10 Calaamadood Oo Cajiib Oo Ku Tusaya Inaad Tahay Qof Maskax Ahaan U Xoogan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Muuqaalkan waxaan kaga hadli doonaa 10 calaamadood oo lagu garto qofka maskax ahaan u xoogan.
    SUBSCRIBE channel-ka si aad ula socoto muuqaalada aan soo gudbiyo.
    Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
    🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇
    Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada.
    SUBSCRIBE Saaro channel-ka lana wadaag muuqaaladan Asxaabtada :)
    MUSIC
    ----------
    / @rossbugden

КОМЕНТАРІ • 145

  • @khadiirrichman2812
    @khadiirrichman2812 3 роки тому +45

    Abrisaaq farah ugu danpeyn wuso laaptay intii uxiistay like mcha allh na raaci

  • @Alpha101-x2w
    @Alpha101-x2w 3 роки тому +19

    Welcome back. Ustad
    After 6 months.

  • @abdijabarhassanabdulahi6365
    @abdijabarhassanabdulahi6365 3 роки тому +12

    1 Waxy ilaliyan darenkoda
    2 waxay hormariyan naftooda
    3 Waxy qirtan dacftinimdoda
    4 Waxy ogyihin in noloshu tahy merto
    5 Waxay ku fcnyihin mareynta guldaradoda
    6 kama warwaran waxyapaha anay controli karin
    7 waxa tahay qof samir leh
    9 ma cabatan ee waxpay qabata
    10 waxad ogthy sida lola qabsado marxaladaha kala duwan

  • @moolaacademy
    @moolaacademy 3 роки тому +19

    Welcome back after 6 months

  • @ahmeth2184
    @ahmeth2184 3 роки тому +9

    Waxkabaro chanel xertaada aadbay kugu xiiseen zp zre back legend ✋

  • @aliabdi657
    @aliabdi657 3 роки тому +1

    Zxp Allaha kubarakeyo

  • @faragaabkadoollo6945
    @faragaabkadoollo6945 3 роки тому +5

    Masha allaah

  • @AhmedAli-fw7yl
    @AhmedAli-fw7yl 3 роки тому +7

    Masha Allah nnki inbadan hawada ad ka maqned masha Allah

  • @Muumepro
    @Muumepro 3 роки тому +5

    Welcome back ustaad

  • @ahmedfarah5817
    @ahmedfarah5817 3 роки тому +1

    Inad so labatay wan ku faraxsanahy .. codsi waxa nahay dhalinyaro somalia ku nool shaqa abuur ina samesano ayan rabna marka fikrado ganacsi oo wadamada hormray ka jiraan in aad noo so xusho si aan mashruuc shaqo uga dhigano thanks teacher

  • @cawoa.warsame603
    @cawoa.warsame603 3 роки тому +1

    Mahadsanid Wll

  • @mallahome2719
    @mallahome2719 3 роки тому +1

    U can't believe inta jeer an so boqday Channel ka wax kabadan 100 mar 6 bilod e laso dhafay hhhh welcome back zxp🤩

  • @ifraaxhassan5558
    @ifraaxhassan5558 6 місяців тому +1

    M.Allah mahadsanid

  • @JANO-RAADIS143
    @JANO-RAADIS143 3 роки тому +5

    Welcome back Macalin
    WaaN Kuu Xiisnay
    RUNTII

  • @dalxaxasannuur7375
    @dalxaxasannuur7375 3 роки тому +1

    Si kal iyo laab ayaan kuu salaamey alle dartii ayaan kuu jeclahay soo laabasho wacan walal

  • @safaanuur8419
    @safaanuur8419 3 роки тому +1

    walhi waxbdanaa kaa bartay.
    ee vedioyada nooso badi macalin🥰mahdsanid dadalka inaso galisay

  • @ikraamcabdi6728
    @ikraamcabdi6728 3 роки тому +3

    Mashalaah horeusoco wall

  • @ayaanilwaadofficiall2555
    @ayaanilwaadofficiall2555 3 роки тому +6

    Dee wll hayee sideed u joogtid ayuunba lagu waayeyaaye dadka kugu xidhan yaad ku halaysy🤗tageeranimaan iga keentayee xumaan maaha🤣

  • @abdirahman9125
    @abdirahman9125 3 роки тому +2

    Soo dhawoow ustaad igu qaali ah

  • @maxamedsaleebaan2901
    @maxamedsaleebaan2901 3 роки тому +1

    Thanks

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 3 роки тому +2

    Waan kugu xiranahey bro lakiin manalasocotaa video yada no soo badi plz mahadsanid bro

  • @miskidowlad4795
    @miskidowlad4795 3 роки тому +2

    Welcome back maalin hore kuso radiyay lix bil ayaad naga maqaneed waku xiisnay

  • @nimcoabdi6931
    @nimcoabdi6931 2 роки тому

    Welcome back Theacher I miss you Thanks 😊

  • @AaaaBabba
    @AaaaBabba 11 місяців тому

    Welcome to a teacher who has learning alot❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mmahad19
    @Mmahad19 3 роки тому +1

    So labasho wcn ustad

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 3 роки тому +3

    Welcome bro after 6 months of being miss you all the teenagers of here😍😍😍

  • @xamsemohamet7042
    @xamsemohamet7042 3 роки тому +4

    Shp apdirisaq xageedd aaaday waa lagu waaye

  • @mohamuudahmed4898
    @mohamuudahmed4898 3 роки тому +1

    thank you teacher very much

  • @maxamedkayse3582
    @maxamedkayse3582 2 роки тому

    Mahadsanid waxbadanbankafaiday

  • @tanaadofficial6083
    @tanaadofficial6083 3 роки тому +1

    Casharadadii wan uxiisay 6 bil ban kusugihaye mazul cashara cusub marwalba so daa 🙏🙏🙏🙏❤❤❤

  • @liibaanabdigaraad1514
    @liibaanabdigaraad1514 3 роки тому +4

    Welcome back ❤🙏

  • @hamsa_sancaani752
    @hamsa_sancaani752 3 роки тому +1

    Wlhi suma wlhi waxaan ahay shakhsi niyaa kuu jecel ilaahay Swc dartii kuu jecelaaday

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 3 роки тому +4

    Soo noqosho wngzan❤️🙏

  • @sulekaabdi5025
    @sulekaabdi5025 3 роки тому +1

    Wawa wadhab zxb wan ku xisnay

  • @hamsa_sancaani752
    @hamsa_sancaani752 3 роки тому +1

    Go forward my brother Abdirisaq 🙏

  • @Jalaal89
    @Jalaal89 3 роки тому +2

    Welcome back teacher💯🙏

  • @muniirahasan8286
    @muniirahasan8286 3 роки тому

    Cabdi aboowe marka hore waan ku salamay aboowe aniga marwaliba inta aan teeyda aan ka fakarin waxaan ka fakraa tan dadka kale waan jecelahay inaan iska dhaafo basi madhacdo

  • @ceelhaweyyouthnetworkc.y.n4054
    @ceelhaweyyouthnetworkc.y.n4054 3 роки тому +1

    Maasha allah sxb igu qaali ah keep going

  • @khaalidakaadir395
    @khaalidakaadir395 3 роки тому +1

    You come back good time

  • @aliabdi657
    @aliabdi657 3 роки тому

    Wll jasakalahu khayr

  • @MariamMohamed-xj3es
    @MariamMohamed-xj3es 3 роки тому +1

    M.a tabarakaraxman

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah9235 3 роки тому +3

    Cabdirisaaqow wllo wankutabnaye nooso noqonoqo

  • @maxamedabdilahi9384
    @maxamedabdilahi9384 3 роки тому +1

    Cabdirisaq Farx sxb sare wan ku xisany mudo dher kadib

  • @cadaawexuseen3367
    @cadaawexuseen3367 3 роки тому

    Welcome back waan kuu xiisnay sxb

  • @user-vl2xl7ts6w
    @user-vl2xl7ts6w Рік тому +1

    Good 😊👍

  • @nisteexonalka933
    @nisteexonalka933 2 роки тому

    Saaxiib mcn soobadi filimada

  • @shortmovies0122
    @shortmovies0122 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 роки тому +1

    Hore u saco my bro allaya cisak wll nolow Alle haku Sharfo wll

  • @khaalidmaxamud7528
    @khaalidmaxamud7528 3 роки тому +2

    Mnsha allah macalin

  • @abdirisaqbuux5750
    @abdirisaqbuux5750 2 роки тому

    aad baad u mahadsnithy ustaad

  • @World1307
    @World1307 3 роки тому

    M.a horay usoco kaptan

  • @jopadho5838
    @jopadho5838 3 роки тому +3

    Lagu waaye mclin xage kbxdy

  • @nemonasir3569
    @nemonasir3569 3 роки тому +1

    Macalin soo labasho wcn❤

  • @cabdisalaan8663
    @cabdisalaan8663 3 роки тому +5

    The one and only ustad ❤

  • @farhioaweys8455
    @farhioaweys8455 3 роки тому +1

    Teeda kale ustaad waxa iiga soo jawaabtaa qofka kugu dhex fikira hadana aadan Isla hadlin sidee ku garanee waxa ay quseysaa lamaane is qilaafsan

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 2 роки тому +1

    Noo soo badi libax 😋❤️🔥

  • @abdallajx252
    @abdallajx252 3 роки тому +1

    Welcome back noso badi video

  • @hamzepirlo7353
    @hamzepirlo7353 3 роки тому +2

    Welcome macalin✊💯➡️ Hore u soco

  • @gacalwalalaabo835
    @gacalwalalaabo835 3 роки тому

    welcome back teacher

  • @jabijeekey4762
    @jabijeekey4762 3 роки тому

    Soo laabasho wacan

  • @Abdullahi252Hasan
    @Abdullahi252Hasan 4 місяці тому

    Masha alaah

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 3 роки тому +2

    Walal waan Ku xiisney masha Alah hada so labatey ❤️

  • @maxameddaadax1255
    @maxameddaadax1255 3 роки тому +1

    Welcome back cabdi risaaq

  • @yuusufsaxardiid5945
    @yuusufsaxardiid5945 3 роки тому +1

    maxaan kuuxiisay

  • @hamsa_sancaani752
    @hamsa_sancaani752 3 роки тому

    Laakiin codsi wllkay Qali

  • @cabdicasiiszumuli2525
    @cabdicasiiszumuli2525 3 роки тому +1

    Macalin is back❤❤

  • @abdirazakloyal9542
    @abdirazakloyal9542 3 роки тому +1

    Welcome back macalin ❤🥺🙏

  • @kingsavid1163
    @kingsavid1163 3 роки тому +1

    welcom back maclimow inbadan laguu xiisey

  • @asmaryare1732
    @asmaryare1732 3 роки тому +2

    Wanku salamay waxkabaro Chanel wanku xiisay intee Ka baxday

    • @WaxKaBarroo
      @WaxKaBarroo  3 роки тому +7

      Waan kaa qaaday walal :)
      Mudaan channel-ka ka mashquulay balse hada waan soo laabtay

  • @mohamedamiin1191
    @mohamedamiin1191 3 роки тому +1

    Welcome back ustad qaliya

  • @maxamedcabdullahi4498
    @maxamedcabdullahi4498 3 роки тому

    Macalin adoo nabad qabato Masoon labatey alxamdulilaah

  • @baladyfarxanharoole3522
    @baladyfarxanharoole3522 3 роки тому

    Welcome back zxp

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 роки тому

    Wlh aniga inuu iga hadlayaa uqabtaa anigoo faantameyn maashalah

  • @ghaith2431
    @ghaith2431 3 роки тому +1

    Wankugu racsanahy inaad nafsadaada wakhti laqaadato mararka qaar laakin tusaalaha kama helin sida qof kle kacodsaday inad wada cabeysan anad waxba kaso qadin.
    Boss dib ugu noqosho wacan!!!

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 роки тому +2

      Wax aad leedahay asxaab aad waqti wada qaadataan oo ad uga danbeyso filayaa

  • @abdirashidalijilley4625
    @abdirashidalijilley4625 3 роки тому

    Asc A.RASQ FARAH.sxb wan ku xiisney ee noosoo daa waxii aan kugu aqoon jirney.cilmigii qiimaha lahaa walibana lacag la aanta ahaa,sxp nolow nolol with farhadleh.

  • @farhanabdiciise5869
    @farhanabdiciise5869 3 роки тому

    Wxn 💯💯ka cood sanaaya inta bdn ma xasuusto qof mantey is baarane hdna
    Hal sano kadib walahi qofkuu raabo
    ha ahaado walahi sanooyin maaba xasuustoba qofkaas lkn asiiga marku iqabto wxow ileyahay miyad ixasuusata
    Walahi asiiga woow ii xasuusana aniigana walhi maba aqaano qofka
    Dhoor marban isku arkay
    Marka macalin mxa keeni kaaro adiigo mahadsann iiàsheg plz

  • @suhaybcabsho5603
    @suhaybcabsho5603 2 роки тому

    تفضل يا أخي

  • @zamadiofficial8899
    @zamadiofficial8899 3 роки тому +1

    Welcome back wllkie✌❣

  • @mohameddeeqmire3104
    @mohameddeeqmire3104 Рік тому

    Hogaamiya nolosha fadlan kor uqaada macalinka🎉🎉

  • @Yaasir_1
    @Yaasir_1 3 роки тому +4

    Xagee ka baxday wll

  • @sumayaabdirzak7876
    @sumayaabdirzak7876 3 роки тому

    Naftayda ayaan caways laqadanlahaa

  • @xawizatamm5519
    @xawizatamm5519 2 роки тому

    Insha allah 😍

  • @user-bk1ni3xc1y
    @user-bk1ni3xc1y Рік тому

    Saaxibkey waa kubaroo weeye waa sax

  • @farhioaweys8455
    @farhioaweys8455 3 роки тому +1

    Wlhi mcln wan kaa naxsanaa alx waaye hadaa codkaaga maqlay from siija cade

  • @hamdayusuf4515
    @hamdayusuf4515 3 роки тому

    Ka 1moye
    9ka kle waan leyhy😅🥰

  • @06k-malikk44
    @06k-malikk44 2 роки тому +1

    ❤️+🔥= ❤️‍🔥

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 роки тому +1

    Haddii aad daneyneyso barashada English ka nagu soo biir

  • @cabdiqanimaxamuud4356
    @cabdiqanimaxamuud4356 2 роки тому

    Mshllh

  • @saedmuuse312
    @saedmuuse312 3 роки тому

    Naftayda ayaan waqti laqadan lahaa

  • @najibabdullahi5416
    @najibabdullahi5416 3 роки тому +1

    Welcome pro

  • @user-hp4ke3xk2o
    @user-hp4ke3xk2o Рік тому

    Mida kuwabadayan layaway angu
    Sidan lakin iskaga jujinkar igasu jawab😊

  • @dumarmidauguqurxoon828
    @dumarmidauguqurxoon828 3 роки тому +2

    Walaalo xageed ka baxday waa anagii ku tawnay ✌️

  • @aboubakerkeke7427
    @aboubakerkeke7427 2 роки тому +1

    Www bro

  • @mawliidmohamed698
    @mawliidmohamed698 3 роки тому

    Maashaa allaah

  • @queen_________sellamoha93
    @queen_________sellamoha93 2 роки тому +1

    Intaa 10ka leh

  • @guuledwaycas1279
    @guuledwaycas1279 Рік тому

    Soo badi

  • @mohamedmominofficial5976
    @mohamedmominofficial5976 3 роки тому +1

    Qof loo xiiso kan uku sharfta bdn welcm back

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 3 роки тому +1

    27 min ago baan daawaday

  • @hnuura924
    @hnuura924 3 роки тому +1

    So dhawoow

  • @abdulahidacadchannel4841
    @abdulahidacadchannel4841 3 роки тому

    wa lagu wayey