Sidee Xaasku kuu maqashay / Su’aalo iyo Arin Qosol badan Sh Umal , Sh Dalxa , Sh Suufi & Waajidi

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2020
  • Kalshaale Channel
    Sheikh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheikh Abu Dalxa ayaa Su'aalo Waydiiyey Sheikh Xasan Waajidi, Sidee ayay Xaaskaagu kuu maqashay iyo Sirta uu Caruurta Qur'aanka ku baray ? Kulanka waxaa sidoo kale Goobjoog ka ahaa Sheikh Abdirashiid Sheikh Ali Suufi iyo Sheikh Maxamed Idiris.

КОМЕНТАРІ • 397

  • @hodancagagane9438
    @hodancagagane9438 2 роки тому +21

    Hal Gabadh Ayaan Leyahay iigu Duceya in illahaY Muxaafidul Quraan iiga Dhigo Qaarkalena illahay Swt iigu Deeqo Alhmdulillaah intaan HaYsana illahaY Ha Siiyo insha Allaah❤️

    • @YaxyeAxmed-xn7ej
      @YaxyeAxmed-xn7ej 6 місяців тому

      ALLE haku barakeeyo walashay

    • @fartunibrahim7696
      @fartunibrahim7696 3 дні тому

      Aalha kagadhigo xafidal khuran biidnilahi Karim Allhuma aamiin yarabi 🤲

  • @AhmedHussein-qx9tf
    @AhmedHussein-qx9tf 3 роки тому +100

    Igu ducey wilkeyga wxn jecelhya inu xafad quran i noqod inshallah

    • @xooshchannel2930
      @xooshchannel2930 3 роки тому +5

      Wll ilaahay ha ka dhigo xaafidul quraan hana u sahlo
      Lkn wll dadaal iyo juhdi ayaa ku saaran inaad inanka dhiirigaliso oo uducayso oo waaniso
      Ubadkena waalidku waxay la jecel yhin inay xaafid unoqdan lkn wadadii baanay garanayn kitaabaa loo dhiibaa malcaamada qabo la dhahaa inuu quranki ka baxay iyo in kle ma oga waalidkii ilmahaaga hadaad doonayso wll inuu xaafid noqdo jadwal u samee ilmaha la soco iyo malcaamadisa
      malcaamad tajwiidka lagu dhigo u baadh tiifii iyo mobilna ka ilaali
      Ilaahay dhmnten xifdiga quranaka ha inoo sahlo iyo muraajacadisa .

    • @fardowsocali6529
      @fardowsocali6529 3 роки тому

      Ilaahy ha kaa ga dhigo wll mid aduun & aakhiraba ku anfaca

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 3 роки тому

      Allah ha kaga dhigo insha allah wllkay

    • @najaxdaahir7661
      @najaxdaahir7661 3 роки тому

      Insha Allah hooyo uu noqonaa inasha allah

    • @faisoyuusuf9299
      @faisoyuusuf9299 2 роки тому

      Naajmonaashad

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 роки тому +58

    Maasha alah anaga iyo intii hooyo ah iyo caruurtena ilaahey hanoo fududeyo aabahan ilahey qeer hasiiyo asga iyo familkiisa aamiin 🤲👍

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 роки тому +21

    Mansha allah sheekh abuu dalxa anigu waxan isku dayay inaan xaajigayga Quraanka baro balse wuu diiday waxan wada joognaa 11sano ciyaalna way joogaan iugusoo duceeya dhmntn

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 3 роки тому

      Allah ha kuu fududeeyo insha allah xbbti allah ha kuu soo hanuniyo

    • @ibtisam8454
      @ibtisam8454 2 роки тому

      Macalin qabso ku dheh oo uu quraanka ka barto.

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 3 роки тому +12

    Maanshaa Allaah
    Raganimadii uu Sheikhu ku guursaday dhowr xaas oay hadana heshiis ugu yihiin ayaa jira.

    • @safiomohamed1457
      @safiomohamed1457 3 роки тому +5

      Sax hdaa dhamaantod uu daacad u noqday maba lesdagaalayo abyo wax waliba ninke ku xeranyahin siduu ula dhaqmo

  • @samiyacumarsamiya9583
    @samiyacumarsamiya9583 3 роки тому +45

    Waa aniga odeygegaa ii sheekh ibary quraanka inaan xafidana sabab u ahaa jazahu allhu kheer

  • @user-fm8mp8gw5d
    @user-fm8mp8gw5d 5 місяців тому +2

    Masha Alaah Tabarakalaah Iigu duceya sowj shiiq ah muxtaram ah iyo caruur baariya inoo alaah igu deeqo

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 роки тому +12

    Masha Allah allow u barake culimadana no xifdi shikh xafida hada hesho nasiib waye ilahay wax wanagsan aya weydisanay

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 3 роки тому +3

    Maasha Allah tabaarakallah Jazaakallahu khair Sheikh yadeena Ameen

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 3 роки тому +12

    Mansh allah allow noo xifdi culumadeena somaliyed

  • @nasraabdimoha671
    @nasraabdimoha671 3 роки тому +10

    Masha allah mid aan diin ta ka
    Barto kaan guur sandoono
    Alle ha ii gadhigo in sha allah

  • @simanxaaji6946
    @simanxaaji6946 3 роки тому +4

    Mashaa allah illahow hooyo wngsn iga dhig oo ubedkeeda kasoosaarta xufadul quraan mustaqblka dhaw I.a
    Abbe wngsn calaf iigu dar oon ahy unad ku walty tiktok

  • @qadiidmaygaag178
    @qadiidmaygaag178 3 роки тому +13

    Mashaa Allah ilaahow usradan barakee aamiin

  • @fartunmuktar7223
    @fartunmuktar7223 3 роки тому +12

    Asc masha allah yaa Allah ilaahow noo xifdi culamadeena mel walba eey aduunka ka joogaan mida kale iisoo duceeya ma guursan guurka ayaan ka daahay mar waliba ee aan is dhaho guurso ima surya gasho intiinaas qof ayaa ducadiisu maqbuul tahay isoo duceeya in alaahey qof qeeyr qabo igu aadiyo

    • @abdicabdi3631
      @abdicabdi3631 3 роки тому +4

      InshaAllah wllshey guur qeyr qaba Illah kaaga baryay Salaatuleyka kudadaal InshaAllah waad liibaneysaa.

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 3 роки тому +3

      Maasha alaahu walaalo fartun muqtaar waad heli nin saalix ah inshaa alaahu ee saalatul leyka duko oo ducada badso waan laguu soo duceeyn insha alaahu

    • @fartunmuktar7223
      @fartunmuktar7223 3 роки тому +2

      @@maryamabdallah3904 shugran walashey watala fiican adigane allaha ku barakeeyo

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 3 роки тому +2

      @@fartunmuktar7223 aaamiiin aaamiiin aaamiiin yaarabi abaayo qofkii ilaah ku xiran mahingoobo Waa guuleytaa midaas la soco ilaah markaad socoto tasbiixso kusali rasuulka ducooyinka badi waalidkii haday nool yihiin ka duceyso oo u jelecsan naaw u dhego nuglaaw baari a u ahaaw cabsida alaha badi insha alaahu qeyr watoowfiiq ascww

    • @fartunmuktar7223
      @fartunmuktar7223 3 роки тому +1

      @@maryamabdallah3904 asc abaayo aad ayaad umahad santahay wa tala fiican

  • @zakiali4591
    @zakiali4591 3 роки тому +7

    Gabadhaas yar ii doona aan anigana quraanka xifdiyee. Masha allah dhamaantood ❤️❤️

  • @abdibillow2845
    @abdibillow2845 Рік тому +4

    Mashallah the 2 main sheikhs are here
    may Allah bless them

  • @bisharoabukar3116
    @bisharoabukar3116 3 роки тому +12

    masha allah allah xifdiiyo dhamaan culumadaa somaliyed

  • @hooyoqaalibaatahay9598
    @hooyoqaalibaatahay9598 3 роки тому +3

    maashaa allaah alloow xafid qoyskaan iyo culumadeena

  • @ifrahege8954
    @ifrahege8954 3 роки тому +2

    Maashaa Allah Tabaaraka Allah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +2

    Mashaa Allah TabarakAllah
    Ilaahay hakuu barakeeyo qoyskaga wanaagsan shk Hassan, Aamiin Aamiin yaa Rabbi

  • @libanosmanmohamed2363
    @libanosmanmohamed2363 3 роки тому +4

    Masha Allah BARAKALLAAHi fiikum Allaha idiin barakeeyo shiiikhuna xasan adiga iyo qoyskaada dadoow caruurta mobile dhib badan kuhaaya ogaada

  • @shukripancakechannel3523
    @shukripancakechannel3523 3 роки тому +3

    Masha allaah tabaarakallaah allow barakee Qoyskaaas

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 2 роки тому +2

    Masha Allah
    Allaha Idin Xafido Dhamantiin
    Awlada Allaha ku Xafido iyo hoyoyinkoda Yaa Rabi

  • @hafsaahmed2434
    @hafsaahmed2434 3 роки тому +11

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر.... ماشاء الله تبارك الله

  • @kamg3450
    @kamg3450 3 роки тому +5

    Mashaa Allah tabaraka Allah
    WA Famly kudaysho leh khayr alaah ha siiyo waa ku farxay Mashaa Allah. 🎉🌺
    Xaqiiq HOOYADU wa lafdhabarta. Kana sii fican marku AAbuhuna la qabto oo soomalidu waxay ku mahmaahdaa. laba jir bay laba gacmood wax ku qabankaraan
    Aloow awlaada Nala kori oo noo hanuuni oo xafid awlaadeena iyo kuwa muslimiinta oo dhan

  • @asmaabukar6304
    @asmaabukar6304 3 роки тому +2

    Maashaa allaah tabaaraka laah ilaahey ha idiin xifdiyo adkaarta aqrista marwalba iljini il insiba alaha idii ka xifdiyo sheeqoow adiga iyo familkaagaba,

  • @ruqiyafarahmaxamed2880
    @ruqiyafarahmaxamed2880 3 роки тому

    Mansha allaah tabaarakallaah jizaa allaah khayr alle ha barakeeyo dhamaan culimada sharaftale iyo qoskaa quraanka xafiday

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast 3 роки тому +3

    Waa ku raacsanahay in ilmaha siduu ula dhaqmo masha allah

  • @asmamuhumed5937
    @asmamuhumed5937 Рік тому +2

    masha allah illahay habarakeeyo waa aabo aad uwanaagsan iyo hooyo wngsn illahow midsaas ugu dadaala ubadkiisa noo zahal

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 3 роки тому +2

    Allahu akbar culumadena Wan jeclahay sh daaci abdirashid, sh umal, sh dalxa, sh idris, sh daaci alwaajidi

  • @sumayasiman1458
    @sumayasiman1458 3 роки тому

    M.a jazakalahu Kher culimedena alle haudixifdiyo dhantooda

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 3 роки тому +2

    Manshallah waa wax ku dayasho wacan hooyoyinka iyo abayaasha dadal badan ba laga raba si ay diintoda iyo caruurtoda u wanagsanadan allow no fudude kheyr ka

  • @amaalmohamed1152
    @amaalmohamed1152 3 роки тому +7

    Walalayalow isoo duceeya culees ayaaa daremaa inu alle iga dul qaado

  • @abdurefidak136
    @abdurefidak136 3 роки тому +10

    Sh.xasan Al wajidi 🤩😍❤❤

  • @aaminamaxamud2537
    @aaminamaxamud2537 3 роки тому +5

    Masha allaah cajiib cajiib

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 5 місяців тому

    Barakumu Allah jamiican

  • @aminabilal8006
    @aminabilal8006 3 роки тому +3

    ManshaAllah❣❣❣❣

  • @abdirahmanabdi3120
    @abdirahmanabdi3120 3 роки тому +6

    Maa Sha allaah wlhi waa runtii sheikh anigu ma arag islaan sheikh qaba wax kabarata

  • @biidcali2182
    @biidcali2182 3 роки тому +1

    Mashalaaah waa wadaadadiii dhamaantood dar alle ujeclahay

  • @muudhestlovehooyo947
    @muudhestlovehooyo947 3 роки тому +4

    Masha Allah 💯💕

    • @abdiwaduudmuslim5783
      @abdiwaduudmuslim5783 2 роки тому

      Sheekh waan ubaahanahay inaan barto shaadibiyada xageen ka helnaa

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 3 роки тому +1

    MashaAllah TabaarakaAllah

  • @sacdiyomaxamed1458
    @sacdiyomaxamed1458 2 роки тому +1

    Mashaa Allh Culimo qaaliyaatihiin ilaahay hainabarakeyo 2 wiil baan leeyahay oo ilaahay isiiyay ee ineey xafidu quraan iinoqdaan iigu duceeya ilaahay hayna barakeye

  • @user-bs7vp4tv7c
    @user-bs7vp4tv7c 3 роки тому +2

    Masha alah alaha barakeyo

  • @yurubnoloshaqlsmaxamed8187
    @yurubnoloshaqlsmaxamed8187 3 роки тому +1

    masha allah tabrka laah

  • @saharaaftin4051
    @saharaaftin4051 3 роки тому +3

    Masha Allah May Allah bless our sh

  • @ilhaamaliosman2248
    @ilhaamaliosman2248 3 роки тому

    Mashaa Allaah tabarakallaah walaashey Fartuun Allaah ha ku barakeeyo

  • @somalitiktokchannel4733
    @somalitiktokchannel4733 3 роки тому +3

    Masha Allah

  • @kaltoumahmed8241
    @kaltoumahmed8241 3 роки тому

    Maashaa alaah culimadii aanu jeclayn ayaa halkan isugu yimi baaraka laahu fiikum ❤️

  • @asmamoxamed7040
    @asmamoxamed7040 3 роки тому +2

    Masha Allah culumadena Allaha barakeyo

  • @qadromohamed5222
    @qadromohamed5222 2 роки тому +1

    M.A Allow owlaadeena noo hagaaji xafidul Quran nooga dhig Aamiin Aamiin

  • @amunchmac2285
    @amunchmac2285 2 роки тому +2

    Ilhayow wllaladay shekh iga dhig🤲❤

  • @user-wx8jh4gp9v
    @user-wx8jh4gp9v 3 роки тому +6

    ماشا الله

  • @farhiabarre7104
    @farhiabarre7104 3 роки тому +3

    Maasha Alaah

  • @xaliimoaadan6233
    @xaliimoaadan6233 3 роки тому +1

    Mansha allaah allah ha inoo fududeeyo qu,aanka

  • @abdulahiali7209
    @abdulahiali7209 3 роки тому +1

    Sheekhu dalxa barakaLAHU fiika

  • @shamismohamed6846
    @shamismohamed6846 3 роки тому

    🌷🌷🌷🌷🌷Maasha allaah hooyooyinka dadaalaaya ALLAH habarakeeyo, iyo anaka dhamaanteen JANATU FIRDAWS. ALLAH HANAGU KULMIYO.⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘

  • @marwoyusuf6380
    @marwoyusuf6380 3 роки тому +3

    Insha alaah uu ii noqon dona macalin aan quraanka ka barto ana aan ka dambeeyo insha alaah

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 Рік тому

    Maashallh tabarakallh ilhay haa idin xafido

  • @nasrafarah2561
    @nasrafarah2561 3 роки тому

    Jazakalukaran

  • @user-rs5tq8eu9e
    @user-rs5tq8eu9e 3 місяці тому

    Maasha allah ❤❤❤❤

  • @yarkaduulawiilkidahabka5442
    @yarkaduulawiilkidahabka5442 3 роки тому +2

    Masha Allh

  • @muscabyare4901
    @muscabyare4901 3 роки тому +1

    Masha Allah ilahay dhamantin jenatul firdowso

  • @shariifomohamedadan8048
    @shariifomohamedadan8048 2 роки тому

    Shukran MAAHA ALAAH HHH 🤩🤩🤩❤❤❤

  • @sheekhalbaani5579
    @sheekhalbaani5579 3 роки тому +1

    Mansha Allah

  • @naciimomahamed6011
    @naciimomahamed6011 3 роки тому

    Mn sha allh alle ha idin barakeeyo

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 2 роки тому +1

    Masha Allah❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 3 роки тому +4

    Ilaahay hanoo xifdiyo dhamaan sheikhdeena, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤

  • @hanadmahamud1895
    @hanadmahamud1895 3 роки тому +1

    Mashallah allaa yaa baarik

  • @user-lm1zq3um4i
    @user-lm1zq3um4i 3 місяці тому

    Mashallh tabarakalah❤❤

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 3 роки тому

    Masha allaah barakal allaah

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 роки тому +9

    Masha aallah ❤❤❤

  • @ahmedbadal2060
    @ahmedbadal2060 3 роки тому +4

    mansha allaah ilahay haydin xiftiyo

  • @maryanhassan5236
    @maryanhassan5236 3 роки тому

    Masha allaah alle ha u barakeeyo ubadkiisa sheikha

  • @bishsroessefarah7404
    @bishsroessefarah7404 3 роки тому +2

    MashAllah 😑😑😑

  • @maryanhassan7742
    @maryanhassan7742 3 роки тому

    Masha allah allaha kuxifdiyo sheikh rerka dhaman

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 3 роки тому

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @user-dm7hw3wt1y
    @user-dm7hw3wt1y 3 роки тому +1

    Mashaa allaah

  • @ayuubalhusarichannaloffici8666
    @ayuubalhusarichannaloffici8666 3 роки тому +1

    Maasha allh

  • @NimcofaraxsaNOmer
    @NimcofaraxsaNOmer 11 місяців тому

    Mnshaallah ❤❤

  • @anisoabdiraxmaan3898
    @anisoabdiraxmaan3898 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @faxiyaabdisawne1789
    @faxiyaabdisawne1789 3 роки тому

    Manshaallah sheikh

  • @user-ku8ev4ow2m
    @user-ku8ev4ow2m 6 місяців тому

    Mashalah.Tabarakalah

  • @najmaabdi2163
    @najmaabdi2163 3 роки тому

    Manshallh Allah ha na fahsiyo dinta iyo wajibad ka Naga saran

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Рік тому

    Maashalah tabaarkalaah alaahu mabaarag.

  • @hayatiali1432
    @hayatiali1432 3 роки тому +1

    𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐢𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚 𝐱𝐢𝐟𝐝𝐢𝐲𝐨

  • @sadiahussein9927
    @sadiahussein9927 3 роки тому +1

    Asc wr Llaahi wb sheikh qeeyr Allaha ku siiyee ka jooji, ereyga dumarbadan guursada.

  • @anisagashan884
    @anisagashan884 2 роки тому

    Masha allaah barakallah

  • @mssaizhabuley9371
    @mssaizhabuley9371 10 місяців тому

    Maashaaallaah❤❤❤😊😊😊

  • @xanaanc.raxman5030
    @xanaanc.raxman5030 Рік тому

    Manshalah Manshalah Manshalah Manshalah Manshalah Manshalah Manshalah Manshalah

  • @DahirAhmedgurey
    @DahirAhmedgurey 3 роки тому

    Maasha alaah hakuubarakeeyo caruurta

  • @fadumomohamed7323
    @fadumomohamed7323 3 роки тому

    Masha Allah Allah ha ino xafido culumadena insha allah

  • @samiranoor1358
    @samiranoor1358 3 роки тому +1

    Manshallah

  • @umusumaya859
    @umusumaya859 Рік тому

    MashaAllah tabarakallah Allaha u barakeeyo inshaallah halo duceyo ❤️👍❤️❤️

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 роки тому +4

    Maasha Allaah Allaaha xifdiyo Sheeqa iyo Familkiisa Mideedakale
    Hooyada Waamida kaliiya oo caruurta udhaw Hadeey rabto ineey u xifdiyaan quraanka kudadaalikarto
    Aniga waxaan ahay Hooyo caruur leh waxaana galiyay juhdi dheer oo buuxo Xifdinta quraanka kariimka waana ku guuleeystay Alxamdulilaa Abahoodne garab buuxa Ayaan ka helay maasha allaah oo la aan tiisa waxba maqabankari hadeey noqon lahaayd tashkiilaadka walaalaha kalane waxaan u sheegayaa dadaalaa woogaaraa ee qur aanka allaah Xoogahalasaaro Waalaalayaal

  • @aliaftaag2493
    @aliaftaag2493 3 роки тому

    Allaha barakeeya qoyskaas islaaamka ah

  • @zamzamahmed3997
    @zamzamahmed3997 2 роки тому

    Mashaallh tawarakalah

  • @zalwabintuabdalah4630
    @zalwabintuabdalah4630 3 роки тому

    Mnsha allh ilahy ilmahihiina iyo idinkaba ha idin xafido

  • @daahinmaalin1533
    @daahinmaalin1533 6 місяців тому

    Maash Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 3 роки тому +2

    Xafidakkallah dhamaantiin❤️💙💜💚💝😍
    Allah uxifdiyo carurta

  • @maryamaruun8795
    @maryamaruun8795 3 роки тому +1

    Masha allh