"Hortaa Nolol maan lahayn" Abwaan Ahmed Xaraf iyo Jacaylka. Episode 1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 115

  • @KhaalidQase
    @KhaalidQase 5 місяців тому +52

    Axmed Xaraf waa halabuur aan badanka warraysiyo uu suugaantiisa kaga warramayo bixin. Ka sakow, tixihiisa oo in badan ka tilmaaman suugaanta xilligan; haddana waxa iyaduna cajiib ah sheeko tebintiisa iyo aftahamad uu Alle siiyay. Masha Allah, hibadiisa waxa ku ladhan waayo’aragnimo nololeed oo heer sarreysa.
    Muniir Obsiiye, waad ku mahadsan tahay sida aad halabuurkan u soo casuuntay. Barnaamijkaagu waa mid waxtar leh saaxiib. Hore u soco.

  • @hibomaxamed1732
    @hibomaxamed1732 5 місяців тому +16

    Jaclka qof kasta uu sheegan kara lkn jclka dhabta qof walba ma garanayo hadii qimihisa la ogaan laha qalbiyo badan ba badbadi laha alla jacaylow 😢

    • @user-xq8zy8ke8k
      @user-xq8zy8ke8k 3 місяці тому

      Walhi waa run waxaan islahaa aduun baa dhawacan palse waxaan ogaaday inay dadku wada dhawacyihiin sorry allow qalpiga iiga reep yaa alaah

  • @abusaadalsomalicahnel
    @abusaadalsomalicahnel 5 місяців тому +7

    Abwaankan Waxaan ka soo raacey tick-tock magaciisa comentiga ayaan ka raadiyey Maashaa allaah Runtii waa abwaan hal abuur leh oo ka muuqato aqlaaq iyo xishood badan Guuleyso abwaan talent baa leedahay

  • @ibraahimmoyer4778
    @ibraahimmoyer4778 2 дні тому

    Qisadii ku dhacdey abwaanka ka soo wareyso mar kale

  • @abdirahmanibrahim2234
    @abdirahmanibrahim2234 5 місяців тому +3

    Axmad xaraf Runtii waa Abwaan Aad ay u macaan yihiin Erayadiisu Heesaha uu Erayadooda leeyahayna waa Heesaha ugu macaan runtii

  • @user-uc2vp6sp8w
    @user-uc2vp6sp8w 5 місяців тому +10

    Jecelka afka laga shega blse sida saxda maha sida somalidu u taqane wlhi 😢 jecel xanunkisa qof arka daremi karo yarabi qalbiga iqaboji 😢

    • @khadarazlam2023
      @khadarazlam2023 5 місяців тому +1

      Jaceylka lama arko silence feeling

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 5 місяців тому +8

    Ahmed xaraf legend ❤

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 5 місяців тому +1

    Abwaan Axmed Xaraf runtii waa Hal'abuur suugaantiisu ay qiimo gaar ah u leedahay Mucaashaqiinta jacaylku qalbiyadooda dhaya 🙌

  • @ibrahimkeise
    @ibrahimkeise 5 місяців тому +6

    Ahmed maxamuud cumar abwaaaan ahmed haraf abwaan qiiimo badan alle haku sharfo sxb 🙏

  • @CraxmaanMahamed-xj7zj
    @CraxmaanMahamed-xj7zj 4 місяці тому +1

    Axmed xaraf wlllhi waa Abwaankii Abwaanada The LeGend

  • @user-is9mg7io8c
    @user-is9mg7io8c 5 місяців тому +1

    Muniir absiiye waad mahadsanatahay sida abwaanada noguso qabo legend 🙌🙌🙌

  • @anwaraniis6865
    @anwaraniis6865 5 місяців тому +8

    Axmed xaraf wa abwan qiimo badan

    • @Mudan-di5vp
      @Mudan-di5vp 4 місяці тому

      Horta ma h.awalbuu ahaa abwaanku qobaan ku muranee?

  • @cawoali8983
    @cawoali8983 2 місяці тому +1

    ilahayo qof na fahamaya na siii 🤲🥺

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 Місяць тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @ZACK-B4
    @ZACK-B4 5 місяців тому +6

    Abwaankan Hal-abuurkiisa iyo sugaantiisa waxa u dheer Aftahan-nimo.

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 4 місяці тому +1

    Axmed xaraf❤ wa wiil da'a yar

  • @abdullahi91
    @abdullahi91 5 місяців тому +1

    Wll Muniir waad ku mahadsanthay inaad barnamijkaan quruxda badan aad noo soo diyaarisay🙏💯👏
    Abwan kana waan u baahna wll xageen kla xiriira wll🙏

  • @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn
    @cabdifataaxkhadarhassan-iy7wn 5 місяців тому +3

    Abwaan qiima leh ❤

  • @faysahabi7110
    @faysahabi7110 5 місяців тому +7

    Anigoo uurka hoosiyo ka buka adhaxdiyo feedhaha.
    Ayaan abwaanka codsanlahaa inaan uga sheekeyo qisadayda oo uu sameeyo maanso anigana iga hadlaysa qofkaan jeclahay taabanaysa markaa wriyaha waxaanka codsanlahaa firintaydu hadii inuun ishaadu qabadto aad igu soo xidho abwaanka

    • @Mocishqii
      @Mocishqii 5 місяців тому

      Anigaa kugu soo xidhayaa abayo Mel yar halkaa aah ayaan laga wayinee

    • @hanad143lyrics3
      @hanad143lyrics3 4 місяці тому

      @@Mocishqii hadaad is taqaanaan ma iguso xiri kartaa adigoo raali ah anigaa ubaahan walaal

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 4 місяці тому +1

      ​@@Mocishqii😂😂😂😂😂 waar ineel jacaylku waa waxa jira Amba wuu igu dhacay😮

  • @AbdishakurCR-ro1wi
    @AbdishakurCR-ro1wi 4 місяці тому +1

    Way igu socotaa❤

  • @ruwaydaabdinaasir4683
    @ruwaydaabdinaasir4683 5 місяців тому +2

    Msha allah habo horey usoco ❤jaceylkuna ha waaro 😂

  • @user-qs7dc9yp6i
    @user-qs7dc9yp6i 5 місяців тому +9

    Hadaan gabeyga uurkoo bukiyo arami kaa keenin ama asaan olol xanuun iyo jaceyl kugu ijaabireynin afkuun bad ka leedahee tixuhu araar ma yeeshaan

  • @MUBAARIGBULSHAAWI
    @MUBAARIGBULSHAAWI 5 місяців тому +4

    UA-cam ka wAALAG TABAY❤😂

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 5 місяців тому +5

    Episode 2 Abdala jamaall Kaso dhiG❤

  • @gouledawaleh9372
    @gouledawaleh9372 5 місяців тому +4

    Épisode 3 ❤❤

  • @jawharadiamond6457
    @jawharadiamond6457 2 місяці тому

    omg abwaan qiimo badan m.a ❤

  • @user-rc6vy4qb1e
    @user-rc6vy4qb1e 5 місяців тому +2

    Keep going the one an only legend munier obsiye ❤️🫡

  • @MUBAARIGBULSHAAWI
    @MUBAARIGBULSHAAWI 5 місяців тому +5

    SOOBADI BARNAAMIJYADAN KULEH SOONA CASUUN FANANADAH HARGEYSA IYO MAFTUUX CADCEED TAXANE KADHIG SIDAADI HADDA BISHII MAR HA SAMEYNE WEEKI HALMAR TALO SHOODHE❤😂

  • @maxtube2295
    @maxtube2295 2 місяці тому +1

    Awoodii xalaytaan
    Itaalkeedii waayaa

  • @anashussein5820
    @anashussein5820 4 місяці тому +1

    Inataan iyo inkasiibadan ma adkeysan😢karayoo ismahen karayoo waxpa ha Umalenin Dhocil asaga inaa kugu soo dhisayo Lkn waaxad ii ogtaa ani adunkeygi iyo ifkaba ku jecladay ❤🥺😩

  • @nasirahmedhasan1253
    @nasirahmedhasan1253 5 місяців тому +2

    Muniir Opsiiye wan ku wata zhp mcn 🎉❤

  • @apdilaahirajuu3611
    @apdilaahirajuu3611 5 місяців тому +2

    Ahmed xaraf abwan heesahad samayso unba maqli jiree manta wan ku arkaa

  • @garyaqandaakir
    @garyaqandaakir 5 місяців тому +3

    Ahmed xaraf Apwaan Jira wn kadabeya dhanka jaceylka mar kaynoqoto❤❤❤❤❤❤

  • @ilwaadganaje1244
    @ilwaadganaje1244 5 місяців тому +4

    Wllky mcn Muniir 😂❤️‍🔥

  • @ZuhaybCrashiit
    @ZuhaybCrashiit 5 місяців тому +3

    Taliye ninka kaga hadashi wax fahano munir absiyaw 😂😂😂

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 5 місяців тому +3

    Tolow gabadhasi ninkii miyeey dib isku heleyn 😢😢

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z 5 місяців тому +3

    Wllhi habeenkii kowaad aan arko lkn in badan waxan maqaley waa eraydii axamed xaraf

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 4 місяці тому

    Soo badi huno qaali podcastiyada ❤

  • @Cawoizmail2383
    @Cawoizmail2383 5 місяців тому +5

    Apdala Jamaall So Qabo yaa igu Raacsan❤

  • @xamdaismail3200
    @xamdaismail3200 5 місяців тому +1

    ❤ahmed xaraf

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 3 місяці тому

    Wallaahi ninkaan waa abwaan

  • @CLCASIIS234
    @CLCASIIS234 19 днів тому

    Abwaan xaraf in badan hesaha magicisa ku arkay hada wan arkay

  • @kingvibe2367
    @kingvibe2367 5 місяців тому +2

    Best one so far🫡keep it up my G i really love it walahi🔥🤌🏼🤌🏼

  • @MACSARO_PRO1
    @MACSARO_PRO1 5 місяців тому +3

    wlhi waa abwaanka ugu jeclahy heesihiisa❤🎉😅

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 5 місяців тому

    Ils hayon Abwaan Ma Yahay 🔥

  • @user-pc8xy4yj1u
    @user-pc8xy4yj1u 5 місяців тому

    Muneir obseir Abwanka waydii buuga gorme ayuu soo baxaya zxp

  • @user-pc8xy4yj1u
    @user-pc8xy4yj1u 5 місяців тому

    Abwanka waydii buuga gorme ayuu soo baxaya zxp

  • @engabdisalanhudur643
    @engabdisalanhudur643 5 місяців тому +2

    Great

  • @IidleSalaad-ne2ud
    @IidleSalaad-ne2ud 4 місяці тому

    Alla ilahayow😢

  • @MahamoudkayadHamda
    @MahamoudkayadHamda 4 місяці тому

    Episode 4 ❤❤ Gouled omar

  • @saciidcagmadhige9887
    @saciidcagmadhige9887 5 місяців тому +1

    Qisa xanuun badan waaye oo ku cibra qaadasha mudan nabsi ma soo daaho 😅

  • @QueenQatra
    @QueenQatra 4 місяці тому +1

    ❤❤

  • @maxamedcalimaamecali6250
    @maxamedcalimaamecali6250 5 місяців тому

    AbwNka qiso aan leyahay baan usheegan lahaye😢

  • @user-tx7nl5xg6u
    @user-tx7nl5xg6u 5 місяців тому

    Raai. Yarida. Dumar nimo
    Rafaadka. Igu. Wacan
    Heestii. Maryan mural

  • @amiirakaapa3672
    @amiirakaapa3672 5 місяців тому

    Cabdale jamaal isoo qabo next

  • @yussuflyrics2678
    @yussuflyrics2678 4 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢aniga jecel ayaaa i hayaaa

    • @Quruxzan12
      @Quruxzan12 4 місяці тому

      😂😂😂😂😂

  • @abdurahmanyare3078
    @abdurahmanyare3078 5 місяців тому

    Ahmed Mohamoud cumar faras(Abwan Ahmed xaraf) suugantiisa badankeed qisoyinkooda in badan wa u iga sheekeye hal abuur cajiiba weyaan

  • @cabdifataaxrashiid366
    @cabdifataaxrashiid366 5 місяців тому

    Wlhi wxd moodaa in dhakhtar uuyahay

  • @user-xq8zy8ke8k
    @user-xq8zy8ke8k 3 місяці тому

    Aduun yadu waa warside
    insaNkuna war qaad
    Hadaad wacan thy adigu
    Midbuu haystaa walaac
    Midpaa wLan oo xidhxidhan
    Waxyeladu waa duruus
    Waxay ku partaaa dulqaaD

  • @user-hl9rt4br9h
    @user-hl9rt4br9h 4 місяці тому

    Waxad ii ogotaa in aan ifka Iyo aduunka adi kuu jeclhy 😭🫂

  • @xushmad3500
    @xushmad3500 5 місяців тому

    Macaan gooye hanoqonine soo sii daay qeybta kale

  • @user-pc8xy4yj1u
    @user-pc8xy4yj1u 5 місяців тому

    Muneir obseir Abwanka waydii buuga gorme ayuu soo baxaya zxp 1:22

  • @mohamednourmohamed244
    @mohamednourmohamed244 4 місяці тому

    Munir abwanka inad dhankisa iga caawisa u bahna inan qisa uga waramo rabay wa iga codsi

  • @maxamedcalimaamecali6250
    @maxamedcalimaamecali6250 5 місяців тому

    Abwaanka halkeb ka heli karaa lanbarkisa😢

  • @asmacismanasma6067
    @asmacismanasma6067 5 місяців тому +1

    Abween ka an qiiso uu dhiibe xage ka hela

  • @AdnanAzmar
    @AdnanAzmar 5 місяців тому +1

    Axmed xaraf wa nin sugantiisu aad u mcnthy saas ku wad muniir obsiiyow

  • @user-su1ig1mz3v
    @user-su1ig1mz3v 2 місяці тому

    Erayada daeerka leh waakuwan🫀💕

  • @khadroadam3554
    @khadroadam3554 5 місяців тому

    Es calaaa

  • @SaygaCade-kh7yz
    @SaygaCade-kh7yz Місяць тому

    Wax yaroo uxur leh

  • @user-po5el5zs2y
    @user-po5el5zs2y 5 місяців тому +1

    Waca waxan jeclaysaty in an muniir an dhoho wll sonkan sonkiisa waxan ku rajaynya
    Ilahayna kaga baryaya. In aad tirada ddka ad haysato kuwa aad uga badan aad hesho
    Ilahay dartiis ayankugu ducaynya

    • @munirobsiye
      @munirobsiye  5 місяців тому

      Aamin wll aadna u mahadsan tahay 😊

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 5 місяців тому

    Warka noosheega abwaane maxaaa nooga qarisay😂😂

  • @abdirizaqkaafi8583
    @abdirizaqkaafi8583 5 місяців тому

    🎉waa qisoyin aad u fiicn 👍🏻

  • @drsanabyassein6009
    @drsanabyassein6009 4 місяці тому

    Jecliyaa in aan qisadayda uga waramo bal in uu in uun suugaan ku cabiro

  • @maxamedyuusuf2356
    @maxamedyuusuf2356 3 місяці тому

    Abwaanka wlhe isku fekernhy hadan wixi lashegayey wx kaduwan aanad shegayn in.umada lahoryimada waa mushkilad

  • @umalkhayrcumar9746
    @umalkhayrcumar9746 5 місяців тому

    Wwww❤❤

  • @yasminxasan2010
    @yasminxasan2010 5 місяців тому +1

    Ar abwaankan nember kiiisa iisheega qofkii yaqaano 😢😢

  • @SHarmaake31
    @SHarmaake31 5 місяців тому

    Inyaq😂 yaa ila arka😂

  • @MawliidDiirato-lx8rz
    @MawliidDiirato-lx8rz 5 місяців тому

    Abawanka wllhi waxanu sowada maranayi malmo. Adag base wakhatiga raga kala reba

  • @user-gq6iz7ki2l
    @user-gq6iz7ki2l 5 місяців тому

    Abwaan Bashee Bogeye sooqabo chp

  • @AliSaulinho
    @AliSaulinho 4 місяці тому

    Hal aburkan meel aan Kala xariro ishega zxpyal anne waxba la wadagi laha si uu anne ii dhiri galiyo 😢

  • @hajjiabdilahi9443
    @hajjiabdilahi9443 5 місяців тому +1

    Muniir absiye magaca Somali Ka dhig Si Dadka Ku radinaya Aysan Ku wayin tiktok Ban Kaso racay wuba Iso Bixiye Magaca Sax Ka Dhig somaliba The

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r 5 місяців тому +3

    Waxban isdhahay dheho waxan xasuustay inay Ramadan tahay😂

  • @_faatax
    @_faatax 5 місяців тому

    Sidaan hal abuurkan hadalkiisa u xiiseyey isma laha qaab wareysiga looga qaaday waxaa maqan bar bilowga abwaanka iyo taxanaha nololeed iyo anbo qaadka sheekooyinka
    Yarku wuu dedaalay lkn hadaan been la isku sheegayn hab wareysiga iyo wareynimadaa xoogaa ka maqan waanse ku qaatay
    Axmed oo immika iigu horeyso waa nin aan filayo inuu dihin yahay

  • @C.caziizXasanibraahim-wn4gi
    @C.caziizXasanibraahim-wn4gi 4 місяці тому

    Wllo anigaa aad udhiban abwaanka nambarkiisa isheega plz😢😢

  • @AyaanBillan-mk9du
    @AyaanBillan-mk9du 5 місяців тому

    😢

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 5 місяців тому

    ❤🎉

  • @marwaanmariocabdi.
    @marwaanmariocabdi. 5 місяців тому

    😮😮😅😅

  • @ahmedeidyaasin6568
    @ahmedeidyaasin6568 4 місяці тому

    Ahmed xaraf waa apwnka daaha dabadiisa inoogu qarzoon

  • @maslahrk6616
    @maslahrk6616 4 місяці тому

    awbaanka xage kala xariira

  • @abdisalamfarah9344
    @abdisalamfarah9344 5 місяців тому

    Dee waxan aad tirisay sheekada qisadaaba ka macaan e! Waxan aad maanso ku sheegtay waa iska sheeko caadi ah e. Midda kale, inanta in aad dareenkeedii dhammaystirtay maxaad ku aamminaysaa? Hadday sheekadu run tahay, inantaa qurbaha ku dhalatay ma waxa ay kugula dhiirran lahayd: waad iska sheekaysay?

  • @user-sn1ge2nj4h
    @user-sn1ge2nj4h 3 місяці тому

    1 may 2024 xsuus Arbaco 😢

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 16 днів тому

    Facebook ka soo arakay qisadan

  • @hodangeenyo8558
    @hodangeenyo8558 5 місяців тому +2

    Muniirow abwaanka waydii page facebook ma leeyahay

  • @user-pc8xy4yj1u
    @user-pc8xy4yj1u 5 місяців тому

    Muneir obseir Abwanka waydii buuga gorme ayuu soo baxaya zxp