Xariir Axmed | Fadumo | ESTV Sanadka Cusub 2017 Show

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Subscribe if you want new videos in your subscription box/email
    FACEBOOK - / caweyskadalmar
    Google+ plus.google.co...
    / dalmar_d
    / dalmar
    / caweyskadalmar
    Instagram / caweyskadalmar
    TUMBLR / caweyskadalmar

КОМЕНТАРІ • 153

  • @abdiqaniabukar7570
    @abdiqaniabukar7570 6 років тому +81

    ❤❤❤❤❤❤
    faadumoy jacaylkaagu ani
    waa mid igu dheeree
    dhaayaha ku doogsada
    markay adi ku dheehdaane
    dhagahaygu hadalkaaga
    way farax dhagaystaane
    dhal gobeedoo sharaf loo edyoo
    dhawrsan baa tahaye
    dhexda madagta moodiyo
    ilkahan dhayda ka cadaaday
    luquntaada dheeriyo
    xubnaha dheeha midabkaaga
    dhan loo dayaba quruxbuu
    rabi kugu dhamaystiraye
    dhamaantood gabdhaha
    dunidad qiimo dheertahaye
    dhabeel gaariyaa tahay
    marwaan kala dhantaalayne
    dhaqan wacan xishood badan
    asluub dheeri laaa tahay
    dhigaa midaan kula simana
    hooyo may dhaline
    faadumo dhawrsaneey
    dheeman baa tahaye ❤❤❤❤

    • @Fatma-lx7ow
      @Fatma-lx7ow 4 роки тому +3

      💖😘

    • @Afkaboy055
      @Afkaboy055 7 місяців тому

      kalgaceyl adigu dhalisey ban
      Kula dhegage intu dhiga raaco
      Qalbiga dhemane degaye
      dumar iyo dad nimo qeerka dhertahay
      Isma dhafno lawadeena abid
      Dhimasho moyaane ×2
      dhaqaq socodka mizaanka harago yar dhigidaada
      Hadal dhihi darawaqle qosolka dholo ka cadeynta
      Dhameysey dulqadkiyo qaadim ebba ku dhaliyayee
      Dharaartan ku helay ku helay
      Dharartan ku helay ban nasib dhaafay aniga ×2
      Dhabeel dhabeel gaariya tahay
      Marwan kala dhantaley
      Dhaqan wacan xishod badan
      Aslub dheri la tahay
      Dhiiga midan haween kula simana hooyo meydhaline
      Fadumo dhowrsane
      Dheeman baa tahay ❤

  • @chokerhanad1207
    @chokerhanad1207 2 роки тому +30

    Hees KasToo Mcn Waxa ka Maqaan QuRaanka♥️✊

  • @esmahan143
    @esmahan143 Рік тому +12

    Heestan markee soo baxayso waxan ahaa sanadka lawaad ee jamacada from muqdisho alxamdullilah after 6 years waxan ku dhagaysanaa uk London waliba meel park eh oo aad u qurux badan🤍😘

    • @amienapdifatahamienak7747
      @amienapdifatahamienak7747 Рік тому +1

      Wlhi ismahaney waxan dhagystay anigoo jawi ku qadanaya bada Barbara wlhi mar qudhuu dareenkaygu isbadalay

  • @samiirwadani7707
    @samiirwadani7707 5 років тому +43

    Wali waan dhagaystaa hestan marna kama dhargo hadii aad aad dhagaysanayso like 2019 ❤️👈

  • @jackali6566
    @jackali6566 6 місяців тому +4

    Jiilka iga danbeeyo waa nii salamaa 2024 ✌🏼🇨🇭

  • @ayaanlecadde8226
    @ayaanlecadde8226 Рік тому +8

    2023 malin cida ayan dhageysanaya hestan Wlhy wn iska jeclahay ❤️❤️❤️

  • @tripleabdinho2710
    @tripleabdinho2710 2 роки тому +15

    Hees an dug noqon still it my fovorite song✌️🦋 2022 hada iga dambeso like isar🥰🙌

  • @zekariyehassen6925
    @zekariyehassen6925 4 роки тому +6

    Imiss 2017 walina febaruary ma ilaawo kama daalo inadeerkay xarir axmad jahurka yaka duula 💜💜😍

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 Рік тому +5

    gabadh fadumo ladhaHo oo folxun wan wayay 💯👋

  • @user-er8om1mt6e
    @user-er8om1mt6e 2 місяці тому +3

    LisTening 2025❤🎉

  • @farhandair189
    @farhandair189 4 роки тому +16

    MY FAVOURITE SONG LLHI💟💟
    From Switzerland🇨🇭

  • @apdiazizmaarka3423
    @apdiazizmaarka3423 2 роки тому +6

    Heestan safarbaan ku qaatay 03/04/2022 ilaa Hargeysa ilaa Boorama ma iloobi doono ❤️😭

  • @Mohaz__husein
    @Mohaz__husein 3 роки тому +5

    Mudo Ka Bacdi Maanta Ayan Dageystay 2017 Aan so Xasuustay Heestan Waa I qaas🥺💟❤💯

  • @user-bj1ce1jg8h
    @user-bj1ce1jg8h 7 місяців тому +2

    Heestan xusuus igu leedahy jaceylkeyga 1aad magaceyda la dhihi jiray faadumo inkasto Calfan 😢mrkasto maqlo hestan wanku Farxa iyado ila joogin 😢😥💔

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 Рік тому +8

    Ilaa imika iyo haatan heestan dhagahaygu kama daalan dhageysigeeda Xariir axmed one of the best somali singer

  • @subeerabdilahi7033
    @subeerabdilahi7033 3 роки тому +3

    2021 Ayan Dhgayzanaya Wa Xazuuz Hestani
    dharaartan ku Helay Bn Naziib Dhafay Admiga Mrky Maryzo😪🖐👍

  • @muxudiinmoddel916
    @muxudiinmoddel916 2 роки тому +5

    Fadumo dhawr saney dheyman baa tahay (hooyadeda mcn fadumo ladhaha dheyman baa thy hooyo mcn an laheli Karin hooyo adunkan kugu jeclahay)

  • @htayo_official7867
    @htayo_official7867 7 років тому +12

    Woooooow maanta ayuu hees qaaday xariir noolow zhp

  • @yaxyoowhee7016
    @yaxyoowhee7016 7 років тому +4

    masha Allah ardaydn dugsi sare wada dhigan jiraybaa meesha iiga wada muiqda noolaada miss you my home and jgjga caday

  • @user-px6ju6uy6l
    @user-px6ju6uy6l Рік тому +6

    2017 ilaa 2023 my favorite song 🎧

  • @hamdahusein3484
    @hamdahusein3484 5 років тому +9

    Ku taageeraa xariir axmad fanaan jira🌷

  • @userqetuop
    @userqetuop 2 роки тому +4

    I love hooyaday mcn fadumo allah hakuu dayo

  • @mukhtarbaadil
    @mukhtarbaadil 5 років тому +22

    One 0f my Favorite songs

    • @user-py5tx5fg5f
      @user-py5tx5fg5f 9 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤jah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤jah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rud1997
    @user-rud1997 Рік тому +5

    I used to listen this song in 2017 and 2018. At that time i fell in love with a girl.

  • @freeyourmind9555
    @freeyourmind9555 7 років тому +10

    The best Somali song ever it's protect

  • @nimohassan8108
    @nimohassan8108 7 років тому +9

    Al Fanan Xariir Axmed

  • @fatumaqalijamac925
    @fatumaqalijamac925 6 років тому +8

    Wow i love xairi Ahmed

  • @mlapoapdirahman5353
    @mlapoapdirahman5353 7 років тому +9

    xariir Allh ycizak wllhi wax nool Had tahy

  • @nazeemadamali4028
    @nazeemadamali4028 7 років тому +5

    fadumoy jacylkaagu adi waa mid ugu dhere

  • @fadumomohameddhaqane6359
    @fadumomohameddhaqane6359 7 місяців тому +1

    2024 wa dhageysanaya ❤

  • @zaadadahmedtuwankiz110
    @zaadadahmedtuwankiz110 6 років тому +7

    Waar kan yari waa legend

  • @xasanabdi7613
    @xasanabdi7613 4 роки тому +8

    Aad baan u tageera heestan

  • @Sirkhader
    @Sirkhader 2 роки тому +3

    this is my favourite song of All time 💕😍

  • @caaqilacademy1497
    @caaqilacademy1497 6 років тому +4

    yaa lagu Arkin mr Xariir Axmed somigeyga marwalbo jir oo joog

  • @mohamedabdillahi7664
    @mohamedabdillahi7664 5 років тому +6

    Heestani waa cajib ee yaa le eraydeeda iyo laxankeedaba?

  • @SiyaadAadan-fr1lu
    @SiyaadAadan-fr1lu 2 місяці тому +1

    Heestaan markey soo baxeysi waxaan ahaa sanadkii koowaad ee jaamacada ee jig jiga hadana wxn dhageysanaayaa anoo shaqaalo dowlad ah alx lkn steel wxn ahay iskaabula istaaqfuraahi 😂😂

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 4 місяці тому

    Markay soo baxday ilaa imnka oo ah 2024 cama daalo waxaad moodaa inay hadda soo baxday.

  • @faay2757
    @faay2757 5 років тому +7

    faadumo 1/12/2018

  • @farxaansomalihn1780
    @farxaansomalihn1780 7 років тому +5

    mansfa allah szp xariir pap nice song I like how song of you

  • @samirahassan9151
    @samirahassan9151 7 років тому +5

    waaaaw xarir nce music

  • @faadumoibraahim1269
    @faadumoibraahim1269 4 роки тому +4

    Wow I love you xariir axmed ❤❤🌹

  • @adaneeyeabdi8585
    @adaneeyeabdi8585 7 років тому +7

    waaaaw heesta faadumo cadi mha

  • @madarahmed5667
    @madarahmed5667 6 місяців тому

    Waa hees macan 😢❤

  • @inaxaajicali4709
    @inaxaajicali4709 3 роки тому +1

    Yaa ila dhagaysanay 2021♥️♥️

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban7339 Рік тому

    heestan 17/5/2023 ayaan dhegeeysanayaa kama xiisa dhaco.dhageeysigeeda❤🥰🥰

  • @nawaalmohamed3933
    @nawaalmohamed3933 5 років тому +2

    Xariir Ahmed ❤❤😭😭love u man

  • @ibnuabdallah7278
    @ibnuabdallah7278 5 років тому +2

    thanks xariir ♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @user-ks3ol1uh8y
    @user-ks3ol1uh8y 3 місяці тому

    2024 5/3=may wan salaamay daka iga dabeeya❤

  • @sahalabdi6534
    @sahalabdi6534 Рік тому +1

    Hees aad umacan iyo fanan aad ucod macan hadad iga danbayso igu qabo

  • @barwaaqoabdiwahaab6484
    @barwaaqoabdiwahaab6484 3 роки тому +1

    My Favorite song xariir ahmeth

  • @lukmanaa7698
    @lukmanaa7698 7 років тому +4

    nice song xariir

  • @mahmudsheeq
    @mahmudsheeq Рік тому +1

    2023 intee dhageysatey ilovo you

  • @IsraJanno-ti6tu
    @IsraJanno-ti6tu 2 місяці тому

    Before 7year noloshu sidaasbay uqurxbdnyd laysma caayi jirin tiktok muyujirin

  • @Maxamed76
    @Maxamed76 Рік тому

    Cajiib weye heestu xaqiiq wax uu ula haryna ma jiran amaan meshii ugu danbysay weye

  • @slowboyreaction
    @slowboyreaction 7 років тому +4

    Jigjiga😘🔥🔥🔥. Xariir ❤️💯

  • @sharmaakedhaarte6088
    @sharmaakedhaarte6088 6 років тому +4

    Xaskeyga fadumo wan jclhy

  • @mlapoapdirahman5353
    @mlapoapdirahman5353 7 років тому +7

    poqorka CoDka molow pro❤❤❤

  • @fuaadahmed5332
    @fuaadahmed5332 3 роки тому +1

    Faadumo waa wllshy iga Yar alle Ha ii daayee❤❤❤

  • @nazirgomezjr7983
    @nazirgomezjr7983 5 років тому +1

    Xariir nin wax bartay ♡

  • @amirafaizal5536
    @amirafaizal5536 Рік тому +1

    17/1/2023 malin salaasa yaa ila sawanaya

  • @Hanadhaaji6
    @Hanadhaaji6 Рік тому +1

    Fv Song 😩💗

  • @mohameddahir-fh2rr
    @mohameddahir-fh2rr Місяць тому

    faduma dhawrsaney dheemen baa tahay my wlshy qaliya aana dadka ugu jeclahay kuu xiisey hno macaan

  • @zakiabdirahman9788
    @zakiabdirahman9788 6 місяців тому

    Inta iga danbaysa ee wali dhageesanaysa 2024 😢 hadad iga danbayso wllo alle ha ka farxiye like ta hayla dhaafina

  • @abdiyare2864
    @abdiyare2864 6 місяців тому

    Team 2024 iso raca

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 5 років тому +1

    war niyohow gabdhahangu qurqurux badana m.a 😍viva gabdhahena

  • @abdihakimadan5895
    @abdihakimadan5895 6 років тому +4

    Xarir 🎼💯

  • @axlaamali7560
    @axlaamali7560 2 роки тому +1

    Listening ztill 2022🔥🔥

  • @cabduraxmaanofficiall9493
    @cabduraxmaanofficiall9493 5 років тому +2

    Boqorka codka igu shidn xariir axmed

  • @fatimasaeed2728
    @fatimasaeed2728 4 роки тому

    Masha Allah waa hees cajiba fadumo best song

  • @abdiraxmaan0
    @abdiraxmaan0 8 місяців тому

    Song 🎵 ♥️

  • @zuhurshabbir633
    @zuhurshabbir633 4 роки тому +2

    big fun of this song ❤️
    like and comments🥵😘❤️

  • @skpoi4247
    @skpoi4247 Рік тому +1

    14/11/2022🎉

  • @Abaadirhussein24
    @Abaadirhussein24 7 місяців тому

    5 January 2024 still watching

  • @AbdullaahiAbdirahiin-vj8uw
    @AbdullaahiAbdirahiin-vj8uw 6 днів тому

    Hees iyo Bar🎶🫡

  • @zakariyeabdi6965
    @zakariyeabdi6965 5 років тому +6

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @faadumobare9931
    @faadumobare9931 3 роки тому +1

    Faadumo 💞💞💞💞💞💞💗💗💗💓💓💓👏👏👏👏💚💚💚💞💞💛💛🧡❤❤

  • @ruuneyguhad5709
    @ruuneyguhad5709 5 років тому +6

    ❤️❤️❤️💯

  • @sadamabdirahman3140
    @sadamabdirahman3140 3 роки тому

    Woow xariir axemd nin culus 👈👈💑

  • @maankamiirkaiyoqalbiga196
    @maankamiirkaiyoqalbiga196 7 років тому +2

    nice song

  • @Hanadhaaji6
    @Hanadhaaji6 Рік тому

    Waxani Hees Way Dhaftay 😩

  • @abdirizakabdi5705
    @abdirizakabdi5705 2 роки тому +1

    Asc xariirxAmed masah allah faadmuo🥀🥀🥀🥀🥀🌺🌺🌺🌺🌺🌺💘💘💘💘💘💘💘💘💘💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💖💖💖💖💘💘

  • @deexhusein4998
    @deexhusein4998 7 років тому +2

    xariir nolaw pŕő

  • @madiinofaarax7176
    @madiinofaarax7176 5 років тому +2

    Mash allha 😎❤😘😗

  • @yaanyosubeer
    @yaanyosubeer 7 років тому +2

    fadumoy Jacayku ani waa mid igu dheere

  • @ilwaadali1165
    @ilwaadali1165 6 років тому +1

    Iibaax fananka wad ficanthy

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 4 роки тому

    Xariir axmed fananka lapaade fanka Somalida ka taagero

  • @bookhzamatar7676
    @bookhzamatar7676 7 років тому +2

    libax xariir NoloW

  • @shiiqaziizi5250
    @shiiqaziizi5250 Рік тому

    From tiktok❤

  • @jihaanpea2018
    @jihaanpea2018 3 роки тому

    My favourite song 2017

  • @qadarisco7861
    @qadarisco7861 Рік тому +1

    Still 2023

  • @adowwansalamayafananintada7024
    @adowwansalamayafananintada7024 6 років тому +1

    xariri sxb wa xess shdan

  • @fwziboxcer8887
    @fwziboxcer8887 5 років тому +2

    Xarunta Bazhlka danciGodapA ka helY DadkyGiiiI
    JIJIGA magaladydI
    Xiiiiiiiiizo.coM WLHI
    2018 FroM AthenA

  • @mahmudsheeq
    @mahmudsheeq Рік тому

    Hooyo faadumo waaye kujecliyaa

  • @cadnaanmoh-suleiman8693
    @cadnaanmoh-suleiman8693 9 місяців тому

    2023 🔥🔥🔥🔥🔥🦁

  • @nazeemadamali4028
    @nazeemadamali4028 7 років тому +1

    good song xariir

  • @positivitychannel8836
    @positivitychannel8836 Рік тому

    2023❤

  • @xaanowcabdi1994
    @xaanowcabdi1994 6 років тому +2

    Nice

  • @IfraaxDagan-sk5on
    @IfraaxDagan-sk5on 9 місяців тому

    XARIIR

  • @ilwaadali1165
    @ilwaadali1165 6 років тому +2

    Xariir Ahmed rijaal

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 10 місяців тому

    Wax kle heesteydii me faadumo Ebyan 😂😂