Waxa aad mooddaa in barnaamijku mar horeba fiirsadey micnaha erayadooda oo afkooda ka soo bixin ayaanba kala sii baxayaa wa sida aan rabo nolosha aniga iyo xaaskyga mustqbalka i.a . ❤
Daqiiqada 38 ila 39. waa qaybta aadka iso jiidaty runti siday Marwo Hibaaq , Esmail uwaydiinayso inuu fahmay qodobka ay ka hadlaysay cajiib wye intaa yari mochalh Alla ya barik ❤
Anigu wan kala xalqad xalqadaystay wakhtigo igu yara awadeed ugu dambeyn after 4days wan dhameystay runtii aad iyo ad ayan ula dhacay podcastka sido kale wax badan ayan ka faiday wan bogadinaya lamanaha quruxda badan alle ha isku dhawro sido kale xidhidhiye Mr. cawale mahdsanid wll 🙏. ASC
Very very interesting. Barnaamij kan lamaida waxa iigu danbeeyay warda iyo qalinle codka ubax. Bogaadin badan cawaale iyo barnaamijkiisa hillin show.👏 FG:muuqaalka 30 mint marku gaadho,muuqaalka codkiisa mar labaad soo noqonaya. Marka inaadan maqlinban mooday,marka intaasina waa lexyo-jeclo aan u qabo barnaamijka……
Masha Allah this is the best 1hr and 24 mins in my whole day!! Hal mar Kama jeesan waxan bogadinaya soo saaraha barnamijka iyo lamaanahan sharafta leh ee wacyigoodu sarreyo, waxay tooshka ku ifiyeen waxyalo badan oo loo bahna waxan rajaynaya in qaybo kale lagu soo casuumo haday suura gal tahay! Allah yabarik
Waxan ka mid aha dadki xelqadi u horaysay ee codka ubax la bilowday hilin show na waan la bilowday. Reero podcast ban waligey ahaa. Shaqo fiican ayad qabataan mashallh. Cawaale xalqadan dad culculus buu keenay. @codka ubax cawo iyo cawaale soo qabo adna inshallh🖤anyway good job walaalo
You are what you eat.. Hadii aan kusoo daabulo podcast gan wiilka so gudbinaya iyo dadku meesha keenay iyo waxay ka hadlayaan siday isku waafaqeen waxa ka garan gartaa reaction ka dadka comments ka ka bixinaya kor iyo hoos u maroo one single comment oo negative ah wan ka waayay wana marki iigu horeysay ee muuqaal sidan oo kale oo somali samaynaso negative ka waayay 10/10. Micnuhu waxa weeye dad tayo leh oo uu meesha keenay iyo dadkii caafimaad ka qabo daawanaya intii dadka personality googa ku mashquuli jirtay meeshan majoogan Alleh na kuuma keeno. Mach weiter grüße aus Schweiz ❤️🔥
Indhodeeq ku aaway ma ninkanaa iska leh wow, that is amazing book bro, every one needs to be free stressing, depression, anxiety, waa inuu akhriyaa buugaas waa iga talo that is fabtastic and awesome also funny book the way ay sheekadu u socoto😂😂😂
@@updyrashiidahmed4538 taliye browserka chromeka ama safariga hada apple isticmaasho tag, kadibna indhodeeq pdf ku qor, kadibna linkga u horreeya ee logada d-da ah ee cas saaranthay ku dhufo kadibna hoos u raaco buttonska buluuga ah kay download ku qoranthy ku dhufo, si aad isagoo Ebook ah mobilka uga akhrisato, haddi kalena anaa kuso diriye numberkaga iso sheeg, haddii aanad ebook rabina isagoo hard ah kollay garanmaayo meel uu yaal wll
Masha Allah tabarak Allah podcast gan runtii aad buu ii soo jitay waana dhamestay 1:24 minute soconayay runtii anigo xiisenayaa dhamaday waan bogadiinayaa codka ubax iyo marwadiisa hibbaq larry 👏 jiid wanaagsan oo dad koo dhan ku daydaayn bad samayseen shukraan 💜
Hibaaq iyo ismaaciil bagaad ku Soo Casuuntay waa dadkii Macnaha lahaa. Big fan baan u ahayd labadoodaba role model bay ii yihiin aad baanan u salaamayaa❤.
They are well/happily/perfectly matched,perfectly suited to each other. I'm not surprised that they have such a happy marriage. I always knew that they were made for each other It was interesting, light, and useful episode, and it had realistic aspects. I wish them a good life. I have been following them for a long time, and each one of them deserves the other Thank you cawale ❤
Manchallah allahuma barek lamaane qurux iyo farxad badan ba ka muqato manchallah tithanuu noloshi à odhan.. Shoukran Awale adiguna. Anigu wan aaminasahay in Jinku uu mararka qaar dhibaatayn karo ibnuadamka Alle haynaga badbaadiyo. Ameen 20:38
Ismail inbadan ayuu abwaano warayste bagad cawalow soo qabtay isga iyo xajiyadisaba War malmahan mesha bilaa khadka ah ee aan joogi dono inshallah barnamijkani waa iga cawinaya thank you 😊
Masha allah tabarakalh lamanahen alah ha isku kin barakeyo hibaaq iyo Ismail wa dad wanagsan wllhi aniga mul siden u dher mane dawanin aad ayane ugu helye. Podcast ☺️❤
Masha Allah, Allah ha barakeeyo qoyska. Sidoo kale, waxaan u mahadcelinayaa Cawale, waa inad soo bandhigta barnaamijyo cusub oo ku saabsan qoyska guuleystay, kuwaas oo nolosha wax wanaagsan kusoo kordhiyay iyagoo ka soo bilaabay meel hoose oo adag, si ay cashar iyo waayo-aragnimo ugu noqdaan bulshada maanta. Baraha bulshada waxaa ku soo batay qoysas is haya oo noloshooda fool-xumo ka muuqato, taas oo naxdin iyo cabsi ku abuurtay dhalinyarada mustaqbalka raadinaysa.
Mansha Allah Ismaaciil iyo Hibaaq lamaane qurux badan, Allah ha'isku kiin daayo oo ha'idin barakeeyo. Hibaaq waxanu iska egnahay I like Country music 🎶❤
صراحة اني متابعه ل Hibaaq من فترة قريبة بس مرا منبهرة فيها وماتعلمت منها اشياء كثيرة والله واتمنى اني اشوفها واتعرف عليها من قرب وكذا ان شاء الله ليش لا اذا ربي اراد وماشاء الله فيكم قبببول عجييييييب الله يسعدكم ويخليكم لبعض وان شاء الله اتمنى لكم من نجاح لنجاح باذن الله ❤️ بشرى.
Marka koobaad waan ku salaamay wariye aad ayaad u mahadsanthay sida aad usoo gudbiso barnaamijyada quruxda badan leh waan kugu hambalyaynayaa intaa ka bacdi waxaa jira fanaan an aad u taageero wa c/kariin cali shaah markaa next waraysi isaga soo qabo ustaatt mahadsanid 🙏👋
Baramij aad U qurux badan weeye Waxaan aad oga helay habka way sheekadu u dhacayso iyo isfahankan Farah badan ee Family ka muuqda Waligay video 1saac soconaya Ma dawan lkn Waxa Wax AaD u Qurux badan ha Mawducyada Aad ka hadashen Mnsha Allah ❤
In dhawydba wareysi somali ledahy lamane si ah sidan uu shidano nuxur leh oo xiisa bdn wx laga faidayo ma dawan aad bn uga helay lamanhn sida quruxda bdn e isku qadarinayan uu Kala dambeyan I love it❤️ m.a allahuma barik
Podcast soomaalida ma dhageysto wllhi markii laga reebo codka ubax sababta u dhageysan nuxurkii baa ka dhamaday hada podcast gaan 1:24:38 inaa dhagesanayy uma malenen waa mahad santihiin ❤🎉
Ninka raga ahi waxa wanagsan in uu gabadhiisa ay asturantahay, in xaaskaagu ay timaha qaawisato bulsho dhaxdeedana Kula soo fadhiisato waa dhaqan aan wanagsanayn.
Runtii wuxu ahaa Podcast ka caagan oohin, Baroor, Ciilqabanimo, baahi iyo faqri-ka sheekayn oo Podcast-yada Soomlida looga bartay. Wuxu ahaa Podcast isku darsaday aqoon, farxad, Ilbaxnimo, qoysnimo, jacayl, kalsooni iyo hal-abuurnimo. Waa Podcast-gii Soomli duubto ee aan 1:24 minute aa dhamaystay Ismaacil iyo marwadiisa waan bogaadinayaa.
❤
We are same❤
Mnsha allah ❤
oohinta baroorta iyo waxyaabaha kale aad sheektay waa xaalada bulshada soomaalidu kusoo korto fakhriguna waa xaalada aysoomaali odhanna ku sugan tahay ummad 30 bilaa dowlada oo dagaalo sokeeye kasoo baxay abaaro burbur qoys iyo qaxoontinimo kusoo korey layaab maleh taariikh kasheekeentoodu iney noqoto wax ka tur jumaya xaaladoodi
Aad iyo aad m.a ❤
Gabdhaha aqoonta leh ee waxbartay waa kuwa. Faraxada, isfahanka iyo isla jaanqadka.
Manzha allah.
Ragga waxan kula talinaya dumarka aqoonta leh la guursado
Aniguba dumarka waxn kula talin laha inay guursdan nin aqoon leh ❤
Aad iyo aad qaali❤@@hiboxuseen3194
Saw kama fiicna in dhahdo hablow wax barta mrkaad leedahay ragow dumarka aqoonta leh guursda ta aan wax baran manay xaq u lahyn guurka
Kawrn gabar aan helin wax ay wax ku barato iyo waqtiba ogana tanasulty walalaheda iney wax baratn ayada usheqyso taa xaq umalaha miyaa iney hesho nin raga oo daren sin inthy bila Aqon 🙄🤔
Oo yaa u maqan kuwii an waxba baran😂
Dad azxaapa inay is heleen waxad ku garanaysaa barnaamijka meel ka bilabeen xata la garan maayo Macha allah dhamantiiin wad mahadsan tihiin ❤
Waligay baraamij 1saac sacdo ma dhagsan laakiin video waan dhamaystay alle ha barkeeyo qoyskan dhisma oo dhaqma
Waxa aad mooddaa in barnaamijku mar horeba fiirsadey micnaha erayadooda oo afkooda ka soo bixin ayaanba kala sii baxayaa wa sida aan rabo nolosha aniga iyo xaaskyga mustqbalka i.a . ❤
❤❤😊
@@Maan-Jama-e1o😂😂😂 lagaba yaabaa
Daqiiqada 38 ila 39. waa qaybta aadka iso jiidaty runti siday Marwo Hibaaq , Esmail uwaydiinayso inuu fahmay qodobka ay ka hadlaysay cajiib wye intaa yari mochalh Alla ya barik ❤
Anigu wan kala xalqad xalqadaystay wakhtigo igu yara awadeed ugu dambeyn after 4days wan dhameystay runtii aad iyo ad ayan ula dhacay podcastka sido kale wax badan ayan ka faiday wan bogadinaya lamanaha quruxda badan alle ha isku dhawro sido kale xidhidhiye Mr. cawale mahdsanid wll 🙏. ASC
hibaaq darteed ban u imi gabadh qurux badan iskuna kalsoon ilahow barakay 🎉❤
Qofka kuu qalmaa aanad isku qalantaan markaad nolol wadaagtaan waa macaan masha allah alle ha isku daayo ismaaciil iyo hibaaqa ❤🎉
Maansha allah! Waa Podcast faa'iido farabadan u leh Jiilka hadda kaas oo koobsaday aqoon, ilbaxnimo, farxad, xadaarad, xirfad yaqaanimo, kalsooni, hogaamin-talmoon iyo is-fahan nololeed kaas oo ku dhisan Jacayl iyo nolol farshaxnimo!
Waxaan leeyahay hambalyo Hilin Show iyo laamaanaha hormood-ka u ah nolosha sanadka Ismail C Ubax iyo Hibaaq Larry! 💞 👏
Keep Shining!
Waa mid ka mida podcastyada lamaane somaliyed laga qaaday kii ugu milgaha iyo qiimaha sareeyay alle haydin dhawro.
Waxaa aad ula dhacsanahay sida ay warka iskuugu dhiidhiibayaan❤ hadaneh isku adeecaayaan yac yac mashalalh isku waraa
Masha Allah waa lamaane cajiìb ah
Guulaysta mar walba ❤❤❤
Wllhi Anoo xanaaqsan ayaan pagekan soo galay videoga bilowgiisa iyo dhamaadkiisa farxad ayan darenayay Masha Allah ilaahay ha isku barakeeyo family quruxda badan❤❤❤
Family gan wn salamaya , wxn salaamaya dadka ila midka ah ee jecel sheekooyin ka noocan ah ee kusaabsan jaceylka iyo waayaha lamaanaha
Wooow wlhi wuxu Ahaa Podcast Aad u qiimo badan bilow ilaa dhamaad ishaan ku hayay adbn uga helay Hibak siday saygeeda mudnaanta u siinaysay insha ula raacaysay❤️isna sidoo kle wanaag badan u qiray Hibak Iyo Ismail famaliga quruxda bdn ee cusub nolol Qurux bdn oo bilaa turnaaxana Iyo awlaad baariya Ayaan Ilahay uga baryay waa dad ku dasho mudan xaqiiqatan isku waara walaaLo❤️🫶
❤
Allahuma barik🫶🏾🥰🫂❤️
Marti sharafteeda leh allah ha xafido family quruxda badan❤
Very very interesting.
Barnaamij kan lamaida waxa iigu danbeeyay warda iyo qalinle codka ubax. Bogaadin badan cawaale iyo barnaamijkiisa hillin show.👏
FG:muuqaalka 30 mint marku gaadho,muuqaalka codkiisa mar labaad soo noqonaya. Marka inaadan maqlinban mooday,marka intaasina waa lexyo-jeclo aan u qabo barnaamijka……
Hooyaday ayaa mar walba sidaas tidhaahda qabiilkaaga waxaad u hiilisay maalinka aad adigu wax is tartid ❤
Maash alh wlh horaan ka furay marka qoraalk arkay from xamr reer somalilnd love
Masha Allah this is the best 1hr and 24 mins in my whole day!! Hal mar Kama jeesan waxan bogadinaya soo saaraha barnamijka iyo lamaanahan sharafta leh ee wacyigoodu sarreyo, waxay tooshka ku ifiyeen waxyalo badan oo loo bahna waxan rajaynaya in qaybo kale lagu soo casuumo haday suura gal tahay! Allah yabarik
All I see is aqoontu quruxda ay leedahay Mashalah ❤
Waxan ka mid aha dadki xelqadi u horaysay ee codka ubax la bilowday hilin show na waan la bilowday. Reero podcast ban waligey ahaa. Shaqo fiican ayad qabataan mashallh. Cawaale xalqadan dad culculus buu keenay. @codka ubax cawo iyo cawaale soo qabo adna inshallh🖤anyway good job walaalo
Siday u egayso iyo farxaad ka muuqta mansha aallah
Wlhi waa 3da qof aan ugu jclhy social media cawaale deeqsi ismaaciil codka ubaxa iyo hibaaq😘❤️
You are what you eat..
Hadii aan kusoo daabulo podcast gan wiilka so gudbinaya iyo dadku meesha keenay iyo waxay ka hadlayaan siday isku waafaqeen waxa ka garan gartaa reaction ka dadka comments ka ka bixinaya kor iyo hoos u maroo one single comment oo negative ah wan ka waayay wana marki iigu horeysay ee muuqaal sidan oo kale oo somali samaynaso negative ka waayay 10/10. Micnuhu waxa weeye dad tayo leh oo uu meesha keenay iyo dadkii caafimaad ka qabo daawanaya intii dadka personality googa ku mashquuli jirtay meeshan majoogan Alleh na kuuma keeno. Mach weiter grüße aus Schweiz ❤️🔥
Yaa salaam yaa waduud dad culus weeye waligay anoo pod cast dawan ayan dhamaystay sababtana waa dad culus Hibaq iyo ismaaciil nolda hno farxado bdn kunolada❤
Indhodeeq ku aaway ma ninkanaa iska leh wow, that is amazing book bro, every one needs to be free stressing, depression, anxiety, waa inuu akhriyaa buugaas waa iga talo that is fabtastic and awesome also funny book the way ay sheekadu u socoto😂😂😂
Xagee walal ankahelaa
@@updyrashiidahmed4538 taliye browserka chromeka ama safariga hada apple isticmaasho tag, kadibna indhodeeq pdf ku qor, kadibna linkga u horreeya ee logada d-da ah ee cas saaranthay ku dhufo kadibna hoos u raaco buttonska buluuga ah kay download ku qoranthy ku dhufo, si aad isagoo Ebook ah mobilka uga akhrisato, haddi kalena anaa kuso diriye numberkaga iso sheeg, haddii aanad ebook rabina isagoo hard ah kollay garanmaayo meel uu yaal wll
Aad bay nadir utay inad argto like this couple. M.allah tabarkallah❤
Daganaanta ixtiraamka quruxda mature nimada ka muuqata Mashallah tabaraka allah allah haysku barakeeyo qoyska❤ adna waad mahadsanty wll dadkan oo kale noo keen ❤❤
Barnaamij aad u xiiso badan weyi aad bn u bogaadinayaa team hillin show iyo lamaanaha quruxda badan❤.
Cawaalow bagaad ismaaciil iyo Hibaaq laari usoo qabatay, barnaamij dhammays ah oo spectacular ah.
❤xaley badh intaaan dawaday baan seexday imikana intii kale ayaaan dhamaystay wlhi cajiib weeye cawaale deeqsi soo badi barnaamijyada noocan ah wll 😊
Markay caruuur timaaado yaaa hallelya movei iyo wakhtigga khamiista la baxo alllaha idinku arsaaqo awlaaaad baria❤
Kahor ilmaha xusuuso wacan ba lasii abuurta 🎉
33:05 laba cod baa isku dhex furan
I hope you noticed it.
Good podcast baan daawanay
Thanks Family ga iyo Cawale Deeqsi
There're friends there's family...and then There're friends that become family❤
Hilin show ninka wax badan waraysiyadiisa ka faaiday wllo horumar wacan abwaanada waawayn inoo soo warayso sida laabsalax iyo kuwa lahalmaalo
Wa marki igu horaysay aan podcast noocana dhagysto masha allh❤
Masha Allah tabarak Allah podcast gan runtii aad buu ii soo jitay waana dhamestay 1:24 minute soconayay runtii anigo xiisenayaa dhamaday waan bogadiinayaa codka ubax iyo marwadiisa hibbaq larry 👏 jiid wanaagsan oo dad koo dhan ku daydaayn bad samayseen shukraan 💜
MashallaH hal saac iyo badh baan daawanayay waxanad moda wax ka yar 15mins inaa daawanayay.Qoys quruxbadan oo aqoon leh Hibaaq larry iyo ismail ubax barakooba❤❤❤
Barnaamij wanaagsan oo daawasho u qalma. Wakhtigaaga wanaagsan inaad u hurto ayuu u qalmaa.❤
intaan afka somaligakudaawanayay barnaamic kii ugu wacnaa mnsha allh barakoba
Hibaaq iyo ismaaciil bagaad ku Soo Casuuntay waa dadkii Macnaha lahaa.
Big fan baan u ahayd labadoodaba role model bay ii yihiin aad baanan u salaamayaa❤.
M. A wllhi podcast somali duubtau oo hal zaac zoconaya wli zan u dhameeztay barnamijkan uma dhameezan 🥰lmaaano aqoon diineed iyo mid maaadiba ka muuqato oo respect bdn hdana aad u caqli bdn wye lmaanahan ilhy ha izku barakeeyo m.a tabarakalah ku dayazho mudan yihiin lpodan runtii
Waxa soo qabatey reer sharfan, waa podcast iyo wada sheekheysi another level ah. Mahadsanid cawaale.❤
Best couples ever seen masha Allah Ismail &hibaaq
Stay together for ever until you become old both of you guys my Allah bless you 💖
Mnsha allh tabaarakah raxmaan waa lammaane aad u qurux badan illahay ha isku kiin barakeeyo ubad khayr qabana illahay ha ku arsaaqo❤
I enjoyed this podcast ❤ podcast ka waxa kuso baxa dadka codka gaaban an qosolka dheere dhagta ka muda an lahayn 🫡
They are well/happily/perfectly matched,perfectly suited to each other. I'm not surprised that they have such a happy marriage. I always knew that they were made for each other It was interesting, light, and useful episode, and it had realistic aspects. I wish them a good life. I have been following them for a long time, and each one of them deserves the other Thank you cawale ❤
Manchallah allahuma barek lamaane qurux iyo farxad badan ba ka muqato manchallah tithanuu noloshi à odhan.. Shoukran Awale adiguna.
Anigu wan aaminasahay in Jinku uu mararka qaar dhibaatayn karo ibnuadamka Alle haynaga badbaadiyo. Ameen 20:38
Ismail inbadan ayuu abwaano warayste bagad cawalow soo qabtay isga iyo xajiyadisaba
War malmahan mesha bilaa khadka ah ee aan joogi dono inshallah barnamijkani waa iga cawinaya thank you 😊
Masha alha qoysaska somalida qoyska ugu qurxda badan labadoduba wa mature isfahmey isku faraxsan runti adban ugu riyaqay cawalow mahadsanid walalo
Mazha Allah marka tihin dad maskixiyn io caqliyn qaan gaar ah waa isku fahmysn nolosha ❤️🔥🥺🫶
From tiktok 😅m.a laba qofo isfahansan allahuma baarik🧡💞
Mansha Allah she is so cute and smart Ismail na waa nin wanaagsan intaan ka aragno🥰😊
Masha allah tabarakalh lamanahen alah ha isku kin barakeyo hibaaq iyo Ismail wa dad wanagsan wllhi aniga mul siden u dher mane dawanin aad ayane ugu helye. Podcast ☺️❤
Mshallh alloow isu barakee awlaad baari ahna sii jacaylkodana siyada ma aqaan waa lamane aad iso jiitay quruxdaydii hibaq allow ku barakee wllshy aqligana alle haku barakeyo mshllh allow idin xafid farxadana idin siyaadi ❤❤❤
Masha Allah, Allah ha barakeeyo qoyska. Sidoo kale, waxaan u mahadcelinayaa Cawale, waa inad soo bandhigta barnaamijyo cusub oo ku saabsan qoyska guuleystay, kuwaas oo nolosha wax wanaagsan kusoo kordhiyay iyagoo ka soo bilaabay meel hoose oo adag, si ay cashar iyo waayo-aragnimo ugu noqdaan bulshada maanta. Baraha bulshada waxaa ku soo batay qoysas is haya oo noloshooda fool-xumo ka muuqato, taas oo naxdin iyo cabsi ku abuurtay dhalinyarada mustaqbalka raadinaysa.
Wow m.a wan ladhacey fikirkaga
❤
Mansha Allah Ismaaciil iyo Hibaaq lamaane qurux badan, Allah ha'isku kiin daayo oo ha'idin barakeeyo. Hibaaq waxanu iska egnahay I like Country music 🎶❤
Mnsha allh tabaarakalah lamaanaha iyo abwan cawaale noosoo badiya muqaaladan ruuxda dhisaya iyo qiyamka qofka from follower 2021 up to now
ما شاء الله استمعت ربي يبارك زواجهم يرزقهم الذريه الصالحه 😊
صراحة اني متابعه ل Hibaaq من فترة قريبة بس مرا منبهرة فيها وماتعلمت منها اشياء كثيرة والله واتمنى اني اشوفها واتعرف عليها من قرب وكذا ان شاء الله ليش لا اذا ربي اراد وماشاء الله فيكم قبببول عجييييييب الله يسعدكم ويخليكم لبعض وان شاء الله اتمنى لكم من نجاح لنجاح باذن الله ❤️
بشرى.
MashaAllah runtii aad bay isoo jiiteen hibaq iyo ismacil waxan odhan kara wa dad ilahay isku dooray❤ ilaahow isku barakee Ameen.
Mashalah barnaamj fiican weeye
Mansha allah wali waan daawanayaa wakhti xadrkan aan commenting qorayo waxaan ka helay siday isku kaabayaan lamaanahani Ilaahy ha barakeeyo sidoo kale waxa xushmad mudan Tabiyaha
Waad isku soo baxaysaane isku baaqi ahaada God bless you couples ❤
Mashalaaah fikir qurx badan oo aqoon kusalaysan ban arkaa ilahay ha idin barakeeyo❤
Wooow kan podcast waa dhaafy prt 2 noga so sameeya lamaanaahn 😂❤❤❤
Muuqalku sidaa ay ku bilaaben,waxa loo dhiga jirin . Dad is fahansan weeye. Mashalaha ❤🙏
Maasha Allah tabaraka ilahay haysku kiin barakeeyo noqda ul iyo diirkeed nolosha farxad kudhamaysta ilahay awlaad khayir qabta oo barakaysan ilahay haydinku arsaaqo inta noloshiina ka dhimana sidaa ufarax sanaada habaaq walashay qaali iyo seygeeda ismaciil codka ubax❤❤
Masha allah tabarakalah allhuma barik alle ha idin barakeeyo dhamantiin oo ha idin xifdiyo wllo barnaamuj aad uwngsn weeye mahsanid.❤🎉
Waa kuwan dadkii ficna tayada laha ee rer hargaisa mashaa allah
Maasha allah wa podcast aadan dareemeyn xita waqtiga inta la eg inu yahay ee ad sii macansanysabo cawalow podcastydan ookale no so badi wll
Qofki ugu horeeyayyy like iska saaar.
Mancha alah tabarakalh ❤raxman Allah Ha isku kiindayo lamane Quruh Badan
Manshalah allahuma baarik siday isku fahmayaan oo kale❤
Marka koobaad waan ku salaamay wariye aad ayaad u mahadsanthay sida aad usoo gudbiso barnaamijyada quruxda badan leh waan kugu hambalyaynayaa intaa ka bacdi waxaa jira fanaan an aad u taageero wa c/kariin cali shaah markaa next waraysi isaga soo qabo ustaatt mahadsanid 🙏👋
MashaAllah Tabarakalah Ismail iyo hibaaq Alle ha isku kiin daayo Waxaa tihiin Lamaane qurux oo aqoon iyo isfahan badani ka dhexayso guulaysta 👏👏
Machallah, what a beautiful soul . ❤
I enjoyed every second of this interview...
Wish u more happiness 🎉 u r a role model..
Mashalha lamnhii ugu horayay ee Somali ah ee sidaa isku ah well educated isku kalson ixitrmku ka muqado rabi ha I din xifidayo ❤😍😍
Ismaaciil iyo hibaaq aad baan u taageeraa❤
Baramij aad U qurux badan weeye Waxaan aad oga helay habka way sheekadu u dhacayso iyo isfahankan Farah badan ee Family ka muuqda Waligay video 1saac soconaya Ma dawan lkn Waxa Wax AaD u Qurux badan ha Mawducyada Aad ka hadashen Mnsha Allah ❤
Allahuma Barik
Qoys barakaysan Alle haka dhigo
Mahadsanid Awale Deeqsi, baahinta iyo gudbinta wanaagsan ee aad noo soo bandhigtay
Jazakallah khair
Maanshaa’allaah say isugu soo baxayaan ilaahayoow isku daa. Waxyaabo jiray ka hadleen
In dhawydba wareysi somali ledahy lamane si ah sidan uu shidano nuxur leh oo xiisa bdn wx laga faidayo ma dawan aad bn uga helay lamanhn sida quruxda bdn e isku qadarinayan uu Kala dambeyan I love it❤️ m.a allahuma barik
Manshallah tabaaraka aad bay cajiib u yihiin lamanahan allah ha barakeyo
على الرغم من اختلاف بيئة المنشأ واللغة اللي كبروا عليها واضح كيف مكملين بعض ومتناسقين ماشاء الله تبارك الله الله يخليهم لبعض مرة احبهم 🥹❤️
Mnshaallh isha bini aadamka ilahy haidinka xafido beautiful couples ❤
Masha alllah tabarakallaaah ❤isku wara inderty hibaaq io dumashigay ismaciil noqda kuwii ubd khar qaba kala hela🤲❤️
Mansha allah tabarakallah wlhy ku dayasho ayaay mudan yihiin guurso qof aad isla jaan qaadi kartaan
Hibaaq iyo ismail dib barnaamijo nooga soo samee
mash alh wan ka helay siday isku fahan sanyahyin iyo xiitarmaka ka dhaxeya wa qoqsa qurux badan mash alh 😍
Masha Allah waraysi qiimihiisa wata waxbadana laga faaidayo allahuma baarik fav family❤
Podcast soomaalida ma dhageysto wllhi markii laga reebo codka ubax sababta u dhageysan nuxurkii baa ka dhamaday hada podcast gaan 1:24:38 inaa dhagesanayy uma malenen waa mahad santihiin ❤🎉
Mansha ALLAH qoys qurux badan. Barakooba idam ALLE.
Waa lamanihii u horeeyey een dhamaystey wareysigooda manshaa allah
Tabaraka raxmaan barnaamij ka qurux badan maan daawan waayadan hibaaq &ismail ilaahay haw siyaadiyo Aqoonta iyo akhlaaaqda ❤
Caawale deeqsi , ismail codka ubax iyo marwadisa sadex qofoo aan aad u tageero baa tihiin jaalayaal
sharaf ku noola dhamaantiin
Masha Allaaaah Tabaarak ismaciil and hibaaq guulaysta labada daroodba walalayaal
Dad aad uqiimo badan oo u ixtiraambadan batiihiin ❤️🫶
Sidookale cawale habtebintiisa masha Allaaah go forward wll👏
Ninka raga ahi waxa wanagsan in uu gabadhiisa ay asturantahay, in xaaskaagu ay timaha qaawisato bulsho dhaxdeedana Kula soo fadhiisato waa dhaqan aan wanagsanayn.
Ma iyadaba qaawan gabdhu walaalo
@@HaniAhmed-nr6vr walalo in gabadhi timaha qaawisato manay qaawani ahayn
@@hassanmataan1665 dee anu hada timo uma jeedo walaalo
Masha alllah family Quruxbadan
Dadku markay aQoon ahan iyo maskax ahan dhisan yihiin wax Laga faaida horumar BADAN wlhi the best couple 🎉