- 1 076
- 6 961 658
ADIGA IS AHAAW
Приєднався 15 чер 2021
Відео
SOONKA INTAAN LAGAARIN ISKA DAWEEY SIXIRKA IYO SUNTA, TIMIRTA WAA FARMASHI!
Переглядів 4,6 тис.2 години тому
#adigaisahaaw
DADKA SOKORTA QABA IYO HOOYADA UURKA LEH KAROOTADA MAQAADAN KARAAN? FAAIDADA KAROOTADA!
Переглядів 2,3 тис.4 години тому
#adigaisahaaw
QALAD ISTICMAALKA LIIN DHANAANTA QASAARO BADAN AYAA KADHASHA!
Переглядів 4,8 тис.7 годин тому
#adigaisahaaw
SEDDEX KAMID AH CALAAMADAHAAN, HADII AAD ISKU ARAGTID FEYTAMIINKAAN AYAA JIRKAADA KAMAQAN!
Переглядів 2,1 тис.9 годин тому
#adigaisahaaw
SAACAD GUDAHEEDA SAXARADA ISAGA SOO SAAR, CALOOSHA MAKU FADHISAA?
Переглядів 5 тис.12 годин тому
#adigaisahaaw
XULBADA QARAAR-KA HAUGA CARARIN DAAWO DHAMEESTIRAN WAAYE!
Переглядів 3,4 тис.14 годин тому
#adigaisahaaw
WAATANAA ASBAABTA AY KUU XANUUNAAN DHABARKA KALAGOYSYADA IYO JILBAHA, KA FAAIDEEYSO MUUQAALKAAN!
Переглядів 3,9 тис.День тому
#adigaisahaaw
ASTAAMAHAAN MA ISKU ARAGTAY? JIRKAADA AYAAN HAYSANIN FEYTAMIINKAAN!
Переглядів 6 тис.День тому
#adigaisahaaw
SIDAAN ISKIIGA DARYEEL INDHAHA HOOSTOODA: GODADKA, BARARKA IYO JACTADKA!
Переглядів 3,5 тис.14 днів тому
#adigaisahaaw
SOKORTA DADKA QABA MUUQAALKAAN KAFAAIDEESTA!
Переглядів 3,1 тис.14 днів тому
SOKORTA DADKA QABA MUUQAALKAAN KAFAAIDEESTA!
GREEN TEA FIKIRKA LAGA HEESTO WAXBA KAMA JIRAAN!
Переглядів 5 тис.14 днів тому
GREEN TEA FIKIRKA LAGA HEESTO WAXBA KAMA JIRAAN!
15-KAAN CALAAMADOOD, HADDII AAD ISKU ARAGTID WAXAA JIRKAADA KAMAQAN FEYTAMIINKAAN!
Переглядів 6 тис.14 днів тому
15-KAAN CALAAMADOOD, HADDII AAD ISKU ARAGTID WAXAA JIRKAADA KAMAQAN FEYTAMIINKAAN!
10-MAALMOOD SAMEEYSO KOOBKAAN, KADIB NATIIJADA ILASOO WADAAG! JILBAHA MAKU XANUUNAAN?
Переглядів 13 тис.14 днів тому
10-MAALMOOD SAMEEYSO KOOBKAAN, KADIB NATIIJADA ILASOO WADAAG! JILBAHA MAKU XANUUNAAN?
CUNTADAAN IYO KAABAYAASHAAN UGA HORTAG BAABASIIRKA! DARYEELKA WAXAA KA HOREEYA, KA HORTAGA!
Переглядів 2,5 тис.14 днів тому
CUNTADAAN IYO KAABAYAASHAAN UGA HORTAG BAABASIIRKA! DARYEELKA WAXAA KA HOREEYA, KA HORTAGA!
ASBAABAHA KEENO, IN MALAWADKA DHIIG UU KAYIMAADO IYO DARYEELKA UGU FIICAN!
Переглядів 1,2 тис.21 день тому
ASBAABAHA KEENO, IN MALAWADKA DHIIG UU KAYIMAADO IYO DARYEELKA UGU FIICAN!
ASBAABTAAN AYUU MAQAARKA KUU QALALAA, WAA MAXAY FARIINTA UU SIDO MAQAARKA QALALAN?
Переглядів 9 тис.21 день тому
ASBAABTAAN AYUU MAQAARKA KUU QALALAA, WAA MAXAY FARIINTA UU SIDO MAQAARKA QALALAN?
MAXAA USABAB AH MIISAANKAADA INUU KOR UKOCO WAQTIGA CAADADA AY KUHEYSO? DAAWO MUUQAALKAAN!!
Переглядів 1 тис.21 день тому
MAXAA USABAB AH MIISAANKAADA INUU KOR UKOCO WAQTIGA CAADADA AY KUHEYSO? DAAWO MUUQAALKAAN!!
DUQNIMADA DEG DEGGA AYAY KA HORTAGAAN DHIRTAAN, DAAWO KADIBNA IISOO DUCEEY!
Переглядів 9 тис.21 день тому
DUQNIMADA DEG DEGGA AYAY KA HORTAGAAN DHIRTAAN, DAAWO KADIBNA IISOO DUCEEY!
MAXAA KUGU KALIFAYA INAAD SARIIRTA KU DUL FIKIRTID?
Переглядів 3,4 тис.21 день тому
MAXAA KUGU KALIFAYA INAAD SARIIRTA KU DUL FIKIRTID?
SABABTA CIRIDKA DHIIGA UGA YIMAADO!
Переглядів 3,1 тис.21 день тому
SABABTA CIRIDKA DHIIGA UGA YIMAADO!
MA ISKU ARAGTAY DAAL DIIQAD IYO DULQAAD YARI CARO AAN DHAMAAD LEHEEN!
Переглядів 2,2 тис.21 день тому
MA ISKU ARAGTAY DAAL DIIQAD IYO DULQAAD YARI CARO AAN DHAMAAD LEHEEN!
XUSEEN BASHIIR WAXAA LASIIYAY DAAWADA CANCER-KA, ASAGOO AAN QABIN XANUUNKAAS HALISTA AH!
Переглядів 5 тис.28 днів тому
XUSEEN BASHIIR WAXAA LASIIYAY DAAWADA CANCER-KA, ASAGOO AAN QABIN XANUUNKAAS HALISTA AH!
QALIINKA WAA DANBI IYO NOLOL CIRIIRI AAN DHAMAAD LEHEEN!
Переглядів 20 тис.28 днів тому
QALIINKA WAA DANBI IYO NOLOL CIRIIRI AAN DHAMAAD LEHEEN!
WALAALAYAAL AAD AYAAD U MAHADSAN-TIHIIN! DADAAL DHEER KADIB WAAN GAARNAY!
Переглядів 708Місяць тому
WALAALAYAAL AAD AYAAD U MAHADSAN-TIHIIN! DADAAL DHEER KADIB WAAN GAARNAY!
Maashaa Allah Naciimo kheyr badan Allah ha ku siiyo-
Masha allah jazaka allah qeer keep going
Timirta ma ahan sida geedka loga soo guray ama looga soo jaray ma ahan waad aragteen waxaa lagu buufiyaa wax cad oo dusha ka kasaaran waxaas miyaan lagu xanuunsaneyn ka soo jawaab bal
Mansha Allah labadoda iyo qaxwo ❤❤
Habo dadka deibetica (sokorta) qabo timirta ma udaran tahaye ?
Cuntooyinka fican ee Afurka lacunikara oo lagu caatobaya oo fat lahyn nosogali xabibti. ❤❤❤
Mash allah anaka na ahoow mahad sanid dhaqtaradda somalida naciima anfac
Naciima guuleyso anaka na ahoow masha allah gabadheena soomaaliyeey horay usoco
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mansha Allah jasakalah kheer ❤
Masha Allah wllo ASC waa maxay feytamiin p6 👋
Karodk caloos shuban ma lugu joojiy nicmo
Masha Allah Walashey qaali
Asc niciimo wa is caateysey mashalaha
masha allah wll videoga waxa kaa codsanaya inad noso kobto adan nagu dheerayn
Mansha Allah tabarakallah ❤❤
❤
aamiin yarabi 🤲🤲🤲
aamiin yarabi 🤲🤲🤲
شكرا ❤❤ من القلب ❤️ ❤️ ي قلبي على معلوماتك الممتازه❤❤
Masha Allah jizakumulah kheeran ❤❤❤❤❤
Mansha Allah, jezaka allahu khayr abayo mcnto ❤❤❤❤❤
Wall baryahan kuma arko viidyoyadada
Maansha allh naciima qaali ilaahy hakusharfo
Walaal taasi waa cajwada
Mashallah jazakallah
Asc naciimo abyo waxan isku daraa karooto you bitiraaf iyo qajaar iyo huruud iyo sanjabiil marka abaayo waxa may isku dhibayaan plz mahadsanid sis
جزاك الله خيرا
❤
Kaso hadal geedka shamaarka
Wcs nacimo feynus wan ka qaadnay abyo ❤
Jazakallah khayr
ASC ADIGA IS AHAW Channel WA xaa qabaa karastarol WA li ba ka Sa reeya mitada ka Lana calashayda na Sa id bay u fadhisaa marka castor oil mar mar qaado ka cabaa say calosha ugu baxdo karastarol ka mar ki la IGA so shegay kabac di bilabay ina Cabo marka xaa igu la tali lahayd ? thanks
Walaal qaali ilahay janada ah kugu casuumo sharafay
Ajar iyo xasanaad allaha kaasiiyo sadaqa jaariya allaha kaaga dhigo
Asc wr wbr nacima xabiibti khayr badan Allaha ku siiyo aduun iyo aakhiraba amiin timarta ma in biyo lagu cabo ayaa wanaagsan mise in qaxwo lagu cabo jazakallaah khayr wajaza
Abayo uur 7 bilood ahay cuno ka dhigtaa maba xisaabo ma ii darantahy sadexda waqti waan cunaa
Thanks mom calaamadaha narcissistic Runti aad ayn ugu hay ninka garka weyn ee cunto u oynaayo😂😂😂
Nacima walal soo jisakall khayr
Ganaca ixanuunyah ma ka dawaa
Shukran jasaka allh
Masha all wa dawadeydii
Dacarta kawarar cafimadka
Ilahayow janada kugu bishare abyo naciimo
Abaayo nimco ugxaanta oodaciif ah maxaa ufiican
Mashallah tubarakllah Jisakumallah
Wacaleey Kuma salaam anaka na ahoow mahad sanid
Wacaleey Kuma salaam anaka na ahoow mahad sanid
جزاك الله خير الجزاء❤❤❤
WCS. MAASHA. ALAH. WASN. FIICA. NAHAY. HADA