Riwaayadii Jinka Part 1 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 лис 2019
  • Director & Camera
    Hamze Kalinle Osmaan
    Editor Of The Film
    Mawliid Hargeisawi
    Thanks For Watching 🖐🖑👋👏

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @Galcad
    @Galcad 4 роки тому +393

    Short film walhi caadi maaha 😂😂❤️
    #HoB films 🎥
    Qofka short film duubay waa qof aqoon badan u leha sida wax loo duubo 👏🏽👏🏽👏🏽well done ✅

    • @najmariyan8162
      @najmariyan8162 4 роки тому +9

      M.a Raelly

    • @Galcad
      @Galcad 4 роки тому +1

      Xasan Wadan wadani maxay dee? Maxad ismadhaanto ah

    • @makoqalinle4114
      @makoqalinle4114 4 роки тому +3

      My i may p pre 👩‍👩‍👧👩‍👩‍👧👅👄

    • @makoqalinle4114
      @makoqalinle4114 4 роки тому +4

      My i may p pre 👩‍👩‍👧👩‍👩‍👧👅👄

    • @idilismail3256
      @idilismail3256 4 роки тому +2

      @@makoqalinle4114 fdhfg
      vmuchIhhbbbishhbbbienbngvgcbvnfj
      634473556535566574634473556pmhxbJdbcbcv vvhhbhj

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS  4 роки тому +214

    Asalamucalaykum, Dhamaantin Bahda Asxaapta Nagu Xidhan,Waxaan Ku Howlanahay Inaan Idin Qancino, Si Aad Uga Maarantan Aflaamta Qalaad Ama Ajnabiga Ah, Filiman Qosol Ah, Dhaqan Ah, Iyo Gender Walba Waan Idin Ku Raali Galinaynaa,
    Ee Idina Bil’ixsaanik Subscribe N Share N Comment Iyo Like Ba Is Raacsada, Shaahna Maahe, Dhinaciina Naga Giijiya😍👍 Team Hob films🙏

    • @abdirahambashe7009
      @abdirahambashe7009 4 роки тому +3

      Keep going bro

    • @heer-sarechannel2706
      @heer-sarechannel2706 4 роки тому +1

      Hore usoco

    • @siciidrio9653
      @siciidrio9653 4 роки тому +1

      Thanks

    • @naemaosman1422
      @naemaosman1422 4 роки тому +1

      nayaa wll ayaan kaxuusta naawll aabaahaa muu waalan yahay anaga ma mascagalay buu aabahaa noo gu abaalgudayaa hhhh

    • @AliMohamed-dv9vb
      @AliMohamed-dv9vb 4 роки тому +1

      HOB FILMS waan tagersanahy xaqiiq qaabka quruxda badan eed iskula haysataan anagana noo raali galisaan 🙏🙏🙏❤️ big respect guys

  • @waqalwstudeo5094
    @waqalwstudeo5094 4 роки тому +107

    Intii dawanysaa Markay 1m gadhay like

  • @abdulwahabmahad5717
    @abdulwahabmahad5717 4 роки тому +707

    Hadaad Riwaayadan Daawatay ood Xasuustay RIWAYADII Sooraan ee Jinka Fadln is Muuji😁😁😁

  • @bilaalsabiryare3272
    @bilaalsabiryare3272 4 роки тому +414

    Aan kusalino xapiipkena Mohamed scw scw scw💋♥🌼

  • @farxiyofaarax5556
    @farxiyofaarax5556 Рік тому +5

    2023 inta daawanee fanta taaga 2milyan daawsho 🤴👋👋✌️

  • @abdikarimabdiibrahim3962
    @abdikarimabdiibrahim3962 4 роки тому +10

    Inanta jinka ah,,, Muna aad baan kuu salaamayaa........ Qof soomaali ah oo wax matala qofkii ugu fiicnaa ayaad tahay. Hambalyo kun jeer

  • @sahroabdul3535
    @sahroabdul3535 Рік тому +21

    Dadka 2022 oo dhamaad ah daawaneyso farta taaga🤣🤣

  • @xaliimoaxmed9232
    @xaliimoaxmed9232 4 роки тому +59

    Alla anigu jecliyaa lahjada somali land rer Somaliland like ta

    • @Qalanbawi
      @Qalanbawi 4 роки тому +1

      Ana sido kale

    • @deeqsomalionline1718
      @deeqsomalionline1718 4 роки тому +1

      Wllo waanku jeclnay anaguna kusoo dhawoow Somaliland waa wadan wanaagsan

    • @hassanabdi719
      @hassanabdi719 4 роки тому

      @@deeqsomalionline1718 hallo

    • @ismailsmile9496
      @ismailsmile9496 4 роки тому

      Hhh mhee mahadsanid huno

    • @xaliimoaxmed9232
      @xaliimoaxmed9232 4 роки тому +1

      Waad mahad san tihiin dhamantiin wlalaayal waan ognahay inad tihiin dad wanagsan wxan idin leyahay allah haidiin dhowro dhamantiin Somaliland

  • @drip40times99
    @drip40times99 3 роки тому +45

    1.1m views wlhi I miss the old hop films madar-dayax-najma-Muna-Adan come back plz we miss u guys so much😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️from America

    • @muhibomohamed5615
      @muhibomohamed5615 3 роки тому +1

      They don,t see you pro sorry

    • @sharmaboy7104
      @sharmaboy7104 3 роки тому

      💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋😭😭😭😭😭😭😭😭😭😄

    • @najaxaxmed8682
      @najaxaxmed8682 2 роки тому

      @@muhibomohamed5615 db

    • @munarashiid6297
      @munarashiid6297 Рік тому

      🥢🥄🍴🥄🥃🍾🍷🍰🍮🎂🍪🍩🍵🍫🧁🍦🍧🍫

  • @rayaancadey6807
    @rayaancadey6807 4 роки тому +16

    hhhh ar ree hargeso hadalkoodaba iska jeclahay m.a kib goin 😍

  • @mohamedyoussef4741
    @mohamedyoussef4741 4 роки тому +8

    Nice job #Hob films 💯
    Wahan niga tageera Djibouti 🇩🇯

  • @mohamedabdullahi9279
    @mohamedabdullahi9279 4 роки тому +18

    Umada soomaaliyeed aadbaan idiin jeclahay meelkasta Ood kunooshihiinba❤️❤️

  • @mohamedabdallaosman1492
    @mohamedabdallaosman1492 4 роки тому +37

    Muna faysal keep going wlshy

  • @razmijcyl4324
    @razmijcyl4324 4 роки тому +21

    😂😂😂😂alla sara laguu qad oo hoos lagu dhig keeep goin dhalinteena❤❤❤❤

  • @haboonadan
    @haboonadan 4 роки тому +19

    Shaydanku dhayal maha. Allow naga badbaadi🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedshuaibomer999
    @mohamedshuaibomer999 4 роки тому +22

    Kooxdayada ma kugu soo daraa ku lahaa😂😂😂😂😂✌respect

  • @munaaxmed7653
    @munaaxmed7653 4 роки тому +16

    Buuraha iyo dhagaxaanta meel waliba waan galaa kuteh
    My lovelly sis ter muna 😂😂😂

  • @hodancraxmaan7634
    @hodancraxmaan7634 4 роки тому +132

    Wll habalo qurux badan baa tihiina lkn timaha qarsada waayo waa cawaro

  • @naasiregeh8575
    @naasiregeh8575 Рік тому +1

    Intii daawanaysaa markay 1m gaadhay like

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 4 роки тому +43

    inantaa muna faysal fani weeye wlhi kooxdayada makugu so daraa kutee😂😂😂👍

  • @azuuzmohamed4725
    @azuuzmohamed4725 4 роки тому +21

    wxn suGnaaapa waa Qayptii 2aad Hore u soco azxpey

  • @sultanibrahim4554
    @sultanibrahim4554 4 роки тому +16

    Masha allh go forward with my brother maxamed dayax

  • @mahamedaamiincllahiibrahim6570
    @mahamedaamiincllahiibrahim6570 4 роки тому +18

    Hore usocda muna deeqa dhmn jilayaasha

  • @yaasmiincilmi5201
    @yaasmiincilmi5201 4 роки тому +9

    Waaaaw so beautiful inba caadi maha wllhy hore usocda wll HOB FILMS❤❤❤

  • @ginicabdi2610
    @ginicabdi2610 4 роки тому +75

    Ma inaan aabe garaacad dooneysa kulahaa se aabe loo garaaca 🤣
    reer waqooyi love idinku ahay ❤

    • @ikramhusen3199
      @ikramhusen3199 4 роки тому +3

      Macanaha Telka ma Inaan aaabo Waco bad doonaysaa buu iga Jeeda wl

    • @munitainajaamac3701
      @munitainajaamac3701 4 роки тому

      Apowee rer xmr tahy sowmaha hhhh

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 4 роки тому +1

      Ma waca ayu ujeeda reer xamar kla lahjad bn nahy

    • @ginicabdi2610
      @ginicabdi2610 4 роки тому

      Wan gartay

    • @somaliasomalia8574
      @somaliasomalia8574 4 роки тому +3

      @@ginicabdi2610 sxp ano galmudug jogo siba dusmreb wan fahmey soo konfur islama nihin mxd ufahmi wesay dee

  • @MO_BULXAN.1
    @MO_BULXAN.1 4 роки тому +33

    *Madar* from class one since now he's one of my best friends 🔥❤

  • @nasraibrahim7328
    @nasraibrahim7328 4 роки тому +31

    Mash all hob films hore usoco ❤❤

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 роки тому +16

    😂😂😂😂inanta jinka ku mtalysa funny walhi😂😂😂😂😂😂😂😂
    Keep going happipiyaal💕

  • @mohanadyussuf7361
    @mohanadyussuf7361 4 роки тому +36

    Inta soo galisay iyo inta Jishayba iyo inta u fikirtay dhamantiin wad ma hadsantihiin caawa wan qoslay wiliba said runtiii

  • @abdi2728
    @abdi2728 4 роки тому +8

    Inantaan bash ku ahay jecliyaa ilkacasta♥️😁

  • @SooyaalMedia1
    @SooyaalMedia1 4 роки тому +47

    Alah ha idin sharfo dhamntin

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 4 роки тому +5

    dooxaya ya garanaya waaa dooxa boqol jire 🖐🖐🖐🖐🖐

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 роки тому +34

    walalahay reer somaliland i love you guys keep going support from mogadisho

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan2407 4 роки тому +14

    masha Alaah Zoobadi wllo Guul wcn👌👌👍

  • @electroshadow8359
    @electroshadow8359 4 роки тому +12

    qosolka aduunka

  • @muzhkaby5847
    @muzhkaby5847 4 роки тому +17

    Kkkkkkkkkk😂😂😂
    Aamu aamu kulahaa
    HFilms i am your team hore uzocda 😘

  • @muhibohassan1365
    @muhibohassan1365 4 роки тому +11

    1m view wwww mnsh allh

  • @adelali4210
    @adelali4210 4 роки тому +46

    Wallhy Dhalinyaradani si Masuuliyad leh bay u dhaqmayaan

  • @Oroginal.Store87
    @Oroginal.Store87 4 роки тому +9

    Hop flims nacabku ha japo

  • @mohamadcabsiye7035
    @mohamadcabsiye7035 Рік тому +5

    From episode 2 🤚🏼😂🤳🏻🙌

  • @cccarab8496
    @cccarab8496 4 роки тому +29

    kulaha ma hooyan cunaha soo qabta wallahay waa qosol wiilku kulaha wll wadnaba iguma hadhin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sevenabasshindaabshirfaara1015
    @sevenabasshindaabshirfaara1015 4 роки тому +8

    Www mashallah hore u soco team Hargeisa

  • @fadumoali7289
    @fadumoali7289 4 роки тому +11

    War meeday😄😄😄😄😄😄😄😄😄🤭🤭🤭🤭🤭

  • @bilsanbeautychannel5597
    @bilsanbeautychannel5597 3 роки тому +2

    Mouna wwwwww

  • @mohamedqadarha7114
    @mohamedqadarha7114 4 роки тому +6

    Mansha Allah inbadan nice

  • @mataodaoud267
    @mataodaoud267 4 роки тому +9

    C agréable théâtre pr épisode et sa ms fait rire

  • @uptiazizmohamed99
    @uptiazizmohamed99 4 роки тому +10

    Muuna Wlhi ku Taageera Wllshy Hore u zoco❤👏👏

  • @zuuzaancabdiqaadir5693
    @zuuzaancabdiqaadir5693 4 роки тому +7

    Hhhh🤣🤣🤣🤣🤣 best ruwaayad qol bdnaa

  • @zaraadnan3086
    @zaraadnan3086 4 роки тому +5

    Hore u socda guys 👍👍👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏

  • @adnabestie3953
    @adnabestie3953 4 роки тому +15

    Hore usoco wllo shrf

  • @hapiupthirahman4536
    @hapiupthirahman4536 6 місяців тому +1

    Inta daawanaysa 2024❤😂

  • @fadxasharaf3073
    @fadxasharaf3073 4 роки тому +12

    Waa film mcn
    Saa noogu wada bro and sis

  • @asmushmoha4964
    @asmushmoha4964 3 роки тому +4

    😂😂😂😂 2021 inta fiirsnaysa frta taaga

  • @cabdiaziz_
    @cabdiaziz_ 4 роки тому +4

    Hambalyo 1m idin leyahy

  • @Supersalaxcarab143
    @Supersalaxcarab143 4 роки тому +17

    Nin ka duubay waa Macalin Hombalayo

  • @itsmeyahye4904
    @itsmeyahye4904 4 роки тому +4

    Riwaayadii Qarniga!! 🙌🙌👉🎥👍
    2020 👀🎥📱👉👉👉

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 4 роки тому +22

    Thanks azxaapta qaaliga

  • @sacadbreezy9930
    @sacadbreezy9930 4 роки тому +7

    We zxp yaaa igu dara

  • @abdishakuurmuusecigaalcawa2342
    @abdishakuurmuusecigaalcawa2342 4 роки тому

    Masha Aalaah hambalyo film qurux badan director qurux badan keep going

  • @fadxidinmaxamed5143
    @fadxidinmaxamed5143 4 роки тому +2

    Ahhhhhh Inantaa Jinka Ah Baan Ku Hystaa Anuu ahhhhh

  • @dumarkiiguulaystay2176
    @dumarkiiguulaystay2176 4 роки тому +5

    Walhi qosolkii ayaa iga dhammaaday. 😘.... 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salmahassan1079
    @salmahassan1079 4 роки тому +8

    Kkkkkk qosol wllhi

  • @muunaciisediin9038
    @muunaciisediin9038 4 роки тому +32

    Deeqa diida ala sare galu qaadyo hoos lagu dhig🤣🤣🤣🤣

  • @quuenxilajano3219
    @quuenxilajano3219 4 роки тому +12

    Koxeeyda makugu so dara kkkk may mya😅😅😅😅

  • @nasiibcabdixasan9352
    @nasiibcabdixasan9352 4 роки тому +13

    Hawadha callanka Somali iyo Somalin isku wadto maila argten😍😍😍

    • @nawaal6387
      @nawaal6387 4 роки тому +2

      nasiib cabdi xasan wa somali dhalad ah o jecel mid nimada somaliyed 🇸🇴❣️👈

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 роки тому +6

    Wlhi funny weeye😃😊

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 4 роки тому +6

    Hehehehehe reerkaan hdalkooda xaasinimaa u mlynysaa in ey u hdlayaan waa ku hystaaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @qosolwanagsidahoyaded308
    @qosolwanagsidahoyaded308 4 роки тому +3

    Wlhi jilayaal buuxa👌🥰🥰🥰

  • @ahmedmo2635
    @ahmedmo2635 4 роки тому +21

    ☆☆☆☆☆ ayaan idin siiyay hore u socda wll

  • @noradinupdiqadirmohamed9323
    @noradinupdiqadirmohamed9323 4 роки тому +17

    00 miyaad iga soo horeysey kulaha 😂😂😂😂😂😂😂

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 2 роки тому +3

    Hhhhhh 5:50 Siduu ufakaday baaa qsol ah wlahi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @badracabdi1317
    @badracabdi1317 4 роки тому +20

    Dhagax iyo wuxuun qaado😂😂😂

  • @kingpadriofficial8067
    @kingpadriofficial8067 4 роки тому +6

    Inta jecel quraanka kariimka ah like ii saara wallayal

  • @hothoibrahim1427
    @hothoibrahim1427 4 роки тому +5

    Hob films hore usocdah❤

  • @NasserElmaaz
    @NasserElmaaz 4 роки тому +11

    Hob films" Good job 😂😂😂😂😂😍👌

  • @cawlmedia281
    @cawlmedia281 4 роки тому +73

    Waa ri waaYadi sooran iyo jawaap .copy gedi😂like isaar wixi soran dawadaY riwayadisi

  • @nemonura9088
    @nemonura9088 4 роки тому +42

    The way madar acting wlhi ula keenay😂😂😂😂

  • @dhadonyj1776
    @dhadonyj1776 4 роки тому +3

    Wankaa zoo horeeyey🤣

  • @nabiilabdiofficial6898
    @nabiilabdiofficial6898 4 роки тому +1

    Gabadha calanka somaliya xiran inta kaheshay like ta ubadiya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ugbaadmalpoh670
    @ugbaadmalpoh670 4 роки тому +10

    👏👏👏hore usocda

  • @buunixuseen4806
    @buunixuseen4806 4 роки тому +10

    Wlhi walgay marga rowayda ka qosol badna hhhhh

  • @yacquubsaalax8460
    @yacquubsaalax8460 4 роки тому +2

    Gabadhan muna ah wn ka helay wlhy waaaa indha caashaq cdi ah mnsha allaah😍

  • @lakialifaarah7853
    @lakialifaarah7853 4 роки тому +6

    😂😂😂🤣🤣wallaahi sidaan uqoslaayay beerkii imadoobaday halkaasaan idinkasoosalaamayaa anoo reer burcaa🤣🤣😂🤩

    • @hamdamohamed7428
      @hamdamohamed7428 4 роки тому

      Ruwaayadii jinka. Wax ka xalad badan matiri
      😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄.

  • @z012y
    @z012y 3 роки тому +18

    *1Million Views* 👏👏👏

  • @xamseeidtube4718
    @xamseeidtube4718 4 роки тому +15

    Horre Usocda Dhmntin HF

  • @clraxmaanmodool1825
    @clraxmaanmodool1825 4 роки тому +4

    Hayas macan yaan Kaw kagah sineh😂😂😂😂😂😅 keep coming

  • @cccarab8496
    @cccarab8496 4 роки тому +8

    anigu france jooga habeen sabtida iyo axada uun dawada waad ku mahadsntihin hadan hayo habeen walba wakhti u helaayo waan dawan laha wlhy

  • @marwogul6796
    @marwogul6796 4 роки тому +11

    Ma inan hooyada cunaha qabtad donysa kulha 😂😂😂😂😂😂

  • @aymeric2451
    @aymeric2451 4 роки тому +7

    Waan idiin hiseeya❤️

  • @awohmahmut7547
    @awohmahmut7547 4 роки тому +1

    😂😂😂😂😂 i LiKe it wlhi reaLly baLa mooda💯💯💕💖

  • @mawliidcabdi7653
    @mawliidcabdi7653 2 роки тому

    Filimkasa imara wallahi kaa nooso badiya

  • @nimcosagal9976
    @nimcosagal9976 4 роки тому +5

    Koox kulahaa😂😂😂😂

  • @nahlaqueen5764
    @nahlaqueen5764 4 роки тому +6

    Wllky hore usoco

  • @halsuaalchannel3039
    @halsuaalchannel3039 4 роки тому +1

    kkkkk Atoraha iyo gabadha jinka caadi ma ahan shactiro iyo hilin wanaag keep going All guyz

  • @khadarcabdi3525
    @khadarcabdi3525 2 роки тому +1

    Waa been waa run

  • @rerhwancali4850
    @rerhwancali4850 4 роки тому +9

    RespecT teaM ❤️✨

  • @hanaddayib1369
    @hanaddayib1369 4 роки тому +3

    Maasha alaah😘😙😍

  • @faraxtimir3981
    @faraxtimir3981 4 роки тому

    Wow waabay kasooreesay waa layaab

  • @saidomohamed101
    @saidomohamed101 4 роки тому +6

    Kkkkkkkkkk gbdhu xita ma qoslayso ani kaliya aya dawanaya qolka la igu so galy ano qoslaya hda ana la ila yabanyhy manta igu horaysaa riwayadiina wan ba ka helay