WAX BADAN KA OGOOW BOCOR GADUUDKA & MIRAHIISA?!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ • 42

  • @munohaji3841
    @munohaji3841 2 роки тому

    Mansha allah abaayo waad nofaidetsay barakow🤲🤲🤲💙💙💙

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 2 роки тому +1

    maasha allah abaayo ilaahey ku barakeeyo adiga iyo famlykaad💖💖💖💖💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💯

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 роки тому +1

    Wax badaan ansugaaye MASHALAH MASHALAH jzk qayeer

  • @امعمار-ح5ط
    @امعمار-ح5ط 2 роки тому +2

    Masha alah alle hakuziyadiyo aqoontaada❤❤❤❤❤❤💯

  • @piixez7425
    @piixez7425 2 роки тому +1

    Masha alaahwalaashey miraha yiyagooshedan bahelo sidee u istimalekaraa miraha

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Muuqaalka dhameeyo waan uga soo hadlay 2da qeeb-ba!

  • @Sundus9547
    @Sundus9547 2 роки тому

    Mahadsanid wllo

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 2 роки тому +1

    Masha Allah tabarakalah jazakalah kheyr

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 роки тому

    Maasha Allaah Shukran xbt

  • @abdullahigeryare7709
    @abdullahigeryare7709 2 роки тому

    Asc wll naciimo masha allh horay usoco allaha ku barakeeyo wll aniga shqsiyan waxbadan ayaan kaa faiiday,, tankale NACIIMO wll waxaad kasoo hadasha (MALABKA) IYO SIDA KU HABOON CUNISTIISA,, BIYO IN LAGUDARSADO IYO IN SIDIISA LOO CABO ?? TANKALE KASOO HADAL XANUUNKA CAGAARSHOWGA,, MAXAAKEENO IYO ISKA DAWEYNTIISA mahadsanid wll aduune barako aaqirane jano

  • @mumtaazshxasan1934
    @mumtaazshxasan1934 2 роки тому +1

    Masha allaah macalimadeena jazaaki laah maba ogeen saan inoo ufaaida bdan yahay allaah janada hakugu abaal mariyo

    • @MamaCuud
      @MamaCuud Місяць тому

      Asc maam naciimo sidee loo beeraa bocor hindiga

    • @MamaCuud
      @MamaCuud Місяць тому

      Igu caawi sida loo beero bocoka jaalaha ah

    • @MamaCuud
      @MamaCuud Місяць тому

      Mahadsanid

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 2 роки тому

    Shukran xbbti abaayo hooyo uur leh ma cuni kartaa

  • @monaahmed1389
    @monaahmed1389 2 роки тому +1

    Kheyr Allaha ku siiyo

  • @khadijogab2875
    @khadijogab2875 2 роки тому +3

    Maansha alaah waansugeyey ugu danbeyntii waat noo keentey mahadsanid 1💖💖💖💖💖💖💖💖💖💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💯

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +3

      Khadiija sabraa sadkiisa hela sax, kkkkkkk

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 роки тому

    Baarakalaahu fiiki

  • @khadijogab2875
    @khadijogab2875 2 роки тому +2

    Aad baan u jeclahay mirihiisa 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💯

  • @simanyariise9977
    @simanyariise9977 2 роки тому +1

    Abaayo Danbigadaa iyo danbiga waalidkaaba allaha dhaafo janatul firdawsal aclaa alaaha ku galiyo meel kasokeeso kuuma quuree allaha ducada iga aqbalo aamiin.abaayo waxaa ku weeydiiyay bocorka mirihiisa oo kaniini ah malahelaa? Hadii lahelaayana please sawirka asoo kaniini ah nalawadaag.Mahadsanid

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 2 роки тому

    Shib shib taan maxaa waaye admaa shisheeyaa qaaali?wan kaga mahadcelinenaa sida wanagsan o aad noga faiidenesid shukran

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 роки тому +1

    Masha allaah

  • @hawaabdullahi3633
    @hawaabdullahi3633 2 роки тому +1

    waleesh qaali waxaa aad iixanuna lugaha lagu socdo ilaa simaha murqohoda walaashey maxaad igula talin laayd jazaka Allah kheyr

    • @qadanabdi551
      @qadanabdi551 2 роки тому

      Ana Kula mida wlal bal haino sojawabto wllshen

  • @hamdiahmed4721
    @hamdiahmed4721 2 роки тому +2

    Xabibtii waxad kaso hadashaa adoo mahadsan maraqdigaga cuntada lagu daro dhibatadisa iyo haduu faido leyahayba mahadsanid 😘😘

  • @maxamedabdiwaaxid4139
    @maxamedabdiwaaxid4139 2 роки тому

    Qaabkke loo isticmaala .miraha mama

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 роки тому +1

    Masha allah walala

  • @ambiyomuhumed3061
    @ambiyomuhumed3061 2 роки тому +1

    Mashaalah Nacima Aniga waan rabaa telefonka

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Anbiyo soo dhawoow +358 40 366 5082

  • @khadijogab2875
    @khadijogab2875 2 роки тому +1

    Alaha ku barekeeyo 💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💟💟💟💟💞💞💞💞💯

  • @ikraanabdulahi2278
    @ikraanabdulahi2278 2 роки тому

    Masha Allah

  • @namlacd5058
    @namlacd5058 2 роки тому

    Asc abayo cunug 2 sano jiro maqarka ka jiran IGA faidey

    • @kaaraa-mardha1977
      @kaaraa-mardha1977 2 роки тому

      Maqaarka jiradiisa waxaa keeni Kara:-
      1-Allergy ama xasaasiyada raashinka, cabitaanka, dharka, gogosha, cimilada iwm.
      2-Bactriyo ama jeermis
      3-Dhiiga oo wax dhibaayo
      4-Beerka oo aan shaqo fiican qabanayn
      5-Daawooyin dhibaayo oo uu qofku qaato, ama hooyada nuujiso ay qaadato iwm
      6-Cimilada oo dhibaysa

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 роки тому

    Bocorhind ayey dhahdaa somali laakiin .quraanka ayaa lagu xusay waxan la dhahaa yaqtiin nabi yuunis CS markuu xuudka calooshiisa laga soo saaray ayuu lagu yir istacmaal taas ayaan noogu filna inuu yahay geed daawo ah

  • @bashiirguhaad1893
    @bashiirguhaad1893 Рік тому

    Ź

  • @maxamedabdiwaaxid4139
    @maxamedabdiwaaxid4139 2 роки тому

    Sidee loo Kariya miraha

  • @munoqali826
    @munoqali826 2 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumofalis114hussein2
    @fatumofalis114hussein2 2 роки тому

    Mashaa allaah