CUDURO BADAN AYAY KA HORTAGTAA CAAFIMADNA U TAHAY KABSAR CALEENTA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 51

  • @fathumokyrane3825
    @fathumokyrane3825 2 роки тому +2

    Maansha Allaah habo dabigaaga iyo kii waalidkaa ale ha dhaafo awlaada baari rabi ha kaaga dhigo ha kuu xifdiyo kal iyo laab baan kuugu duceeyaa habo macaanto

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +2

      Maamo Faadimo jazaakaAllaah qeer ilaaheey ha,ii aqbalo adigana miisaanka xasanaadka Allaha kuusaro ajir aan damaan Allaha kusiiyo! MAHADSANID!

    • @ceeblachannel4590
      @ceeblachannel4590 2 роки тому

      Asc macantoy lambarka telka maisiisid waxan jeclahay in ankulahadlo adigoraliya

  • @sharifawaesame2505
    @sharifawaesame2505 2 роки тому +2

    Maasha allah walaahi waa daawo qatar oo aad u fiican oo aanan ogayn hada ka hor allah abaayo carabkaga iyo cilmigaga ha kuu barakeeyo , maasha allah

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 2 роки тому +2

    AS.W. Walaal. Ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo u faa'iideyntaada.
    Maasha' Allaah Tabaarakallaah💯 💝👍.

  • @simaan8126
    @simaan8126 2 роки тому

    Abayo mcn jizakalah kheir wax ad aa KA faidnay alha ku xafido adiga iyo awladada iyo sowjagkaga jizakalah kheir 🌹🌹👍👍👍

  • @leylaadan407
    @leylaadan407 2 роки тому +1

    Asc naciima masha Allah xabiibti ale hakubarakeyo wax badan Ayan kafaiday

  • @MaidaMaryamamaxamed
    @MaidaMaryamamaxamed 6 місяців тому

    Masha alha

  • @mumtaazshxasan1934
    @mumtaazshxasan1934 2 роки тому

    Masha allaah macalimadeena jazaaki laah sidaa wax ufahansiineesid dadka masha allaah qofkasto woo fahmi karaa aad iyo aad ayaa nooga faaidaynoosaa aallaah abaalkaaga jano hakaaga dhigo adi iyo waalidkaaga

  • @user-kr1gv2ko6p
    @user-kr1gv2ko6p Рік тому

    M.a ilaahay ha kuxafido Amiin

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 роки тому

    Asckm masha allaah illaaha janadii udgooney hakuusaqiro adiga iyo all familigaada xabiibti

  • @farhioahmed7982
    @farhioahmed7982 2 роки тому +1

    Asc abyo ramadan mubarak

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 роки тому +1

    Masha allaah

  • @farxiyaibrahim3754
    @farxiyaibrahim3754 Рік тому +1

    Maashalhaaaa abayo qerlhakusiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @simaan8126
    @simaan8126 2 роки тому

    Abyo ii sheeg kamsarta. See u isticmalaa intaa shido maa cabaa mise cunta a marka cunayo aa korka KA saraa a ❤️❤️❤️🌹👍

  • @faizafaaiz2016
    @faizafaaiz2016 2 роки тому

    Maasha Allaah, Tabaarakallaah

  • @hindiamustaf6302
    @hindiamustaf6302 2 роки тому

    Maashaa Allah abayo naciimo jazaakilaahu khayr

  • @XabiibaCali-ww7vf
    @XabiibaCali-ww7vf 8 місяців тому

    Maashaa Allaah

  • @امعمار-ح5ط
    @امعمار-ح5ط 2 роки тому +1

    Illaahy hakaa abaalmariyo abayo

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 7 місяців тому +1

    sidee loo isticmala wll

  • @MayanSaney-xz4vn
    @MayanSaney-xz4vn 4 місяці тому

    Asc

  • @maxamedseyid1483
    @maxamedseyid1483 2 роки тому

    Msha.allaah.wll.Ramadaan.kariim.msha.allaah.waakumahadsantahay.wll.waxaad.dadka.uhayso.guul.iyo.gubanimo.

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 роки тому

    Masha allha

  • @halimomohamed7765
    @halimomohamed7765 2 роки тому

    maasha Allah abaayo naciima

  • @hindajibril4269
    @hindajibril4269 Рік тому

    Ilaahay jasadaa januari haka dhigo yaarabi waalideenteeniina ilaahay ha u nariisto waxaan ahay qof qaba cudarada ad kahadlaysid

  • @fahiimaisseabdiisseabdi4030
    @fahiimaisseabdiisseabdi4030 2 роки тому

    Asc nacima mansha allah ilmo 6bil jiro oo maalintii LA dhalay ilaa hada shubmaayo Mala siin karaa

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 2 роки тому +1

    A s c xabiibti caruruta mala isinkara

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Si qiyaas ah, toos kaligeed ha,u siinin dhirta ugu dhaexshiid.

  • @umurayaan4624
    @umurayaan4624 Рік тому

    sc wr wb dhamaantii waan idin salaamay wllhy anaa tijaabiyay khamsarta waxan kahelay hurdo aad u fiican waan idinla soo wadaagi wixii kale sidaan u isticmaalo waxan ka samaystaa shaah

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 роки тому +1

    Asc ramadaan mubaarka.....naciima soo sheeg waxyaabah burooyin keena iyo wax looga hortago iyo wax baabinkaro cunooyin uroon wax udaran ka soo sheekee adigoo mahadsan

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Wcs walaal inshaaAllaah, waan kasoo hadli!

    • @hakimamohamud5433
      @hakimamohamud5433 2 роки тому

      Asc masha allah air xasanad allah ka siiyo in an kula so xiriro Ayan rabay xage Kala so xirira jzkl khayran

    • @umuzeynab7173
      @umuzeynab7173 2 роки тому

      Masha allah allah abyo waan daneyneyney burooyinka iney kasoo hadasho jisaakalah qeyr

    • @najmacumar17
      @najmacumar17 8 місяців тому

      Makaso hadashay maclimad naciima❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 11 місяців тому +1

    A.S..C

  • @CayuushxaajiCiise
    @CayuushxaajiCiise 11 місяців тому

    Asc dr aada ku salme se u istcml ma karsan oo shax ahan ma u caba mise wa shita

  • @somaliahaisracdo7264
    @somaliahaisracdo7264 2 роки тому +1

    Wcs abayo caano iyo timir iyo kabsarta ma isku shidan kara oo maku afuri kara micna furugtiga nocisa kala duban maku darsana kabsarta

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Dhir kasta waad kushiidan kartaa!!

    • @somaliahaisracdo7264
      @somaliahaisracdo7264 2 роки тому

      Masha allaah Ilaahay ha ku xafido wad mahadsantahay 🥰🥰🕋⭐🌙🔥🔥💚💚👸👸💞💞🖐

    • @sophiakiin4762
      @sophiakiin4762 Рік тому

      Alxamdu lilaah Alxamdu lilaah wanu kafaiidaysan insha alaah

  • @عائشهعائشة-ذ7ث
    @عائشهعائشة-ذ7ث 2 роки тому

    wala qer alh ku siiyo
    saad umada ugu faaiideyneyso

  • @عائشهعائشة-ذ7ث
    @عائشهعائشة-ذ7ث 2 роки тому

    abaayo maxaa u roon casaabk galo gacant bidix?

  • @abdirahmanibrahim1867
    @abdirahmanibrahim1867 Рік тому

    Kabsar caleen English maha ladheha

  • @jiweeriyaabdi9415
    @jiweeriyaabdi9415 2 роки тому +1

    Intee in leg baa laga istici maala

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Muuqaalka dhexdiisaan kuduubay, inshaaAllaah 2da muuqaalba daawo!

  • @امعمار-ح5ط
    @امعمار-ح5ط 2 роки тому +1

    Abayo dhormara suaal kuso weydiyey imana soojawabin

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Umu Camaar su,aashaada intee iigu soo dirtay??

  • @nimcogoodir1057
    @nimcogoodir1057 2 роки тому +1

    Geedkamagaciisasoo sheeg

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Waan soo sheegay walaal, daawo muuqaalka, cinwaankiisana fiiri!

  • @qamarmaxamed9617
    @qamarmaxamed9617 2 роки тому

    Nacimoilmahamalasikara