Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

UGU DAMBEYN GURIGA SIDA AAN OO HAGAJIYY SUMAYA &RASHID FAMILLY 🥰🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 48

  • @AsmaNur-j5e
    @AsmaNur-j5e Місяць тому +14

    Wll is astur cowradad aad bay u muuqata dirac baati aad wadati wax kuma qarinayo intas kun dad ku fiirsana qof ku jecel wax ku shego adigo xuman ii arkeyn mahadsanid

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 Місяць тому +3

    Mnsha allah noloshaada allah hakuu barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShamsoIbarahim-z4u
    @ShamsoIbarahim-z4u Місяць тому +1

    M.a abyo sumayo suusu😍😘keeping faraxd ku nolaada ❤❤adiga io xajigaga 🙏

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw Місяць тому +1

    Masha Allah sumaya aniga wan mariyaa wuu fududyahay hadad barato

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +2

    Masha Allah guriga waa qurux badan ❤❤❤

  • @fardowsomahamud-pt9mq
    @fardowsomahamud-pt9mq Місяць тому +2

    Sumayo guriga quruxdiisa hadad sosartay ranjiga cadanka iyo kiriimka aaguryaha qurxiyaan wadamada qurbaha dhan labada kalar ba marsan guryaha somaliya bulug iyo cagar iyo bink marsadan

  • @Arsenalgoated
    @Arsenalgoated Місяць тому +1

    Maasha alaah haduu qurux ku soo baxay. Si fiican aad u marisay kabadan aad qaban kartaa ee camerada aa ka xishooneysay maahane hadaadan wax duubi laheyn dhexdaa xiran laheyd maahoo 🤣🤣🤣🤣🤣 gacmahaada Ilaah kuu barakeeyo

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 Місяць тому +2

    Masha allah qaali rayi walaltinimo ah sariirta madow iska dhaaf wayo busta aadey uga muuqataa qolkana mugdi kaaga dhigaa kalarka mugdiga ah ama madowga ah,alabta cad ama cadees ama kalarka alwaaxa dhalaala ah ka dhigo ,ra,yi le wayo doqaada muhiim ah

    • @fardowsomahamud-pt9mq
      @fardowsomahamud-pt9mq Місяць тому +1

      Sariir madaw ah manurayso ana sidad tiriban kuracsanahy siz lkn dooqa abaya ayada leh

    • @aminaabdiadem9900
      @aminaabdiadem9900 Місяць тому

      @@fardowsomahamud-pt9mq waa dhahay qaali dooqa iyo doorashada ugu dambeyso iney ayada sugeyso oo ayada ledahy qoralkeyga dib u aqri sister

  • @Zia-Apdy
    @Zia-Apdy Місяць тому +1

    masha allah bayo ilahay hakaga dhigo mid aad ku degtid insha allh ❤

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 Місяць тому

    Masha alaah walashaa samira siman waad isku egtihiin guriga alaah kuu barkeyo guriga cusub ❤❤❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому +1

    Guriga waa qurux rinjiga cad

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Місяць тому

    Wlashey aan jeclahy guleysta adiga iyo seygaga kep going 🎉

  • @Ayeshahasan315
    @Ayeshahasan315 Місяць тому

    Masha Allah guriga hada uu qurux kuso baxay 😊❤❤

  • @user-ob6qc9op8b
    @user-ob6qc9op8b Місяць тому

    Abaayo ninkaaga magaciis

  • @SahraSahra-ox7px
    @SahraSahra-ox7px Місяць тому +3

    Abayo sumaya Pakistan miya jokta

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 24 дні тому

    Shaqo aa sharaf leh.

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Місяць тому

    Masha allah ilaaheey ha ku xafido abaayo guul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому +1

    Rin jiga buluuga daaso waa qurux

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 Місяць тому

    ما شاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Місяць тому

    Maashaa allaah tabaaraka allaah abaayo allaah haidin fududeeyo ❤❤❤awlaad baariah allaah haidinku arzaaqo ❤❤

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Місяць тому +1

    Qolka jifka riji cadan kadhiko maxayele albta sodortey wa madow waisku sobxyaan

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Місяць тому

    Guriga wa qurux masha Allah

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Місяць тому

    Maasha Alaah qurux. Kadhigteen

  • @roodagadhle3762
    @roodagadhle3762 Місяць тому

    Mnsha allaah naag nol hore u soco ❤❤❤❤

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 Місяць тому

    Masha allah❤❤

  • @SaafiXersi
    @SaafiXersi Місяць тому

    Mash allah sumeyo

  • @user-wo8cu8xw8v
    @user-wo8cu8xw8v Місяць тому

    MashaAllah ❤

  • @Geel12364
    @Geel12364 Місяць тому

    Masha Allah:waad dadaashey❤❤❤❤❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Місяць тому

    Masha Allah 😊

  • @xalimapare1656
    @xalimapare1656 Місяць тому

    Intee joogtaa gabadhaan🎉🎉🎉

  • @abakar5300
    @abakar5300 Місяць тому

    Masha Allah 👋

  • @FarxiyoAli-me2yb
    @FarxiyoAli-me2yb Місяць тому

    M.a gurigiii dhan qurux noqday sumayo ninka guriga lahaaa adigo uhagajisay😂😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Місяць тому

    MashaAllaah❤

  • @GaryGlue-oq5od
    @GaryGlue-oq5od Місяць тому

    Keep going sister ❤❤❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Місяць тому

    Masha allha abayo mcn alle haku barkeyo❤

  • @ZamzamAdan-oe8ln
    @ZamzamAdan-oe8ln Місяць тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉masha allah

  • @FathiAli-eb7it
    @FathiAli-eb7it Місяць тому

    Sumayo from samira abayo ❤

  • @AliaFarah-qg4ci
    @AliaFarah-qg4ci Місяць тому

    Keep going sister ❤❤

  • @anuushali2144
    @anuushali2144 Місяць тому

    Abaayo culosow naag tuu qabo wllo matihiin

  • @juweriaaweis7420
    @juweriaaweis7420 Місяць тому

    ❤❤❤❤

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h Місяць тому

    kursiga greyga so qaado abayo ❤

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d Місяць тому

    Kiradiisa waa meeqo boosaaso miyaa

    • @user-do2ci2in9g
      @user-do2ci2in9g Місяць тому

      Wa 200 ama 250 gurigan okle xafadaha fiicna wuu ku yaala

  • @MohamudSharif-jn2it
    @MohamudSharif-jn2it Місяць тому

    Eeshiyaankii fokhorada ahaa ma somaliya ayey so galeen jaariyada u shakeeyana waa heleen haduu somali yahay wey xasdi lahayd wax waliba shakaalo lacag khaata keen ayey oran lahayd xasadka naagahan kujira marka ay somalida joogto kkkkkkkk iyaga ayaad ka aragteene wata xitta jaariyad cuntada noo karisa keena ayey raga somaliyed ku qasbaan tarxiil u diyaar garooba koley dalkooda hadey joogi lahayeen xitta jaariyad kaama dhigteene wad daashaye naso maama aawey kuwa dalkaan maamulayey jiib and gileen miyey raali oga noqdeen dalka kkkkkkk

  • @SucaadXuseen-fh3lp
    @SucaadXuseen-fh3lp Місяць тому +2

    Masha Allah ❤❤❤