BAQDOONIS (PARSLEY) CALEEN U Roon Farxada Gogosha. Tinta Taatada...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

КОМЕНТАРІ • 297

  • @safiirkaislaamka
    @safiirkaislaamka  3 роки тому +35

    Fadlan Muuqaalka Hala Share Gareeyo
    Wixii Talo Iyo Tusaale ah ka wac Lambarkaan Doct.Sh.Yusuf Xoogweyne +254722115511

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 3 роки тому +2

    Rabiyow sheekh xoog Xoogweyne xifdi oo cimrigiisa raaji waa macalin jidan ah

  • @barwaqocabdiqadir3976
    @barwaqocabdiqadir3976 3 роки тому +2

    Masha Allah shiikh Alle haydinbarakeeyo adiyo Safiirkaba جزاكم الله خيرا

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 роки тому +5

    Masha Allah sheekh barakallah 🇸🇴❤️🤲🤲🤲🇸🇴☪️🌺🌹❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 3 роки тому +3

    Masha Allah Illaahey ha kuu barakeey Jazakallaahu kheyr

  • @shamisahmed9382
    @shamisahmed9382 3 роки тому +2

    Jazakalaah shiekhen cimri dheer alle Hakusiyo

  • @syo9329
    @syo9329 3 роки тому +3

    بارك الله فيك و في علمك وعمرك وكثر الله من امثالك وجزاك الله خير عنا خيرا جزاء

    • @najahahmed4794
      @najahahmed4794 2 роки тому

      Jasakala kheyr sheekh waxan ku waydinaya ma mijija

  • @leylaabdi9044
    @leylaabdi9044 3 роки тому +1

    Shaqo fiican bad uwadan unaxaristo soomaliyed allah ha idinsharfo akharo iyo aduun ba

  • @sadiyaali1607
    @sadiyaali1607 3 роки тому +2

    Mashaallah thank you so much sheikh

  • @kadra825
    @kadra825 3 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيركم الجزاء امييين أمنيين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم امين امين امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🥰❤❤💓💕🤲❤🥰

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 3 роки тому +4

    MashaAllah keep going guys may Allah bless you all

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 роки тому +2

    Masha allaah shukran sheikh, allaah ku xafido

  • @caishacadey3249
    @caishacadey3249 3 роки тому +4

    Wcs masha allah alle haidinbarakeyo jazaka Allah qer

  • @sahroyusuf6848
    @sahroyusuf6848 3 роки тому +1

    Sheekh Yusuf maansha allaah allaah swt ha ku barakeeyo fidunyaa wal aakhiro jkz waa umu haajaro ku salameeyso adiga iyo amiirka jk

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 3 роки тому +1

    Waa kabsar caleen xawji burbur ayaa laga bera xawaji dhudhubkana waa dawe malabero mise wagedka kale aad gacanta ku heyso

  • @fartunmohamedmuhumed6163
    @fartunmohamedmuhumed6163 Рік тому

    jazakallahu kheyral jazaa Sheikh Baarakallahu fiikum❤🥰🥰

  • @Nobody1579
    @Nobody1579 3 роки тому +10

    Asc shiiq u so funny mashallah 🙏🇸🇴

  • @BuufintaH
    @BuufintaH 20 днів тому

    Baqdoonis afsomali kusheeg

  • @mustafeaadem9881
    @mustafeaadem9881 2 роки тому

    Mashaa allaah aadban igu reeyay siibahaan gastariga waan kufiicnaaday shukran safiirka iyo sheekhada waan salaamayaa

  • @aadancumar7934
    @aadancumar7934 2 роки тому

    Sheeqa aad baan ugu xiranahay waxan karaba in uu ii sheego laba xanuun wax daawa u,ah baabasiirka gudaha iyo galaha

  • @intifaacofficial8885
    @intifaacofficial8885 3 роки тому +3

    Asc wr wbr sheekh jazakumulaahu khair

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 3 роки тому +3

    Baaraka allaah fiika allaah ha idni xafido

  • @ibtesamahmed7047
    @ibtesamahmed7047 3 роки тому +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 3 роки тому +4

    Jazaakallah qayr allah miisaanka xasanaadka ha idinkugu daro

  • @nasraadem4
    @nasraadem4 2 роки тому

    walahi sheekhani waa sheikh wanagsan alle haku barakeeyo aadbanu idinka faaidney

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 роки тому +3

    Masha allah sheeq shukran

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 3 роки тому +2

    Masha allah Sheikh jasakalaahu qeyr

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 роки тому +2

    جزاك الله الف خيرا

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 2 роки тому +1

    Asc manshallaah tabarikallaah.ya.sheekh

  • @FatimaFatima-ny8ju
    @FatimaFatima-ny8ju 3 роки тому +2

    Mashalaah jasaakalow kheer shuukhdeena

  • @haawoaweis6627
    @haawoaweis6627 3 роки тому +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته sheekh maalinkasto mala cunikaraa iyohalee cunikartaa

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 3 роки тому +3

    Mash allaah tabaarka baqdoonise waa yar qadhaqadh

  • @samsamxashi9582
    @samsamxashi9582 3 роки тому +3

    Maashaallaah Alle hakubarakeeyo shiikh

  • @riyandire799
    @riyandire799 3 роки тому +4

    ማሻ አላህ ተባረከ ራህማን😍😍

  • @shukrielmi2331
    @shukrielmi2331 3 роки тому +2

    Maxaa Sheikha waaba yaabe Allaha kuu barakeyo

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 3 роки тому +2

    Wllo qoka aan lamaano xeeysan siduu u cunaa hee amaa dhib uga imaadaa bal illaaheey dartiis iigu soo duceey nin qeeyr qab inaan helo

  • @AliTair-yy7yd
    @AliTair-yy7yd 4 місяці тому +1

    mash allha allha kuxafido

  • @sundusahmed3667
    @sundusahmed3667 3 роки тому +2

    Mansha allh shiqa ilhy ha xifdiyo

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 3 роки тому +5

    Kuwa qaadka cuna haku badalan
    Geedkan

  • @ayubdhagacade8854
    @ayubdhagacade8854 3 роки тому +1

    Mahadsanid sheekh
    MA KABSAR CALEEN BAA GEEDKAN
    wuuba u eg yahaýe

  • @iyigunler9509
    @iyigunler9509 3 роки тому

    Maasha alh waye alow dawo iiga dhig insha alh waan raadinaa

  • @princep5991
    @princep5991 3 роки тому +2

    Jazakallahu kheyran jazzaaa

  • @muhamedahmedmeyow6445
    @muhamedahmedmeyow6445 3 роки тому +2

    Sheekhoow wax soomaaliya lagahelo oo faa iido nooleh noosoo bandhig kheer allaha kusiiyee

  • @fahmoahmed8369
    @fahmoahmed8369 3 роки тому +5

    Masha Allah keep going wllo qaali

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 3 роки тому +4

    Kabsar caleen waaye

    • @ayanahmed3706
      @ayanahmed3706 3 роки тому

      may abaayo waa reexaan afsoomaaliga
      kabsar wuu ka waa wayn yahay

    • @SkyStar592
      @SkyStar592 4 місяці тому

      ​@@ayanahmed3706
      Reexaan & kabsarcaleen midnaba ma aha
      Ee wwaa Carleen aad Ugu eg kabsarada
      Lakin Waa cagaar tikh ah
      Waxana lagu Kala gartaa markad suulka & farta Ku cadadi si AAD u gaartid qoyaankisa kadibna AAD u dareento urtiisa
      Markaas qofkii aan garanayn sidaas Buu Ku garan karaaa

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 3 роки тому +3

    Masha.alaah kuwa jadkacuna kanaalooqaday inaycunan

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 3 роки тому +1

    Masha Allah, safiirkoow nimanka qayila haloosheego inay geedkaan kubadashaan jazakallaahu khayran adiga iyo sheekheenaba,,, anigu nairobi ayaan idinla joogaa waana ubaahnahay xarunta sheekha 5 street ayaan maalin karaadiyay waana waayay fltanka sheekhana waa laqaban waayay

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  3 роки тому

      Hanan shukran wllo markii aad soo gashid wadda 5th street Taxi la yaasha meesha Dhooban weydii ama ka wac Lambarkaan +254722115511

  • @omarahmedfathia1658
    @omarahmedfathia1658 3 роки тому +3

    Asc Macha Allah

  • @istaahilabdullah5084
    @istaahilabdullah5084 3 роки тому +3

    ماشاءالله تبارك الرحمن اللهم بارك الشيخنا

  • @rahmoali2843
    @rahmoali2843 3 роки тому +2

    Jazaakalahu khyr shekh

  • @SacdiyoSiman2
    @SacdiyoSiman2 5 місяців тому +1

    Mash Allah guuleyso shiiqow

  • @nimcohassan4261
    @nimcohassan4261 9 днів тому +1

    Kabsar caleen miyaa wll

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 роки тому +3

    Masha Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nadaahmed6908
    @nadaahmed6908 3 роки тому +1

    Bagdooniska aad bo uficasn yahay anaa arki faa ididiisa

  • @sacdajaamac4104
    @sacdajaamac4104 3 роки тому +2

    NABAD GALYO IYO NAXARIISTA ALLAH KORKIN HA AHAATO SAFIIRKA IYO SHEEKHABA
    DADKA TIRADA YAR EE DADKA WAX FAA IIDADA LEH USOO GUDBIYA AYAA KAMIT TIHIIN

    • @jacfarchannel2029
      @jacfarchannel2029 3 роки тому +2

      ماشاء الله تبارك الرحمن ما اجمله

    • @safiirkaislaamka
      @safiirkaislaamka  3 роки тому +1

      Nabad Galyo iyo naxariis adigana Dushaada ha ahaado Mahadsanid wllo

  • @abdiahmed1885
    @abdiahmed1885 3 роки тому +2

    Maashaa alaah jazaakalaah kheer

  • @aminaahmed4004
    @aminaahmed4004 3 роки тому +1

    Shiiqow kiswahili manugu sheegi kartaa magac geetka mahadsanid

  • @nffamily3240
    @nffamily3240 3 роки тому +2

    Asc intee laga hellaa anigu waxan jogaa Mogadishu

  • @qadijacusman793
    @qadijacusman793 5 місяців тому

    Asc waxan rabaa faaidada uu lee yahay geedka kaff maryam inad ka soo hadashaa fadlan

  • @tuuheahmed8157
    @tuuheahmed8157 2 роки тому

    Sheekh asc baqdoonisku ma kabsar caleen baa mise waa geed kale

  • @fadumarashiid
    @fadumarashiid 2 роки тому

    Sheykhow jazaakallaaha kheyra kathiira waxa ku su,aalaya kaadida fakaneysa inta musqusha la gaarin daawo manooga sheegi kartaa?

  • @ibtesamahmed7047
    @ibtesamahmed7047 3 роки тому +3

    Masha Allah

  • @salwaisse136
    @salwaisse136 2 роки тому +2

    Mashaa Allah

  • @abdirahmancw2372
    @abdirahmancw2372 2 роки тому

    Maaha allahaa side u istic malaa sheq allaha kubarakeeyo

  • @ayanahmed3706
    @ayanahmed3706 3 роки тому +1

    ani cabitaan ban kadhigaa cuntada sida kabsarta ugu daraa caraf weeye iyo raqiis

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 роки тому

    Sheikh jxk kheyr qad miyaa kkkkk ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🕋🕋🕋

  • @yasminhussein8657
    @yasminhussein8657 3 роки тому +2

    Waan ku salamayaa

  • @abuukarmaxamed925
    @abuukarmaxamed925 3 роки тому +3

    Mash alaah

  • @suhaybyusuf9216
    @suhaybyusuf9216 3 роки тому +2

    Shekh magacii geedka khyr allah ha ku siiyee

  • @indianamohamedsheikh7923
    @indianamohamedsheikh7923 3 роки тому +3

    ماشاءًالله

  • @fatimahodey
    @fatimahodey 2 роки тому

    Kabsar caleenta iyo baqduunis ma iskumid baa

  • @munoqali826
    @munoqali826 3 роки тому +2

    Masha Allaah guul insha Allaah

  • @wardaaden9764
    @wardaaden9764 9 місяців тому

    allah alxmdullah nimcatu RABI❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahrasancad3187
    @sahrasancad3187 3 роки тому +1

    Asc Somalia Malaga helaa walibo mukhdisho

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 3 роки тому +2

    afsoomali.ahaan. magaca geed kan. ma kamsar caleen baa sheik. halkaa soojilci. ?

  • @hudahuda5943
    @hudahuda5943 3 роки тому +1

    Jizaallaahu khayre culimo

  • @fadumomaxamed3683
    @fadumomaxamed3683 3 роки тому +1

    Maasha allaahku barakeeyo sheekh

  • @abdiadan9717
    @abdiadan9717 2 роки тому

    Wanku qayilaa islantayduna wa oydaa wax ay iga jeceshahay male habeen walba waxay tirahda xaji makukeena qadkii baqdoniska ana waxan idhada haa ale geedkasi macana lkn hal xaajiyo ama naagi kuguma filnaanayso

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 3 роки тому +2

    Maash ahAll

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 3 роки тому +3

    jasaakallah sheekh

  • @leilamohamedsh.abubaker7901
    @leilamohamedsh.abubaker7901 3 роки тому +2

    Ascw waa kamsaro dhanka Somalilnd mahadsanid

  • @umushuwaq
    @umushuwaq 3 роки тому +2

    Shukran

  • @cabdilaahicabdi5659
    @cabdilaahicabdi5659 10 місяців тому

    Shiikh kamsare sawmaaha

  • @qadroaxmed9959
    @qadroaxmed9959 2 роки тому

    Kabsar caleen myaa waa fahmi wayey

  • @MaxamedShariif-mc7we
    @MaxamedShariif-mc7we Місяць тому

    Shekha lambarkaa noo soo qor

  • @ourhope8099
    @ourhope8099 2 роки тому +1

    Asc parsley ma kamser caleen baa idinka oo mahadsen 🤔

  • @kadraahmed3054
    @kadraahmed3054 2 роки тому

    Aac sheekh Allah ha ku xafido

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 роки тому +1

    Maalinkastaa Ka dhiigaa caasharkaa

  • @HaldhaSomchannel6023
    @HaldhaSomchannel6023 2 роки тому

    Asc waxan ahay dadka laga tuuray xameetida wilina dhib ba iga haysta dheefshiidka marka Sheikh waxan waydiinaya hooyoda lagu qalay cunug oo cusub yahay qaliinku ma cunikarta ?

  • @nffamily3240
    @nffamily3240 3 роки тому +2

    Asc shaikh kan kabsar caleen miyaa?

  • @hawoqaxiye4357
    @hawoqaxiye4357 9 місяців тому

    Hadanan helay mid qoyan oon helay mid qalalan

  • @moonlight-qn6td
    @moonlight-qn6td 2 роки тому

    Asc Sheikhow ka sheekeey jarjiirka جرجير iyo noociisa iyo magaca af soomaali lagu yiraahdo
    mahadsanid

  • @faysashhassan3607
    @faysashhassan3607 2 роки тому +1

    Mansha allaah shugran shekh

  • @awaysissa5919
    @awaysissa5919 3 роки тому +1

    muqayiliinta ayanba isaga bareejeynayaa adeer taqsiimo kkkk

  • @maahirdhago4611
    @maahirdhago4611 2 роки тому

    Hargeisa ma laga helaaaa

  • @dhooldheeman5488
    @dhooldheeman5488 5 місяців тому

    Mshllh sheekh

  • @bisharomahad1712
    @bisharomahad1712 2 роки тому +1

    masha Allaah shikh

  • @mohammedaliibrahim8607
    @mohammedaliibrahim8607 2 роки тому

    Can I make dry in the sun&make it powder ?

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 3 роки тому +2

    Malaga helayaa wadankeena hadii laga helayo xagee ka helnaa

  • @xilkascade
    @xilkascade 3 роки тому +3

    Kabsar caleen miyaa shiiqow