NAXDIN Sheikh Umal oo ilinta ceshan waayay kadib suaal layaab ah ay Xaaska macalin Xaliye waydisay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 2,1 тис.

  • @GalgalMedia1
    @GalgalMedia1  2 роки тому +46

    Marka hore muuqalka dhameyso intaadan cay iyo af lagaado soo qorin. Mahadsanid

    • @sakariyejamaladam9860
      @sakariyejamaladam9860 Рік тому +2

      Midgaan maxay ka wadaa?

    • @bellasharif9501
      @bellasharif9501 Рік тому +4

      Saaxiibeey 1lacagta markaa ka qaadaneysay waxaad ugu sheekeyn jortay amaba aad ku qancin jirtay guur.2 waalidkaa ninka lugaha kuu dhaqaayo iyo meeshaa ka Keeneland dharkaan mudo 4 sano eh mexey ka dheheen 3 ma adiga iyo waalidkaaba qiyaanada ayaad ku heshiiseen hadalkiyo kooban galaas biya ah oo uu ku sii yay iska soo celi qaasaaro iyo naag la,aan ma qabata wiilkee .

    • @abshiribrahim-sd5uo
      @abshiribrahim-sd5uo Рік тому

      Midgan wa caay but anyway Anshaxa ilali

    • @shiqcabdulahi
      @shiqcabdulahi Рік тому

      @@sakariyejamaladam9860 000

    • @ahmedkhalaf3229
      @ahmedkhalaf3229 Рік тому

      Haa ninkaas lacagtaa waa in aad sidaa
      Waa kugu daaraan hadii aad ka baxday sabatii uu kuu siiyey
      Isk cunto iska bixi
      Iska qaadato iska bixi
      Iska xidhato iska bixi
      Bye bye

  • @Ahmed-hp8ov
    @Ahmed-hp8ov 2 роки тому +23

    Diintu Waxay ku Sheegeysa in aadan Cunin Ninka Xoolihiisa Haddii aadan Guursaneyn! Diintu Waxay ku Sheegeysa in aadan Balanta ka bixin!!!

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 2 роки тому

      faan baddan Naagta

    • @abdirashidabdihusein6525
      @abdirashidabdihusein6525 2 роки тому

      Asc wallal marka hore waad mahadsantahay Ninkaas waa nin qaali ah Sababtoo ah dad badan ayuu ka badbadadinayaa xaraan inay galaan gabdho iyo wiilal ba miskiin ku dhclay gabadh unbadana waan u soo joognay illaahay ha kacabsadaan waxa mihiima gabdhu marka uu xidhidhka will ay wada socdaan xadkaas gaadho mar walba inay la socdaan walidkeed si ayna fhibkaas oo Kele u Iman inay xaran tahayna wan ku racsanahay culimada gabdha soogudbisayna Marlabad ban ku salamayaa walal aad bad u mahadsantahay

    • @Abdiwhaab-e7p
      @Abdiwhaab-e7p 8 місяців тому

      Inbalan laga baxo ma.ahan dhaqan mu.min wa dhaqan munaafiq

  • @abdulqanimohamed1651
    @abdulqanimohamed1651 2 роки тому +23

    Why using the name of our caalim to seek attention and to get more viewers… how deep we have sunked as a society

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 роки тому +15

    Haduusan ku qabin siduu Cagaha kuugu dhaqayey?
    Nin aan ku qabinse maxaad Xoolaha intaa le’eg uga Cuntay?
    Qof walba Xoolihiisu way u xisaab san yihiine waxaadan lahayn si fudud ha isaga cunin

    • @Hafsuu280
      @Hafsuu280 2 роки тому

      Xooolo rageed Been been lugamacuuno eee Adeer iskadhiibi lcqta mise Naftada sii

    • @abokaraadan2506
      @abokaraadan2506 2 роки тому

      See lugaha kuugu dhaqaa nin aan ku qabin subxaan weliba way isla saxan tahay

    • @abdirisaqyusuf6839
      @abdirisaqyusuf6839 2 роки тому +1

      wll waxan aysheegayso marunbaa mise caanbay rabtaa ? midgo kulahaa midkuhu waadad sharaf leh

  • @ahmedabdikadirosman7000
    @ahmedabdikadirosman7000 2 роки тому +15

    Asc, horta wad mahadsantahay marki hore,
    Horta waxaan kuweydina lacagta ma adhiga wilka weydin jiray misee asaga Ku garan jiray, hada weydin jirtay wilka lacagta ama Daarka oo marki as weydisa as kusiinay, lacaag tas wa xaaran, lakin asaga haduu markasta lacagta ama Daarka inu kusiiya Ku garanay, xarran kugumaaha,
    Mida kale wilka waqti iyo jaceyl bas kugubixi ee walidka ma iskaqincin waysi oo madihi waysi, aabe iyo hooyo Horta wadmahadsantihin sidi as wilkan as igukenten, somajirto isweydiin aniga qaf caqli iyo Karti ama hami leh marki as iikeneysin nin as Wax as igusameyna as garaneynin,

    • @BachirWaiss
      @BachirWaiss 3 місяці тому

      Jawab Sax ah

    • @hooyoaamaguul3673
      @hooyoaamaguul3673 Місяць тому

      Horta marka hore isagaa wax waalan ahaa ninka 4 sano naag uusan qabin lacag ku daldalaya, sdarteed way ku sugtay,
      Iyaduna inay weydiiso & inaysan weydiin waa isku mid oo markay lacagta ka guraysey way ogayd inuu mustaqbal dheer & awlaad ku rabey, oo walaashiis lacagtaas u baahnayd uusanna siin jirin, sdarteed hadday af buuxa ku tiri kuma rabo oo ninkay waalidkey isiiyeen baan rabaa waqtigii uma soo celin karto ee hantidiisii ha u soo celiso si uu naag aan khiyaanayn ugu raadsado..

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 роки тому +9

    😂😂😂haduusan kuu cafin hadaad Aduunka ku bixin weysaan dhamaan. Aakhiro ayaad la or ordeeysaan hoo hoo oon lagaa qaadan lkn in badan wey cafiyaan Maasha Alaah

  • @mohamedfagadhe8606
    @mohamedfagadhe8606 2 роки тому +28

    ASC FADLAN CAYDA JOOJI MARKA HORE TA LABAAD NINKAAS WEYDIISO INUU KU SAAMAXO WAAYO KHALADKA ADAA LEH LAMAAD SOCODSIIN WAALIDKAA INAAD SHEEKO LA WADAAGTO NIN KALE TAAS WEEYAAN MASHAAKILKU INSHA ALLAH THANKS

  • @omararale7962
    @omararale7962 2 роки тому +133

    The bigger problem is dating a man for 4 year without you introducing him to your family. If really love him marriage should be arranged immediately to avoid such thing sister

    • @abdulearly6212
      @abdulearly6212 2 роки тому

      Well spoken. If it's truly love why she didn't tell him her parents.

    • @abdifarahdaqare6152
      @abdifarahdaqare6152 2 роки тому +1

      Lacagtu hadey deyn aheyd waa leyahey makey hesho bay bixineysaa .Hadii aan lagu heshiin in ay dayn tahey markii hore waxba kuma leh gabadha .waa aragtideyda

    • @mahmoodyusif1102
      @mahmoodyusif1102 2 роки тому +1

      Lacagtas

    • @mahmoodyusif1102
      @mahmoodyusif1102 2 роки тому +1

      Waxaraan

    • @mahmoodyusif1102
      @mahmoodyusif1102 2 роки тому +1

      Had ninkii. Addiiday

  • @mohameddubed217
    @mohameddubed217 2 роки тому +57

    Don’t take money if you can’t keep your promise that’s men’s wealthy.

    • @souadsiman_official9559
      @souadsiman_official9559 2 роки тому

      Lknse hadi qofku lacag asaga uu kusiyo xaran miya ilen waba isiyey ee

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 роки тому

      @@souadsiman_official9559 bilaash miyuu kuusiinaa wuxuu rabaa inaad unoqoto xaaskiisa. Hadii aad qiyaaneysid koley lacaktu xaaraan bey kaatahay. Mideeda kale raga gawadha mabaqabaane sidey kusiinaayaan lacakta. Doqonimo ayn u'arkaa

    • @ahmedshuri9694
      @ahmedshuri9694 2 роки тому

      True

    • @adaustralianking.1821
      @adaustralianking.1821 2 роки тому +1

      Tell her😂

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 2 роки тому

      @@samirzain7212 saxiix

  • @youngmariino8204
    @youngmariino8204 2 роки тому +7

    This girl wants to combine two big mistakes, 1. She took the money and time, 2. She lost his love and wealth.

  • @عبدالرحمنعثمان-ف2ض
    @عبدالرحمنعثمان-ف2ض 2 роки тому +9

    Waxaan odhan lahaa Gabadhan walaasheen ah iyo Cidkastaba , Horta ma habooneyn inaad soo fadhiisato Baraha Bulshada, waayo Xal kama heleysid baraha Bulshada hadii aan wax yar ka idhaahdo Baraha bulshada waa Faafiyaha/Baahiyaha wax kasta oo la soo dhigo , (Soomaalina waxay horey u tidhi) Ceebtaadoo Kun ogtahay Kow looma sheego oo kun iyo kow lagaga ma dhigo, Wax Af soo dhaafay afaaf dhaaf, Hadaba aniga oo Ilaalinaya Qiimaha Gabadhnimo ee aad leedahay sida walaashay oo kale, walaashay waxaan ku odhan lahaa waxaa wanaagsaneyd inaad inaad waalidkaa la tashato oo aad u sheegto wiilka xidhiidhka idinka dhaxeeyey , adiga oo waalidkaa raali galinaya taladana Gacanta ka saaraya una sheegaya siduu kuu xanaaneynayey Siiba hooyadaa waayo hooyada ayaad is fahmi kartaan xaga xogaha gaarka ah, Hadaba , Hadii ay kuu diidaan wiilkaas oo ay ku yidhaahdaan kulama rabno mid ogow Xaga diinta hadii uu ku liito iyo Akhlaaqda Diinta islaamka waa laguu diidi karaa, balse waaliku hadii ay eegaan Xaga dhaqaalaha iyo sharafta ama Madaxnimo, ogow Arintaas xor ayaad u tahay oo shareecada Diinta islaamka ayaad la tagi kartaa , Hadaba hadii ay dhacday inaad Wiilkiina Diido waalikaan Raali galiso Wiilkiina ku yidhaahdo Xoolahaygii 4 sano soo dhig, Laba ayaa loo kala qaadi
    1. Wixii Hadiyad ah uu kuu keenay isagu sida
    1.1. Dhar hadii uu kuu keenay
    1.2. Shoobin uu kuu keenay
    1.3. Iwm
    Arintaasi waa Hadiyad oo qofka laguma laha
    2. Wixii Hanti ah uu kuu keenay isagu sida
    2.1. Lacg
    2.2. Dahab
    2.3. Iwm
    Arintaas Hantida ah sideedaa lagugu leeyahay waa inaad iska bixisaa waayo shuruuda uu kugu siinayey ayaa ahayd inuu ku guursado hadii aad shuruudii ka baxday u celi lacagtiisa
    Allah markuu Rasuulka la hadlayey
    قا الله تعالي : يَا أَيُّهَا النَّبِيُّ إِذَا جَاءَكَ الْمُؤْمِنَاتُ يُبَايِعْنَكَ عَلَىٰ أَن لَّا يُشْرِكْنَ بِاللَّهِ شَيْئًا وَلَا يَسْرِقْنَ وَلَا يَزْنِينَ وَلَا يَقْتُلْنَ أَوْلَادَهُنَّ وَلَا يَأْتِينَ بِبُهْتَانٍ يَفْتَرِينَهُ بَيْنَ أَيْدِيهِنَّ وَأَرْجُلِهِنَّ وَلَا يَعْصِينَكَ فِي مَعْرُوفٍ ۙ فَبَايِعْهُنَّ وَاسْتَغْفِرْ لَهُنَّ اللَّهَ ۖ إِنَّ اللَّهَ غَفُورٌ رَّحِيمٌ
    حديث
    عَنْ أَبِي ذَرٍّ الْغِفَارِيِّ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ عَنْ النَّبِيِّ صلى الله عليه و سلم فِيمَا يَرْوِيهِ عَنْ رَبِّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى، أَنَّهُ قَالَ: "يَا عِبَادِي: إنِّي حَرَّمْت الظُّلْمَ عَلَى نَفْسِي، وَجَعَلْته بَيْنَكُمْ مُحَرَّمًا؛
    حديث
    عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه و سلم " لَا تَحَاسَدُوا، وَلَا تَنَاجَشُوا، وَلَا تَبَاغَضُوا، وَلَا تَدَابَرُوا، وَلَا يَبِعْ بَعْضُكُمْ عَلَى بَيْعِ بَعْضٍ، وَكُونُوا عِبَادَ اللَّهِ إخْوَانًا، الْمُسْلِمُ أَخُو الْمُسْلِمِ، لَا يَظْلِمُهُ، وَلَا يَخْذُلُهُ، وَلَا يَكْذِبُهُ، وَلَا يَحْقِرُهُ، التَّقْوَى هَاهُنَا، وَيُشِيرُ إلَى صَدْرِهِ ثَلَاثَ مَرَّاتٍ، بِحَسْبِ امْرِئٍ مِنْ الشَّرِّ أَنْ يَحْقِرَ أَخَاهُ الْمُسْلِمَ، كُلُّ الْمُسْلِمِ عَلَى الْمُسْلِمِ حَرَامٌ: دَمُهُ وَمَالُهُ وَعِرْضُهُ" . [رَوَاهُ مُسْلِمٌ].

    • @shadiashakir
      @shadiashakir Рік тому

      What about if he said to you waanka cafiyey? Nabsi iyo il ma noqon karta

    • @sacdiyaomar4726
      @sacdiyaomar4726 Рік тому

      Raguu waxay ku sinayan lacag adan adiga ka codsan wlhi aniga nin aya 1000$ii kenay wlhi hf ayan u celiyey saan ubaryaye raga kheyr alhaa siye dumarka ayaga lacagta laso donta calaf ayaa jira ogada

  • @Hani-eh4ye
    @Hani-eh4ye 2 роки тому +10

    Anab mansha allaah afka allaha kaama goyo waxaan dhahilay ayaaf dhah day lacag ayeey ka fakareysaa qof dhay mustaqbalkisa ku cayartay aniga waxan ahay Hooyo caruurleh weliba labanjiraa gabadheyda marabo inay wil ku cayarto ama wilkeyga saas lo xumeyo hadal iyo dhamaan hadii ayjirto sida ayshegeyso beenta badan wiilkaa waxaan dhehi lahaa bahi ama eedo ilaahey wax ka qeer badan allaha kuu sahlo

  • @omarabdi5760
    @omarabdi5760 2 роки тому +9

    It's Haram return the Money wether it's 1 shs or 100bob plus the other belongings.....if its Me you will return everything including 👞 👟 adios

  • @hudohudo5377
    @hudohudo5377 2 роки тому +14

    Allah hadii laga cabsanayo adiga qaldan waayo nin aad afar sano xoolihiisa cunaysey inaad ugu jawabto nin baa la isiiyey waa khalad ee lacagtana bixi dharki iyo cuntadii iyo ka ihiina ha cafiyo isaguna

    • @MohamedHussein-tz6qs
      @MohamedHussein-tz6qs 2 роки тому

      Walasheey anigu waxaan qabaa fikrad intaaba kaduwan wana sidan waxad inoshegtay bilowga shekada in adigu aad eheyd gabadha wax walbo losameynaye ilaa gabdhaha kale ay kamaseraan aaqirka shekadana waxad nabareysaa iney gabar kale tahay sidee lorumeystaa shekada

    • @abdisomaneabdisomane4064
      @abdisomaneabdisomane4064 2 роки тому

      Right

  • @alimali9612
    @alimali9612 2 роки тому +15

    Subhannallah rabi hanawafajiyo xaqa inlesku naxaresto waaye sidoo rabi nogo naxaristo inshallah

    • @Abdi-jn6pd
      @Abdi-jn6pd 7 місяців тому

      Ninka lagou disay iya bihin

  • @RamNawdar-rl5cl
    @RamNawdar-rl5cl 25 днів тому +1

    Hadaba ogow inta aad xaskayga ka noqonayso
    Wan kula xisaabtamaa wax walba aan ku siiyo Hadad igaga baxdo balanta Hadad ila joogto kadibna xaskayga noqoto waa halkan rabay madaxa sare ku saaran jecelkayga mustaqbalkaay😢

  • @abubakarsadiq2770
    @abubakarsadiq2770 2 роки тому +7

    Every coin we give it's counted ....why is it that ladies don't give back mjifanyie kazi ....inanyaheey

  • @salimalio201
    @salimalio201 2 роки тому +67

    I don't understand the scenario of our girls confessing CALAF as an excuse of ending up marrying different man instead of the man they were hunging around for years, and yet the girl child has the right to marry the man of her choice and our Diin has nothing to do about it, If a girl stand firm with her decision of marrying the man of her choice then the parents themselves have no right to force to their daughters in another relationship.

    • @alhassan5718
      @alhassan5718 2 роки тому +1

      Very disappointing to need for returning what you have given out that is what I can say

    • @vossbuddy7541
      @vossbuddy7541 2 роки тому

      Byhrkyhthlemyhhsyhb

    • @vossbuddy7541
      @vossbuddy7541 2 роки тому

      Syhtyhgsuhryhrijyhnyhrgyhnlyh

    • @vossbuddy7541
      @vossbuddy7541 2 роки тому

      Wyhgyhltuhyh

    • @muhsindahir8515
      @muhsindahir8515 2 роки тому +3

      Walai that’s dam true and heartbreaking

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 2 роки тому +10

    If you asked the ulamaa the public have nothing else to say

  • @dolphin1210
    @dolphin1210 2 роки тому +1

    I was waiting for sheikh umals ilinta cesheniweye

  • @abdiazizmohamed1736
    @abdiazizmohamed1736 2 роки тому +23

    Subxaanalaah wll ani waxaan kudhihi lahaa warka dhan jooji oo ninka kharashkiisa haloo celiyo ama abahaa kaqaad ama ninka lagugu darayo kaqaad waxanoo kalena umada hala soo horfadhisanin

  • @hafsamohammed6391
    @hafsamohammed6391 2 роки тому +17

    is so funny she used like his money but when he asked her back he became midgan sister pay his money back you not his women you break his heart we have to be fair as women

    • @kalagooye9200
      @kalagooye9200 2 роки тому

      Asaga muxuu u siiinayay pay back waxay .xalaal bay u tahay lacagta

    • @cartancabdulle4287
      @cartancabdulle4287 2 роки тому

      Haah wuu ku saxanyahy sababtoo ah waa hinaasey waxaa laga guutsada qofka kaliya uu dunida ku lahaa ee u hibeeyey nololshiisa hadane la soo istaagtay waa ley guusaday waa waali cass

  • @teacheribrahim2176
    @teacheribrahim2176 2 роки тому +12

    To cut the story short,,the man did very wrong for giving her money..that's why most men don't do that. It's confirmed that ladies always neglect, hate and leave those men who give them money, protect and love them. The moment you give an extraordinary love to your girl and show her that love,,,it's the end of you,, that's what I always know

    • @carabgm7335
      @carabgm7335 2 роки тому

      True 💯✅

    • @jamabashir5380
      @jamabashir5380 4 місяці тому

      The problem is the haram you are doing. Go about things the halal way, and allah will reward you.

  • @abdishakursheikh3637
    @abdishakursheikh3637 2 роки тому +37

    Using someone’s money while deep inside you know you are not going to Marry is a scam! We have seen this happen many times and all of you guys know that. It’s haram to steal someone’s property. All forms of scam is also haram! Including this one ☝🏽

    • @caliyowsalat
      @caliyowsalat Рік тому

      Cala cal kasari mayo wixi aad laqlaqeeday badeela darsaneesay iska bixi hduu wayay waxii uu rabay ma aabuu kuu ahaa bal caqli xumada Intan laeg

    • @MaxamedIsmail-c8l
      @MaxamedIsmail-c8l 8 місяців тому

      Aduu iimaan li daa maxaad rab tay inaadxoolorag usoo dhidideen aad aayar iskaqadato

    • @jamabashir5380
      @jamabashir5380 4 місяці тому

      Ineey dad ajnabi ah kala ah isla socdaan baa xaaraan ah.
      Lacag aad qof hadiyad usiisay ii soo celi majirto.
      Haduu guur rabo aabeheeduu u tagi lahaa, lacagtuna meher bey ahaan leheyd

  • @salxasale2221
    @salxasale2221 2 роки тому +2

    Legend buu ahaa
    Iska bixidee
    Qalbigaaga Ayuu kaaga iib saday soo maad nin kle siin adba

  • @MclcadeXassan
    @MclcadeXassan 5 місяців тому +1

    Iskabixi xoolaha micnaha lagusiyay xaqkumad lehena adalagurabay Adna waddaneysatay 😂

  • @dineroartslot8289
    @dineroartslot8289 2 роки тому +12

    Gabadha waxa ay leedahay kaalin loga talagalay hadii 4 sana xiriir lawaday wax yar ma ahan adigane marwalba waxad dhihi jirtay love you baby la'aan taa nolol majirta intaas waxaa kaqaali san waqtiga quruxda badan dhafarka habeenki wlhi waxaan aamin sanahy gabadha saxda kuu jacel imana leh xoola islaamed maku deg degto zabanadaan waxaa iska jira dhibaata badan gabar walba waxa ay raadisaa lacag taasina nolosha kamid ma ahan waa doqon nimo waa waqti dhumis Caqabada nololedna waa ay leedahy .Aniga waxan aqaan gabar aan jeclaaday iyadane sidoo kale farinteyda waa an sii wadi dona ila soco

  • @caydarusshariif3662
    @caydarusshariif3662 2 роки тому +14

    Maya Haddii ragga qaar ay yihiin probably weey kuu cafin lahaayeen I believe aniga waa ogahay waxa aan siiyo hase yeeshee 4 San waxa aan ku siinayey weligeey ma xasuusteen, haddise uu rabo lacagta ha dhiibo kii laguugu daray ama waalidkaa he was genuis to remember all this money may be becouse he was greedy oo naagaha wax siiyo Ragga aan waxba ku saacidin anyway go'aanku waa lacagta si tartiib tartiib ah Afar sano ku bixi haddii aad adiguna baqiil aheyn wa billaahi towfiiq

    • @khadarcaawiye5560
      @khadarcaawiye5560 2 роки тому

      WLL MA WACNA HORTA IN SAAS LAGU QAANABO IN CAFIS AYAA FIICAN
      LKN OGOW WLL XAQ AYUU U YEELANAA HADAY NOQOTO XISAAB
      WAAYO SHARCIGA ISLAAMKU MARKA UU DHAHAY HA DHAWRSANAADO QOFKU SABABAHAA AYAA LOO DIIDAYAY
      QOFKA ISLAAMKA AHNA WAA ILAALIYAY ALLE SHARAFTIISA IYO MAALKIISABA

    • @MrJimcalebadman
      @MrJimcalebadman 2 роки тому

      Talo fican ayaad sisay qofku waxisa waa uleyahay, dhibtu caruurta ay kan u dhali donto ayay asibaysa whyo qofka xaqisu melcidla ah ma dhacayo marka waa in xarifka lagu qabtay ay ushegta oo dhahda arintas ayaajirto.

    • @nafidomohammed9958
      @nafidomohammed9958 2 роки тому

      @@khadarcaawiye5560haà runtis e lacagta dhib

  • @salaxudiinalayuupi1153
    @salaxudiinalayuupi1153 2 роки тому +7

    Asc wll marka hore khalad ayu ku siyay adoon ahayn xaaskisa lacg dhan $7000 lkn haduba khaldamay gabdhu wa inay lacagta iska bixiso wxu kaaga iibsaday qalbigaga hadad qalbigagi ninkale siisay isana lacgtisi u celi oo ninkan kale ka qaad ama u shaqee nin aan xisaabtamin ninba ma aha hadad daacad tahY intaad wxaso lacaga cunaysay ayad u sheegi lahay rerkina inaan ninkas rabto oo uu mustaqbal rabo lkn wad khayanty ee lacagta un iska celi wayba yartHye aadan ladhimanine

    • @xassansaalxa7930
      @xassansaalxa7930 Рік тому

      Joog waarye fadwo bilaa cimi ah ee

    • @koorabelayo4035
      @koorabelayo4035 Рік тому

      ​@@xassansaalxa7930bilaa cilmi mahe waa sax wll culimadana sidas unbey odhanayan.

    • @CURADACABDICIISE
      @CURADACABDICIISE 6 місяців тому

      Kamaba qaato nin lacag naftu haday iga dhacayso nin aan walalkay ahayn

  • @dollnoor8447
    @dollnoor8447 2 роки тому +22

    For me i can say the man has no problem when he is asking his wealth back because the girl couldn't confuse her parents then that could have been the best solution.he already missed the love but let him not miss the money.

  • @moha986
    @moha986 2 роки тому +7

    Asc Walaal! If what you have said here is true and things unfolded as you have described. My advice is first of all both of them must repent to Allah SWT asap for engaging in a non islamic relationship. Second, to my opinion she doesn’t have to pay back anything because it sounds like the man was doing all this willingly. And lastly and very Important always obey your parents, it’s one way ticket to Jannah. Allah knows Best

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 2 роки тому +6

    4taa Sano caqligaa frozen kaanoqday miyaa ninkaaga camal leekadhigatay
    Foolxumo waaye xoolihiisii intaad
    Xaqdaro kucuntey baad hadana aflagaado ugudartay wiilkaa xoolihiisa
    Uceli

    • @mamanasra5127
      @mamanasra5127 2 роки тому

      Sax markaa xoolaha qaadaneysay inaad xisaab tanto bey aheed

  • @companions.610
    @companions.610 2 роки тому +4

    It's hard to reason with a woman..... Hada ayada waay isla qumantahay... Why take money if you can't keep the promise!

  • @Hornscope
    @Hornscope 2 роки тому +9

    Iyada iyo kuwa la midka ah ee raga ka ajaanibka la sheekaysta sanado amaba xitaa bilo, ee suuqa u raaca, ee lacag ka qaata waa danbiilayaal if iyo aakhiraba.
    Bal maxay ka wads sheekaysanayeen 4 sano? Gabadh qofkii doonayaa waa inuu waalidkeed u tago oo weydiisto.
    Shukaansiga reer xamarku waa xaaraan sideedaba, waana waxyaabaha keena sinada intaysan is guursan

    • @amirabeauty344
      @amirabeauty344 2 роки тому

      Masha allah aad iyo aad ayaan kuu gu raacaasanahay الله يهدي بناتنا وبنات المسلمين

    • @caddeadam8277
      @caddeadam8277 2 місяці тому

      Dad gooni ah baad weeraraysa shukaansiga waqtiga dheer dhalinyarada soomaaliyeed oo dhaba samaya

  • @MakoA-l1p
    @MakoA-l1p 3 місяці тому +1

    english ka ad soakraysiin ma abihiin bale

  • @cawilyare6145
    @cawilyare6145 9 місяців тому +1

    abaayo ninka ku guursan raba habixiyo

  • @dadizma3067
    @dadizma3067 2 роки тому +10

    Ight i'mma be honest with you here ...... everything in this world has a payback and everything is accountable he had showered her with his money, he loved her with all his heart he did that because of what he wanted to see her happy since she's the source of his Happiness trust me the word Love is painful really painful 😣
    How can you spend his money lavishly and being happy with it thinking you are the only one she never even bothered to just think for awhile where does her boyfriend gets the money from ?
    What if the money she's has been given by her lover was an inheritance left for the guy?
    He spend with you because he thought someday when the time is right he'll marry her
    When you love you love wholeheartedly
    We the guys are aware of (Calaf) and those kind of stuff but why do you think he spent all his wealth and spared his time with her? Ofcoz he had the hope of marrying her ......
    Why didn't she fight for his place
    Why didn't she introduced him to her parents
    Why didn't she settle down with her parents discussing what the guys has done for her
    Why didn't she tell her parents that they'll be consequences if the guy is doesn't marry her
    I swear this is not love in return
    If she loved him and cared about his feelings she would atleast do one of those things
    That guy is really strong if he kept you alive and didn't do stupid stuffs to himself
    Please pray for him don't cut him off like that it takes time for a heart to heal so be there for sometime and leave when the guy is OK
    Just an advise please to our beautiful sisters our weakness are you and that won't change a thing walahi even our prophet advised us about women
    So stop using men's wealthy and most importantly Time since this generation they say Time is money
    You can't use a heart just to get your needs
    Don't use a heart for fun
    I swear walahi there no guy will do that much for you if his mindset is to use you for LUST or stupid things
    But that guy ! Man am sure he had the mentality of marrying her
    So is either you refund his money or she marries him
    So stop only saying you will listen to your parents only and leaving a soul that you hurt you think you'll ever be happy
    Tell your parents that you love him and would like him to marry you atleast do your part for God sake
    If they reject Allah will question them in the hereafter you can force your children to marry someone who they don't want just because you earned that respect i know parents wants the best for their child ofcoz they'll listen to you eventually

    • @nouhabdillahi9569
      @nouhabdillahi9569 2 роки тому +1

      Iska celi lacagta wayo jacelkisi baad haleysay qalbigisi baad jabisay

    • @ugbadm6075
      @ugbadm6075 2 роки тому +1

      Subxanallah, you've taken "leave a comment", to another level. 🙄

    • @abuamar5517
      @abuamar5517 Рік тому

      Bravo bro 👏👏

  • @siyatosman220
    @siyatosman220 2 роки тому +7

    4 years is too long to continue talking were the parents not aware of your relationship

    • @rashidxusein4954
      @rashidxusein4954 2 роки тому +1

      Wixii yaraa ee macaanaa uu ka doo nayey haday siin wayday lacagtiisa ha u celiso

  • @engsihaamabdirahman1570
    @engsihaamabdirahman1570 2 роки тому +4

    sorry abàyo dhibkada ba ha noqotee iska radi lacagtas ilaheyna ha ku sazlo amiin

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 9 місяців тому +1

    Inaad kaqaadato ma,aheen ninka kuguurdanaya habixiyo lacagtaad.nigerianka 270 milyan saas bay udhaqmaan.

  • @fadumoissa532
    @fadumoissa532 Місяць тому +1

    Naa aduunkaan wax walba xisaabay ku socdaanne wiil xoolihiisa uu celi soow adiguba balantii kamaad bixin

  • @Ortho-Surgeon
    @Ortho-Surgeon 2 роки тому +18

    xishoo wll oo u celi waa runtii wuu ku saxsanyahay 100%

    • @mumtazdubad8839
      @mumtazdubad8839 2 роки тому

      Shale marku sinaye deyn wye mu dhahaye realy qof wanaagsan mhn

    • @cabdirashiiddubbad2611
      @cabdirashiiddubbad2611 2 роки тому

      Maxad kula socotay afarta sano in aad isguursataan soma ahayn mise qiyaali been baad usheegay say hadii aad guur ku heshiiseen waxay ahayd in ad ugudbiso reerka gabdhu raga waxay kula socdaan guur iyo gaabsi hadaad guur kuwadasocoteen waad qaldantahay waad qiyaamaysay ninkaas wuu sheektana waa lagaa rabaa

  • @mubaarighassan2799
    @mubaarighassan2799 2 роки тому +3

    Asc wll wan ku salamay magacaygu waa sharmaake xasna waa xarane bixi lacagta 😄😄

  • @mohamedibrahimhayd7622
    @mohamedibrahimhayd7622 2 роки тому +6

    Adeer wuu xisaabtamayaa runtaanu kuu sheegaynaaye Waanuu ku saxanyahy %
    Waayo waa dhididkiisii uu qorraaxda iyo dhaxantaba umaray midda aad kuqaldan tahayna waxa waxay weeye
    Marka horeba inaad ninka aad wada socotaan iyo family-kaaga isbarto ayay ahayd
    Waayo waalidkaagu hadday ogaan lahaayeen inaad nin sidaas kuu daryeelaya wada socotaan cidkaleba kugumay dareen
    IMMIKANA NINKA LACAGTIISA ISKA RAADI

    • @ubahtahir8767
      @ubahtahir8767 2 роки тому

      Adke waa caynkaa😂😂😂

    • @SOMALIBADBOY
      @SOMALIBADBOY 2 роки тому

      Wllhy runtaa sidaas ah

    • @ciidenuwaahodan
      @ciidenuwaahodan 2 роки тому

      Aabahaa ayaa. GartA. Niqi. Jirey. Iyadaa. Isla. Quman. Waa. Bilaa caqli

    • @nimcoaxmed3098
      @nimcoaxmed3098 2 роки тому

      Sister wu ku saxsanyhay wayo mahmah somali tidha xolahagu xeer hakugu jiran ama xero wxase ku wacnyd inad walidkaga u sheegto wiil sidas ku daryelanaya inad haysato lagayaba kan lagu siyey inanad daryelka ka helin hadal iyo dhaman ninka wxisa u celi ilayn sadaqo kuma siine adaa wacadki ka bexee kulahaa my xisabtaman

  • @nuurcali3693
    @nuurcali3693 2 роки тому +1

    Qaladka uguwayn aad gasheenbo wuxuu ahaa jacayl afar Sano aad jilayseen

  • @abdikhaliqissa6912
    @abdikhaliqissa6912 2 роки тому +2

    Ask xaliye you get the right answer (wadalantahay)

  • @mohamedgedisaidhagar222
    @mohamedgedisaidhagar222 2 роки тому +7

    Wll ninkaasi lacagta waa kugu leeyahay.
    Lacagta ujeed buu kuu siiyey, sadaqa iyo macaawino toona kuuma uusan siin, hadafkii iyo ujeedkii aad iska lahaydeen haddii uu meesha ka baxay ninkaasi lacagtiisa waa kugu leeyahay ama hakaa qaato ama haku saamaxee.

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 2 роки тому

      Bro soo ma fiicnaan laheyn in markii uu u sheego lacagtan waxaan kuu siinayaa inaan ku helo hadaan ku waayo waa deyn??????

    • @MrJimcalebadman
      @MrJimcalebadman 2 роки тому

      @@fatumaiftin6787 kuma xiro walaal inuu la hadlo, ayadaba waa ogtahay in rabitankisa ka faidaysanaysay malkana lama ogolo in dadku si badil ah kukala cunaan,

  • @ahmedali9890
    @ahmedali9890 2 роки тому +5

    You should pay the money if you didn't fulfilled the promise therefore he was right hundred percentage and she was wrong %.

  • @nuuriyamaxmed8668
    @nuuriyamaxmed8668 2 роки тому +6

    You unlucky lady opportunity knocks at your door only once that has gone dont regret

    • @jeyali3432
      @jeyali3432 2 роки тому

      asc, dhibka ayaa ah in dumarku aaney garan karin qofka daacada iyo khaaska u ah.

  • @kadraahmed3054
    @kadraahmed3054 10 місяців тому +1

    Waxaan gurka waxba hakqa qadanina gadhow hana waxan waxan ku idhi ikacelii daanka

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 2 роки тому +1

    Nolashi iyo reer nimadi waxa kala waynaatay lacag iyo hunguri dumarka u badan aduunyo raac waliba ceebihi ka kala dhaxdhacay ayay banaan ka keentay xilqarsiimo kuma jirto necbiya dumarka indhaha adag

  • @nimalearab3387
    @nimalearab3387 2 роки тому +6

    He is Wright you must to give his money

  • @mowhle6144
    @mowhle6144 2 роки тому +17

    4 years of dating a person and not telling your family is wrong.

  • @hassanmohamedibrahim8429
    @hassanmohamedibrahim8429 2 роки тому +3

    Walidkaga ma qofadan shekeysan oo ad is arkin wuxu yahay na adan ogey ayad racdey kad shekeysaneysen gacana ku geystey waxad ka jeclatey mid adan aqoon oo weliga adan arag 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @AdemMohammed-o3v
    @AdemMohammed-o3v 5 місяців тому +1

    Mare hore aya qala kutahy isaga iNu gabdh xalal u Ahyn lacag siyo mida kle gsbdh ku jecel wax kama qadanayso ma jeclayn ila thy ninka wixisa sii😅

  • @UmSalah-c8h
    @UmSalah-c8h Місяць тому +1

    Hadu ku hibeeyay uu kusiay jacayl dartii❤❤ calafkiina ushaqAyn waayo❤❤wuukucafin❤❤

  • @maryanhassan3347
    @maryanhassan3347 2 роки тому +5

    Mashaa alaah gabadhaan ayada kuma dhicine waxay ka wadaa tusale sidaa baan u fahmay

  • @ashamohamud5529
    @ashamohamud5529 2 роки тому +10

    (SUBXAANALLAAH) ma midgaanaa kulahaa akhlaaq malihid wiilka xoolihiisa uceli cafisna weeydiiso wallaalkeey adigana ( ALLAAAH CASAA WAJALAH☝🏼) waxaan kaaga baryay mid ka qeyr badan (INSHA.ALLAAH )

    • @faadumocaateye2908
      @faadumocaateye2908 2 роки тому

      Adu xoolorag markaad 4sano iskugusarsay ma inaad guursan iyo inkalema ogide maxaakuguwatay xaqiisa

    • @barkhadtech1163
      @barkhadtech1163 2 роки тому

      War kaasi is again Midgaan ahaa

  • @ragehshow5499
    @ragehshow5499 2 роки тому +9

    Xaaraan ayay kugu tahay ninkan wuu ku aaminay 4 sano ayuu ku dhaqaaleenaayay ee adigu miyaadan isla yaabeeynin, lacagta afta sano kaliya maahee haduu xataa meel qaar oo maxkamad fcn kutaal haduu kudacweeyo dhaawaca moralkiisa aad u gaysatay xataa walagula xisaabtami, I really appreciate ninkaas hadii uu qofta ama ninka naagata lagu daray dilinbo

    • @nasramoalim820
      @nasramoalim820 2 роки тому

      Gabadha qalad malaha waalidkeed ayey aadarisay hadii uu guri lagali lahaa saas kadaran ayuu uxisaabti lahaa allaah ayaa kaa badbaadiyee ugud ooyaryaree

    • @nasramoalim820
      @nasramoalim820 2 роки тому

      Haiwareerinin ahaan usii gabareey

    • @maxamedyuusufxussen8850
      @maxamedyuusufxussen8850 2 роки тому

      Fikirkaaga ayaan an kula qabaa sxb

  • @abdallahismail6759
    @abdallahismail6759 3 місяці тому +2

    The major issue is that you have cheated your friend after four years that you have wasted all time and his money as well without any reasonable matter, so he has the right to get back everything that has spent upon you, because you could solve the problem by consulting your parents telling them the truth for everything regarding the relation with this man, as he show you all the evidence that you could trust him, and all his kindness.

  • @ismailhassan5921
    @ismailhassan5921 2 роки тому +1

    Asc walashey raayi geiga waha waye in holahisa saa kukentow uceliso

  • @cabdixakiimguxud6241
    @cabdixakiimguxud6241 2 роки тому +6

    Nothing to say 😭 4 years loss + 7000

  • @mohammedhassan1591
    @mohammedhassan1591 2 роки тому +11

    Asc abayo doqon ayaa tahay hunoo qali qurux badaan ragaa sas

  • @abdullahiadow7560
    @abdullahiadow7560 2 роки тому +6

    Why dont you tell your parent what you get from that man or why dont you make your parent to be understandable about your way ....if is haram you have to pay back

  • @mohamedaliahmedhashi3246
    @mohamedaliahmedhashi3246 2 роки тому +1

    Hadalka iskasax walaal

  • @Amagf3Voic3
    @Amagf3Voic3 6 місяців тому +1

    HA,HA, / ASTAMAHA DHILLOYINK WAXA LAGU GARTA / MA,CABSADAAN / MA,XISHODAAN / MA,NAXAN / 4 SANO NIN XOLAHIISA KU SIIN JIRAY / MAXAAD SIIN JIRTAY DHILLO ?
    IN AAD TAHAY DHILLO WEEY KAA MUUQATA / 4 SANO MA, GUS BAAD U DHUUQI JIRTAY DHILADAAN BEEN BADNAA ?/ NINKA RAGGA WAA INUU XISAABTAMO / NOTHING IS FREE

  • @Eng_Jafar_M_A86
    @Eng_Jafar_M_A86 2 роки тому +5

    My comment on this issue waxaa weeye, adigu inaad reerkiina usheegto ayay ahayd xiliga aad hawsha wada wadeen. Khaladka adigaa iska leh ee waalidkaa iyo wiilkani midna maleh. Marka waa cadho waxa hada sidan ka yeedhsiinaaya, raali halin kabixi, khalafkaagana qaado, reerkiiniina usheeg in hawshani ay jirto, halii la awoodo waad bixin waayo qlbi jabin way baad kukeentay, hadii la awoodi waayo usheeg inaad adigu gaftay waalidkaana aadan lasocodsiin in wiil aad aheekaysataan, hadana qabtanibkugu dhacday. Nin rag ahi wuu iska kaa cafiyi. Hadii sidaa aad diido waxad tahay daalimad markii hoteba qalin shubato ah

  • @aishaabubakar2779
    @aishaabubakar2779 2 роки тому +4

    Subxana allah ma xola islameda inta cunta hadane sas u hadle
    tankle 2badinba wad qaldantihin hadii hadafkinu yahay in aad is guursatan maxa kenaya waqtigas tirada bdn in aad wada socotan
    walidkaga we fcntahy in aad ixtiramto intad wada socten maxad ugu shegi wesay

    • @dalmarducaysane1652
      @dalmarducaysane1652 2 роки тому

      Wllo xisaab xilmaleh ee lacagtasi waa wax laguugu leeyahay maxa dhcay aysan uqurxsaneyn ad bay uquruxsanthy

  • @qawdhanmax2179
    @qawdhanmax2179 2 роки тому +6

    For meditation opinion, you're totally wasted his time and your not alone for womans ignorant attitude.

    • @anzalabdi712
      @anzalabdi712 Рік тому +1

      She is your Muslim sister don't say that

  • @sadiamohammed6661
    @sadiamohammed6661 2 роки тому +1

    Naaaa uceli wiiilka islaameed lacagtiiis maxaa udiiidi weeysay awal lacagtiiisa markuu kusinayay

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 8 місяців тому +1

    Haa wey xisaabtamayaan wyo maah maah soo maaliyeed baa aheyd nin xoolahiisu farana ka xisaabsan feerana ka tirsan zxp ❤😩 kuley xaaraan 💵🤔😏 ilama aha wyo mrkisii horeba wuu ku siinayay oo xalaal bey kuu aheyd 😊💰💸 hadeyba saas tahy de matagiisii uun buu kulaab tay it's SORRY ❤😢 wll qaaali😂😱😭 😂😂 wd iga nixisey ficil baaba iqaadaye faarax lugo basto is not east❤❤😂😂😂😂😂😢

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق 2 роки тому +27

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه
    خياركم خياركم لنسائهم اللهم ارزقْ بناتنا خير الأزواج ......

    • @cumar_ibraahiim_cabdullecu2180
      @cumar_ibraahiim_cabdullecu2180 2 роки тому

      Adiga iska soo qaad afarsano nin lacag ku bixinay say in aad guur sato kadibna jacayl aad ubadan ayuu kuu
      Muujiyey adigoo calafkiisa milkiyey qalbi ahaan ayuu gabarkale guursaday sidee yeeli lahayd wa su aal adaga lagarabo

    • @Fays2010
      @Fays2010 2 роки тому

      She is not his wife but a girlfriend as a western society

    • @anfacconstruction1120
      @anfacconstruction1120 2 роки тому

      Haduu jeceylka dhab kaa ahan lahay waalidkaa waad lasocod siinlahayd

    • @kaamil4experience869
      @kaamil4experience869 2 роки тому

      Scw

  • @anzalabdi712
    @anzalabdi712 Рік тому +14

    As Muslims, we believe that if someone gives you something they have no right to ask you back. Also, why did you take money from someone who isn't related to you? Just because you two were planning to get married .😢😢

    • @Yasser-2
      @Yasser-2 Рік тому

      Except the parents. Haday wax ku siiyaan wey kaa la noqon karaan xilli kasta

  • @nasramuktar401
    @nasramuktar401 2 роки тому +3

    I agree with my brother because he is not ur husband and pay back his money, respect our men's heart and try not to cheat them

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 роки тому +1

    Il adkaa haa waa xaaraan. Alaah uga baqa baadil haku cunina xoolaha Muslinka. Xalaal cuna. This is your woman???????? No you are not. Nin kale soo ma guursan

  • @maxamedsiciid9277
    @maxamedsiciid9277 2 роки тому +1

    Naa xaliye ushaag waxaas isaga ka macaline naagtanu lacagta hayska celiso markii hreba maqadaten hora loyidhi jacayl calafka kaweyn ee adeer dayn bax dheh 🙂🙂🙂🙂

  • @abdirahmanhassankhalif1553
    @abdirahmanhassankhalif1553 2 роки тому +4

    Aad ayaad uqaldantahay

  • @salehjama1269
    @salehjama1269 2 роки тому +4

    Hi pretty girl do you think you can take easy man’s money ?if you decide take money from the man the reason is only two conditions the first is future for marriage the second is sexy if he is not your brother so if you change mind and to marry another man bring back to him what ever you took that is the one (onthe ether hand if you make with him sexy or touch your body never give back to him nothing that is true so attention don’t take money from man or tell him reality thanks 🙏 pretty girl

    • @mohamedsalax2330
      @mohamedsalax2330 2 роки тому

      Maya waxba kuguma laha ma aha deyn u kugu leeyahay waa uu qsldan yahay ninkas waana nin waalan ragna Wu ceebeeyey

  • @yusufmohamed7539
    @yusufmohamed7539 2 роки тому +6

    Hadal wax ba lama wadwadee ader. Lacagta iska bixi. Nin aad xoolihiisii dhacday ayaad weliba cay iyo aflagaado ugu daraysaa. Xisaabtanka dunida ayaa ku dhisan adr mesha miyuu ku caawinayey oo haayad ayuu ahaa.

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi6620 2 роки тому +1

    Qisadan oo kale waan arkay waana kala badbadiyey Raga qaarkod qalin iyo buug bey ka daba watan gabdhaha sheko cusub ma ahan

  • @nimconuur5385
    @nimconuur5385 2 роки тому +1

    Bil kumadan laheen hadayba dacday inaa meshan cay ahaan ugadigtid maahan bcz lacagta haqisa waya hadas na korkatha taban haq kumalehen inaa lacagtisa cuntid warya

  • @maxamedcali544
    @maxamedcali544 2 роки тому +9

    xaq buu u leeyahay balankii aad kaga baxday darteed waxay ahayd inaa waalidkaa u sheegto arinta xidhiidhkiina oo dhahdo wiil baan wada soconaa oo aan jeclahay .
    hadaadan jeclayn maxaa wixiisa u qaadanaysay meesha khiyaana ku jirta aad samaysay .hadaa odhan lahayd adi mooye cidkale ma rabo .arintu halkaas ma gaadheen.

  • @zahraali9811
    @zahraali9811 2 роки тому +5

    Asc wr wb Qofka hadanad rabin Qofka wixiisana ha qaadan 4 sano Maxaad ula sugaysay Hadaad Dan ka leedahay shukansi 4 sano socda diintu maba ogola sheekaysta heshiiya Markana Waalidka ha loo tago Asxaabahii ayey sidan ku dhacday Lkn wey qabeen xukunkuna wuxuu noqday inay celiso wax kasta oo uu ka bixiyey Adiga maba lagu qabo 10.000$ haday tahay xata waa inaad iska dhiibta wuxuu kuu siinayey mustaqbal ayuu ka rabay Qofka aan Balanka ka soo bixin ma aha qof iiman leh Marka wa lagugu leeyahay xoolaha ama Imika iska bixi ama Aakhiro ayaad keenaysa

    • @suleeqohappy6285
      @suleeqohappy6285 2 роки тому

      Sax waaye wlhi wiilkas moral dilaaca kudhaca hadhowna qashimdu aruurina isku naxriista yaaqay

  • @kahiyemohammed8556
    @kahiyemohammed8556 2 роки тому +5

    Rag xuulehe farana katirsan ferana kaxisabsan ... my sister it is good to hear but also it's better we hear the other side ..the QURAN and sunnah of the prophet Mohammed SCW...Hubsina hal ayan lasiya .. we can't just overrun and make judgements.....assalamu alykum

  • @TeamAayahaMedia
    @TeamAayahaMedia 2 роки тому +2

    Yac waa dhibka hada ii haysa oo telefonka xita uu badalay ,whatsapp u delete garey ,Facebook uga baxay . Waxan subiya ma aqaano wlhi I want to refresh my mind and recover the wound 😫 😢 😞 😪

  • @mohamedibrahimcawad2435
    @mohamedibrahimcawad2435 2 роки тому +1

    Waa fiican yahay inuu kaa celiyo wixiisa waana xaaran hadaad celin wayso gabadh fiican ayaad tahay ee u celi wixiisa naagsomaali waa cadaawe nagasoo go ayee

  • @fadumohirsii
    @fadumohirsii 2 роки тому +4

    Anigu waxaan dhihilahaa waxaa raan ee iska celi waayo ma aadan noqon xaaskiisa raguna maalaayacni waxkuma bixiyaan qofna wax kumaxiyo ciyaar ciyaar laakiin waxaajira dad iska cafiya waxii uubixiyay laakiin waxaan adiga kuwaydii nayaa miyaad khayaamaysay ninka hadii aad isjeclaateen maad isguur Sataan si ayxalaal kuugu noqdaad waxa aad kaqaadanayso ninka ajinabi kaa ah
    Waxaan orankaraa xaalada noocaas ah iyo wada sheekaysiga noocaas ah ayaa xaaraam ah

    • @Kheersheeg
      @Kheersheeg 2 роки тому

      Waad saxantahay waxaad ooga jawaabtay sida diinta ey qabto culumadane ey isku raacsanyihiin

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 роки тому +4

    Don't use things you don't know why you are given and what is behind for its gifts.

  • @omaribrahim125
    @omaribrahim125 2 роки тому +15

    Why would use the names of our respected ulama on this kind of idle talk ? For heaven sake respect our ulama

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 6 місяців тому +2

    This story doesn't look truth

  • @Mark-zr4lo
    @Mark-zr4lo 2 роки тому +1

    Raga isku mid ma ahan wlasheyda laakin qadar dhacay canaan maleh kor uugu bax waxaas aduunka qof walbo waxa uu kuleeyahay lee kaqaada marka horay uso wll

  • @Lillieisasigma
    @Lillieisasigma 2 роки тому +12

    How is possible your parents didn't know that what you was getting from that man so if this story is true you have to pay back what ever you got from that man

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 2 роки тому

      That means all of you mans are same hhhhhhhhhhh

    • @alidiriye2181
      @alidiriye2181 2 роки тому

      Zxp lacagtaa waa lag igu leeyehay

  • @mohamudhassan7115
    @mohamudhassan7115 2 роки тому +12

    Dear sister. You are not being honest. Dating this guy for 4 years and your family are not aware of the relationship. I agree with him and stop pretending.

    • @youngamoore7210
      @youngamoore7210 2 роки тому

      Bro mine I am supporting u keep going

    • @xafsahaydeyn7647
      @xafsahaydeyn7647 2 роки тому

      Huuno calaacalka joojiyoo ninka lacagtiisasii hadii aad ninkale kadooratay

    • @funthirstictm3098
      @funthirstictm3098 2 роки тому +1

      Mid aa saxibo nahay aa hada saa kusocdo, naagtan jiljileca kada aa kakari la ahay. Nimanka qaar siil jiljilec iyo baryo in lagu helo ayey modan. Nin rag waa kii guur uso diyar garoba hadu rabitan ka arki waayane naagta kamaarma. Naag nin jilcan oo xisabtamenin marabto.

    • @mizer9312
      @mizer9312 2 роки тому

      @@xafsahaydeyn7647 😂😂😂 usheegbo qumaya ka indho adag

  • @cabdulaahiaxmad1215
    @cabdulaahiaxmad1215 2 роки тому +5

    Asc horta waa wax laga xumaado in gabar mudo dheer sida xaaskaaga aad ubiileysay hadey cunno tahay hadey dhartahay oo nolo sheeda kafaala qaadey adoon yeelan ama eysan qoftaada eysan noqon in marka 1aad uu San qofkaasu laheyn damiir laheyn ama uu yahay qofaan naxariis ba eysan waligii lasoo darsin markaan lahadlo ninkii saan kudhacday waxaan leeyahay taasi waa musiibo lakin eebaa intaa kaaga ekeeyay qof,aan hadda kuu naxin hadhowna maxaa laga fila karaa gabadhana taasi waxay kuugu noqon doon taa nabsi aadan waligaa kasoo waaqsan waayo qof naftiisa dartaa uhuri kara ayaad meel cidlaa oga dhaqaaq day aad baan taas oga xumahay ( hadaan mow Duuca hadda taagan kahadlo marka,1aad waa inaad cafis weydiisattaa hadduu San aqbalin waa inaad bixisaa %700,0 kun waxaana sii haboo neyd in aad waa lidkaa kuwar galiso arinkaan markii hore ama lacagtey bixi lahaayeen ama ninkaad marwadiisa noqon leyd thanks

    • @faadumomaxamed8399
      @faadumomaxamed8399 2 роки тому +3

      Waa fikrad fiican wll fikradaadu inay waalidka arinka usheegtay ahayd lkn ma dhicin lkn aniga waxaa ila wanaagsan illaahay baa og meeluu calafku galayo eh inaan qofka maalkas faraha badan laga qaadan waa lays caawin karaa mar mar lkn in laysku tacadiyo ma ahan oo qofka sidii nin Ku qaba iibiil aad dhahdo waxkastana wll waa calaf iyo qadar rabi bayku dhacaan iyadu khiyaanay gashay haday maalkiisa qaadatay iyadoon wax kahelid ah ama mustaqbal kalahayn

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 роки тому +1

    Haa habo waa la xisaabtamaa. Xoolo Rag faro ka dhiiban feero ka xisaaban. Kan ku guursanaayo familkaaga ku siiyeen ha bixiyo. Waxaad aroos ku dhigan laheeyd ku bixi. 2nd option cafis weydiiso. Gabar la’aan iyo xoolo la’aan. No No sabab baa laguu siinaayey. Xadiyad yar haa lkn cun maalin kasto

  • @carabgm7335
    @carabgm7335 2 роки тому +1

    Walal gabareey adiga ninka hadaadan rabin od waalidka kasugeyso iney nin kuu keenaan maxad wakhtig iyo lacagta uga lumisayy ninkaas. Mxd ula sheekesan jirtay wakhtigas badan hadan guurkisa rabin. Se waxa kalop su':aal ah asagu kuuma usan soo bandhigin muyaa wax guur ah iyo inu utago waalidkaagaa ?

  • @mohamednur6115
    @mohamednur6115 2 роки тому +13

    The question I keep asking myself is, how in the world did I ended up in here?!! Cajiiib!!

  • @umukhalid3334
    @umukhalid3334 2 роки тому +4

    Asalaam aleykum warahmatulahi wabarakatuhu I remember as I grew up alhamdulilah my brother advised me with one thing never in your life ever take a penny from any guy before marriage
    No we're in the Quran nor Sunnah give you the right to take any money from a guy and infact it's haram to use a guy if you knew he will not be the one you will end up marring.
    I believe that the guy has all the right to ask for his money back.

  • @abshiraadan7766
    @abshiraadan7766 2 роки тому +2

    Haa abayo waa xaaran is ka celi

  • @Limitless_enjoyablegames
    @Limitless_enjoyablegames 2 місяці тому +1

    Waxba kamajiraan. There is something she is not saying. She isn't telling the whole story. Tell this to the birds.