murugo jacayl part 8 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 200

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 Рік тому +102

    Wll filmka murugo jacyl 1:15 daqiiqo kaliya 😥😭😭 wllayl kasoo badiya 1:15ka daqiiqo 😟😬 amarka aleh wllhi 😬😟 intii igu racsan like dheh wll 😔

  • @ayaaninaugaasofficial7995
    @ayaaninaugaasofficial7995 Рік тому +22

    Ax jcyl waa Daren qofku ku dhacay un daremi kara😢😢❤️❤️

  • @faadumoyuusuf1415
    @faadumoyuusuf1415 Рік тому +7

    M.a qadaraw gabdha noo ilaali lacag haka Duran mar danbe waka 🙏 wakaa qalbige xasilay iga gadan hur mar idin rijayha💝🥰🥰🥰🥰🥰

  • @najahmuhumed3005
    @najahmuhumed3005 Рік тому +8

    Garbay Noqotay caashaqa inaan daba Gurguurtaa😥💔Best Film

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Рік тому +3

    Masha Allah waad idiin hambalyay nayaa dhamaan dhalin yarada jilaayaa film ka siiba waxaan aad uga helay khadar iyo Xamdi sida ay isu eegayaan iyo hadal kooda masha Allah

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Рік тому +7

    Masha Allah hanbalyo 💯💯👏👏
    Qofka khaladkiisa qirtah wax uu mudanyahy in la cafiyo haduusan bari xumaandoonin🥰🥰🥰

  • @maaidaahmed2393
    @maaidaahmed2393 Рік тому +2

    Haday farxadi kow thay🥰😍

  • @mubaarigchanaral2769
    @mubaarigchanaral2769 Рік тому +4

    eeesh calaaa riwaayad maan sha allah waad salaamantihiin jilayaashow fhaantijna waan idin salaamayaaa

  • @hamdasaleeban8405
    @hamdasaleeban8405 Рік тому +2

    Alx jacaka❤😢

  • @abdiqaadirzugaal2370
    @abdiqaadirzugaal2370 Рік тому +19

    CONGRATULATION we reached 10k deeqsi filma❤️📷

  • @hodangaraad1964
    @hodangaraad1964 Рік тому +2

    Dadwxlagabarankaro wllo horyusocda dhmntiin idintageraawalhi lknse jigiga mxd uimaanwydeeN welcome ♥ jigiga jano waanidinsooodhawynaynaaaa

  • @munaluckyy714
    @munaluckyy714 Рік тому +7

    ama daqiiqadaha no badiya ama everyday noga so dhiga plz💔😅🥺

  • @Gacmadheere1
    @Gacmadheere1 Рік тому +7

    HANBALYO TEAM DEEQSI FILMS HORUMAR WACAN AYAAN IDIIN RAJAYNAYAA INAAD GAADHEEN 10K SUBSCRIBERS WAA INAAD QAADEEN TALAABADII KOOBAAD EE GEEDIGIINA INSHALAH GULAYSTA
    xusmayn gaara raga tababkoodu halkan ka muuqdo oon ugu horaysiinay maskaxda guud xamse qalinle iyo najax cabdiraxmaan iyo dhamaan jilayaasha halkan kasoo dhex mudhay oonan kala qaadqaadayn one love dhamaantiin

  • @khadarcabdi5594
    @khadarcabdi5594 Рік тому +7

    The best film in the somali.......

  • @maryanahmed7138
    @maryanahmed7138 Рік тому +6

    Dadka kaliya filmka ugu jaclahy deeq hamda♥️♥️

  • @ahmeddeeq2558
    @ahmeddeeq2558 Рік тому +5

    FiLimanta Hindiga Ee JacaYlka Waxaba Kafican Filinkan iminka socda Murogo JacaYl Hore Usocda azxabta

    • @miskimahamed5153
      @miskimahamed5153 Рік тому +1

      Wrun aboowe hindi waa naga barajeyeen hamda iyo khadar kaajal iyo sharubu khaan

  • @susanmaalik3810
    @susanmaalik3810 Рік тому +3

    Waxa in Ku talinaa in sameysaan filmka in quruxantaan
    1 : shots of list films
    2: camera lens iska hagaajiya
    3: camera movement iska hagaaji
    4: films of colour isna iska hagaajiya
    5: light of films sameysay
    6: dialogue iska quruxiya
    7: scenes iska habeeya
    8: labiska iska sax ee xaga dharka
    9: sheekad iska quruxiya
    10: iska sax xaga make up xaga haircut or style
    11: iska sax xaga goobta Ku jileesan iyo guriga iska quruxiya
    12: edit
    13: background
    14: music of emotions
    15: cover of films iska sax
    16: codka gadaal iska quruxiya
    17: codka jilaayasha iska quruxiya
    18: xaga jiliinka isna iska sax maxayeele jilibkiina wuu hoose
    19: muqaalo dhaxdaal sameysay

  • @suldaanqaasim5370
    @suldaanqaasim5370 Рік тому +1

    dad kani walee waa dad talanti leh m.a Gaep going horu mar baldhan idiin rajaynayaa dhamaan tiin alle ha idiin garab gallo ❣️🤙

  • @cabdiraxmaan9103
    @cabdiraxmaan9103 Рік тому +6

    Waa oyaybee isoo wada part 9 Anuu inan qoftayda sida u galo ma Rabee♥️😭😭

    • @zameeramohamuuth
      @zameeramohamuuth 11 місяців тому

      🫶🥺😂nin rageeed waliGa gabar soomali sas haw galin

  • @queenlast9867
    @queenlast9867 Рік тому +3

    Hamda io khadar lamnaha filmka 😩😭♥️💋

  • @farxiyaxiis4256
    @farxiyaxiis4256 Рік тому +2

    Jcylku dhib iyo dheef ba waa leyahay samraa sedkisa wahela xmda wy samirtay murug farxad ba kadembysay hore usocoda team deeqsi films

  • @suheybabdilahi7268
    @suheybabdilahi7268 Рік тому +8

    M.a part 9 waan idinka sugana team deeqsi 👑

  • @sadaamnaymar2712
    @sadaamnaymar2712 Рік тому +5

    xamdaay ninka ha inagu so dhisin suu ku galay wad ogayd🥺

  • @YaasiinCllahisiciid
    @YaasiinCllahisiciid 5 місяців тому

    Lacagtu waxba matartee qalbiga ku jecel hadhaawicin❤❤❤❤

  • @aedmaherseh
    @aedmaherseh Рік тому +2

    Jaceylka dhabta ah waaligii maa dhamadoo

  • @muhedinabdi
    @muhedinabdi Рік тому +1

    Horta hablaha sidan u qalbiga fican ee jaceylku biyo dhigey xagee laga helaa walaahi anuu waan dulmanaheee baryuunbaan ku jiraaye👸❤💎💔🙅‍♂️

    • @nimcoabdirahman3242
      @nimcoabdirahman3242 Рік тому

      way jooogaaan wll

    • @muhedinabdi
      @muhedinabdi Рік тому

      @@nimcoabdirahman3242 wll bal hankuu duceeye mid kaliya oo laba shuruud buxisa maad igu soo xidhi 💔💯♥️👌

  • @umalkheirhamoud6057
    @umalkheirhamoud6057 Рік тому +16

    Congratulations team deqsi films for 10k🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️

  • @bilanomar5918
    @bilanomar5918 Рік тому +1

    Wlhi wilkaa waa wil wngsn waana sxp lagu daydo

  • @faizanouraali179
    @faizanouraali179 Рік тому +3

    Eesh calaa filim
    Wan ku haysta wllhi
    Lkn labo xalqo ka dhiga plz and plz walalyal

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 Рік тому +1

    Sidan u aamini karaya qof farxadeydi qalbigeygi qanacaadkeygi ba lumiyey ba Dib farxad ii siin kara agtisaba xanun un Baan ku ogaaye wax jira bad jileysan lkn ilhy iguma keeno inu Malin qofkas isoo laabto ilhy ka magan galay wayo dooni mayo niyadna uma hayo lkn qalbigu waa halkiise anigu damirkeygu ma aqbali karo wlhi

  • @Uus998
    @Uus998 Рік тому +1

    Alla saaxibo fiican buu heestaa. tan hamda sxb 2 wajiladanh ha iska buriso😢😢

  • @abdinuur2343
    @abdinuur2343 Рік тому +8

    Jacelku haguleysto♥️♥️♥️

  • @CabdiOmar-xk4kb
    @CabdiOmar-xk4kb Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @mohamedishmael3454
    @mohamedishmael3454 Рік тому +4

    M.a what a fantastic one ❤❤

  • @artadin696
    @artadin696 Рік тому

    M.a
    Wll illhay haydin xifdiyo aad ayuu uqurux badan yahay filimkiinu🥰🥰🥰🥰🥰

  • @camaarcabdi3397
    @camaarcabdi3397 Рік тому +7

    War filimka cumamda ku Tuura 😊

  • @Zuhayr12t9q
    @Zuhayr12t9q Рік тому +2

    Hambalyo hambalyo zxp 10k

  • @shugriaxmed1331
    @shugriaxmed1331 Рік тому +2

    Murugo jacal ❤❤❤🥇🥇🥇😎😎😎😍😍🤗🤗🤩😕😕🙃🙃🙃🤑🤑🤑😴

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 Рік тому +1

    10k congratulations
    Isku duubnaada oo wada guuleysta team qurux badan iyo Gabdho soo jiidasho iyo jilin wngsn leh.....💯
    From Mogadishu

  • @moumindjama172
    @moumindjama172 Рік тому +3

    Félicitations vous vous Camara

  • @nimcomatan2816
    @nimcomatan2816 Рік тому +13

    Team murugO jacayL🙌👑

  • @asmacismanasma6067
    @asmacismanasma6067 Рік тому +2

    Aniga iyo ninkaygaaa qiisadaan oo kale na dheex martay Wlhi wa xanuun😭💔

  • @khadramaxamuud9601
    @khadramaxamuud9601 Рік тому +1

    Mansha alaaaah guulaysta wllyaal

  • @khaliddayax1850
    @khaliddayax1850 Рік тому +2

    Soo badiya daqiiqooyinka

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Рік тому +1

    Alla khadarkii mizkiinka ahaa maahoo🤣🤣

  • @rinayousuf8141
    @rinayousuf8141 Рік тому +2

    Khadar iyo xamda in la idin dhaho waan ognahaye please magacyada aad xiijiseen daaya 😂😂

  • @axmedmaxamedaxmed3456
    @axmedmaxamedaxmed3456 Рік тому +3

    Waaw xamda qalbi xabxab
    Jclku haguulaysto

  • @ciiltirainacileeye9844
    @ciiltirainacileeye9844 Рік тому +2

    Khaa imiin kale ilahow soo baxaan film ka waa mcne

  • @fahima7276
    @fahima7276 Рік тому +1

    Congrats😚😚nosobadiya wllyal

  • @diplahiprahim8122
    @diplahiprahim8122 Рік тому +1

    Sigaarkah makuu dhiibah 😅😅

  • @mardiasiciid2735
    @mardiasiciid2735 Рік тому +2

    😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @daudmohamed3178
    @daudmohamed3178 Рік тому +12

    I can't wait longer

  • @suldanosalat
    @suldanosalat Рік тому +3

    Waiting next part wankaxeley

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Рік тому +2

    Miridhada soo kordhiya fadlak naguma fila 13 minit hees u badan

  • @adenjamac1238
    @adenjamac1238 Рік тому +1

    😂❤

    • @gaanimaxamed4889
      @gaanimaxamed4889 11 місяців тому

      0& is the best 👌 I 9🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @xamdamuuse9398
    @xamdamuuse9398 Рік тому +1

    Ladhaaf xiligi adkka khadar😅

  • @ismacilcabdisamad1115
    @ismacilcabdisamad1115 Рік тому +5

    ʜᴀᴍᴅᴀ ʟɪɢɪɴᴋᴇᴅᴀ ʟᴀᴅʜᴀᴄᴇʏ ᴡʟʜɪ ᴀᴘʏᴏ ᴋᴇɪᴘ ɢᴏɪɴɢ♥️😇

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Рік тому +1

    BA ay BA ay war film Jiliinka kumawacna xamda😆

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 Рік тому +5

    Waanba ku daalay mar hdn daaway haaaaaaa😂😂😂😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Рік тому

    This is real wana wax adun ka dhaco xaqiiqatan….Main idea da Waa qof ha dhawacin, ha ku daneysanin, Ha bahdilin waayo Ogow…xitaa Hadad sameyso adunyada Waa waregto….you Day will come…! 👌💯 best actors Manshallah keep going for the best wacyigalinta aad umada u wadan! 👍👍

  • @mohamedfarah5077
    @mohamedfarah5077 Рік тому +2

    😢😅😮

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 Рік тому +1

    Riwaayada khaladaadkeeda no so gudbiya walaalayaal haday suurto hal thy👑🙏

  • @barwaaqomuuse9443
    @barwaaqomuuse9443 Рік тому +2

    Ayyyyy asal wllhi

  • @najaxmaxamed5128
    @najaxmaxamed5128 Рік тому

    FARXAD Darteed la.ilmeyey ano og inay tahy riwayad🥺🥺🥺

  • @maxamed5572
    @maxamed5572 Рік тому +1

    NOLOSHA NINAWNA HAKU XISAABTAMIN WAAYO NLOSHU WAA ISDABA WAREEG(DANJIRE)

  • @ahmedibraahin9538
    @ahmedibraahin9538 Рік тому +1

    Wll soo badaya

  • @sulthandaade6228
    @sulthandaade6228 Рік тому +3

    Qof inaad farxadiisa ilaaliso wxy muhiim u tahay farxadaada🤣🤣

  • @samiiracadaani7937
    @samiiracadaani7937 Рік тому +2

    Film shidan ba wadaan ee chanalka kala kiciya

  • @deeqayasiin9648
    @deeqayasiin9648 Рік тому +1

    ❣️❣️❣️💯❣️❣️❣️❣️

  • @burhaanseefdheere8409
    @burhaanseefdheere8409 Рік тому

    Filinkaa waan ka helay noo siiwada wax soomaali aay jisho kanan ka helay xagaas nooga siiwada asxaabeey

  • @abdiraxamanahmed5652
    @abdiraxamanahmed5652 Рік тому +1

    Jacayl mahe waa footo shop 😂

  • @faaduma5762
    @faaduma5762 Рік тому +1

    Jah jeclku wa xanun iyo dulqad

  • @Zuhayr12t9q
    @Zuhayr12t9q Рік тому +2

    Sher out isame codsi waye

  • @xalimomaxamuth373
    @xalimomaxamuth373 Рік тому

    Wllhy qof soo maray uunbaa dareemi karaaa

  • @badriyadhemn3211
    @badriyadhemn3211 Рік тому +1

    Hamda agtarad m allah ❤

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому

      Asc walal qali subscribe isoo dheh adikoo mahad san

  • @muhedinabdi
    @muhedinabdi Рік тому

    Brother garankaa laabta cadi meesha wuu ku bateee yara bad badal frhn

  • @shugriaxmed1331
    @shugriaxmed1331 Рік тому +1

    Mashal ♥️🦋🦋🦋❤❤❤✨✨🎈🎈😙

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 Рік тому +4

    Caawan ku tuuraya markaan howsha soo dhameeye aan farashkayga io earphones tago
    Wd mhd kooxey❣👑💯

  • @museismail
    @museismail Рік тому +1

    Congratulations 🎉 M baa noo balan ah

  • @sharmarkemuuse
    @sharmarkemuuse Рік тому +1

    Mashalh zxp qali

  • @maxamedcfataax1690
    @maxamedcfataax1690 Рік тому +4

    Comantika eeg like ha saarin okay 👍😎

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Рік тому +1

    Wanku xazuuzta rapadaantii riwaaydii Darren Jacaly🤣🤣

  • @prancessdiamand684
    @prancessdiamand684 Рік тому +1

    Khadar shaarubka soomaliland

  • @ikraanmaxaned848
    @ikraanmaxaned848 Рік тому

    Run iyo been noo kala Sara😭😁

  • @naimaahmed4375
    @naimaahmed4375 Рік тому

    La dHaaaaf xiLigii adkaaa we reached 10k deeqsi films

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 Рік тому +2

    Tem deqsi subscribeska halaga dhiso Channelka War qadarow inaga daa maalin dhaafka inooga dhig joogto filimka aniga waxaan ahaa qofkii codeyay in laga dhigo jogto waxaana igu raacday in kabadan 88 taageeero u ah deeqsi films

  • @ridwaanmohmed4668
    @ridwaanmohmed4668 Рік тому +1

    10k Hanbalyo 🎊 🎉

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Рік тому +5

    Asc dhamaan daawada yaasha qali ah 🖐🖐

  • @mumtaasnaasir2337
    @mumtaasnaasir2337 Рік тому

    😂khadar meel wAlba muu dhigaa

  • @Prographicsstudio
    @Prographicsstudio Рік тому +3

    1.00......... After 26 mints

  • @diniyabdow3059
    @diniyabdow3059 Рік тому +1

    Asc. M.a

  • @hothoomer8314
    @hothoomer8314 Рік тому +2

    Soodeeya beeh😂😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому

      Asc walal qali subscribe isoo dheh adikoo mahad san

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 Рік тому +1

    Team deeqsi filimis keep going

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Рік тому

    Imikaan soo dhacee iga daba geeya laakiin waad soo yareyseen😰

    • @Sumayawan
      @Sumayawan Рік тому

      Asc walal qali subscribe isoo dheh adikoo mahad san

  • @guuleedmohamed1061
    @guuleedmohamed1061 Рік тому

    Please qaybtii 9aad soodaaya waqtigana noo badiya dhamaan aflaanta

  • @zamaarahirad8932
    @zamaarahirad8932 Рік тому +1

    Xamdi markay aqbashay khadar waaan xanaaaqay wuxuunbaan arkay anoo leh naaa miyay walantay wuxu sawta yeeeshay.🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
    Kadibna waxaaan ogaaaday inay film tay

  • @abdiyaxye8985
    @abdiyaxye8985 Рік тому +1

    Team deeqsi anigU hal c0d si Baan wataa wan idinLa dareemaya dhibka iyO wakhtiga badan ee idinkGa baxda siaaad anaga noo raaLi gaLisan taasna wad Ku Ma hadsantiin lkn wxn idin dhihi lahaa shaq0 fcn ayaad Hyzaan hlkaa ka wada intas iyO in kabadnaBa wn idiNla garab taaganahY 🥰 wakhtiga filimka noogu Yara Dara inkastO 00 Ay madhax nOqonayaN lkn lKN inyar uun noo gu Yara Dara 🥰 team kaygii guuLaystA👊🔥

    • @deeqsi_films
      @deeqsi_films  Рік тому

      marxaba waad naga heshaan intaas insha allah

  • @Sadrisomali-js4pb
    @Sadrisomali-js4pb 10 місяців тому

    Mashallah

  • @axmadcumar9342
    @axmadcumar9342 Рік тому

    mnsh allh

  • @sadikmohamedhassanhassan1546
    @sadikmohamedhassanhassan1546 Рік тому +2

    Filimka wuu ficnyhy lkn hesaha Ayan anigu Ka dayrinaya ee melaha qirada. Ah waxyalo kale oo qiro qiro ah nogu badala