Qisooyin Qosol badan (kaftanka culimada)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • #Dacwamediacenter
    #Subscribe#like

КОМЕНТАРІ • 223

  • @FartunOmar-sp7hm
    @FartunOmar-sp7hm 5 місяців тому +51

    Subxaanalaah ilaahay ha ina xiftiyo culimoda sharafta badan aduunyada fitnadeeda ilaahy hainaga badbaadiyo aqirana janada hainagu kulmiyo❤❤

  • @Qorsul
    @Qorsul 6 місяців тому +6

    Wahaabiyo maxeey been umada ku dhuren kan cilmi u raadsada ka liito

    • @Sunari41Cabdi
      @Sunari41Cabdi 6 місяців тому +1

      Jahil nimada iyo xiqdiga alaha ka saaaro wa waxa dhacah waxay culimadu ka hadlayan shaydan aya tahay Ord muslimka afkaga ka ilaasho

  • @CabdiMuse-rj2kw
    @CabdiMuse-rj2kw 3 місяці тому +2

    🤣🤣😂😂😂😭😭😭😭😭😅😅😅😮😮😮😢😢😢

  • @ShMustafeCabdi
    @ShMustafeCabdi 2 місяці тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 місяці тому +17

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 6 місяців тому +15

    💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليكم علماؤنا الكرام 💝
    💝🌴 اللهم يعزكم و يحفظكم و يسعدكم و يبارك فيكم جميعاً عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    شكراً جزيلاً لمحاضرة و قصص مضحكه و مفيدة جداً
    و جزاكم الله ♥️ الجنة الفردوس الأعلى ❤
    💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا
    و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب
    و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه
    و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 6 місяців тому +11

    ‏اللهم إنك حسبي ووكيل وقوتىاللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد في الاولين
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد في الآخرين
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد في كل وقت وحين
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد في الملأ الأعلى إلى يوم الدين
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد.ان الله يعلم ما السماوات والأرض واختلاف اليل والنهار والفلك التي تجريهاللهم صلي على محمد وال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمدومن يتوكل على الله فهو حسبه.ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما هو الله لا إله إلا هو الملك القدوس السلام المؤمن المهيمن العزيز الجبار المتكبر سبحان الله عما يشركونحسبن الله سيو تنا الله من فضله و رسوله انا الله راغبون لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه الله لا إله إلا هو الحي القيوم لا تأخذ سنة ولا نوم له ما في السماوات والأرض من ..............استغفرالله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب واتوب استغفرالله allah araxmaan allah arxiim allah almailik allah alqudus allah alsalaam allah almumino allah muhimاللهم الو كيل حسبي وقوتيradiitu bilaahi raba wabil islaam diina wabi Muhammed salaahu caleyhi wasalim Nabiyaaaallah araxmaan allah arxiim allah almailik allah alqudus allah alsalaam allah almumino allah muhimاستغفرالله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب واتوب استغفرالله لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم الله لا إله إلا هو الحي القيوم لا تأخذ سنة ولا نوم له ما في السماوات والأرض من ..............حسبن الله سيو تنا الله من فضله و رسوله انا الله راغبون سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم واتوب اليه هو الله لا إله إلا هو الملك القدوس السلام المؤمن المهيمن العزيز الجبار المتكبر سبحان الله عما يشركونان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الذين آمنوا صلوا عليه وسلموا تسليما ان الله يعلم ما السماوات والأرض واختلاف اليل والنهار والفلك التي تجريهاللهم صلي على محمد وال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمدومن يتوكل على الله فهو حسبه.اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد في الاولين
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد في الآخرين
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد في كل وقت وحين
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد في الملأ الأعلى إلى يوم الدين
    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين انك حميد مجيد.radiitu bilaahi raba wabil islaam diina wabi Muhammed salaahu caleyhi wasalim Nabiyaaaاللهم الو كيل حسبي وقوتياللهم حسبي وقوتي‏اللهم إنك حسبي ووكيل وقوتى‏اللهم إنك حسبي ووكيل وقوتى‏اللهم إنك حسبي ووكيل وقوتى‏اللهم إنك حسبي ووكيل وقوتى‏اللهم إنك حسبي ووكيل وقوتى‏اللهم إنك حسبي ووكيل وقوتىاللهم الو كيل حسبي وقوتياللهم اوقوتياللهم الو كيل حسبي وقوتي

  • @MaxamuudCismaan-os9ps
    @MaxamuudCismaan-os9ps 3 місяці тому +1

    waxaa yaab leh niman culumo sheeganaya oo cabdirshiid dahab shiil hotel hargeyso ku yaal la yiraahdo hotel maa.muus uu ku xaraysto oo wax kasta oo xun ku waas oo uu ka soo uruuriyo laascaanood iyo buuhoodle

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 6 місяців тому +39

    Subxaanalaah culimadiibaa halkan kudhan ilaaheey ha idin xafido aduun iyo aaqiro

  • @Deeqohussen-v3l
    @Deeqohussen-v3l 3 місяці тому +3

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم وسلم الله الله وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @WaissIsman-fz7cv
    @WaissIsman-fz7cv 5 місяців тому +6

    Waa yaab naagtan ilahayow wa kiyamoo
    Sidaan aduya dans wali ma dhicin

  • @RashidaAbiib
    @RashidaAbiib 6 місяців тому +11

    Mash lalahy

  • @naima5863
    @naima5863 6 місяців тому +9

    Maba qabi karaan waa baadiyo subxaana laah

  • @DeeqoAhmed-w8j
    @DeeqoAhmed-w8j 2 місяці тому +4

    Waa caloll xumo culumadii lalaayay ayaa illaa hada laga dagi wayay allow unaxariiso😢😢😢😢

    • @abdikarimhassan5074
      @abdikarimhassan5074 2 місяці тому +2

      Waa halkey somaliba ku kala yaacdey wixi dilka culimada ka danbyey rabshado iyo dagaal uunba socdey 😢😢😢

  • @qumeiniahmed6437
    @qumeiniahmed6437 8 місяців тому +29

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 3 місяці тому +1

    Weyba Sacbinayan meshu ma shineemaa

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 6 місяців тому +5

    Sheekh Dirir intaas la qoslaayey ee la kaftamaayey marna xitaa ma uu smile garaynin, markii uu hadlayna wax laga yaqyaqdoodo oo aanu ahayn inuu bulshada la wadaago ayuu sheegay, inuu iska aamusnaado ayay ahayd......!!!!.

    • @AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame
      @AwoMohamedAbdirahmaanAwomohame 6 місяців тому +2

      Shaydaanbaa kaa dhex hadlayaa subxaanallaah

    • @Sunari41Cabdi
      @Sunari41Cabdi 6 місяців тому

      ​@@AwoMohamedAbdirahmaanAwomohamewalhi dadka qar ayad la yabaysa shaydanka iyaga ka daran bal fiir halkay ku fakarayso subxanlah

    • @mohamedabdi9233
      @mohamedabdi9233 4 місяці тому +3

      War sheikha kaxishow wll لا حول ولا قوة إلا بالله

    • @Mashallahxd
      @Mashallahxd 4 місяці тому +3

      Qof kasto waxa ugu yaabka badna na la waydiyay wanu shegay qof walbo wuxu lakulmay waxka qaldana ma jiro

  • @mohamednor7
    @mohamednor7 4 місяці тому +5

    Masha allah culimada soomaliyeed

  • @AbdirahmanDhukulow
    @AbdirahmanDhukulow 6 місяців тому +5

    Shiikh tajidna waa tujin jertay football koox uciyaaraysay 😂😂

  • @barwaqorashiid5754
    @barwaqorashiid5754 6 місяців тому +4

    Magaca culimada waa khalad. Culimado waa kuwa komputerada sameeya, diyaaradaha. Dawooyinka, maaha kuwa yidhaah gaalada waa in la dilaa. Jihaad ku kaca oo dadka aduunka laaya.

    • @aadanyusufhassan
      @aadanyusufhassan 6 місяців тому +1

      Galada waa laleyn ale nafatey jihadku waa wajib adigunh mujrim baa tahy

    • @UgbaadAadan-to5wp
      @UgbaadAadan-to5wp 5 місяців тому

      Subxaanalh😢

    • @mohamedabdi9233
      @mohamedabdi9233 5 місяців тому

      Reer galbeedka miyaa waxaas kugu akhriyay Allah haidhin hanuuniyo .brain washing ayay dadka kusameeyen.culimadi diinta faafineysay culimo maloo yaqaano kuwa akharo aan kahadlin oo adunyadan dhamaneyso kahadla ayay culima idhin kadhigeen laaxawla wala quwata ila billah.culima waa kuwa dadka baro diinta

    • @onlinejobs8178
      @onlinejobs8178 2 місяці тому

      😂😂😂mrku qof jaahili aqoonyahan ismoodo

    • @mohamedabdi9233
      @mohamedabdi9233 2 місяці тому

      @@onlinejobs8178 Allah hasoo hanuuniyo

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker 6 місяців тому +11

    SOUBHANALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 5 місяців тому +4

    Masha allaah ilaahay darti ayan idin jeclahay culimadeena somaliyed.ilaahay janada ha inagu kulmiyo😢

  • @XassanWali-q4r
    @XassanWali-q4r 6 місяців тому +13

    Subxanalah ilahow culimada no xafid

  • @aminanur110
    @aminanur110 6 місяців тому +9

    Maa Shaa Allah

  • @06382
    @06382 5 місяців тому +4

    Subxaanalaah subxaanalaah 😢

  • @CabdiMuse-rj2kw
    @CabdiMuse-rj2kw 3 місяці тому +1

    😂❤😢

  • @Manalhaji584
    @Manalhaji584 6 місяців тому +6

    Waxaas xun lama sheego wax shaydan qaaday baad ka sheegin yaahuu wax lama sheego

  • @XayaatRajacun
    @XayaatRajacun 5 місяців тому +4

    Shiikhu waaba romantic sida aflamta hindiga isku macsalaameyna kuye❤😂

  • @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
    @Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 6 місяців тому +8

    Subaxnalah 😢

  • @umaaryousef4310
    @umaaryousef4310 6 місяців тому +8

    Amiin ya Allah

  • @KhaalidMaxamed-l4x
    @KhaalidMaxamed-l4x 6 місяців тому +8

    سبحا ن الله

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 6 місяців тому +3

    Reer Koonfur xitaa Sheekhooda iska hubsada Inta halkaas fadhida nin aan Khudba sirro mid ku qabin waa yar yahay ama ma jiraba.....!!!!.

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 6 місяців тому +9

    Sheekhaa Dameerka ku shaqaysan jiray waa LAGEND!

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 3 місяці тому +1

    Murji'o diin ma hayaan masajidka suufi ayaa maamusha kuma tukado lkn biyaha ayan ushubaa si loogu weyso qaato waa waali fahamnxumaa

    • @onlinejobs8178
      @onlinejobs8178 2 місяці тому

      Jaahilnimo weynida 😂 qof hdad wax kuhaysto ma qabiil dhan ba lagu eedeya 😂😂mrkasa nin wax sheegay iskuhaysata

  • @roodamaxamed
    @roodamaxamed 6 місяців тому +8

    Mansha Allah

  • @Dhawrsan-o8y
    @Dhawrsan-o8y 6 місяців тому +6

    Subxaan aleh aleh ayan kah magan galya 😢

  • @canabjamac7153
    @canabjamac7153 4 місяці тому +4

    Ilahay ayaan kamagangalnay

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 6 місяців тому +6

    Waa Mushkulidda reer Koonfur Khudbi sirro xitaa dad walaalo ah ayaa is guursaday.

  • @mohamednur7466
    @mohamednur7466 6 місяців тому +12

    Sheekh Cali Suufi dhashiisa Allah haydiin xafdiyo,

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 2 місяці тому +3

    Subcaanallah

  • @CabdiMuse-rj2kw
    @CabdiMuse-rj2kw 3 місяці тому +1

    😢yab😅😅😢😢

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 6 місяців тому +7

    Gabadh dheh afka hagaji

  • @HodanAadn
    @HodanAadn 5 місяців тому +5

    Xajiyo kaliga weyan masha allah

  • @toosiyeawtilmaame4354
    @toosiyeawtilmaame4354 2 місяці тому

    Aduunka waxaan ugu jeclahay CULUMADA AF SOMALIGA WAX KUSOO GUDBIYA ama ku sharaxa!!
    Oo ma jecli kuwa LUUQADAHA KALE WAX KU SHARAXA!!

  • @XuseenJamac-d8w
    @XuseenJamac-d8w 4 місяці тому +2

    Bisika bisika

  • @mohokovichmohoziano3965
    @mohokovichmohoziano3965 6 місяців тому +3

    Afar nin qabtay deh sheqow

  • @HodanAadn
    @HodanAadn 5 місяців тому +4

    Masha allah culimo aanjeclahy❤

  • @Deeqa-wb1el
    @Deeqa-wb1el 4 місяці тому +2

    ❤❤❤

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 6 місяців тому +22

    Maasha allah
    Illaahow noo
    Xafid culimada❤

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 місяців тому +14

    Ha qoslane maxad nagtan qawan ugu qabateen culumada

  • @JanoQorane
    @JanoQorane 5 місяців тому +6

    Maasha allah allah ku xafido sheekh😅😅😢😢

  • @XuseenJamac-d8w
    @XuseenJamac-d8w 4 місяці тому +2

    Subxaana laah

  • @canabjamac7153
    @canabjamac7153 4 місяці тому +3

    Ilahaw na astur subxaanalah

  • @UbaxabdulahiMohamud
    @UbaxabdulahiMohamud 6 місяців тому +11

    Mashallah our shiekhs as well as our scholars

  • @XuseenJamac-d8w
    @XuseenJamac-d8w 4 місяці тому +1

    Bisika bisika

  • @ZeinabAbdi-qx1vj
    @ZeinabAbdi-qx1vj 2 місяці тому +1

    subhana Allah ninmaka miya bedelshey afar xaas baa loogolyahay

  • @AwoMahamedhassan
    @AwoMahamedhassan Місяць тому +1

    Masha allah

  • @suleimanzain1429
    @suleimanzain1429 Місяць тому

    Benbadana sheq yashaan wey badan yihiin mDADALO AAN ILAH RALI KA AHEEN AYEEY WADAAN DIINTA KISTA AY DADKA KAGA FICANYIHIIN AYEEY WAXAY ILAH KA RALI AHEEN ISKA SHEGAYASN RAGA WAX MA QARIYO EE NAGAH AYAA WAX QARIS BADAN TASNA WAXAAD U SHEGESIIN NAGAHA AAD QABTIIN AYEEY KA CABSADAAN MARKA ADUUNKA WAX XAQA KA HADLAYO MA JIRAAN KULI WAA MUSHRIKIIN

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 2 місяці тому +1

    Sh.sufi qisada uu shegey wlhi kaas oo kale ilaahey ha iga dhigo 😢

  • @amazing-143-tamer
    @amazing-143-tamer 2 місяці тому +1

    Allaah humasali calaah muxamed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤kusali nabigaaga

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 4 місяці тому +3

    سبحانك ياإلهي

  • @AkramCabdi-ph8rk
    @AkramCabdi-ph8rk 6 місяців тому +13

    Illaahow culimada noo xafid yaarabi❤

  • @FatimaSaed-n5w
    @FatimaSaed-n5w 6 місяців тому +6

    Mshala ilahay ha barakeeyo culimada ❤

  • @SalmoCabdinaasir1
    @SalmoCabdinaasir1 3 місяці тому +1

    Wlhi waa yaab😢

  • @FarhiaOmar-ng4gi
    @FarhiaOmar-ng4gi 3 місяці тому +1

    Suxaana laaha😢

  • @LuulAdan-rs1wx
    @LuulAdan-rs1wx Місяць тому +1

    الله اكبر

  • @IxsaancaliCabdi
    @IxsaancaliCabdi 3 місяці тому +1

    Maasha alaah❤❤😊😊😊😊😊❤❤😊❤😊❤🎉

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 6 місяців тому +2

    Culimada ayaaba u daran oo waxba qarinayn. Sheegi maayo kulahaa hadana waxii dhexmaray oo dhan bay sheegayaan

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 6 місяців тому +16

    Masha allah culimada Allow noo xafid

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 6 місяців тому +7

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @NuuraAhmed-mr9yf
    @NuuraAhmed-mr9yf 5 місяців тому +2

    Subxaanalaah

  • @fadumoismail3780
    @fadumoismail3780 6 місяців тому +3

    Yaaa

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 6 місяців тому +4

    Masha Allaah

  • @NimcaanIbrahim-z1c
    @NimcaanIbrahim-z1c 23 дні тому

    Culumada soomaliyeed allow ni barke

  • @hawahassan8569
    @hawahassan8569 6 місяців тому +2

    War sheikhu maa maxay culimadu wax yalahaso kale meyna shiigi jirina waa sidii?

  • @AbdifatxaMaxamed
    @AbdifatxaMaxamed 8 днів тому

    Subhaana allaah aloonaga kori fitnadaasi aduun iyo aakhiro

  • @xasanYuusuf-w5z
    @xasanYuusuf-w5z 6 місяців тому +2

    Hhhhhhhhhhhhhh naag noolatay

  • @FaraxMaxamedCuumar
    @FaraxMaxamedCuumar 2 місяці тому +1

    مشاالله❤

  • @cabdulaahimaalin6307
    @cabdulaahimaalin6307 4 місяці тому +2

    Subxaanalah seewaxyeeshee dumarow

    • @CarfiAbdi
      @CarfiAbdi 3 місяці тому

      Dumarkoodhan maha waa qof aan ilahay kacabsanayn qofka sidaa semeya

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 місяців тому +3

    Tani waa sheekooyinkii Shibile laga sheegi jiray ee runta ka fogeyd tolow kana ma ogaadeenbaa

    • @FatumaDek
      @FatumaDek 6 місяців тому

      Sheq shibli ma aha Ogaadeen

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 6 місяців тому

      Xasbunallah wanicmal wakiil

    • @ibrahimyusuf6408
      @ibrahimyusuf6408 6 місяців тому +1

      Waxaan kuu fahmey ogadeenku iney Somalia ugu runbadanyihin.kkk

    • @XasanSaalaxmuxumed
      @XasanSaalaxmuxumed 6 місяців тому

      Maxaa kaa galay😮😮

    • @ibrahimyusuf6408
      @ibrahimyusuf6408 6 місяців тому

      @@XasanSaalaxmuxumed waxa aan layaabey waxa aad qabilka u isticmasleyso.adiga oo awooda in aad fikirkasga ku cabirto wax qabiil ka wanaagsan

  • @MaxamadMuusecismaan
    @MaxamadMuusecismaan 6 місяців тому +3

    سبحان الله

  • @umaymajaylaani3345
    @umaymajaylaani3345 6 місяців тому +3

    masha allah

  • @MaanDeeq-bb5ir
    @MaanDeeq-bb5ir 3 місяці тому +1

    Waxaas masuuliyadiisa waxaa qaadaya suufiyo

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 6 місяців тому +2

    Sxb luuqada qurxi.gabdhcsomali sh dheh

  • @hibocabdidoonyaale
    @hibocabdidoonyaale 4 місяці тому +2

    msh allh ale haga dhigo ehelul qu an

  • @MohamedDahir-hj2oq
    @MohamedDahir-hj2oq 6 місяців тому +5

    Subhan Allah, its what is going on currently in the world.

  • @Xamdaabdullahihussain
    @Xamdaabdullahihussain 5 місяців тому +2

    Mashallah

  • @Eyebee2023
    @Eyebee2023 6 місяців тому +3

    Mansha Allah our sheikhs may Allah bless them ❤❤❤

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 6 місяців тому +3

    ماشاءالله ❤❤

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 4 місяці тому +1

    اللهم يهدها

  • @sayidcali6817
    @sayidcali6817 23 дні тому

    ilahy dinidan fidnadeda hanaga bad badsh

  • @AligaffanehHassan
    @AligaffanehHassan Місяць тому

    Cheik adigo ma ficnide

  • @MasbalMaxamed
    @MasbalMaxamed Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍💕🙏❤️

  • @dearabii
    @dearabii 5 місяців тому +2

    Masha Allah

  • @DeeqaMaxamuud-x1v
    @DeeqaMaxamuud-x1v 3 місяці тому +1

    Ilaahayayawnooxafid

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 6 місяців тому +3

    Masham allah

  • @CabdiIid-c8i
    @CabdiIid-c8i 6 місяців тому +3

    Ilahaw.culimada.noo.xafid

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 6 місяців тому +4

    Wax kasta oo xun. Suufiyay kusheegaan subxaana Allah

  • @MohazAdeh
    @MohazAdeh 24 дні тому

    Wlhy waa mucjiso😢😢😢😢

  • @mamaruney4373
    @mamaruney4373 6 місяців тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤