Maxaa Ku Dhacaya Jidhkaaga Haddii Aad Maalin Kasta Lugayso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2021
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 283

  • @ahmedhasanali3600
    @ahmedhasanali3600 2 роки тому +26

    Nolsohadayda wax bdn bad ka badashay walhi ustaad 🙏

  • @craxiindaud4163
    @craxiindaud4163 2 роки тому +38

    wax badan oo aan garaneyn ayaan imika garanayaa becouse of legend

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 11 місяців тому +11

    قال رسول الله صلي الله عليه وسلم "يا بلال اقم الصلاة أرحنا بها "

  • @phillipecada1347
    @phillipecada1347 2 роки тому +14

    Huno wa run wntijabiyay socodka Wxanan kala kulmay farxadbadn , horumar maskaxeed iyo cafimaad saaida m.a allah😇😇🥰🥰🥰💌

  • @fardoos4210
    @fardoos4210 2 роки тому +21

    Waa xaqiiq socod waa caafimaad thnk you wll noosoo badi dhiirigeliye

  • @ukhtulmasaakiin8608
    @ukhtulmasaakiin8608 2 роки тому +4

    Maashaa allaah qof miizaankiisa raba inu kordhiyo uma fiicnaan u maleyn sida hadaba muuqata sida kale faaidooyinkiisa caadi ma aha jazaakallaah

  • @nadiafarhansaid132
    @nadiafarhansaid132 2 роки тому +9

    Wlh anigo socod ka imaaday ayan arkay vedio-gan mudo sanad ah ayan soconayey inta faido ad shegtayna wan ku arkay haba ugu waynaato inan stress,ka iskaga bixinaayey guul wcn mclin

    • @axmadcalijaamac8271
      @axmadcalijaamac8271 2 роки тому

      Maruntaabaa

    • @nadiafarhansaid132
      @nadiafarhansaid132 2 роки тому +1

      @@axmadcalijaamac8271 haa wll hada janis u hesho soco maalin walba ilaa afar dagmo soco aad ayaa isku badaleysa muqal iyo maskax iyo farxad intaba wad ka dhisnaaneysaa hada an kuu jawabayo waa ii galab hadan socod ka imaaday

  • @idilahmed4718
    @idilahmed4718 2 роки тому +3

    You are best teacher jazakallah

  • @missmoumin6087
    @missmoumin6087 2 роки тому +7

    Wax bdn Ayad no faideysay thanks teacher 🥰🙏

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 2 роки тому +8

    Thanks teacher❤️

  • @deeqosalaad6001
    @deeqosalaad6001 2 роки тому +8

    M.a video yadada ima dhaafaan pro..Allaha ku siyadiyo cilmigada..😊🥰🥰💛❤💯

  • @cabdinasir5295
    @cabdinasir5295 2 роки тому +6

    Masha allah zxb anigu inta badan ma socdo laakin waa ku didaalaa socodka inta badan inaa socdo zxb waa mahadsan tahay zxb mar kale noofaaidee maskaxdaada cilmiga badan m.a allah allaha ku xafido👍👍👍👍💕💕💞💞💕💕💖💖💘💘❤❤❤

  • @nemoradhid632
    @nemoradhid632 2 роки тому +3

    Thanks teacher🙏

  • @saabariincabdiraxmaanaxmed6211
    @saabariincabdiraxmaanaxmed6211 2 роки тому

    Thnks Dr cabdirsaq

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 2 роки тому

    Masha Allah my Ustaad waa run hore ayaan u arkey faaidooyinkiise socodka mahadsanid Ustaad hore usoco

  • @najibph208
    @najibph208 2 роки тому +28

    Manta laga Bilabo wan Jojin DhaweYe🚖 in an dalbado😂😂
    Socod ino balam ah😊

    • @wiilhoog455
      @wiilhoog455 2 роки тому +1

      i.a 👌😁

    • @naimabeautychannel7671
      @naimabeautychannel7671 2 роки тому +2

      Sido kle wllhi gaadhi 🚖🛺bas🚍🚍 inshallh

    • @jimcaalecabdi8085
      @jimcaalecabdi8085 2 роки тому +1

      Aniga ayaa kuu haaya tijaabadeeda ani waxaan ahay nin aad u lugeeya ugu yaraan waxaa lugeeygaa maalmaha qaar laba saac.

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 2 роки тому +1

    Waa xaqiiqo aniga maalin kasta waan lugeeyaa marka qoraxda ii qabowdo anigoo jooga soomaaliya alxamdulilah nimcooyinka ALLE na siiyey ma koobi karno

  • @qaalidsharif2900
    @qaalidsharif2900 2 роки тому +2

    Macalin adaa ku tageeraaa qaabka a noo wadid
    Madaxaa noo sarantahy👑👑🥰🙏🏻

  • @fadumomaxamed1383
    @fadumomaxamed1383 2 роки тому

    Mahadsanid Tala daada wanaagsan

  • @abdirashidyusuf2772
    @abdirashidyusuf2772 2 роки тому

    Mansha Allah. Thanks

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 2 роки тому +1

    Manshaa Allah Mahadsanid wllo👍

  • @yusra...
    @yusra... 2 роки тому +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @haajiyosusu
    @haajiyosusu 2 роки тому +2

    Mahadsanid 👑

  • @jamilanuux465
    @jamilanuux465 2 роки тому +3

    Masha Allah wadmahadsantay wllo waa jimicsi fudud,,

  • @Maxamuudberiyow
    @Maxamuudberiyow 2 роки тому +3

    Thanks macalin keep goin😍😍😍

  • @ayaancumar9192
    @ayaancumar9192 2 роки тому +4

    Masha Allah

  • @mohamedyusuf8533
    @mohamedyusuf8533 Рік тому +1

    Majadsanid ustad

  • @keefcadeey7768
    @keefcadeey7768 2 роки тому +3

    Walaal waqtigaaga kajar waqti aadlugayso si aad u ilaaliso caafimaad kaaga

  • @shukriali3334
    @shukriali3334 2 роки тому +1

    Jizakalaahu khayr

  • @keefcadeey7768
    @keefcadeey7768 2 роки тому

    Walaalaa layaal taleefan kaa igasii damaayo mahadsanid

  • @muneiraguzel7212
    @muneiraguzel7212 Місяць тому

    5hours ayaa lugeeyey maanta best record ever wlhi❤😢

  • @abdishakourismail4175
    @abdishakourismail4175 2 роки тому +4

    Keep doing " noo soo badi saxiib Thanks

  • @wizo4683
    @wizo4683 2 роки тому

    Mahadsanid

  • @cabdiraxmaancali6291
    @cabdiraxmaancali6291 2 роки тому +1

    Shukran c/rizaq aadban ugu baahna soobadi mclin

  • @Kamilchanel.official
    @Kamilchanel.official 6 місяців тому

    Thanks
    Teacher

  • @updishakuurupdullahi4402
    @updishakuurupdullahi4402 2 роки тому

    Thaks teacher

  • @xamdaxasan3745
    @xamdaxasan3745 2 роки тому +4

    Mansha allah sida aan wax nola socodsiiso

  • @luulcilmimaxamud4131
    @luulcilmimaxamud4131 2 роки тому +2

    Alx socodku wuxu ii yahay bal wad wagii barya iyo gabalki dhacaba wan socdaaaa rabow mhadaa🤲🤲🤲

  • @raxmoabaas-qr1rv
    @raxmoabaas-qr1rv Рік тому

    Thnks teacher

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 2 роки тому

    Shukran🙏🙏👍👍👍👍

  • @zainabahmed4660
    @zainabahmed4660 2 роки тому +4

    Haa run ahanti wan socon jiray waxana kadaremay socodka jirkeyga o ad uqurxonaday hurdo fcn stress la aan iyo firficoni xaga shaqada ah lkn waxan kuwaniya dadka jecel inay socdan in ay biyo horay uqatan wayo biyaha waxyabo badan ayay faiido utahay

    • @mannish.mmk.
      @mannish.mmk. 2 роки тому

      Biyaha io socodka maxay wada taran sis

  • @weareone1837
    @weareone1837 2 роки тому

    Thanks wll

  • @sabrinali7897
    @sabrinali7897 2 роки тому +2

    Masha Allah😍

  • @nasrocaday3990
    @nasrocaday3990 2 роки тому +1

    Respectful ustaad

  • @zamiirdaacad...3474
    @zamiirdaacad...3474 2 роки тому +3

    Aqoonyahan hirgalay
    Abdirisaaq faarax...2021

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 2 роки тому +13

    Stress waa run wan arkey isku buuq
    Anigu guriga kama baxo meelna ma aado
    wax barasho wan nacay guriga ayunban dhex fadhiyaa haddii wax la ii diro wan naxayaa ma bixi karayo waxba iga hor taagan inan dhaqaaqba sameeyo

    • @xamsejrofficial1402
      @xamsejrofficial1402 Рік тому +2

      5 salaadod ku dadaal xuska eebe afkaga haku bato quraaanka akhriso
      Saliga nabiga joogte
      Hooyo iy aabe haday nool yihiin saaxiibo la noqo qarabadada booqo

    • @nasromm4928
      @nasromm4928 Рік тому +1

      @@xamsejrofficial1402 masha allah walal good advice 👏 👍

    • @umalkhayrmohamud3610
      @umalkhayrmohamud3610 Рік тому

      Wllo hdaad hargeisa joogto sheikh jaabur utag

    • @mohameddeeq7578
      @mohameddeeq7578 8 місяців тому

      Sxb waarun kubilaab inaad Alaah ulaabato kadib a salaada badi iskunaday inaad socoto socodku waa muhiim

  • @nasrincumar4078
    @nasrincumar4078 2 роки тому

    Thanks wllo

  • @canabcishqi1580
    @canabcishqi1580 2 роки тому +3

    Msha allh wx ka baro allha ku karameeyo mucalimu wx badn aynu ka faidnay 😍

  • @xamdixiis2891
    @xamdixiis2891 2 роки тому +2

    Mansha Allah wax badan ayaa kafaidestay

  • @keefcadeey7768
    @keefcadeey7768 2 роки тому

    Walaal hoos fiiri markaa soco neeso

  • @nimcosagal27
    @nimcosagal27 2 роки тому +3

    Aad baan kuu taageraa ustad mahadsanid

  • @shaxdamaanta5547
    @shaxdamaanta5547 2 роки тому

    thank you

  • @danbaliilagaraammis5229
    @danbaliilagaraammis5229 Рік тому

    Thanks

  • @khadramoalin8192
    @khadramoalin8192 2 роки тому +3

    Markasta Oo so Galo UA-cam Waxaan Searching gareeya Channel kaga , Run ahantii waxaa ka kororsaday Cilmi Caqliyaysan .
    Mahadsanid Ustaad cabdirizaq faarax. 🙏

  • @naimafaysal4738
    @naimafaysal4738 2 роки тому +6

    Wallahi waa run aniga inti aan bilabay dhinac ixanuunayay dhawrsano oo muruq dhakhatirtu ku tilmaamen inti soco la igu idhi meeshi way i bogsatay markan socon wayo ixanuunta intan maanta ka faidayna shukran wllkay

  • @cabdinasir5295
    @cabdinasir5295 2 роки тому +3

    M.sh allah waa ku didaalaynaa socodka insh allah zxb ❤❤❤💘💘💖💖💕💕💞💞

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 роки тому

    Masha allah

  • @foos4126
    @foos4126 2 роки тому +2

    maansha allaah telfoonka igu degsan yahsy intaan socdo malintii laakiin 6000 ma buuxiyo badanaa 5200 ubadanahay malin malin garsiuah 6000kum goolka ah wax ficanka dareemey

  • @cabdifaysal1868
    @cabdifaysal1868 2 роки тому

    Masha Allah wllo qli

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 11 місяців тому

    Waa run xaqiiqdii socodku waa faido

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 2 роки тому +1

    Good information

  • @simaninaxasan5576
    @simaninaxasan5576 2 роки тому +2

    Maasha allah 😘💯💋

  • @mohmoudabdullahi3193
    @mohmoudabdullahi3193 2 роки тому

    Thanks 😊🙏😊🙏😊🙏😊🙏

  • @updkanbbzz2455
    @updkanbbzz2455 2 роки тому +2

    Alhamdulilah 🤲🤲🤲🤲

  • @bahjaabdalla3145
    @bahjaabdalla3145 2 роки тому +1

    Walhi wllky faa idooyin badan ka helay alxamdulilaah alle ayaa mHad iska leh alxamdulilaah, tnkle aniga dhibka kali iga haysta socodka waa lugta bidixda ayaa i xanuunta dhinaca kala gooyska .
    Qof aad u caafimaad badana waan ahay alxamdulilaah

  • @yasinsalah7716
    @yasinsalah7716 2 роки тому

    Waa run pp

  • @farhiakaftan7689
    @farhiakaftan7689 2 роки тому +1

    Codkaada allaha kuu barakeeyo bro

  • @user-dz1dr1mq5l
    @user-dz1dr1mq5l 5 місяців тому

    M. Allah hadeeta wan soconayaa

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 роки тому +3

    Kugu soo biiray keep going brother🙏

  • @sahrogeynyo8706
    @sahrogeynyo8706 2 роки тому +2

    Maasha allah waanlugeeyaa maalin walba 30 /40 daqiiqo lkn ma ogeyn macno gooniya oo iigu kurdhaayo waan jeclahay inaa lugeeyo uun

  • @farxiyomohamed9447
    @farxiyomohamed9447 2 роки тому +1

    Maaaaaash Allah shukrn wll malin walbo college hal saca cml i jira u lugaaya malamha i jiran waxa dareemiya caaiza badn

  • @HamdiSalad
    @HamdiSalad Рік тому +1

    Masha alaha 10 kun ayan socoda wikgi 4 bari wan ku heysta

  • @bashiirsiidow2178
    @bashiirsiidow2178 2 роки тому

    Haa wllhi

  • @cawillahiyo5193
    @cawillahiyo5193 2 роки тому +3

    Legend clrasaq farax team kisa like 👍

  • @sabirboxser
    @sabirboxser 2 роки тому +3

    Keep going my bald 🇰🇪📍📌

  • @deeqaayaan1355
    @deeqaayaan1355 Рік тому +2

    Waxyabaha aan ka fa'a iiday waxa kamida waxan dareemaa kalsooni farxad qanacsanan iyo daganaa✌️

  • @mahadraage5048
    @mahadraage5048 2 роки тому +2

    Meshan anoo wxba Aqon ayan sogalaa faa ido ayana kala laptaa every day ood fidiyoo soo galiso Tnkz my Brother🙏🥰🐅

  • @zaam6477
    @zaam6477 2 роки тому

    Ihank you

  • @maxamed5146
    @maxamed5146 Рік тому

    Zxp xage kunooshahay

  • @sawdasawda2812
    @sawdasawda2812 11 місяців тому

    Ustaad alle ha ku sharfoo imika bilaby socodkee

  • @miagoal1429
    @miagoal1429 2 роки тому

    Keep going

  • @MOHAMAQUSTE
    @MOHAMAQUSTE 2 роки тому

    Jawaab wacan masuul

  • @sharmacadewaawiilgeesi6613
    @sharmacadewaawiilgeesi6613 2 роки тому

    Wax kabaro channel waan jeclahay

  • @bashiirmohamud2583
    @bashiirmohamud2583 2 роки тому +1

    M.a allaa ku sharfo

  • @khadarcawil4487
    @khadarcawil4487 2 роки тому

    Waa wax fiican

  • @anwar6557
    @anwar6557 Рік тому

    Waa runtaa in cafimaad laga help ee dadka aayan loogu taga helay

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin7946 11 місяців тому +1

    Been mahadsanid anigo niyad jabsan ayaan lukeyey halsaac waxan sonoqday aniga oo faraxsan cajiib hada laga bilaabo malinkasta waan lugaynaya insha Allah

  • @liibanali9340
    @liibanali9340 Рік тому +1

    Thanks for this information 🩸

  • @alikassim7106
    @alikassim7106 Рік тому

    Waaaruntaaaa thanks

  • @MOHAMAQUSTE
    @MOHAMAQUSTE 2 роки тому +1

    Maa sha allah waa sax Sxb macaan wax kabaro Fadlan ila soo Hadal adigoo mahadsan my Name is moha maquuste

  • @samiraahmed3024
    @samiraahmed3024 2 роки тому +2

    Waa runta huuno mashallah

  • @Hassan-ey2le
    @Hassan-ey2le Рік тому

    Mawaduucya aan ugu jeclahay waxkabaro waxaakamid ah socodka iyo mawduucyo kale

  • @ahmedxavi9721
    @ahmedxavi9721 Рік тому

    haa waxbadan ayaan kafa oday wll

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 2 роки тому +3

    Waxaan jecelahay socodka hadii aan raaco gadiidka la raaco marka meel la tagayona waan caajisaa oo in aan ka dago ayaan doonaa markaba
    Ani ahaan waxaan ka faaiday in uuna kordhin miisankaygu uu normal ii ahaado Alxmdulilaah badana ma sameeyo jimicsi lakin waan socodaa intaan soconkarayo

  • @MoSalah-lq2cn
    @MoSalah-lq2cn 2 роки тому

    From TikTok ka soo racay bro ❤️❤️

  • @laylamoustaphe7069
    @laylamoustaphe7069 2 роки тому +2

    Mahdsanid wan lugeya malin walab lkn logah ayaa ixanua walhi

  • @user-fz3hh8wy7f
    @user-fz3hh8wy7f 9 місяців тому +1

    Wamahsantahay mcalin❤

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 2 роки тому +5

    Wuu mahadsan yahay macalinku sida uu inoogu faaiideeyey anigu marka aan diiqan dareemo quran akhris kadib ayaan lugeeyaa farxad ayaan dareema marka daraasadasi waa run

  • @sacdiyocakariye546
    @sacdiyocakariye546 2 роки тому +1

    Runta hadaan kahadlo muuqaalo hore oo ku saabsan faa,idada socodka lugta aan daawaday baan si dhaqsiya uraacay kadibna faa,idooyinkii waan isku arkay masoo koobi karo mahadaada wllo aad iyo aad baad umahadsan tahy
    Kana waxyaalo badan baw iga saaciday waana isku dayayaa inaan hakin thanks 👍

  • @nafisahassan454
    @nafisahassan454 2 роки тому +2

    Mhdsanid wllo 😍