Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

QISADII UGU XANUNKA BADNEE EE ISOOMARTAY🤩🤩

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 76

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 Місяць тому +3

    Abaayo hada quraanka taqaani malin walbe suratul baqara aqriso kuligeed illaahay ha caafiyo ♥ ❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 Місяць тому

    Illahay auwlaad bari ah, iyo saalixin, iyo caafimaad qabo ah hakusiyo

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw Місяць тому +5

    Dhiikarka waaye abaayo dhaqtar laxariir marwalo cusbadane iskaba jooji allaha ku siiyo owlad baari ah

  • @user-jx3bo6bg2b
    @user-jx3bo6bg2b Місяць тому +8

    Abayo tallo mar kasta wad nefturta waxd sameysa jimicsii is dhib oo subaxdii lugey hotelka ila suqa uu so lugey arortii habeenkiina 10 towan jaran jarta ful dag ful dag wad fududan nef turkuna wu ka baa ayaa

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 Місяць тому +2

    Wll miisan ka iska rid
    Xooga is caatee ilhy haku siiyo awalad badan oo cafimad qabta oo barakeysan

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 Місяць тому

    Aamiin xabiibti ubat baari ah allah a kusiiyo aamiin

  • @Umayma12
    @Umayma12 Місяць тому

    6 jeer ayaa li ixaaqe alhamdulilah abayo Allah haku siiyo awlaad baari oo cafimad qaba insha Allah

  • @SamiraAli-pf8tj
    @SamiraAli-pf8tj Місяць тому +4

    Ilmo kherreysan ilah ni siiyo wlshy hdd uur isku argto abyo intuu kga adkanayo kafogaw babayga ,cananasta ,filfisha,sabjabiisha ,xulbada ,malabka ,io xabadsowdada, is ilaali abyo❤

    • @Kiki-r3j
      @Kiki-r3j Місяць тому

      Xata dhaga yarah qarfah

  • @nasriina3811
    @nasriina3811 Місяць тому +2

    Abaayo alle hakusiiyo awlaad baari ah wan kudareemi karaa cidlo waaye awlaad la.aanta anigaa somaray axm hada 3gabdhood heestaa❤

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 Місяць тому +2

    Abayamacan Allaaha kucafiya Awlaad salaxiin oo cafimadqabo Allaaha kusiiya Amiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @najahmohamud4702
    @najahmohamud4702 Місяць тому +1

    Allaaah haku caafiyo wllo awlaad saalixa haku siiyo

  • @Farta-5
    @Farta-5 Місяць тому +1

    Abaayo allah ha ku caafiyo allaah na ha ku siiyo ilmo saalixiin ah allah ayaa bixiya

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому +1

    Walaal Allah Awlaad barakaysan haku siiyo Insha Allah

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 Місяць тому +1

    Abaayo hadu illhay ku siiyo isbidalka mascud udak Raximka halaku xiree inshaa allha ❤

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 Місяць тому +2

    Qur aan isasaara isha Allaah waad fiicnaan cuntadana iska sax ❤

  • @user-wc6bk7it2s
    @user-wc6bk7it2s Місяць тому +1

    Illahey awlad bariya haku siiyo insha allaah xbbti

  • @fowziyabilaad1851
    @fowziyabilaad1851 Місяць тому +5

    Abayo dhakhtar tag waxaa laga yaba inay jiran sabab ay udilmayan ilmahan waxay noqon kartaa inay infection jiran ama in adiga iyo ninkaga dhigina isku nuuc aheen waxana jirta dawo laqato marka Dr laxirir kadibna usheg inay malwalba ilmaha kadilmen kaliya markad urka qado lee hau tagin ee kahor utag sababto ah cudurka intusan calosha ilmo galin ayaa laga dawena marhadu galo ilmaha cudurkii sas ayuba ugu dhimana marka dhaqtar utag abayo ( sababta aan kugu shegayo ayaa ah aniga ayaa Dr ah ) waxana tahay qof aan jeclahay abayo

    • @user-wj3ig7vm9v
      @user-wj3ig7vm9v Місяць тому

      Anu waxa is leyhy amu dhigarka yhy walashay 2013ila 2018 ilmaha way kaso dhici jiren xita iyago 9bilod buuxsamen waxasna wa dhiigarka mrkidanbe ilhy ku irsaqay 2caruur ah😊

    • @Beingme541
      @Beingme541 Місяць тому

      ​@@user-wj3ig7vm9vdhigkarka quraan said kaga fican dawada daqtarka

  • @sharifakabeer7518
    @sharifakabeer7518 Місяць тому +1

    Asc abaayo macaan illaahay hakusiiyo ilma cafimaad qabo oobariyaal ah abaayo waan kuladamikaraa illaahay mataano hakusiiyo ❤❤❤❤❤

  • @makashire8780
    @makashire8780 Місяць тому +1

    Aboyo
    Ilma cafimad qaba Allah ku siiyo

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 Місяць тому +1

    Aamin illhay anakana adana hakusiiyo abaayo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Місяць тому +1

    Abaayo ilaahay bedel khayr leh haku siiyo. Aniga xataa saas baa igu dhacday ilmihii iigu horeeyey anoo sadex bilood usu malaynyey baa la igu yiri markuu 3 asbuuc ahaa buu dilmay shaqin baad iska wadataa dhawr dhakhtar oo kala duwan baan tegay sidii oo kale kadibna 3 ilmood oo caafimaad qaba baan dhalay in shaa allaah abaayo adna waad dhali doonta. Maadama Aad dhiikar qabtid mar walba dhakhatar la xiriir hadaad uur yeelatid hadana isku day inaad dhiigaaga damisid sababtoo ah hooyada uurka leh haduu dhiikarku ku kacsan yahay ilmaha naqaskaa ku dhega ilaahay wax walba oo khayr leh haku siiyo abaayo

  • @ubahabdi2531
    @ubahabdi2531 Місяць тому

    Allha kugu arsaaqo abayo kuwa baari ah

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Місяць тому +2

    ❤❤❤alha kusiyo allha ku cafiyo Amiin Yaa rabii

  • @fauziahussein527
    @fauziahussein527 Місяць тому +1

    Awlaad qeyr qabo ilahay hakusiyo❤

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c Місяць тому +1

    Insha Allah ilahay awladaad qayr badan ilahay ha ku siiyo insha Allah .

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 Місяць тому

    allaah haku caafi yo abaayo macan

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 Місяць тому +2

    Samir Iman Allah haka siyo

  • @maslah345
    @maslah345 Місяць тому +1

    ALLAHA KUGU IRSAQO AWLAD SALIXIIN AH AAD KU FARAXDO

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 Місяць тому +2

    Abyo mcn jin iyo il xaasid hdaa qabtoh bdnh sidas waku dhcn dadka awlaad salih ilhy kga baryyy

  • @Hafsabilanqis
    @Hafsabilanqis Місяць тому

    Abaayo ilahay haku siiyo owlaad qayr qabta ilahay bari salatu layl tuko waad heli inshaallah

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 Місяць тому +1

    Sorry abaayo illaahay wax ka khayr badan i limo cafimaad qabo ha ku siiyo.waxaa tahay qof qadar ta ku qana San. Insha allah mar hadi uur qaaday wa good news Insha allah sabur yar allah wa ku sina.❤❤

  • @user-yp9sc8uu4x
    @user-yp9sc8uu4x Місяць тому +3

    😢الله يعافيك 😢😭😭😭😭

  • @ZabaadAden
    @ZabaadAden Місяць тому +1

    Wll quran isku akhari ilaahay ha ka so farxiyo

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Місяць тому

    Alle haku siyo uwada bari ah abayo ❤

  • @suhanabea124
    @suhanabea124 Місяць тому

    Gabar waxa aqana labo cunug ku dhashay 6bil wena ka dhinten kadib baritan esamesay waxa la ogaday ine dhiiga dhiciska qabo walaga daweyay hada 4ciyaala u jogto abayo adna iska baar xamar xata tag insha allah

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 Місяць тому

    Dhiga dilanka iska baar abayo waf dhalee insha allah

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Місяць тому

    Ilahay ha ku siyo owlad caafimad qabo amiin 😊

  • @zahroabuukar8585
    @zahroabuukar8585 Місяць тому +1

    Alle waxa ka qeer badan haku siyo abaayo niyda qeer u shega❤

  • @user-dx2jk3wh4z
    @user-dx2jk3wh4z Місяць тому

    Asc wllshay ale hakusiyo carur badan oobarakaysan aamiin yaa alaah

  • @s.rooorme3190
    @s.rooorme3190 Місяць тому

    Masha alaaah sumeya qurux famil qurx aa tihiiin ilahey ha idin xifdiyo d

  • @zaiynabmohamed2891
    @zaiynabmohamed2891 Місяць тому +1

    Abaayo ilma aad ku faraxdo Allah ku siiyo Quran isisaar dhiiga dhiciska iska baar

  • @masbalali3021
    @masbalali3021 Місяць тому +2

    asc wr wb ukhtii allah ha kugu arzuqo warasa saalixiin ah aamiin samirna allah ha kaa siiyo caruurta kaa dilantey aaaaamiin lakiin aan ku siiyo talo walaalnimo hadii ilmuhu kaa dilmaan 2 Ama 3 jeer ilaahay xagiisa ayeey ka socotaa lakiin waxaa sababikara miisaanka Ama Camilla hadba sidii aad u taqaan marka xabiibtii ku dadaal in aad dhinto miisaankaaga ilaahayna ha kugu caawiyo hana kugu arzuqo caruur saalixiin ah aaamiin igang raali noqo hadii aad dhibsato hadalkeyga allah dartiis ayaan kuugu soo jeediyey taladaas wsc wr wb

  • @user-kf4pz6pn6w
    @user-kf4pz6pn6w Місяць тому

    abyo allah ku siiyo wald bari ah insha allha inyda kher u sheg wax tahy gabar yar duceso allha isku xira wax walbo alle agtisy yaaln ku siiyo amiin

  • @ZabaadAden
    @ZabaadAden Місяць тому

    ilaaahay ha ku siyo awlaad bariyaa wll o caafimaad qaba

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Місяць тому +2

    Alx abyo nabad iyo bararo ku nolow

  • @vampthevamplii
    @vampthevamplii Місяць тому

    Abaayo waxa qery moodo shara jiro marka wixuu qeyr kuugu jiro Allah kusiyo

  • @shukraansheekh7241
    @shukraansheekh7241 Місяць тому +1

    Baddal khayr qabo Allaha kusiiyo

  • @sakinahss3237
    @sakinahss3237 Місяць тому

    Allaha ku siiyo walashey ubad qeyr qabo ❤❤❤ abaayo cusbada iska dhaf amba is yare InshaAllahu

  • @filsanalidheere
    @filsanalidheere Місяць тому

    Abayo owlaad saalixa Allaha idinku arsaaqo aamiin yaarabi 🤲

  • @farhiyoali3849
    @farhiyoali3849 Місяць тому

    Aamiin aamiin.yarbii.❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @cabaasomar5273
    @cabaasomar5273 Місяць тому

    Badal qeer qawo allah hakusiyo mataano allah kaka dhiko Waxa jeceshhy allh hakusiyo abaa ❤

  • @najmaali1123
    @najmaali1123 Місяць тому +1

    Aamiin yarabi

  • @Somalichannel_1
    @Somalichannel_1 Місяць тому +2

    Malayga iyo qudarta cagaran cun dhalmada la'anta uficanyihiin Illahay wax baxshee

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 Місяць тому +1

    Abyo dr masriga utag haduu joogo

  • @suhanabea124
    @suhanabea124 Місяць тому

    Abayo dr tag dhiiga dhiciska iska bar hadi laga helo iska dawe insha allah kuwo badano bariyala allaha ku siiyo Abayo ❤

  • @laylocali9902
    @laylocali9902 Місяць тому

    Abaayo Allah haku siiiyo wax ku anfaca ani walsasheeyba 3 mar kasoo dilmeeen hadda ilaa waa ku adkeeyay waa dhali rabtaaa alxm

  • @anabahmed-sb9uc
    @anabahmed-sb9uc Місяць тому +1

    Abaayo Allah kugu deeqo

  • @vampthevamplii
    @vampthevamplii Місяць тому +1

    Abaayo 5 bilood hadaa aheed wuxuu ahaa cunug dhameestiran ilaahay wuu dhamestirey wiil iyo gabarba wuxuu yahay 5 bilood waa Qof beni adan waaye waana in lagaa fooliyo no lama xaaqo 1 bil 2 bil ilaa 3 bil laxaqa lakin 5 waa inay cirbada foosha kugu duraan any way ilaahay haku siiyo baby qeer qabo 🤲

  • @DumarBilla
    @DumarBilla Місяць тому

    Ilhy hku cafiyo abyo badal bdan o okhyr lh hkusiyo Insh alh

  • @najmamahamednajmamahamed
    @najmamahamednajmamahamed Місяць тому

    Abayo allah haku siyo❤❤

  • @user-gh6mw2ib1g
    @user-gh6mw2ib1g Місяць тому +1

    ❤❤❤❤

  • @aminasalad3786
    @aminasalad3786 Місяць тому

    Abayo mcanto qalbiga allow kuqaboji 12 sano kadib allh iqu irsaqay wana sabrijiray 😢

  • @nadiirahaji5086
    @nadiirahaji5086 Місяць тому

    Allh saqir akhiro hakaga dhigo

  • @aishashiekhabduaziiz7860
    @aishashiekhabduaziiz7860 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @dhamoibrahim5154
    @dhamoibrahim5154 Місяць тому

    Ale haku siyo Wl

  • @Beerlula_adam
    @Beerlula_adam Місяць тому

    Subxana laah ala haku caafiyo abayo 😢

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 Місяць тому

    Asc Sumaya ....
    Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @bushroxaaji-kw1qx
    @bushroxaaji-kw1qx Місяць тому

    badal qeer qaba alaha ku siiyo abayo

  • @HabeeboAdaw-ki1wp
    @HabeeboAdaw-ki1wp Місяць тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️😢😢☝️☝️

  • @user-gh6mw2ib1g
    @user-gh6mw2ib1g Місяць тому

    😢😢

  • @user-nk5yz1gc5c
    @user-nk5yz1gc5c Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-ou1gc1wo6k
    @user-ou1gc1wo6k Місяць тому

    ❤❤❤❤😂❤

  • @farhiafarhan9730
    @farhiafarhan9730 Місяць тому

    Abaayo illhay awlad cafimadqabdo illhay dhabda hakusaaro Abaayo macaan ❤