KHIYAANO JACAYL😢😭 SOMALI FULL FILM😥||AAR FILMS|| 👍

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 січ 2021
  • Fadlan follow dheh
    aar_films?igshi...
    Ozman ck
    Nimaan boss
    Amiira
    Salma jojo
    Mustafe
    Balqiis
    SUBSCRIBE SAAR FADLAN

КОМЕНТАРІ • 150

  • @sharmakemawliid5742
    @sharmakemawliid5742 3 роки тому +25

    Wllhi waa muqaal dareen leh
    Inta jacylku hayo like kisii

  • @saddamyakub1328
    @saddamyakub1328 3 роки тому +27

    Intaa Ila Aragtay inuu nimcaan 2 mobile haysto like dhac haku siiso 🤣🤣

  • @rahmahassan2127
    @rahmahassan2127 3 роки тому +9

    AAR FiLms RaG JiRa ✨🥀🥀🥀🥀🥀🥀

  • @zuuriabdirahmaan1475
    @zuuriabdirahmaan1475 3 роки тому +4

    Wnka helay wllhi inta ila midka ah like isaara walalayaal hore usocda dhalin yaro talent leh

  • @faadumoabdiraxman4471
    @faadumoabdiraxman4471 3 роки тому +1

    Alla walalo soo badiya

  • @saddamyakub1328
    @saddamyakub1328 3 роки тому +14

    I nta ilaa Aragtaay inuu xidhidhka ku dag dagaay like ha saarto 🤣🤣🙏

  • @anizahassanjamac2948
    @anizahassanjamac2948 3 роки тому +5

    Nimcaan wlhi wan Iska ka jeclhy🔥❤

  • @dheemanluula3419
    @dheemanluula3419 3 роки тому +4

    Dadkygiii alah hykiindaaayo horumar wcan temka ar filimis 💝💝💝

  • @Kibrani
    @Kibrani 3 роки тому +7

    keep going brothers we love you never give up came on lijoj

  • @nimomohamud5782
    @nimomohamud5782 3 роки тому +9

    Welcome back my beautiful people 🤝❤️

  • @hodancabdirashiid1413
    @hodancabdirashiid1413 3 роки тому +2

    Love you Rer jigjiga from daraawish laascanod legends cusmaan shucayb nimcaan Ilave you specially osman😂😂😂😂🥰

  • @RIIRAASH
    @RIIRAASH 3 роки тому +2

    Wow nice film

  • @canabcabdiraxman8138
    @canabcabdiraxman8138 2 роки тому +1

    Keep going team Aar films

  • @abdikanikalif5638
    @abdikanikalif5638 3 роки тому +11

    Well done my Team Aar Films

  • @quavoactive2886
    @quavoactive2886 3 роки тому +2

    Jigjiga lijoj 👌🏽
    Missing my home

  • @monaasirofficial772
    @monaasirofficial772 3 роки тому +4

    Keep going keep going oh my bro are frames keep God good movie paste to clean movie I like it keep going bro

  • @maalmochannel4835
    @maalmochannel4835 3 роки тому +2

    Wow I like it from burco

  • @muscabjigr10m.
    @muscabjigr10m. 3 роки тому +6

    Horay usocda walaladay Keep Going💯

  • @halimamohamed1759
    @halimamohamed1759 3 роки тому

    Mashallah wan kaheley arr filmis 💪💪👆👆👆

  • @sarahfarah7935
    @sarahfarah7935 3 роки тому +1

    Waa dhalinyaro wanaagsan oo dhaqanka shukaansugii wanaagsanaa haysata keep going

  • @cayto2857
    @cayto2857 3 роки тому +9

    Hadad sidan kuwadan wn huba inad gaadhaysan hormar lataban karo insha allah . Cayto real jijigawi🤣🤣lol

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362
    @maxamedjaamacaxmednuur3362 Рік тому

    Mnsha allh

  • @khalidmohamed319
    @khalidmohamed319 3 роки тому +4

    Inkastoon goob joog u ahaa bdana filimka duubistiisa wllhi hyduus wn kuwataa zhp hory usocda wllday aar filmis guul insha allah

  • @maryamsaid1618
    @maryamsaid1618 3 роки тому +2

    M.a waa team wngsn horey usucda wll

  • @najmomaxamud9712
    @najmomaxamud9712 3 роки тому +2

    Noso badiya

  • @xamdaxasan123xamdani2
    @xamdaxasan123xamdani2 3 роки тому +6

    Aar films waxan idin leyahay horey usoco wll

  • @asmacabdilaahi4546
    @asmacabdilaahi4546 3 роки тому +2

    Keep going team aar films lkn away mawlid

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 роки тому +3

    Hhhhh wax cun kulahaa funny wlaahiga Ciyaal jigjiga miss u jigjiga caday🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @princessaloora7911
    @princessaloora7911 3 роки тому +1

    Www riwaayad kala kacsn weeyaan 👌😍

  • @muscabjigr10m.
    @muscabjigr10m. 3 роки тому +5

    Mustafow Adkaynta Raga Kadaaa 😂😂😂Goormaan SayLada Aado ///Tadii tanaa KaQurux Badan 😂😂😂😂

  • @jamalosman5589
    @jamalosman5589 3 роки тому +2

    M.a Nimcan walhi hadaladada dadku jacyl Ayy ka qadayanpa 😍dhamantii 1 ❤✌😘

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 3 роки тому +9

    Keep going my channel filmanta noosoo badiya wll

  • @fadxicilmijamac5040
    @fadxicilmijamac5040 3 роки тому +3

    Keep going brothers talent ayad ledihin wand dadalysan run ahanti😊🥰

  • @aadanyuusuf8949
    @aadanyuusuf8949 2 роки тому +1

    abti

  • @amiinziyaad2904
    @amiinziyaad2904 3 роки тому +5

    Ozman fahmi omer best actor 🙏

  • @amiiraaxmed5136
    @amiiraaxmed5136 3 роки тому +4

    Waxaan wataaa samideyda amiira 💯💯keeep going kuligiin❤❤❤❤

  • @aarizofficial8395
    @aarizofficial8395 3 роки тому +1

    Waaaaw Best Film Weeye Wllhi Nimcaan Yare Wankuwataa Nio Team Aar Films Keep Going 🔥💯🙏🙋‍♂️

  • @aasiayuusuf7016
    @aasiayuusuf7016 3 роки тому +3

    Wilkan Jacaylka Diidan Ayaa Filmka Macaanynaya 😂❤

  • @nasriinofficial7915
    @nasriinofficial7915 3 роки тому +1

    Masha allah dad qaaliya ❤️❤️

  • @asiamohamoud6368
    @asiamohamoud6368 3 роки тому +1

    Mustafe wan ka helay❤

  • @nadiirayasiin4082
    @nadiirayasiin4082 3 роки тому

    Wllky Osman io Team Aar films keep Going

  • @ayanismailmashalhnsraaapti1543
    @ayanismailmashalhnsraaapti1543 3 роки тому +2

    Keep going wllzhy zalma♡♡

  • @saabirincabdi912
    @saabirincabdi912 Рік тому

    Manshallha ❤

  • @hothan369
    @hothan369 3 роки тому +2

    Wow😍🥰❤😢

  • @updyazizazonto1324
    @updyazizazonto1324 3 роки тому +10

    Horey u socda__AAr films_ 😍 form jigjiga🌍

  • @hamzeofficial2044
    @hamzeofficial2044 3 роки тому +1

    Wllayaal filimanta so badiya pls

  • @suhyramuhumed272
    @suhyramuhumed272 2 роки тому +1

    Www

  • @cabdikhadarmuhumedofficial2011

    HaYduuuz Qays iYō laYlo jacyl kala qadaY adke😅😅😅

  • @wacanxasan5596
    @wacanxasan5596 3 роки тому +2

    Sorry nimcaan💔😰😰💔💔😰🤴💍

  • @zuldanaden2838
    @zuldanaden2838 3 роки тому +1

    Wax yaalaha aan jacayl ku nacay waxaz ayaa ka mida ah runtii waxyaalo dhaca ayad film kazoo zaarteen walal
    Jacaylaw idaa dheh

  • @maxamadaxmedmadar4444
    @maxamadaxmedmadar4444 3 роки тому +1

    Keep going ma yuutayb cusub ayay ar films samaysaytay

  • @caskaboy4132
    @caskaboy4132 3 роки тому

    Keep going zxpayaal👍

  • @sagalxarago4251
    @sagalxarago4251 3 роки тому

    Nimcan keep going brother talente bad ledahy wlhi m.a

  • @user-br6ol3qu4s
    @user-br6ol3qu4s 3 роки тому

    Lagend keep going lagendz

  • @GeudiHibo
    @GeudiHibo Місяць тому

    ❤❤❤❤❤

  • @GeudiHibo
    @GeudiHibo Місяць тому

    ❤❤❤🙏🙏🙏

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 3 роки тому +1

    Waxaan Ka Salaamayaa Aar Films Iyo Dhamaan Jilayaasha Kala ah Balqiis, Ozman ck
    , Nimaan boss, Salma jojo, Amiira Iyo Mustafe.

  • @amiiraahmet7132
    @amiiraahmet7132 3 роки тому

    M.a keep going

  • @jabirxasan213
    @jabirxasan213 3 роки тому

    Macha aalH

  • @nimcoahmed8119
    @nimcoahmed8119 3 роки тому +2

    Keep going Aar filimis 👏

  • @sacadhassen7581
    @sacadhassen7581 3 роки тому

    KEEP G0ING AAR FILMS 💖💖❤❤❤❤💝💝💝💋💋💋

  • @anibrahim1224
    @anibrahim1224 3 роки тому

    Waaaaaw welcome

  • @aliadancrahman4470
    @aliadancrahman4470 3 роки тому

    From dirisle cabdi

  • @abdihakiinmuhumed3631
    @abdihakiinmuhumed3631 3 роки тому

    Keep going

  • @leylacali3556
    @leylacali3556 3 роки тому

    From balqiz ✌✌💕🥰

  • @ismailbare8622
    @ismailbare8622 3 роки тому +1

    dhaarta ka daaaya inta badan waad dhaaranaysaan uune

  • @ramadaancumar3127
    @ramadaancumar3127 3 роки тому +1

    M.a aar films keep going

  • @salmhure531
    @salmhure531 3 роки тому

    Mustafe faslin ayad oo bahan tahay kulaha cuzmaan wan kuwata 😍

  • @Hamzepoi
    @Hamzepoi 3 роки тому +3

    Osman wanku waraa pro❤️

  • @sali1269
    @sali1269 3 роки тому

    Aar filims baryahan xagau kadhecen

  • @Kibrani
    @Kibrani 3 роки тому +5

    war hiigan mustafe waa wada xaraabo wlhi 😂

  • @xaawajamac955
    @xaawajamac955 3 роки тому

    Nimcan aboowe lanbarkaaga isoosi

  • @najmamawliid2307
    @najmamawliid2307 3 роки тому +3

    41:37 ck kulaha in Vaseline lagugu radiyo ubahnthy😅😅😅😅😅😅

  • @abdilaahitorrontaawi2072
    @abdilaahitorrontaawi2072 3 роки тому

    Waaah Waaah Pezt film
    Ninka Muztafe Runti Point Zax ah Ayuu Kujilayaaa Filmka Inaba Caadi Maaha Jiliinkiiizu Pezt ComediaN Keep Going Protherz

  • @sali1269
    @sali1269 3 роки тому

    Kkkk mustafe wa qosolmidhan

  • @faysawarsame986
    @faysawarsame986 3 роки тому +10

    27:32.Qosl iguma harin dhip bdna ninkaa mdxa tagn lee😂😂

  • @inaxalanetube3095
    @inaxalanetube3095 3 роки тому

    Mustafe ayaa film ka dhigay mustafe keep going wll

  • @azmaosmaan4279
    @azmaosmaan4279 3 роки тому +5

    💔🥺

  • @naciimasheekh5741
    @naciimasheekh5741 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣fasliin mariya

  • @user-gg2qp5uh4o
    @user-gg2qp5uh4o 25 днів тому

    Naftan yari dhagolka u eg maxa ka qisa wba 😂 fashil socde

  • @mohammedassed6867
    @mohammedassed6867 3 роки тому

    Nio gabadha BALQIS cod weyn ah igu salama waaban ku haystaaye 🥰😂

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 роки тому +2

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂deh naf naf layne xbbi wan ku jeclahay hye dheh kullh balqiiis 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saracisman6148
    @saracisman6148 3 роки тому

    Dadkaygii waan idin wata ❤️❤️❤️❤️🥀🥀🥀🥀

  • @siciidmaxamuud1545
    @siciidmaxamuud1545 3 роки тому +2

    UA-camr's ka kHaaZE jigjiga ka jira😂

  • @ladanabdilahi3291
    @ladanabdilahi3291 3 роки тому +2

    😥❤

  • @cimraanapdikanih1841
    @cimraanapdikanih1841 3 роки тому +1

    Cimraan updi kanih

  • @mumtazbintiabdi6210
    @mumtazbintiabdi6210 3 роки тому

    intiii ila aragtay I in vasliin loo mariyo mustafe

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 роки тому +1

    Nimcaan waa funny caadi ah Beenta naga daaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kingguled3702
    @kingguled3702 2 роки тому

    Osman fahmi omer atooraha suuqyare

  • @xayaadheeryojiciirxayaadhe9743
    @xayaadheeryojiciirxayaadhe9743 3 роки тому

    waa qiso xanuun badan oh

  • @sali1269
    @sali1269 3 роки тому

    Qurux filimka mel quruxbdan ayad ku samaysen sida ku wada

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 3 роки тому +2

    10:00 😂😂😂😂 profile qaldan Iska jeclan

  • @awofarxan1715
    @awofarxan1715 3 роки тому

    Amra

  • @nasiimhanimaxamudali9469
    @nasiimhanimaxamudali9469 2 роки тому

    M a part kale

  • @mucadrajk4860
    @mucadrajk4860 3 роки тому

    Nimcan yare wan ku jeclahay wllkay halkas ka wad

  • @ismailbare8622
    @ismailbare8622 3 роки тому +1

    mar labaaad dharagtarka
    marka gabdhaha cuto ama cabitaan loo soo dhigo waa inay dhamaystaan markaasuu mac yelanayaa
    hadi ayna cani karina waa weelka oo madhan la tusaaa

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf 3 роки тому

    Hore uzocda wll

  • @zahruzhaadzahruzhaad
    @zahruzhaadzahruzhaad 3 роки тому +1

    nin ku yidhi sinan mayno
    adna diid sarayntiisa
    sidka wad wadaagtane
    ma sagaashanba kiisu
    wll osmaan hore usoco qof ku diiday adiga dhigaa maba helaayo farxad iigu waar wll mcn hore usocda dhmaan aar films

  • @bintuabdirashidhassan362
    @bintuabdirashidhassan362 3 роки тому +1

    Mustfahaasi qosol badanaa waa kajifaad miidhan baa inantaasna wuu soo lu gooyay xafday weel u xalaysay imka sidaasa loo radinya😂 orod wll orod kulha kkkkkk ninkaa waxa gubyaan rabaa inaan ogaado jaceylkaa loo dacreeyaye😂😂😂

  • @kafiyaahmet2613
    @kafiyaahmet2613 3 роки тому

    NIMCAAN waan jeclahay plz namrkisa