ALXDULILAAH UGU DAMBEYN FADHIGA IYO SARIRTA SO DALBADI ILA DOQA SUMAYA AND RASHID 🥰🥰🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 86

  • @Sowda-nu5hv
    @Sowda-nu5hv 13 днів тому +3

    Isku dooq baanahay add bu qurux sariirta madowka ee dooratahay Yoyo Allah haa guu dabo guriiki aad faxadbadaan aad gu hejiin amiin

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 12 днів тому +1

    Fadhiga ugu horeya ila qurxan ee gareyga ah mashallh dokhagana waa qurux mcnto ❤ allahuma barik

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 13 днів тому +1

    Abaayo horta waxaa muhiim ah adi dookhaaga quruxeey ❤❤❤.
    Laakiinse dadku waxay sariirta cad ku jecel yihiin waxaa waaye, kafeega iyo madoowgu boorka buu soo jiitaa oo waa dhib, Somaliyana boorkaa ku badan.
    Ugu dambayn illaahay ha idin barakeeyo awlaad khayr qabta oo baariyiinana ha ifin siiyo, Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam ❤❤❤.
    Balanteenuna waa adigoo qalanjo iska dhiga maadaama aad gabar yar oo qurux badan oo tahay yacnii si aad ugu sii qurxoonaatid❤❤❤.

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 13 днів тому +3

    Sumayo fadhiga cadaanka ah qaado iyo Sariirta dahabiga ah

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p 13 днів тому +2

    Maah allah doqad

  • @asli1035
    @asli1035 13 днів тому +1

    Allah ha idinka farxiyo ubadkhayr qaba ha idin siiyo

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p 13 днів тому

    Mash allah

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 13 днів тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @GaryGlue-oq5od
    @GaryGlue-oq5od 12 днів тому

    Doog fiican Masha Allah ❤❤❤

  • @munahtheniqabi
    @munahtheniqabi 11 днів тому

    Maa shaa Allah dooq fican waye. Advice keyga waxawaye markaa gadaneyso sharxaad iyo roog wax dalalayo oo shining ah haqadanin.

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c 13 днів тому

    Masha Allah ilahay ha kuu barakayo dooqa waa fiican.

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 13 днів тому

    MashaAllaah laab dhigow dhibkiisa ana kula daremayo doqa dhan aya ka werayo ilahey haku fidudeyo abayo ilahey oolaad baari hakugu irsaaqo amiin yarabi jiifkad qadatay qurux waye fadhigan grey ga qaado❤❤❤

  • @MaidoAbdilkadir
    @MaidoAbdilkadir 12 днів тому

    Doqad wa masha allah abayo mcn ❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 13 днів тому +1

    Masha Allah qurux waye ❤❤🎉🎉

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 13 днів тому

    Maasha. Alaah. Waaye. Sariirta. FADHIGA. Qaado

  • @SalmaSalat-dd8dq
    @SalmaSalat-dd8dq 13 днів тому

    Masha Allah 🎉🎉🎉

  • @hamzehabane8293
    @hamzehabane8293 13 днів тому

    Mash allh❤

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 12 днів тому

    Masha allh waqurux labaduba

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 13 днів тому

    Maasha. Alash

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 13 днів тому

    Masha Allaah doqaga wufican yahay Adiga kaqadatay banqadanlaha kuraasta Cadaank haqadan nooca kale qaada Abayamacan 👍😍😍🧕🙋🌹🌹💖💖💝💝🥇

  • @MunoAhmed-gx4uo
    @MunoAhmed-gx4uo 12 днів тому

    Cadanka qaado abyo 😍

  • @halimaabubakar2106
    @halimaabubakar2106 13 днів тому

    Mashallah so beautiful

  • @aminasalad3786
    @aminasalad3786 13 днів тому

    Masha allh iskudoqa nahay fadhiga garage cadan haqadan

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo 13 днів тому

    Masha allha abayo mcn ❤

  • @raxamoabdi6372
    @raxamoabdi6372 12 днів тому

    Abayo wax fıcn ayad so dhigta lkn xooga camerad ayaa yar xun inshallah camero tan ka ficn iibso hadad aboodıda

    • @nasriinmoha1384
      @nasriinmoha1384 12 днів тому

      Anaa hda uso qori raby camerada ayada io alaabtadaba bahdiloyso runtii😢

  • @DumarBilla
    @DumarBilla 13 днів тому +1

    Mash alh tabaraklh alh ku barakyo byo awlad bdn o bari ahna hku siyo Insh alh doqada qurx wyo

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p 13 днів тому

    Allah nisiiyo ubada baari ah

  • @saaraHaji-ic5ok
    @saaraHaji-ic5ok 13 днів тому

    Ilaahey Awlaad qeer qabo haku siiyo abaayo 😊😊😊

  • @Geel12364
    @Geel12364 13 днів тому

    Masha Allah:❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln 13 днів тому

    Mashaa allh abyo ❤❤

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 13 днів тому

    Maashaa allaah tabaaraka allaah abaayo alaabta jifka wey qurxontahay fadhigane cadanka maficno mitka kale qaado miska qadadane waqor xonyahay allaah haidin xafido awlaad baariah allaah haidinku ar zaaqo aamiin yaarabi❤❤❤❤❤❤

  • @Ayan-zi1bg
    @Ayan-zi1bg 13 днів тому

    Maashallah

  • @ilhaanilhaan9165
    @ilhaanilhaan9165 12 днів тому

    Aamiin yaarabi caruur baari ah allaha ku siiyo abayo❤

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 12 днів тому

    Masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 12 днів тому

    Fadhi cad uf waaye maasha allh waaye kn kle qaado

  • @qisoiyowaano
    @qisoiyowaano 13 днів тому

    Mnsha Allah dookhaga wa qurux

  • @suhanabea124
    @suhanabea124 12 днів тому

    Carur bariya allah kusiiyo abayo

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 12 днів тому

    Mashallh allha kusiyo carurt amiin ❤

  • @AmaalAxmed-dr8nq
    @AmaalAxmed-dr8nq 11 днів тому

    Sarirta wda cad ama cdeyska iyo fdhiga cad

  • @user-bg9np4ry8g
    @user-bg9np4ry8g 12 днів тому

    Abayo halka jogta❤

  • @SamiraAli-pf8tj
    @SamiraAli-pf8tj 13 днів тому +1

    Abyo wxa kahesho lee qaadoh ❤

  • @minanoor229
    @minanoor229 13 днів тому

    Masha alaah sarirta iyo fadhiba wey fiican yihin abaayo cadka ha qadan qaali ❤❤❤❤doqada waa doqeyga wlhi sumaya❤❤ gadud ha qadan sumayo qado kale raadso abaayo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 13 днів тому

    AAMIIN ❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 12 днів тому

    Doq fican walhi 🎉

  • @nuuroabdi5129
    @nuuroabdi5129 12 днів тому +1

    ok

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s 12 днів тому

    Abaayo dookhaaga muhiim ah,hadhow markaa fiirisid inaa nagu xanaqdaa ka baqeenaa oo nagu walacdid mayeey maku jirno waxkastaa dooratid qurux wye😂

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p 13 днів тому +1

    Allah nisiiyo ubada baari cades qado cadan maficano

  • @Hiwooy
    @Hiwooy 13 днів тому

    Cadka waado 🎉❤

  • @juweriaaweis7420
    @juweriaaweis7420 12 днів тому

    ❤❤❤❤

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 13 днів тому +1

    Asc sister dooqaga ma xumo hadaa dhalaal jecleyn wa ok Kira’s cadaan lee ha isku qaadan qasaaro waaye wa wasaqooba si dhaqso.mida kale sariirtada madow Kuraas madow aa qurux eh

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 13 днів тому

    Alaabta boqor tooyada jiifka madaxa dheer ayaan rabna kalarka caadka so nice aad ayu urxan yahay kalarka dhimalaha meesha alabadan weey tala balse? ❤❤❤
    kuwan sawirka an aragno mafecna noo reertabaredka ah nagada

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 13 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @waliyoguhaad3721
    @waliyoguhaad3721 12 днів тому

    🤲🤲🤲🤲❤❤❤

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 12 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 13 днів тому

    Dooqaada raac .maya qof kale ha raacin

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr 13 днів тому +1

    Mida madaxa greyga ama sibiriga ila qurxon saririta

  • @vampthevamplii
    @vampthevamplii 9 днів тому

    QURUXEEY SARIIRTAA TIRI WAA JECLADEY WAA YARTAHAY DUKAANKI HORAA SARIIRO WAAWENAA DUKANKAN SARIIRIHIHI WAA YARYARYIHIN SARIIR WEEN FIICAN NAFIS LEH DUQAGA MAXUMO LAKIIN 2QOF SARIIRTAS WAA KUYARTAHAY

  • @umumuaad3206
    @umumuaad3206 13 днів тому

    Fadhi cadaan haqaadan

  • @Zia-Apdy
    @Zia-Apdy 12 днів тому

    sariirta mooca kafeyga qaado qurux waye madowda iska da

  • @user-lz3dd2rd8j
    @user-lz3dd2rd8j 13 днів тому

    Jifka dooratay qado

  • @MaryanSharif-xh9ci
    @MaryanSharif-xh9ci 12 днів тому

    Cadanka qado

  • @deeqa8962
    @deeqa8962 13 днів тому

    Dooqaga qaado kaas aa fiican

  • @LayloOmar-y4n
    @LayloOmar-y4n 13 днів тому

    Mashallh abyo ilahey owlad kufaraxdid allh ku siiyo

  • @QaaliAbdi-q6n
    @QaaliAbdi-q6n 10 днів тому

    Somaliya miyaa meeshaan?

  • @Zia-Apdy
    @Zia-Apdy 12 днів тому

    fadhiga cadka iyo madowga isku darso sidasa qurxoon baayo

  • @SaafiXersi
    @SaafiXersi 13 днів тому

    Madowka fican qado abayo

  • @fatimafarahmohamud
    @fatimafarahmohamud 13 днів тому

    Afarta kursi waxa ka helee surad iyo carwada darayle u dhow

  • @XafsoAbdirashiid-sf5lu
    @XafsoAbdirashiid-sf5lu 13 днів тому

    Isko darso lawadod qurux wyaay wlhi

  • @user-gh6mw2ib1g
    @user-gh6mw2ib1g 13 днів тому

    ❤❤❤❤❤Asc

  • @ayaanhassan3361
    @ayaanhassan3361 13 днів тому

    Jiifka kan madowga qaado

  • @HukunGulleed-ie4th
    @HukunGulleed-ie4th 13 днів тому

    Kuraasta girayga qaado

  • @UmuRayan-
    @UmuRayan- 13 днів тому

    Ma fiicno brown ka maxa u qadan weysay

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr 13 днів тому +1

    Abyo alaab tawaleed yar qaado armaajada weynee wax wada Waaweyn marax ila tahay

  • @maryanaa5515
    @maryanaa5515 13 днів тому

    Ceeb waye ina dumashi iskabuulo la lisla dego

  • @XafsoAbdirashiid-sf5lu
    @XafsoAbdirashiid-sf5lu 13 днів тому

    Kan cadeska kqaado kaa durtay kan kuxiga

  • @aaminocabdiraxmaan8376
    @aaminocabdiraxmaan8376 13 днів тому

    Are you living in Pakistan?

  • @sacdiyafarah6056
    @sacdiyafarah6056 12 днів тому

    Fadhiga qaxwaha qurux badan

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p 13 днів тому

    Maah allah doqad

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p 13 днів тому

    Maah allah doqad