Deg Deg: Taliye Qoslaaye & Qoone oo Maxkamada ka Beeniye dilka Ganacsade Kaabax

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 69

  • @Safiyalowriinta
    @Safiyalowriinta 2 місяці тому +8

    Looyar Walaahi JANNO Waaka Dheer Tahay

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 2 місяці тому +15

    Qoone mxkmdii hrey wuu qirty dilka mxkdan srana wuu inkiray sow ma oga in qraalkii hre ka yaalo

    • @mohammedabdulahiahmedgeelq3449
      @mohammedabdulahiahmedgeelq3449 2 місяці тому +4

      Ha sax wuu qirtey tii hore hadane waxuu leyhy Hal dambi m anan isla galin sow m oga In qoraladi hre iyo video yal laga haaayo o u ku qiraanayo wax wlbo o dhcy o ku sabsan kiiski dilka mrxm abukar kabax cadaald wuu heli Dona insha allh

    • @FeysalNice
      @FeysalNice 2 місяці тому

      😂😂😂 Abukataha ayaa ku dha hay inkir anigane waa camiraa sidas ayaa la idin kusoo deeyn karaa cml 😂😂😂

    • @LaylaHilowle-j1u
      @LaylaHilowle-j1u 2 місяці тому

      Waa qof ben loo shegey lakiin ma oga in laga duubey hilcodkiisa waa jaa

  • @UbaxsheikhMahamed
    @UbaxsheikhMahamed 2 місяці тому +2

    M.a walal sulabasho wacan ,qeyr ayaan kurajeena i.a

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 2 місяці тому +1

    Maxkamada Qalabka sida Ee Taliye Shuuute 🎉 iyo Xeer ilaalintiisu Waa xalaaal Eee somaalidu Ha tageerto Walalayaalow Ninkaas insha Allah❤❤ Somalia 🇸🇴 💖 Guul markale Insha Allah East Africa 🌍 Lead

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 2 місяці тому +1

    DILAA weyn waaye Qoslaaye Wey Ku Cadahee HaLa Toogto

  • @hanihersi9977
    @hanihersi9977 Місяць тому

    Walee kuwaan dadka iyo dalka hadii laku dhexyaado dad dhexaa waa dhimanayan Yaa Rabbi nakaqabo oo dilka ka laku xakumay kuwada qaad

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 2 місяці тому +2

    Qareen waa duli dad gacan ku dhiglayal eg ayey difacayan waxa fiirsanayaa lacaga kaso galaayo difacas ayago ufirsan dilka dhibanaha eh oo walaahiye

  • @qadanadan4599
    @qadanadan4599 2 місяці тому +6

    Labadi dilka lagu xukumay sawkuwan naaxay 😂

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 2 місяці тому +2

    Qoslaaye dilaay weyn waaye inta ku maqan allaa og haloo fududeeyo

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 2 місяці тому +1

    Subxaanallah war nimankaan sharkooda umadda somaliyeed ha labor dhaafiyo

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 2 місяці тому +2

    Abukaatayasha muqdisho shacabka muqdisho oo dhiban ayeey iyaguna kudheeldheelayaan si ay lacag ugahelaan

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 місяці тому +8

    Qoslaye halla diilo wasaaq

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 місяці тому +1

    qoone mar hore uuba sheegay maxkamadii hore inee duuban tahay maba oga dadkaan waa cabtooy aan diin ;aheyn

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 2 місяці тому +1

    Kuwa ugu daranba waa sadaxdooda walahiye

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Zuhurat__V
    @Zuhurat__V 2 місяці тому +3

    Wah ma inkirteen wixii dhan 😂

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe Місяць тому

    qoslaaye iyo marxuunka waa walaalo waa laxaala hiraab nimo insha alaah

    • @mohaasifamily7935
      @mohaasifamily7935 13 днів тому

      Walaal uma ahayn cadow buu ahaaa maalalba sidas fooshaxun ooo waxuushnimada umusandileen xata lacag dhowr iyo tobonkun ooo dolar bay kashubteen dilna way ugudareen xata qoone bawuxukuyiri aan iskasedayno qoslaya yiri wadilayna

  • @BARIYOW0702
    @BARIYOW0702 2 місяці тому +1

    Lalush qatayal waye kuwaa maxkamad jogaan

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 2 місяці тому

    Cada kada guul

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 2 місяці тому +1

    Subxaana llaah xeerkaan xeer gaaleedka ah ee wax lagu xukumayo xariijin c s iyo wax lamida aawey shareecadii islaamku maxaad bari illaahey hortii latageysaa

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 2 місяці тому +1

    Dakaaaan in apeel loo qaado waaa khalad

  • @الحمدان-ذ2ي
    @الحمدان-ذ2ي 2 місяці тому +4

    Yan been lagu shegin Shuute cadil weye

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 місяці тому

    😢😢

  • @mahadaden5515
    @mahadaden5515 2 місяці тому +3

    Ninkaa aay nolosha ku ciqaaben iyogoo shan nin ah oo ay waliba asxaab iyo dad isku dhaw ah 😢
    أَلَيْسَ مِنكُمْ رَجُلٌ رَّشِيدٌ
    Ayaguna hamareen xanuunka

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 2 місяці тому

      Sax sey u ciqaabeen allah u ciqaabo

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 місяці тому +1

    Wax caqliga kara ma ah kulahaa waa runtiis waa waxa lugugu hayesto maaladhoho

  • @BadraAbdi-l6u
    @BadraAbdi-l6u 2 місяці тому

    Lakin waa Khalad qoone in dil lagu xukumo raga kale Un bu la mid aha labada dilka ah waa liban. iyo qoslaye 😢😢😢😢😢

  • @mohamedwali1793
    @mohamedwali1793 2 місяці тому +2

    Hada qamriga Ka baxay miyaa shalay waxay sheegen mantane waad boodey miyaa

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 2 місяці тому +1

    Dadkaaaan in mar labaaad dacwad loo qaado .waaaa khalad

  • @asadmohamed8158
    @asadmohamed8158 2 місяці тому

    Qoone wuu cayilay wlhi

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 13 днів тому

    Qoslaye wa ina gumeed waxusha duli ah nin dhowr iyo tobonkun ooo dolar kaqadayay seed udishay

  • @Bilan143Adan
    @Bilan143Adan 2 місяці тому +1

    Kuwaan hala dilo

  • @JeylaniAbdirahman
    @JeylaniAbdirahman 2 місяці тому

    Cabdi yare yaal badan ayaa loobaahan yahay

  • @NimcoOmar-do9wy
    @NimcoOmar-do9wy 2 місяці тому

    Kuwan wlhi haa laa dilu 😢

  • @OmGhemalZeido
    @OmGhemalZeido 2 місяці тому

    qoslaye indho adkaaa

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 місяці тому +2

    5 halla diilo

  • @BARIYOW0702
    @BARIYOW0702 2 місяці тому

    Aqiro waxaye uu kutarayaa majirto qabil been hashaygin

  • @khadijamarayare6843
    @khadijamarayare6843 2 місяці тому

    Haladilo

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 2 місяці тому

    Asc wrw wilashan wey u heshiyen

  • @muqtarbarremahamed8641
    @muqtarbarremahamed8641 2 місяці тому

    Asc wrw wilashan wilka ladilay wey u heshiyen fadlan wad aragtan xita ayaga ayaa is fashilaye ee fadlan kan maqan iyo kuwa aad heysan dila shirciga marsiya

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 місяці тому

    Taliye Qoslaye u wax kasto ayku cadyihin aya dowlada ay abodi Ladahay inay dil ku xukunto madaxwaye an abodin inu saxix dilka qoslaye Hasan sh maxamud wuu ku cabobay is cazil ayan dihi Laha

  • @AbdirahimQorane
    @AbdirahimQorane 10 днів тому

    Qoone markii tookadii hore xoogey waa roon yahay islahaa, waa maxay xoolanimadan uu keenay already waaba daawanay isaka iyo 2da wiil ee kale oo isku si u hadlaayo'e wtf.... qoone waa tuug laader ah asaka iyo taliye dalqal ka ah ba hala dilo

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому +2

    Ala.habargidir gun abgaal.aya heshay

    • @sihamxusen4809
      @sihamxusen4809 2 місяці тому +7

      Gun waxaa ah dadki hal wiil 5nin ku afduubtay hadana dilay adeer

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 місяці тому +6

      Mooriyaan xaraamiyad ah faraahaa lagu hayaa mana fakan doonaan insha alaah

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 2 місяці тому +1

      AWALBEY Habaarnayen HG Gun Hadaad Maqashana Waa Iyaga Oo Hal qof Kudileen 5qof

  • @BARIYOW0702
    @BARIYOW0702 2 місяці тому

    Dil togosha halugu fuliyo 3 qof

  • @manforall1796
    @manforall1796 2 місяці тому

    Ragu Xabsiga Waa kunuureen

  • @daudhusseinnor1365
    @daudhusseinnor1365 2 місяці тому

    Waab naaaxeen😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому

    Maa washern kuwan subxanllh diil hady ka cabsonyan maxay u diilen abukar miskinka

  • @safiaahmed3923
    @safiaahmed3923 2 місяці тому

    Hg & inkir kkkkkkkk

  • @abdikadarsalatali4829
    @abdikadarsalatali4829 2 місяці тому

    Waryahan magaciis walalayalo 😂😂

  • @Akram_Eprahim
    @Akram_Eprahim 2 місяці тому

    In Qol Lala galo maa lagaraaco intaa ladilin markii 1aad WaY Qirteen Hadana Way inkireen

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Kuligod in la dilo aya ad u fican

  • @AbdullahiMohamedHassan-h6u
    @AbdullahiMohamedHassan-h6u 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @UmoAyuub-bt1vf
    @UmoAyuub-bt1vf 2 місяці тому

    Wayba cayilen xarantu

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 місяці тому

    Raga Qoslaye La sucday Runta ayay shagan Rag dambi aysan qadanayo shaganayo majiro e Qoslaye CCTV camera xita ban wayo ayu nugu shakan raba hala dilo dagar qabe Qoslaye tug waye qoslaye

  • @fartaislaw1871
    @fartaislaw1871 2 місяці тому

    Waabe xernaayeenee maxay u cacayileen yaab

    • @Safiyalowriinta
      @Safiyalowriinta 2 місяці тому +2

      Qamrigi Iyo Dhibaatadiisa ayay Kanasteen Soow Maahan Waa Dad Iska Cunaayo badar Maskax Iyo Jirkaba Wey Kanasteen

    • @fartaislaw1871
      @fartaislaw1871 2 місяці тому +1

      Benta maaha

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi5551 2 місяці тому

    😢😢😢😢😢😢

  • @Bilan143Adan
    @Bilan143Adan 2 місяці тому

    Kuwaan hala dilo