DADAAL WAAD GAARI DONTAA Full film

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 гру 2020

КОМЕНТАРІ • 30

  • @koozhin_mahdi
    @koozhin_mahdi 3 роки тому +4

    Amazing filim wlhi aadban ula dhacay
    Qab jilinka iyo historygaba

  • @RIIRAASH
    @RIIRAASH 3 роки тому +2

    Wow mansha Allah actorka sanadka Ahmed rashiid

  • @hamzeabshir7688
    @hamzeabshir7688 3 роки тому +3

    Hadii aan wax yar ka faaloodo filinkan iyo u jeedadiisa aniga fikirkayga ahaan waaa
    Filin dhalinyarada hawlahan nocan oo kale ah qabta lagu tusayo in ay jiraan fursado shaqo oo ay noloshooda kubadali karaan
    Wxna rajaynayaaa inta daawataaa in ay ku waantawdo kuna waana qaadato I.A
    Ifinkana wxn idin lee yahay badiya filimaanta wacyi galinta ah ee ku saabsan dhalinyarada iyo dhamaan bulshada oo dhan
    Keep going
    Keep going
    Keep going 🙌🏻

  • @hamzeabshir7688
    @hamzeabshir7688 3 роки тому +1

    Woooow M.A actors of the year zhp qli ah ahmed rashiid Allah yacizak keep going ayaan ku lee yahay zhp qli

  • @akramsharif9970
    @akramsharif9970 3 роки тому +2

    Waa Faron wanaagsan jigjiga iyo Ahmed jamac

  • @medsaid357
    @medsaid357 10 місяців тому

    waaw wa filin aad u macaan waxaan aad ii tabtay episodeka ugu danbeeya uu mouktar dhulka fiqayoo.........i am from djibouti c est la derniere scene qui m a trop touché tres beau film masha allah.............

  • @kaysesiciid7890
    @kaysesiciid7890 2 роки тому +1

    Masha allh iisoo daaya ello

  • @user-rh9pf8lp8h
    @user-rh9pf8lp8h 10 місяців тому +1

    Manshaalla

  • @shuaibraschidcumar3489
    @shuaibraschidcumar3489 3 роки тому +1

    Masha Allah keep going up Jack 🙌♥️♥️⚡

  • @sali1269
    @sali1269 3 роки тому +1

    Wow eshcala film

  • @guuleedcabdiciise541
    @guuleedcabdiciise541 3 роки тому +3

    Waaaaaaaw waan ka danbeeya filimada jacayl aka nabad tv filimada noocan oo kale ah noo soo badiya

  • @MuradAli-wh3zi
    @MuradAli-wh3zi 3 роки тому +2

    Fllin fiicañ ahmeď jamac best acter

  • @hamzikahmet1700
    @hamzikahmet1700 3 роки тому +1

    Keep going😍😍

  • @anabfaarax2831
    @anabfaarax2831 3 роки тому +2

    The father of the love Ahmed rashiiid cumer❤

  • @user-sk3vt1pw4g
    @user-sk3vt1pw4g 9 місяців тому

    ❤❤❤❤🎉

  • @dekamustafe8302
    @dekamustafe8302 3 роки тому +1

    Waaa Dhiri galin Buuxda Axmad Wan ku tagera😘😘😍😘😘😍😘😘😘😍

    • @layloshabelow1143
      @layloshabelow1143 2 роки тому

      Adygn wan jeclhy sppto ah waa nin naxariis badan oo jacylka wax kayaqaan runtiii😰😰

    • @layloshabelow1143
      @layloshabelow1143 2 роки тому

      Oday ad uwanagsan

  • @HassanAli-nw1wf
    @HassanAli-nw1wf Рік тому +1

    Riwayda mcn❤️❤️

  • @maymuunmaxamuud415
    @maymuunmaxamuud415 2 роки тому

    Mansha alllh

  • @hodansaleban5895
    @hodansaleban5895 2 роки тому +1

    Nasha allh

  • @kaysesiciid7890
    @kaysesiciid7890 2 роки тому +1

    Malin dheeli barmaa mijigka

  • @xikmanhasan6757
    @xikmanhasan6757 Рік тому

    Ala umulkhayreyyy 😅😅😅😅😅

  • @user-rt7zk9dw5q
    @user-rt7zk9dw5q Рік тому

    Dhubow farax xasan xasan

  • @user-jv5tc5lf3o
    @user-jv5tc5lf3o 5 місяців тому

    Moobil ka xafidkulahaaa asaga maxaaka galy

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 Рік тому

    Iyad kaqado talefonka kkk waxanku qoslay maxakafirinaysa talefonkayga

  • @koozhin_mahdi
    @koozhin_mahdi 3 роки тому +1

    Wxn idinku dhiri galinaya
    Inad samaysan filimo
    Wacay galin dhnka bulshada ah
    Mahdsnidiin dhamantin

  • @user-yv5hq2fy8c
    @user-yv5hq2fy8c 3 місяці тому

    💔💔💔💔❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️💕💕💋🤲🤲🙏🙏