noocyada dhiiga iyo shakhsiyadaha ay ka turjumaan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 лип 2021
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden
  • Навчання та стиль

КОМЕНТАРІ • 2,4 тис.

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 3 роки тому +391

    Group A like

  • @maankachannel6003
    @maankachannel6003 3 роки тому +185

    Aniga waa O+ soo dhawaada asxaabta igu dhiiga ah illaaheey caafimaad dhiiga, dhimirka, iyo dhuuxa ha inoo galsho dhamaanteen

  • @djmooto5999
    @djmooto5999 2 роки тому +25

    A+ Blood weeye dhiigaygu waa sidaad sheegtay Macalin 🙏

  • @saabirincalimuuse8419
    @saabirincalimuuse8419 2 роки тому +12

    Dhiigeygu waa A+ kaligey inaan ahaado ayan jeclahy waana stress badanahy wallaahi talow sidee isku badalaa mcalin

  • @foos4955
    @foos4955 3 роки тому +473

    Me 0+like my team❤Guulban Idin rajaynaya. Mahadsanid crisaaq

  • @kafiyakiin3163
    @kafiyakiin3163 3 роки тому +221

    Inta dhigodu A+ yahy ilamid ismujiya

  • @zahratariig8558
    @zahratariig8558 Рік тому

    AB teacher thank you 😊 🙏 💓

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Рік тому +2

    Asc wllo cabdi risaq aad ayan kugu xiranahay masha allaah ee anaga dhigeeyga o+thanks wllo 🥰🥰

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 2 роки тому +157

    Me group A+ 🩸Ayaan ahay is mujii intii ilaa dhiiga guul idin rajeenya 💕❤️

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 2 роки тому +87

    Group B+ ismuujiya ❤

  • @zamzamaliqoofiyow6321
    @zamzamaliqoofiyow6321 2 роки тому +1

    A masha Allah tabarakallaah👍 shukran

  • @mohamedaweysmohamed4407
    @mohamedaweysmohamed4407 Рік тому +2

    Masha allah anigu dhigeygu waa O+ clamadaha laigu shegeyna 100 /95 wan ahay so gudbiyahena mahadsanid

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 3 роки тому +188

    B+ Leaders Waan idin wata my group♥️💯❤

  • @asmaabeb9305
    @asmaabeb9305 3 роки тому +36

    A+ ban ahy ismuujiya team A ✌😊

  • @user-zu1jf1qx1y
    @user-zu1jf1qx1y 3 місяці тому +1

    A waa sax wallahi wan isku arkay thanks

  • @siciidxaaji4313
    @siciidxaaji4313 Рік тому

    Thanks my teacher

  • @cabdisalaanhassan1047
    @cabdisalaanhassan1047 2 роки тому +37

    My blood is A+ and I thank Allah (suxanahu watacaala) also I have seen 95% of these behaviors you said so thank you my muslim brother ...............❤ 🙏 💙 ♥ 🙌 💕 ❤ 🙏 💙 ♥ 🙌

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 3 роки тому +104

    Group ( O )
    Is Muujiya 🥰🥰

  • @Ummu_Abdallah
    @Ummu_Abdallah 2 роки тому +12

    AB+ = Wllhi waa layaab dhamman wanleyhy intad kushegty MASHALLAH

    • @raxmafeysal2544
      @raxmafeysal2544 Рік тому +1

      Kula mid

    • @user-kz6dr3gf8q
      @user-kz6dr3gf8q 3 місяці тому +2

      Team AB+ Hanoladan😂😂😂😊

    • @saalaxsaxnuuni1163
      @saalaxsaxnuuni1163 22 дні тому +1

      Aamusnaan, daacadnimo, fulaynimo, kali socod nimo, Murugo aadan aqoon meeshey kaaga timid, amar qaadasho la'aan ma isku aragtay?

    • @Ummu_Abdallah
      @Ummu_Abdallah 22 дні тому

      @@saalaxsaxnuuni1163 dabcan haa waan isku arkay.

    • @Ummu_Abdallah
      @Ummu_Abdallah 22 дні тому

      @@saalaxsaxnuuni1163 dabcan haa
      Waa cajiib!

  • @sumayocabdi
    @sumayocabdi Рік тому +1

    Mahadsanid wllo

  • @housseindjama1037
    @housseindjama1037 2 роки тому +23

    Mahadsanid saaxib.ani dhiigaygu waa (A+) calaamadaha aad sheegtayna 100/99 waan leeyahay.

  • @GALANGOOLI
    @GALANGOOLI 3 роки тому +59

    O+ ayaan ahay waana isku arkay astaamahaas qaybtood
    Sifudud ayaan isbadalka ula qabsan kara
    Xaaladaas ama ha xumaato ama ha wanaagsanaate😍
    Hadi aad ila mid tahay
    Gacanta taag😎

  • @beksiarts6337
    @beksiarts6337 2 роки тому

    Masha allah waa chanelkii ugu horeyey een afsomali kudaawadey

  • @maryamocabdi4993
    @maryamocabdi4993 2 роки тому

    Masha allah Alle haku xafido wll is ilaali AB lama hele insha allah

  • @likegitsin8222
    @likegitsin8222 2 роки тому +18

    Dhiigeyga waa O+ waan ku faraxsanahay walaahi Allah isiiyey ayaan u maxad celinaa

  • @zoumeyhaji8290
    @zoumeyhaji8290 3 роки тому +132

    A+ ayan ahy stress iyo kali zocod ya allah😭😭😭😭

    • @hibocali3002
      @hibocali3002 2 роки тому +9

      Wll qali illahay qalbiga farxad iyo dagan ha ku galiyo hal mid ku darsanaa kula mid ayaan ahay balse wan sameyay wlhi farxada ayan noqday. Adna isku day wllhsay.hadii sameystid aduun iyo aakhiro wada ku liibanysaa sida tasbixda seliga nebiga scw ducooyinka iwm wlhi farxada ayaad noqanysaa illahay ka bari inuu daganaan aad dareemtid illahay ku xafido

    • @zoumeyhaji8290
      @zoumeyhaji8290 2 роки тому +3

      @@hibocali3002 haye huno mcn wad mahdsan tahay 😭❤😭🥰🥰

    • @farxiyoawukar8572
      @farxiyoawukar8572 2 роки тому +4

      Xappt kula qaba qur an aqriska badi qali

    • @zoumeyhaji8290
      @zoumeyhaji8290 2 роки тому +2

      @@farxiyoawukar8572 hye xbbti

    • @yasmincabdilahi7718
      @yasmincabdilahi7718 2 роки тому +1

      Kula mid

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 7 місяців тому

    Aniga waa B positive kasowaran, thanks 🙏

  • @daahirowjamaal961
    @daahirowjamaal961 6 місяців тому

    Congratulations teacher 400k🎉

  • @hamdasulayman1728
    @hamdasulayman1728 2 роки тому +6

    Dhigaygu waa o+ wxn ahy qof jecel wanagga sidoo klena neceb dulmiga kibirka iyo hadalada liitta ee daciifka ah wxn dhowan ogaaday in nooca 0+ uu yhy dhiiga oogu fiican dhanka dabeecadda sxptinimada iyo dacadnimo run sheg iyo istarees la.aan thanks chanel kena hore u soco guuleyso wllkena cilmiga iyo aqoontapa halagaaga daydo hope u will win

  • @abdifatahfarahhamud6426
    @abdifatahfarahhamud6426 3 роки тому +56

    My blood group: B+
    O- ( waa qof faa'ido u ah dadka; sbbtoo ah qof walba ayaa lugu shubi karaa dhiigisa shaki la'aan.
    AB- and AB+ ( dadkan waa dadka ugu nasiibka pdn sbbtoo ah qof walba ayay dhiigooda qaadan karaan ❤

  • @caaishaaxmadmaxamad1661
    @caaishaaxmadmaxamad1661 Рік тому

    Waaw iskumid nahy mahadsanid

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 Рік тому

    Dhiigeygu waa A Dhammaan waan leeyahay dabeecaddaha aad sheegtay

  • @bulshochannel9895
    @bulshochannel9895 2 роки тому +6

    Aniga dhiigaygu waa AB waan leeyahay Dabeecadaha aad sheegtay badankooda Thanks ustaad😍🙏.

  • @ahmedabdiwali1102
    @ahmedabdiwali1102 2 роки тому +5

    Ani ma aqaano nooca uu yahay lkn waxaan ogahay inaa qalbi furanahay🥰💐🤗oona ahay qof farxad badan alxmdulilalh

  • @hamzeallitour4097
    @hamzeallitour4097 2 роки тому +2

    Yes brother congratulation isku dhiig ayaan nahay AB+

  • @mohameddhoolgu7299
    @mohameddhoolgu7299 2 роки тому +1

    Aniga dhiigaygu waa o+
    Haa sifooyinkaa badankooda waan leeyahay
    Thanks

  • @guuleedcabdi3379
    @guuleedcabdi3379 3 роки тому +20

    Dhiigeygu Wa (A) sidad sheegtayna inbadan wan isku arka

  • @queenrayan6292
    @queenrayan6292 2 роки тому +9

    Dhiigeyga waa A+ inta ila midka ah like ii Sara👌

  • @hodanqodax9490
    @hodanqodax9490 2 роки тому +1

    Yes waxaan leeyahy dhiiga A

  • @abdirizakabukar8209
    @abdirizakabukar8209 Рік тому

    A ahay yes waa run 😎🤗🤗🤗🤗🤗

  • @imantifow7538
    @imantifow7538 2 роки тому +11

    OMG! It's amazing things u r right bro me too my blood type is AB & I agree that 💯.

  • @zakirmaxamuud6996
    @zakirmaxamuud6996 3 роки тому +70

    Aniga dhigayga 0+❤❣

  • @tahaosman8354
    @tahaosman8354 Рік тому

    Maashaa ALLAAH kula dhiig Baan ahay AB

  • @abdigaladkasimmohamed9556
    @abdigaladkasimmohamed9556 9 місяців тому

    Ab+ ayaan ahay run ayaad ka sheeg tay shaqsiyadeeyda ❤

  • @cabirahanolosha1115
    @cabirahanolosha1115 3 роки тому +40

    Hore ayaan isugu arkay dabeecadahaas
    Group O+ is muujiya✌️

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 2 роки тому +26

    Mashallah aniga dhiigeyga waa O+ waxaan isku aqaanaa daacadnimo iyo dulqaad iyo runta oo la sheego iyo iney kaneecada ijeceshahy

    • @mariahonest2642
      @mariahonest2642 2 роки тому +2

      Haa dhamaan dabeecadaha waan leeyahay . Dhiigayga waa o-ve aadbuu uyaryahay dhiigeyga

    • @munaofficial1689
      @munaofficial1689 2 роки тому

      الحمد لله

    • @halaalmedia3416
      @halaalmedia3416 2 роки тому

      @@mariahonest2642 abaayo allah haku amaansado dhiigne keedka sii dhigo

    • @rihammaxamoudcise1573
      @rihammaxamoudcise1573 2 роки тому

      Al war kani co ay kadarag tay hhhhhhh

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 місяці тому

      Aniga waa 0+ waxan sida aad shegatay waa dulaqad badanahay dadka aan isala shaqeyano waxay II dhahan dulqadaka iyo samir baa allah ku siyay masha allah

  • @AxmedYuusuf-su3cl
    @AxmedYuusuf-su3cl 2 місяці тому

    Dhigayku waa A+ ❤

  • @nazrphazl9238
    @nazrphazl9238 2 роки тому +3

    AniH dhiiggaygu waa B+
    WanaH sidaad sheegtay wax an jeclahaY kalinimada
    Thanks pro

    • @bushroabdala6067
      @bushroabdala6067 2 роки тому

      Iskumid kalinimada jeclahay laki amarmaqaato daneestana maihi

  • @__malika5188
    @__malika5188 3 роки тому +132

    me O+😂😌🤝

    • @ugbadabdirahman3837
      @ugbadabdirahman3837 3 роки тому +1

      💪💪💪👋👋👋👋

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 3 роки тому +2

      Malika boqorada libaaxa

    • @__malika5188
      @__malika5188 3 роки тому +1

      @@ANNA-vh3pi 🌚king👑✋🤝

    • @vandhaboy3789
      @vandhaboy3789 3 роки тому

      @@ANNA-vh3pi rashka bare😂😂

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 3 роки тому +1

      @@vandhaboy3789 Haa waad saxantahay taxane buu ahaa

  • @nadirasuleiman6511
    @nadirasuleiman6511 3 роки тому +24

    Waa sax wax yaabaha aad sheegtay my blood A+

  • @abdirahman3326
    @abdirahman3326 2 роки тому +5

    Anigu A+ ban ahay qodobada uu sheegay 99% wa sax oo wa dabeecado aan leeyahay

  • @user-lj7ye6et9s
    @user-lj7ye6et9s 9 місяців тому

    AB+ ayan ahay walahi qof aad ufiiriyey dabecadaha ayad tahay allaha ku xafido

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 3 роки тому +17

    inuu anika iga turjumaya ayaaba mooday calamdahaas oo idil wa leeyahy
    wxana dacif ku ahay sida loola tacamulo stres ka😥
    AB+✌✌❤like ta isku so muujiya reer AB

  • @rahmasheikhdon1153
    @rahmasheikhdon1153 2 роки тому +19

    A + wlhi ani waa isheegtay subxana allah

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 2 роки тому

    Nooca dhiigeyga waa o dhamaansifooyinkaad sheegtayna waan leeyahay waa cajiib

  • @hassanabdibacor4479
    @hassanabdibacor4479 2 роки тому

    Waan fiirinaa Hassan sax owyahay

  • @xassan-nuuryuusuf8746
    @xassan-nuuryuusuf8746 3 роки тому +7

    Aniga dhiigaygu waa o+ haa waan isku arkay dabecadahaas👏👏

  • @umufadil9482
    @umufadil9482 2 роки тому +17

    A+ is muujiya ❤️

  • @nuurtomaxamed3672
    @nuurtomaxamed3672 Рік тому

    Mahad sin walalakey waan ogadey dhigeyga waa AB

  • @gorsefilmsstudio3813
    @gorsefilmsstudio3813 Рік тому

    True isku mid AB

  • @sarahibrahim4471
    @sarahibrahim4471 3 роки тому +31

    B+ ayaan ahay badanaa tilmaamaha waan leeyahay ilaa tan daneestaha mooyee waligay qof I aaminay Kumar daneesan kumana daneesteen😏😄😄

    • @burcaawibulshawi2499
      @burcaawibulshawi2499 3 роки тому +1

      Aniga B+ Ahe Ma isku Yaacnaa 😂😂😂😂

    • @heersare3662
      @heersare3662 3 роки тому

      Aniguba sidaas baan ahay B-

    • @diiraomar4097
      @diiraomar4097 3 роки тому +1

      Wllhiy B ban ahay lkn daneesato wayn ban ahay 😆

    • @Xirsi695
      @Xirsi695 3 роки тому +1

      Aniguba B+ wn ahy Lkn Runta marka laga hadlo Danyste wn ahy

    • @zackjoseph8272
      @zackjoseph8272 3 роки тому +3

      B+ ayan ahay waligayna qof kama danaysan mana samayn

  • @mazkaxmaal2257
    @mazkaxmaal2257 3 роки тому +107

    Inta B ah ismuujiya 🤣🤣😂😂

  • @Mariishpeuatychanel
    @Mariishpeuatychanel 2 роки тому

    Anigana waxanhy AB why aadban ulayaaby sida uuu iigatilmaanbixiyey masha allah

  • @fmfootball9225
    @fmfootball9225 3 роки тому +10

    B+ Like inta ila ah

  • @issediini
    @issediini 2 роки тому +6

    Kolley anigu B ayaan ahay wiilka xogtaan bixinayaya waxaan mooday inuu aniga iqeexayo!! War wixi B+ ah warkaas sax mayahay

  • @urejahussein6121
    @urejahussein6121 Рік тому

    Masha alaah run baad sheegtey aniga o waaye dhiigeyga lakiin Islamabad weyni aniga shaqsi ahaan

  • @user-kk5gq7yk9l
    @user-kk5gq7yk9l 4 місяці тому

    Waad ku Mahan santahay aqoonta fiican ee ilaahay ku siiyay hanbalyo isku ayeynu nahay

  • @lailapuja4928
    @lailapuja4928 2 роки тому +14

    Maasha allah aniga dhiigaygu waa O+

  • @farhiyaadenawed4727
    @farhiyaadenawed4727 3 роки тому +10

    100% waa dabeecadahayga
    Alx
    A+

  • @abdulnajiib1147
    @abdulnajiib1147 2 роки тому

    Haa waan Lee tahay wll mahadsanid

  • @user-eo8hz8zf5k
    @user-eo8hz8zf5k 3 місяці тому

    Aniga dhiigey ku waa A maaasha allaah

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 3 роки тому +8

    Hadaan dadka leh dhiiga A waxaan dhiba in aan nahay dad xasaasi ah oo kalmad kasta wax kala soo dhex baxa 😌

  • @dekaali9686
    @dekaali9686 2 роки тому +11

    We share the same AB brother thanks for the news

  • @caashadejiya2217
    @caashadejiya2217 2 роки тому +1

    Ab+waaye isku dhhignahy dabceedahaasna badan kooda waan leeyahy keep going pro

    • @diinaarixasan5423
      @diinaarixasan5423 11 місяців тому

      asc huno mxaa nooga sheegi kartaa dabecadahad isku aragtay

  • @user-gg8nf6xx5h
    @user-gg8nf6xx5h 3 місяці тому

    Dhiigaygu waa A+❤❤

  • @cabdiroyal8900
    @cabdiroyal8900 3 роки тому +7

    C/RISAAQ WALAL WANKU TAAGEERA
    WAXA BADANA WANKA FAA IIDEY WANAD KU HAHADSANTAHAY
    ANIGA DHIGAYGU WAA (((O+))) Runti wanleehay adkaysiga iyo xalinta dhibkasta allaah mahadle

  • @suadawil6050
    @suadawil6050 3 роки тому +11

    Aniga dhigygu waa A+

  • @cabdiraxmaanxuseen2769
    @cabdiraxmaanxuseen2769 2 роки тому

    O balas wad mahad san tahay zhp wllo abdirisaq 🙏

  • @user-ww9ow7xp5o
    @user-ww9ow7xp5o 5 місяців тому

    Calaamadaha.aad.sheegtay.100/99.waa.sax

  • @jawahiradanmoalim7858
    @jawahiradanmoalim7858 3 роки тому +12

    AB+ waan runtta bro dhaman tilamahad sheegti waa leeyahy mida ugu daran aada daciif ugu ahay dhanka streska 🥲🥲

  • @drsram8539
    @drsram8539 3 роки тому +22

    B+❤

  • @nalk3753
    @nalk3753 2 роки тому +2

    Maan taan annigiyo sxbkayba soo baadhnay dhiigayagga wxaanan noqonay labadayaddubba A+

  • @captainboot6557
    @captainboot6557 2 роки тому

    Aniga + waa AB mahadsanid sxb madamo cad shegtay

  • @abdihakiinfaysal
    @abdihakiinfaysal 3 роки тому +9

    Dhigaygu waa A dhaman sifoyiinka ad shegaysoo wan leyahy. Lakiin waligay man badhin dhigaa warbxiin walboo lagag hadloo dhigaa markaa dhagaysto waxaa sii tosaa ii khusayaysaa A. Wan soo hubsaan donaa inaha alah

  • @sabirboxser
    @sabirboxser 3 роки тому +3

    Keep going my bald🥇🙏🏽

  • @sihamjimale6951
    @sihamjimale6951 2 роки тому

    Haa waan leyahay sifoyinkaas dhiigayganeh waa ab

  • @HafsaMohamed-x6w
    @HafsaMohamed-x6w 13 днів тому

    Aniga dhiigaygu waa ab+🥰🥰

  • @fadumohersi3334
    @fadumohersi3334 2 роки тому +3

    Asc mansha allah
    Dhiigaygu waa A
    Dhaman waxan laga sheegayna wan leeyahay waxan aad uga yaabay sida ay isku wafaqeen dhaqamadayda iyo warbiyxinta laga sheegayo

  • @daadirgaming3120
    @daadirgaming3120 3 роки тому +4

    Keep going dhaqtar maa tahy pro

  • @SadiyaHassan-tw1qe
    @SadiyaHassan-tw1qe 11 місяців тому +3

    Dhiga B.ahey😢wlhi ina hormaro meel kaso muqdo kafkra un❤

  • @sumayomaxamed1781
    @sumayomaxamed1781 Рік тому +7

    Waxaana leeya hey dhiiga A+ mahad sanid❤❤❤🎉🎉

  • @nasteehomukhtar8418
    @nasteehomukhtar8418 2 роки тому +47

    O+ ❤️

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 3 роки тому +8

    Dhiigaygu waa 0 - dabecadaha waan leeyhy siiba qof furfuran waxan filayaa dhiigaga ugu yar aduunka inuu
    Kamid yahay

  • @Caruustvchannel
    @Caruustvchannel 2 роки тому

    Aniga dhiigeeyga waa A+

  • @HabiAadan-rw1gi
    @HabiAadan-rw1gi Місяць тому

    Dhiigaygu waa AB❤

  • @user-yt2xc5bn2u
    @user-yt2xc5bn2u 2 роки тому +37

    A+🥺♥️

  • @hamsa_sancaani752
    @hamsa_sancaani752 3 роки тому +4

    Go forward 👏💪

  • @ismaieldjama7026
    @ismaieldjama7026 Рік тому

    Dhigayga waa. A+

  • @ziizo8416
    @ziizo8416 2 роки тому +1

    A+ ad aad shegatay waan leyehay lakiin aad iyo aad ayaan u cadhoda

  • @riduulovelygirl7072
    @riduulovelygirl7072 2 роки тому +69

    AB ᴀʜᴀʏ 😍😍😎💯🥀