Ep14| Maxaan ka bartay ayaadaha ugu horeeya suuratul baqra | Muhiimada Qur.aanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 січ 2024
  • Ruuxdaada cibaadada iyo qur.aanka ku ilaali, marxalada dhalinyarnimadana ilaahay xadhigiisa adkee
    Xalqadan waxaan kaga hadlay faa.idooyinka qur.aanka. Waxaan kaga hadlay wax-yaalo aan ka bartay aayadaha ugu horeeya suuratul baqra. Waxaan kaga hadlay marxalda dhalinyarnimada iyo dhibteeda, waxaan kaga hadlay toosnaanta, dhawrsoonaanta iyo hanuunkaba in rabbi cidda uu doono uu waafajiyo.🤍

КОМЕНТАРІ • 71

  • @fariixaaxmed6414
    @fariixaaxmed6414 5 місяців тому +19

    2023 wuxu ahaa sandki aan bilaabat tafsiirka quraanka aana bartay sida loo digriyo alx waxan ka qoomamooda marnar inti Sano I dhaaftay ee anan si naba qorshahyga uga mid dhigin barashada mcnka kitaabka wangsan alx noloshyda Hal mar waxay noqotay sida inan meel mugdi ah ku xirnaa o anan waligayba iftin arag alx 2024ka waxan bilaabay illa 3kutub oo axadista nabiga ka mid ah iyo xifdinta alx iyo wardiga baqra alx illahy ii fududee oo iga aqbal aniga iyo inta ila midka ahba

    • @najmamaxamed3484
      @najmamaxamed3484 5 місяців тому

      Wll mudo inteeg leg ayay kugu qadatay tafsiirka quraan typs isii ani warabaa wll

  • @abdirazakabdala6548
    @abdirazakabdala6548 6 місяців тому +23

    Walshay kheyr allha ku siiyo anigu qorshahayga sanadka qur.aanka ayaan kadhigay jadwalkeyguna waa sidan
    1- qu.aan
    2- tafsiir
    3- adkaar
    4- salaatuleyl
    5- English
    6- alfiyatu ibnu maalink
    7- fiqhi
    Allha ii fidudeeyo

  • @axmedyare8913
    @axmedyare8913 6 місяців тому +5

    Rabbi haka raali noqdo waad nawanisay kuwii qaata allah hanaga dhigo ❤❤❤❤❤
    Waynu kujecelnahay ❤❤❤

  • @habibahassan9289
    @habibahassan9289 5 місяців тому +4

    illahoow isii awood an mar walbo ku aqriyo Quran illahoow i sii awood an hadafkayga noloshayda wadada khayrka ugu jihayn laha

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 6 місяців тому +10

    كلمتان سبحان الله وبحمده 💚 سبحان الله العظيم 🩵

  • @yusrra.
    @yusrra. 4 місяці тому

    Jazakallah Nazriiney Hadalkaga dhan wa wada naxariis Alle haku barakeyo 😢❤❤❤

  • @maanka1246
    @maanka1246 6 місяців тому +2

    M.a Alahamdulillah walhi bentada mahn quranka saxiib wangsan ban laleyahy wax walipo aan rabo mawayo waxan aamin sanahy in uu ilahy wax walipo gacan tisa ku jirto subaxdii an aqrini wayo quranka malintaas cajisa murg farxad xumo ayan lakul maa ,lkn malintii an aqriyo walhi majirto malin igaga farxad badan alham dulillah ilahay anagu hanuniyo wadada toosan allhamdu lilaah 🤲❤️

  • @Abdirahmanbritish
    @Abdirahmanbritish 5 місяців тому +3

    wisdom english say:if you don't have link with allh with salah with quran how do you want to success to the life.
    wllhi when i watched this video i remembered this wisdom.❤

  • @shushuyousif2184
    @shushuyousif2184 5 місяців тому

    Mashaa alaah
    Waanadada alaah ha na waa fajiyo in aan qaadano oo ku dhaqano❤❤❤❤

  • @nuurdaalacay8990
    @nuurdaalacay8990 5 місяців тому +1

    أتبع السيئة الحسنة تمحها
    Waarun Dhalinyaraa la yahay ee waa inaan lays ilaabin ee kolka nafta iyo shaydaanku kaa xoog badiyaan la da.daalo oo tooba yaa rabi layidhaa. Ilaahay cidna inagama xikto Qiyaamana dadku ku xukumi maayaan ee rabbiga qaaliga ahbaa kula xisaabtamaya. Jasakallah ukhtanaa🙏

  • @user-rq6pb8xb9d
    @user-rq6pb8xb9d 5 місяців тому

    Masha alla ugu dambayn waan helay qof ifahma oo sidagan wax iigu sheega wxd tahay sababta aan iminka iigu hagaagay isbadalkaygu intii horoo dhan kumaa guulaysan jirin

  • @simandayip7351
    @simandayip7351 6 місяців тому +1

    Aad io aad ❤

  • @suaadmohmad7988
    @suaadmohmad7988 6 місяців тому +1

    Masha'Allah ALLE haku barakeyo xbbti caqliga iyo cilmigaba ALLE haku siyadiyo🤲❣️

  • @najmasuleiman3448
    @najmasuleiman3448 5 місяців тому

    Ilaahay jidka toosan xaqa ha inagu hanuuniyo

  • @asmawarsame2647
    @asmawarsame2647 Місяць тому

    ❤🎉🎉🎉🎉

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 5 місяців тому

    Mashallah walalo mawduuc muhiim ah weeye haka daalin inshallah❤

  • @comment1827
    @comment1827 5 місяців тому

    Xalqad aad muhim u ah mahadsanid walaal

  • @ruqiya1304
    @ruqiya1304 5 місяців тому

    Maasha allaah wll wax badn ayaan kaa faaiday allaah ha ku dhawro

  • @ahmedturkaawi7181
    @ahmedturkaawi7181 5 місяців тому

    Alla Haka Abaal mariyo walal jasaaka Allaaaah❤

  • @YusufAhmedali-nk6vq
    @YusufAhmedali-nk6vq 6 місяців тому

    Tanks wllshy qali waanbilay xifdiga quran igu duceya

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 6 місяців тому +1

    Jasaakallahu kheyr ukhtii♥️🧕🫶🥰

  • @user-ws6yx7et1n
    @user-ws6yx7et1n 5 місяців тому

    Mansha allah rabi rali higa naqado

  • @user-kf3tr4hy8i
    @user-kf3tr4hy8i 6 місяців тому +2

    Thanks ❤❤❤❤

  • @zamzamahmet1401
    @zamzamahmet1401 5 місяців тому

    Mashaa allaah

  • @asli1087
    @asli1087 5 місяців тому

    Maasha Allaah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 місяців тому

    Masha allah ❤❤❤❤
    Mahadsanid Sis.

  • @Adamshow2665
    @Adamshow2665 5 місяців тому

    Masha allah ❤

  • @umulmuminincaaisharc.9927
    @umulmuminincaaisharc.9927 5 місяців тому

    Maasha Allah jazakallah qyr

  • @zamzamdiyaad6500
    @zamzamdiyaad6500 5 місяців тому

    Mnsh allh thnks nazreen

  • @user-bw8ut3sh8d
    @user-bw8ut3sh8d 6 місяців тому +1

    Rabi haku rumeyo riyoyinkaaga Wax badan Ayaan ka faaiday rabi janoyinkisa haynagu kulmiyo wll ilaahay dartiiban kujeclay

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  6 місяців тому +1

      Allahuma ameen aniga iyo adigaba wlaalo💚💚

  • @user-be3mm2pi5o
    @user-be3mm2pi5o 6 місяців тому

    Masha Allah wllo khayr alle ha ku siiyo

  • @maxamedcabdirashiid-id7yj
    @maxamedcabdirashiid-id7yj 5 місяців тому

    mazha Allah Alle haku barakeeyo wall

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 місяців тому

    Jazakalah walal 🎉🎉

  • @ibrahimali4654
    @ibrahimali4654 5 місяців тому

    Masha allah barakow wlli

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 5 місяців тому

    Mnshallh ❤

  • @naimoyuusuf2100
    @naimoyuusuf2100 5 місяців тому

    Mansha allah jasa allah sax❤

  • @rahmoahmed6756
    @rahmoahmed6756 6 місяців тому

    Masha allah abayo guulayso

  • @Maryam-wc9lm
    @Maryam-wc9lm 5 місяців тому

    Shukran wllo❤

  • @SuadosharifMohmett151
    @SuadosharifMohmett151 5 місяців тому

    Mashllah ❤😊

  • @hazmeptilaahi442hazma9
    @hazmeptilaahi442hazma9 6 місяців тому

    Mansha alleh

  • @abdirazakabdala6548
    @abdirazakabdala6548 6 місяців тому +1

    Walal Noosoobadi daqiiqadahana nosoogaabi

  • @asliyaabdimh
    @asliyaabdimh 5 місяців тому

    shugran inn badan abaayo

  • @Qalbi___Nool
    @Qalbi___Nool 5 місяців тому

    ❤ Mashallah

  • @Miracle.74
    @Miracle.74 5 місяців тому +1

    حسبيا الله ونعم الوكيل

  • @abdirazakabdala6548
    @abdirazakabdala6548 6 місяців тому

    ما شاء الله

  • @nimcohaibeelmi2935
    @nimcohaibeelmi2935 6 місяців тому +1

    Masha allah mawducyada soo badi wllo

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  6 місяців тому

      Haye wlaalo bi.idni rahmaan🧡🧡

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  6 місяців тому

      Haye wlaalo bi.idni rahmaan🧡🧡

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  6 місяців тому

      Haye wlaalo bi.idni rahmaan🧡

  • @sunduselmi9802
    @sunduselmi9802 6 місяців тому

    Manshallah inoo soo badi qaali❤

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  6 місяців тому

      Hye wlaalo bi.idni rahmaan🩶🩶🙏

  • @user-cz3zk8zx7z
    @user-cz3zk8zx7z 6 місяців тому

    Thanks

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 5 місяців тому

    ❤❤❤❤❤

  • @nawaalapdi5008
    @nawaalapdi5008 5 місяців тому

    Wlhi wan jeclahy lkn marwalbo waxba imadhqulaya yarabi ada hanunka iskaleh igu hadiyey aniga iyo qufksto muslim ah

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 5 місяців тому

    😊❤❤❤❤❤

  • @Canabcabdi-jd1bd
    @Canabcabdi-jd1bd 6 місяців тому

    MahAdsanid xppti

  • @user-de3ql6qk1r
    @user-de3ql6qk1r 5 місяців тому

    😮😮😢😢

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 6 місяців тому +2

    Wlhi taasaan been aheen wllshey isku mid ayan nahay anigan quraanka iyo tafsiirka sanadkan ayan bilaabey

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  6 місяців тому

      Tabaraka rahman ilaahay fahamkiisa iyo ku dhaqankiisaba haynoo fududeeyo wlaalo mahadsanid ♥️

    • @nadifaosman9389
      @nadifaosman9389 6 місяців тому

      @@nazreenzallah allhuma aameeen wllo

  • @caishanuur9712
    @caishanuur9712 5 місяців тому +1

    3 barri oo kaliyah qofka aan aqrin waa hijro. 30 iska daayee

  • @ahmedturkaawi7181
    @ahmedturkaawi7181 5 місяців тому

    Alla Haka Abaal mariyo walal jasaaka Allaaaah❤