Qaababka Gadhka Iyo Shakhsiyada Uu Ka Turjumo | U Akhri Qofka Sida Buuga Oo Kale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Hada Dalbo Oo Hada Hel Buugaagta Ugu Saameynta Badan Leh ee Wax Ka Barro Channel:
    Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha: bit.ly/3z699O8
    Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay: bit.ly/3OFr9EO
    Sida Loogu Qofka Ku Jecel Saacad Gudaheed: bit.ly/3cPsb3W
    Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay: bit.ly/3oyDYGi
    Ka dalbo Hada Whatsapp: +252634033789

КОМЕНТАРІ • 344

  • @ccdiiriye6995
    @ccdiiriye6995 3 роки тому +415

    Hadaad nabiga jeceshahay subscribe Saar iyo like

    • @asmabeauty2935
      @asmabeauty2935 3 роки тому +9

      Wanku saaray adina isar wllo

    • @ccdiiriye6995
      @ccdiiriye6995 3 роки тому +3

      @@asmabeauty2935 waan kuusaaray mahad sanid

    • @mideeyemuxsin7507
      @mideeyemuxsin7507 3 роки тому +4

      SCW SCW SCW

    • @xaaladahayoutubeyoutube5254
      @xaaladahayoutubeyoutube5254 3 роки тому +5

      baryahan nacasiin aa soo batay war si kale iigu saar ku dheh lkn nabiga maxaad usoo galineesaa ama kusali ama meelaha qaar hasoo galin nacas aan laga nacas saneen

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 3 роки тому +2

      Scw scw scw

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 3 роки тому +63

    Gadhka 4 Geeska siman leh"
    Ayaan ahay calamadaha lagu sheegayna badankkoodA waan leyahay waxaana ahay LA taliye dhanka azxaapta iyo bulshada
    ILaa 2017 kii ayaan ku xiranahay channelkan waxyaabo badan ayaan ka faaiday
    Shaqo&Horumar wacan
    Wll❤️🙏

    • @fartunxaalifaraax5694
      @fartunxaalifaraax5694 3 роки тому +1

      Asc aniga xita wan ahay wana run meshan ku yabay ayan fadhiya

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 3 роки тому

      @@fartunxaalifaraax5694
      Wcs wllo mxaa ka yaabiyey inTe fadhidaa😂

    • @fartunxaalifaraax5694
      @fartunxaalifaraax5694 3 роки тому

      LĪpāāxă ğĔĚska sida runta loga shegay afar gesaka

    • @caaishamaxamud4009
      @caaishamaxamud4009 3 роки тому

      Aniga xitta wa ahay wlhi waa run been mosan la sheegin😍

    • @aisya6267
      @aisya6267 3 роки тому

      Me too

  • @anisamaxamuudaadan4546
    @anisamaxamuudaadan4546 3 роки тому +8

    Aan kusalinu nabigeena muxamed salla Alaahu caleyhi wasalam

  • @ahmedsahal4748
    @ahmedsahal4748 3 роки тому +112

    Waxaan ahay dadka garka dhuubaan, calamadaha aad sheegtayna waan isku arkay, madax adeeg , fikirka dadka kale maqaato teeyda ayaan ku socdaa 😎😉

  • @Miss-sagal
    @Miss-sagal 3 роки тому +13

    Gadhka ugu dambeeya ayaan leeyahay,
    Runtii wad asiibtay siday tahay ayaad u sheegtay.
    Hore u soco wll
    Waxyaabo badan ayaan ka faaiday ♥️🥰

  • @Fihimois
    @Fihimois 3 роки тому +39

    Wlhi muqalkan sidan u ekaa buuba i ilowsiyey😂😂 marba murayadaa ayan hor istaga oo is egaH 😂😂

  • @halyeeygiihalyeeyada387
    @halyeeygiihalyeeyada387 3 роки тому +39

    Anigu gadhka dib ubaxsan ayaan leeyahy weli ma hawl aan bilaabay ma dhamayn wllhi xataa wax barashadi dugsiga sara kaga tagay . Allow sahal amuuraha.

  • @safiyocabdi8025
    @safiyocabdi8025 3 роки тому +13

    Masha Allah 😊 Waad ku mahadsan tahay sida wanaagsan aad noogu caawiso in aan kala barano dadka 😊😊😊😊😊😊🥰🥰

  • @yahyayunis580
    @yahyayunis580 3 роки тому +6

    Gadh wareegsan aan leeyahy aad ban usaaxiba badnahy waxa kale oo jiro wallkey iga yar wuxu leeyahay gadh fiiqan aad bu umadax adag yahay wlhi macalimku run ayu sheegay m,a keep going bro 👉🙏🙏🙏

  • @Lukoofficial9100
    @Lukoofficial9100 3 роки тому +4

    Wlhi waa Run Waxn leyahay Gadh Fiiqan Dabeecadaha ushegayna Wan Leeyahay Madax Adag Iyo Hawl hda hayo Teelka Ma qabto ✅✅✅✅

  • @cabiirmahmud1557
    @cabiirmahmud1557 2 роки тому +2

    Gadhga afar geeska ayan leeyahay waxa iga sheegteyna wa run keep going macalin😁🤞

  • @ilhaanmacalinilhaanmacalin4275

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @mukaramocabdulaahimukaramo7633
    @mukaramocabdulaahimukaramo7633 3 роки тому +26

    1ahy ya ila mida😂

    • @mohenzlovely794
      @mohenzlovely794 2 роки тому

      Abaayo ani xitaa waa isla yaabay wax anoo qabanaayo in lay waco ama shaqo kale lay dirro adduunka ayaan unexbahay

  • @sacido9681
    @sacido9681 3 роки тому +4

    Masha AllaH Tabaraka AllaH 😍😍 jazakallah Khairan Shukran Walal 🤗❣️

  • @najmabahar19
    @najmabahar19 3 роки тому +11

    Aniga waxaan ku jiraa dadka garka wareegsan 🤦‍♀️💕calamadahaa shegtay neh waan Lee yhy tuntii😊💯🤞tnx

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 3 роки тому +2

    2 midka gadhka afar geska ah mashallah 🥰 calamadahas wan leyahay mhdsnd

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 2 роки тому +2

    3ahey azxpta hadaad ilamidtahey lak iisaar ina soobooqo Chanel keyga👍🌹♥️❤

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 3 роки тому +7

    Somalida 90 %gadhkeedu waa ka u horeeya way wada madax adag yihiin🤣🤣xitaa ani

  • @itsayaan-5
    @itsayaan-5 3 роки тому +68

    Qofkii ugu horeyey like ha ila dhaafin🥰🙏😜

  • @Haliizah
    @Haliizah 3 роки тому +2

    Garka wareegsan inta leh like iisara♥️♥️

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 3 роки тому +9

    Jisakalaahu qeyran ustaad 🤴🏽💯💯😍😁❤️🌹🙏🏼🙈

  • @ayaankaahin3473
    @ayaankaahin3473 3 роки тому +6

    Inta gadhka fiqan like ta ha ila dhafina

  • @hussenhassan9819
    @hussenhassan9819 3 роки тому +23

    Inta tiktok ka aragty ee hadana halkan ka dawaty liketa dhacda🤣🤣

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 3 роки тому +5

    ما شا ء الله اخي👑💕👍

  • @mohommeddahir876
    @mohommeddahir876 3 роки тому +2

    Thanks alot

  • @zamzajw5594
    @zamzajw5594 3 роки тому +4

    Waxaa ku jiraa gadhka wareegsan dhammaan astaamahana waa leeyay 😶❤🥰

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 роки тому +3

    Masha allah wax badan baanu ka baranay channelkan

  • @amalhroble6256
    @amalhroble6256 3 роки тому +1

    Asc.jasaakalahu Khayr .

  • @najipnacho8503
    @najipnacho8503 3 роки тому +3

    Builder teacher in my life

  • @mohamednourhappy-qeys5805
    @mohamednourhappy-qeys5805 3 роки тому +2

    😮 Cajiiib!
    Qofka ugu Horeeyo Ayaan Ahay
    Astaamaha Aad sheegtay Waan isku Arkay
    Anigoo Howl ku jiro telephone ma qaban Karo Maamulka Aan u shaqeeyo Allaah ka dhigee

  • @xumbacade6626
    @xumbacade6626 3 роки тому +1

    Thanks

  • @DREAMER__10
    @DREAMER__10 2 роки тому +2

    Garka Hore Isoo Baxsan Leh Ayan ahay 😁💯💖💖

  • @hooyoaaminoxasanmaxamad6643
    @hooyoaaminoxasanmaxamad6643 3 роки тому +5

    Masha allah keep going bro🖤🖤🖤🖤🖤🖤

  • @aliizadaimond3669
    @aliizadaimond3669 3 роки тому +8

    1 ahy wlhi peen kuma shegin anigo shaqo amba wax yabo kle ku mashqulsan qofna kama qabto tellka🙆‍♀️

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 3 роки тому +1

    Mansha Allaah tabaraka Allaah 💚

  • @yaskacade3172
    @yaskacade3172 3 роки тому +2

    Wanba yabanahay xata gargayga nuua uu yahay wan cadeen wayay aniga war bal Ila mid ah asxby

  • @MAANSHIIL
    @MAANSHIIL 3 роки тому +12

    Haddi aqrineyso commentigan walal waxaan ka codsanayaa inaad subscribe isaarto. MAHADSANID

  • @naasirofficial2478
    @naasirofficial2478 3 роки тому

    4:15 mahadsanid

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 3 роки тому +4

    Hore usoco macalin abdirisak🙏🙏

  • @nasirsiyaddaud8510
    @nasirsiyaddaud8510 3 роки тому

    Gadhka afar geeska ah ban leeyahay calaamadaha aad sheegtayna badankooda waan leeyahay thanks

  • @MJamaal
    @MJamaal 3 роки тому

    ASC. Muuqalka markaa araktay mataatabatay garkaaga. Hadey ha tahay. Like ta tan dhak sii

  • @RJ22536
    @RJ22536 3 роки тому +7

    Dhipka jira wuxu yhy mid walab waan isku maleya 🤣🤣🤣

  • @islamisthereligionofpeace1922
    @islamisthereligionofpeace1922 3 роки тому +2

    Wlhi ruun baad sheygte sxp kan gadhka yaar aahai daman waxaad sheygtana waa ruun manshallah

  • @Maryamomahamed2
    @Maryamomahamed2 Рік тому +1

    Aduu kee leedahy jawab wacan 🤚😊🌹anigu waxan ahy dadka le gadhka dheer

  • @rashidaxmed6098
    @rashidaxmed6098 2 роки тому

    Waa runta waxan ahay ka kubada ciyaraya waana siidad sheegtay
    Thnks pr0

  • @ciceronianerofislamophobia2934
    @ciceronianerofislamophobia2934 3 роки тому

    3:46 gadhka wadheegsan ban leeyhy waxa lagu sifeeyayna wan isku arkay.hero keep going

  • @aisya6267
    @aisya6267 3 роки тому +2

    Wallhi waa sax garka 2aad kan afar geeska ah ayan ahay 😄😄😄 waxad iga shgten waa run

  • @ubahduaale5374
    @ubahduaale5374 3 роки тому +1

    Mashaa ALLAH HORE USOCO

  • @unlimitedboy6766
    @unlimitedboy6766 3 роки тому +1

    Waxaan ahay qofka gadhka afar geeska ah leh waana jeclahay tartan loolan

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 3 роки тому +1

    Waxaan ahay dadka gadhka afar geeska ah tartankana Waan jecalahy waayo noloshuba tartan bay ku dhisan tahay 😎💪✌️

  • @adisalaamcaapi7217
    @adisalaamcaapi7217 3 роки тому +1

    That is right

  • @AbdifatahMuhumed-kl7wk
    @AbdifatahMuhumed-kl7wk Місяць тому

    Gadhka ugu horeeya ayn leeyahay calaamadaha qaarna waan leeyahay waxana kamid ah dadka gartooda ma qaato tayda kaliya ku socdaa

  • @nuurabdibare827
    @nuurabdibare827 3 роки тому +1

    www Chanallkaan Aaad baan ugu xiranhaY 'Lgend Abdirizak Waan ku wataa Keep going mudane 😅

  • @najmahassan1954
    @najmahassan1954 3 роки тому +2

    Walahi garka yar ba leyahay mana dulqaadan karo wana xanaaq badanahay qof haduu wax iku dhaho waligeey ma iloobo

  • @mumtaaz6488
    @mumtaaz6488 3 роки тому +2

    Wlhi number 1 ahy 😅beena mhn aaadban u mdx adkahay

  • @hibocali3002
    @hibocali3002 3 роки тому +4

    Hhh ani gaadhkii wan garan wayey sida aan eekahay.🤣🤣
    Wax badan ka faaiidanay mansha allah kheyr alle ku siiyo.

    • @deeqsiyare708
      @deeqsiyare708 3 роки тому

      Anaaa fiirinaayee sawirkaada iisooo dir quraxeey

    • @hibocali3002
      @hibocali3002 3 роки тому

      Deeqsi Yare abayo hye gabadha ma tahay

    • @deeqsiyare708
      @deeqsiyare708 3 роки тому

      @@hibocali3002 😂😂😂😂
      Aryaaaa Hibo ma ninbaaaaaaaa

    • @deeqsiyare708
      @deeqsiyare708 3 роки тому

      @@hibocali3002 doqonyahoow magaca iska bedel

    • @hibocali3002
      @hibocali3002 3 роки тому

      Deeqsi Yare maxaa igu cayi sabab maxaa kaa heliyey mid labaad maad akhlaaq laheyn adiga nooca ayaad tahay halkaas adi ii is tilmaamay.
      Akhalaaq waa muhiim 👍🏻🛑🛑🙁😔

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 роки тому

    Wcs warxma Waan uxiisay arrimahan ee soo badi mhdsanid

  • @Kichiba252
    @Kichiba252 3 роки тому +9

    Kan igu hore ayan ahay
    Walahi ficilada waa really
    Qofna teelka kama qabto hadan shaqo haayo xitaa haday yartahay shaqadaa an hayo waa

  • @mascudmaska940
    @mascudmaska940 3 роки тому +2

    m.a wll waxaan kaasugnaaba waa figrad cusub soobadi wax yaabahasn ookle mahadsanid😍

  • @daadirnd6720
    @daadirnd6720 3 роки тому +2

    M.a een haday macqul tahay waxan ubahnalahaa video kahadlayo fagaaro kahadalka aad ayu muhim igu yahay
    Mahadsanidin ✊

  • @abdilahiothman2735
    @abdilahiothman2735 2 роки тому

    Mash allah gadhkyga hore uma baxasana dibna majiro

  • @nasteexamaxamed5327
    @nasteexamaxamed5327 3 роки тому +1

    *ANI Garka wareegsan leeyahay wana leeyahay astamaha aad sheegtay🥰*

  • @halimoahmedabuukar8560
    @halimoahmedabuukar8560 3 роки тому +2

    Chanal an aad u jcelahy wlhi Allow ku dhowro

  • @wardiyuusuf747
    @wardiyuusuf747 3 роки тому +1

    Keep going

  • @caaishamaxamud4009
    @caaishamaxamud4009 3 роки тому

    Ani garka 4 geska ahy wlhi waa run saa u sheegta la yaby maasha allah

  • @jackplayer6240
    @jackplayer6240 3 роки тому +2

    Bro muqaaladaada Soo badi aad bey u yar,yihiin

  • @abdiaziizmohamed5116
    @abdiaziizmohamed5116 3 роки тому +3

    Me Gadhka Fiiqan Ahay 😹☝️

  • @nuurahmediidow7907
    @nuurahmediidow7907 3 роки тому

    Wlh waxan moday in aad ka Hadleyso naftaada waxaan ahay dadka kadhka gaban lkn inta aad sheegtay waan isku arkaa wlh waana sx cilmi badhistaas hadii aan naftaada ka qayaas qato

  • @saramoe2234
    @saramoe2234 3 роки тому +7

    Wxas hanagu maqashiinin mid gadh dheer bn sxbo nhaye😂

  • @fardowsoabdi739
    @fardowsoabdi739 3 роки тому +1

    Ani garka hore uso baxsan ayan leyahay wana ruun waxan bilabo maka taki ila andameyo

  • @saedhassanomar7125
    @saedhassanomar7125 3 роки тому +1

    #c_risaaaq_faarax hore u soco macalin

  • @abdullahiali5100
    @abdullahiali5100 3 роки тому +10

    Runti waxd sogudbineysid aadba logu kalsonyhy wx badan baritan kusamyy wana xaqiiq topic gii ugu dambeyy xitaa
    Calmada badn osku arky kujiraan
    Garkygu wxbadn ba ka ogadey inkas to dhmn tod anwda lahed garka 4geeska ah leyhy

  • @mithunklaw7067
    @mithunklaw7067 3 роки тому

    Garka horey uso baxsan the best ‘ani garyar leeyahay

  • @mohakiim6718
    @mohakiim6718 3 роки тому +1

    Wllhi qofka garka dib ubaxsan leh ayaan ahay wax walbana waa run
    Macquul maaha😱😱

  • @hamdinuur2551
    @hamdinuur2551 3 роки тому

    Ilahay awoodiis hada kabacdi qofkasta garkaan kafiirin doonaa Kashif baakadhacay ow gardhuub

  • @aligabade1679
    @aligabade1679 3 роки тому

    asc wll c.risaaq waan ku salaamy alah kubarakeyo waxn kacodsan lahaaa inaad muqalada nooosobadiso wll qali mhdsnid

    • @diamondwarsan53
      @diamondwarsan53 3 роки тому

      Inamada laguma yeedho qaali adigoo iga raali ah( qaali) waa magac dumar inan ama gabadh qofba siduu uyaqano uun baa loogu yeedhi karaa qaali

  • @duceeyecidin7182
    @duceeyecidin7182 3 роки тому

    Wlhi waxan ahay sidad sheegtay buuqa iyo qalydababa wan necbahay

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 3 роки тому +2

    Taas gadhka siman,ayaa run ah anaaba ka mid ah ilaa aan hawl ka gun gaaro mooyaane ma joojiyo,

  • @neyramabdiaziz1921
    @neyramabdiaziz1921 3 роки тому +1

    Gadhka 1aad ayn ahy wana run wlh wn madax adkahy😊😎

  • @mohameddmohamed6238
    @mohameddmohamed6238 3 роки тому

    maaash Allh

  • @peaceandcalm4778
    @peaceandcalm4778 3 роки тому

    Maasha allah

  • @maxamedyuusufgawaan9498
    @maxamedyuusufgawaan9498 3 роки тому +2

    Masha allh nambar wan

  • @mohazakiofficial9651
    @mohazakiofficial9651 3 роки тому +1

    Gadhka wareegsan ayaan leeyahy wana leeyahy calaamadahaas

  • @bishaarobilan9872
    @bishaarobilan9872 3 роки тому +2

    Indhaha next ka soo dhig🤣🤣🙏

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 3 роки тому +9

    Waar gadhka fiiqan yaan la is dhaafin

  • @wllfahad6977
    @wllfahad6977 3 роки тому

    wow i like that

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 3 роки тому +1

    Asc wllo abdirsaaq faraax fadlan noso badi arimahan mahadsanid.

    • @deeqsiyare708
      @deeqsiyare708 3 роки тому

      Mahadsanid waan soo badinaaaa inshallah

  • @siciidaxmed1411
    @siciidaxmed1411 3 роки тому +1

    Gadhka yar dabeecadihiisa waa sax anaaba ah

  • @xamdiliiro1613
    @xamdiliiro1613 3 роки тому +1

    Garkayga waan ku Wareeray midkaan ku tilmaamo lkn waxaan u malenaya dadka afka gaban inaan ahay 😊😊

    • @cabiirmahmud1557
      @cabiirmahmud1557 2 роки тому +1

      Kula mid ban ahay 2ba ku warerey kan afar geeska io kan wareega 2dooda dabecadna wan leyahay😌😁

    • @xamdiliiro1613
      @xamdiliiro1613 2 роки тому

      @@cabiirmahmud1557 sifcn😂😂

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal Рік тому

    Afar gees iyp wareeg midkaan ahay waan kala saari waayayba bal dad kalaan weeydiin doonaa 😂😂

  • @healthylifestylechannel9733
    @healthylifestylechannel9733 3 роки тому +3

    🤣Gadhka hore u soo baxsan 👌🏽💪🏾😅

  • @anzalanzal2698
    @anzalanzal2698 3 роки тому

    ani NO1 ayaan ahay bena mashegin wlee madax adeg waa layga haray

  • @drs.nabiha7917
    @drs.nabiha7917 3 роки тому +1

    4:15 qofkas ayaan ahay waana

  • @rayaanawil850
    @rayaanawil850 3 роки тому +1

    Wlhi waxan ahay garka wareg san dabedana waan le yahay

  • @zaytuuni5066
    @zaytuuni5066 3 роки тому +1

    Inta gadhkoodu dhuuban yahay like ii zaaraa😄🙏❤

    • @nacimomoh9675
      @nacimomoh9675 3 роки тому

      Madhuubno laaakin waankuu saaray hahahaha

    • @zaytuuni5066
      @zaytuuni5066 3 роки тому

      @@nacimomoh9675 variiid

  • @miskisheikhabdirahman9762
    @miskisheikhabdirahman9762 3 роки тому +1

    Marka igu horesay o an dawada video that is there less than 5 min

  • @iqraloufiqralouf1354
    @iqraloufiqralouf1354 3 роки тому

    waad saxantahay. waayo. in taan aad soo sheygtay waan arkay. waad ku mahsantahy. walaalo

  • @nafisomaxamuudcabdinageeye338
    @nafisomaxamuudcabdinageeye338 3 роки тому

    Garka waregsan aniga leh wlhi wx yabaha ad ka shegtana waa sax ok wn isku arkay

  • @salmajr6803
    @salmajr6803 2 роки тому

    Waa run wan gadh fiqsanay wan yara aad kayna

  • @Kaafisoherbaloil
    @Kaafisoherbaloil 3 роки тому +1

    Xaqiiq qofka gadhka afar geska ahay wana sax dabecadahas wan leyahy