeerteen Ayaa l Dhazhay alxm💚🤍💙🤲🤲🤲🥰🥰🥰

  • @abwaanlingardabdi9105
    @abwaanlingardabdi9105 6 років тому +118

    From hiiraan lkn i love putlnad hesta kama daalo ...like igu tis siii de

  • @doollomedia1327
    @doollomedia1327 4 роки тому +108

    I am from Ogaadeenia ilove Puntland 😍

    • @ibrahim10rock
      @ibrahim10rock 2 роки тому +3

      Ina adeer waa dadkaagii oo inaguna sidaasoo kale baan ujecelnahay walaalaheen Ogadenia Alkablalaxiya.

    • @HayatAbdallah-r5e
      @HayatAbdallah-r5e 6 місяців тому +1

      Waxn noqday qofkii 100aad ee like kuu saara
      Hadaad nooshahay ilahy cimriga io caafimadka haku siyaadiyo
      Hadaad dhimatayna ilahy haku naxariisto ❤

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 4 роки тому +43

    Caawa wa 24/06/2020
    Walalahay reer puntland wa idin jecelnahay danay wuxu dhahay dagal ba so wadnaaa am from somaliland marabo ina dhiig daato somali ee jaarnimo qurux badan rajeniyaa iyo garoowe on kuso dalxiiso ilaa gado ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @crisaaqsomali8357
    @crisaaqsomali8357 7 років тому +511

    Ya dawanya 2018 from Somaliland horu usoco puntiland wllahalhy

  • @daljiradaljecel1471
    @daljiradaljecel1471 8 років тому +341

    Wan jecelahay puntland balse somaliland bn kazoo jeeeda I love all somali

    • @dahabizizy
      @dahabizizy 7 років тому +1

      daljira daljecel we love sommlind 😍😍😍😍

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 5 років тому +1

      Walal Waanu Idin Jecelyahay Anagaba Viva Putland Viva Somaliland Viva Somali Weeyn Same Isir Soomanihin Ilahay Hawada DhowroDhulkeeno Dhan Insha'allaah

    • @naadiacooking5423
      @naadiacooking5423 5 років тому

      Somalia vs Somaliland guul

    • @saeedhasan7147
      @saeedhasan7147 4 роки тому

      Daljira we also love somaliland great people.

    • @ahmedmahad3998
      @ahmedmahad3998 3 роки тому

      Sow isir Somali ma tihid qoqobka siyaasiga dhalee ehel iyo xigto weeyaan walal 🙏💯

  • @sharmaboy9676
    @sharmaboy9676 3 роки тому +32

    Heestan ilaa Yaran Taydii Waan Jeclaa I love you puntland 🥰♥️

  • @hafsomedia3638
    @hafsomedia3638 9 років тому +67

    thanks walaalahay reer Somalilland sidoo kale big respect for you guys love all Somalia and we all one people allow Somalia oo dhan bogooda burcad isu mari aamiin aamiin

  • @samirasafi4581
    @samirasafi4581 7 років тому +84

    Iam puntlaner from highland,dahar and I love my country I'm greeting all my fellow Somalians.

  • @AhmedAli-sx3ck
    @AhmedAli-sx3ck 4 роки тому +7

    From BuuhoodLe Hestan Waaan iska jeclahay wllhey puntland alle barwaqda ha idiin siyaadiyo waan idin salamay iyo dhaman umada somaliyed One Love❤👑🔥peace ✌

  • @shankaroonali751
    @shankaroonali751 10 років тому +16

    sidaan puntland u jeclahay markaan dhageysto qabta lagu qatimaayo waan qiiroodaa marka iskalaaji ku heesayo bal arag bada dhereranoo biyuhu labada noocyihiin alla yaa isak masha allaah

  • @khadaaro10
    @khadaaro10 7 років тому +45

    from Somaliland Ku caan baxday Nabada
    runtii heestan kamaba caajizo ii noolaada reer puntland

  • @Geyre02
    @Geyre02 4 роки тому +52

    From Galmudug love boqortoyada puntland Guul 2020 hadad dawaneyso like saar

  • @ayannamini8379
    @ayannamini8379 8 років тому +169

    love you puntland my #Dhiiga wax idin dhiba ma aragtiin waligiin jira dadkeeyga 😘😘😘😘🤗🤗🤗👏👏👏👏👏👏👍👍👍 proud to #puntlander 😍😘

  • @schakurdahir6854
    @schakurdahir6854 9 років тому +456

    salaan from somaliland nabad ku waara puntland dhulkii uduga big respect walalayaal

    • @naimaahmed2604
      @naimaahmed2604 9 років тому +3

      +Schakur Dahir , puntland is part of somalia and we are proud, they are not foreigners like you

    • @hidaayocabdulaahi4062
      @hidaayocabdulaahi4062 9 років тому

      Iscalaa amaan

    • @malmo4235
      @malmo4235 9 років тому +13

      Massive Respect Inadero Viva Puntland And Somaliland Iyo dhulka Hooyooo Dhan Amiinn

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 9 років тому +4

      +Schakur Dahir
      *Xaq daro la idinka galay yaysan walaalihiina idinku dirin; xaal baa la idinka marsiin ee; oo waxay ahayd wax uu shuciga aduunka meelwaliba ka qasay. Ma ahan wax Somali qaas uu ah. So noqda aan Hargayso ka dhigno casimada dulka ee.*

    • @abdallaabdirizaq8563
      @abdallaabdirizaq8563 9 років тому +6

      masha Allah ina hooyo Big respect from us too thanks Somaliland ha waarto

  • @Lonely-i1s
    @Lonely-i1s 3 місяці тому +5

    From Galkacyo puntland🇸🇱❤️ 29/october/2024 Like✌️

  • @hodoali1307
    @hodoali1307 8 років тому +736

    from galmudug I love puntland wixii cuqdad qaba iyagey u taal kkkk

  • @ikkyyikkyy5520
    @ikkyyikkyy5520 8 років тому +198

    Masha'Allah Puntland Allow dhowr.❤️👌🏽❤️from Caabudwaaq.

  • @mohammethussein9313
    @mohammethussein9313 6 місяців тому +4

    si kasta ooo mj ay wax no dhex maran rerkaas ma naco sababto ah shaqsi ahantayda ayan u jeclahay dadka horumarka dhaqalaha faanka lacagta io shax shaxda badan walow yuhuudiba ha ahaade qofku hadu hansare io level sare yahay wan jeclahay
    FRoM BURCO❤🎉

  • @khadranorali1025
    @khadranorali1025 9 років тому +325

    reer putland waan idin salaamay nabad kuwäara insha allaah guul from galmudug

    • @malmo4235
      @malmo4235 9 років тому +6

      Galmudug Iyo Puntland Iga Daaya Cayaarta Marka Dagaaal Marna Hambalyo Mooryaan Waxiddd Dhamaantiin

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 9 років тому +3

      +Khadra Nor mahadsanid wllo siman kalay doqon meeshii lugu dagaalamay ogayd meel lagu heshiiyay way ka maqnayd miyaa waxaagu umada orod isaka tag

    • @malmo4235
      @malmo4235 8 років тому +3

      +Wadani ibrahim Wadani Ibrahim Waad Daalantahay Iska Naso Duqa

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 8 років тому +2

      +khadra anmed
      *Walashay maanta Somali oo dhun baa halis ku jirta xolahaan intay ayaga isku sii jeedaan waxay ilaween inay Itoobia waligeeda damacsaneed dakada'ha Somaliya waliba midaa Berbera oo watay Somaliya ku soo duleen 1964 ayagoo taa doonaya. Watuu nin Itoobian Diplomati ah Washington ku yiri 2-3 sano ka hor inaysan macquul ahayn inay bada ka xiranyihiin, dalkaa masiixi'ga ah oo 100 million ah. Oo watuu Ras Makunen, Ina Adeerka Minilik ka hadlay arintaa oo cawinaad Ingriiska ka codsaday. Waxaa moryaan'ta ah oo Somali'da sii dhabar jabinaya waa in la ciqabaa oo moryaanti dowlada ku jirtay oo magaloyinkaa Somaliyeed burburisay'na waa in la ciqabaa oo waa Somali inay orad ku kacdo maanta socod dambe ma mud'na. Itooba iyo Somaliya isku tiro bay ahayeen wagii Axmed Guray, oo 5-6 jabarkeena un bay ahayeen wagii 1960 ay nagu soo dulayeen. Hada waxay yihiin 10 jabarkeena awoodooda'na iyo dhismahoda 40 jeer bay ka badantahay meshii joogtay oo babuurada waawayn oo dagaalka baa dhulkooda lagu sameyaa. Kiinya na waxay tahay 4 jabarkeena, ma ahan wagii beeralay aqoon laheen ay ahayeen.*
      *Somali waa xoolo jiifta umana ega inay soo kici donaan ilaa qabyaalda qof lagu tageerayo, intii aqoon lagu amaani lahaa. Marka hambalyo walashay nasab baa tahay oo Somali dhab ah.*

    • @abdifatahsaid3019
      @abdifatahsaid3019 7 років тому

      khadra ahmed thank u abyo sidoo kale

  • @ninqadeeyay7765
    @ninqadeeyay7765 7 років тому +12

    Macha allah Walaahi heestani way iga gadan tahay guul iyo gobanimo salaam from hargeisa jamuuriyada barakaysan ❤️

  • @Ibnu.fiqi77
    @Ibnu.fiqi77 6 днів тому +1

    I am watching 2025 2 February I love my Puntland government very much wlhi kama kaftamo puntlandernimada Blood is not Water😭❤🇸🇱✊🏼

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 6 років тому +49

    I’m Hg girl sacd love rer putlan 2019 ayan xita dhageysanaya ❤️❤️❤️

  • @kinginhate7771
    @kinginhate7771 7 років тому +67

    salaan from galmudug waan jeclahay all somalia ever where putland nabad iyo nolol kuwaara

  • @queenduusa5743
    @queenduusa5743 2 роки тому +3

    Fanaanintaan runtii abaal bay u galeen puntland iyaga iyo abwaanadii qorayba bilicdii dhul udug bay soo bandhigeen waa fanaaniin sharafleh xaqiiqatan waxay taas ku tusin rer Puntland umadoo dhan inay jecelyihiin mansha allh allow horumarka u siyaadi dadkayga iyo dalkaygaba I.a puntalnd horay usoco ❤💎

  • @aishacuud6403
    @aishacuud6403 6 років тому +108

    Kama daaalo Heestan Form galkacyo Puntland 2018 Like

    • @GarasYare-un4xc
      @GarasYare-un4xc 8 місяців тому

      ❤❤ aaan Isa so qabano Galkacayo joogayee 😆 🤣

  • @a.a1412
    @a.a1412 5 років тому +55

    Hees maamul gobaleed loo qaado tii ugu views badnayd 2M views wow! 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
    MashAllah Inoolaada ddkayga aan jeclahy 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤❤❤❤❤💯💯💯
    Kama daalo dhagysiga heestn qurxda badn still 2019🎧🇸🇱❤ From Galkacyo 🇸🇱

    • @YaxyeAbtidoon
      @YaxyeAbtidoon Рік тому

      Hada galmuduga kaalinta 1 kujirto 12M views🎉

    • @mohann1421
      @mohann1421 Рік тому

      @@YaxyeAbtidoonI don’t think so there is something called Galmudug exists 🤷‍♂️

  • @adeshyusuf3778
    @adeshyusuf3778 8 років тому +18

    this song will undoubtably reach million views.VIVA PUNTLAND.

  • @aarkaaduunka2988
    @aarkaaduunka2988 7 років тому +340

    Harti Kombe Nolada walalayaal From Geri Kombe

  • @Kamalelmi12
    @Kamalelmi12 6 місяців тому +11

    Who is watching 2024 puntland 🇸🇱

  • @nimomuhumed9861
    @nimomuhumed9861 9 років тому +57

    Loveeeeee ma tolkay viv darood ismail puntland hanolato

    • @hiboabdiabdi1253
      @hiboabdiabdi1253 9 років тому +1

      darood Ismail viva putland, jubaland

    • @liibaankadiye1140
      @liibaankadiye1140 9 років тому

      waxan layaabay dadka commentiga bixiyey badan kood waa isku caqli qabiil wax lagu faano miya qabyaalad ilaa adinka aya la idinkugu yimaadaa puntland ma necbi lkn qabiilka iska daaya

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 9 років тому +3

      +Nimo Muhumed
      *Puntland waa dhul Somaliyeed ee ma ahan meel qabiil iyo qurun ku dhisan; nin walba oo xeerka ku nolanaya, oo cadalad uu ah, wuu uu simanyahay ee joji jahiliyadaada; bal ka fakir inaad high school so dhamaysid intaad hadlilahayd. Ya arkay qof intuu dukaan furto oo dhaha darood un buu uu furanyaha oo aan wax oga iibsha, ya arkay dhul hormar doonaya oo dugaagnimona ku dhaqmaya. Adiga hadaad dugaag tahay Puntland has soo jiidan oo dugaag ha ka dhigin sidaado kalay. Dibdidaad ku noshahay waxaa la modayey inaad xayawaanka wax yar dhaami'lahayd uff, bakhtigii kansarkaa wali qalbiga kuu fadhiya.*

    • @wiiladagnindaacadah2974
      @wiiladagnindaacadah2974 6 років тому +2

      Waryaa heedhe puntiland daarood kaliyaa leh jareer waxba ku maleh eelay waxba ku maleh haraadiga kalana waxba ku maleh
      Majeerteen 60 %
      Dholus 20%
      Wars 10%
      Lelkase 7%
      Qaxooti 3%

  • @wiilkareerhargeisa8380
    @wiilkareerhargeisa8380 9 років тому +103

    guul iyo gobanimo reer putland hargeysa ayaan salaan gacaltooyo idinka soo dirayaa ilaahow anoon idin soo boqan ha i dilin noolada reer putland nabad horumar wada jir baa ino balan ah one love from hargeysa somaliland

    • @malmo4235
      @malmo4235 9 років тому +3

      💚💛💜💓💔💕💖 All we need Is love love Love From Burco

    • @omarpkwilmudug1436
      @omarpkwilmudug1436 9 років тому +2

      nasab qaaliya aad baan umahadsantahy wlhi reer hargaysa waan ldaganahy mdaxeaye

    • @sudimohamed1689
      @sudimohamed1689 9 років тому +1

      thanks reer hargaysa is our nebour we respect to you as putlander

    • @nasmacumar3406
      @nasmacumar3406 5 років тому

      Incha allah wlll♥️

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 5 років тому

      Thanks

  • @halimahashaash2571
    @halimahashaash2571 2 роки тому +1

    All Iskalajiyoow Codkagga ma waxa lugu talagalay in Puntland lugu Heeso un❤Jah Kaligiis inu Heesta qaado ba ku wacnayd Codkiiza😫..
    Naaag Reer Galdogob ah💪💪

  • @maxamedrabiic5408
    @maxamedrabiic5408 9 років тому +477

    from muqdisho maba ka daalo heestaan allow idin dhowr puntland iyo dhamaan Uma soomaaliyeed

    • @jacobtone86
      @jacobtone86 9 років тому +4

      +Maxamed Rabiic Allaha ku daayo Boqor.

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 9 років тому +6

      +Maxamed Rabiic
      *Puntland waa gobol Somaliyeed, ee cidna kaama xigto, waa xeer, sharci iyo cadalad baa uu sareeya; Eebe ha naga qabto arintaan 4.5ka oo qabyaalad doonaysa inay wadanka oo dhun ku soo celiso iyo qurun laga tagay.*

    • @maxamedrabiic5408
      @maxamedrabiic5408 9 років тому +4

      +Waryaa Heedheh mahadsanid bro waa ogahay ineysan cid iga xigin. Anigaba sidoo kale 4.5 aad Baan uga soo horjeedaa. markale thanks

    • @malmo4235
      @malmo4235 9 років тому +1

      +Maxamed Rabiic iyo waryaa naga daa camiraada kkkkkkkk.. iiyoy aan kuu ooyo aa wadiiin kkk

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 9 років тому

      siman kalay
      Dikirkii Somaliland, somaliland somaliland, aad ku dikrinaysay baad 5 daqiiqo ka qadatay miyaa, iskaga noqo. Somali waa mid jeclow ama necbanow.

  • @abdowali463
    @abdowali463 10 років тому +61

    Reer Puntland wa dadaaleen waxan xasuustaa 1991 markii xamar lagu xasuuqay caruurtii Darood, gabdhaha la kufsanayay ayeey reer Puntland ku Soo laabteen oo ahayd gaari waa maantana wa khaliij oo wax walba way haystan dawlad, ciidan, hanti, beero, bad iyo macdan. Illahay ha guuleeyo qaranka Puntland iyo shacabkiisa.

    • @mohamedelmi1346
      @mohamedelmi1346 8 років тому +3

      Abdow Ali
      Qaran ma aha lkn wa qabiil qurun badan hada is amaanaya balayo idin heshay

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 8 років тому +2

      +Mohamed Ali
      *Maxaa xasad'ka keenay ma adiga oo kalay baa mooday inuu qof isu dhiibayo. Waryaa waxaa u danleedahay inaa umada Somaliyeed aa isku dirtid un ee naga aamus.*

    • @missyusuf5869
      @missyusuf5869 7 років тому +1

      Jamiilo Hassan dhilooy balo ku heshay adi iyo wixi magalada ku keenayba

    • @najmaaliahmed2619
      @najmaaliahmed2619 7 років тому +1

      Abdow Ali war hawiye maxay wax xasuqaan wa negative e kawas ilahay caqli howso celiyo Somali caqligogu wa darood👌💐💐

    • @ugaasadabeeshajcylka5425
      @ugaasadabeeshajcylka5425 7 років тому +3

      Abdow Ali waaa runtaa aboowe hooyaday oo somali iska dhaafee nafteyda ka jeclhy dhibkay soo martay alle un baa og iyo siday xamar ugasoo baxday balse wax walba wllahay soomaalli ban iskaga dhaafee haddii kalese inta xamr hawiye ka talinaayo ku laaban maayo

  • @yuusufshaafi8878
    @yuusufshaafi8878 Рік тому +1

    Masha Allah guuleysta wlalayal waan idin jeclahay buntland from wiil soomaaligalbeed jdwq

  • @hamzeabdi3087
    @hamzeabdi3087 9 років тому +43

    masha allah putland hoygii nabada waan idin salamaya wll nabad iyo horumar aan gudhin kuwaara from somaliland (hamse golden )

  • @somalilandergirl6528
    @somalilandergirl6528 7 років тому +230

    Sanad guuro wacan all puntlanders noolada♥

  • @Turanagha
    @Turanagha 2 місяці тому +1

    I am from Austria Vienna. I love your song I learned with your song 🎧 Somalian music. I love you please sing more, make more music.

    • @moyaa1852
      @moyaa1852 2 місяці тому

      Warum lügst du Oida

  • @Bazhka
    @Bazhka 5 років тому +203

    2019
    Yaa daawanooya
    From cabudwaaq🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱
    Putland guul io gobonimo

  • @adnanmohamed6391
    @adnanmohamed6391 8 років тому +80

    I dnt knw why dea is unlike bottom for this video.. puntland waligeed hajidho.
    love from #KenyaGarissa

    • @umuraxmi9005
      @umuraxmi9005 8 років тому +3

      Aamiin walaladnan allaha ku dhowro adna

    • @shaknur7575
      @shaknur7575 5 років тому +1

      adnan mohamed thanks we love you too

  • @ifraaxiina9686
    @ifraaxiina9686 6 місяців тому +3

    Waxan dhagesanaya 1august hambalyo wllhi dad gob tihiin aan imbadan laso cesh Cunay from Raxawen ❤

  • @Comandant1446
    @Comandant1446 8 років тому +375

    As an Ogaden I love my Darood blood. Waax iga qaada waakas. Viva Puntland Viva Ogadeniya Viva Jubaland Viva Khaatumo Viva NFD. Noolada Daadkayga.💚💙❤️🤍💚💙❤️🤍💙💚🤍

    • @hibaaqahmed8758
      @hibaaqahmed8758 8 років тому +7

      afkaaga caana lagu qabay my nasabow my inqa adeero wiil daaroodow

    • @Comandant1446
      @Comandant1446 8 років тому +5

      +boqorrada pntlnd ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @sahroyussuf1012
      @sahroyussuf1012 8 років тому +6

      jiiro jooga dheh

    • @amalabdelhakem6859
      @amalabdelhakem6859 7 років тому +7

      Ilaahay amarkii markaan arko dadka sidiinnaa u hadlaya soomaalinnimaduba waa iga yaraataa. kkkkk
      kollay anigu ma kala jecli soomaal maxamad.

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 7 років тому +1

      Kkkk Sida isku jeclada, waa loo baahanyahay. Reeraha kaleba markay sida dhexdooda ee isku salaaman un ha laso jiirina waad qabyaaladayneysin.

  • @abdihakiinmahamedabdi3898
    @abdihakiinmahamedabdi3898 5 років тому +30

    Waa sanad Guuradii 21 ee buntlnd hadii aad comontigayga argtid likta from glkacyo mudug somlia

  • @ayandahirhusien5514
    @ayandahirhusien5514 8 місяців тому +5

    Wlhi anoo kaligey ayan heestan dhagaysanaya. Puntland ilaahow balayada nooga dhawr❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭

  • @khaliva
    @khaliva 5 років тому +6

    Who's watching To this hitt song🔥 Novembere 2k19 00:00Am habeenimo
    Hestaan wxa sameyy Abwan Maxamed A/Oorshe From mudug
    Aniguna Lamid Reer Mudug Re mudug dhalay From Galcyo Allow Barakeee🇸🇱🇸🇱🇸🇱🤲

  • @somalilyricsworld7643
    @somalilyricsworld7643 5 років тому +7

    Masha alh 2019 an dhagaysanya weli wlhi
    Horumar iyo nbd warta walalha puntland
    Bal arag dhulka puntland bilicda iyo khyradka ka buuxa
    From burco

  • @CaliLaegend100
    @CaliLaegend100 7 місяців тому +3

    Form muqdisho bal arak Puntiland 🇸🇴🥰2024

  • @nimcomahamud9937
    @nimcomahamud9937 8 років тому +16

    shacabka waxaa kalaxir xiray siyaasi ee danahiisa uun ilaashada from galmudug viva puntland hmplyo hamplyo hamplyo

    • @faraxfaruuxa5256
      @faraxfaruuxa5256 8 років тому +1

      waa runtaa abaayo
      dadku waa wllo meel ay joogaanba 👍

  • @abdallaahmed6025
    @abdallaahmed6025 5 років тому +22

    WaxaN iLahaY mrwlPa ugu maHad caLiya inUu iga apuureY daD waDa is jeceL
    Viva mj ❤❤☝️

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 3 роки тому

      Guushu marwalba waa inaga 🇸🇱💪🏼

  • @nasroahmed3094
    @nasroahmed3094 4 роки тому +18

    2020 hadad dawaneyso 🇸🇱♥️💋like ha igaa hilmamin ♥️♥️🤗👏💋August 3 days kadhaman allaha nabad nugu garsiyo amiin

    • @happyqueen5158
      @happyqueen5158 6 місяців тому +1

      2024 Ougust bari waye l.a😂❤🎉😊

  • @axmedali9798
    @axmedali9798 9 років тому +87

    Puntland nolada alshabab idinka Ka xoreyn Karo Somalia Oo dhan Ee qofna hakutashanina anagana hadan nahay ddsi support wad heleysan Ilaheyna somalida ha iswada jecleysiyo dhaman koley howshu
    Majeerten Iyo inta ladagto qabanayaan ayey somalida kale garan wayen iney qeyb kaqatan

  • @xarbiyare7631
    @xarbiyare7631 9 років тому +133

    I love my people puntland from xamar

    • @QaaliCabdulahi071
      @QaaliCabdulahi071 8 років тому +5

      thanks sis we are all Somali people one love.

    • @hanadiscoofficial5329
      @hanadiscoofficial5329 6 років тому +4

      wa heesti ugu wacneyd ee puntland ah aan dhageysto

    • @nuuuhsaciid5983
      @nuuuhsaciid5983 6 років тому +4

      Inaan laba like ku siyaan damcay youtube kaa iii diiday wlhy pl baan ku dhashay dhinac dhinac ugama bixin intaan noolaa meesha kaliya aan jeclaaday inaan ku noolaado waa xamar iyo kista alow dalkeena nabad nooga dhig dadkeena madax cadaalad sii inta inaga maqan waa cadaalad hadaan soomaali nahay

    • @ibrahinburale7952
      @ibrahinburale7952 6 років тому +1

      Hanad Islaan Hussein 1991 wixii ka danbeeyay waa heestii ugu fiicnayd ee dhul Somali konfured ah loo qaado.

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 5 років тому

      Mogdisho Astaanti Qaranka Soomaliyeed Rabbi Hanoo Nabadeeyo La'aateed Waa Abaar Inteeda La'eg ilahow Mogdisho La'aan Hana Dhigin Yaa Rabbi

  • @FalxadoIrshat
    @FalxadoIrshat Рік тому +324

    Who is watching 2024❤

    • @abdilahielmi-f7x
      @abdilahielmi-f7x Рік тому +13

      0:15. Naif😊

    • @Firin-x2k
      @Firin-x2k Рік тому

      ​@@abdilahielmi-f7x❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @kamalabdii7074
      @kamalabdii7074 Рік тому +5

      Waa lagula dawanaya 😂😂

    • @FalxadoIrshat
      @FalxadoIrshat Рік тому +1

      Ok

    • @ahmednur__2
      @ahmednur__2 Рік тому +4

      2 isbuuc ka hor so qortay 2024/1/1 maalin isniin ah reply kuso galay ana🎉😂❤

  • @beabdirahman4815
    @beabdirahman4815 7 років тому +77

    ManshaAllah WalalahaYaga Reer Puntland,Anagoo Ah ReerSomaliland Adbaanu UguFaraxsanahay HoruMarka Aad Ku Talaabsateen ILaahay Ha IdiinSiyadiyo✌️✌️✌️LongLiFe Puntland

  • @lookmebackiamcuteboi5711
    @lookmebackiamcuteboi5711 7 років тому +37

    heestaan billow keeda ka helay nice song walaalaheyga butland hormar iyo nabad idiin rijeynaa qeyb ka mid ah jirkeyga inaa tihiin waxaa ku ogaaday amaantiina waa ku farxay viva somali weyni I'm from mugadisho

  • @abdirizak6185
    @abdirizak6185 3 роки тому +5

    From baldweyne 2021 yaila dhagaysan haya

  • @abdiismail6390
    @abdiismail6390 5 років тому +35

    Viva buntland from somaliland ilaahy haydin barakeeyo wlayaal

  • @naimamdogo7347
    @naimamdogo7347 8 років тому +73

    viva puntland our neighbors from Somaliland nice song

  • @DeeqcabdiCumaryare-ki4ry
    @DeeqcabdiCumaryare-ki4ry День тому +1

    Dalmar codkiisa wuu fadhiya wllhi 😊😅

  • @khalidclahi6725
    @khalidclahi6725 9 років тому +80

    wxn ka soo jeeda somaliland hadan waa jacayl ahay dhulkasta oo somali leedahay i love somalia

    • @hassanfarah1580
      @hassanfarah1580 5 років тому +5

      Gaalkacyo like saar macnihii😅😅

    • @abdiraxmannour8028
      @abdiraxmannour8028 5 років тому +2

      Sido kle wllkay

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 5 років тому

      Ilahay Haku Jeclaado Walal Waa Dhulkaaga Beentaa Ma'ahan Anigaba Hargeysa Hadhwanaag Inaan Mar Uun Tagaan Jecelyahay Insha'allaah

  • @HusseinHAbdi
    @HusseinHAbdi 8 років тому +10

    Viva Puntland i wish you the best, horeusocda Somali oo dhan ba idin dhowreysee Salute From Jamaame.

  • @zakariyecollow6478
    @zakariyecollow6478 3 роки тому +4

    Masha Allah Putland From Borama waan jecalhy dhulka soomaaliyeed 2021

  • @ahmedkhadar496
    @ahmedkhadar496 4 роки тому +24

    from hargeis my dadkaygii daddhiig aan wadaagno nabaiinu waa tayda GOBEEY

  • @Iliassoma1
    @Iliassoma1 9 років тому +133

    maasha alaah putland waa dadkeygii duriyadiii daarood

    • @waryaaheedheh6110
      @waryaaheedheh6110 9 років тому +1

      +Uchiha Itachi
      *Sidaa ha oran, Puntland waa gobol Somali oo dhun baa uu siman; Qofkii xeerka ku nool oo Somali aah ba waa dhulkiisa. EE umada Somaliyeed ha kala soocin, taa dhaqan islaameedna ma ahan oo dhuqun reer Puntlandna mahan ee jooji.*

    • @aniitaaniita1944
      @aniitaaniita1944 9 років тому +3

      +Waryaa Heedheh sxb puntland daarood baa leh darood maxaa kaloo shahegee teeda kale uchiha itachi wuxu sheege waa run waayo waad dadkiisa iyo dalkiisa waan darood waa dadka asalka u leh puntand ee adiga maxaa kuwada all somali baa og in only darood kaliya uu leeyahay puntland marka samalida kale wax u diidan maleh waa walaaherna lkn ha oran samil dhan bey ka dhexeysaa somaali isku jirto deee

    • @aniitaaniita1944
      @aniitaaniita1944 9 років тому +2

      +Waryaa Heedheh sxb puntland daarood baa leh darood maxaa kaloo shahegee teeda kale uchiha itachi wuxu sheege waa run waayo waad dadkiisa iyo dalkiisa waan darood waa dadka asalka u leh puntand ee adiga maxaa kuwada all somali baa og in only darood kaliya uu leeyahay puntland marka samalida kale wax u diidan maleh waa walaaherna lkn ha oran samil dhan bey ka dhexeysaa somaali isku jirto deee

  • @LibanmuseHassan
    @LibanmuseHassan 11 днів тому +1

    Yaa daawan haaya 2025

  • @fahmidaaus1345
    @fahmidaaus1345 7 років тому +4

    kal iyo laab from somaliland
    dadku waa dad wada dhashay lkn siyaasad ayaa kala kaxaysay ee alle mid walba halku joogo nabad haku siiyo

  • @geeddidhookir6394
    @geeddidhookir6394 3 роки тому +5

    Hambalyo reer puntland hor u marka iyo nabada aad gaadheen waan idinla jeclahay sidoo kale
    From Burco💪🇸🇴 alle dalka ha inoo nimceeyo #Somalia

    • @asiaabdi488
      @asiaabdi488 2 роки тому

      Mahadsanid bowe mcn burco wan jeclahy ❤

  • @ayoubfayah
    @ayoubfayah 9 місяців тому +15

    I'm proud to be puntlander🇸🇱❤

  • @ayaanaddey5313
    @ayaanaddey5313 7 років тому +63

    Alx reer abtigey aad ayan ujeclahay iyo ilmaheeygaba rabi nabada ha ugu deeqo

    • @yonis6833
      @yonis6833 7 років тому +2

      adii maxaa tahay, hawiye?

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 роки тому +5

      @@yonis6833 3 years ago weli xoolo miyaa tahay??

    • @teetee210
      @teetee210 3 роки тому

      @@Ehel_Caashaq1 hhhh waad ku sugtay

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 3 роки тому

      @@teetee210 Wuu iga yaabiye maxaan dhahaa hee 😄🤣😂

  • @zakiwaadaadshay9277
    @zakiwaadaadshay9277 7 років тому +6

    From mogadisho aadbaan idiin jecelnahay walaalaheen puntland jirooo jooga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ThelionNeverdied
    @ThelionNeverdied Рік тому +3

    🥰Dhulkii uduga allow barakee
    From laascanod🇸🇴 😘
    Baargal ❤️
    Siwaaqronia 👑❤️🙏

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 6 років тому +20

    Waxaa Ka Soo waregtay 5 sano Marki La Qaday heestan hadana hesa Puntland Loo Qado Iyada ayan Ugu Jeclhy subaxnimo Axada 3/3/2019 any one From Puntland Like👍🇸🇱❤

  • @sharifguure9741
    @sharifguure9741 9 років тому +18

    From Guriceel ,realy reer putland waa shidantihiin....allaha idin deysto qabyaalada somalida dileysatayna allaha idin kees mariyo,,Aamiin,Markii la bilaabayee putland la as aasaybaa Taarikhdu ku beegantahoo Dhamaanteen u soo baxnee!!!dmmmm

  • @haajihazzan9715
    @haajihazzan9715 4 роки тому +4

    From Caasimada Labaad Ee Dawlada Puntalnd Ee Badhan Sanaag Puntland Somalia ❤

  • @ayaangafadhi4616
    @ayaangafadhi4616 9 років тому +318

    waxan ahay somalilander lkn adban u tagera puntland ilahay haydin daayo

  • @bureeqoladen3493
    @bureeqoladen3493 9 років тому +65

    salan from khatumo puntland guul wanagsan aya ka garten alshabab allow bakare reer puntland Wa dhiigayga ilma harti hadan nahay ma kala harno

    • @goonidaaq24
      @goonidaaq24 9 років тому +7

      +Bureeqo laden qalanjooy baayo allaha dhowr dhamaan, darwiish la aanti puntland waxba maaha, guul iyo gobonimo ina adeer

    • @ibadasaid6477
      @ibadasaid6477 7 років тому +3

      Bureeqo laden aad iyo Aad qaali Harti makalaharaan

    • @dheymandagan4026
      @dheymandagan4026 4 роки тому +3

      Puntland mj Oo kaliya maleh Reer harti Oo dhan baa leh❤️ viva harti

    • @suweytacali6468
      @suweytacali6468 4 роки тому +1

      @@dheymandagan4026 DAAROD O DHAN AYA LEH XPPTI HADA NHAY DAROS MA NIHIN JILIB JILB JISYO QOLO UMA DAGININ JIFOYO WXEY NU NAHAY JIRID MIRA DHALISAYO JIRKA ISKU KEEN DAQMQADA🙏🙏