XARIIR AXMED & AAMINA AMUURA | WAXAA NAHAY ‘UL IYO DIIRKEED’ TALANTAALI | ESTV EID SHOW | 2017 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • HEESTA - CIIDD
    XARIIR XAMED & AAMINA XASAN
    EREYADA : ABWAAN AADEN SHEEKH ABAADIR
    ...................................................................................

КОМЕНТАРІ • 186

  • @mohamettofficial6615
    @mohamettofficial6615 6 місяців тому +30

    Still 2024 my best song ❤😂

  • @ugaashassanshugri6007
    @ugaashassanshugri6007 6 місяців тому +10

    Hello 2024 Love saar❤

  • @Queen-xz1cn
    @Queen-xz1cn 2 роки тому +51

    Heestan ine 1milyan gaarin ban ka xumahay 😢 hees way dhaaftay tani 2022 yaa dib u dhageysanaya?

  • @amiracadey9703
    @amiracadey9703 3 роки тому +24

    Heestan xasuus wlh 2018 arooskeyga dhacayey aaad bn udhageysan jirey loveee xariiir aamina ❤️❤️❤️

  • @zadiknour7138
    @zadiknour7138 Рік тому +24

    Heestan 2023 baan arkay hes waydhaftay inshallah i will dance this song for my wedding🥺🥰

    • @CawoZidiiq
      @CawoZidiiq 8 місяців тому

      Ani markay so baxday ban xijiyay mobile aytl ah ban ka dawn jiray😅😅

    • @marwamohammednour8787
      @marwamohammednour8787 7 місяців тому

      😅

    • @marwamohammednour8787
      @marwamohammednour8787 7 місяців тому

      ​@CawoZidiiq ini 2018 araky

    • @zadiknour7138
      @zadiknour7138 4 місяці тому

      Habenkan arkay Ramadan ahyd cawana waa Ramadan markan kuso noqdy

  • @yahyeheello812
    @yahyeheello812 Рік тому +49

    2023. Love sar😂❤

  • @zhadkaizmail6693
    @zhadkaizmail6693 6 місяців тому +6

    Tan way hees dhaaftey😢 agteyda haka dheran ❤ 2024 khamiz 8 fev😮

  • @montanamusic8363
    @montanamusic8363 7 років тому +26

    Aar liketa ha ila dhaafina caawa waa ciide

  • @drshifaa1895
    @drshifaa1895 7 років тому +18

    King xariir fanaan buuxa inaa tahy shaki kuma jiro

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Рік тому +9

    Ul io Diirked
    Heestan My Husband ♥️
    Baa I jecleysiyy 😅
    Wxa nahey Ul iyo diirked🤞🏿😩🔥

  • @malmo4235
    @malmo4235 7 років тому +24

    Xariiir Cod Iyo Qurux Ayuu Isku Darsadeeey Waaawww Dhereerkiisa Ayaa Cajiib Ah

  • @drshifaa1895
    @drshifaa1895 6 років тому +13

    Maxaa diiday fanaaniinta ddsi inay show ku qabtaan meel aan jigjiga aheyn
    Fankiina aad baan u taageera ee hormar sameeya

  • @nimanabdirahman8283
    @nimanabdirahman8283 7 років тому +26

    Tha best Fanan Xariir Axamad Jiroo jog sxb King adaa usitaa Nolaw Love DDSI 🇪🇹❤️❤️😍😍😍😍

    • @deeqamuuse3274
      @deeqamuuse3274 6 років тому

      Niman Abdirahman xvzjxzbkiHosozbdioxzjisClzgjol gjkxxkh gj

  • @hamzaupdynzyr
    @hamzaupdynzyr 7 місяців тому +3

    2024 Love saar 😅❤

  • @asiye717
    @asiye717 3 роки тому +6

    Indhahaygu ma qabtan admi kale adiga moyane💑🥀👑

  • @finovicabdi6108
    @finovicabdi6108 7 років тому +33

    Wxan Nahay Ul Iyo Diirkeed
    Xariir Ahmed Ku Faanaa 👍👈👈👈

  • @umaledapsan283
    @umaledapsan283 Рік тому +5

    My aduunkyga 🩸🥺 mlin uun waynu kulmi donaaa 🇨🇦🇸🇴😊🩸❤

  • @de_game
    @de_game Рік тому +7

    1:25 look at that dance with the two guys at the left-side

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 4 роки тому +8

    Fanaan ilmo xalaaal iga dhe No more amateed naageed 👏✌️👍 fanaan xariir you are good man

  • @Sabrina-xg1ic
    @Sabrina-xg1ic 3 роки тому +4

    Heestan Kama xiiso xitaa🥺 2021 baan dhageesanaya

  • @asmaqurux7345
    @asmaqurux7345 7 років тому +20

    Amina cod qurux❤️❤️❤️❤️😘

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +8

    Heestaan xasus bay iledahay 2018😂😂

  • @ahmedmuhudinaliamahad7347
    @ahmedmuhudinaliamahad7347 7 років тому +12

    Wallhi xariir daagero '21 😍😍😍😘😘😘😘😘😘 wan guhesdo hesdan

  • @filsanbby6431
    @filsanbby6431 7 років тому +17

    Xarir iyo suldan waan waa iska jeclahay

  • @mohamedhamake7
    @mohamedhamake7 7 років тому +12

    Xariir de one nd only 😎

  • @amalabdullahiafhayeenkadum4765
    @amalabdullahiafhayeenkadum4765 6 років тому +9

    Nijisiinta nimanka somaaliyeed eeg say gabadh u caayaan, waad ilawdeen in aad gabadh hoosteed ka soo dhadeen

    • @quenayannaqurux400
      @quenayannaqurux400 5 років тому

      AFHAYEENKA DUMARKA
      😍❤😍
      masha allah wllo
      Ilahey adoo kale habadiyo

  • @abdirize6080
    @abdirize6080 7 років тому +33

    waw xariir nolaw from ciyal xamar

  • @mohamedhazan5250
    @mohamedhazan5250 3 місяці тому

    2017 first in my love xasuus wllhi alla ciyaalnimadu waa shay laga koro ka wrn xasuus aan galey xaqiiq old is gold gabartii aan is jacleyn hade kampala ayey joogta ana muqdisho xasuusi hore macana ❤😂

  • @Farhan27723
    @Farhan27723 2 роки тому +8

    One of my favourite songs.

  • @blackpanther8445
    @blackpanther8445 2 роки тому +5

    Ma garan sababta heestan u qarxi laadahay 😥

  • @itcoldoutside
    @itcoldoutside 6 років тому +35

    ❤❤❤ All the way from Minnesota USA.

  • @ROONETV
    @ROONETV 2 роки тому +4

    WHATTT!... A SONG ....💯
    HEESTA KALI AY II QAADY JACYLKAYGA AAN KU XASUUSAN DOONO 😢🫀❤️💯

  • @YaxyeRaabi-ez5mj
    @YaxyeRaabi-ez5mj Рік тому +4

    2023/4/26
    Maalin arbaca ah xasuus
    What A song

  • @abaadirhuseen4115
    @abaadirhuseen4115 3 місяці тому +2

    inta 2024 Dawanaysa Like 👍 saara 😂🫡

  • @ahmedzallo1286
    @ahmedzallo1286 Рік тому +3

    1/1/2023 yaa iladhagay sanaya 🥰

  • @sirsuhaibb
    @sirsuhaibb Рік тому +7

    Still lestining 2022 October👌🔥

  • @geishafemmefeminin5951
    @geishafemmefeminin5951 3 роки тому +6

    2021 for my husband❤💪💪👍

  • @hodanxamud9489
    @hodanxamud9489 7 років тому +14

    xariir nin jira like ta ha ilawina

  • @rudwaanyusufnuur
    @rudwaanyusufnuur Рік тому +3

    Fanaanka fanaaniinta xariir yare

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 3 роки тому +14

    The melody🤤❤️

  • @abdikanimohamedyusuf9111
    @abdikanimohamedyusuf9111 6 місяців тому +1

    2024 still ...

  • @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63
    @iqlastt0jaamaiqlas0jaamac63 Рік тому +1

    Xariir iyo aamina dad soo jabey waye heesta waan kahelay runtii allow naga madoobee heesaha

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 8 місяців тому +1

    2024 ❤like isar 😂hadda aragto

  • @HaniKuuriya
    @HaniKuuriya Місяць тому

    Wakhti aan wiilkan jeclaa is qilaafsanahay 2024/13 july 😢❤ 17:17pm galabnimo intaan hargeysa ka tagay ayaan umal jacayl dartii baadiye u aadey yaa allah qlbiga ii qabooji🥲💔

  • @asmaasluubsan3850
    @asmaasluubsan3850 3 роки тому +5

    Xariir axmed iyo aamiina ♥️💖❣️🌹

  • @YAHYE.CHANNEL
    @YAHYE.CHANNEL 8 місяців тому +1

    2024 aYeeY heez dhaaFteYyy 😢❤

  • @queennalka7357
    @queennalka7357 7 років тому +5

    Fanaan jiro weyey wllee xariir long live bro

  • @NawaalAhmed-ck5vu
    @NawaalAhmed-ck5vu Рік тому +3

    Tan hees mala dhihi karo jah ❤️

  • @abdikariim8471
    @abdikariim8471 Рік тому +2

    Jah heesta wlhi waxan dhagaysanayaa Malin aan ilaawin Doonin oo salasa ah 14/2/2023 ♥️😢

  • @ameinajama8674
    @ameinajama8674 4 роки тому +5

    ❤❤❤❤❤ my fav song

  • @ahmedoffishical9791
    @ahmedoffishical9791 Рік тому +2

    Heestan heesaha kale way iiga duwantahy xusuus baan galaa markaan maqlo 2018 wakhti tagay

  • @ugbaadaden6228
    @ugbaadaden6228 Рік тому +1

    Waxan hees way dhaaftay 2023😢❤

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 7 років тому +3

    Best song I heard

  • @farduuzasaidomar152
    @farduuzasaidomar152 9 місяців тому +2

    Tan hees way dhaftay❤️

  • @AHMETHTHEDI
    @AHMETHTHEDI 5 місяців тому +2

    Wow still 2025😂😂😂

  • @NimcaanHussein
    @NimcaanHussein 6 місяців тому

    Inta iLa daawanaysa 2024 like ❤

  • @anderiamo925
    @anderiamo925 6 років тому +3

    Amina cod jacayl iyo quruxbu ilahy iskugukadry qaali is astur cadab kuumaqure.

  • @Aadankayse1212
    @Aadankayse1212 Рік тому +1

    2023 yadhagaysanaya😂

  • @apdoulwahab8309
    @apdoulwahab8309 2 місяці тому

    Marku fanku DDS nolaaa 😢😢

  • @XasanSalala
    @XasanSalala 2 місяці тому

    Heestan arooskayga Ayaan kucasujmay runtii❤❤❤❤❤❤

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 7 років тому +5

    Wwww atirishad Yar ba ka so baxday Jjga Cadey cadi ma aha 😘😘😘🇪🇹🇪🇹🇪🇹🙏🙏🙏☝
    One love Ddsi 😘

  • @AnisaApdikarin
    @AnisaApdikarin Місяць тому +1

    2024 love ❤issar

  • @SalmanBulbul
    @SalmanBulbul Рік тому

    Heestan ma daayo dhagaysigeeda wlhi 2023 ban dhagaysanayaaa still

  • @xiyojirde4938
    @xiyojirde4938 5 місяців тому +1

    Adig moyne😢😢

  • @maalmo2454
    @maalmo2454 10 місяців тому +1

    Waala sohelay💌😍😊😊😊😊

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 10 місяців тому +1

    Anfaey ❤❤

  • @habiibaabdulahiali493
    @habiibaabdulahiali493 2 роки тому +5

    Fav song 🎵💓

  • @abdifitahafrika5673
    @abdifitahafrika5673 8 місяців тому

    Amaan waxa leh eebahey ka dhigey Oorideydiiye❤🎉
    02_12_2023

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 2 місяці тому

    2024 hadaad daawanayso ❤

  • @amiishamahad7879
    @amiishamahad7879 Рік тому +1

    Magacyga❤

  • @MiskiHasan
    @MiskiHasan 6 місяців тому +1

    Heestan xasus le 5/2/2024

  • @Sooffe
    @Sooffe 2 місяці тому

    Goat Xariiir❤

  • @keyfmohamed6176
    @keyfmohamed6176 2 роки тому +2

    Varvar gabdha sijeedkaha mcn oo dhexda leh🙈🤣🤣

  • @user-ed8wp2he8n
    @user-ed8wp2he8n 3 місяці тому

    2024 ❤my best song

  • @apdallaxalaali964
    @apdallaxalaali964 Рік тому

    Who still watching 2023🥰✋️

  • @afnaan6502
    @afnaan6502 2 роки тому

    Haben axad ah 19 dec 2021scadu 22:38 muqdisho bn dawanyaa xasuuus😊

  • @ilhaamnor
    @ilhaamnor Місяць тому

    Xuuso insha Allah ani iyo marwan 🥰🤲

  • @ayanhussein8623
    @ayanhussein8623 6 років тому +1

    My fan xarir mob love to you ...kuma ilowo sxb

  • @mohamedjirdeh-dw9kj
    @mohamedjirdeh-dw9kj 3 місяці тому

    Intan heestan so raadisay 25/4/ 2024

  • @proton3362
    @proton3362 2 роки тому +3

    nimanka derar badana mash Allah

  • @hamsehmahameth7789
    @hamsehmahameth7789 8 місяців тому

    Still listening in 2024😅❤

  • @abubakerbarre3392
    @abubakerbarre3392 Рік тому

    Najma Mensur mahadsanid hno🔥❤

  • @Ilkacas_qays_222
    @Ilkacas_qays_222 8 місяців тому

    Inta 2024 dawanayso❤

  • @sowdanor1518
    @sowdanor1518 7 місяців тому +1

    2024 🥺

  • @muusexaaji1590
    @muusexaaji1590 Рік тому +1

    Very nice wlhi

  • @jaamaccumarcali319
    @jaamaccumarcali319 7 місяців тому

    Ilaa hadda Ma dhagaysan 2024 😮😊

  • @sirabdiwahidkj.8246
    @sirabdiwahidkj.8246 2 роки тому +3

    Heeskan waxaan bartay markay taalay Hal weak UA-camka! Afartaas sanno si xidhiidh ah ayaan u dhagaysan Jiray.

  • @amuun_xoxo
    @amuun_xoxo 7 місяців тому +1

    1/1/2024💗💗😭😭😭

  • @abdiqanimadeyissack
    @abdiqanimadeyissack 9 місяців тому

    Waaw amazing song

  • @asmaasluubsan3850
    @asmaasluubsan3850 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @user-bo1ve5tm5m
    @user-bo1ve5tm5m 8 місяців тому

    Ayheyga nolosha 🎊😘💍🫂

  • @user-iy6cn3xi2z
    @user-iy6cn3xi2z 5 місяців тому

    Agtayda haka dheeran marko😢2024

  • @amuun_ahmed_11
    @amuun_ahmed_11 Рік тому

    Aaminay jah 😫❤️

  • @faysalupdy3010
    @faysalupdy3010 6 років тому +1

    Azloz wlhi waa bahal heesa nacabka ayay ka nixisay noolada fanaaniintayada anagaa idin jecel

  • @xamseaden4544
    @xamseaden4544 10 місяців тому +2

    What a song 🎵 😍 😊

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 11 місяців тому

    Xariir axmed 🐐

  • @MM-vz4zp
    @MM-vz4zp 6 років тому +1

    Qofta styled ku heestaa😋😋😋😋

  • @abdiaziiz4929
    @abdiaziiz4929 6 років тому +1

    masha allah

  • @HamdaJamac-xu6nl
    @HamdaJamac-xu6nl Рік тому

    Hees iga dheh ❤

  • @AbdulahiAden-fr6ht
    @AbdulahiAden-fr6ht 8 місяців тому

    29 nov 2023 watching 😮