Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Geesigii aan codkiina iyo keyga ugu hiiliney oo arrintiisa meel sare ay gaartay|Furahaayihii Xabsiga

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 сер 2024
  • Geesigii aan codkiina iyo keyga ugu hiiliney oo arrintiisa meel sare ay gaartay| Furahaayihii la ilaawsanaa sheekadiisa oo hadda Taliye Shub uu la ilmeeyey.

КОМЕНТАРІ • 252

  • @user-vt8ni6pc3e
    @user-vt8ni6pc3e Місяць тому +31

    Geesi qaran kabaxay ciidanka alle hawu naxaristo 🤲🤲🤲

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому +1

      ALLAAHU AKBAR
      NINKA UHIILIYAY CIIDIISA IYO CALANKIISA KU HAGOOGTAY HALAAGII DHICI LAHAA 😢😢😢😢

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Місяць тому +6

    Taliye shube allow ku daa Madaxweyne ayaa istaahisha allow u naxariiso wiilkaas ☝🏻☝🏻🤲🤲aamiin

  • @maxamedcabdullahi-jf1kw
    @maxamedcabdullahi-jf1kw Місяць тому +4

    Allah janada ha siiyo aamin

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 Місяць тому +3

    Walhi talaliye shoba waa geesi qarana kuadayasha muadana ee dhianaca kale maraxunaka Ilaahay hau naxariisto taraiiqada ayaa xusidonata ☝️☝️☝️💯💯💯💯💯

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Місяць тому +20

    Allah unaxariisto geesigaas sharfta kudhintay dhamaan Samir iyo Iimaan Allah kasiiyo
    Eheladii sii iyo umada Soomaaliyeed oodhan Aamiin
    Aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥲🥲🥲🥲

    • @superfun1819
      @superfun1819 Місяць тому +2

      Aaynu reerkiisa Guri udhiisno ugaadno 100.000 Dollar

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann Місяць тому

      WAA XAQIIQ WAA AHLU JANO. ILAAHEY JANADA HA KU ABAAL MARIYO

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Місяць тому

      Sax laakiin madaynayaan cadowgii uu udiiday inay fakadaan halooga dhiso meel aan xamar ahayn xamar meel ma aha alle hau naxariisto aaaamiiiiin​@@superfun1819

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B Місяць тому

      Aamiin yaa allaah

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126 Місяць тому +13

    Talye shubka waa nin xeerka raga wax kayaqaana ❤

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Місяць тому +4

    Sarkali shube waa cidanki hore wamuwadin ❤

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Місяць тому +8

    Wuxuu ahaa askari shaqadiisa Daacad u ah, janaatul firdows Alle swt ha geeyo, 🇸🇴💪✊

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Місяць тому +5

    Xaq Taliye Shube guul ❤❤❤❤maasha allah

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 Місяць тому +4

    Allah ha u naxariisto Wiilka geesiga ah iyo intii ku dhimatey oo dhan Meesgaas.

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 Місяць тому +2

    Allaha unaxariisto janadiusana ha geeyo

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v Місяць тому +3

    Ilaahay ha u naxariisato Geesi qaran oo naga baxay wuu mudanayahay maamuus wanaagasan ,Taliye shub mida kale ha la xanaaneyo cidii uu ka tagay

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 Місяць тому +1

    Maashaa Allaah waa runtiis waa nin abaal yaqaan la mid ma ahan kuwan dawlada hogaanka uhaayo oo mooryaanta . Anagaa lagac bixineyno iyo inaan u sameyno wixii lagu xasuusan lahaa iyo caruurtiisa waxay biilan lahaayeen . Ninkaan taliye shub ayaay aheyd in madaxweyne somaliyeed in laga dhigo tuugna ma ahan waana geesi waana wadani.
    Ilaahey ha ku xafido . NOOLOOW Taliye shuboow . Hadalkaada tuugada way dhibsanaayaan kuwa ayaa faruuraha qaniinaayo
    Wallaahu Aclam

  • @fartuunabdulahi3207
    @fartuunabdulahi3207 Місяць тому +3

    Maasha alaah soomalinimo ayaa ku wayn Ee haloo duceeyo

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Місяць тому +2

    Maasha allaah walaalkey ina Adeerkey geesi Nimadiisa ayuu ku baxay alle ha u naxariisto

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 Місяць тому +2

    Sax wuu istaahilaa Taalo Allah unaxariisto

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Місяць тому +2

    Ilaahay subxaanahu watacaalaa ha ugu bishaareeyo janatul fardowsa Aclaa ❤❤❤

  • @fataha1
    @fataha1 Місяць тому +3

    Taleye Aan Caadi Aheyn Waaye
    Oo Dad kii Hore oo sharci Yaqaan ah waaye oo haddana aan Baqin oo Geesi ah❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Місяць тому +9

    Mashaa allaah askarigas allha unxristo taalo iyo kabadan wuu mudanyht aallhu akbar carurtisana hala ogado iyo dadku kadhintay

    • @IsmailMohammed-v5w
      @IsmailMohammed-v5w Місяць тому

      Sanam Bari Eee Bari Cabudaan Calmaniyiinta Sanamta Cabydayo Baa Loooo Dhisayaa War Somaley Dhawaqiiida Garguurte Hugaminayo Hala Dumiyo Ayaga Iyo Asamtooda Eee Cabhdayan

  • @mohamedabdullahi6754
    @mohamedabdullahi6754 Місяць тому +3

    Munasar arrimahaanoo kale aad ayaad ugu mahadsantahay.

  • @ubahabdi2279
    @ubahabdi2279 Місяць тому +8

    WALEE WAAGEESI ALLAHA UNAXARIISTO ALOOW UNAXARIISTO MAASHAA ALLAAH

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 Місяць тому +2

    MashaAllah, runtii in taalo loo dhiso iyo kabadan ayuu istaahilaa. Allah ha u naxariisto, Rabi naxariistii Jano Allah halka waraabiyo qabrigana Allah ha u waasiciyo.

  • @NunowAbdirizak-tg5cs
    @NunowAbdirizak-tg5cs Місяць тому +2

    masha.allah.ilaahey.janada.hageliyo.amiin

  • @AswanAswaneossob
    @AswanAswaneossob Місяць тому +3

    Wale wa gesi Somali oo dhanba ka baxay Allahu rahma . Talo xasus in lo dhiso wa mutaystay . Gracio❤.ku dayasho managsan Somaliday .🎉🎉 guuul🎉🎉 iyo🎉🎉 gobanoo ❤❤❤...

  • @InnocentCardGame-wj8dk
    @InnocentCardGame-wj8dk Місяць тому +3

    Masha allah geesi ayuu ahea munasar adiguba geesi ayaa tahay codkiisa aan lacabsanin masha allah

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf Місяць тому +7

    Wariye munasar wad mahadsan tahay wadani

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr Місяць тому +4

    Mushaarkiisana caruurtiisa haloo joogteeyo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Місяць тому +3

    Taliye Shub waa taliye wax Tar Ah Waa Inuu Taagera Geesigii furaha tuuray oo Maxaabiista ku fakan leheed dhamaan maxaabistii dilka toogashada ku xukunaa Guul Geesigaa Allaha Unaxariisto

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Місяць тому +13

    thank you so much wariye
    Sharfle dadkiisa jecel munasar Allah kuxifdiyo Aduun iyo Ashkiro Adookale Allah noobadiyo Walaalkiisa 🤙🤙🇸🇴❤️

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 Місяць тому +2

    Maanshaa,Alaah Geesi Geesi Dhalay Saasaa larabaa in Dalka iyo Qarankaba Loobadbaadiyo

  • @naimomohamed61
    @naimomohamed61 Місяць тому +6

    Allah unaxariisto abtigryga qabariga allah waa siciyo

  • @xalaawiali
    @xalaawiali Місяць тому +4

    Wa gesi kudayasha mudan Allah haunaxaristo in sha Allah

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 Місяць тому +6

    Allaha u naxariisto aamiin 😢

    • @Bayula-uj7ur
      @Bayula-uj7ur Місяць тому

      Askarta ku dhimatay magacoda mala yaqana

  • @hawomohamedmohamud800
    @hawomohamedmohamud800 Місяць тому +2

    Allaha unaxaristo

  • @user-hh8ji9ph2n
    @user-hh8ji9ph2n Місяць тому +2

    Allaha u naxariisto waa geesi og waxa loo idmaday , waa qof qadarta yaqaanay, haddana aan ku dhimanin dayoosnimo , laba gooraba waxay u dili lahaayeen wa na aqoonsanaa iyo waa ciidan iyo iwm.

  • @ahmedabubakar4174
    @ahmedabubakar4174 Місяць тому +2

    Wariye adaa marxuumkaasi in la xuso sabab u ahaa Alle hakaa ajar siiyo wariye wadani daacad ah Baad tahay.qaar baa qaran dumis ah oo qabyaada uun ka shaqeeya

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI Місяць тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ yes guuleesta

  • @user-ok3ww4dy1r
    @user-ok3ww4dy1r Місяць тому +2

    Masha aallaha
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    ❤Gesi. ❤Yaliyah.❤shub❤❤

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI Місяць тому +2

    Munasarow jazaakalaahu khayraaa ❤❤❤❤❤guuleeso

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Місяць тому

    Mashallah ❤❤❤😢 halyey qaran asking furaha hayey hadow dibi lahay furaha damantot wa faka lahayen ilahey haunaxaristo askarigan wadaniga ah halyey qaran taliyo shube wa geesi qaran wan mahasanyahay inow mamusay wa muhim in halyeyad qaranka naftoda u huray lamamuso hambalyo habalyo Somalia 🇸🇴 guul iyo gomanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Love Somalia 🇸🇴 ❤️ naftis huraha marxum fure hayo

  • @M_Amiin571
    @M_Amiin571 Місяць тому +7

    Shubka waan wadanaa wax daacada isagaa ka hadhay❤🎉

  • @sumeyyamukhtar6446
    @sumeyyamukhtar6446 Місяць тому +2

    Saxiix Allaha Allaha naxariisto

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Місяць тому +2

    Geesigaas ilaahey ha u naxariisto. Ilmo iyo waalidkiis haloo ogaado

  • @xaaweeyxamuud9815
    @xaaweeyxamuud9815 Місяць тому

    Masha allah waa geesi alla ha u naxariisto dalkiisa ayoow u dhintay janatul fardoowso alla hqka waraabiyo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому +3

    GEESIGI NAFTIISA U HURAY QARANKIISA, ALLAHA U NAXARIISTO, WAA MUJAAHID MUDAN IN TAALLO SHARAF LEH , MAGACIISA KU QORAN , LOO DHISO.

  • @user-hh8ji9ph2n
    @user-hh8ji9ph2n Місяць тому +2

    Laakiin taaladaas ha noqoto mid looga duceeyo oo dambi dhaaf loo weydiiyo allaah. Laakiin ineysan noqon meel lagu gaardiyo oo turumbo iyo gurbaan loogu tumo. Ha lagu xusuusto mar walba oo lahayn waqti gaartay ah. Diintana ha la waafajiyo. Waxa dhacaayo ee dulmiga ah waxaa ka dhalan doono halaag, haddaan wax laga qaban dhaqso .

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Місяць тому +2

    Allaahu Akbar Takbiir ❤❤❤

  • @CabdikhadarIsmaaciil-e4u
    @CabdikhadarIsmaaciil-e4u Місяць тому +2

    Tanks taliye mahad cabdiraxman Adan ❤❤❤

  • @elmih80
    @elmih80 Місяць тому +1

    Ascww Allah ha u naxariisto askariga reerkiisa wax ha loo qabto

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 Місяць тому +5

    ILLAAHOOW u naxariiso

  • @Mohamedcabdikariin-o7v
    @Mohamedcabdikariin-o7v Місяць тому +2

    Illaahay ha unaxariisto ❤❤❤❤

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi Місяць тому +2

    Allah unaxaristo aamiin

  • @saynabahmed2135
    @saynabahmed2135 Місяць тому +5

    Allhah unaxristo aamiin

  • @asadkaskeyboy
    @asadkaskeyboy Місяць тому +7

    Marwaliba cadalada ha sareyso taliye shuub nolow

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому +7

    Alaha u naxariisto
    Wiilka shaqadii loo igmaday Ka run sheegay ee naftiisa u huray.
    Tuuga iyo wadaniga wa in la Kala saaro

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 Місяць тому +1

    Masha allah
    Munasar aad ayaad ugu mahadsan tahay dadaalkaaga
    Thanks once more and again

  • @shahad2629
    @shahad2629 Місяць тому +6

    taliye shub waa wadanaa maasha alaah

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Місяць тому +3

    Allah yarxamahum dhamaantood

  • @omarjubba
    @omarjubba Місяць тому +2

    THANK YOU MUNASAR . ADIGA AYAA KA DAMBEEYEY GEESIGA IN LOO HIILIYO . WITH OUT YOU IT WOULD NOT HAPPEN

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Місяць тому +1

    Askariga allaha unaxariisto amin

  • @omarjubba
    @omarjubba Місяць тому +1

    WA GEESI NAGA BAXAY ILAAHAY HA U NAXARIISTO

  • @AsedDhere
    @AsedDhere Місяць тому +2

    Ilaahay haa unaxaristo

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Місяць тому +2

    Maashallaah munasar mahadsanid

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому +2

    TALIYE MAHAD SHUB, GEESI GEESI DHALAY , CIIDANKIISANA DAACAD U AH AYA TAHAY, GUULEYSO.

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Місяць тому +2

    3wweeeesiiiiiiiiii allaahu agbar

  • @KINGSO880
    @KINGSO880 Місяць тому +1

    Ilahey u naxariiso geeysiga qaranka

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz Місяць тому +1

    Wadankiiss idhintay maashaalaaah

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l Місяць тому +3

    Taalo wax u tari maysee u duceeya oo ilmihiisa wax u qabta oo kafaala qaada, dhagax meel laga dhiso waxba ma taro ilmihiisa haloo tacsiyeeyo.

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v Місяць тому +1

    Hah hah hah . Haungibin daacadey haguleyo geesigi
    💪👍💪👍💪👍💪👍💪👍💪

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 Місяць тому +3

    MashAllah Allaha uu naxariista Askariga

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 28 днів тому

    Allhu naxariisto qabrigiisaneh waasac allaha ugadhigo amiin yaarabi

  • @SaynabAxmed-q6o
    @SaynabAxmed-q6o Місяць тому +1

    M a guuul allaha unaxriisto

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Місяць тому +2

    Wayqorneed inuu furaha bixiyeey aheed ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay oo dhan

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Місяць тому +1

    Waa geesi wadani ah marxuunka

  • @Hanadhonest-wt7po
    @Hanadhonest-wt7po Місяць тому +1

    Taalada waa dhaqan.gaaled wu dhinty allah u naxaristo in la dhaho weye

  • @user-do5wi4ki8c
    @user-do5wi4ki8c Місяць тому +1

    gesi ayuu ahaa ala ha u naxaristo😢

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 Місяць тому +2

    Maasha alaah ilaahey ha u naxa riiisto 😢😢😢😢

  • @Xirsishow
    @Xirsishow Місяць тому +1

    munasar alle ha ku bara keeeyo

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x Місяць тому +1

    WAA NIN GEESI AH NINKAAS

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p Місяць тому +3

    Allow u naxariso maskiinka 😢😢😢 mahat sanid sxb munasarow hori usoco sxb shaqo fican aya hesa sxb

  • @xalaawiali
    @xalaawiali Місяць тому +1

    Waa genesis kudayasha leh Alle ha unaxariisto

  • @BilalhassanQobey
    @BilalhassanQobey Місяць тому +1

    Shaqo wacan waana ku mahadsantahay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Місяць тому

    Masha Allah taliye shub ushega xerada xalane inay ahayid meel logu magac daray geesi soomaaliyed oo 1977 kadagalabay furinta kadibna markii soomaaliya cadogu kugobten ee ciidankenii laso jebiyey xalane wuxuu gacanta kuhayey calanka soomaaliyed ee buluuga ah wuxuuna diidey in calankii cadowga uu gacanta ugalo uu ku dagalamay wuuna soo badbadiyey calankii cawale bahdilna waa udiidey waana ugeriyoday. Mantana xeradii gesiga wadaniga xalane logu magac daray oo xususta ahayid wuxuu xasan sheekh kagatay cadowga mantana waa meesha soomaali laga dhibateyo shuboow xalane kakici cadowga.

  • @superfun1819
    @superfun1819 Місяць тому +6

    Reerkiisa ayaynu Guri ugadno 😢😢😢😢

    • @MrDilaye-bc6wd
      @MrDilaye-bc6wd Місяць тому

      Hadu furaha siin laha maxbiista oo dhan oo baxsanlahayd hadi uu turay somali badan uu badbadiyay hadana wuu qabtay

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 Місяць тому +2

    Mahadsanid walal for your information

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Місяць тому +1

    Gesiga shahiday illahay ha u naxasisto talo. Wu istahila

  • @maslah345
    @maslah345 Місяць тому

    TALI SHUB WADANI AAN GAMBAN ALLAHA XAFIDO

  • @user-ou2gw2mm7f
    @user-ou2gw2mm7f Місяць тому +6

    Mahadsanid munasarow shaqada umada uheyso hajoojin

  • @mohamedfarah1281
    @mohamedfarah1281 Місяць тому +1

    Alle ha u naxariisto Wiilkaas inuu dhinto Masuuliyadiisa waxaa qaadaya Taliye Shub Waa markii 2aad ee hub lala galo Odaygana majaajilo ayuu hayaa Isla xisaabtan dalkani maleh

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 Місяць тому +2

    Taalo u dhisid marxuumkas
    kaagama baahna-ee Caruurtisa iyo waalidkisa u dhisan guri, iyo nolol wanagsan , koley hadduu ahan
    lahaa nin wacaysle ah,gaar
    ahaan (macalin-dhiblaawe waa
    labuun-buunin lahaa,xitta Xasan Sheekh Aya kahadli la
    haa(koley aniga dawlad qaryada canshuurta imadhinteen e AUN.

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k Місяць тому +2

    Feeling😢😢😢 allaha u naxariisto wllken🤲🤲🤲

  • @kaamilcadesamanjecel6991
    @kaamilcadesamanjecel6991 Місяць тому +1

    Manshalah munasar❤

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Місяць тому +3

    Ala yaa arxamu raaximiin 🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @anfacbeerlula
    @anfacbeerlula Місяць тому

    Wlhi Munasaroow Shaqa Fiicanaa HaaYsaa Wllkei Allaha Ku Xafido Halkaa Kasii Wad I.a Anagana Garapkaagaa NahaYe🫡🫡

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s Місяць тому +1

    Asc somaliweyn meelkasto aad joogtaan inti dhubatay alaha unaxaristo Taliye shubka ra,yi ahaanteyda dacadbu uyahay wadanka ee madaxda asaga kasaraneyso kucadadiso oo wax badan usaxilaha usan usixikarin

  • @maslah345
    @maslah345 Місяць тому

    ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY WUXUU AHAA GEESI WADANI AH DOWLADU WAXAA WAAJIB KU AH IN AY CARUURTIISII IYO WALIDKISII AY GACAN UYEELATO OO AY SI WANAAGSANI U OGATAA

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Місяць тому +1

    Doqon Naftiisa halasgey muxuu u
    Dhintay meeshu waa wada Alshabab
    Hooyada qalabiga Allah haw qaboojiyo

  • @user-pw4vg5ci1u
    @user-pw4vg5ci1u Місяць тому +1

    Mashalaah thank you 😊😊😊😊😊

  • @user-eq5xt1vd6d
    @user-eq5xt1vd6d Місяць тому

    Alaha unaxariato

  • @MaslahBarkhadle
    @MaslahBarkhadle Місяць тому

    Horaa loo ogaa sxb cirka ha isgeynin bro