Murugo Jacayl Part 6 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 201

  • @cafiifo898
    @cafiifo898 Рік тому +66

    2020 waa sanadkii iigu horeesay aan qof jeclaado waana waayey waxa nasoo dhexgalay dad dirdire ah waxan ka tagay magaladii waan ilaaway xasuusihiisa oo dhan baan ilaaway waxan iska sii watay noloshayda 2022 buu iisoo laabtay xataa jacayl aan uqabo iska daaye magaciisa ma maqli karo qof magaciisa leh marakaan maqlo aad baan u gubtaa awal magaciisa qalbigayga buu ku qornaa hadda uma baahni ugu danbayn Mar hadaad wax jeclaato oo uu kaa xumaado jacaylka oo dhan baad ilaawaysaa waxad noqonaysaa qof iska naxariis badan si fudud ku ilmeeya lkn markaad qalbi jabto ka dib waxad noqon doontaa qof quwad leh waxad ogaanaysaa inaad wax ubaahan karto waxna waayi karto hadda jacayl waan iska daayey noloshayda uun baan jeclhy qof danbena ilhy inuusan ijeclaysiin baan ka baryayaa 😢 💔 💔 😭 💪

    • @najaxnuur699
      @najaxnuur699 Рік тому +3

      Ilhaye qalpiga haku qapjiyo anip sid oo kale igu dhacade 😢

    • @hothoomer8314
      @hothoomer8314 Рік тому +3

      Wax la naco weeyi jacaylku wlhi adigoon is ogayn ayuu iskaga kaa dhacaya 💔😩

    • @mohamedcabdi6302
      @mohamedcabdi6302 Рік тому +4

      Run bad ka hadashay wllsheyay😓💔

    • @abdullaminmohamed3748
      @abdullaminmohamed3748 Рік тому +2

      Illahy mid kafiicn hakusiiyo abyo

    • @zaadawed8665
      @zaadawed8665 Рік тому +1

      jacyl wangsan hel

  • @ubahmohamed1120
    @ubahmohamed1120 Рік тому +53

    Waqtigi xuma ee khadar baga in badan waan sugayay 😂
    Team hamdi 🎉❤

  • @NK.135
    @NK.135 Рік тому +3

    2019kii xasuustaa anigu jacylkii ii helay ila hada na wa xasuusta qofkaas lakn mrka qofkii ka niyo jabtid ayey dhib ku imanayan wa iska xaal adun waxna wad helisa wxna waa waayisa jacylka wx ka bartay in qof saa fudud lo aamin ilahy iyo nebiga scw kow u jeclay beni adaamku wa dhib murugo iyo xanuun kla kulmaysa qof hadad jeclatiina way ku dhamaatay ilahay ku sakhra mooye

  • @farahissack6612
    @farahissack6612 Рік тому +7

    Xalaqadan Zaid ban u sugayey runtii ,1st comment

  • @niemanchideh9231
    @niemanchideh9231 Рік тому +2

    Macha allah xusen talo nagtinimo ayaaad soo geedisay oo waxyaalo bdn ka turjumaysa wayo runti dhalinteena maanta jirta wax aan ninka lagu aqoon ayaan ku kacnay waana isliidnay oo hoos ayaan isku dhignay marka hadalka aad tidhi rag bdn inuu qaban doono ayey ila thy ee dhalinyarooy hurdada aan ka kacno oo intaan shabaab nahay nafteena wax aan u qasbano
    SALADA IYO KHAYR KANA AAN KU DADAALNO😍🙏 from Djibouti caday

  • @itzmountaha
    @itzmountaha Рік тому +14

    Team kan wnku haystaa wlhi, ima seegan video yadiinu ❤hore usocda wllhy one love

  • @najaxnuur699
    @najaxnuur699 Рік тому +18

    Sul ani jwp lahye maxay dadku marak hore jacaylka ingu soo banadhiganyaan marakan jeclano naa ingo tagayen inago ayana kaa marmi karine😭😭

    • @abdullaminmohamed3748
      @abdullaminmohamed3748 Рік тому

      Huuno wa uska xaal aduun

    • @raxmoaxmed1150
      @raxmoaxmed1150 Рік тому

      Cajiip taasi waa su'aal aan marwalpa iswrydiiyo walhy jacaylku waa qadhaadh markuu keligaa kugu dhaco se markad garabkiisa haysato waa macaan walhy🥺🫀

    • @Miimi2050
      @Miimi2050 Рік тому

      Sababto aH iyago aan na jeclayn ayay noo soo bandhigtan hadhawna inay tagaan dhip kuma hayso

    • @najmaabdilaahi5109
      @najmaabdilaahi5109 Рік тому

      Jclka ayan dhap ka ahyn somha wayo qof ku jeceli marna kama tagyo😒

    • @nataashaqurux2849
      @nataashaqurux2849 Рік тому

      Wa kuwa danaystashaaya wL

  • @guledahmed6955
    @guledahmed6955 Рік тому +2

    Ninka odayga ah ee xusen aad Baan u salamaya walahi hadaldiisu waxay I xasuusiyen walal aad uqiimo badana alle naxriisti jano haka waraabiye muuse mahamuud abdirahman fadlan aan uducayne walalken team deeqsi aad Ban idii salamay

  • @sadickmoussa91
    @sadickmoussa91 Рік тому +3

    Waxan have Djibouti 🇩🇯 😍 Hamda manta wey gouleesatè

  • @idilmohamed7742
    @idilmohamed7742 Рік тому +2

    Khadar qof daganan xasilooni xigmad xishod wll wn ku tageera inader

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 Рік тому +13

    filimku meel xamasad leh buu nooga go.ay😀Part 7 baa kaxiiso badane laso dhakhsada walalayal plz inshaAllah wana mahadsan tihin🙏🏿

  • @maryanahmed7138
    @maryanahmed7138 Рік тому +11

    Xaqiiq walaahi dhibka aragtay ha arko 🙏♥️ team hamda💪🌹♥️

  • @malaakmohmett4282
    @malaakmohmett4282 Рік тому +3

    Marakay ka dhimatay ti ad ku ordeysay ayd uso bahn😂

  • @sadickmoussa91
    @sadickmoussa91 Рік тому +3

    Ww M.a Hamda 👍🙌💪ti es Gagnie

  • @ayaancismaan2709
    @ayaancismaan2709 Рік тому +5

    Oo soti dhimaty gabadhu

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Рік тому +2

    Film kani wax yaabo dhaca ayuu ka hadlaaya hore usocda dhalinyaro masha Allah hambalyo

  • @nasriitanalka1177
    @nasriitanalka1177 Рік тому +6

    Dee naga soo dhakhsada haye

  • @susanmaalik3810
    @susanmaalik3810 Рік тому +1

    Waxa in Ku talinaa in sameysaan filmka in quruxantaan
    1 : shots of list films
    2: camera lens iska hagaajiya
    3: camera movement iska hagaaji
    4: films of colour isna iska hagaajiya
    5: light of films sameysay
    6: dialogue iska quruxiya
    7: scenes iska habeeya
    8: labiska iska sax ee xaga dharka
    9: sheekad iska quruxiya
    10: iska sax xaga make up xaga haircut or style
    11: iska sax xaga goobta Ku jileesan iyo guriga iska quruxiya
    12: edit
    13: background
    14: music of emotions
    15: cover of films iska sax
    16: codka gadaal iska quruxiya
    17: codka jilaayasha iska quruxiya
    18: xaga jiliinka isna iska sax maxayeele jilibkiina wuu hoose
    19: muqaalo dhaxdaal sameysay

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 Рік тому +1

    Plz zaxiipayaaL la so dhaqsada o noso dheereya
    Hadu dhamanayana qaar kale noso badiya

  • @mubarigadaan9897
    @mubarigadaan9897 Рік тому +2

    Khadaroow sxb sigaarka iska daa waa digniin

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam Рік тому +4

    Alow hanoo waygina qof waxa noo sheega Khadar sxbks 👏👏

  • @rudwaanasad9588
    @rudwaanasad9588 Рік тому +3

    kowday ku wacan thy in la soo daayo waan idinka haynaa team deqsi films

  • @shugricali8458
    @shugricali8458 Рік тому +6

    Dhokhso nugu soo daya pls halqadan wn sugayne

  • @naimaahmed4375
    @naimaahmed4375 Рік тому +6

    Wllo dHakHzo usoo daaya deeH 🥺🙏 waanba sugayeee xaLQadane

  • @aamiinsiciid1863
    @aamiinsiciid1863 Рік тому +6

    Part 7 wllo ku so dhakhsada belies 🙏🙏🙏

  • @zaadawed8665
    @zaadawed8665 Рік тому +6

    jacylku dhip iyo dheefba u leeyey balse dhiptiisa ka badan

  • @xamda4123
    @xamda4123 Рік тому +3

    Baga Ilmaada iga dhamty iyado Jilin ay tahye kkk

  • @nasriinqaali822
    @nasriinqaali822 Рік тому +5

    Khadarow jabkaga sugaynaa

  • @faadumoyuusuf1415
    @faadumoyuusuf1415 Рік тому +6

    War soodaaya wasuge karee 🙏🥰

  • @hamzekeli
    @hamzekeli Рік тому +4

    Filinku marka uu dhamanayo mil fican ha ku dhamado.
    Sidan wax ka badala 🙏🙏

  • @mumtaasdool3627
    @mumtaasdool3627 Рік тому +4

    Nooso khadsda wLal wallhei laydinkma cajisyee❤😍 love you

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Рік тому +6

    Lacgtii dhimaty khadar powe 🤣😂😄😄

  • @nazmidagan3968
    @nazmidagan3968 Рік тому +3

    Xalqadaha noso yara dheereya wllo horena usocda

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Рік тому +4

    Khadar mxa ku dhacay waxa lala yabo 🤪🤪😜

  • @samdaiid7712
    @samdaiid7712 Рік тому +8

    Data daa iga goaysee dhakhasada🤣👈

  • @afnaancabdulaahi6509
    @afnaancabdulaahi6509 Рік тому +3

    Alla walàal la soo dhakhsada inshallah

  • @askimyasin8638
    @askimyasin8638 Рік тому +2

    M.a IsLa Hada Ayan Dawaday 6 Qaybod Ba Si fiican Aya Loo Duuba Sificana Way U jiLayan dhaman JiLayaashu Hore Usocda

  • @mumtaascali5679
    @mumtaascali5679 Рік тому +4

    Khadar baga wa markagi😅

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 Рік тому +2

    Kani wa film lkn waa wax dhaca oo buuxa waligaa qof ku jecel ha khiyaamayn

  • @ayaanxarago6332
    @ayaanxarago6332 Рік тому +2

    La soo dhakhso daadee qeybta 7aad

  • @fahima7276
    @fahima7276 Рік тому +5

    Khadar nabsigi kama so baxe😂😂ala manoli dadow wa ka baxta meshan marmarka qar wahan aya adunka ka dhaco wll yal inta ku tusala qadaa

  • @XabiibaGolos
    @XabiibaGolos 4 дні тому +1

  • @umalkhayrmohomet4169
    @umalkhayrmohomet4169 Рік тому +2

    Nosoo badiya qaypta 7aad wllo😎

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 Рік тому +4

    Wakhtigi xuma khadar😃

  • @hamzekeli
    @hamzekeli Рік тому +2

    Aad ayaan Idin tagera balse ma aheen sidan fudud in ay udhimato asma
    Habayaraate 1 or 2 part in ay xanuun sato ayey aheed hadaad awoodaan qaab kale oo macquul ah haloogu socesho asma wa iga codsi

  • @dhoonbeyare8496
    @dhoonbeyare8496 Рік тому +3

    Wan ku hasytaa teamkan hory u socda walalayaa

  • @asmailkacaz4763
    @asmailkacaz4763 Рік тому +1

    Jacayyyyl ama waa kugu hore ama waa kugu dambeee😰😰😰😰

  • @khaalitmario2583
    @khaalitmario2583 Рік тому +2

    𝙌𝙖𝙮𝙥𝙖 𝙠𝙡𝙚 𝙨𝙤𝙤 𝘿𝙚𝙟𝙞𝙟𝙞𝙮𝙖

  • @nimcaannajiib7529
    @nimcaannajiib7529 Рік тому +6

    sodayaa dee maxa idin helay

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому +4

    Khadar dhamac waan ku wataa 🙏🙏🙏🥰🥰 Form Mr khalid H. A.

  • @hamse3469
    @hamse3469 Рік тому +2

    Dhakhtarada waxa looga xaqleeyay dawlda dowladu hadii ay wax ka qaban wayday ooy ka aamustay ilama aha in dhakhtaro calooshooda u shaqaysanayaan wax utarayan dadka🖐

  • @ikranmaxamud9122
    @ikranmaxamud9122 7 місяців тому

    Manshalah waa filin runta kahadlaya❤❤🎉🎉😢😢😊😊

  • @farxiyaxiis4256
    @farxiyaxiis4256 Рік тому +4

    Part 7 Sugi la ahyn lasodhereya team najax deeqsi films 🙏

  • @suhaibcabdiismaaciilism248
    @suhaibcabdiismaaciilism248 Рік тому +2

    Block na ugu dar hadaa doonysis😅

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Рік тому +4

    Adaa mudan wll qali xalqada xigta 17

  • @daahiraadan7010
    @daahiraadan7010 Рік тому +4

    Wan ku xidhanahay Deeqsi films

  • @yaasmiinbintuabokor4705
    @yaasmiinbintuabokor4705 Рік тому +3

    Waa filim xisoleh ee part 7 insha allh

  • @zamiyamohamud9573
    @zamiyamohamud9573 Рік тому +3

    Team hamda

  • @hamdamiisaan3692
    @hamdamiisaan3692 Рік тому +1

    Wll telefnada ma shirkad ba ni qaypisay waa isku wada kafare😂😂😂😂

  • @saamiyamaxamuud9091
    @saamiyamaxamuud9091 Рік тому +2

    Mansha Allah

  • @afnaanmohabarre8993
    @afnaanmohabarre8993 Рік тому +2

    Mashaaaaa aaaalllaaah keep going dhamantiin 💯♥️

  • @hindadhemanabdi1794
    @hindadhemanabdi1794 Рік тому +2

    Adoo og inlugu khiyamy hadana luugu soqonday adoo og indano gara laga leyay ooad adna wali dacdty 💔💔 maw aqbashy jcly darti adoo wxksta og 😭😭 tani wa filne wllhi qof wax jceli dhig male

  • @camaarcabdi3397
    @camaarcabdi3397 Рік тому +4

    ZhIp filimka noo sOo Padiya

  • @sureylaa
    @sureylaa Рік тому +5

    So day noh plz

  • @asmafaysal9434
    @asmafaysal9434 Рік тому +2

    Ax jecelku xumaa😪😪

  • @juweriya_abdinasir
    @juweriya_abdinasir Рік тому +5

    Masha Allah 😍💐

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Рік тому +3

    Waaaaaw maasha Allah 👌👏👏

  • @saadomuse4694
    @saadomuse4694 Рік тому +2

    Keep going guys it’s good story

  • @aaminamahamed9791
    @aaminamahamed9791 Рік тому +1

    Dee haaye hadla ka nag so gabiya Labda,qof ba Sand ayay wad hadlane

  • @hamdaofficial3929
    @hamdaofficial3929 Рік тому +3

    Wll qeybta 7 soo dadajiya🥺

  • @raqiyacumar6489
    @raqiyacumar6489 Рік тому +3

    Jaclo max dhiib keentayyyy😰😰

  • @raxmakaltuun1892
    @raxmakaltuun1892 Рік тому +4

    27k ba dawatay mad subscribe u saartaan wllyal inamada😌

  • @jibriilahmed1817
    @jibriilahmed1817 Рік тому

    filin khaantiisa wada horay ayaynu usoconaynaa

  • @ridwaanhasan-s3b
    @ridwaanhasan-s3b Місяць тому

    Ma.sha.alh❤

  • @habonmoussa2903
    @habonmoussa2903 Рік тому +3

    Ruuwayad runti darengeda wadataa

  • @miskimohamed5018
    @miskimohamed5018 Рік тому +2

    Asc asxaabta qaaliga keep going

  • @kadijaabdilahi2247
    @kadijaabdilahi2247 Рік тому +6

    DE WAXA zo dayA😭😂

  • @farxiyaaxmed5891
    @farxiyaaxmed5891 Рік тому +2

    Masha allh

  • @sabnaasalaad1403
    @sabnaasalaad1403 Рік тому +4

    Nolow kaliga xornimo😢🤦‍♀️

  • @bilaniitainaqasim4350
    @bilaniitainaqasim4350 Рік тому +2

    Waryadahen gabdhi mxd ladishen filinku wlhi xlad male eee akhas buu noqday akh tii dhimatyba markad kasrten

  • @nimcaannajiib7529
    @nimcaannajiib7529 Рік тому +2

    mansha allah hore usocdaa

  • @qadroqalanjo8008
    @qadroqalanjo8008 Рік тому +6

    Teàm xàmdà 🥰🥰🥀

  • @bisharahmedabdi2607
    @bisharahmedabdi2607 Рік тому +2

    Mahadsanidiin

  • @shugribashiir914
    @shugribashiir914 Рік тому +2

    Asc wll

  • @mahamedofficial6550
    @mahamedofficial6550 Рік тому +2

    Part 7 lasoo dhokh sada ❤😂

  • @alimandey50
    @alimandey50 Рік тому +2

    🥺🥺😢😢😢MurugO

  • @shugribashiir914
    @shugribashiir914 Рік тому +2

    Sagal Mohan 2

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Рік тому +1

    Bajdayda deeq flims zxb noosoo dedejoya partiga xiga so imissing wlhy 👍

  • @alisougouleh3544
    @alisougouleh3544 Рік тому

    Woooow best filim

  • @nadaramohmedhassannadaralo2813

    From Hob flims

  • @jibriilahmed1817
    @jibriilahmed1817 Рік тому +1

    legend deeqsi films

  • @muhasaed5881
    @muhasaed5881 Рік тому +1

    💯❤️

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 Рік тому

    Wlhi wa xanun jacayl lagaga baxo qfki marxaladan so maray un ba dareemi kara jacaylki abid ugu xuma bn so maray 4 sano iga so khasaray hada 2sano laga joga magaca jacayl hada maqlo wa naxa ano ilin iso dhaftay bn maqlaa ina ragg sas bn ka qaday ki I damciya wa lay qabaa o beena ka hor keena ma rabo in aan dib jacayl u galo malinta nolosha hadafyaday dhan ka gadho bn gursan qfka igu horeya e iga so hor baxa nacalaa jacayl ku yaal ciilki iyo xanunku I baday 6 bilod bn bukan jiif u ahaa ilaahay inta hada ku jirta ha u gargaro wlhi wa so 😥

  • @mohamedahmedaydiid4963
    @mohamedahmedaydiid4963 Рік тому +2

    Waxa maxaad kala ragaysaan haaye 😬

  • @zakyarr1849
    @zakyarr1849 Рік тому +1

    Part 7 please ❤🙏

  • @hadiyac.raxman745
    @hadiyac.raxman745 Рік тому +1

    Inankan yar ee wax waaninayaa suuro badanaa ma anaa dhalay

  • @xuseencalimaxamed1983
    @xuseencalimaxamed1983 Рік тому +1

    Baydhabo janaay hees macan

  • @asmamaxamed8797
    @asmamaxamed8797 Рік тому

    Whi mid ba zo gle ugu noqodo plze Alxm hadaha wn izka dirdiray

  • @naasirayaanle1656
    @naasirayaanle1656 Рік тому +3

    Thanks noogu soo dhakhsada koox an taageerno

  • @bilanomar5918
    @bilanomar5918 Рік тому

    So padiiyaa ruwayadaa wll