Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

HAGAAJINTA GURIGAGA CUSUB SUMAYA &RASHID FAMILLY 🥰🥰🥰🥰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @munahtheniqabi
    @munahtheniqabi Місяць тому +1

    Guri qurux badan waye Allah ha kuu barakeyo Abayo macaan. Waxaa kulatalin lahay suratul baqarah gurigaga kuaqri every 3 days

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Місяць тому +5

    Ilahey caarur bari yaal ah Ilahey idin siiyo abayo salada leylka tuko istiqfarta iyo saliga nabiga scw baadhi iyo xowqalada badhi insha Allah 🎉

    • @munahtheniqabi
      @munahtheniqabi Місяць тому

      Talo fican baa sisey waxaa ugu data suratul baqarah haa aqriso

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Місяць тому +4

    Guriga cusub ad deegeysiin quraan halaguu aqriyo insha Allah abayo❤❤

  • @anabhassan9694
    @anabhassan9694 Місяць тому +3

    Abayo owlaad saalixa Allaha idin siyo waxan kugu dhiiri galina hada garowe jogtid Alshifa herbal daawadeda isticmaal dad badana Alle ku liibaanay wa madawad makaanka u fcn wa talo wllnimo adigana youtube ka daawo page koda

  • @Ayeshahasan315
    @Ayeshahasan315 Місяць тому +3

    Masha Allah gabadhan muqalka inta kaso gilineso masugi karo yaab 😊😊

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Місяць тому +2

    Inshallah kurikan ku bisharesta olaad allha idiku siyo Yaa rabii amiina 🎉

  • @Geel12364
    @Geel12364 Місяць тому +2

    Masha Allah caf iyo caafimaad iyo cibaado suuban baan allaah idiin weeydiiyey❤❤❤❤❤❤❤

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 Місяць тому +2

    Masha Allah tabaraka Allah idiin barakeeyo guriga mid kheyr qaba Allah idiinkaga dhigo

  • @GaryGlue-oq5od
    @GaryGlue-oq5od Місяць тому

    Masha allah ❤❤❤

  • @fartunmaxmed1137
    @fartunmaxmed1137 Місяць тому +1

    Mashallah ❤

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 Місяць тому

    Samira oo meltagan wlh hita qosolka

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 Місяць тому +1

    mash Allah🥰🥰🥰

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c Місяць тому

    Masha Allah ilahay ha idin barakayo arimihiina Allaha idiin fududayo.

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Місяць тому +2

    Riji cadan kadhiko inshallah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Місяць тому

    Maashaa allaah tabaaraka allaah abaayo markan arko adiga iyo xajigaga iskarab jogo oisla qos laayo waallaahi wan ku farxaa wada jir kiina marka arko in shaa allaah hormar wacan aya idin rajey na nolo sha tar tiib tar tiib aya wax loqab sada in shaa allaah adiga ne waxa awoodo so dhigo gurigaga farxat kunolaada❤❤❤❤❤

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf Місяць тому

    ماشاء الله تبارك الله

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Місяць тому

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Місяць тому

    Masha allah ilaaheey ha ku xafido abaayo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 guul

  • @Nada-ps8lq
    @Nada-ps8lq Місяць тому

    Mansha Allah gabadhan waxaan ku ogaaday in sacaadadu ama farxadu aanay hanti khaasa ahayn ee qanaacada iyo jacaylka tahay ilahay hayskukiin barakeeyo wllo ❤

  • @Fatush379
    @Fatush379 Місяць тому

    Masha Allah

  • @user-mq8um4ik8n
    @user-mq8um4ik8n Місяць тому

    Masha allah

  • @Shariif-mi3cm
    @Shariif-mi3cm Місяць тому

    Rabi haydin barakeeyoo oo ubad khayr qaba haydinku irsaaqo abayo❤

  • @fahimafardaale7002
    @fahimafardaale7002 Місяць тому

    Masha Allah beautiful family 🥰🥰🥰🥰

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому

    Barakallaah fii Sumayo Ninkaagu waa Wanaagsan ilaasho ok👍

  • @ismahancumar470
    @ismahancumar470 Місяць тому

    Abaayo allah ku fududeyo guri kheyr qabo allah kaga dhigo meqo waye kirada guriga

  • @macalindaud-daruiman
    @macalindaud-daruiman Місяць тому

    Xaaji muyuu xajiyey kaa
    Xaaji waa ninkii xajiya ee soomaalida ha joojiyeen qof aan xajin in xaaji la dhaho ma fiicna waayo been ayaad beetka ilaahay ka
    Sheegaysaa.
    Balse shaqo wanaagsan horina u soco.

  • @fooziyohaji986
    @fooziyohaji986 Місяць тому

    ماشاءالله ❤❤❤❤

  • @HayatAbubakar
    @HayatAbubakar Місяць тому

    Manshaallah abayo never give up keep going abayo ❤🎉

  • @SucaadXuseen-fh3lp
    @SucaadXuseen-fh3lp Місяць тому

    Masha Allah❤❤❤

  • @najmaali1123
    @najmaali1123 Місяць тому

    Mash Allah

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 Місяць тому

    ❤❤mashallh tabarakallh

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому

    Waa fahmayna Abaayo

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Місяць тому

    Masha Allah romantic family ❤❤🎉🎉

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 Місяць тому

    Manshlh

  • @S.USAwg6ux
    @S.USAwg6ux Місяць тому

    Mida ku dagtaan Allah idinkaga dhigo❤

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Місяць тому +1

    Masha Allah abaayo ❤

  • @user-cb8ce6qe4m
    @user-cb8ce6qe4m Місяць тому

    Gurigaaa color bedel

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @jawibila3005
    @jawibila3005 Місяць тому

    Meeqa waye bosaso guryaha

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Місяць тому

    MashaAllaah xppti❤❤❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Місяць тому

    Mxu hab kusin wyey marku baxet😂😂

  • @xaawoluul2269
    @xaawoluul2269 Місяць тому

    Masha allah quruxey❤

  • @maymunibrahimomar
    @maymunibrahimomar Місяць тому

    M.a🎉

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Місяць тому

    Masha allha abayo mcn ❤

  • @munaismacil9840
    @munaismacil9840 Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ew2qm7vy9u
    @user-ew2qm7vy9u Місяць тому

    M.a❤

  • @user-oi7gn9rc8h
    @user-oi7gn9rc8h Місяць тому

    Allah ha ku fudedhiyo abayo ammin ❤

  • @Canabcabdi-jd1bd
    @Canabcabdi-jd1bd Місяць тому

    M.a❤❤❤❤❤

  • @waliyoguhaad3721
    @waliyoguhaad3721 Місяць тому

    🥰🥰🥰

  • @fadmajeylani3545
    @fadmajeylani3545 Місяць тому

    😊😊😊m.a

  • @user-gh6mw2ib1g
    @user-gh6mw2ib1g Місяць тому

    🎉

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr Місяць тому

    Intaadan xaqqin maa rinjiyeysaan

  • @user-up1jm2xr4r
    @user-up1jm2xr4r Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @user-gh6mw2ib1g
    @user-gh6mw2ib1g Місяць тому

    ❤❤❤

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 Місяць тому

  • @abdibarre7520
    @abdibarre7520 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Bubu-ue5mr
    @Bubu-ue5mr Місяць тому

    First❤

  • @khalidmahmed7932
    @khalidmahmed7932 Місяць тому

    ❤❤❤❤🎉

  • @fadumocabdiqaadir4743
    @fadumocabdiqaadir4743 Місяць тому

    Abayo xamar miy degsn tahay

  • @allinonechannel-foreal
    @allinonechannel-foreal Місяць тому

    Apyo guriga kalarka iskabadal cadan marso

  • @S.USAwg6ux
    @S.USAwg6ux Місяць тому

    Wllo mir kamana fahmin 😂

  • @CalmLargeWaterfall-oj2rh
    @CalmLargeWaterfall-oj2rh Місяць тому

    خيالي 😂

  • @mimimankin111
    @mimimankin111 Місяць тому

    Dumashiyasha makulaso dagayan

  • @user-wj3ig7vm9v
    @user-wj3ig7vm9v Місяць тому

    Bososo xgee ka dagan tahay baye

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Місяць тому

    Masha Allah romantic family ❤❤🎉🎉

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @juweriaaweis7420
    @juweriaaweis7420 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤