Subxaanallaah walee wado khaldan baad saarantahaye Rabi ha ku soo hadeeyo, miskiin dhintay oo innuu qabriga ku cadaabanyahay iyo in kake aadan ogeyn ayaad wax weydiisaneysaa waar Alle weyne bari.
جزاه الله خير الجزاء الشيخ الفاضل هو أسد في السنة و شجاع في دين الله وطال العمره في طاعة الله ورسوله ) وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم خير الناس من طال عمره وحسن عمله [رواه الترمذي وحديث حسن ]
سبحان الله، أللهم إنا نعود بك من اهل البدعة ومن اهل الشرك 😥
اللهم أمين يارب العالمين
لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Subxaanallaah walee wado khaldan baad saarantahaye Rabi ha ku soo hadeeyo, miskiin dhintay oo innuu qabriga ku cadaabanyahay iyo in kake aadan ogeyn ayaad wax weydiisaneysaa waar Alle weyne bari.
Timaweynta ha laynaga qabto wey fidayaan shar iyo bidcana wey faafinayaan meeday culimadii ma Sheekh Berberaawi baa ka hadhay
War miskiin dhintay haka daba wareegane
Alaah baa wuxuu ku leeyahay ibarya waan idin ajiibayaaye
Wa nin xanuundan
لاحول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم
Subxanallaah, Ilaahayow ilmahan yar ee hantaatacaya ee timaweynta ah soo hadee 😢😢😢
Alle ha hadeeyo aamiin
سبحان الله
لاحول ولا قوة الا بالله
سبحانك هذابهتان عظيم
وتحسبونه هينا وهو عندالله عظيم
Diinta baro mujasimow
تكلم باللغة العربية مسكين وتعلم باللغة العربية هي لغة القرآن ولغة قريش
فاكتب برسالتك باللغة العربية مسكين
لاأقول مجسما ولاأقول جاهلا ولاأقول غيرهما
إلا بعد كانت كتابتك باللغة العربية مسكين
Ilaahayow no xidfi culimada silaamka Shekh barbaawi Ilaahayow cimrigisa dher
Allahu akbar
Subxanallah subxanallah subxanallah Rabbiyoow kuwan dhumay oo dintada ka simbiriraxday kumadada soomaaliyed ee muslimiinta ah shirkigooda kabadbaadi. Aamiin yaa Rabbi.
Sh bar baraawi✔️
qof dhintay wax kuma tari karo tasarufna ma leh ilaahay ka cabso oo Nabi Muxamed (SCW) hadyigiisii raac , quraafaadkana ka soo noqo intaad nooshahay
لانجيب للسفهاء الذين ذهب عقولهم
جزاه الله خير الجزاء الشيخ الفاضل هو أسد في السنة و شجاع في دين الله وطال العمره في طاعة الله ورسوله ) وقال رسول الله صلى الله عليه وسلم خير الناس من طال عمره وحسن عمله [رواه الترمذي وحديث حسن ]
❤❤🤲🤲🤲❤❤
حياك الله
اذا رأيت الله اختارك للهداية.. فأفرح بذلك وتمسك بهداية الله❤
Been.ayuu.sheegay.belaayo.ku
Heshay.timawayn.xaraami
Waa.bidcoole.jooji.bidcada
Xaraami
Subxanallah Subxanallah Subxanallah
Subxanallah Subxanallah war kuwaan umada halaga qabto shirki yaadkooda waa xad dhaafay
سبحان الله العظيم
🤣🤣shekh berberwi wuu iga qoosliyay ,shaxadka dawlada hoose iyo agasimysha ha idinkga filando
Kkkkkkkkkkk
Tima kalabarow awliyadu markay noolayenba aduunyada Tasaruf kuma lahen ma markay dhinTen ayey Tasaruf yeshen shekh cabdul qadir jeylani haduu Tasaruf adunka kuleyahay muxu gaalada ciraaq uga celin wayay 2goor ayaa gaalo qabsaTay baqdaad TaTar iyo mareykan
Subxaan allaah alle hakufahansiiyo diinta anagana alle hanagu sugo sunada iyo dariiqa salafka
سبحان الله من كان عقله هكذا
Konton awow ayan nagadhitaye maxan waxanotari weeye maxase nebiyadi osogurmade lo akiwaye
Aqliga ayey kaxanuunsanyihiin
Xadiiskaan masaxanyhy
هداك الله هذا خرافات ضالات ماانزل بها من سلطان
hhhhhhh walhi barbaraaawi wu iga Qosliyyy 😂
Sh baarbaraawi wax quraan ah ma keenin ma af soomali baa diinta gala mise quraan iyo xadiis midnaba kama hayno labadaba
Oo hada ma inay awliyada tasaruf iyo awood maamul leeyihiin miyaad udoodi mushrikiin qubuuraha caabuda waye suufiyo
Sheikh bar baraawi mshllh
❤11
Hhhhhhh kilibkaan wlhi waa iga qosliye
Ilaahay diinta ha ina fahamsiiyo dadka waa wareerinaysaan labadiinuba
Sheekhu waa barbarawi
wahaabigu waabar baraawi
@NuuradiinXuseen-q3m jaahilnimadu waykugu wayn tahay
Subxaana lahag😢😢
O3 2:44
Qofkan madaxa wey wuu dhun sanyahy alle haSoo hanuuniyo
Allaahu akbar diintii ayuu been kasheegayaa ninkan suufigii
03:39 hhh kitaabka al manaawaat caadi ma'ahan bee
Allah kaliya ayaa cibaado xaq u leh
Somaliadu kuwaa nool ee La barakiicineya waxa uu Qaabat Tusaalehan Gobolka sool
100.000 Kun Qof oo maskiin culumad waxaab ka sii ahe
War waxba maqabnee anagaa reer laascaanoodee masuufiyo timawayn xsr ah ooisbalfinaysaad tahay duli yahaw
Waa xadiis ayuu kiyri
BALAAYO KU ARAGTAY TIMA WEYNE SHEYDAN BAA TAHAYE NAGA AAMUS
Tima wayn wax walanweye
Hhhhhhhhh
Hhhhhhhh kaarka uu sheegaayo waa maxay
wahaabigan shiikha aadis leedihiin kuradiya haduuso horfadhiisto qacbuuka yeedhsiinayaa
umdda kala fadhiista khurafaadka qaadiriyaay inaad baryeydaan sheekhyo dhintay dadkana aad ku shubtaan brogram ah in sheekhas ducada uu kaa qaadayo oo ilahay u geynayo siyaaro aad ka gurtaan umadda lacag dhaqaale ah kasamaysaan subxanallah....
waaa juhalo 😂
Tima weynta waa mushrikiin!!
adigaa mushrikah timaweynta beenta kadaa
@@NuuradiinXuseen-q3m yaa qabuuri carro cune mushrik. Maxaa kaa soo hadalsiiyey. Qadaad weyne Xamar unukaa leh
Masha allah shiiqena timaweynta ❤❤❤
Wlll waal yaar baatahay ii culumaa afka haa uu taagiin dee ka xiishoo dee
Qaadiriyo waa xarfaan say wax kucuni lahayen dalil waa u raadinayan Benba ha ahaadene kkkkk
Hhhhhhhh
Aanfo ku sama waadiday warkani shirki badanaa
Mujasim ma adaa cid shirki ku sheegaya ?
Is fahan xumo ba dhax taalo suufiyada iyo wahaabiyada
Sheekh barbaraawi sido wax usharxaayo hadeydaan fahmin dhegahaa alle kutiray ee Dhego Wax maqlaan allaha kuu yeelo
Nio kuwani wllh Diinta way ku ciyaarayaan Tumo wayntu 😭
Allahu akbar