Shaal
Shaal
  • 10
  • 17 267
KUSO DHAWOOW ADUUNKA KA GANACSIGA XOGAHA DADKA
"KUSO DHAWOOW ADUUNKA KA GANACSIGA XOGAHA DADKA KALE" talaabo kasta oo aad qaado dhanka internet-ka ah waa lala socda wana la diwaan galiya iyada oo la aruurinayo laguna saleenayo shaqsiyada qofka saxda ee aad tahay si ay u fududaato in lagu aqoonsado, wax walba oo soo baxa oo laguso biiriyo aduunka badeecadaha kala duwan si loo garto cida ay khuseyso ,sida looga fa'ideysto iyo saadalinta cida sida ugu wacan ay anfici doonto, iyada oo an loo kala eegeyne ma saxba mise waa khalad ujeedka kaliya uu yahay sidii fa'ido loo sameyni lahaa.
halkani wa dulmar-yar oo kooban aan faahfaahin badan lahayn waxan rajenaya in uu waxa ugu yar uu kuutaro ay naqoto taxadar iyo digniin.
muuqalada pixabay.com/videos/
www.pexels.com/videos/
Переглядів: 123

Відео

Fariinta ay sido kubada-cagtu | khatartaha ku hareereysan ubadkeena
Переглядів 5 тис.16 годин тому
{Fariinta ay sido kubada-cagtu | khatartaha ku hareereysan ubadkeena} madadaaladi iyo jimicsigii waysoo dhaaftey heer aymareyso in dadna lagu kiciyo dadna lagu dejiyo ,lana soo dhex mariyo fikir iyo aragtiyo lidi ku ah dhaqankeena,diintena,iyo abuurkenaba. waxyabaha laga qorey lanaga yidhi kuwada ugu cadcad ayeyn muuqalkan ku dulmarayna si kooban anago isku dayeyno in an wax kamida indhaha ku y...
xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta | sirta guusha
Переглядів 9 тис.День тому
xaqiiqada an lagaga sheegin lacagta : sidee ayey ku jiraan dad da'yar ah hadana hantida aduunka badhkamida leh waa wax yaabaha su'aalaha ugu badan ku dhaliya maanka, muuqaalkan waxan isku dayeya in an ku dulmaro badhkamida intii-awoodeyda ah kuna soo koobo buugta ku xusan dhamaadka muuqalkan mahadsanid dawasho wacan . codadka muuqalkan mixkit.co/ muuqaldi hore ua-cam.com/video/0eBN6hVziN0/v-deo...
Magaalada samirka iyo xadaarada | aasaaski iyo qaranimadi magaalada Mugdisho
Переглядів 1,5 тис.21 день тому
magaaladan waxay kulmisey dadyow ku kala duwan jinsi,dhaqan iyo diinba waxayna u muujisey caalamka in ay tahay magalada laga wada heli karo xadaarad iyo dhaqan aan isbadal ku jirin dadkeededa. Laga yaaba in anu aad ku cajebin lakin waxa hubaal ah koly in uu inyarna ku fa"ideyey "Haba yaraate" dedaalkenu intaas kuma eeka wa balan in ad kaheli doontid xogo ku cajebin doona mustaqbalka dhow / idem...
NINKA BADALAY TAARIKHDA CASRIGA DAMBE | ATOMIC BOMB
Переглядів 35028 днів тому
[Julius Robert Oppenheimer Halyeey mise dilaa] Laga yaaba in anu aad ku cajebin lakin waxa hubaal ah koly in uu inyarna ku fa"ideyey "Haba yaraate" dedaalkenu intaas kuma eeka wa balan in ad kaheli doontid xogo ku cajebin doona mustaqbalka dhow / idemka alle \.
ISHA UU DHULKU LEEYAHAY | sphere vegas
Переглядів 81Місяць тому
Laga yaaba in anu aad ku cajebin lakin waxa hubaal ah koly in uu inyarna ku fa"ideyey "Haba yaraate" dedaalkenu intaas kuma eeka wa balan in ad kaheli doontid xogo ku cajebin doona mustaqbalka dhow / idemka alle \.
google marki kowad ee ad aragto gudihisa | xogta Google
Переглядів 110Місяць тому
Laga yaaba in anu aad ku cajebin lakin waxa hubaal ah koly in uu inyarna ku fa"ideyey "Haba yaraate" dedaalkenu intaas kuma eeka wa balan in ad kaheli doontid xogo ku cajebin doona mustaqbalka dhow / idemka alle \.
Waxyaabo aanad wali ka maqal wadanka SAUDI ARABIA | wax cusub ka ogow !!
Переглядів 324Місяць тому
Laga yaaba in anu aad ku cajebin lakin waxa hubaal ah koly in uu inyarna ku fa"ideyey "Haba yaraate" dedaalkenu intaas kuma eeka wa balan in ad kaheli doontid xogo ku cajebin doona mustaqbalka dhow / idemka alle \.
Ogow ka hor inta aanad akhrin | sababaha lagu dhaxli karo fikirka qalooca!!
Переглядів 123Місяць тому
Laga yaaba in anu aad ku cajebin lakin waxa hubaal ah koly in uu inyarna ku fa"ideyey "Haba yaraate" dedaalkenu intaas kuma eeka wa balan in ad kaheli doontid xogo ku cajebin doona mustaqbalka dhow / idemka alle \.

КОМЕНТАРІ

  • @LibanSaylici
    @LibanSaylici 4 години тому

    Waxba nomad sheegin midh kamanu faaidin

  • @JibroChak
    @JibroChak 16 годин тому

    Aqoon ayan ka qaadany wll noogh dadaal muuqalo badan inad noso gudbiso 🎉👍

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 11 годин тому

      Insha allah walaal isla socod wanagasan

  • @ImaanWarsame
    @ImaanWarsame 17 годин тому

    Walal ma adigiba😂😭

  • @azmarcabdi-l1y
    @azmarcabdi-l1y 18 годин тому

    zhp wad wan tahe kaliyta codkaga waxd u yeesha bakgroun mocik

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 18 годин тому

      Mahadsanid walaal

  • @culumoofficial4310
    @culumoofficial4310 2 дні тому

    Soo badi

    • @shaal-sh
      @shaal-sh День тому

      Wu so socda ki xigey

  • @CabdirisaaqJini
    @CabdirisaaqJini 3 дні тому

    Taliyow adi maxa ka rebeey

  • @haidhiginanoodayar2350
    @haidhiginanoodayar2350 3 дні тому

    Acs will wxn Rab Ina an su allo ku weydiyo marak xage Kal so xariri

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 3 дні тому

      Riojet00@gmail.com

  • @Sarta100
    @Sarta100 3 дні тому

    Ninkaan waa sheydaan taariiq xun ka tagay waa cadaw dadka dabargooya waa .ninkaan dulliga ah.masiibo weyn waa gacan ku dhiiglaha ugu weyn.

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 4 дні тому

    Asc Maradona 1967 ma ahayn waa 1986 adoo mahadsan

  • @MaxamadQoraneXirsi
    @MaxamadQoraneXirsi 4 дні тому

    18 jir ayaan ahay

  • @Ahmet090
    @Ahmet090 5 днів тому

    Hore u soco zxp, channelkaaga waan eegay si fiican ayaanad u wadaa, waxanan talo ahaan kugu siin lahaa inaad samayso Hal Niche oo aad xooga saartid sida mawducyada Businesska ee aad hadda ka hadlayso. New Subscriber

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 5 днів тому

      Mahadsanid zhp jazaka allah

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 6 днів тому

    Masha Allah aqoon yahay baa tahay walale guuleyso subscribe naa waa ku saraay ✍🏽✍🏽✍🏽🫡🫡🫡

  • @AbdulqaadirMoha-un6sm
    @AbdulqaadirMoha-un6sm 6 днів тому

    Awal baysan haysan diin xaqa✅👏

  • @abdiqaniosman4114
    @abdiqaniosman4114 6 днів тому

    Manshah Allah hoore uu sooco

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 6 днів тому

      Mahadsanid ustaad

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 6 днів тому

    Masha Allah bro well done sifiican ayaad usoo tarjumtay isagoo English ayaan daawaday😊❤

  • @DilKaluun
    @DilKaluun 6 днів тому

    Thanks 😊 🫂

  • @MuhaedMuhaed74
    @MuhaedMuhaed74 7 днів тому

    Adu maad samaysid😂

  • @Gaafay
    @Gaafay 7 днів тому

    Ileen qof diidaya malahan lacag eh adigu miyaad sameysey aan kagu dayanee

    • @Duqa-magaalada
      @Duqa-magaalada 2 дні тому

      😂😂 maya masameen weli hadoo sameen lahaa youtube ma dhex fadhiyeen ee duud duud oo useexan lahaa

  • @JibroChak
    @JibroChak 7 днів тому

    Aqoon yahan waan la socda muqaldaada 👍

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 6 днів тому

      U welcome walal

  • @sharmarkenurabdi6680
    @sharmarkenurabdi6680 7 днів тому

    Masha allah zxb si fcn ayad no fahamsiisey mhd sanid

  • @Zaethirsi
    @Zaethirsi 8 днів тому

    Mahadsanid 🫥

  • @AbdihajiYosuf-jy5zk
    @AbdihajiYosuf-jy5zk 8 днів тому

    Thank you for sharing this! media.

  • @IbraahimBashiir-w9l
    @IbraahimBashiir-w9l 9 днів тому

    Asc meel fiican ayaad dhigtay waan ku qaatay sxb mahadsanid

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 9 днів тому

      mahadsanid walaal

  • @CabdulahiMohamed-f1h
    @CabdulahiMohamed-f1h 9 днів тому

    Sxb maanta ayaan kuugu soo biiray hore u soco

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 9 днів тому

      mahadsanid walal soo dhawoow

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 9 днів тому

    Si fiican ayaad fahamka usoo dhaweysay Mahadsanid wll

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 9 днів тому

      Intii awodeyda wan dadalaya insha allah

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv 10 днів тому

    Wad na dhiirigalisay ee Adigu Ma samaysay Marka Hore oo lacag Ma haysataa ?

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 10 днів тому

      walal dhamanteen tareenka waynu wada saaranahay se dadaal iguma yara insha-allah

  • @YahyeMomed-
    @YahyeMomed- 10 днів тому

    Sxb wlhi qabka wax ifahansisay waa qab aftahanimo leh allaha ka abal mariyo wayo ano lahjada djibouti wata hadana si cadiya ku fahmay hn horay usoco🙏

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 10 днів тому

      jazaaka allahu khyr insha-allah hore usocod aya ino balana

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan 10 днів тому

    WAAN KU WADANAA SXP EE HAJOOJIN UA-cam SOCO❤❤

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 10 днів тому

      jazaaka allahu walal

  • @JibroChak
    @JibroChak 12 днів тому

    👍👍👍

  • @xakiimicR7
    @xakiimicR7 13 днів тому

    Legend ❤

    • @shaal-sh
      @shaal-sh 11 днів тому

      Mahadsanid walal

  • @JibroChak
    @JibroChak 28 днів тому

    Top video 🎉

  • @Qisoole.
    @Qisoole. 28 днів тому

    Amazing video

  • @adnanaden39
    @adnanaden39 Місяць тому

    😅 aar magalada hanaga cayin ciyalyahaw 0:05

  • @JibroChak
    @JibroChak Місяць тому

    War bixinadaadu aad ayay u wacan yihiin walal noso badi ❤