I feel sad😢😢Ilmeeyey anoon ogeyn 😢😢 maqnaansho iyo kala dheeraan tabayaa Wllhi heestan anoo hurda oo qaadaaya caawana waan dhegeysanayaa oo ay taariikhtu tahay12/09/2023 saacadu tahay 1:09 inta iga danbeysa like ii saar hadaad ila mid tahay misena iga danbeyso waa ku celceshanaa tiro la,aan😢
7/28/2023 Habeen Ana Adi Xaladu Igu Xuntahay Xanuunka Dareemayo Ma Jiro Qof Dareemay😢 Marka Laga Reebo Hooyo ILmahed Ugu Hooreya Wayeday Moye😭Heestan inay Aniga Iga Haddlayso baa Moda Rabiyo Qalbiga iyo Xanuunka ana Dareemayo Iga Dul Qada🤲😭Insha Allaha waxa RaJayiinaya inan Xanuunka Ka Bogosado Mari dhawo🤲🤲😭💔💔💔
Asxabey manta oo ah 17/3/2024 sacaduna tahay 07:16 subaxnimo waxan comments ka ku arkay dad badan oo qalbiga ka oynaya san u aqrinaye aniga inan 😢 ilmayo ka cabsaday ❤ jacelka daacad halo noqdo qalbiyada gabdhaha ad bu uyar yahay fadlan wilashena somalida gabdhehena haka ilmaysinina ❤❤i love all my blood people of somali 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤ like 👍 sara
5/4/2016. Waxaan jecelaa inan halkan magaceeda kama sheegayee. Waxaan aan ku wada sheekaysan jirnay. Kaabad ama seeyse kidib waxay iga tagtay. ilaa 2019. habeenkasta waan imanjiray anigoo cidna ila socon
Aqbalay caashaqa aqbalay sharuud Anigon ku xirin Udgoney Ereyada mcn adaa uga Helay Astaan Wa Inan Adi kgu urursho Aleylahe kuu huro❤️❤️❤️❤️❤️❤️ isha calaa song Look me
Tiktok ban kaso arkay waa ramadan 19keedi habenada so socada waa 10kii ugu kheirka badna allow haday kheir ileday igu arsaaq hadanay kheir ilahena iyada kheir iga dhig inchollah❤
Aamiin wllo ilaahy hakaga dhigo khayr
I feel sad😢😢Ilmeeyey anoon ogeyn 😢😢 maqnaansho iyo kala dheeraan tabayaa Wllhi heestan anoo hurda oo qaadaaya caawana waan dhegeysanayaa oo ay taariikhtu tahay12/09/2023 saacadu tahay 1:09 inta iga danbeysa like ii saar hadaad ila mid tahay misena iga danbeyso waa ku celceshanaa tiro la,aan😢
8 October 2021 Subax Walbo Markaa Soo Shaqo Galo Sidaan earphones u gashto waliba heestaan ilaa Galabtii dhageysan jiray Kama Daaleyn dhageysigeeda 🔉🎵🦻 I think inan U Dhageysan jiray Wiil xiriir laheyn Oo Markaas Qurbaha iga Aaday ⚘Sidey Ahaataba Abaal Haduu Jiro Wuu igu leeyahay 💕 Walina waan wada Soconaa Magaranayo Meeshuu ku dambeyn Doono Xiriirkeena 🤔 I,A Qeer Rajeynaa 💞
wad heli huno iraxaysa
2013 ayaan bartay iyada weli waan wada soconaa waa mid ka mid ah hadafyada aan nolosha ku hamiyo weli gacanta kuma dhigin alle haysukeen keeno
I hope you guys found love ❤️
Guul inuu idiin ku danbeeyo ayaan rajaynaya.
Insha allah waad heli doontaa wll
Wow nin tagareyro weyn u ahey cimamada wan kuturey waxbo lagama qabankaro keep going 👌👌👌🕺🏻
I lmeeyay anigoon ogeen 😭💔
Aqbaly caashaqa aqbalay shuruud anigoon ku xidhin shekiga erayad gasho
Uyeelo tu'saale badan 🥺 S. A. A
9march 2024 😢 cawaa anoo ilmeynAaya dhageysanooya 😢😭💔
Dhaawaca jaceeelka waxaa iii dheer eexasho laiga eexday 😢❤️🩹😭 waaaan idin caafiye 💕
Guulaha nolosheyda dhamantiina Alllah idin tuso 😢🤲🏿😩
𝐒𝐨𝐫𝐫𝐲 𝐚𝐩𝐚𝐲𝐨 𝐦𝐜𝐧😢
Xariir heesihiisa mid la diidoba ma leh 💔👑
Oo adoo kale wali ilwaad uurkii hooyapa my galin💋💋
Xariir axmed the legend himself..
Ilmeeyay anoo ogayn sidii ilmihii hoyadii ka waayey ardaaga oo awood kale laheyn ❤RAYAAN❤
Xanun aya deeremaya cawa qufka ifka ugu jclaay aya igataay quf aan kujclen jacal kuma qasbi kartit ialhe qalbigi hauqawajiyo intaa dhamaan xalaadeyda cml kusugan😪😪😪😪😪 ilahey haika sooceliyo jclkeygiyow🤲
Isku mid ayaan nahay wllo
Aaaaamiiin wllo ilahy ha ino qabjiyow😢
Wllo illhy qabiga haku qaboojyo wll
😢😢😢😢
Wooow heesaaga heesaha alxariiri inanka inamada eryaday go forward brother of love hambalyo
Walahi way iga ooyiyay😭😭😭💞😥🌼
7/28/2023 Habeen Ana Adi Xaladu Igu Xuntahay Xanuunka Dareemayo Ma Jiro Qof Dareemay😢 Marka Laga Reebo Hooyo ILmahed Ugu Hooreya Wayeday Moye😭Heestan inay Aniga Iga Haddlayso baa Moda Rabiyo Qalbiga iyo Xanuunka ana Dareemayo Iga Dul Qada🤲😭Insha Allaha waxa RaJayiinaya inan Xanuunka Ka Bogosado Mari dhawo🤲🤲😭💔💔💔
Allah qalbiga haa kuu qaboojiyo huuno mcn❤
Alah qalbiga kuu qabojiyo wllo
heestan jcylkayga iso diray memoriy 2019/8
Xasuus 18 June 2019 burco qol cid lo ah ilmeeyey anoon ogeyn wali wan dhageysnaya 2021
Allah ha ku qalbi dhayo wll😪
Wll mad nooga sheekeyso😭
Xanunka aan dareemayo alla oG qofkii aan adunka ujecLaa aYaa iGa tagaY 😢
7/4 2024😭😭😭 ImaaN kuma iLooBo dooNo 😭😭😭
Indhuhu adigaY macan ku dhawrtan asmaaY😭❤️
8 .11.2024 Ban dhagastay TikTok
15__11_2024 ❤
24.11.2024🥺
5.march.2024. 😢02:23 jaceylka miyaaa nasiib ulaheen mise qof jaceylka waxba ka aqoon baa jeclaade 😢yaa rabi shalay sidaa ugu duceysanaye inaa helo manta ii ilowsiii yaa rabi 😭💔
😢😢
Amiin yaaa rabi 🤲
Wa marki igu horesen arko wlh waaw wa hees mcn
Adiga o kle wali ilwaad hoya urka may galin name ki Ex teydi wadataahe igu qaado wllow 😓
Ilmeeyey anoon ogayn sidii ilmo hooyadii ka waayey ardaaga oo awood kle aan lahayn wllhi heestani boogahayaga ayey daqmineysaa❤😭
Allow haduu khyr ileeyhy isoo celi waayo kasaari wayay qalbigaygee si kastee😢💔🥹😭
wa mlin carafa 4:25 galbnimo 27/6/2023 inzha allah maalmo wcn ano ku jira heesta dib wn udhagysn
Asxabey manta oo ah 17/3/2024 sacaduna tahay 07:16 subaxnimo waxan comments ka ku arkay dad badan oo qalbiga ka oynaya san u aqrinaye aniga inan 😢 ilmayo ka cabsaday ❤ jacelka daacad halo noqdo qalbiyada gabdhaha ad bu uyar yahay fadlan wilashena somalida gabdhehena haka ilmaysinina ❤❤i love all my blood people of somali 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤ like 👍 sara
*Hees Macaan Oo aan Qarxin weeye* 😂
Sadaam ilka case beenta mha wlhi dad gara uunba daremi kara heestan 🤦♀️🤦♀️
Ilmeyay anoon ogayn 😭😭😭😭 11/9/2022 malinta noloshayda iyo xiriirkeeni quruxda badan ka dheertay waligay ma ilaawi doono erayga malinta igu tiri iyo xanuunka ku jiro wakhti xadirkan😭😭
samir wllshayeey kali kuma tihid dhawaca qalpiga🥲
Sanad kadib see dareemi 🎉
Heestan xasuus gooniyay ii ledahay aniga markay so baxday 2018 oo ku dhagaysanaya somalia ila hada oo kudhagaysanayo
❤
Xariir axmed dhal jacayl keep going 👍
Ok
Realy very Good song Waa hees ficaan dareen igu abuuraysa 🥰🥰🥰🥰🥰 shadea cawo
Hees qalbiga taabanaysa💗🫶🎉😊xariir ahmed the legend king of Dds🇬🇶
❤❤Alla Xariirow BuRji WeyniDaa
Sidii ilma hooyadii ka wayey ardaago awood kale lahayn😥😭
Indhuhu adigay ku dhowrtaan gacaliye ♥️ hees iyo badh weyeh Keep going bro 👍
waah waah xariir waxba lgama qabn karo😍😍
Best music al fanaan xarir axmed 2019
Heestan waxaa dhagaysanay bishii 10/10/2024 allow qalpigayga ii qabooji😭🥺
My brother dear Thank you ❤❤🌏😎
25/9/2022
Ilmeyay Anoo ogeyn😭💔
Awoodkle malhi kaliya aan kahayn inaa kuuxisay💯🥀
ilmeeyay Anoon Ogeyn😢❤
Indhuhu adigay maxamad deeqaygoow ku dhowrtaan aduunkana halbaad iigu tahay baarigaygoow🥺
this song really makes me feel so sad 😢 an in love with it💟😢
Isku dookh ayaan nahay 😥🥀
@@jeffabdul3799 aad oo weyn ilaa waQtigaan xaTaA kamaanaN Daalen runti😩🤍
Xariir axmad waan ku tageera
😢7/2/2024 waxa qoraya ilintyda jacayl oososocty 4sano mararbadan wan ismagnay lkn ismanlahyn waykafoganeysa masokobikaro qisadeyda wlhi manaqorikarayo xanunkeda qofki akhrinayow half arin waliga qof hadadjeclato hadhawicin walow hadilagusodhawacay xata wayo qalpigaga xanunka sogaray hada qofkle garrisiso wawax melkuguqoran hadana wadikarin runta kuqancin balse hadhiwcin waxakasalaya halkan qofwalpa oodhawacan ilalil qofka danbe hadi dadka dhawaca. La iskubegilaha waywacnanlahyd wayo dadka jacayl lagusodhawacay isma dhawacan balse marka qofka uuyhy midanjacayl xanunkisa 😢waxaka aqon waa dhip😢😢
5/4/2024 Inshaa Allah waaxan so booqan doon markan hadafyadan leyhy an ka dhabeeye
Maka dhabysy😊
Wa yar aya I dhiman ila dhamaadkii
Heestan caawa iigu horaysa 2024 bishii october
Heesta kliyee dreenkyga bedesha kma daalo ilmeyey anoon ogeyn sdii ilmo hooyadii kawayey ardago awood kale lyn xnuun bdanaa😭😭😭😭😭
Ilmeeyey anoona ogeyna Hestana runtii wn jeclhy waxan dhagaysanayaaa wakhtigasa waa habeen saacaduna 10:54 sanadkuna 2023/9/14
Ilaahay qalpiyada ha ino wada qabojiyo aaminta raaciya🤲😊
Ax ilove you so much xariir ahmet illahay wax ku dhiba kuma tuso
Ilmeyey anon ogen 😢 4:26
Awoowgin lagub xageed la ooyeesaan ma Quraanba heesta, iimaan yaridada unbaa cadeysay hadaa ooyday
Wll mano shahay
Indhahu adigey ku dhowrtan gacaliye zaki ❤️❤️❤️❤️🥺🥺🥺
Let's see who's listening these peace of art in dec 2021 🥰
Still 2024 😢
Indhuhu adigay mcn ku dhoortan cawoy ♡♥️😓🫂
Heez aad uumacaan weeyaan waban kaa yabeeyna heestan xariir
5/4/2016. Waxaan jecelaa inan halkan magaceeda kama sheegayee. Waxaan aan ku wada sheekaysan jirnay. Kaabad ama seeyse kidib waxay iga tagtay. ilaa 2019. habeenkasta waan imanjiray anigoo cidna ila socon
Ya ila dhageysanayo 2:14 hbnimo
1october Ilmeeye anoon ogeyn sidii ilmo hoyadii ka waye ardayga oo awood kale an laheyn😭💔😭😭
Aqbalay caashaqa aqbalay sharuud Anigon ku xirin
Udgoney Ereyada mcn adaa uga Helay Astaan
Wa Inan Adi kgu urursho Aleylahe kuu huro❤️❤️❤️❤️❤️❤️ isha calaa song
Look me
Best song 🎵 ever song 🎵 🦵 legend xarir ahmed
Ax😢Se bey ii tabataa heestan😢 7 luly 26 2022 hben sarbacaa😢😢
Heestan cod cajiiba ayuuba ku qaaday M.a
Ilmeyay anoon ogayn 😭😭😭😭wakhti igaga adag waligy maan arag 2022…..2023 ilaahaw waxan jecelnay nasiii 😭😭😭😭😭😭
Ilmiyy anon Ogayn Sidii ilmo hoyadi😢😢Ka wyy aradga oo awod kle an la hyn😢
KinG Rapper in The BuiLDinG 😘
Indhu adigay ku eegtan jacly dhamaday😭💔💔💔
Ax ilmeeyey anyone ogayn🥺😭
Ilmeeyey anoon ogayn 😭😭😭😭😭
sxb waxaan doonayaa inaad ilasoo xidhiidho waxaan kuuhayee hees aan curiyay qiso dhaba taabanaysa ilasoo xidhiidh
@@nimcaancabdi9835
Wllo Qali abwaan matihid anigu qof aan abwaan ahyn areyadisa ma Qato xge kalaso xidhidha
@@awaleadan3933 😂
Waan ooyay lkn jeceel umaan ooyin😢
The lgeng🖐🏼🦁
Saaka oo ay tahay bishu 25 11 2024 iigu horaysa 😢😢 saacaduna tahay 09,29
Axx Heesta Ma Ana La Ii Sameeyay 😭😭😭
Ana is lahaa ma,adaa lagu sameyay
Still listen in 2024 10 10 djibouti insha allah next year US
Ilmeyay anon ogyn😭😭😭❤
Aduunka Hal baa ku thy
Oo adoo kle wali Ilwaad uurkiyo hooyaba may galin very voice ✍️✍️
😢😢😢😢
❤😢
Xusus wacan 25/08/2024 iyo bokh aniga iyo faysal cabdi maxamed
Xalay indho is ma saarin wlhy ila maanta wn oo yay ciil dartiiis yaa rabi no gar gaaar fiicnaan laheyda in qalbiyada la cusboneysiin karo😢❤️🔥
😢😢😢
Marwo Asia Abdi muhumed Ayey matalaaan Ereyadaassi dhamntoodpa sharf iigu nollw Gacalisso lissening 1dii rmadan 2023 -3-23
Kwrn ❤mad heshay😮wa Ramadan 2024
ilamayay anoon ogayn wakhati aay igag adag tahay maan arkan wakhatiga aan hada ku jiro ilahayo ii sahal
Indhu adigey ku dhowrtan gesiyow😢💔
Ilmiyey anoon ogeyn😢🫶🏽❤️🔥
ilmeeyay Anoon Ogayn😭😭
😓Ilmeyay anoo ogeyn💔
Goet xarir Ahmed 🎉2024
Soomàlidu waa wada dhaawac show 😢
Xirir ahmed best singer
Ilmeye adigon ogen 🥺🥺🥺
Alx inta nool nahay waxaan kulmeynaa farxad murugo balze 2023/11/4 malin ay iga xumeys wlhi meysan jirin waa malinka mugdi galey walina waan ku jira ila hadda 2024/10/11
Jacelo abaha was 😭💔
Ilmeyay anon ogeyn😭😥
waa hees aad umacaan walee abwaankii sameeyay malahaay
😰😰😰😰😰😰😰😰😰hees aad itabaty 😰😰😰😰😰😰dareen jacayl aqbalay cashaqaga shurud anigo ku xidhin 😭😭😭😭💉💉💉💉💉💉💉💉
Ilmeeyayy anoon ogayn😢😢😢
AqbaLayy cashaqa aqbalay shuruud anigon ku xidhin 😭💔
Maashaa Alhaaa
2024 baan dhagaysanayaa wakhti uu dib iigusoo laba kacleeyay naxariistii jacylka kadib markaan left kaqaatay😂
2024 Bisha saddexaad 7 dhageeooya 🎵 🎶
Ilmeeyay Anoon agooon🥺❤️
Still listening 😢on 2/04/2023 😢😢
Inta hada aragtay heestan😣
Still listening 21,December 2022 😔
Marlabad bn dip usoo boqdey heesta 2024 /11/22
"Inta tik tok ta kasoo raacdey 9 /9 2024😢