Qof walba hamigiisa Alle ha u rumeeyo dhamaan dhalinta soomaliyed waxan idinkula dardaarmayaa ineydan Nolosha isku dhibin No matter The Circumstances Mustaqbalkagu Wuka Iftiin badan yahay Xaalada Aad hada ku jirto... Keep Moving forward madaxana kor u taag sababto ah waxa Tahay Somali💪🏼 Nolosha Nama Ciisho Dhamaantenba♥️😭🙏🏾
Wakhtigii caruur nimadeydii kama shaleynaayo wlhi wxn so qaatey wakhti kii la qaato kii ugu qurxoona Alhm 2015 ki wxn xasuusta inan heesahan ka dawan jiray ESTV old is gold 🥹👏
@@LakiJama-eu6bh heestaan waxaa isku dhaafin jirey wakhtiga ...xafso waa qofta kaliya aan xasuusto hadiiba aan jacayl maqlo❤ waxaan ku sheego ma garan karo wakhtigii adkaa aan soo maray iyo waliba ardaynimadii grade1 to grade4
HADII AAD DAWANAYSID 2020 LIKE HA ILA DHAAFIN ASXAABEY 😂🤚 HEESTAN AANO YAR BAN XASUU𝑆TA 𝑡𝑣 KA SOO GALI JIRTEY tv'ga qofkii ugu danbeYee dawanaYa 2020 aheY malaa 🙄🤔
It's March 5, 2024, as I prepare for my final exam for my MPH master's degree, I find myself feeling bored with the exam preparation. To break the monotony, I've decided to listen to this great song and see how many legends are enjoying it too. I live in south central Asia
2016 ban wiil aan is jecleyn isla dhageysan jirnay maantana kaligey baa dhageysanaya 😭😭😭wllhi i miss him so much la aantii waxba ma ihi lkn markii horeba isagaa iga tagay still sidii ban u sugaya allow isagoo duq ah muu iiso laabto xitaa🥺😭😭💔💔💔
21/4/2023 netherland aniga oo kaam kujiro jcl la il daran wax daryelna heysan dhagey sanayaa 😢 Qof kasta oo jaceyl haya alle ha usahlo qofka uu jcl yhy Dalkena nbd alle ha inoga yelo 🤲🤲
gor tagay iftinki ayan dhow oo aleyliki so if baxay ardayadeenana ka dhax eega mida ugadhiyo arin geelo ayda marayo bahal Eryooda arxada goyan taah la ooya hawenba idilkood tan arkoday aan isharte umulka beer ta jacayl maleh aragridaase kad abuuratay ilawi mayee 😘😘😘😘 hees shidan boqorka codka ku qiray xariir cadowga unolow bro
17 10 2023 cawa dheloso somaliya vs ivari costo comantigan gormad aragtay😢 wxa laga yaba markad arag in aan aniga noled 😂 marka zxp adunyo ha is racsin😊
20/11/2019 wayo gaara iyo xasuusti 2015 sanad aan la ilaawi karin aduunkan intad joogto w cashar uun 2020 mid wixi hore naga maydha alle hayga ka dhigo🤲
Waan kujedaa ha i ag marin baayoyy poowwoow ee likta lee isar😂😢
Haye😂
😂😂😂😂😂
Haye mcnto😂😂😂
Tuugsi badnidaa😂😂
shugri youtobe na like urursi ma ka bilowday 😂
Waan arkaa inaad heestaan dib ugu solabatay 2024 please like 👍isaar abaayo iyo aboowe waan idin jeclahay meel walbo aad joogto qof walbo oo hooyadisa dhimatay allha unaxriisto intee unoshahay allha udaayo mac salaama aboowe iyo abaayo
Aamiin allaha noo dhaafo hooyoyinkena allahuma aamiin 🤲
Aamiin allaha noo dhaafo hooyoyinkena allahuma aamiin 🤲
😊😊😊😊
😊😊😊😊
😊⁰000000900⁰😊😊😊000😊😊0😊😊😊😊😊😊you will 😊099😊😊😊😊😊😊😊
Qof walba hamigiisa Alle ha u rumeeyo dhamaan dhalinta soomaliyed waxan idinkula dardaarmayaa ineydan Nolosha isku dhibin No matter The Circumstances Mustaqbalkagu Wuka Iftiin badan yahay Xaalada Aad hada ku jirto...
Keep Moving forward madaxana kor u taag sababto ah waxa Tahay Somali💪🏼
Nolosha Nama Ciisho Dhamaantenba♥️😭🙏🏾
abgaaloow haye
Aamiin aamiin I aamiin aamiin aamiin aamiin sxb adigana sidoo
Kale
Tanks my pro
❤
Sanadku waa 2024 bilowgiisa balse dhagaysiga heestan xusustena sanado badan bay dib u celinaysa.❤
😢
Hadaad 2024 daawanayso like iisaar.❤😁
❤❤😊
Ani dawanaya 😂
😂😂😂
Haye taliye ❤❤❤
🎉❤🎉❤😢🎉😮
02/08/2022 in Galkacyo Amazing Song😮 Heestan waxan kusoo xasuustay Gabadh aanu isku Class ahayn oo Xiriir naga Dhaxeeyey Ayaan Taleefan XY Ah aan sidan jiray udhiibi jiray markaas bay heestaa ka dhagaysan jirtay runtii waxay ahayd maalmo Xiiso leh oo Muuqaalo Qurxoon Aakhirkii Gabadhii isma caLfan oo waa La Guursaday BaLze Markasta aan Heestan Dhagaysto Waan soo Xasuustaa Meel walba ay joogtoo caafimaad iyo Caruur baari ah baan urajaynayaa🙏🖤
.w..Allah ha unaxariisto madax weyna xasan.
Sorry sxb
Hada ana qabee ma ku fura 😂 riyadada sy urumowdo😅
Qisadada waa mid cajiin ah 😘
Runti isku xasus ayan nahay
Mid LA mid ah igu dhcday
2017
2024 ayaan Dib udhagesanoya waxaa dhagesa jiray 2016 ila hda qofka jecla isma helin balse wax walba inee qayr kudhamadn aa rajaynaa😢❤😊
Aniga iga warranty wll❤
Guuul ku rajeena qlbi😊
Heesta hade 1million likes gaarin wlhi wa xaasidnimo le Coz wey uqalantaa xariir one love 😘😘😘😘
Hye wll qli jecel daremoyaa
Masha alah wll mar soboqo puntland
@@تامينتاج puntuland waan joogaa
@@تامينتاجwaan jogna😂❤
Hada wxy maraysa 6.1m
Wakhtigii caruur nimadeydii kama shaleynaayo wlhi wxn so qaatey wakhti kii la qaato kii ugu qurxoona Alhm 2015 ki wxn xasuusta inan heesahan ka dawan jiray ESTV old is gold 🥹👏
2015 xasuus ayey ahayd heestaan waxaa jecleyd inan aan saaxiibo ahaan jirney mar walba wey dhagaysan jirtey balse nasiib xumo waxay dhimatey 2016 ilaahay hakuu naxariisto abaayo 😢😢😢❤❤❤
wlhi wiilkan ale amarkis wa iska jeclahay wlhi intii xarir ahmed ila tagerto like
dheyman hassan ana kula jecal😂😂😂
dheyman hassan
hhhhh taasi waa run sxb ali
hhhhhh walahi abaayo kula mid baan ahay xariir ilah amarkii mana aqaan wana iska jeclahay dacad dacad ayuu ila muqdaa rero showna ma ahan
Ana xariir ba laydhaha ee mad ijeceshahy
Kahelid ma ahan aniga sis aad ayan u jeclahay xariirkeyga
Heestaan wakhtigii laqaadayay waxay ahayd 2015 xiligaa waxaan ahaa arday grade 9 ah isla markaana waxaan jeclaa gabar aan isku galaas ahayn mar walba oo aan heestaan maqla waxaan soo xasuusta jacaylka ardaynimo igu galay waliba qof aan hal kursi ahayn
Wlhi.anba markan aha gred 9 ayan id jeclyn wiil an isku clas aheyn iminkan mel uu jogo ma aqan
So same wlhi 9B high school Jj❤️
@@LakiJama-eu6bh heestaan waxaa isku dhaafin jirey wakhtiga ...xafso waa qofta kaliya aan xasuusto hadiiba aan jacayl maqlo❤ waxaan ku sheego ma garan karo wakhtigii adkaa aan soo maray iyo waliba ardaynimadii grade1 to grade4
Waan ogahay inaa heestan dib udaawaneesid 2024 like😢😂❤
Runtaa wlhi😢😂😂
Waan soo radiyay zxb😂
😂😂😂😂😂 me
Xaqiiq😂
Waan ogahay inaa hees taan dib u daawaneyso 2023 like haila dhaafin 🙏🙏
It's month 😢
23/9/6
I watching 17/10/2023😅😂❤❤
2023/11/19😂
last day 2023 sunday
HADII AAD DAWANAYSID 2020 LIKE HA ILA DHAAFIN ASXAABEY 😂🤚
HEESTAN AANO YAR BAN XASUU𝑆TA 𝑡𝑣 KA SOO GALI JIRTEY tv'ga qofkii ugu danbeYee dawanaYa 2020 aheY malaa 🙄🤔
👍❤
WaakaN PRoH
Anaa weli kaaga zii danbeeYa😂😂🙋♂️
@@farhaanabdinoor4376 🤣🤣🤣🤣🤣🤣😘😍
@@amiiraadan3017 😂😂Nagteyda Aan jeclaa oo la iga gurzaday baa lazoo furay farxad darteed baan la dhageysanayaa😂
2021 Hadad dawanayso like izaar lagugu dhufaye 😂❤️✌️🙏🙏🙏
2021😇🥰🥀💉
2021✌️🥰
2021😂
2023😂😂😂
6 maalin ka dhiman 20222
Cajiib 2016 ayaan dhagaysan jiray waxaan dib ugu laabtay xusuusihii waqtigaas iyo goobihi aan ku dhagaysan jiray, heesuhu waa fan cajiib ah oo ruuxdu u baahantahay❤🎉
It's March 5, 2024, as I prepare for my final exam for my MPH master's degree, I find myself feeling bored with the exam preparation. To break the monotony, I've decided to listen to this great song and see how many legends are enjoying it too. I live in south central Asia
Wa ku ogahay inaad hestan dib uso radisay ani cml ee
Like Isra hadad iga danbayso
Sunday/ 7/2022 9:44 subaxnimo 😍🤤
Absuloty
Ana kasi danbeye hda noshahy
@@ismaaciiljaamacmaxamed6800 Anaa ka Sii dambeyey adnah🤣
A
Anaa idinka sii danbeeya
Heestan waxaa ibartay inan aan jeclaa oo aad udageysan jirtay balse amarka ilahay way iga dimatay. Anigoo imika xaas lehna weli waan ilaawi kari laayahay inanti ....allow kunaxariiso wll qof qaali ah baad ahayd 😢😢😢
Sorry wllkai😢
Hadii Aad Dawaneysid 2023 Oo Aad iga Danbeysid Like Isar Saxibayal Old Is Gold🎻😘😔❤️
Legendary
Hadaad 2018 daawaneyso like igu qabo walal 👌👌👌👌
Qalbi DaweeyE hhhhhhh hdaan dawanyaaa
Qalbi DaweeyE hhhh like taa maxad ka heleysa?
Qalbi DaweeyE ebow cade heestan wn ku dhartaa maxaa u daawawaye ayaa ladhahy love you Xariir
Qalbi DaweeyE 🤔😍 subscribe ii saar sxp
Aniga waxaan daawanayaa 2020
Hesstan markan maqlo waxan so xasuusta Schoolkeygi kenya garisa Iyo jcylkeygi anago yar wallhi 2015 Now 2023 ❣️💔
Wllhida wan jecelahay wilkan ilahay cimridherarban kuwaydiyay hno nolol farxadleh Kuwar 25/01/2020 haben sabtiya weji wiil an isjeclanjirnay 2015 ayan kuxasusta hesta ooheclaa😥😥😥
If you are watching 2045 I was here at 2015 imikana 2023 aya lamarayaa I wish we will reach insha Allah ❤❤
lamo hahahahah
Yaaa😂😂😂😂
Yaaa😂😂😂😂
Hahah 😂
I.n
MashaAllah laxanka,music,codka,style,ereyada, kalama dhacaan😍😍what a nice presentation xariir ii noolow👏👏👏👏👏
Alaa maye iii nolow I know xarir best fanan weeeye abtiiiii..........
Tlhiiii inaba caadi maahan xariir jir oo jog yaqee👍👍
💜💜💜💜💜💤💤💤💤💞
❤
Fadlan wxn inigaa niga cosanaya
Inad issoo dhaweysan pls
Hadii ad daawaneYdo 💘2019💘hestan ha ila dhinac 💘✈kii leYsgu jeclaa 😂💯wax kale maha 😂like lee weye 🚷🚁iku qabo sister and brother 😂😂😂😂😂👈👍
curubo filimis hd
zxp 2019 lama gaashinbee waxay dagdagaan kugu jira
Hye curubo filimis hd
rii xaaye anaaa dawanaya 2019 Waad I iga hysaa like 👈🏻👈🏻👈🏻👈🏻👆🏻
😂😂😂😭 hada like saray
2020 👋👋
Hah whi ilaahada heestaa waan dhagaystaa 😥 wiil aan jeclaa baa ii qaadi jiray runtii hada uu iga hooseeyaa 😥😥😥😥😥😥😥😥😓😓😓😓😓😓😓😭😭😓😓😭😓😭😓😭😓😭😓😭😓😭😓😭😓😰😓😰😓😓😰😓😰😓😰😓😰😓😰😓😰😓😰😓😰😓😰😓😓😰😓😰😰😭😭😭😰😭😭😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓😓
Allah unxriiSto abyo uDuce❤❤
Sorry
Wakhtigu Waa wareegto 2024😢😢
ᵏᵘˡᵃ ᵐⁱᵈ ᵃʰᵃʸ ʷᵃᵠᵗⁱ ᵈʰᵉʳ ᵏᵃᵈⁱᵇ ᶜᵃʷᵃ ˢᵒ ᵇᵒᵠᵈᵃʸ ʰᵉˢᵗᵃⁿ ˣᵃˢᵘᵘˢ😢
2015 waxan isla dhgeysan jirnay will isku uskuul aheyn xarir baa nga dhaxeye waxan isku dhacne 2021 mlin athy trikhda 25/6/2023 ano Mel iska fadhiyo waxan is dhhay iska wac rajo iska laheen anago is dgalsan waxan wacay lmparkisa waxa iga qabty abihis wuxuna ishegay inuu dhinty 8 bilood khor wlhi xanun waxan ka shanlayay dglkii nga dhaxeyay always alxm still waan dhgeysta 😢
Waan ka xumahay wll😢
😢😢
Hadad reer jig-jiga tahay liketa 🙌🏿❤️Love y’all Somali wayn !!
2020 yaa dhageesanayo legend xariir ☝️🎵❤
2021 dhagesanoya 🤗🥰♥️
@@Haliizah 2022 dhageysoya
23 dhagaysanoya😂
Manoshay sxp kkkk
2024 dhageysanaya
2024 bishii koobaad waa inoo labadakun iyo 30 inshallh hadii ilahay inagaadhsiiyo
Hadi ad daawaneyso 2020 like ha ila dhaafin😅❤🙏🙏
Aniga dawaNaya caawa 21 .11.2020. Sabti aaan murqaansanahy
@@zadaammohamed8399 🤣🤣
@@zadaammohamed8399 🤣✅
Heestaan xaqiiq waan jeclahy sameenweyn ayeeigoledahy
2021 daawanaya
2016 ban wiil aan is jecleyn isla dhageysan jirnay maantana kaligey baa dhageysanaya 😭😭😭wllhi i miss him so much la aantii waxba ma ihi lkn markii horeba isagaa iga tagay still sidii ban u sugaya allow isagoo duq ah muu iiso laabto xitaa🥺😭😭💔💔💔
Abayo mid kafiican in uu kuusoosocdo lagayaabaa marka samir Inshaalah waad heli Ciiltire kaafarxiyo
Hayaaay waqti bdn ba kazo waregey jaceyl dhabad uqadey hno isku dey inaad iska ilaawdid qof ka tashtey adina katasho rajo hdd nawishid wliga ilaawi meyzid inu ilaahay qalbigaga katirtiro badal wngzn nin hoop io Hill kunoqdana aad heshan kugu duceynya
😭😭💔 Waaka xumahay abaayo anigabo sidaas aan udhageysanaya wiil ijeclaay aan xumeyay kuso xasusty😢😢
abyo ma raadisay 😭 si aad cafis u waydiisato@@amayaahmed8289
In uu kuwso miyaa rabtaa😂😂
ilaheey amarkiis wilkaan wiil an xfda isla daganhy ayee isu egyihiin la kala jaraa modaaaa wajiga. qosolka stylka wx kle wlhi
viva xariiir cade👍👍👏👏👏👏❤❤❤
xariiir Poqorka Codka Raapka
Bilan Abdi oo xage joogta marka adigu??
asc abaayo
Bilan Abdi magaciina wllo aniga imika la joga xariir
Love u xarir
markan dhageysaba jecel ayan dareema xariir wn ku jeclahy 4hada qabto xita 5 ika dhig 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍💋💋❤❤💋💋💋💋💋💋💋
Qalbi Uroon haha gob ayaad tahay walaashay
Qalbi Uroon hhhhhhhh
Qalbi Uroon hhhhh sidaas mey ka maree
allow riyadeyda ii rumeey 😅😂😂 5 iga dhig😂😂😂
the king dragon chenel naag Chan maqabo ana suldaan seraar ayaan ju heesta kaasa love Ku ahay
Caawa soo booqday sanado kadib memories ♥️ilaahow noo fududee hamigeena si aan riyo badan uromeenno dhammaanteen aaamiin❤
Hestaan waxey igu leedahy xasuus qeyb weyn ka ah nololsheyda
Waxan ahaa wiil yar oo an gaarin dadii qangaaraka oo hooyadiis soo korisey Axl🩸😥 waxan diidey inaan dhigto wx barashadii hooyadey iyadaa inoo ahey hooyo😭 io aaabe Rabi janadiisa haku geeyo hooyo😥😢😭
Waxan iska laheyn xeyn Ari ah
Waxaa da ay Roob hooyadey waxey igu tiri Ariga ayaa Baadiye ku heyneysaaye is diyaari hestaan oo malmahaa soo baxdey ayaan iska qaadi jirey markaan cidloodo waana iska ooyi jirey
Maanta waxan dunida aan ugu jclhy waa hooyadey 💕💋
🥺🥺🥺wiil wacan ayad tahay walal qaLi ale kuma tuso wax ku dhiba😔❤🤲🏼
Walahay wlli ani markaan qado hestan wan oya meel ankaranayn ba ii xanuunta ilahay ha ino dayo hooyo yiinka😢
Nolosha badiyaha wax ka so argty
Kawrn noloshada hada wax ma qabsaty oo hooyo ma kugu nasatay salam❤
Heestan anigoo 😢 oo tahriip ku jiro Ayaan dhagaysanayaa anigoo baxyna waan dhagaysan zxp iga qora hadii ilaah raaali ka noqdo magacyaga waa c/qaadir gasoo jeeda cadaadle
13.3.2018 yaa iladawanaya heestaan fanaankaan codba kudhamaday💋💋
Queeny me me☝☝☝☝☝❤❤❤❤
Queeny Udgoon ismail aniga 0797356366
Queeny Udgoon ismail
Benta ma aha wlhi wan ka hela hesihisa sxpkey wlhi
Queeny Udgoon ismail aniga ayaa kula dawanayo
Nice song I like it
So
Who is here in 2024 😂 asc ❤
Was 😂
Jcl ihayo 😂💔
Wcs😂
Wcs😂😂
Wcs😂
Who is still watching this song in march of 2024 ❤
Pest Fanan Of Year Hariir Ahmet Hees Xasuus Igu Leh Inta 2024 Muuqalkan Dip u Dawaneysa Like Hala Dhafina ❤🎧👍
Heestan waxa so radinaya subax aroornimo 1 August 2023 in Uganda 🇺🇬
7 sano kadib alx allaha aya markasta mahada iska leh wa uso labani I.a 2030
2023 after 8 years ❤️
Old is Gold
Yaa weli halkaan jooga 😀👍
Me👍
Me ❤
Hadad 2019 DawanaySO like 💐🌹❤️
💜xariir💎
نلعانبعثعقهقارن
Manoshahay hada wllo
ILaH Amarki HeezTan wxan Ku Zo XasuusTa Gabdh aN Schoolka Izku KaLaaZ aHyn Oo aN Ku Dakhranaa🤣
Yaa Zo BooqdaY 2019 Like🤙
21/4/2023 netherland aniga oo kaam kujiro jcl la il daran wax daryelna heysan dhagey sanayaa 😢
Qof kasta oo jaceyl haya alle ha usahlo qofka uu jcl yhy
Dalkena nbd alle ha inoga yelo 🤲🤲
Aamiin sxp
Who is here in 2024😂❤
Me 🖐
Me (March 2024
Ana wa ikan😂@@abdimalikali_
Me
Me😅
War yaa ila dawanya 2022 love dhc kusiiya 😢🍁
Still i'm wating for you💔😪!! you're my number one🤦🏾♂️
K kkl omo 00koo o m nmok k 0 o ( olk ¥ 00o??(o0 o00 ¥0( o km k o? Kmk kkm omomk nk0m onm 0 ¥ mkkk(¥ nko o k?(( k kmkk ko mm( om
Manta waa aduunyo birina waa akhiro😢
Dhalinyaro hadaad qoraalkayga aragtin isoo duceeya ina qoraalkan markad argtaan dhiny baa laga yabye😢
Old is gold wakhtii quruxda badnaa muu dhaamaday 2015 mxan aniyo asxaptey wda dhagaysan jirnay hada mid ba meel bay ka riday noloshu
Heestii iigu horasay een maqlo ee Xariir ahmed leyahy bay ahayd heestan wakhti tagay oon jawi dagan ku jiray 2015kii, 7/18 wakhti barwaaqo ah aduun waa hees aad u miro macaan caawo waa 2022/12/30/habeen jimce ah 1:55 xasuus bay iitahy ishalah waxan rajaynayaa inaan dib usoo raadin doono heestan
Xariir boqorka jarar kama daalo 2019 yaa dawanaya ?
2015 markii ay soo baxday heestaan waxaan dhiganaayey dugsiga sare lkn aad ayaan banooniga u cayaari jiray zxpky aan aad isugu dhawayn ayaa aad u jeclaa markastaa oo aan away aadayno ayuu noo daaari jiray meesha uu leeyahay
"ARDAYDANADAAN KAA DHEX EEGAA"
WXAAN U BADALAY
"CARURTEENAAN KAA DHEX EEGAA "
Zxpow heesta ha iiga dheelin ayuu I dhihi jiray 7 years later anoo jmacada last exam ku jira ayaa dhagaystay saaan xazuz dhex maquurtay zxpday banonigaa xilliyada awayga aadi jirnay gobalki magaalkii azxaptii wlhi xzzz lama ilaawan ah waaye
MnshAllah what a song I was searching thz song for almost 3 month nd finally I got it Harir Ahmed my fav musician keep going ❤❤💯
Who is watching 25/7/2024 jaceyl xasuus 2015 xariir axmed legend 🔥
Wayo hasusmudan my school towfiq primry gabar isku fasal nhy jecel uqadey ana waan kashiixijiray waxa igu dambesay iyadoo xamar atey imaka halkan kasalamiya sundus waxan kuleyahay nolo quruxbadan kunolow
From tiktok likta ha ila dhaafina🤣🤣🤣
I used to love this song when i was young last times of my happinessl
Wlhi fanankn wan tagera Old is gold 2013 2024
Waa markii labaad een hestan favourite ii noqoto 2017❤ 2024❤
Xariir wllhi heestan heesahaga kale aniga ahaan way ka qatarsan thy viva xariir go forward pro
2020 yaa ila daawanaya🤗
☝️
Aniga
@@safiyocalisalat2704 Ani
💔💔hestaan markaa maqlo waxan darema xanun aan daremin abidkeey mana aqan saan iskaga yiro marke igu so dhacdo ano og ina xanun daremaya madenkaro😢😢😢😢😢
Hodan Abdi sry wlshy nolosha wey dheertahay so keep going iska iloow wax kusoo dhaafay
Qof wax jecladi Aya dareemi kara iska samir qofka KU garabiyo garo ma jirtee abaayo !! Badaalkiaa Allah kusiyo
Hodan wiilkaa kugu abuuray unbaa dawo kuu ah
Abyo sorry lkn 3years buu aha hadaa bugsatey alx dheh 🥺
Waan ogahay inay heeztaan macaantahay oo aad adna dib u daawanayso 2024ka ee like ha ila dhaafin
Wlhi hestan cawa xasuus ayy igalisay 2015. waxan jogay jigjiga aniga o yar aya waxan lajogay guriga habaryartay waxan ibinjiray dukan ay habaryartay leedahay waxn jar ahayn wiil wan jeclaa isna wuu ijeclaa lakn aniga wan yarahay wilkii warqad ayuu iso qorijiray kadib wilkii wn jeclady gurigii habaryr ayan katagay waxa dhacday in aan mudo kadib wilkii an dariska ahayn u magalada ka tagay ana waxan imiday xafadii wilka wn waydiiyay waxana laygu dhahay wugursaday magaladana majogo 😭😭😥 marka aan hestan maqlo wlhi wn xasusta😥
gor tagay iftinki ayan dhow oo aleyliki so if baxay ardayadeenana ka dhax eega mida ugadhiyo arin geelo ayda marayo bahal Eryooda arxada goyan taah la ooya hawenba idilkood tan arkoday aan isharte umulka beer ta jacayl maleh aragridaase kad abuuratay ilawi mayee 😘😘😘😘 hees shidan boqorka codka ku qiray xariir cadowga unolow bro
💘
Nasra Ibrahim wlley maskax badanidaaa saa uqabtay Abwaanka ayaad lajoogtay markuuu soo dhiibay Erayada
@@cabdigaladxusenudowai3334 hhh wlhi iyad i fhmiisay mba fhmsneN wx bena iska qadi jiry🙄🤣🤣
I think this your first song and it seem to be the best song
Ardayadenaan kaa dhex eega
Best song 2015
Al fanan xariir ahmed
Al ogadenia
2016 dawan jiray ano geel jira ah maanta dib ugu soo labtay🙄😁✌️
Mashallah my favorite song ❤️❤️❤️❤️ wllhi 2015 kuwashaay heestaaan xasuus ❤️❤️❤️❣️❣️❣️❣️😍😍😍
Class six anigo aha dhageysan jirey heestan 6 years ago xariir ahmed abdullahi sa u joogo bun ahaan iso qabataa 29/9/2021 Wednesday
Xariir axmed
Fanaan an jeclhy inta ila jecel 🥰like hala dhafiNa 😊😂 hees markaN dhagysto xasuus igu ridaa wllhi😊😔😔😔😔😔
Ninkan waa fanan dhisan dhankasta codna wuu hayaa Xariir ahmed😊
Still favourite song 😭❤❤
Ani xita🥺🤍
@@anzalali7883 ♥️🥺
Ani xtaa🖤
@@anzalali7883 ani xitaa
2024 yaa iladawanayo like ❤
Kal iyo lab ayan u amin sanahy ninkan ya ila mid ah 2020 ila firsanayo
Me
Muku qadaa hesta wn xifdiyey
XARIIR You are an absolute original. You got a sensational recording voice.
17 10 2023 cawa dheloso somaliya vs ivari costo comantigan gormad aragtay😢 wxa laga yaba markad arag in aan aniga noled 😂 marka zxp adunyo ha is racsin😊
❤❤❤
After 8th years am still listening this amazing song 2023 ❤
Waa ogahay inaa hestaan dib usoodaawandoonto 2024 wll lake😂
sida ugaadhiyo aaran geelloo aydu marayoo bahal eryaayaan araxda gooyaan taah la ooyaa aaaaaah
waaw
gabadha Jecel wiil mareexaan iyana ah majerten ormoro
gabadha Jecel wiil mareexaan iyana ah majerten haha wxkle thy marexaan xaa ku doorty yaab anaga aragny lkn diyaar waaye
gabadha Jecel wiil mareexaan iyana ah majerten wiil ogaden jeclow saxibey hhhh
Faiso Caddey waruntaa abayey
Waan hubaa inaad dib usoo booqan doonto heestaan please hadaa comment kayga aqriso reply isoo gal 🙏😔🥺
🥺🤝🏻
Aad iyo aad 2024😢
❤🎉
Inta iga danbaysoy ha ilaawina salada❤
Adi madhamitay
Heestan wxn dhagaysanayaa 7:30 schoolkids layga xirtay 9 /11/2024. 😂😢 like. Ta. hayla dhaafin hadaa iga danbeeso 😊😅
2024 hadaa daawaneysayid like ta ha iladhaafin🙏🙏🙏
20/11/2019 wayo gaara iyo xasuusti 2015 sanad aan la ilaawi karin aduunkan intad joogto w cashar uun 2020 mid wixi hore naga maydha alle hayga ka dhigo🤲
After 7 years still lessening this amazing song🥺❤️
ᴛʜᴇ ʟᴇɢᴇɴᴅ
Yeah
Ma noshahay
❤❤❤
I still lestining this song 😰🥺 Yaa daawanya 2021 🥺
6 sanno ayaa durba laga joogaa waqtigii ay heestani soo baxday. Maalmihii ay soo baxday ayaan kaga shubtay moobilkayga Studio magaciisa la dhaho hodan oo Jigjiga ku yaallay kasoo horjeedka Fooqdheere. Aad baan ugu xiisay Jigjiga iyo xaaladihii iska bilaa technology-ga ahaa. Lol
2024 bishii 1aad weeyan imika WaAd SalaaMan Tihiin dadka 2050❤❤❤ ii noolaada ❤❤
hestan ano yar ayan dhagesan jiray wali waa dhageysanaya xarir boqorka codka ♥️🇸🇴
Ninki ugu dambeeyo 2018 dawdaan ahaya like saar
Hadii aad 2021 daawaneeyso like ha ila dhaafin🔥🔥
Heeestan markay TikTok igaga Soo baxdo UA-cam kan dag dag u imaadaa ❤❤❤❤
Hees xasuuus 😢😢😢mudan mi love keeyga habeenkii an lakulmay 2020/12/23/habeen salaso ah😢❤❤
Still listening 2021 10 bari baa ka dhiman hadaa iga dambeyso xaasidnimada iska daa 👌💯