FAAIIDOOYINKA BOCORKA 1.difaaca jirka ayuu kor u qaadaa. 2.Aragga ayuu u fiicanyahay 3. Iscaateynta ayuu u fiicanyahay. 4.waxaa ka buuxa fiber 5.infectionka ayuu ka hor tagaa , hargabka ayuu u ficanyahay. 6.wuxuu ka hor tagaa xanuunada ku dhaco mindhicirada waaweyn 7.dadka sokorta qabo Ayuu u fiicanyahay 8.Romatisinka ayuu u fiicanyahay 9.duqnimada ayuu ka hor tagaa. 10.wadnaha ayuu u fiicanyahay 11.wqa cunto na siineysa energi waana lagu dhargaayaa protein ayaana ku jira 12.stresska , walwalka , fokus la'aanta ayuu u fiicanyahay 13.beerka ayuu nadiifiyaa, jirka ayuu sunta ka saaraa 14.murqaha ayuu u fiicanyahay 15.dhiig karka ayuu u fiicanyahay 16.lafaha iyo maqaarka ayuu u fiicanyahay 17.dufanka fiican ayaa ku jira 18.omega 3 ayaa ka buuxa. 19 . Qanjirka prostetka ayuu u fiicanyahay .
Asha Nur walaal aad ayaan kuu salamayaa, inshaaAllah waan kasoo hadli, horayna muuqaaladii aan uga soo hadlay Feytamiinada haddii aad daawatay waan kudari jiray mid walba cuntooyinka laga helo. MAHADSANID!
Walshey nacimo waa ku salmey waxa iga caawsa B12 dhaqter la aan ma la cuni karaa waeee dareema dhaqtarada normal ku dhahey firi no yahsy anaga farmshig ee ma cuni karaa
Asc abayo siide lo isticmaala anaga miraha wan iska daadina , miraha iyo bocorka la laysku kariinaya ama miraha kali ayaa la karina side lo isticmaala no sheeg walaal
FAAIIDOOYINKA BOCORKA
1.difaaca jirka ayuu kor u qaadaa.
2.Aragga ayuu u fiicanyahay
3. Iscaateynta ayuu u fiicanyahay.
4.waxaa ka buuxa fiber
5.infectionka ayuu ka hor tagaa , hargabka ayuu u ficanyahay.
6.wuxuu ka hor tagaa xanuunada ku dhaco mindhicirada waaweyn
7.dadka sokorta qabo Ayuu u fiicanyahay
8.Romatisinka ayuu u fiicanyahay
9.duqnimada ayuu ka hor tagaa.
10.wadnaha ayuu u fiicanyahay
11.wqa cunto na siineysa energi waana lagu dhargaayaa protein ayaana ku jira
12.stresska , walwalka , fokus la'aanta ayuu u fiicanyahay
13.beerka ayuu nadiifiyaa, jirka ayuu sunta ka saaraa
14.murqaha ayuu u fiicanyahay
15.dhiig karka ayuu u fiicanyahay
16.lafaha iyo maqaarka ayuu u fiicanyahay
17.dufanka fiican ayaa ku jira
18.omega 3 ayaa ka buuxa.
19 . Qanjirka prostetka ayuu u fiicanyahay .
MaashaAllaah ilaaheey ajir iyo xasanaad hakaasiiyo walaal!
Mashaa allaah jazaakuma llaahu kheyran
@@adigaisahaaw asc naciima codsi hormones ka kacsan qeybta naasahA caanaha galiyo waxa u fiica cuntooyinka & waxa udaran
Pĺ
Isoo dir qoraalka
Masha allaha abyo mhdsn
Afcarabiga wax lagu dhahaa yaqtiin
Masha allah
Masha allah waadku mahadsan tahay
Masha allah waa mahadsantahay.
asc hada ayaan kukuso biiray abyo sburliina iyo magnisiyon seen uhelikarnaa waxan joogaa muqdisho wa ubaahanahy
Maasha alaah walaal ale hakuu ziyaadiyo aqoonta aamiin aamiin aamiin yaarabi
Masha allaah aaramow family Allaah qeyr haku siiyo xabibti illaahey ha ku xifdiyo jizaakumallaah qeyr
Asc wr wb maanshaa allaah ilaahay haku liibaano. waad noo dadaalaysaa sii wad dadaalka aad u dadaalaysid bulshada , Adigana waxay kuu tahay sadaqo waaridkaana allaha ugu danbi dhaafo aamiin aamiin yaa rabi
Mahadsanid
Maashaa Allah abayo naciimo jazaakalahu khayr
asc abaayo maasha allah ilaahey hadin xifdiyo adiga iyo family kaad
Hooyo qalan o ilmo nujinayasa macuni karta
Mahadsani masha allaah
Qof kastaa wuu ka halayaa bocorka faaiidooyinkiisa laakiin ma sheegayaan sida loo isticmaalo
Asc sister Naciima kheyr Allaha ku siiyo gabar wax baratay tahay . Telephone rabaa
Beladayda I miss you
Qabkee ugu wanagsan lo isticmalo bocorka
naciimoy dadka africa jooga kaniin uma sahlana mana gadi karaan ee cuntooyinka lakahelo vitimiinadas noshosheeg cunto faresh ah oo faranjeer lagalin ayan haysanaa hadana vitimiinada iyo cuntoyinka iskuma naqaano nooga faideey abaayo
Asha Nur walaal aad ayaan kuu salamayaa, inshaaAllah waan kasoo hadli, horayna muuqaaladii aan uga soo hadlay Feytamiinada haddii aad daawatay waan kudari jiray mid walba cuntooyinka laga helo. MAHADSANID!
Sidii ugu fiicnayd baa u macnaysay (faybar)"
Sidee loo istimaalaa wllo
Walshey nacimo waa ku salmey waxa iga caawsa B12 dhaqter la aan ma la cuni karaa waeee dareema dhaqtarada normal ku dhahey firi no yahsy anaga farmshig ee ma cuni karaa
Waad soo gadan kartaa adigoon dhaqrar kuu qorin, muddo markaad isticmaashidna lasoco dhiigagaaga, inkastoo Feytamiinada B-ga 8diisaba uu jirka keedsaneeynin! Oo dhib kaga imaaneeynin inshaaAllaah!
sister mirihiisa sidee ugu fiiican maladubaa mise waa la karinaa ama ciiriin ka wa lagu cuni ka raa
Asha muuqaalkii horaan uga hadlay oo aan ku sharxay daawo walaal!
Abayo wa mahadsantay calka Malian kara
gabadha ha dhibina markay hadlayso
Ascw salanata sare abaayadey mcn waxa ladhaha kataratig
Walaal miraha bocorka mala kariyaa mase waa la dubaa?
Miraha.selo.istacmala.walaal
Muuqaalka dhameeyso 2daba waan uga soo hadlay!
Mirahiisa markii la dubo Parasites oo caloosha ayuu dilaa . 👍
Abyo hooyo uurleh macuni kartaa
Qiyaas u cun!
Asc abayo siide lo isticmaala anaga miraha wan iska daadina , miraha iyo bocorka la laysku kariinaya ama miraha kali ayaa la karina side lo isticmaala no sheeg walaal
Walaashey wa mahadsan tahay waxan ahay 3 xaasle waana iska fiicanahay xaasaskayga waa igu qanacsan yihiin kaliya waxan kaarabaa jooska markan shaaha ku darsado waxan ahay saaid kaliya waxan kaa rabàa inaad iisheegtid qaabka loo isticmaalo iyo huruuda cafimadkeda iina soo qor walaashey whatssappkada qeyr allah ku siiyee
Warbaa kuu yaal
😂😂😂😂 @@hibaaqcabdilaahi3864
Side aya lo sameya
Maxa jilba xanuunka uroon
See loo isticmaallaaa
Sideen u karsDaaa