КОМЕНТАРІ •

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 2 роки тому +5

    Maansha allah nasiib badanaa qofkii uu ka soo qaybgalo arooskiisa ama meherkiisa sheekh cabdirashiid ali suufi Maansha allah ilahay ha isku barakeeeyo reerka

  • @jibriiljuba4693
    @jibriiljuba4693 3 роки тому +11

    Mansha Allah yaa Allah mar uun ila kulansii shiikha Al muqri Cabdirashiid Sufi, hana idilin anoon ku dabo tukan shiikhaas waliba anaan noqon saaxiib marwalba wada jooga aaamiin ii dhaha walaalayaal.

    • @sidra6108
      @sidra6108 3 роки тому +3

      aamiin aamiin

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 роки тому +1

      Aamiin yaa rabbi.

    • @fardowsacabdullahi8249
      @fardowsacabdullahi8249 3 роки тому +1

      Qofkii wax qeyr eh tamaniya badanaa wuu hellaa wallakey waadna heli i.a

    • @salmohussien3294
      @salmohussien3294 3 роки тому

      Amiin ya rabii

    • @mohasiad6639
      @mohasiad6639 2 роки тому

      Amiin aniga adiga isku niyad aya nahay wll allaha nala kulan siiyo sheikheena an jecelnahay

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 3 роки тому +3

    Mamsha allh sheek abdirashariid alaha ku xifdiyo wa qof aad u wangsan wa nin mel walba ka dhisan. Aakhiradiisa iyo aduunkiisa wuu kaftama wu ka qosliya dadka agagarkiisa joga ma ahan qof xidh xidhan aakhro iyo aduunba ilahay raali haka noqdo qoysaskas u shiikh u isku maheriyey ilahay ha barakeeyo ilahay shaydaanka haka qabto

  • @xafsosharif3513
    @xafsosharif3513 3 роки тому +5

    Wlh dar ilaah ayaan u jeclahay lawadan sheeq sheq c/rashid iyo sheq Xasan al wajid ilahow janada nagu wada kulmi amiin

  • @halimaabdulkadir7254
    @halimaabdulkadir7254 3 роки тому +7

    Hamblyo suleyman eedo mcn wan ku faraxsanha guurkada rabi haku barakeeyo rerka cusub eed yaglelshey mabruuk alfu mabruuk wilkeyga

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 3 роки тому +5

    Masha allah qurux badana diinta iyo culimadu
    Allah haysu barakeeyo qoyska
    Scw

  • @fardowsomuhuyadin6339
    @fardowsomuhuyadin6339 3 роки тому +26

    Maasha allaah tabarakalaaah allaaha subxana watacalaa ha idin wada xafido yaa rabii♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤♥️♥️❤💜💜💙💙💙💙💚💚💚💚💚

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому +2

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

    • @aaminaomer5102
      @aaminaomer5102 3 роки тому

      Maansh alàa ilaahay barkeeyo

  • @salwaahmed1397
    @salwaahmed1397 3 роки тому +4

    ماشاءالله تبارك الله
    ألف مبروك ألف مبروووك حبيبتي قلبي فردوس عبد الله وأخي سليمان
    بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير
    🌷🎉🌸🎉♥️♥️🌷🎉♥️🎇♥️🎉💖

  • @salmandhuxul591
    @salmandhuxul591 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 Рік тому +1

    Dadna yagleelka gurigooda fanaanin iyo dad bilaa macniyay ka wacdan dadna shuyuukhda masha allah kala barako badan kalana nasiib wacan guurarkasi nin hees lo qaday iyo nin kalaamka rabbi laga akhriyay loona duceeyay mansha allah wxa laga yaba kuwa kharashku ka baxo e fananin wacda in anay helin qof habeenka u duceeya e macsi lagu furfurto allahu akbar

  • @naanii1878
    @naanii1878 3 роки тому +3

    Masha Allh Meshan waxan Hambalyo Ugu dirayaa Gabadheyda Marna Saxibtey Fardows Cabdulahi Cabdi iyo Seygeda Suleymaan Waxan idin leyahay Hambalyo Gurkina Guur kheyr Gurigina Gurinagi Gulloow kayeeel

    • @hiboosman8607
      @hiboosman8607 3 роки тому

      Abyo adga istnbuul.miyaa jgtaaa mshllh

    • @naanii1878
      @naanii1878 3 роки тому

      @@hiboosman8607 Maya Abayo

  • @alihamud322
    @alihamud322 3 роки тому +3

    When you become friend with Quran your heart will become so soft that you can crack a joke.

  • @TOOSHWEYNETV
    @TOOSHWEYNETV 3 роки тому +6

    In case you want to know something important! hoos fiiri 👇....
    Mahadsanid madaama aad halkaan soo gaartay kheyr baan Kula doonayaa wll channelkeyga soo booqo inshaa Allah.

  • @nimcomohamed8510
    @nimcomohamed8510 3 роки тому +3

    ماشاء الله تبارك الله
    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير👏👏👏👏

  • @qalbiinahassaninahassan8079
    @qalbiinahassaninahassan8079 5 місяців тому +1

    MashaAllah tabaraAllah

  • @user-wp7rq7ix4k
    @user-wp7rq7ix4k 3 роки тому +3

    ماشاء الله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير ❤❤❤

  • @abuuhureyramedia6032
    @abuuhureyramedia6032 2 роки тому +2

    Masha allaah

  • @mumjamadciise2225
    @mumjamadciise2225 3 роки тому +3

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير 🤲

  • @nimoyusuf2588
    @nimoyusuf2588 3 роки тому +5

    Manshallah allah tabarakala illahay ha isukiin barakeeyo ,Bala anigana oday wanaagsan igasoo radiya oo 60 jira

  • @abdul-faysalal-hassany5949
    @abdul-faysalal-hassany5949 3 роки тому +1

    Masha Allah... Barakallah wabarik caleykum.. From Kenya

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +1

    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
    Ilaahay ha barakeeyo qoyska cusub
    Suleiman Iyo walashay Fardawsa, isku waara abid, ubad khayr qaba kala hela❤

  • @halimohaji2222
    @halimohaji2222 2 роки тому +1

    Masha Allah tabaraka Allahu tacala

  • @sahramaxamed4607
    @sahramaxamed4607 3 роки тому +1

    maansha allaah tabaarakallaah hambalyo allaha isku kiin barakeeyo waxad dhisteen qoys muslim ah ubad khayr qaba

  • @sahraabdulaahi8339
    @sahraabdulaahi8339 Рік тому +1

    allahaa barakeeyo qoyska cusub

  • @alihamud322
    @alihamud322 3 роки тому +3

    I want point out on thing: shiekh waji shouldn't recite before sheik ali Sufi. He should have let the sufi recite before him. We should respect the people that came before us.

  • @abdirazak.a8336
    @abdirazak.a8336 3 роки тому +3

    Mansha allah alfa mabruuk allow isku barakeeh😍💙

  • @sowdaciise890
    @sowdaciise890 3 роки тому +6

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @drsasmahajjy1496
    @drsasmahajjy1496 3 роки тому +4

    بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير 👏👏🎉🎉🎊🎊🎊🎊مبروووووك زواجهما

  • @mariahassa
    @mariahassa 3 роки тому +2

    Masha allh hanbalyo walshey fardaws iyo wll sulayman Allah isku kin barakeyo

  • @hanaaraxman7352
    @hanaaraxman7352 2 роки тому +1

    Maansha allaah

  • @mohamedqalinle9257
    @mohamedqalinle9257 3 роки тому +1

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فى خير مبروك ألف مرة

  • @aminaabdikadir12
    @aminaabdikadir12 3 роки тому +2

    Manshllh hambalyo wilkayga edo mcn sulaiman adan iyo fardws allaha idin kadhigo rerki dhisme nagada❤❤❤

  • @SadiaSadia-hv4jt
    @SadiaSadia-hv4jt 3 роки тому +1

    Manshaallh hambalyo ayaan idin leeyahay eedo and ayeeyo بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير ألف مبروك مبروك مبروك مبروك مبروك مبروك مبروك مبروك مبروك مبروك مبروك 💑💓💓💓

  • @mohamedibraahim3646
    @mohamedibraahim3646 3 роки тому +2

    Mnch Allh. Alle haysku kiin daaYo caruuzka & caruuzada. ♥️🤲. Wxan kaloo aan uga helaY ShEikH cabdi Rashiid Cali zuufi. Kaftankiiza mnch Allh. Zheikh Alle labada daarood. Farxad waaaRta haku ziiiYo

  • @ugasohajicooking7502
    @ugasohajicooking7502 3 роки тому +2

    Mansha allaah tabaarakallaah allaah isku baraleeyo walaalkey suleymaan iyo gabdhaan eedada u ahey sheekh fardows isku waara

  • @abdifatahismail5632
    @abdifatahismail5632 3 роки тому +2

    Masha allh
    Hambalyo
    Guur wacan abayo iyo abowe
    Allaha idin barakeyo aroskiina
    Insha allh

  • @fadumofaarax6371
    @fadumofaarax6371 3 роки тому +1

    Masha alh ale haysku barakeyo qoyska somaliyed culumdas ale habarakeyo runti wala faraxnay wlladyadas

  • @faisomohamed1860
    @faisomohamed1860 2 роки тому +1

    mashaaallah. ILAAHAYOW. isku barakeey

  • @salmamoha1871
    @salmamoha1871 2 роки тому +1

    ManshaAllaaaaaah☺️☺️❤️❤️👌

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 3 роки тому +1

    Mnsha Allah ilahay wadanka barwaaqo hanoogadhigo aamiin

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому

    JazakAllah khayr walalo Axmed

  • @naimaabdikarim9957
    @naimaabdikarim9957 3 роки тому +3

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما فى خير

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @yurubnoloshaqlsmaxamed8187
    @yurubnoloshaqlsmaxamed8187 3 роки тому +1

    masha allah masha allah ilaahy haysu barkeyo

  • @user-uf5wk3de5v
    @user-uf5wk3de5v 3 роки тому +2

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير او بالخير

  • @sacdaabdirahman9465
    @sacdaabdirahman9465 3 роки тому +2

    M.a m.a m.a m.a hnblyo hnblyo wllkey iyo wlshy isku waara oo umd qayr qabo kala hela ❤❤❤

  • @abdirashidadow3765
    @abdirashidadow3765 3 роки тому +1

    MashaAllah.....Iskuwara,ubad barakeysa Ilahey ha insiyo

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому +1

    Alleh haysku barakeyo

  • @fathahassan8657
    @fathahassan8657 3 роки тому +1

    Badu. Waa. Nimcooyinka. Ilaahay. Guurkuna. Waa. Nimco. Inshaaĺlah. Barako

  • @anabogle9536
    @anabogle9536 3 роки тому +3

    Mansha Allah tabarakalah

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 3 роки тому +1

    masha Allh Hambalyo Mesha Kaftan ba ka dhacy shekh Cabdu Rashiid

  • @zahrabeauty4083
    @zahrabeauty4083 3 роки тому +2

    MASHAA alaah tabaarkalaah barakalaahu lakalama jamaca baynakum fikhayr

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @umu.1234
    @umu.1234 3 роки тому +1

    بارك الله لهما وبارك عليهما وجمع بينهما في خير 🤩🥰

  • @rahmamohamed3614
    @rahmamohamed3614 3 роки тому +2

    Masha allaha Tabarakalah

  • @sacidfaruuq9922
    @sacidfaruuq9922 3 роки тому +2

    Masha Allah

  • @nafisaabdicasiis1724
    @nafisaabdicasiis1724 3 роки тому +1

    ماشاالله بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

    • @aweyscali5339
      @aweyscali5339 2 роки тому

      بارک الله لکما وبا رک علیکما

  • @daganabdi4551
    @daganabdi4551 3 роки тому +1

    Mashaa allah hambalyo hambalyo alle haidin barakeeyo

  • @rowda318
    @rowda318 3 роки тому +3

    Mashallaah

  • @xabiibaaxmedibrahim1398
    @xabiibaaxmedibrahim1398 3 роки тому +2

    بارك لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير مبروك ألف مبروك

  • @suleimaninmaa7422
    @suleimaninmaa7422 3 роки тому +2

    Machaallah

  • @nasteexoshariif673
    @nasteexoshariif673 3 роки тому +2

    Maasha allaah waa laguu duceeyey allahaa kuu aqbalo aaaaaammmmmmiiiiiin

  • @maaknanuur2590
    @maaknanuur2590 3 роки тому +2

    Maasha allah tabaarakallah allaahuma baarik

  • @ayaandiamond4082
    @ayaandiamond4082 3 роки тому +1

    Masha Allah hambalyo mahar wacan💐💐💐🌹🌼🌷

  • @inaabdi4924
    @inaabdi4924 3 роки тому +2

    Mashaallah sasan raba inan lay meheriyo😪😪😪❤

  • @xabiibaaxmedibrahim1398
    @xabiibaaxmedibrahim1398 3 роки тому +2

    Mash alh alh barakeyo gurka

  • @laylasiman6307
    @laylasiman6307 3 роки тому +1

    ماشا ء الله تبارك الرحمن الله يحفطك

  • @aaminoyasiin3741
    @aaminoyasiin3741 3 роки тому +1

    Masha alh shaykh alwaajidi qur anka sodonka jus noo duub codkaga wan jecelnhy masha alh

  • @ruqiawx2321
    @ruqiawx2321 3 роки тому +1

    Maa sha Allah

  • @nasracumar7560
    @nasracumar7560 3 роки тому +2

    Masha alah waaxaflad tii ugu qorox bad need iyo nikax ale ha iso keen bara keyo❤❤❤❤❤💋💋💋

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 роки тому +14

    Masha allah illah ha barakey arooska iyo aroosada waa dad aad iyo aad u duceysan maxaa yeley waxa arooskoda ka qebgaleen culumadii somaliya iyo caalam laga yiqaney waliba aad loogu duceyey masha allah inta ku faraxdey isoo boqda eena isara subscribe iyo like kher illah ha idin siyee

  • @brightsidesomali4841
    @brightsidesomali4841 3 роки тому +3

    ماشاءالله تبارك الله

  • @FaadumoMaxamuud-t7e
    @FaadumoMaxamuud-t7e День тому

    Maa shaalaah❤❤😊❤❤😊❤❤❤😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @FtnAbdi
    @FtnAbdi 3 роки тому +1

    Masha allah tabarakalah

  • @hoodonimcan8901
    @hoodonimcan8901 3 роки тому

    Maasha Allah wll

  • @fardowsaosmanabdi7703
    @fardowsaosmanabdi7703 3 роки тому +1

    Mnshlh hampalyo walshy fardowsa &suleyman allha idin barakeeyo
    Mapruuk alfa mapruuk

  • @zaadudiinislamic8468
    @zaadudiinislamic8468 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 3 роки тому +1

    Masha allh

  • @abdirahmandekanemohamed6408
    @abdirahmandekanemohamed6408 3 роки тому

    Mnsha allh baraka alllh akhii wa ukhtii

  • @abdullahiosman9714
    @abdullahiosman9714 3 роки тому +1

    MashaALLAH ........

  • @aminaabdi1295
    @aminaabdi1295 3 роки тому +1

    Mashallh habalyo habalyo ❤❤allah kadhigo guur kiin guri khera

  • @halimoburale4624
    @halimoburale4624 3 роки тому +1

    Masha Allah ilahay barakeyo reerka cusub

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 роки тому +3

    Mash Allah sheikh Cali suufi iyo xirtiisa arooskane waan hambalyeenayaa

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

    • @samsam6019
      @samsam6019 3 роки тому

      @@asmaabintmohamed8429 ok wallaaky m.a illaahy haidin lagarab galo faafinta diinta io wixi dhib ah idinku so wajaha

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      @@samsam6019 Aamin Aamin walal Jazakallah kheyr

  • @naanii1878
    @naanii1878 3 роки тому +2

    Aamiin yarabi

  • @fadumomohamed7323
    @fadumomohamed7323 3 роки тому +1

    Masha Allah Allah ha idin xafido

  • @ayanawil5024
    @ayanawil5024 3 роки тому +1

    Masha Allaah, Ilahay isku barakeeyo

  • @abdikadirmukhtar941
    @abdikadirmukhtar941 3 роки тому +1

    Mashaallaah

  • @hibonuura7850
    @hibonuura7850 3 роки тому +1

    Mnsha allah xafiidullah culmaden💖💖💖💖💖💖

  • @fartoonosman9260
    @fartoonosman9260 3 роки тому +1

    Masha allah habo mcn ılahay haa isku kiin barakeeyo habaliyo habaliyo waan jaceyla inan kaqeybgalo lkn waan kalla fooganay lkn alx sii qurux badan ayu udhacay masha allah aliif mara mabruuuk

  • @fadumaosman2427
    @fadumaosman2427 3 роки тому +1

    Mabruuk allf allf mabruuk Sulaymaan Aadam guurkaaga Allaha barakeeyo 🎉🎉🎉🌹

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 3 роки тому +2

    Masha allah hambalyo xabibtii fardawsa iyo sharfane wiilkayga sulayman

    • @asmaabintmohamed8429
      @asmaabintmohamed8429 3 роки тому

      Asc walal waxaan kaa codsanaya in aad i soboqoto kanalka Kheeyr ka Ayaan Ku faaf'fiyaa walal Subscribe Saar waxeey noo tahay Dhiiragalin .

  • @aminokahiye4089
    @aminokahiye4089 3 роки тому

    Masha Allah Baraka Allah

  • @rodaarab4122
    @rodaarab4122 3 роки тому +1

    Aamin aamin mabruk mabruk Jakalah suxufi axmed

  • @Nnn-oo2od
    @Nnn-oo2od 3 роки тому +1

    Masha allaah alle haisku barakeyo♥️♥️♥️

  • @rosqoemaher8424
    @rosqoemaher8424 3 роки тому +1

    مبروك ألف ألف ألف مبروك💖

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 роки тому +2

    Aamiin Aamiin Yaa rabi

  • @shukri4250
    @shukri4250 3 роки тому

    Ma sha Allah

  • @abomahir3828
    @abomahir3828 3 роки тому

    Masha Allah Mabruuk

  • @zakiyaxasan3620
    @zakiyaxasan3620 3 роки тому +1

    Mashaa alaah guri barakeysan walaahi meher qeer badan waaye

  • @xayawaanada2207
    @xayawaanada2207 3 роки тому +2

    Ahmedshakir awil wll aad baad umahadsan tahy marka hore so gudbintaada wangsan, tan xigta page kaaga Facebook ga ayaan kaala so hdlay wax jwb ah kaama hayo arin muhiim ii ah ayaan kuso qoray.. wll fiiri ado mahdsan, Team ka channelka Kalshaale adinka fadlan Ahmed shakir iga sii gaarsiiya fariintan haduu asigu aqrineyn Comment ga... baaraka allah..

  • @farxiyoali2615
    @farxiyoali2615 3 роки тому +1

    Msha allh guur qer wllka walasha Muslim ka wa jecla san camal sheikha ino jogo lkn wa dhacy maherkega marhore illhey ha na iskikudayo anago dhan Muslim ❤️ olad bariya baryen

  • @erfg2538
    @erfg2538 3 роки тому +1

    Maashaa allaah