Guusha waa sax alle xeriir kiisa iyo dadadaalkaga ayaad ku gaari hadda adi ahaan comment soo qoray wax fican sheegtay lkn maanta hadii la fiiriyo masameysid beena maaha qofka somaliga waa yaryahy waxa uu soo qorayo inuu ku dhaqmayo marka alle mahadleh
Alx 3 bil Ayan maraya hada waxwalba cadi ayay u EEGyihin Lkn marmar Ayan nervous noqdaa haben habena hurdada I goysa Lkn go.aan adag Wa waxa qudha oo ku bedeli kara
@@deqanasir219 aynu kafaidaysano walalkeen mowduucyada faidada leh ee uu inosoo gudbiyo,aniga wa chanellki ugu horeyay ee aan ku xidhmo Alxamdulilah sidan oga faidaystay aniga iyo Ilahay umba og.
Ustaad Omar inshaar runtii Waxaan Marqati kaga ahay in dhalin yaro badan aad noloshoda aad badashey aan aniga ka mid ahay inta badan dhalin yarada toos ula hada shahaa Waxaa tahay macalinka dhalin yarada runtii the best YT ever dawado tahay since 2018❤️🔥
@MoH:@MoH:@rich poy🍂🌴:2 minutes please say this: 3x SubhanAllah 3x Alhumdulillah 3x AstgfiruAllah 3x Lailaha ilallah 3x Allau Akbar 3x. saliga Nabiga Good deeds for both of us🤝
Ilaahay meel buu ila rabaa, waliba wax wayn baa igu soo socda lkn garan maayo wax iga qaldan.. waxaan saas u leeyahay marka wax iga si noqdaan waxaa iga soo hor baxaya muuqaal wixii aan tabayay ka hadlaya.waaba sida in aan anigu search gareeyay oo kale. Mararka qaarna waanba yaabaa walaahay waana sababta aan u leeyahay ilaahay waxbuu ila rabaa naftayda xuni ka warwareegayso.. ii soo duceeya bal walaalayaal
Aad ban ugu farxsanhy in qof sidan o kle somalidena ku jirto walhi anu aad baan u dhagystaa muathirinta ama samaynlayasha carbeed iyo ajaanibka oo isma lahyn wad arki sameye somaliyeed waliga walhi isma lahyn waxan rajynaya in aan hormaro badan garno hadan somali nhy ilahyna somaliya nabad galyadeeda haso celiyo i.a qabyalada hanagayarato o aan midowno 😢😢
Wll cumar iishaar Allah ha ku barakeeyo waa wll taxanahaaga la socda farin muhima ayaan donyaa jnaan kuu soo gudbiyo Wll sawirka qofka nool laga qaadayo iyo khilaafka ku jira waad ogtahy baan fileyaa, kaasi waa ka laga qaado qof nool oo ku soo eegaya . Hadaba mid uu San Allah abuurin in la sameeyo maxay kula tahy inuu noqonyo yacni qiyaas baan ku leeyahy mas'aladaa bal culimada waydiii hadaanay jawaabteedu hore kuugu soo bixin mahadsani Allah ha ku barakeeyo
Jazakallahu khayr, my brother keep on what you're doing. You have helped me a lot. You also made to learn Arabic language from scratch ❤ Alhamdulilah for this far
19 july 2024 hdaan guuLaysto maantoo kale waan iman meeshan insha Allah ❤ 19 july 2025 allahyow igaadhsii hdaan ka horeeyana allahayow khaatumada khayr iigu khatin . 🤲🌻
M.a Allah waad mahadsanthy zhp wlhi waxbadan baa go'aan qatay lkn markay month ka soo wareegto aniga oo meshii tagan is Arkaa lkn markan is dhiibi baro adiga ku daawada thanks pro
Allah haku xafido walaalkey cumar inshar' mar walba waxaad noo soo gudbineysaa wax na anfacaaya aakhiro iyo aduunyaba. janaalka ogaansho waxaan ku soo biirey 2017 wax badan aan aqoonin baa kabartey waa janaalka keliya aan aadka u xiiseeyo allah ka sokow waxa umaxad celinaaya walaalkey cumar inshaar
Qof kastoo Guulesytay waxa uu xoojiyay xiriirka Asiga iyo Allah Kala dhaxeeyo noloshu wey kuugu adkaan Doontaa Hadii Aad fahmi weyso ula jeedada laguu abuuray wax walbo wey kuu Hagaagi doonaan marka hore isku xer Allaah Asiga ayaa naxriiste Danbi Dhaaf badan Ah
Dr : MAAMOW
Xaqiiq waa aranki dadka intooda badan aan fahansaneen kana raadiyo guusha meela kale alle xaqa hana wafujiyo
Guusha waa sax alle xeriir kiisa iyo dadadaalkaga ayaad ku gaari hadda adi ahaan comment soo qoray wax fican sheegtay lkn maanta hadii la fiiriyo masameysid beena maaha qofka somaliga waa yaryahy waxa uu soo qorayo inuu ku dhaqmayo marka alle mahadleh
❤
Wll sideebaan iskubadalikaraa marwaba waxango aan sadaa inaa isbadalo lkn marwalba waxaan arkaa anoo taagan hal kiiuun wll maxaad igula talin lahayd
Nebiga ku saliya salaalahu celeyhi wasalam ❤
اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Scw scw scw ❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤❤
Scw
My best. Teacher
❤🎉
❤
❤
Yeah
❤❤❤❤❤
Waxbarashada waxaan garay heer jaamacadeed lakiin ma arag macalin adiga kaa wanaagsan ustaad omar❤
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
صلّي الله عليه وسلم.
Salalaahu caleyhi wasalam
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@@King-cayda10 Salalaahu caleyhi wasalam
Really
Masha allah Hogaamiyaha dhalinyarada somaliyed ninka sida walalkod kaweyn uwaaniya jazakallah wax badan bad umada waxu tartay ❤️
Kolba muslimiin ayaa tahin ducadiina ayaa raba manta hadad aragto qoralkan fadlan iso ducey si niyad ah 😢😢
Wll Allah ku caafiyo
Ilhy muraadkaga sahal
Allah kusiiyo waxaa aad donay so❤❤❤❤
Wll muradkaga Allah saahla
Wax walbe oo aad doonayso oo khayra ilaahay hakuu sahlo
Nabiga ku saliya salaa lahu celeyhi wasalam❤😊
ciwaan muhiim ah! Mahadsanid ustaad
4/10/2023 waxaan rajeyna isbadal dhab ah ka takhalusid wax walba oo naftu jeceshahay oo faaido ugu jirin oo aan ku bedelo wax walbo aay naftu necebtahay oo faaido aaqiro iyo aduun uleh fadlan wallahay waxaan idinka codsanaa inaa ii duceysaan ilahaay inuu ila garab galo arinkan qalbiga iga soo ducee wlaaalkey / walaashey❤❤😢😊
Alle hakuu fudeydiyo wax waliboo jeceshahay oon macsi lahayn ❤
@@CafiifoCraxmaan aamiin alx 👏🥰
Mar walba waxa raba ina is badalo oo noqdo qof wax qabsada oo horomar gaara balse culays ayaa iga saaran Ee iso duceeya walalayaal
Nothing changes if Nothing changes
Soomali adeegso😂
😢@@Tawntawn2
@@Tawntawn2🎉
Walahi saaka bilaabay go aankan waxaana ka bilaabay wanaajinta xidhiishka alle ❤❤❤
2/7/2024
Axad jigjiga meheradaydii dhexdeea
Ma is badashy hda
😂😂😂istaqfurulaah wad iga qoslisay waliba si niya😂@@Siciidpess
@@AyaanFarhan-g8c hhhhh heeh hdaanu is badalin inuuu dib isu xasuustaa rabe🤣🤣
@@Siciidpess Hhh ha wa sax
@@AyaanFarhan-g8c istaqfurlaah maha astqfurulah weye sas ogsonaw
يكفنا كتاب الله وسنة رسوله صل الله عليه وسلم ❤
Ka hor 3 isbuuc waxan joojiyey wax walba o belwed ii aha naf ayaan ahay hadadan aan kula hadlayo xanaq jogta ah hurdo la.aan niyad jab lkn waxan ogahay ayaa ah waxaso dhan inan dhafi dono inshallah
hambalyo❤❤
Ficil ay aad u adag tahay in lagu dhaqaaqo ayaad sameysey👍
Waxa xiga waa adkeysi adkeysi adkeysi😱
Alx 3 bil Ayan maraya hada waxwalba cadi ayay u EEGyihin Lkn marmar Ayan nervous noqdaa haben habena hurdada I goysa Lkn go.aan adag Wa waxa qudha oo ku bedeli kara
Wad dhafi Donta inshlh🎉
@@abdisamadabdullahi198goanka siwad sxb ani siigada ayan la dhibana hada 29 maalmood ayan kamaqanahay alx
Walalyal iso duceya inta iga dambeyso muraad baan leeyahay 😢🤲🏽
Allah muraadkaad ledahy hakuu sahlo😢
Markhaati aniga ka ah yaa Abu Faysal inaad soqadatay hada kohor waliba inta aana garin qaybta aad ku xustay ayaan soxasuustay 🎉
@@kimuhumad6594 ♥️
@@deqanasir219 aynu kafaidaysano walalkeen mowduucyada faidada leh ee uu inosoo gudbiyo,aniga wa chanellki ugu horeyay ee aan ku xidhmo Alxamdulilah sidan oga faidaystay aniga iyo Ilahay umba og.
@@ogaanshom.a
Dhiiro galintaada dhiiqo ayee igasoosaartay shanbil ayaan marayaa allow markale ha igucelin thanks my pro
Ustaad Omar inshaar runtii Waxaan Marqati kaga ahay in dhalin yaro badan aad noloshoda aad badashey aan aniga ka mid ahay inta badan dhalin yarada toos ula hada shahaa Waxaa tahay macalinka dhalin yarada runtii the best YT ever dawado tahay since 2018❤️🔥
Aadna waad ugu mahadsantahay walaal cumar inshaar latalintaada 🎉💙
@MoH:@MoH:@rich poy🍂🌴:2 minutes please say this:
3x SubhanAllah
3x Alhumdulillah
3x AstgfiruAllah
3x Lailaha ilallah
3x Allau Akbar
3x. saliga Nabiga
Good deeds for both of us🤝
Macalin alle fahan siiyey xaalada manta jirta, alle haku xifdiyo ❤❤❤
Ilaahay meel buu ila rabaa, waliba wax wayn baa igu soo socda lkn garan maayo wax iga qaldan.. waxaan saas u leeyahay marka wax iga si noqdaan waxaa iga soo hor baxaya muuqaal wixii aan tabayay ka hadlaya.waaba sida in aan anigu search gareeyay oo kale. Mararka qaarna waanba yaabaa walaahay waana sababta aan u leeyahay ilaahay waxbuu ila rabaa naftayda xuni ka warwareegayso.. ii soo duceeya bal walaalayaal
I.a brother alle haku fududeeyo kuna dadaal waxaas aad dareemeeyso in uu alle kula doonaayo
wllka seem aa nahy walahi
Allah ayaa mahad iska leh mudo aad udheer ayaan raadinayay isbadal laakin mafahan sanayn inay adag tahay in aad isbadasho sababtuna waa wixii aan rabay inaan iska dhaafo inaan aad uga fakari jiray marwalbo oo aad dhahdaa siigada waan joojin majoojinaysid ilaa aad maskaxdaada kasaarta inaad siigaysan jirtay waa sida aan aniga iskaga dhaafay siigada Al xamdulillah
Best teacher I ever wacth❤
Khalaas waan daalay waa inaan qorsho dajistaa aan isku badalayo waa erayo aan inbadan isticmaalay, inshallah isbadalka waan samayn doonaa anigoo ilaahay talo saaranaaya ❤
4 bilood kadib ma is badashay?
CUMAR INSHAAR DHIRI GALIYE WALAALKA ❤
Ku saliya Nabiga walal salallaahu calayhi wasalam❤
قال تعالى ان الله لا يغير ما بقوم حتى ما بأنفسهم
إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم
@@najiibcali6414 شكرا أخي
My role model❤🎉run ahanti ma garanayo waxan kugu mahadceliyo wax badan ayan ka faaiday alle jannada hanagu kulmiyo❤
Best teacher❤
My teacher ❤❤
Masha Allah,
Cumar.inshaar
Dhiiri galiye dhab ah ayaa tahay runtii walaal
Mahadsanid ❤️
Walal waxan maqlay 40qof ducadodu waa maqbuul marka muraadban leyahaye iso duceye idinkana illaahay muradadina ha idiin sahlo wadmahadsantahay🙏🤲🤲🤲🤲🤲🥺🥺
Walaahi waa run ogaansho ustaad social media ah waa dhaibaato runtii walaahi
Wllhi zxp insha Allah maalin ayan ku casuumi doonaa❤
Aad ban ugu farxsanhy in qof sidan o kle somalidena ku jirto walhi anu aad baan u dhagystaa muathirinta ama samaynlayasha carbeed iyo ajaanibka oo isma lahyn wad arki sameye somaliyeed waliga walhi isma lahyn waxan rajynaya in aan hormaro badan garno hadan somali nhy ilahyna somaliya nabad galyadeeda haso celiyo i.a qabyalada hanagayarato o aan midowno 😢😢
شكرا اخي أبو فيصل
بارك الله فيك
Ustaad mar kasto adiga ku dhageysto really is badell wayn aa iska dareemaa ❤wxaadne thy really qofka kaliya aan ku deydo ❤allah ku dhowro proffeisar😊
Wll cumar iishaar Allah ha ku barakeeyo waa wll taxanahaaga la socda farin muhima ayaan donyaa jnaan kuu soo gudbiyo
Wll sawirka qofka nool laga qaadayo iyo khilaafka ku jira waad ogtahy baan fileyaa, kaasi waa ka laga qaado qof nool oo ku soo eegaya . Hadaba mid uu San Allah abuurin in la sameeyo maxay kula tahy inuu noqonyo yacni qiyaas baan ku leeyahy mas'aladaa bal culimada waydiii hadaanay jawaabteedu hore kuugu soo bixin mahadsani Allah ha ku barakeeyo
Mashaa Allah guulayso cumar inshaar taladaad iyo dhiiri galintaada ilaahay hayna wafajiyo danahena oodhan aduun iyo aakhiroba alxamdulilaah
Thank you Sh Cumar ❤❤❤❤❤❤
"Bogan waxan ku soo gud-binaa sooyalka islamka"
Nagala soco dhankan: thanks
Feylasuuuf ustaad omar inshaar barakoow idim alle ❤
Jazakallahu khayr, my brother keep on what you're doing. You have helped me a lot.
You also made to learn Arabic language from scratch ❤
Alhamdulilah for this far
5:23 😂😂 our philosophy professor omar inshar
19 july 2024 hdaan guuLaysto maantoo kale waan iman meeshan insha Allah ❤ 19 july 2025 allahyow igaadhsii hdaan ka horeeyana allahayow khaatumada khayr iigu khatin .
🤲🌻
I.a
4 bilood kadib kawaran?
Philosophy omar inshar 😊😊😊😊
My teacher OGAANSHO ❤️
Congratulation🎉🎉1M subscribers ❤
M.a Allah waad mahadsanthy zhp wlhi waxbadan baa go'aan qatay lkn markay month ka soo wareegto aniga oo meshii tagan is Arkaa lkn markan is dhiibi baro adiga ku daawada thanks pro
My self motivator🎉 thanks the way your advices our youths❤❤❤
Shukran OGAANSHO CHANNEL ❤🤝👍👏
Alxm, Jihaad ayaan Ku jiraa.
Ha joogsan ilaa Y
@@OzailIfiye-io1nn mahadsanid sxb
10/11/2024 Maalintaa go’aansadey inaan hees iska dHaaFo wuuNa iiHerGaley maantana oo ay taariiKhdu taHay 22/11/24 inaan gabi ahaan nolashayda badaLo waqtigaygana wixii aakhiro io aduun i anfacaya aan kaga FaaideysTo🥹yaarabi ani waan go’aansadeye ila garabgal oo ifududee 😔🤲🏻❤
Wllka mahadsanid lkn muuqalkan hortiisa ban iska daayay cadooyinka xunxun lkn thnks waad isii xoojisay goankeyga❤❤😊
Masha allah, omar iishar
Bukhaari waan ku salaamay
@@TERAZMO7D wsc soo dhowow
@@Sooyalka ina bade matihid waa cabdiraxman ahmed
@@TERAZMO7D iga ala soo hadal dhinca accoun kayga wll
Wllhi wax badan waa kafaide thanks teacher😊👏🙌
Waxaan bilaabay 90days chlenge waxaan maraa maalinkii 6aad alx wili dhiiri galintii aan kubilaabay ayaan dareemaa. Omar thanks fariintaan inaan sameeysto hami dhab ah oon kaleeyahy challenge gaan wey iga maqneed hadeerse waxaan qortay 13qodob oo aan faaiidaayo hadaan challenge dhameysto screen ayaan kaqaatay favourite ayaana saartay sawirkaas sidoo kle alarm ayaan waxaan ku xirtay saan subax kaste usoo xasuusto thanks sxb markale. Comment gaan waxaan hadii alle yiraahdo screen kiisa kuusoo diraa markii 90maalin iidhamaato
Allow igu taageer hamigeygaas adinkana iisooduceeya sxbyal🙏
Teacher omar inshaar full respect🙏
Waan ku salaamay wll cumar jasakalah khayr howshad noo hayso from hargaisa❤❤❤
Jazakallahu alkhayr ustaad cumar inshaar🙏🏻🫡
Ku Sali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scwscw
Asc Ustaad Cumar🙏🙏
Mahadsanid Omar ishar
Thanks Ustaadkeena Allaah Haka Abaal Mario
Thanks teacher sacaan la joogo ayaan ku fikirayay isbadal inan sameeyo ayaa mowdhucan iga soo horsoobaxay 🙏🙏🙏
Thank you markasta waa kuugu faaidaa❤
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
اخي الأكبر عمر إنشار بارك الله فيك
😊
M.a mahadsanid ustaad cumar inshaar
M.a cumarow imta bdn noloshayda waa bedeshay waxaad tahay macalinka dhalinyarada bedela noloshoda ,marwalbo waad nadhiirigelisaa ilaahay cumrigaa hakuu barakeeyo.
Allah haku xafido walaalkey cumar inshar' mar walba waxaad noo soo gudbineysaa wax na anfacaaya aakhiro iyo aduunyaba.
janaalka ogaansho waxaan ku soo biirey 2017 wax badan aan aqoonin baa kabartey waa janaalka keliya aan aadka u xiiseeyo allah ka sokow waxa umaxad celinaaya walaalkey cumar inshaar
Mudane Mahadsanid❤❤
My best teacher ❤
Barashadada saxib koma qasarin keep going pro
Waa mowduuc faa,ido badan aan ka helay mahadsanid wll omar
Macalinkayga omer inshaar 🫡
Our teacher 👋❤
Illahey haku barakeyo waxbadan waan kaa faa,iday ❤😊
جزاك الله خير
Is badalku wuxuu yimaada marka naftaada rabyso aad naftaada ka adkaato intaas baan aaminsanay
Allah haku barakeeyo ustaad❤
شكرا أخي بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء
Ilaahay hakaa abaal mariyee ku soco wax fiican baad samaynaysaaye
kusaliya nabiga scw❤
noloshan aan dhibsadey allh iga saaro mid ka wanagsan ka kheyr badan ayan alle ka baryay 🤲
Mahad celin.marka.1aad.allah subxabahu watalcalaa ayaa mahad.leh marka2aad waxan.u mahad celinayaa walaky cumar inshaar oo.sabab u noqdey is badalka nolosheyda
Waxaan.ka bogsadey mid ka mid ah cadooyinka.nolosheyda gubey ku dhawaad 15 sano alle.mahadii.hada 5 bilood ayaa laga jogaa intaan joojiyey alle ha ii siyaadiyo aaamiin
Jazakalahu khayr wll omar
جزاك الله خيرا اخي العزيز
الله ينفعنا بنصيحتك أطال الله بقاءك
Asc cumar inshaar 🙋♀️
Of on
7/8/2024 guulbaan rajaynayaa inzha allh 😊
Rajjo ayaan leeyahye wllyl isoo diceeya idam alle inshallh 😢
Wallhi sifcn ufahmi tnks Allh qiirkasiiyo ❤❤🎉🎉😊
Macalinka kaliya markaan muuqaaladiisa daawado degnaan farxad dareemo sxp hore usoco
Jasakalahu khair wll if iyo akhiroba ALLE miisaanka xasanadka hakuu saaro
26/8/24 i.a waxan rajayna anoo is badaly inaan soo laabto i.a🎉
2bil kadib mawadaa
Allah inagama qaado macalinkena omar❤🎉
Muuqaalki hore ee dopamin fasti aad kaga hadlaysay anoo dawanayo aa kan arkay runtii kama daalo inaa ku ceshceshto🎉 mahadsanid wll cumarow
Ustaad Hada lee is badal wada oo wax badan bafalay inyar haday sida no la talinasay waa toosanay walahi the somaliwayan ishalah 😊
Hambalyo 1.m🎉🎉🎉🎉🎉 walkeyy guul wcn mrkasta