Ishaa iyo dhibaato badaan iya laasocdo marka Public lakeeno!! Saas iya lagawada walal!! Nin iska daay,waaxnan nolosha family kuu sabsaan malaasodigo huno..Wafahmte iya Umalena!!
Saan isku lahaa waa sheekh yar mise waxaa ba ay tidhi musica rabkaa ka heshaa kkkkkk khamiis kaa igu gaada iyo cimaamada anyway isku waara ubad khayr qabana kala helo ❤❤🎉🎉
Dooqa dhar mahan iyo in la is qurxiyo. Aniga odaygeyga malintu tlf kayga i wsydiisanaayey dharka u qabay aad bay u foolxumayen saas oo ay tahay wan jecladay wana gursada Hadana dharka ani an jeclahay bu xirta
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto 👍🏾
Aaamiin yaa allaah
Aabaha iyo hooyada janada allaha geeyo Hadaad Like ii Saarto 👍🏾
Nabageena salalaahu calay hi wasalam qofkii kusaliya 👍🏼
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Scw
SCW SCW SCW
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Scw
WALAAHI BILAAHI TALAAHI WAABA DHAARATAY LIKE SAAR 👍🏾
Maxaa ku dhaaaratay dhaar bad news alaaah ma jec lo see layk kuugu saaraa
Aan kuwada salino Nabigena muxamed scw scw scw scw
Qaaliba way qurx badn thy kama liidato wanaageedana u dheer❤❤❤❤❤
😂😂 qaaliyey niminka quruxda badan xagee ka heshaa ILAHAY haku barakeeyo saaxiibka Adnan so dhawow 🎉🎉🎉
Mashaallah inader qaali dumar guuleso intay nolol jirto runti waxad u qalanta gabadh intay wangsan tahay bayo ❤🎉🎉🎉
Maashaa Allah baarakallah wiilasha qurux da badan halkee ka heshaa kan raage ka daran
Maasha Alah anaaba niyada ka dhahay qaali waa very lucky raga quruxda badan baa ku soo aado congratulations mid qeyr qabo qurux waxba ma tarto
Gabadhan nimanka quruxda badan xage ka heshe . Masha allah alle haisku kiin barakeyo😊
Landhere nimo make up la’an a Nin qurxon la so bandhige ❤❤❤❤❤
Wlhi suasha ugu horeyso ee qaali laweydiiyay inteesan kajwbin ayaan garty in aythy malinta ugu frxda bdn eneethy malinta gabadheeda dhashay illh ha udeysto ❤❤
Aniga xitee wlh waan is ka sii fahmey
Qaali quruxy 🎉🎉🎉🎉🎉Masha Allah xafidullaah❤❤❤ hore u socowallo
Qaali abaayo 1waaku jeclahay si walaashey cml noloshaada qarso bini aadankaan waxba iskuma quuraan nolashaada qarso ❤
Ma ninbaaa😂laqarinaaaa
Ruunta taas Walal!!
Ishaa iyo dhibaato badaan iya laasocdo marka Public lakeeno!! Saas iya lagawada walal!! Nin iska daay,waaxnan nolosha family kuu sabsaan malaasodigo huno..Wafahmte iya Umalena!!
Qaaliyay abayo guulaso quruxdii oo lugo leh ayaatahay guulayo xappti❤
Qaliyey ilmaha yar kuğu so caanbaxayo ma iska deysid nin macqul oo media ka ilaaliya noloshina raadsado
Ilahey haku barakeyo lakin waxn kudhihilah qarso nimcada allah kusiyay
Nin xishood badan oo dhagan iyo adoo qaali ah oo ah gabadh fiican ah waa isku ha boobtihiin allah calaf isku kiin daro
Mnsha allaha qali ladan sodhawee waa qurxon yahaye😂
Yaa rabi gabar wlbe io wil wlbe gur xalal sii oo isku barake❤❤
Masha Allah dheh marka naayaa tan xigta qaali qof weyn mahn waa ilmo karti lagu dhaley EE ha cunin xaasidad yhy😂😂😂😂😂
Xbbti ilahey hidin xafido masho alaah horey usocoda❤❤❤❤❤
Jecelkeyga see u dhahdaabaa iigu daran indho adeeg qaali ladan
Maasha Allah tabaraka ilahay ha idin xafido laba qof oo dagan❤❤❤
Mashalaha isku nuursini welcame darod family qali dum ❤❤❤
Qali I support you sister, keep going, how is your health and how was the situation Rasia.🎉❤
Saan isku lahaa waa sheekh yar mise waxaa ba ay tidhi musica rabkaa ka heshaa kkkkkk khamiis kaa igu gaada iyo cimaamada anyway isku waara ubad khayr qabana kala helo ❤❤🎉🎉
Qof walba gadh weyn qaba shekh maleey igu sodhacday😂
@ kkkk haa walaahay waa lays gaadaa
😂😂😂
Aniga dhan waa yaabay. Nin gar , khamiis iyo camaamad oo music 🎶 Rab ah ka helo. Dharka uniform miyaa ? 😂 Macha Allah isku waara anyway.
Masha Allah war wiilku madaaroodba? Anigu nin lacagleh waxan ka jclahay nin qurxan
Daacada
Xushmadleh
ijecel
Love
Loyal
Honest
Respect
Keep going guys
Yab darodna quruxda ya kali oga dhigay ha hadan ku fahme ada darood ah na wilkan wa hawiye idhaha ka jedi idhaha haku so tagine
@ wa sharad nin Hawiye oo saas u eg hadaad if aakhiro meel iigusheegto
@@Shadowanimeblue😂😂😂😂 yaa ka dhigay hawiye
@@Shadowanimebluewilkan Mareexan waye hooyadis mj darood iyo hawiyaba wada umad ilahay folxumo maso agmarto 👍🥰
Qabyaalada joojiya qadhin baad tihiine, wiilku waa wiil soomaaliyeed. Intaas ku dhaafa.
Qaali waa gabdh qalbi nadiif ah m.a❤❤❤❤
Masha Allah isku waar qali nasiib kuyalatay wiilal qurux badan
Subxnllh waxas hda ku faraxsanthe naa waxan walh wakigisa arka wax ku dhexjiro maleh😅
Abaayo wadada rabi na amray inaa qabano hadaa heeyso waad liibaanee aduun iyo aaqiro fanka iyo fidnada social media iska ilaali wiilkaan neh labo si qeeyr qabto isugu waaro aduun iyo aaqiro ilaahay ha idinka dhigo
Anigo uguhoreyay abayo mcn 😊
horay usoco Qaaali Qurx ❤❤❤iifaraxsanow
Alle ha idin barakeeyo lkn noloshiinu ha noqoto mid dahsoon.
Qaali ninkii helaa naag buu helay welcome dumashi cadnan🎉
Cadnaanow ina adeer qaali gabar karti badan weeye qalbigeeda ilaali
Mansha Allah ilaah ha isku kiin kheyro. Allahuma Aamin
Abaayo xaasidkaabadane xaajiga ha iska keenin waa igatalo noloshada private kadhigo hadan qaldamayna raali ka ahow
Qali why ay u qosli la dahy ilkaha miyey xiraty qosol qurux badan ayey laheyd I wanna know what's going on
Mashallh isaku wara abayo
Maashaa allaah tabaaraka allaah 🎉🎉🎉❤❤❤
Saan xaq miyaa asxaabey iso duceeya umadiiya intey guursatay hdane lakla tagy hdane jcel igu dul sameyneysa mashallh isku waara ane iso duceeya 😅
Kawarran haddaan isu miciino 😂
Abyo allha gur xalal haku siyo
@@bashiircabdi1856😂
Qali Ladan Congratulations 🎊 🎉
Manshaa Allahu baarka faraxda kuwaara
Mnchallah isku waara abdikin🎉❤
Maasha Allah ❤isha baxarka
Keep going sz ❤
Alleh haysku daayo❤
Welcome back Qaali ladan 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤ ISKU WARA LAMANAHIGA
Ala ninku qurxbdnaaaaa mshallh kolay wa ajnabi somli brty somli folxumo kma dhln😮
Marexan weeye
Somali folxun yaa ku dhahay naa waa nin darod ismacila iska dhal ah mr iyo mj 😂😂
Wn kaftamyaa nyaada quruxdaan ku wareery 😂
Ya sallaaam Daroodbu quruxda ka keeny ilayn😂
@@jannaatabdikadir6861 darod so carab ma ahan inta yara folxun duqda ka keena I dhaaf 🤣🤣🤣
MAASHA. SLASH. ISWAARA. ISDULQAATA. ISKUSAMRA. QALI. ABAAYO❤❤
Studio ma joogtid miyaa somflix aa lagu xayaysina iska qaad hadaadan ugu tala galin mararka danbe
Masha allah❤
Abayo baraki😂 ku sameyyy❤
Dumashi qaalid soo dhawow laandheerayashi rer Siyaad diini ku soo dhawow ❤
Marexan rersiyad aha miya rer ziyad deeni aniga aha
@
Haa wiilka waa rer siyad diini
Allaha isku kiin daayo qalbiyey ❤❤🎉
Keep it up abyo❤😊
Mansha allah😍💕
Qaali wan kujcylhu paayo waayo waxa thy qof afgaban dagan Masallh ❤
Wax aan ahy tageerahagag kan koowada keep going
15 hour maxad ka wada hadleyseen ileen wadba isku cusbeydeen😂😂😂
oo youtubekaagii maxaa ku dhacay kan mid cusub miyaa
waan yabanhy waxan isiri kedi hore ninka lahy
Masha Allah abayo inolow weligaa
Masha Allah 😊
Aawey raage 😮
From shaadiyo sharaf❤
Raaage abdi aaway wlllo😢😢😢😢
Dooqa dhar mahan iyo in la is qurxiyo. Aniga odaygeyga malintu tlf kayga i wsydiisanaayey dharka u qabay aad bay u foolxumayen saas oo ay tahay wan jecladay wana gursada
Hadana dharka ani an jeclahay bu xirta
Qofka marka daneynesid dharkiisa kumaba mashquuleysid wllhi 😂
QAALI XAASIDKA BADAN NINKA QARSO IYO NOLASHAADA IYO GUURKAAGABA PRIVAT KA DHIGO
Mashaa Allah Allah isku kiin barakeeyo
Qaliyay hoyo mcn isha wa xaq ninkan qarso
Maashallaaha
❤queen horay usoco
Hambalyo lamaanaha qaranka🎉🎉🎉
Hadda lee nin kuu qalma heshay qaaliyeey. 😂❤
Maashallah isku waara
Naa qaali aawe yutubkga hore
Wllshy qaali ladan masha Allah Farxad ku Nolaada alle ha idin xifdiyo ❤ ❤🎉
Qali welcome UA-cam
Masha Allah qaali
Mashallah ❤🎉🎉
here usoco abayo
Masha Allah illahay Hani xafido
Masha allah❤🎉❤🎉
Hambalyo hambalyo qali
Nosobadi❤❤❤
Af Somalia aa ku dhaaday ❤
Masha alaah masha alaah
Keep going sister from deeq darejo❤
m.a❤
M.a noo soo galiya saa isku barateen
❤❤❤❤
Wow
Maasha Allaaah
Wax laga badalo ma lah❤
Mashallah
Range cabdi watching 😂😂😂
Masha Allah