Dr Saadiq Hajinure- Itoobiya wax la yiraahdo ma Jiro ee Qoomiyado Qoomiyado kale Gumaysta ayaa Jira.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on UA-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on UA-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our UA-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

КОМЕНТАРІ • 156

  • @muudeey
    @muudeey 4 дні тому +27

    Nuur mahadsanid walaal, kan waraysi , keliya ma aha ee waa muxaadara qiima badan. Aad baan u salaamayaa Dr Saadiq Xaaji Nuur , Dr-ku waa hanti/asset Soomaaliyeed.

  • @daauud77
    @daauud77 4 дні тому +12

    Ninkaan waa mid Kamid ah aqoonyahanada aan aadka u qadariyo DR Saadiq hore usoco ustaad

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 4 дні тому +6

    Sstv aad baad u mahadsantihiin
    Ilaahay haydin barakeeyo
    Shaqo wanaagsan baad ummadda soomaliyeed u haysaan guulaysta

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 4 дні тому +10

    Masha Allah ninkaan waa nin damiirkiisa nool yahay waxaan jeclaan lahaa in uu madaxweyne ka noqdo Somali State

    • @blueline502
      @blueline502 4 дні тому

      😂😂 nin nool shaqadii ma tahay waa suaal?

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 4 дні тому

      shaqada Somali State nin dhintay baa aaada oo ruuxdiisa gatay ee ninkaan oo kale kuma ogi , mida kale baad dhaho Madaxwyanaha Soomaaliwayn , maxad ninka hoos u gayanesaa

    • @ibrahimaden3454
      @ibrahimaden3454 4 дні тому

      @@Jaalejaale12 meeshu maxumee ninka lageeyo ayaa xun inagaana aqbalnay wll lkn hadaan rabno inay quruxbad naaato oo shaqada aan rabno inoo qabto sow ma aha in dad wanaagsan inootagaan

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 2 дні тому

      Marka hore Ethiopia marabto nin damiirkiisu nool yahay in ay madaxweyne oga dhigto degaanka somalida. Maba helayo jaanis.

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 3 дні тому +2

    Dr saadiq Geesi ,aqoon diimed iyo mid maadi ah allha idiin barakeeyo

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 дні тому +16

    Aaad baan ugu Braarugaya Dr Saadiq aad baad u Mhsantaahy walal, SSTV noosoo badiya mashariicdaan waxyigelin ee Bulsho

  • @rnuura334
    @rnuura334 4 дні тому +2

    SS Tv Soomaalida Xalaasha Ahay Taageera oo Follow Gareeya Waa Tv Aad Uqiimobadan Maansha Allaah GuuL SS Tv 🔥💪

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 4 дні тому +4

    Somalida waa dad jiray 11 kun sano kabadan oo waxaa cadenayaa arintaa buurta geelka oo sawiro lagu arkay oo mid ah 11 kun sano la sawiray waxaa kala dhalay soo'maal iyo sab waa walaalo hal nin ayey ka yimaadeen, isir markaan leenahay magac nin weyaan we waa awoowe isir, somaalida qaar ayaa 5 kun iyo xoogaa sano ka hor aaday masar oo sameeyay ahraamaadka weyna dib usoo laaban jireen oo xariir ayaa naga dhaxeeyay isku afnah waa naheen iyo isku dhaqan iyo isku ciyaar oo waan isku eekeen kadib fircon awgiis lagu haligay oo aasiyo islaantay kuwaas hadeer baabae hadanah dad ayaa baxay 2500 sano ka hor ayey ku hareen rawanda oo waxaa ladhaha abatutsi oo gadabursiga ayaa ku heeaah "abatutsiga abaan u laheen" oo taas ayaa cadeen ah waxaa yeelay dhulkeena intaas wuu ka badnaa ilaa wabiga niil butaaciisa marka intan yaan kasii yaraanin somaalaay.

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 4 дні тому +1

    Mahadsanid Philosopher Sadiiq Alle cimriga iyo Caafimaadka Hakuuu Barakeeeyo Somalinimo dhab ah Waxaaad tahey Hanti Qaran Dalka somaliyeeed Ninkan Ayaaa Bad baadiLahaa wlllahi.

  • @seed3966
    @seed3966 4 дні тому +7

    Asc waa ninkii saadiq ahaa waa wadani nin rageyd ah weeye ✅✅✅

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 4 дні тому +3

    Soomaaliya soomaali baa leh dalka soomaaliyeed wuu xoroobi inshaa Allaah
    Dr saadiq waad mahadsantahay
    Adiga oo kale Alle soomalida ha u badiyo

    • @mohammedogleh5195
      @mohammedogleh5195 2 дні тому

      Goorma DDSI somaliaya noqotay
      Meeshan aad cid wlba la daba ordaysaan iska dhaafa 5 Somaliyeed ayaa jira midba halkuu doono haku hoos jire Somalia na wa mid kamaida 5taas uun khasabna maha qof kasto somalia inuu Somalia noqdo

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 4 дні тому +2

    Mansha Allaah, ännu en gång till har vi dig här... Det var ett tag sen sist, så Välkommen tillbaka och jag njuter att lyssna på dig, tack... Dhakhtarkaan toos ula hadlayaa oo walaalkay ah...❤

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 4 дні тому +1

    Madaxa SSTV Suxufi Nur iyo Dr Saadiq Nur waaan idin salaamey waaa wareysiga aaan Mudddo kaaa sugayey Mahadsanid Masuul sare!!!!

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 4 дні тому +3

    Nin rag ah Dr. Saadiq

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 4 дні тому +5

    wlahi waa run Itoobiya waa dal uu sameeyey gumeestihii mana ahan dal jira, oo Qoomiyada axmarada ayaaa maraksta la hoos geeyo qowmiyadaha kale

    • @IskufilanSido2810hooyad.
      @IskufilanSido2810hooyad. 4 дні тому

      Qofka Somaliga dhabta ah waa in u fikirka xoor ka yahy oo u amiinsanyahy waxa Cadawga u ah Somaliga! Qofka Somali galbed ku nool sidas ayy qalbiga Xoor uga yahin anago yaryar sas Amiinsayn hadana Amiinsahay!

  • @user-cc6mu1ft7v
    @user-cc6mu1ft7v 2 дні тому +1

    Ninkan Waan jeclahey🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️❤️

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 4 дні тому +5

    Wlhi waa geesi soomaaliyeed

  • @ShaakirAhmed-fo2rq
    @ShaakirAhmed-fo2rq 2 дні тому

    Sstv somali sax ah❤❤❤ Dr sadiq ❤❤

  • @AhmedMohamed-wm5zk
    @AhmedMohamed-wm5zk 4 дні тому +7

    The Europeans divided Somali, after independence they left other Somali under the neighbouring areas,it is unfortunate that we haven't yet got our freedom in our own land,Somali hanoolato,love all of you from 🇰🇪 Kenya.

    • @hunnugumti3281
      @hunnugumti3281 4 дні тому +1

      Hadeer waad u qiraysa adiga maxeetahay kenya dheh somalia ee xiniyo isku yeel

  • @Rakuub
    @Rakuub 2 дні тому

    I from hargeisa.
    wanan aminsanahay hadaynu heshiino in ayna maalin inagu qadaneen xoraynta ogadenia.
    Alle ha ugu simo iyagoo xora.
    Naftayda xata waan ku badalayaa xoraynta dadkaasi insha Allah

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 4 дні тому +1

    Waa run hadalka walaahi thanks aqoon yahan

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 3 дні тому

    Eebba mahadleh. Dr Sadiiq waa qof Soomaali ah oo nool.

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 4 дні тому

    Mashalah ilaahey ha noo kaa xafido dr sadiiq , adiga iyo inta kula midka ah.

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 3 дні тому

    Aallaaih ha xiftiyo dhakhtarka.
    Soomaaliyee baraaruga

  • @abdimahad7816
    @abdimahad7816 День тому +1

    Asc sstv wad ku mahadsan tihin hawsha fcn ee warbahineed wed deeganka somalida uhaysan

  • @user-pi3me1wg1y
    @user-pi3me1wg1y 4 дні тому +1

    M.a Dr sadaq haji nure sayid wa aqon yahan somalied oo allah subxanuhu watacala Cilmi siyay wallhay wa runti xafad kasta o9 cusub kinisad aya jigjiga la ga dhisaa

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 4 дні тому +1

    Guuuuuul somalia

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 4 дні тому +2

    Ninkan waa nin wax garad ah masha allah allow noodaa

  • @abdimahad7816
    @abdimahad7816 День тому

    Dr sadiq wuxu u qalma in loo doorto madaxwaynaha dalka ogadenia waa nin aqon yahan ah oo damiir bani adanimo leh mansha Allah alle ha barakyo

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 4 дні тому

    Nur mahadsanid

  • @Adan974
    @Adan974 3 дні тому +1

    Mashalah ninkaaaani waacabqari wareysigasa noso badiya

  • @user-jl5tz9ci4q
    @user-jl5tz9ci4q 4 дні тому

    Masha allah

  • @rnuura334
    @rnuura334 4 дні тому

    Allah Runbadanaa DrKu👍

  • @MohamedLuqman-lq8kd
    @MohamedLuqman-lq8kd 3 дні тому

    Dr saadiq maxadsanid
    Tolow diktoorku buug uu qorey majiraa?

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 4 дні тому

    Wa muumin wadani ah❤

  • @somnews6954
    @somnews6954 4 дні тому +2

    Ninkan uunbaa itoopiya runta ka sheega

  • @rbl-quran333
    @rbl-quran333 4 дні тому +1

    Asc SSTV waxaan idin lee yahay qariidada Ethiopia 🇪🇹 ama mapka aad ku muujisaan shaashadiina waxay qoreysaa inaad raali ka tihiin ama qirsan tihiin dhulka ay naga heystaan in aad raali ka tihiin sabtoo qariidada ayaan ku qireysaan sidee jiilka cusub loogu sheegi doonaa

  • @CabdiCali-q5j
    @CabdiCali-q5j 2 дні тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY0088 День тому

    Wiil ABSAME raga kale kasoocan

  • @matoorh94
    @matoorh94 4 дні тому

    Haa waa run

  • @salahkotey4724
    @salahkotey4724 3 дні тому

    Dr Sadiq wa haanti somaliyeed waxaan jeclaan laaha hadalkisa inu gaaro somali idiilkeeda usaan ku gabsaanin DDS

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 3 дні тому

    CHE GUEVARA, halgankiisi wuxuu soo gaaray waddammadii Southern Africa oo ay ka mid ahaayeen Moçambique, Angola etc wakhti wakhtiyadiisa ka mid meelahaas buu ku qaatay

  • @zakariyemaxamed9757
    @zakariyemaxamed9757 День тому

    Alla muxuu beensheegayaa wllahi inaadan waligaa kuguulaysanayn cadaalad darada dulmiga aad samaynaysaan joojiya markaasaad noosheegaysaan cadaalad taariikhwanaagsan waalaydin fahansayahay waana laydinka horeeyaa

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 4 дні тому +1

    One day wan xorobi dona I.a hadan nahay reer jigjiga dhibatadhana wanka bixi dona I.a ilenteynu kor iyo hos wey udadatay lkn rajada ilahay kama qusaneyno

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 4 дні тому

      Anba sidaas baan Aminsanahay walal maalin unn dhibta waynu kabixi dona insha allahu tacala.
      (وتلك الأيام نداولها بين الناس ❤)

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 4 дні тому

    Scw

  • @AyanleAbdulqadir
    @AyanleAbdulqadir 3 дні тому

    Waxaan kaa codsaneynaa in Dr saadiq iyo kuwa kle lamid ah oo ah aqoonyahan ,wadani noo soo badisiin xooga taatiikhaha axmed gurey sayidka iyo kuwa lamid ka ah mahadsanadiin sstv

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 4 дні тому

    Mashallah dadka waheshado weye d r

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 4 дні тому

    Sstv 🎉🎉🎉🎉

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 4 дні тому

    Rag aqoon leh baa soomaaliyi ubaahantahay juhla ayaa soomaali u hadhay. 😭😭😭😭✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 4 дні тому

    Dr Saadiq haaji nuurre Aad iyo aad baad u mahad san tahay !!!

  • @user-tn5ny2vc7h
    @user-tn5ny2vc7h 4 дні тому

    ❤scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x 4 дні тому

    Warninkan fakar wacan buu haya iyo somalinimo wayo wanaga somaliya wad ogan dontaan reergalbedka weraraayo lkn ilahey hanoo ilaliyo qof walba oo wada wanaga umada islamka

  • @saaqsakaaro3982
    @saaqsakaaro3982 3 дні тому

    Wareysiga muwaadinkan noso badi wax badan ka fa,idney

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 4 дні тому

    Ogaadeeenku markay iswaraysanayaaan waaa qosol somalida kale markay xoriyada raadinayeen adisbay uduuuleen oo yiraahdeen anagu Ethiopia ayaan nahay ee somalida dhulkeenii kusoo duushay dib nooga celiya waataariikh qoran

    • @kiinhusen
      @kiinhusen 4 дні тому

      Xanuun Ogaadeen baa ku haya

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 4 дні тому

    Kadiib war lama diiliin Axmed gureey banalee taariikhtA khaldaya

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 4 дні тому

    Nuurow wll digtoorka inte kalaxariira

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 дні тому

    Dadka saan oo kale ah ee damiirkoodu noolyahay ayaa umada hogaamin kara

  • @muhsinomar4510
    @muhsinomar4510 4 дні тому

    Umad aan taariikh lahayn waa umad aan jirin

  • @anfaalosman3572
    @anfaalosman3572 4 дні тому

    Wax badan baa laga faa iidi ninkan oo kale.soo badi dadkan oo kale. runtii waan ku daawadaa markaad dad macquul ah aad soo xusho.Halkaas ka sii wad.

  • @ShaakirAhmed-fo2rq
    @ShaakirAhmed-fo2rq 2 дні тому

    Please barnaamijyada call uyeela.

  • @AhmedAdheys
    @AhmedAdheys 4 дні тому

    Dr.saadiq halkeedad dhigtay

  • @bishaarabdi2281
    @bishaarabdi2281 4 дні тому

    Jihaad ku dhawaaqdee

  • @aidarousabdullahisuleyman5816
    @aidarousabdullahisuleyman5816 4 дні тому

    boqol kiiba boqol waaruntii Allaa yadawil cumrak

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 4 дні тому

    Abayaiiniyadii Qawmiyadaha dhaha!

  • @adenharedomar9310
    @adenharedomar9310 4 дні тому

    Dr saadiq wa mufakar ku dayashoo mudan runti

  • @dargo114
    @dargo114 4 дні тому +1

    Dr Saadiq waa runtiis lakiin maxaa qaldan oo DDS Etheopia uga xoroobi weysey.
    DDS ma Ogaadeen keliya miyaa kunool. ONLF halganka iney Somaalida DDS umidowda ayaa
    fiicneed.
    Etheopia maanta ayey dagantahay waa in aan umidownaa waana laga guuleysanaa ee qaladkii hore yaan dib loogu noqon.

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 2 дні тому

      Halgan iska daaye wali maad aragtey nin aan Ogadeen aheyn oo sidan itoobiya ugahadlaya. Xagey aadeen somalidii kale

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 4 дні тому

    Dr Saadiq aad baad u mahasantahay dadkan Jigjiga dagan marabaan in ay dadkan soo qulqulay iska celiya. Xaafada Axmed Gurey baarerka, ayga dadka tuugsan haya mamaleykartit Wax ay dowlada ay kaqabanayaan majirto waa in shacabka lakiciya.
    Nuur aad baad u mahad santahay !!!

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 4 дні тому

    Kaa xinka iyo xaasidku dilay waa muuse biixi iyo ina kaahin xitaa sanad guuradii SNM EE Axmed mire daadihanay may iman iyagoo Burco jooga, hadana Badii soomaliyeed waakuwaa gu soo hogaaminaya Cadawga muxaadiradu ku saabsantay!

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 4 дні тому

    Taariikhaa turigay taalaa:

  • @adandayib1659
    @adandayib1659 4 дні тому +1

    Aqoonyankan Wuxu isku darsaday Aqli iyo Anoon ✅ halka Qaarbadan Oo Aqoon Leh Lakin Aqliga Faaruqka ah Oo Doqon waxbartay ah ❌😁😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @thegunner971
    @thegunner971 4 дні тому

    Dadka shacabka aya damirkodi dhintay ninka halganka afxumeya waxay ahyd inay dhagax ku dilan.

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 4 дні тому

    Gumeysigu si qabiil eh bunola diriray hadan nahay ogaden wana aqbalnay ilahayow nasi hogan fican oo naga saro gumeysiga somalida kale waxba nagama galine ee aan anaga isxoreyno reer tolkeyow wayo reer galbed iyo xabashi anagey nala dagalameyn oo eey naqeybiyene

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 4 дні тому

    Ethiopia wax la yiraah majirto. Waa muslim iyo gaal somali iyo amxaar. .Adeerow jihaad mar 2aad waahoreba gobolada waqooyi way soo gaaleen Ahmad gury 2 jihaad 2 : Gaal ciidaa dilaysa somaali: oromka gaal ah waa dill.:

  • @saleebanmohammedmahamud4963
    @saleebanmohammedmahamud4963 3 дні тому

    Maasha allaah, dr saadiq, waa aqoonyahankii iigu maqluulsanaa Abid, intii fikir iyo ma,baadii nin soomaliya aan ka maqley , ninkaan ayuunbaan ku qancey oo aan ku mowqif ahey

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 4 дні тому

    Waagii axmad gury isaaqu dhulka hawiyuu u qahay Fuley no1.awdal stat somalia anaa naqaan oromka sida loo muslimiyo inta gaalka ah maanta. Jihaad 2 ahmad guray 2 soo soco siraaday sidaadoo kale lawaayee ahmad guray:222222²22

  • @kamalabdulk4765
    @kamalabdulk4765 4 дні тому

    Koley waa la dhimanayaa ee waxa injirta leh ee uraya hala iska celiyo nijaasta,kuwa ruufiyaa nada ahna hala dilo munaafaqiinta.

  • @Fays2010
    @Fays2010 4 дні тому

    1545 Harada Taana

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 4 дні тому

    WARBIXINTAAN WAA XAQIIQO OO OROMO AYAA WAXEY ISKU DAYEYSAA GUMEYSIGII AYADA SAARNAA INEY AYAD GUMEYSIGII ISKU BEDESHO HALKII WUU SOCDAAN ILAA GALBEED OO XORKA AH OROMO URTOOY

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 3 дні тому

    Soomaaliyee toosoowo.isku.tiirsadyer

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 дні тому

    Mansha alllah dr saadiq

  • @rnuura334
    @rnuura334 4 дні тому

    Ethiopia Dwn👎

  • @fatimahassanahmed8131
    @fatimahassanahmed8131 4 дні тому

    dadka saa wax yeelaya baa dad rabaano oo uyeeranayo

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 4 дні тому

    Reer baraawa aad arkayso waa caruurii burtiqiiska makaan jabinay. Burtiqiis xeebaha lagu laayay.Awdal iga fogeeya ayay tiri Caruurtaa cad cad. Hawiyaa qaatay.:

  • @AbdillahiArab-p6b
    @AbdillahiArab-p6b 4 дні тому

    Wuxu rabaa inuu inoo sharaxo somalidu siday isugu xidhan yihiin, hadana somali galbeed wuxu ugu yeedhaya ogaadenia. Somali aqoonyahonkooda qabyaalad ayaa indhaha ka riday

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 4 дні тому +1

      Ogadenia hadaad ka gubanayso isagu uma bixin haduu loogu ueedho dhib maleh iygaa maamula somali galbeed iyagaa majority ah .

    • @user-pi3me1wg1y
      @user-pi3me1wg1y 4 дні тому

      Ogadenia qarirad aya la dhaha wa dal ee qabiil maha teda kale ninkan hadi aad is ledahay wa ogaaden maha ader

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 4 дні тому

      @@user-pi3me1wg1y waxan ku leyahay dhulku waa ogadenia ama diid ama yeel ciilqabaw iygaa iska leh sonalida kale waa ka minority .

    • @user-pi3me1wg1y
      @user-pi3me1wg1y 4 дні тому

      @@cabdiwahaabnadaara7945 hhh ya kugu diday ader dhulka aad ogeden ledahay iyo dadka jogaba cida ay yihin iyo dadka udhinta mar walba wan ognahay ma garatay Anaga ah OG cidnana cuqdad uma qabnee ma jawabta ka khaldantay😂

    • @cabdiwahaabnadaara7945
      @cabdiwahaabnadaara7945 4 дні тому

      @@user-pi3me1wg1y waad khaldanthy ma adaa og ah baad cometigaa soo qori lahaa nasabadada hka been sheegin ader .

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 4 дні тому

    Aqoonyahan sare

  • @user-pt1nb9us8i
    @user-pt1nb9us8i 4 дні тому

    Ascwrwb❤❤❤❤

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l 4 дні тому

    Ahmad guray lama dilin taariikh ha qaldin. Tii allaa dishay;

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 4 дні тому

    Hhhhhhh darood ba dhalay somalida hhhhhhh

  • @HassanDjama-hp4ek
    @HassanDjama-hp4ek 4 дні тому +1

    Gumaysigu waa jiraan ethiopiana waa wax jira ee saadaal runa ha lagu dadaalo

    • @user-kx1ps4ib5x
      @user-kx1ps4ib5x 4 дні тому +1

      Majirto itoobiya somaliya ayey kamid tahay anagana qabsan dono markeey noqotaba

  • @HghhgjHgiuhg6
    @HghhgjHgiuhg6 4 дні тому

    DHUL MUSLIN HADDII GAAL SOO WEERO JIHAAD WAA FARLUL CEYN TAAS KUTUBADA AYA KU QORANTAHAY

  • @DeeqSheekh-yn2ch
    @DeeqSheekh-yn2ch 4 дні тому

    Nunka aad waraysan wax badan ayaa ka khaldan

    • @museaaby5949
      @museaaby5949 4 дні тому

      Bal wax nogaa sheeg waxaa qaldan, mise walal kagee Xabashega ahaa ayu duray

    • @user-pi3me1wg1y
      @user-pi3me1wg1y 4 дні тому

      Waban aragnaa ee maxa ka qaladan ma xabashadaa udaba dhaqdaa mise somali badan ahayn?!!!

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 2 дні тому

      Runtaa kudhibeysa miyaa.

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 4 дні тому

    Wad ku khasban tahay ethiopio yaa wax ka waydiina halka ka ooy waliiga

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 2 дні тому

      Axmaar baa tahay. Somalinimadaa ideeqda. Cuqdada waad ladhiman

    • @jamalibrahim2472
      @jamalibrahim2472 2 дні тому

      @@abdihakimmohamed3196 haaa amxarba ahay adna saw gumeeysi ku nool ma tahiid waliigii oyaaye hhhhh

  • @muhsinomar4510
    @muhsinomar4510 4 дні тому

    Khamrida, hahaha xun iyo qaylada kaniisada wa sadex arimood oo jijga ku sumadantahay

  • @user-em6ru4uc2h
    @user-em6ru4uc2h 4 дні тому +1

    Halganku wuxuu fadhiid u noqday reer baa doonaya inay adeegsadaan magacooda oo keliya.

    • @geeljire1658
      @geeljire1658 4 дні тому

      Reeraha kale maxaa ka reebay jihaadka? Haddii macaga itoobiya raali ayay ku yihiine maxay ku diideen magaca reerka soomaaliga ama maxay ila bixi waayeen maga ay rabaan?

    • @irshadnor4840
      @irshadnor4840 4 дні тому +2

      Reerkani so kuwan kadagaalamaya gelbeeka siti ilaa moyaale ee utaagan difaaca dadka iyo dalka miskiin magaca reerkina ku halgan wax uun kudarso halganka umada ugu yaraan dhibkaaga Masay’s.

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 4 дні тому

    Ma daarood oo Tigray jabarti ah ayaa hawiye iyo raxanweyn ?

    • @fankafarah701
      @fankafarah701 4 дні тому +2

      Maxaa kugu dhacay waa been daarood tigrey walaalo ma nihin doqon yahay anaga hadaan Ogaden nahay ama Absame walaaladay waa Hawiye iyo Raaxanweyn not Amxaaro Iyo waxa jecel

    • @Hurusocod
      @Hurusocod 4 дні тому

      Way fiicnaan lahayd, in tolkeey Ogaadeen ay sidaas aaminsan yihiin.
      In Tigree aan walao nahay, saa wixii dhib ahaa nagaumaba dhaceen, balse Ogaadeen waa Soomaali , soomaalinimo ku wayn tahay.
      Anagu ma nihin , Isaaq oo kale, oo hadba reer sheegta.
      Bal noo sheeg, Cid Ogaadeen ah, oo media ku jirta ,oo leh Tigree ayaa nala dhashay.

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 2 дні тому

      Kor uga bax

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 4 дні тому +1

    Jihaad waa dil , kibir aan cago taagnayn , colaad iyo xasad . Jihaad waa beenta kooxa sida Daacish , bin Laden , Isis , Buko-xaraam iyo A-Shabaab waana hubaal inay kulligood fashil ku dhammaanayaan وبالله التوفيق

    • @user-kx1ps4ib5x
      @user-kx1ps4ib5x 4 дні тому

      Wax walba oo jira haba xumadaane jihadka miyuusanbeheyn mid kamida diinta islamka qofwalba ooshegto cilmi haduusan aqoon mayelanaayo qof walba oo jihad shegto haduusan kii sharciga ahaa lagama aqbalaayo

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 4 дні тому

      @@user-kx1ps4ib5x Dil iyo kibir iyo colaad sinaba kuma wanaagsana . Cudur-daar iyo diin bay ku jirta waa maxay ?!!! Ma xumaan ayaa cudur-daar loo yeelikara ? Waxaasi waa khuraafaad beri hore bani-Admi samaysteen si ay xukun diktaatoori ah u samaystaan وبالله التوفيق

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 4 дні тому

      @@user-kx1ps4ib5x Diin Islaam iyo diin shiine midkastaba hadduu ku jiro jihaad waa colaad iyo dil waxaasina waa dembi la bannaysanayo iyo dullinimo , ugu dambayntana waxaasi waa fashilman oo sida shaqadii Ben Laden , tii Daacish iyo Isis , tii ina Godane iyo A-Shabaab iyo dhammaan kooxa argagaxisada

    • @amatuLah18-iu2ep
      @amatuLah18-iu2ep 4 дні тому +2

      Kanaxoo nafta waa, Jihaad waa xaqiiq diinteena waajibeysey.

    • @abdimohamedabdulahi2994
      @abdimohamedabdulahi2994 4 дні тому +2

      @abdigah5364 waxaad tahay munaafaq ilaahay naarta hakugu fogeeyo lacanadii ilaahay dushaada ha ahaato !!!

  • @user-lf3sr5ce8r
    @user-lf3sr5ce8r 4 дні тому

    War beenta dhafaa. Dr beenlow

  • @muhiyadinhasanmuhiyadin4858
    @muhiyadinhasanmuhiyadin4858 4 дні тому

    Scw

  • @AbdillahiArab-p6b
    @AbdillahiArab-p6b 4 дні тому +1

    Wuxu rabaa inuu inoo sharaxo somalidu siday isugu xidhan yihiin, hadana somali galbeed wuxu ugu yeedhaya ogaadenia. Somali aqoonyahonkooda qabyaalad ayaa indhaha ka riday

    • @kiinhusen
      @kiinhusen 4 дні тому +1

      Ninkan waa nin Qadiyada Soomaalinimada ku dheertahay, waa nin idin iyo maadiba yaqaana, qabyaaladna shaqo kuma leh ee cudur Ogaadeen baa ku haya. Magaca saxda ah ee loo yaqaani ama map ka ku qoran uun buu sheegay ee Ilaahay ku caafiyo

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 4 дні тому

    Ogaadeeenku markay iswaraysanayaaan waaa qosol somalida kale markay xoriyada raadinayeen adisbay uduuuleen oo yiraahdeen anagu Ethiopia ayaan nahay ee somalida dhulkeenii kusoo duushay dib nooga celiya waataariikh qoran