Salad Darbi "Anigoo Jecel ayay nin kale iga raacday heeskaanna aniga ayuu i quseeyaa" Qisada Jaceyl.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лис 2023
  • HUBAAL MEDIA GROUP

КОМЕНТАРІ • 86

  • @hassankulmiye9717
    @hassankulmiye9717 7 місяців тому +7

    Heesta Ceelbuur waxaa Loo sameeyay Maryan Ruun Maxed Jimcaale. Waxey aheyd gabar H/Eji Cayr ah laakiin Salaad waxaa ku guursaday G/sare Cali Cumar waxuu ahaa Murisade H/ Maxamed Taliyihii Warsheda Rasasta Mahadaay waxey u dhashay Wiil iyo Gabar kadibna markuu furay ayuu Salaad Derbi guursaday. Maryan Ruun AUN waxey ku dhimatay Sweden. Kadibna weykalatageen.

  • @hassanosman1800
    @hassanosman1800 7 місяців тому +4

    Maasha allah waa xusuustii waaya waayo wareysi wacan, wariye aqoon durugsan u leh fanka ayuu u muuqdaa ,wariyahan yar, salaad wuxuu ahaa tiirarkii waaberi.

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 7 місяців тому +9

    Salaad darbi wuxuu ka mid yahay fanaaniinta sida liveka u arkay, waa wada taariikh iyo wadaniyiin fanaaniintii hore 🎉❤❤❤

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 7 місяців тому +7

    Wow waa legend kii weybaa salaan ahaa dadkan fankoda dhageysto ayuu ka mid yahay

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 7 місяців тому +5

    Alla haku xafido Aabo, khayr badan iyo barwaqo Alla haku siiyo Aabo, Alla haku barakeeyo Aabo, farxad ku noolow for ever guulayso insha'alla

  • @naimajama2214
    @naimajama2214 7 місяців тому +2

    My fanaan salaad darbi heesihiisa Aad ayaa ujeclahay

  • @quumanh5413
    @quumanh5413 7 місяців тому +3

    Waxaa uga baxday Jaceelka Gabadhii Ceeyka Reer Ceelbuurkana Aheeyd ayuu jeclaaday wuuna jeclaa laakiin ninkalee karaacday oo ay guursatay hase ahaatee kama uusan quusan ayadoo laba caruura soo dhashay ayuu dib ula midoobay halkaas ayeeyna ilmo ugu dhashay Maasha Allah Abti Salaad ilaaheey haku dhoowro

  • @fadumoa1254
    @fadumoa1254 7 місяців тому +7

    Masr la socotaa heesaha ceelbuur iyo balad weyn gabdhaha loo qaaday in ay ahaayeen besha cayr madarkicis.❤❤❤❤❤ adigana noolow inta nololi jirto

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 7 місяців тому +1

      TRUE 💯WAABA WALAASHEEY SALAAD DARBI WAA DUMAASHIGEEY RUMAAD ALLAAH YAXFIDAK 🤲🏾🙏🏾✌🏾💖

    • @shushuabdikadir6706
      @shushuabdikadir6706 6 місяців тому +1

      Maryan ana aqana ceyr habar aji

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 7 місяців тому +5

    Taariikhda
    Fanka Waa muhiim
    AL Fanaan s m shardi
    Waa boqorka codka ee nool
    After m s tubeec
    Sida fanaaniin badani sheegaan
    ... waxaan aad u jeclahay
    Heesta ...tiraa
    .si kastood u nuugto
    Kuma naaxdid dheri. Nabsi uu dul yaalo..
    Cimri iyo caafimad Alle haku siiyo

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed9202 7 місяців тому

    Mashallah FANAAN SALAD DARBI WAA FANNAN WAYN OO SOOMALIYED OO QAALI KU AH SOOMALIDHA OO DAN.ALLAHA HA XAFIDHO

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 7 місяців тому +1

    Masha Allah nolow adeer salad derbi heesta curad waa heesta kali aan ka jaceylahay heesihi ❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 7 місяців тому

    Alaha unaxaristo aulad jacaildhalay udgonkad kagarata aba iguheesijiray❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 7 місяців тому +1

    Salaad derbi alla cimriga ha u raajiyo

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 Місяць тому

    Heesta naruuro Ayn jeclahay jeesaha salaad darbi

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 7 місяців тому +1

    Salaan qaaliya adiga iyo fannaan, Salaad Darbi.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 місяців тому +1

    Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️

  • @AncientPharaoh
    @AncientPharaoh 7 місяців тому +1

    Fannaan Qaran. Waa fannaan aan qabyaalad ka qeyb qaadan. Waa wadani 🇸🇴💙🤍 dhan ah. Mahadsanid. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 7 місяців тому +1

    Waa salad maxamed shardi

  • @Ahmednuur_Cismaan_Ciise
    @Ahmednuur_Cismaan_Ciise 7 місяців тому +1

    Ninkaan waxaa uu ku wanaagsanaan lahaa in cumar seerbiya wareysto si xog badan uga hadho

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 7 місяців тому +3

    Istaaq furalaah, heestaasa denbi ah. Kulaahaa , ceeb male yartaniyoo quraanka cadeeyey. سبحان الله

    • @hodomoh1225
      @hodomoh1225 7 місяців тому

      Macnaha quranku dumarku dhowrsadan ayu idhi amy sida udhowrsan tahy

    • @seedcumar5384
      @seedcumar5384 7 місяців тому

      Ula jeedadu sidaa ma aha sida qadafka looga dhawray gabdhaha muxsanaadka ah ayuu ula jeedaa 😂 waa wacdi 😂
      Ee waxaa khalad ah la cadaabi maayee 😂ma malaa,igbaa 😂astaqfirulaah 😂

  • @AdenMahamed-dd4xp
    @AdenMahamed-dd4xp 7 місяців тому

    Fannaan qaran guuleyso

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 7 місяців тому

    Mashalah salaadow hada kabax fanka wixi ka danbeeya

  • @Qaali12
    @Qaali12 7 місяців тому +1

    Ader aya ka qurxon in la’isticmalo ayay ila tahay markad qof wayn oo ixtiram mudan la hadlayso/ u yereyso. Aabe inta logu yeri laha. Waa ra’ayigayga oo kaliya

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 7 місяців тому +1

    Legend ❤❤❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 7 місяців тому +3

    Gabadhii heesta Beledweyne
    Loo qaaday Swiidan ayey ku nooshahay ❤

    • @ibtasamahmed7321
      @ibtasamahmed7321 7 місяців тому +2

      So hada habar meynoqon

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 7 місяців тому +1

      😂😂😂!! ISLAAN WEEYAAN!! GABADH MAAHA😂40 years kasoo wareegtay😂iyadana markaa 20 years jirtay😂!! 60 years 😂weeyaan😂

    • @dekosharaf6823
      @dekosharaf6823 7 місяців тому

      My waxaba kso wregaty 50sano wxy ahyd 73 melhs anfila

    • @mariammohamed6389
      @mariammohamed6389 7 місяців тому

      @@dekosharaf6823 waa Runtaa
      Laakiin 15 jir ayay ahayd
      Ardayad iskuul dhiganeysa

    • @ibtasamahmed7321
      @ibtasamahmed7321 7 місяців тому

      Hada gabarnimo weyka gudubtay wa ayeeyo 😅

  • @adanyurub7627
    @adanyurub7627 7 місяців тому

    Masha allah

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 7 місяців тому +2

    Allaha unaxariisto gabadha heesta loo qaaday

  • @JamalBoqorabdilaahi-jj3hi
    @JamalBoqorabdilaahi-jj3hi 7 місяців тому

    Xoriyo ayaa ku xigtay xuskii jacaylka

  • @AhmedAli-lh8bk
    @AhmedAli-lh8bk 7 місяців тому +2

    ninkani ma garanayo sida dadka loo waraysto waayo qofka wxaa maka hore laga reebaa taariikhda goortuu dhashay iyo heesahan iyo ruwaayadahan goortay ahaayeen

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 7 місяців тому +1

    Fananka salad sardi wuxu so noqday 1986 Marks showga ayaandhalad salad Mohamed sardi Wa runti San xasuus wanaagsanahay masha allah

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 місяців тому

      Magaca ha khaldin waa Darbi ee Sardi ma aha

  • @sahalade4245
    @sahalade4245 7 місяців тому +1

    ❤❤

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 7 місяців тому +1

    Hubaal tv waraysiyada haka dhigaan kuwa minutes kufilan lehna waayo waxa ugu badanaba een arkaa waraysigoodu waa daqiiqado koobana ka yar 20 daqiiqo markaa lagama bogan karayana qofka iyo fursadaba waa laga faa'idaystana .

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 7 місяців тому

    Mashallah

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 7 місяців тому +1

    Way dhimaday inslaan daas heesda loo qaaday alayaaraxma

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 7 місяців тому

    Salaad darbi salaan sare

  • @barliin01
    @barliin01 7 місяців тому +1

    War dadkiiba wada dhinteen😢

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 7 місяців тому

    Hubaal tv ma Minneapolis mn ayuu ku yaalaa

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 7 місяців тому +1

    Geedkaas ceelbuur kuyaalaha ladhaho waa hoos istaagey geed weyn oo harweyn leh oo abaar iyo aaranba cagaaran ayuu ahaa oo dadka isjecel tagaan

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 7 місяців тому +2

    1984 armey ahayd marka soo laabtey aniga kugu imid degmada showga ku dhigeysey

    • @omarw5124
      @omarw5124 7 місяців тому +2

      Bismillah aduun kaba ma jogin hadana odayban ahay e maxaa qaldan😮

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 7 місяців тому

      ​@@omarw5124dee Cidlaad ku gabowday iyo macno la,aan oo adigaa is sheegay raalina iga ahow sxp.

    • @zainabmahamad4876
      @zainabmahamad4876 7 місяців тому

      Waxu so laabtey 1986

    • @maryanmohamed611
      @maryanmohamed611 7 місяців тому +1

      Maya aniga waan is aragney degmada Xamar jajab ,waana sheekeysaney sababta usoo laabtey baana weydiiyey ,marka 1986 dugsiga sare waanka baxey dhameeyey lkse markaan weli ardey baan ahaa

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 7 місяців тому

      ​@@omarw5124😂😂😂😂

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 7 місяців тому +1

    NIMANKAAN meesha ay fadhiya an SHIMBIRO ayaa dadka hurdada ka kiciya. Meesha ay ka yimaadeena XABADO ayaa dadka HURDADA ka kiciya!

    • @mhassan9288
      @mhassan9288 7 місяців тому

      Shimbir waa noo joogtayee, xabadahee ka carareen..anigaba baalal haddaa lahaan lahaa...iska fahan

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad 7 місяців тому

    Fanaan culus

  • @aminayusuf3225
    @aminayusuf3225 7 місяців тому

    Fanaaniintii berisamaadkii aad loooga jeclaa

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 7 місяців тому

    Suaal? Cayr iyo Murursade yaa Fanaaniin badan ?

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 7 місяців тому +2

    waa fanan caana ninkan lakin sucuudiga waa lagu xiray waxbadan ayuu ku xiraa siyad barre aya so daayey ma sheegayo sucudigu dil ayu ku xukumay fanka waalaga nastaa kulahaa carabaha ayan jirey naagta wuu heeska u qaadayna wuu guursadey markii danbe iyadaa so raadsatey intey ninki iska so furtay

    • @maryanmohamed611
      @maryanmohamed611 7 місяців тому

      Aniga marka uu showga dhigayo waxaan u tegey in aan soo arko lugta iyo gacanta laga jarey leygu yiri ,marka waan wareystey wuuna i tusey in aan laga jarin oo siyaad bare uu soo daayey ,waxuuna ii sheegey in gabar uu dhaley darteed oo xanuunsaneyd uu u tegey sacuudiga si uu uso shaqeysto

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 7 місяців тому +1

    WAA MUUHIN IN FANANITU KA RUUNSHEEGAN TARIKHAHA IYO QISOOYINKA HEESAHA.
    SI JILKA HADA JOOGA U HELAN TARIIKH SAX AH.
    LKN INTOODA BADAN KAMA RUUN SHEEGAN SIDA DARADED AYA BEEN LOGA SHEEGA.

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 7 місяців тому

    Mashaa Allah 💯❤❤

  • @Amiin-dk6tu
    @Amiin-dk6tu 7 місяців тому

    Heesahiisa dhigimahayo tuutaha ka aqaana

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 7 місяців тому

    Balaayaa ifikusoo biirta

  • @ridwanbarreh9688
    @ridwanbarreh9688 7 місяців тому

    Gabadhu maxay dhahay adiga qudhaataan Hee!!!!!!!????

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 7 місяців тому

    Goormuu qur aanku cadeeyay ee uu yidhi noocaa lama cadaabayo allaah utobadken imika wakhtibaad haysataye cafallaahu cammaasalaf

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 7 місяців тому +1

      Subxaana Laah janada Allah ayaa iska leh naxariistiisa ayaa lagu galaa mana banaana in qof muslim aad tidhaa cadaab ayuu galayaa waxooga jahli ayaa qoraalkaaga ka muuqda ee diinta baro intay goorgoor tahay oo toobad keen

    • @malyuunaxmed7459
      @malyuunaxmed7459 7 місяців тому

      Qalad ayaad ufahantay hadalkaygii cidna cadaab kuma xukumin e Waxan kahadlay kalmada quraankaa Cadeeyoo jahlibaad igu xugmisay e armaad adigu qaafiliinta kamitahay hadalada deelqaaf ka ah warbixinta kujira horta dhuux mar kaa sooqor rayigaaga wabbillaahi tawfiiq

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 6 місяців тому

    Culees kuma dhaqaaqdo mana cararto
    Cagta socodka kuma dhererto ciide wey ciribsataa
    HEESTAAS GABADHA AAD U QAADAY GABAR CURYAAN AH MIYEY AHEYD ILEEN GABAR AN ORDI KARIN LUGTANA DHULKA SI FCN U DHIGI KARIN WA UN CURYAANE

  • @salaadmaxamedwardheere8166
    @salaadmaxamedwardheere8166 7 місяців тому

    ninyahaw wareysiyada aad qaado waa ka duwanyiin wareysiyada weriyaasha kale ay qaadaan adiga waxaad uga duwantahay in aad weydiso qofka alifa ereyda iyo qofka laxanka saray xataa cida musiga tuntay matka ma arkin weli weriye sidaas wax u wareysta marka waa arin aad dhertahay weriyaasha

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 7 місяців тому

    DUQAAN maxaad ka dawakhinaysaa😂!! MASAAJIDKA🕌hatago💕🌹🌹👍❤️❤️🌹🌹🌹halkaas Taebada hakusugo!!! Carsbkii baa baydhay😂!

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 7 місяців тому

      Wax wngsn ku hadal ama iska aamus, hadalkaaga waa digasho

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 7 місяців тому

      @@ismailalihasan9519 digasho maaha! Wuu gaboobey !! XILIGII uu ka sheejeyn jiray wey soo dhamaatay!! WAA INUU MASAAJIDKA🕌 dhexfadhiisto 💖🌹🎊(🎊KITAABKA QURAANKA) akhriso 💖💖♥️♥️TAWBADA (RABBI) weydiisto!!!

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 7 місяців тому +1

    👎 👎👎👎 😡😡😡KULAHAA #QURANKA CADEEYAY👎👎👎👎👎👎👎👎 #BILOWGA BARNAAMIJKA AYAAN DIIDAYBA

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 7 місяців тому +1

    ❤❤