Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

CONTO SOMALIA AYAAN OO SAMIYY DUMASHYASYDA 🥰🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Місяць тому +5

    MAASH ALAAH
    DUMAASHI. WANAGSAN❤❤

  • @ayanmohamud2638
    @ayanmohamud2638 Місяць тому +6

    Abayo nimankan dumishalka naga daa adiga iya xaajiga no so duub kaliya.

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Місяць тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته maa shaa allaah tabaaraka allaah ❤❤❤ conto quruxbadan ayakarisey sida zabta camal aya ukarisey ❤❤❤❤

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr Місяць тому +4

    Dumashiyaasheen wasaq badanaa😂 masha Allah naa ragga is nadiifiya dheh

    • @naimaabukar3170
      @naimaabukar3170 Місяць тому

      lacag e leyihiin in la dareemo ka baqayan we is qarinoyin🤑

    • @Ayeshahasan315
      @Ayeshahasan315 Місяць тому

      😅​@@naimaabukar3170

    • @hodanhaboon893
      @hodanhaboon893 Місяць тому

      Hhhhhhhh😂😂😂😂😂​@@naimaabukar3170

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza Місяць тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Місяць тому +3

    Walashaa inanata yar ee sabiirin caawi ku dheh ilaa adi iyo walashaba soomali baa idin caawisa idinkuna dadka garab siiya

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому +2

    Sumaya raga cuntada u badi waa 4 wiil laba saxan u gee hada kadib sax

  • @hibao9569
    @hibao9569 Місяць тому +2

    Bis baas aaway shidni iyo cagaar haka ilaawin naga tiiri cida cunta laga soo gaaray

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 Місяць тому +2

    Adi sidi walaasha aa jeceshay in lagu faniyo haah. Bariis wu qurux badan yarahay.masha allah

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +1

    Masha Allah 👍 ❤❤

  • @ifrahabdinur8239
    @ifrahabdinur8239 Місяць тому

    Bismilah kuwaaan xamaaaali miyaaaa wasaq badanaaaa ilaahow adiga mahadleh faarax nadiiif ah nasiiyay

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Місяць тому

    Masha Alah ala gacmaha gaduud ka noqden iska daay kulelka abayo ala haku caafiyo

  • @asmacumarcraxmaan2313
    @asmacumarcraxmaan2313 Місяць тому

    Masha allh

  • @user-jx3bo6bg2b
    @user-jx3bo6bg2b Місяць тому +1

    Mashallah waxa tahy gawar fiicn ninka rerkisa so dhaweysa thnks siida uu wanajisay

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 Місяць тому +1

    Somalida dhaqanbay leyihin dumashi lamadhaxgalo walakala xishoda adiguba ragan kadhaxbax gurigag kuekow ragan ajanibta maxa kudhaxdhigay waligay dumashigay mahoristagin guriga hadu yimado xata melu jogo umadhawado

  • @HoodoYusuf-qr4md
    @HoodoYusuf-qr4md Місяць тому

    Mansha allh ❤❤

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Місяць тому

    Masha allha abayo mcn ❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 Місяць тому +2

    Maxay sbbta marka Dumarka Soomaalidu u Guursdaan Nimanka ajaanibta ahi aay Baariyiin ugu Noqdaan ?

    • @Yusrabeela
      @Yusrabeela Місяць тому +4

      Ajanib kuma xerna waa side isku fahman labada qof

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому

      @@Yusrabeela mayee Wlahi, ajnabiga dhulkaa isku dhigtan , waxaa tihiinba ajnabigaa na Tusay

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 Місяць тому +2

      Hhh maxaa karabtaa gabdhan commentiyaashaada badan waa arkaa wey kugu adkeysey miyaa maseerka yaa lagaa dareemin

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 Місяць тому +1

      @@ubaxcali2067 alal wlahi waad iga dhaarisee garan maayo ,ee si xor ah ayaan nuga hadlayaa afkaartayda mida kale maxaa maseera ma naaj ajnabi isku dhiibtay baa damac leh waa ebere hhhhhhhh

  • @salmaabdullahimohamed6761
    @salmaabdullahimohamed6761 Місяць тому

    Allha nii daweeyo xbbti

  • @Canabcabdi-jd1bd
    @Canabcabdi-jd1bd Місяць тому

    M.a❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadromuse2518
    @khadromuse2518 Місяць тому +1

    Cidiyaha iska jar abyo ma fiicne

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Місяць тому

    Sacfaranka waa laqasa

  • @user-yi5sz2ej1n
    @user-yi5sz2ej1n Місяць тому +1

    Alla kuwaan wasaq badanaan😂😂

    • @Nadiiraa-Ali
      @Nadiiraa-Ali Місяць тому

      😂😂waa kuwa maskiinta ee dalkena uso shqa tagay malaha😢

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @RuweydamuhamudRuwish
    @RuweydamuhamudRuwish Місяць тому

    😊😊❤m,a iskuwara

  • @xawomohamed1621
    @xawomohamed1621 Місяць тому

    Kkkkkk sab sab kulahaa

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Місяць тому

    War abyo hala camiro

  • @aliizaaliiza8997
    @aliizaaliiza8997 Місяць тому

    .