Inantaasi Waa Mar La Arag, Sabbtuv Maaha Kaliya Wax Bixinta Ee Waa Garashada iyo Garnaqsiga. Badanaa Aadamuhu Kolka Qalad Laga Galo Ee Lagu Gefo Siday Ku Cafiyaan Amase Ruuxaa Kale Aqbalaadiisu Aad Bay Ugu Adkaataa. Guuleysta Qaraabo 🎉❤
Adunyda waxa ugu. Xanuun badan qofad jecshahyod wayday walhi blse waa iska adunyo wax yaabo badan ayaad ku agkysaa kolay kafkuu jcyl ku dhacay amba ku dhashay ayuunba fahmya lkn aad buu uxnuu badanyhay ilhey qabigena ha ka maydho😢💔💔💘😥😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walhi runrii aadban umurgooday ilhey inta kala maqana ha isku keeno inta is haysna haysku barkyso oo qalbigooda ha isku soo jedi aamin.
Mashaalah Mahad afyare abwaan dhallinyaro ah
Inantaasi Waa Mar La Arag, Sabbtuv Maaha Kaliya Wax Bixinta Ee Waa Garashada iyo Garnaqsiga. Badanaa Aadamuhu Kolka Qalad Laga Galo Ee Lagu Gefo Siday Ku Cafiyaan Amase Ruuxaa Kale Aqbalaadiisu Aad Bay Ugu Adkaataa. Guuleysta Qaraabo 🎉❤
Adunyda waxa ugu. Xanuun badan qofad jecshahyod wayday walhi blse waa iska adunyo wax yaabo badan ayaad ku agkysaa kolay kafkuu jcyl ku dhacay amba ku dhashay ayuunba fahmya lkn aad buu uxnuu badanyhay ilhey qabigena ha ka maydho😢💔💔💘😥😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Masha alhaa waa erayo macaan dhabtii❤❤❤ abwaan shilkana noosoqabo ❤🎉
Masha Allah gabadhaas waa gob runti
Waxan rabaa inaan kusoo bandhigo maanso
DEGAN SUUGAN BUU KA YAMI DEGAN SUGNA WUU KU KOREY MANSHA ALLAHA
Ninkan soo qabo marlabaad masoyin cajiibu leeyahee
Wwww Waxani erayo way dhaafeene magac kale ma u bixinaa😂❤
Abwaan daaha gaas soo qabo zaaxiib
❤❤❤❤❤❤ masha alla wlll😅😅
Abwaan maxamed shilke soqabo 😂😢😮
Hhh❤❤❤
shilke ku xeji.