masha Allah sister ha caajisin waad sidan ku soco qorsha haga wa okey wax ma ka qaldan waxa jira dadka qaar o ku dhahayo sidan ma ficne sidan samey horay usoco qeerban ku rajeyna aniga surah al baqra wax yawo cajiib ayan ku arkay an wiligey isku arak melban ka shaqeya boss ka mesha markow iga qaldan yahay jawab masin jirin waxan ka baqi jiray in shaqada leyga eriyo lakin markan baqra bilaway waxan daremay awood markow sii qaldan ila hadlo wan uJawawi jiray boss ka wa yaabay waxow igu yaray ma iga cabsaneysid waxan dhahay markan ka cabsanayo maxa tahay bini adam San ku neefle aya tahay marka hore bahdil qeylo waxkasto an qabto waxow dhahayi wa zeero darajo an aniga munahay ayow dadkale siin jiray aniga iyo milkilaha wa nakal qarin jiray dhamadka aniga ayow I hos imaday waxan u noqday boss waxan sheygayo wa haqiqo sax ah dadka ka shekeyo surah baqra wan jeclahay wa dad cajiib ah Allah barakeyi 🎉🎉🎉🎉
@Fathiibrahim5245 abayo hadhihin abowe dheh dumar kaliya kuma jiran channel gawadha hadi ey qeer fafineyso wa qasab in ad tagerto waxa jira xadisyo tiro badan olaga so wariyay caisha qeerka shegistisa ma lahan raag iyo dumar gabdhaha hadi ey leyahin ciilmi wa ka qadan karta cimiga ... aniga ushegayo qaabka wan uwa hadi ad si sax u aqriso in ad ku gareysid guul
@@Fathiibrahim5245 Aamiin Wlashey Hadad Tahey Gabadh Dhowrson oo diinleh oo Degankas ila joogta oo Mu'minad ah Guurna Aad Diyar u tahey ila soo xirir wll
Abayo amino gabar aan dar ilaahey ujeclahay aya tahay quraanka intaadna daahir eheen ha aqrin sabbta salada lo diiday wa quraanka uun aqliin marka ufikirto wad fahmi karta sbbto eh salada inta quraanka un mogiye inta kale wa istag iyo rogmad sbb lagu dido majirto so maha marka ilahey yu ka caron anaka quraanka adkaru noyahay anigu kula mid ayan ahay qof qurankas un kunol ayan ahay halmalin hadan dhafo xanun daremaya lkn dheh ilahow inan dinbi ka galo ayanka cabsa e adigu ixifdi dheh ilaheyna hakaaga filnaado abaayo
Asc hooyo amino shiqunaa hooyo ejara kahele iga jawab albaqro wey dhertahay malawada aqra mase sida yaasiin cml aa sudan lagu geeyo miya kis laga aqraya su aashu waa albaqra malawada aqraa mase kisba la aqra baliis ijwb adba u daneynayaa
Abyo inaa wada aqriso baa fican kadib ducesato I.a hana ka daalin waxa arkesaa nolasha so cajiip isku badaleso malinkasta is badal ka arkesaa hafududesan xitaa hadey ka so dahaan wax weyn buu rabi kusinaa adi uun hadalin I.a
Asc waxan ahay will kugu xidhan waxan ahay wìil xanuusanaya Ila 2016 xanuinkayguna wa ruuxi ama jin iyo sixir ama IL iyo xaasid kolba Kay ahaato hada lugha Kuma soconkaro baba qadi Karo suaashaydu waxay tahay suuatul baqarah hada bil waxan wada halmar ayan akhriya xanuunkiina wax isbadala Mahayo maxam sameeya miyan ka kor dhiya halka mar mise wan iska wada Ila dhowrbillood inta farajku imanaayo wll
www.youtube.com/@HimaHassaanwww.youtube.com/@HimaHassaan
walal Amina Shiquna adiga iyo asxabtada waxan idinka codsanayaa subscribe, like & share.
Mahadsanidiin
masha Allah sister ha caajisin waad sidan ku soco qorsha haga wa okey wax ma ka qaldan waxa jira dadka qaar o ku dhahayo sidan ma ficne sidan samey horay usoco qeerban ku rajeyna aniga surah al baqra wax yawo cajiib ayan ku arkay an wiligey isku arak melban ka shaqeya boss ka mesha markow iga qaldan yahay jawab masin jirin waxan ka baqi jiray in shaqada leyga eriyo lakin markan baqra bilaway waxan daremay awood markow sii qaldan ila hadlo wan uJawawi jiray boss ka wa yaabay waxow igu yaray ma iga cabsaneysid waxan dhahay markan ka cabsanayo maxa tahay bini adam San ku neefle aya tahay marka hore bahdil qeylo waxkasto an qabto waxow dhahayi wa zeero darajo an aniga munahay ayow dadkale siin jiray aniga iyo milkilaha wa nakal qarin jiray dhamadka aniga ayow I hos imaday waxan u noqday boss waxan sheygayo wa haqiqo sax ah dadka ka shekeyo surah baqra wan jeclahay wa dad cajiib ah Allah barakeyi 🎉🎉🎉🎉
Abayo qabke uaqrin jirtay no sheg
@Fathiibrahim5245 abayo hadhihin abowe dheh dumar kaliya kuma jiran channel gawadha hadi ey qeer fafineyso wa qasab in ad tagerto waxa jira xadisyo tiro badan olaga so wariyay caisha qeerka shegistisa ma lahan raag iyo dumar gabdhaha hadi ey leyahin ciilmi wa ka qadan karta cimiga ... aniga ushegayo qaabka wan uwa hadi ad si sax u aqriso in ad ku gareysid guul
Asc wll wan wada suuratul baqara istiqfaarta iyo saliga nebiga waxan ahy nin dhalinyaro ah oo ku nool Puntland Bosaso Da'deyduna Waa 21years Waxan Alle Ka rajeyn inu igu Arsaaqo iimaan iyo Yaqiin, Cafimad, Ganacsi Xalal ah iyo Sowjad Salixad ah.
Wllayal Anna wan idin so duceyn idina iso duceyah Rabbi Adduun iyo Aakhiraba Raxmadisa iyo Fadligisa Ha inagu Arsuqee.
Rabi haku aqbalo inagana hano aqbalo Aaaaaaamiiiin yarabiiii
@@Fathiibrahim5245 Aamiin Wlashey Hadad Tahey Gabadh Dhowrson oo diinleh oo Degankas ila joogta oo Mu'minad ah Guurna Aad Diyar u tahey ila soo xirir wll
Rabih haku aqblo anagana hana wafajiiyo abowe ❤
Jazakallahu kheyran yaa ukhtaah
Masha alha abyo gabar wanagsn batahay dadka dhiiri galisay abyo Aniga mudo xanusanahy meel an marin malaha nolsha wan ka dalay wlhi surha baqrha maqno bal iso duceya walaha kher jeclhow❤❤
Allh hakucafiyo lkn kudathal inad baratid
@@KowsarAbdulwahab shuran Abyo wa ku dad alha isha alh
@@aminagele7381 kudathal Anba kulamid ban ahay had a ayan baranayyaa I,a Allah hanofutheyo athigana Allah hakucafiyo
Alhamdullah wlhy suurada baqra wa cajiib ku dadaala ani waxyabo badan bn kafaidey
Ilaa intee la aqrinaa abyo maladhameynaa mise qeyb ayaa laga aqrinaa iisoosheek insha allah
Asc walal Aamiin yaa rabi ducada Rabi ha inoo Aqbalo jazakallah khair ❤❤❤
Mashaallah walashey ❤illahi hakubarekeyo
Waan kuduceye illahi hakucaqbalo
Maasha alaah walaal qeer ale ha ku siiyo aamiin aamiin aamiin yaa alaah
Màsha allaah mysistet allaha ku barakeyo àmiin àmiin yaa rabi ❤❤❤❤🎉
Asalamu Caleykum
Yaa Amina Salaan gobeed iga gugoon❤
Al baqara waan joojiyay Mudo
Laakiin imika ayaan ku soo wifey
Allah heynoo fududooye qaadashada Quqaanka
Hooyinkee Allahow naxariisto
Aduunka iyo Aakhiroba
Allahuma Aamin Aamin Aamin
Jazaaki llaahu khayr
Masha Allaah❤❤ ukhtii fillaah shukrn
Wcs wll Amina jazakqllahu khayra ilaahow noo fududee ankana idinkana idiin ziyada wll masar ma joogta Amina❤❤
Habo Mcnto Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Walaal xiliga candado qur,aaka ha aqrin adkaata waa laogalyahay lkn salaada oo waajiba baa lagaa reebay lanbar kaagana wan ubaahanay ilaahay haku xifdiyo monto
Marshall allaah kubarakeeyo wall waxban Ayaan xanuunsanaa waxan arka adoo kahadlaya al baqra waxaan bilaabay inaan aqriyo maasha allah clays baa igaday waxan arka riyo Madan walina waan wadaa cabsina waan yeeshay iisooduceeya inuu ale icaafiyo jasaa kallaah
Suuratul baqar. Waxan arkaya dad ii dhibataya alxamdulihi yaa rabi waa caafimad qaba hada
Mashaa allahu illahey khyr badan haku siiyo walaashey
mansha allah
Amiin amiin yarabi ❤
Jazakalahu qeyr wll ❤❤❤
amin yarabi
Thank you
Walsheey kheer allah haku siiyo
Ani qalbigayga wuu dhintay ilahay ha igu sugo suuratu baqara 😢
@@Mariyacalimaxamed subaxalha aniga xata sas daremaya
Allaha kugu sugo aamiin.
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Shukran walaal qaabka 4 mar lo aqrinayo oo shiiqa ka hadlayo nala wadaag
Sh maxamed xijaazi
Jazakallaah qeyr abyo ❤
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲
السلام عليكم انا اول وحدة
Salalaahu calayhi wasalim
اليوم تعرفت عليك حبيبتي جزاكي الله خيرا
Yaa rabih noo fududeey 😢😢😢
Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🗣👂🫂👑🥰❤️👏🫶
Maansha alaah wll
Jiz kallhu kheyren mclimo amino
@Amiina shiiquna Mza isaga dhaaftay qoraalka dhacdooyinka nolosha ood qori jirtay mxaase kala kulantay Abayo.
Waan ku salaamay 🌹
wcs abayo horay usoco
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha allaha
Asc abaayo amino qur,aaka mañana saxi karta ilaahay haku barakeeyo
Jazaakuma laah kheyr abaayo
Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah caafiyo caafimaad dag dag
AlLLAH caafimaad hakusiiyo walal
@@fatumaadam3067 aamiin markasto dukato iisoo duceey allaah dartiis
Abayo amino gabar aan dar ilaahey ujeclahay aya tahay quraanka intaadna daahir eheen ha aqrin sabbta salada lo diiday wa quraanka uun aqliin marka ufikirto wad fahmi karta sbbto eh salada inta quraanka un mogiye inta kale wa istag iyo rogmad sbb lagu dido majirto so maha marka ilahey yu ka caron anaka quraanka adkaru noyahay anigu kula mid ayan ahay qof qurankas un kunol ayan ahay halmalin hadan dhafo xanun daremaya lkn dheh ilahow inan dinbi ka galo ayanka cabsa e adigu ixifdi dheh ilaheyna hakaaga filnaado abaayo
Wll quraanka waa lo ogolyay inaad akhrido sidoo klene mobileka wd ka akhrin kartaa ilaahay (swc) naxariis uu inoo naxariisanayo ayuu inooga daayay rukniga salaada iyo soonka ee maaha in aan nijaasnahy ❤
Kitaabka musxafka Ayaan la ogolayn inay gabadhu qabato marka ay kajabantahay ee quraanka korka ama mobile ka waa ka aqrin kartaa xabiibti.
Yaaa ii kicinayo salatu laylka plz
Hdad kcdo ana iso ducee inu ilaahey ifududeeyo😞
Asc wlshey amino inan kula hadla raba ila so hdl insha allah
Abyo amiin malintii intee jeer aqrin jirtay ???
Ani adi abyo
Asc hooyo amino shiqunaa hooyo ejara kahele iga jawab albaqro wey dhertahay malawada aqra mase sida yaasiin cml aa sudan lagu geeyo miya kis laga aqraya su aashu waa albaqra malawada aqraa mase kisba la aqra baliis ijwb adba u daneynayaa
Abyo inaa wada aqriso baa fican kadib ducesato I.a hana ka daalin waxa arkesaa nolasha so cajiip isku badaleso malinkasta is badal ka arkesaa hafududesan xitaa hadey ka so dahaan wax weyn buu rabi kusinaa adi uun hadalin I.a
Abyo melna kumataalo inaa dhameyso intaa awoodo aqri jus ,xisib,ayadoo dhan hadaa awodana kabafcn
Thanks abayo@@umuaxmed5402
Shaaxa noga soshekey maxa wayeh abaayo sidee losameya
Abyo istaqfarta kasohdl
Asc waxan ahay will kugu xidhan waxan ahay wìil xanuusanaya Ila 2016 xanuinkayguna wa ruuxi ama jin iyo sixir ama IL iyo xaasid kolba Kay ahaato hada lugha Kuma soconkaro baba qadi Karo suaashaydu waxay tahay suuatul baqarah hada bil waxan wada halmar ayan akhriya xanuunkiina wax isbadala Mahayo maxam sameeya miyan ka kor dhiya halka mar mise wan iska wada Ila dhowrbillood inta farajku imanaayo wll
Wacaleykum Salaam Waraxmatullahi wabarakatu walaalkey Illahey haku caafiyo.
Suratul Baqarah walaal wey ku daaweyn doontaa Insha Allah sabar Istiqfaarta ku dar iyo asllah
@@aminoshiiqunaa hye wllo mahadsanid
Bro alle haku caafiyo haka rajo dhigin hana joojin xaqiq waa ku cafimafeysa bro Rer kenya hadda tahay Wan ku sacidena i.a dedaal.
@@mahadabdirashid7783 mahadsanid bro Wan dadaalaya insha allah
Maansha alaah wll