Culimada Iyo Jacaylka : Arin Qosol badan Sheikh Umal Anigu Caashaq ma Aqaano , Xambali & Sh Suufi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2020
  • Kalshaale Channel
    Culimada Soomaaliyeed ee Caanka ah ayaa wax laga waydiiyey Arimaha Jacaylka, Sheikh Umal ayaa sheegay in isaga wax laga waydiin Arintaasi, Sheikh Xambali , Sh Yuusuf iyo Sh. Cabdirashiid Suufi ayaa sidoo kale hadlay.

КОМЕНТАРІ • 379

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD 3 роки тому +50

    Culimadeena aadbaan ujeclahay
    UA-cam idinka dartiin usoo galaa
    Jazakallah khayr yaa culima
    Sidaad dareenkeena uugu kicisaan
    Ilaahay subxaana watacaala iyo rasuulka scw.
    ILAAHOOW naga yeel kuwa janada ku kulma

  • @uptyrahmanomer7395
    @uptyrahmanomer7395 3 роки тому +4

    Arooskii ugu qiimaha badnaa allah ha idin barakeyo. Cullimada جزاكم الله خير وجزا

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 роки тому +26

    Halal love wax ka qurux bdn malahn wlh ilahayow mid halaal ah nagu arsaaq🤲😭❤

  • @sadomohamed8247
    @sadomohamed8247 3 роки тому +10

    Manshaa allah alle ha isubarakeeyo culimadana ha noo faxiyo aaamiin aaaamiin yaaaa rabbi

  • @zamzammohamed837
    @zamzammohamed837 3 роки тому +11

    Masha allh tabarakallh culimadeena allah hano barakeeyo 💓❤🌹

  • @gantaalmedia3184
    @gantaalmedia3184 3 роки тому +2

    بارك للله وبا رك عليك وجمع بينكما في خير

  • @faadumoyaasiin8120
    @faadumoyaasiin8120 3 роки тому +3

    Masha Allah waa aroosrkii qaraniga walalhi aad iyo aad ayaan ugu farxasanhay Lamaanha ku casuulmaya arooskoodo lameentii iyo madhaxdii dadka somaalida ألف مبروك الف مبروك با ر ك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @drsnajma2756
    @drsnajma2756 3 роки тому +4

    Mnshallah alaya barikum 🤲👑❤

  • @ruqiawx2321
    @ruqiawx2321 3 роки тому +2

    Maa sha Allah

  • @fahmaabdulahi8925
    @fahmaabdulahi8925 3 роки тому +2

    Mashallah ❤❤

  • @amishm1412
    @amishm1412 3 роки тому +9

    Masha Allah Masha allah

  • @maxamedalbaani2328
    @maxamedalbaani2328 3 роки тому +2

    Masha Allah الله يحفظكم

  • @mjlabsaalax9885
    @mjlabsaalax9885 3 роки тому +2

    Mshaa Allah Allah idhin dowro

  • @bashirhoussein8055
    @bashirhoussein8055 3 роки тому +6

    ماشاء الله حفظه الله شيخ محمد عبد أمل حقيقة أفاذ كثير في نشر الدعوة الإسلامية

  • @qaysmuhyadiin1340
    @qaysmuhyadiin1340 3 роки тому +2

    Masha Allah

  • @umuhamzaofficial2933
    @umuhamzaofficial2933 3 роки тому +1

    Mashaa Allaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥇

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 3 роки тому +3

    صدق الله العظيم
    ماشاءالله تبارك الله عليهم للعلماؤنا الفاضلون

  • @caashofarax9362
    @caashofarax9362 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @user-pz9iz9bb2i
    @user-pz9iz9bb2i 3 роки тому

    ماشاالله تبارك الله الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله يجزاكم خير انشاالله

  • @hodanahmed4495
    @hodanahmed4495 3 роки тому +6

    Allow barakee culimadayada

  • @Abdikey00
    @Abdikey00 3 роки тому +11

    Arooskii ugu qiiimo badnaa een Arko Allah haiskukiin xifdiyo

  • @shekhsalahmussa6526
    @shekhsalahmussa6526 3 роки тому +2

    ماشاءالله

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +1

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Ilaahay hanoo barakeeyo dhamaan sheikhdeena, Aamiin Aamiin yaa Rabb❤😍

  • @umudagan2188
    @umudagan2188 3 роки тому +1

    Masha Allah wlhi waan jecelahay culumada somalida alle ha barakeyo oo dacwada wadaan ilaahay qalbigena ha galiyo yaa rab tacabkoda umadena mid ka muqda ka dhig

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 3 роки тому +1

    Allaha hifdiyo Daman culimada

  • @sucaadabdi4226
    @sucaadabdi4226 3 роки тому +2

    Masha Allah ilahayow wiil wadad ah oo akhlaaq leh isahal

  • @idirizmohamed8871
    @idirizmohamed8871 3 роки тому

    Maashalaah tabaarakalaah

  • @shaibuibrahim155
    @shaibuibrahim155 3 роки тому

    Jazaakalaahu khyran

  • @raaxomclnaxmed929
    @raaxomclnaxmed929 3 роки тому +2

    mash alah

  • @xamdaxamda4859
    @xamdaxamda4859 2 роки тому

    Mash.allah

  • @rahafruuxi643
    @rahafruuxi643 3 роки тому +1

    Masha allaha tabaraka allah

  • @aminaayaanke4941
    @aminaayaanke4941 3 роки тому +1

    ماشاءالله تبارك الله الا يحفظكم

  • @qisasmedia32
    @qisasmedia32 3 роки тому

    Mashallah

  • @hibomuhumedabdi618
    @hibomuhumedabdi618 3 роки тому

    Mansha Allah

  • @shukraanmohamed4129
    @shukraanmohamed4129 3 роки тому

    .masha allaah

  • @katheejakatheeja5528
    @katheejakatheeja5528 3 роки тому

    Masha allaah

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 роки тому

    Mashallah Barack Allah feek sheikh.

  • @najahlifestyl1849
    @najahlifestyl1849 3 роки тому

    Masha Allh

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 Рік тому

    Masha alllah culimadeena allah ha inoo daayo

  • @fadumohassan1192
    @fadumohassan1192 3 роки тому +7

    Mansha Allah goobtaaba igu socota ani tolow waaxagee❤❤❤❤

  • @maryamashiikh317
    @maryamashiikh317 3 роки тому +1

    Maasha allaah maasha allaah illaahay ha idin xiftiyo shuyuukhunaa

  • @asiyahussein8493
    @asiyahussein8493 3 роки тому +1

    Mashalah

  • @aadanhaajikatiin4758
    @aadanhaajikatiin4758 3 роки тому +1

    Masha Allah jazaakallaahu kheyran sheikh umal

  • @sundusali8434
    @sundusali8434 3 роки тому +4

    MashAllh sh.abdirashid
    Alhuma barik-hu
    Jacykala xaqiqa ah

  • @halohalo2805
    @halohalo2805 3 роки тому +27

    (MAASHA.ALLAAH ILLAHAYOOW RABIYOOW) walaalaha soomaaliyeed waa isku diin waana isku dhaqan Quluubtooda Mideey (AMIIIIN YAA RABIL CAALAMIIIN)

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 3 роки тому

    Asckm masha allaah

  • @fardusali9432
    @fardusali9432 2 роки тому

    Manshalaah

  • @abdihassan1970
    @abdihassan1970 3 роки тому +1

    Alf mabruuk inshaa alaah
    Guri barakooba inshaa alaah

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 3 роки тому +1

    Maasha allaah maasha allaah maasha allaah maasha allaah

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 3 роки тому

    Wcs wr wb jzkl kheyr sheekh illaahey ha ku xifdiyo aamiin yaa allaah

  • @Fatima-dagan
    @Fatima-dagan 3 роки тому +16

    Rasuulka alle ayaa kufaanayay saxaabada dhexdooda ilaahay jacaylka caaisha ayuu igu irzaaqay,♥
    dadna wayba kafaanayaan sidii inuu wax xun yahay; qalbi jab baa haysta xaasaska dadka.... ilaahay qalbiyadeena ha isu dumo.

    • @rahmamaxamad4991
      @rahmamaxamad4991 3 роки тому +1

      Masha allah🌹

    • @user-dv8nl9xc3y
      @user-dv8nl9xc3y 11 місяців тому

      Wuu jclyhy xaasaskiisa shiiqu ee wuu qajilayaa niyad jabkana gabdhu wxy daremayaan markay ficil ahaan kafahmaan inuu jclyn lkn sh xishonaya inuu yahay waylasocdaaan boqoradihiisu

  • @guledissa4728
    @guledissa4728 Рік тому

    M.a tabaaeakkalaaah

  • @ikraanmoha1860
    @ikraanmoha1860 3 роки тому +4

    مانشالله

  • @fardusmohamed5499
    @fardusmohamed5499 3 роки тому +1

    maashaallaah alle culimada noo xifti aaaamiiin...... tukriga nolashiisa iyo wax guryah lagu kireeyo nalasoo wadaag

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 3 роки тому +1

    Maasha allaah aaaaaaamiiiiiiiin

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 3 роки тому

    MashaAllah ♥️

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 роки тому +6

    Masha allah allah ku xaftiyo sheekh umal

  • @Hoyadey
    @Hoyadey 3 роки тому +3

    Mashallah allh inoo daayo culimadeena

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif6933 3 роки тому +1

    Mashaallah illlahey haniisharfo aduun iyo aqiiiro sheeqyadeena qalligabadan 😍😍😍😍🙏

  • @saynabaxmed5483
    @saynabaxmed5483 3 роки тому

    Mansha Allah Allah hayno dayo culimda aroskna ha barkeyo

  • @xamzamaxamed45
    @xamzamaxamed45 3 роки тому

    Masha allha

  • @guledissa4728
    @guledissa4728 Рік тому

    Allaha I din xifdo culimaddannadda

  • @shugriali7340
    @shugriali7340 3 роки тому

    Asc allah ha idinbarakeeyo inshaalla

  • @osmankadra4551
    @osmankadra4551 5 місяців тому

    MASHALLAH

  • @afjanoofficiall8407
    @afjanoofficiall8407 3 роки тому

    Mansha allaah

  • @amiirohussen4893
    @amiirohussen4893 Рік тому

    Masha allaah shekh yaa shena allow inxafid

  • @nimcofarah9014
    @nimcofarah9014 3 роки тому +1

    Aaamiiin in sha alllah

  • @AsmaAli-cm4me
    @AsmaAli-cm4me 3 роки тому +2

    Allow nin saalaxa ii sahal oo salaatul leylka ii kiciya

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 3 роки тому +1

    Mansha Allaha Allahayow nohifdii Culimada

  • @manasharif8471
    @manasharif8471 3 роки тому +7

    Dalxiis Manshaa 'Allaah iyo waana. War wadaadha in ay banambax Naladigaan yaan ba dooneyne oo Francis board iyo Qoraala Dacaayad iyo xanaaq kabuuxo Qornee see buu wax yahay. Cajiib

  • @giiretech8005
    @giiretech8005 3 роки тому

    Mashallah, waa su all wanagsan sxbta dhaman

  • @safia5954
    @safia5954 3 роки тому +1

    Maasha Allah culimada weliba sheekh yare waa ku salaamay

  • @Hoyadey
    @Hoyadey 3 роки тому +4

    Wlhi aad ayaan u jclhy culimadeena dhamaantood turkigana wan jeclhy allha iikaso inaan maruun tago

  • @shariifomohamedadan8048
    @shariifomohamedadan8048 3 роки тому +1

    ما شاء الله ألف مبروك للف الف مبروووك ❤❤❤❤💯💯💯💋

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p 3 роки тому +6

    اللهم يحفظهم جميعا شيوخنا

  • @fatmamohammad5535
    @fatmamohammad5535 3 роки тому +1

    Amiin amiin amiin 🤲🤲

  • @hodanabdi789
    @hodanabdi789 3 роки тому +1

    Masha Allah xafiduhhullah culimadanada sharafta leh masha allah

  • @gardhaale
    @gardhaale 3 роки тому +1

    Allow barakee culimada iyo dhamaan akhyaarta meesha ku kulantay

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 3 роки тому +1

    Illaahey ha noo xifdiyo culumada dhamaan too aamiin yaa allaah

    • @zakaramahmud7673
      @zakaramahmud7673 Рік тому

      aamiin yaarabbi🥰🥰💯💯🥰🥰🥰🥰💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯🥰🥰🥰🥰💯💯💯🥰🥰🥰💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰💯💯🥰🥰🥰💯💯💯💯

  • @fartunmahamed6576
    @fartunmahamed6576 3 роки тому +1

    Allahuma aamiin

  • @anizacali4729
    @anizacali4729 3 роки тому +4

    Allah isku barakeeyo qoyskas islaamka kusoo biiray jacaylka rasmiga wa bacda zawaaj

  • @ruqiyoabdulle8470
    @ruqiyoabdulle8470 3 роки тому +1

    Amiiin yaa alaah

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 3 роки тому +14

    😂😂😂😂 sheq umal caashaq mataqanido kkkkk

  • @SS-gx5zg
    @SS-gx5zg 3 роки тому +13

    Masha Allah culimadeenii ilahay haydin xafido aniga sheekh umal ha laygu daro haduusan wali xaaskii afaraad gaarin😍😍😍

    • @bushrohabi9489
      @bushrohabi9489 3 роки тому +1

      Hhhh

    • @amransuper431
      @amransuper431 3 роки тому +1

      S a
      Kkkkkkk labo xaasle San jacel aqoonin
      Weeye ee ka carar wax ka helimeyside

    • @qAbzzz
      @qAbzzz 3 роки тому

      Ma sha Allah

    • @caashacaasha9330
      @caashacaasha9330 3 роки тому

      Kuyaac walaal waadka faaidi diin baalagugudhiqiye

    • @noorkheire8043
      @noorkheire8043 3 роки тому

      Inshaaa Alllaaah 😍😍😍😍😍😍😍 hambalo

  • @zeinabmohamed1224
    @zeinabmohamed1224 3 роки тому +2

    mashaa Allaah tabaaraka llaah culumadeena
    Yaa sheeykhanal faadil Sh Umul min qeeyri jaceel siddeed ku guursatey haweenka
    taasi waa xishood
    Allaah haku barakeeya

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 роки тому

      Caashaq ima galin, waxaan rajeynayaa inuu ULA jeedo Shukaansi iyo sheeko wadaag. Ee waxaa dhici karta inuu guursaday kadibna sida caadiga LA isjeclaaday.

    • @commonsensebornandraise8451
      @commonsensebornandraise8451 3 роки тому

      Haa walaahi. Ama la siiyay, isna aqbalay oo sidaa ku guursaday. Aysan mariin, sheeko badan iyo shukaansi. Sidaan u fahmay, guurka ka hor buu ka hadlaya wax cashaqa ima soo mariin .badana dadku cashaqay ka sheekeyaan waa guurka ka hor isna sidaas ayu ula jeeda. Ilahay ha inoo xifdiyo. Dad baa durtaba hadalkiisi xumaan u badalay

  • @zakaramahmud7673
    @zakaramahmud7673 Рік тому

    maasha allaah🥰💯💯🥰🥰🥰💯💯💯💯🥰💯💯🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰🥰💯💯💯

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 3 роки тому +27

    Sheekh umal waanin Adag kkkkk caashaq waawa fek 😁🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Stoover_capon
      @Stoover_capon 3 роки тому +2

      😂😂

    • @abdikarinalihashi9777
      @abdikarinalihashi9777 3 роки тому +5

      Sheikha reerkiisa inuu aad u jecel yahay shaki kima jiro anagoo dhana sidoo kale jacaylkuna sidiisaba wuxuu yimdaa guurka ka dib .lakiin waxaan hada dhalinyaradu wado jacayl ma aha .kkk

    • @hyassin4276
      @hyassin4276 3 роки тому

      sheikha wa runti wa mad-habta (salafiga )wax majecladan ee iyaga la jeclada wbt...

    • @safiyoadambadal1875
      @safiyoadambadal1875 3 роки тому +1

      Runtuu ka hadlay sheikh umal😅🤣

    • @caydaruuscabdilaahi8876
      @caydaruuscabdilaahi8876 3 роки тому

      @@safiyoadambadal1875 s66

  • @nimcobeauty2074
    @nimcobeauty2074 3 роки тому +1

    Allah haydin xafido dhamantiin sheikhs

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 3 роки тому +3

    Mnzh Allh

  • @zahramusa3900
    @zahramusa3900 3 роки тому

    🤩🤩

  • @fartuushahmed2163
    @fartuushahmed2163 3 роки тому +1

    msha alh shikh cabdirashiid ali suufi❤️❤️

  • @SomCooking
    @SomCooking 3 роки тому

    Maasha allah cabdi raxmaan arab odayaasha suaal uga naxsatay

  • @aragsan123
    @aragsan123 3 роки тому +3

    Inanka Sheikh Xambali midigtiisa fadhiya magaciisa igu caawiya ma single baa qaraabo.

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 3 роки тому +4

    Masha Allah culimadena somaliyed illahay haani hifdhiyo arooska neh waxan idin leynahay isku waraa aulad khayreysan illahay haani Kala siiyo amiin yah allah

  • @sacdiyaosman6455
    @sacdiyaosman6455 3 роки тому +1

    Mansh Allah hambalyo hambalyo meher qerqabo Insh Allah gurkina hawaro Insh Allah

  • @rahmaabokor2045
    @rahmaabokor2045 3 роки тому +4

    Shiikha quranka qariyay Masha Allah Allah bless you very beautiful voice Masha Allah 👍

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 3 роки тому

    Allow culumada barakeey

  • @zakaramahmud7673
    @zakaramahmud7673 Рік тому

    🥰🥰💯

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 3 роки тому

    Masha allaah ilhy culumada ilhy hano xifdiyo

  • @yaxyaxayaakalaah6038
    @yaxyaxayaakalaah6038 3 роки тому +3

    Maashaa Allah Allaah janadda hanagu kulmiyo.