Ninkan waa nin u baahan studio tayo fiican leh (aniga oo hoos u dhigayn cida heesta isku duba riday), maxaa yeelay waa nin fanaan sare ah/noqon karana mid caalami ah. Good luck, brother.
Qaadirkii ku uumaa qurux kuu dhameeyoo xamdaay kuma qabtaan dumar wll wllkaa ahay !a like ila dhaafi wlkaaha islaamka ah ee soomaaliyeed dhac ku sii wll qli
Heestaan waxaa Dhageysanaya 28/9/2023 hamda Mohamed darteed Waliba waxaan rajeynaa mar uun inaa is heli doono i.a hadaan is helno waxaan usoo laaban doonaa comment gaan isoo duceeya inaa helo 😢
17/12/ 2023 Sacadu waa 00:03 haben axada Sida an anigu qabo khayrka adaa nurka uqaypiya qalpi dhaya ina tahay nimoc Calamka qirey Adunka mel kastod jogtoH Wanku jec lahay wana kujec laan dona wll hadad halkan ila so gar tay like isaar ❤
Last day of 2023 malintii uu dabeysaay 2023 Sacadoyin ayaa ka dima 2024 Ilahayow Sanadkaan cusup nabad iyo isbadal weyn aan sameyoo Wxaan gooka Somalia, Jubaland, Dhopley 31/12/2023 markaan wxaan ahay macalin school salalary 100$ jamac primary school without relationship Holidaay lagu jiraaa Reer abdideeQ sacadaa 2:40pm Malinkle yaan so booqon qoralkeyga kalinimo Dhopley
Omg I love him he has upgraded them Somali videos and looks this guy is fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiine as hell guys I am going back to Somalia if the dudes there are this fine scrue trumps nation thanks for welcoming us but it’s time for me to go back home I been here way too long
Inan reer jigjiga ahan jirtan hestan ku xasuusta on jaceyl u qaday hadda hargeisa ayay ku sugantey😢❤ ontira you are still my heart nd you never know the way i love you🥺💔
Qaadirkii ku uumaa
Qurux kuu dhaneeyo
Xamdaay kuma qabtaan dumar
Anigoo intaa la qaadaya ayaa waxa i ag fadhiday inan xamda la idhaahdo❤😅
wanba sugayay heestan suldaan axsan hees gabadha na wa qurley 😍 👌👌👌👏👏👏👏👏 amaanta sanadka cusub miyaa qortaa tada cabaar yaha ku yeh 😀
Maria Jamac
2:13 duqa mxaaa ka khaldan bal ilafiri
de sida laisku qalociyo hhh
Abwaan mohamed hussein hhhhh adiga ba ufiirsaday malaha wuxu donayaa inu isku feereyo gabadha
Maria Jamac Queen caadi ma tihid
Dhashii Dalal magan warfa he maxaa aragtay xabibti 😀😛
Maria Jamac lknse gabadhu run run ee ushidanthy wllhi😍
Heestan aniga ayey xasuus ii tahay wallahi habeenki iigu horreysey ee aan heesta dhageystey habeenkii noloshayda ugu qaalisanayd ayey ahayd habeenkaana ma iloowo inan aan aad u jeclaa ayaduna aad ii jeclayd habeenki isugu kaaya horreysey ayaan heesta dhageysanayey runtii imikana waanu kala tagneyy iyadaana iigu danbeysey inan lanhadlo hablo kale ama aan shukaansado runtii wax walba waan isla qaadaneyy balse wax walba xagga danbe ayey ka xumaadeen "calaf waa nasiibe lama ciilo ruuxi calooshiisa kuu fura" 💔😭 wallahi kuma iloobo nashad cilmi daahir maxamed 😢
Sorry abowe 😢😢😢
Money miyey ahyd ilow hee😂
Hees io cadarba labaduba xasuus qaar ah oo macaaan bay leeyihiin
Hees igu qaaliya
2021 ya ila daawanoyo 😁😂✌
Ani
Ani
Me
Manta kwrn
@@mostafeven91137bì8 😅ø😮fu¥$9:!/?8:%¥" ģjmķ8dB
D8ld😅àhauqb😮OVijvOFbvR😅f⁶fadlan ficnahay v😅⁹6bj 9😅⁸⁸⁸9😅⁸asc 😢😂😂pf😅 90ý9ygLg P
KP6
X A M D A.
Hadaad meshan soo garto 😉
pleas saY haha.
Hi
Xamda waa magaca hablaha somaliyeed ee ugu heesaha badan ✌️💕
Ninkan waa nin u baahan studio tayo fiican leh (aniga oo hoos u dhigayn cida heesta isku duba riday), maxaa yeelay waa nin fanaan sare ah/noqon karana mid caalami ah. Good luck, brother.
Imikaba wka noqday
Already hda wu noqday 😁
4 sano ka dib hada xidig weyn ayuu noqday suldanka geeska 🥰❤
Waa wlahi saxib qali aragti fog bad leedahay maanta bal aan Eegno Suldaam xaguu Marayaa ❣️
Nin aragti fog ba thy maanta waa i garay
Who is listening 2024 🎶 ❤
❤❤
Me
Farta taag
Ani dhagaystyy
Meee
Woooow suldan wan sugayay heestan o kale hamda. Mesha aad ku qaaday ayanban waliba ka si helay krishnimo waba fikir fcn bro
1:43 i like the way he's saying sida qamar habenimo xidiguhu u qariyeen 😍👏👏👏👏👏❤
Maxamed fiyorow
❤❤❤waaw
HEESTAN XAMDA WIXII DAWANAYa
26 JANUARY 2020 FARTA TAG 😂 LIKE'NA ISAARA🤦♀️ QALBI DHAYA INAAD TAHAY XAMDEY CALAMKA QIRAY WLLSHEY IGA YAR LA DHAHAA XAMDA 😘
Amiira
Barwaaqo abdi
Asc
Xaq iyo cxaq daraba wan ku saray
@@craxiin_key797 thanks wll qlli😢😘😍
so nice SonG sulDaan
muuqaalka iGa Qosliyay wlhi
horumarka ka. thy
hore u soco
Qoftaydii ayaad.u soo Heestee manta 👏👏👏👏👏
Abdulaziz Sentina SSB hhhh hamda lov that name qoftadana wa slmaya madama sami nhy
Waaaaw
Zuldaanka kkkkkk
Husseen alqubaari
Thanks bro
suldaan
heesta iyo nolosha aad ku matelysa wa mid aniga runtii😍😍💛💚💙💗
Waaw hestan zugayey finally way zoo naxday😍🤗🤗
Qaadirkii ku uumaa qurux kuu dhameeyoo xamdaay kuma qabtaan dumar wll wllkaa ahay !a like ila dhaafi wlkaaha islaamka ah ee soomaaliyeed dhac ku sii wll qli
I am form Eritrea🇪🇷✌ Love Somali music so Love you❤🇸🇴❤🇪🇷✌
Thanks, we love also Eritrean music like a Elsa Kidani
❤😢
Asc
Thanks for supporting rapper 🙏 🙌 love you Eritrea 🇪🇷
Masha Allah taas ayaab been kushegeen my queen is qamar wlhi thanks bro
Qalbi dhaya inaa tahay xamdaay calamka qiray thank u huuno suldaan🙏❤️🙏❤️
Hello xamday
@@akhyaar11 waa kujeclahy
Hadad dawanysi 2020 like bac kusii always legend
i know it's quite off topic but do anybody know a good website to stream new series online ?
@Niko Aldo Flixportal
@Zaire King Thanks, signed up and it seems to work =) Appreciate it!
@Niko Aldo glad I could help :)
Heestaan waxaa Dhageysanaya 28/9/2023 hamda Mohamed darteed Waliba waxaan rajeynaa mar uun inaa is heli doono i.a hadaan is helno waxaan usoo laaban doonaa comment gaan isoo duceeya inaa helo 😢
Allaha isku kiin sahlo sxb, 🎉 🎊
❤
Woow waa mlintii igu horreysy an arko fann mgacyga usoo qaada hees suldaan Ku jecliyaa wxn rajeenyaa in anarko fanaanin kle oo sidaa magacyga usoo qaada hees amiin
Listening 2024 02/02/2024😮
Who is watching 2024 🤯
Me
Inta 2023 dawneysa like dhc ku siya😂
isma Lahayn wad helaysa 😂
17/12/ 2023 Sacadu waa 00:03 haben axada Sida an anigu qabo khayrka adaa nurka uqaypiya qalpi dhaya ina tahay nimoc Calamka qirey Adunka mel kastod jogtoH Wanku jec lahay wana kujec laan dona wll hadad halkan ila so gar tay
like isaar ❤
Noloshydi adunkaygi qayahaygii sharaftaydii maxamed mcn waan kusigi donaa intan nolahay
Love you gcliye ❤😢
Hestan 2018 january mar aan holiday Dubai u jogay ban jecla wlhi dariiqayada iskaga duubi jiray
Waligeeyba Kaligii socod baan iska ahaa, heeestanna GC MOORE CTG BD🇧🇩 Beey i xasuusisaa mar aan lug kumari jiray fiidkii xili waqtigu adkaa Xaaladuhuna i jeex jeexeen 😂.
Soomaha hada xaladaas anaa ku sugan😢😮
@@BadriabdimahamedBadri Aad & Aad. Legend waa ka baxeeysaa Hubaal.
Ok❤❤
❤❤❤❤
Heestan Cidii Daawanaysa August 2020 Like Saaar 👍🙏🏼❤
Waaw xamda walashay ayaa layidhaaahda waan'a jeclay walshay xamda
Ana u horeeeeya like isaaar hadaad iga danbayso
Anshax Stylish Guy 💖💖💖👌🏼
wow
Deega Hassan ha sharafzan me 😍
Anshax Live Inabti habeen walib San kuku sheeknye wn daly hl hees xita IMA so qadina😴😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
hedha dumarka wa hebad rabi hees ma rabta ma Ii sheegtid
wallhy axsan video jacaylku meel walba wuu kula mari kara SULDAAN SEERAAR GUHAAD libaax wn kaa dambeeya Mahad sanid
Tnx suldaanka geeska hadnaahay gabdhaa xamda wan la na jeclayhay 💖💖😍😂
September 7/2020 inta daawanaysa farta taaga🤣I like heestan
Anaa kula daawanaya NIMCO BILAN 😂😂
fanaan walba hesta xamda inuu soo qaado maahane masexdaanba thanks magacayga famous inuu yahay yaakaqabo suaal nolaw suldaan sareer fanankeyga 😍😍😍
Last day of 2023
malintii uu dabeysaay 2023
Sacadoyin ayaa ka dima 2024
Ilahayow Sanadkaan cusup nabad iyo isbadal weyn aan sameyoo
Wxaan gooka Somalia, Jubaland, Dhopley
31/12/2023
markaan wxaan ahay macalin school
salalary 100$
jamac primary school
without relationship
Holidaay lagu jiraaa
Reer abdideeQ
sacadaa 2:40pm
Malinkle yaan so booqon qoralkeyga
kalinimo Dhopley
Waleee wakhtigu wuu ordayaaa heestii shalay soo baxday miyaaba intaas sano sii ordaysa😍😍😍
walee hees iga dheh suldan masuul sare waan ku wataa Guhaaad
fatima travie bah
*Xamda walee magaca ma ilaabo Inan aad uqurxoon oo Aanu isku galaas iskuulka ahayn Hargeisa ayaa la odhan jirey adna waanu isku jeclayn 2012 ilaa 2014 Balse nasiib xumo Anaa kasoo tahriibey iyana hal sanad kadib ayey iska guursatay hada laba wiil ayey dhasheyba Alle ha barakeeye*
woooow Suldaan sareer Guhaad inoolow Huuno 🌹🌹👏👏👏
Xamda xasuus hore
Iyo xaruntii jecaylka jigjiga
Wow wow wow wow qalbi dhaye inaatahay xamdey caalamka qirey
mnsha allh suldaan hees iyo kaliib shidan guulayso hno
waw suldaan waa fanaan buuxa wlh full xushmad Ina aabo
Hees qaaliya weyaan xbbti ayaan u qadaa hadey igu kacdo thnks alfanan sulthan sareer zxp
Keeping going cawys dalmar tube jigjiga
2021 sooboqday marku alle isiiyay gabdh unabxshy xamda 🥀🌺🌞🌝
MashaAllah
Heestan markii ay bil iyo 6 cisho taalay youtubeka ayaan is baranay gabadh xamda la dhaho , 15/may/2017 , kadib waxaan bilaabay inaan aad u dhagaysto ilaa imika waan dhagaystaa sababto ah wali waan wada soconaa gabadhaas , aad ayaanan iskugu kalsoonahay isuna jecelnahay , waxaan rajaynayaa inaan is calfano insha allah.
07/June/2024 ayaan fariintan qoray.❤😢
Ilhy calaf hayskugu kiin daro 😭❤️🤲🏻
Hhhhh wow Hamda ahmed jamc
Hees iyo badh dheh 👉❤👈
suldaan serar fanan jira nolow sxb boqorka codka jig jiga
Heesta inta dawanysa 2020 november 1 malin axada waliba ❤️❤️❤️❤️❤️
JUST NOW REACHED ❤❤❤❤
walahY waa iga qosliyeen kuwan hhhhh nice muuqal and song suldaan horay usoco
Mash Allah it make me so happy happy person thx wll
2017 paris france ayaan ku dhageysanayay marki ay soo baxday 7 sanno kadib isla caawa oo ah 29/06/2024 waxaan ku dhagaysanayaa isla Paris cajiib.
Omg I love him he has upgraded them Somali videos and looks this guy is fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiine as hell guys I am going back to Somalia if the dudes there are this fine scrue trumps nation thanks for welcoming us but it’s time for me to go back home I been here way too long
Sxb
Qalo
Sodhawow
Too brother or zister
heesta video gega ayn kahelay runtii xata matalada ma first video an arko Somali Sidan uduubto.I like it suldan serar
Novembar 3/11/2022 dhagesanoya dadka iga danbeyow like isara 2023
my Name mrna dhagysigega kama daalo 2020/3/11😍😘
2024 inta daawaneysa😅
Suldaan weli hees magacayga Kuma uusan Soo qaadin 😭😭😭😭😭😭
d.d.s.i singer the best song wan ka danbeyaa bozz suldaan seraar guhaad nolow lipaax d.d.s.i ha nolaato
axla hees hamda tnks noso badiya hesha hamda shidnaan camal
viva Suldan serar Hees Shidan
Heestan wllhi mar qudha ma ilaabo angoo yaryar oo jacayl iyo wxaas waxba ka aqoon ayaan dhegeysan jirney 2018 ahayd markaas nin ayaa foodhida ka xanaaqi jirey heestana foodhi ku jirta markaasaan ugu sooo celcelin jirney markaasuu xanaaq wuxuu ka qabo sida naxaasta u di,i jirwy wllh😢😢😢
Best director waye wlh ninki muqalkan sosari
Waxaan daawanayaa 2024 /11/05
MAy.4 2022 AYAAN DAAWANYAA ALAHA CIMRIGA HANOO DHEEREYO
Inan reer jigjiga ahan jirtan hestan ku xasuusta on jaceyl u qaday hadda hargeisa ayay ku sugantey😢❤ ontira you are still my heart nd you never know the way i love you🥺💔
Srry😢
Qalbi dhaya ina tahy xamday calamka qiree thanks suldanka ❤😘
Qlbi dhaya ina tahay samiyeey calamka qiray
10 fanaan ugu codka macaan aan so xushay aniga hadii ad igu raacaday like saar
1 lafoole
2 iskalaaji
3 Nimcaan
4 suldan serar
5 Bk
6 Cawale
7 farxiyo fiska
8 Nastexo indho
9 Yurup geyo
10 Hodan abdirahman
Liban beenta maaha Wallhi
Princess istahil aya ka tagtay
Liban
BK iyO caawale
Kor usoo qaad
bk kuma jiro
Liban where is amirka codka Ahmed rasta🤔🤔🤔🤔🤔🤔
Heesta Gerachka lagu duubay Xaafadayda agteeda ayuu ku yaalay 😂 serpi ayuu u dhawaa xaauus ❤
What a song!😮
Heestaan waayo badan baan dhegaysan jiray Inan aan jacayl wadaag ahayn oo Xamdi la dhihi jiray baa aad ujeclayd aan uqaadi jiray Wakhtiya iyo waayahay ayaan isku kaaya saamixin waxay aaday dalka dibadiisa maalinkay tagtaa isugu kaaya danbaysay.
Still watching 17-06-2023 9:00 habeenimo,Iyo habeen Axada Boorame baan ku dhegaysan
.🎻❤️
like saaara hestaan iscala xamda 😍😍😍
sharub khan kayaga DDSI nice song 👌👏👏👏
21/ July/ 2020 QoFkii dawanaaya Like LpH❤🔥
plz like this comment 😍
Suldaanka Nin Soo JaBaY❤🥰🇸🇴
👏 nice song 👏 si fiicana wa lasoo dubay khatar🌹👏👏👏👏👏👏
*oopps!!! Nice song 🎶😍✅*
muqaalka kahelay kalsonidu kudhehantahay😍👏👏👏
Miid siid igu heesan ma hayste suldan waad mahad santahay magacayga ayaad kuso heeste horumar wacan ayaan ku rajena
2021 xaus walahi 👇Hadii aad iga dambeyso Like dhac igu si bal
hadeba hesta mar hamdi ku sabsanthy wa qasab ina jeclada big respec al fanan suldan
woooow suldaan waxsa coda
22/04/2023 Eid mubarak❤
Ciid wanaagsan
yaa ila dawanayA 2022
Wili waxn dhagesanaya heeskan ayadoo tahy 2024 may 28 haben nimo tahy
waaaaw eshacala cod video qurux badan erayo macaan Suldaan serar guhad bro horay usoco
Until now 28/8/2023 I'm watching ❤
❤❤❤
Hees qosol ban walhyu MASHALLAH
Heestan waxan daway 2017 likan cawa ayan diba u dawey 2024 waxan jecljy gabdh ladho xamda waxn rajany ina nolosh lawadgo cawa okale aya daawe hestan oo tarikhu taha 19 /9 /2024 xaga hoose kuqor 👋👋
Who is staying here 2024🎉❤
ilahay xisaabtiisu galey ma isaga og inay qarnigiiba sideedii timaad
2024 yaadawaanaya sidaydoo kle. .suldan serar legend horey u soco. Apti ❤
Cawayska dalmar intern kaala soo xiriiri karaa plz ado raali ah
hees shidan iga dheh suldaan fanan jira 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤👈
Xamda heesteydi 2018 I am still watching
caadi maaha super suldaan seraar
qalbi dhaya inaad tahy macaal angaa qirnay
Hda sawaneysid 2021 like dhac kusi 😍
Hadaad heestan 2021 soo booqateY like ila ogow igah danbeeye😁
qalanjooy aduunyada quruxdaadan oo kale qarnigii marbaa lakeena
my quen
ha ilaawin like