xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta | sirta guusha

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 28

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 9 днів тому +4

    Si fiican ayaad fahamka usoo dhaweysay Mahadsanid wll

    • @shaal-sh
      @shaal-sh  9 днів тому

      Intii awodeyda wan dadalaya insha allah

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 6 днів тому +1

    Masha Allah bro well done sifiican ayaad usoo tarjumtay isagoo English ayaan daawaday😊❤

  • @Zaethirsi
    @Zaethirsi 8 днів тому +1

    Mahadsanid 🫥

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 9 днів тому

    Asc meel fiican ayaad dhigtay waan ku qaatay sxb mahadsanid

  • @Ahmet090
    @Ahmet090 5 днів тому

    Hore u soco zxp, channelkaaga waan eegay si fiican ayaanad u wadaa, waxanan talo ahaan kugu siin lahaa inaad samayso Hal Niche oo aad xooga saartid sida mawducyada Businesska ee aad hadda ka hadlayso. New Subscriber

    • @shaal-sh
      @shaal-sh  5 днів тому

      Mahadsanid zhp jazaka allah

  • @AbdihajiYosuf-jy5zk
    @AbdihajiYosuf-jy5zk 8 днів тому

    Thank you for sharing this! media.

  • @LibanSaylici
    @LibanSaylici 2 години тому

    Waxba nomad sheegin midh kamanu faaidin

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan 10 днів тому

    WAAN KU WADANAA SXP EE HAJOOJIN UA-cam SOCO❤❤

    • @shaal-sh
      @shaal-sh  9 днів тому

      jazaaka allahu walal

  • @YahyeMomed-
    @YahyeMomed- 10 днів тому +1

    Sxb wlhi qabka wax ifahansisay waa qab aftahanimo leh allaha ka abal mariyo wayo ano lahjada djibouti wata hadana si cadiya ku fahmay hn horay usoco🙏

    • @shaal-sh
      @shaal-sh  9 днів тому

      jazaaka allahu khyr insha-allah hore usocod aya ino balana

  • @CabdulahiMohamed-f1h
    @CabdulahiMohamed-f1h 9 днів тому

    Sxb maanta ayaan kuugu soo biiray hore u soco

    • @shaal-sh
      @shaal-sh  9 днів тому

      mahadsanid walal soo dhawoow

  • @JibroChak
    @JibroChak 12 днів тому +1

    👍👍👍

  • @sharmarkenurabdi6680
    @sharmarkenurabdi6680 7 днів тому

    Masha allah zxb si fcn ayad no fahamsiisey mhd sanid

  • @xakiimicR7
    @xakiimicR7 13 днів тому

    Legend ❤

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv 9 днів тому +2

    Wad na dhiirigalisay ee Adigu Ma samaysay Marka Hore oo lacag Ma haysataa ?

    • @shaal-sh
      @shaal-sh  9 днів тому

      walal dhamanteen tareenka waynu wada saaranahay se dadaal iguma yara insha-allah

  • @MuhaedMuhaed74
    @MuhaedMuhaed74 6 днів тому

    Adu maad samaysid😂

  • @haidhiginanoodayar2350
    @haidhiginanoodayar2350 3 дні тому

    Acs will wxn Rab Ina an su allo ku weydiyo marak xage Kal so xariri

  • @CabdirisaaqJini
    @CabdirisaaqJini 3 дні тому

    Taliyow adi maxa ka rebeey

  • @Gaafay
    @Gaafay 7 днів тому

    Ileen qof diidaya malahan lacag eh adigu miyaad sameysey aan kagu dayanee

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 2 дні тому

      😂😂 maya masameen weli hadoo sameen lahaa youtube ma dhex fadhiyeen ee duud duud oo useexan lahaa