Hilib danbe cuni maysid markaad dhadhamiso Bocor. Pumpkin, Banigal. Aubergine

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • Hilib danbe cuni maysid markaad dhadhamiso Bocor. Pumpkin, Banigal. Aubergine
    Waxaan kaa balan qaadayaa in aadan hilib danbe xiiso u qabayn hadaad dhadhamiso khudaartan aan kuu kariyay , waa Benigal, Bocor, Dabacaseeye, Digirtii oo sidii geedka looga soo jaray ah

КОМЕНТАРІ • 342

  • @zamiiira
    @zamiiira 5 років тому +10

    MashaAllah that looks healthy way to get ur daily vitamins need ... thanks for sharing with us ❤️

  • @MahadAbduleTurbashaash
    @MahadAbduleTurbashaash  5 років тому +72

    Bocorka iyo Bidingaalka suuqyada iska daadsan cuna waa cuntee.
    Bariis iyo baasto ayuunbaad cunto ka barateen qaarkiin . Bilaash ku soo qaata oo qado ama casho ka dhigta.

    • @hibomohamed5743
      @hibomohamed5743 5 років тому

      midka marka hore jarjareeysaye magaciis

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 років тому

      @@hibomohamed5743 Banigaal.

    • @omuhadiya8737
      @omuhadiya8737 5 років тому +1

      Waa runtaa inader somali meelkasta ooy tagan bariis iyo baasto uunbay is daba wadan

    • @haalaabdihalim3852
      @haalaabdihalim3852 5 років тому +1

      @@MahadAbduleTurbashaash benigal manaqanee soomaali ku sheeg walal

    • @fatimajama1071
      @fatimajama1071 5 років тому

      Bocor geli ovenka waxaa jilcaya qibla sare

  • @Somalia2020
    @Somalia2020 5 років тому +10

    Thanks walalo wan joojiyey bariis iyo baasto one month hal Mar ban cuna hilibka warkiisaba daa aadna wa u jeclahay hadana wan joojiyey chicken and fish aan ku badalay vegetable fruit Bean's lkn waqti bay u baahantahay ina la qabsato
    Thanks again walaalkey ilow ku barake.

  • @balqiisoelmi3356
    @balqiisoelmi3356 5 років тому +16

    Wllhi caadi ma ahaan intaa kabartay waa cunto helth leh waaye ilaahey gacantada ha kuu barageeyo

  • @kafally741
    @kafally741 5 років тому +2

    Waan kugu xirnahay. Brokkoli suppe waan kaa barrtey waan u sameeyeya dad aan casumey.boom.they LOVE it. Thanks. Bye bye hilib. Tanna waan sameynaya inshaa ALLAH. NAM NAM👍👍👍

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 5 років тому +1

    Bidingaal,iyo dube iyo dabacase ayaan yiqanaa mahadsanid walal dhalinyarada waad u fa'iideysee

  • @amalahmed4761
    @amalahmed4761 5 років тому +2

    Sofia walashey Alle xijabka ha kugu soo hanuuniyo quruxda waa asturnaanta AAMIIN AAMIIN AAMIIN MAHAD ki salaamee brother wan ku salaamayaa wll adiga iyo familkaaga quruxda badan MANSHA ALLAH JIROO JOOGA

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 місяці тому

    Mnsha Allah bro keep going

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 місяці тому

    Bro hore umaqaoone mahdsnid
    Keep going kuleeysy guulaysta

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Місяць тому

    Moxog oon Somalia kumaqlijiray baan iminka kaa baranay thank you

  • @hawahashi1649
    @hawahashi1649 5 років тому +4

    Dhanka carurtana mid ay kukoran bankasuga tack best chanel

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 5 років тому +2

    MANSHA ALLAH ABBO SOMALIYED OO QAALIYAH
    IYO CUNTO CAAFIMAAD BADAN.

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 5 років тому +1

    Maasha allah talo wanaagsan, caafimaadka u roon, waqti badana u baahneen,

    • @ikraanhuriye6014
      @ikraanhuriye6014 5 років тому +1

      maansha alaah gacanti kamagodo waa cunto caafimad qabta raga somaliyed waxa wanagsan inaysidaa ubartan cunta karinta

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 5 років тому +1

    masha allaah aadban ugu helay qudarta oo dhan balse bocorka saliid kuma darin adiga kawaran hadii aan saliid yar kudarsado

  • @nimcocabdullahi9422
    @nimcocabdullahi9422 5 років тому +2

    Masha Allah wan tijabiyay waan kahelay aad ayay u macdahay 😋😊😊

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 5 років тому +2

    MashaAllah tabarakaAllah that's absolutely health food MashaAllah take care.

    • @fadumoshukri673
      @fadumoshukri673 2 роки тому

      mahadsanid mahad anigna aabahay ayaad magac wadaagtan

  • @ismahanita4
    @ismahanita4 5 років тому +4

    Masha Allah mahad wax badan ayan kafaiday nin markan helo waa inan qudarta ugu dadala eykidaray

  • @daaniyahali6295
    @daaniyahali6295 5 років тому +3

    Asc bro thnx wiilasha somalida noo tabobar waaa LaGuardia dhibanyahay anagana aanu jikada kanasanee

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g Рік тому

    Very healthy food i like itt hilib cafimad maha wala ogaday 😊 thanks bro

  • @iskufilan3960
    @iskufilan3960 5 років тому +1

    Mahadsanid wll allaha idin xafido adiga iyo caruurtaada iyo familkada iyo dhamaanteen

    • @marwochannel3
      @marwochannel3 5 років тому

      Walalo MCN subscribe igucaawi 🙏 🙏

  • @farhiyamohamedhaji549
    @farhiyamohamedhaji549 5 років тому +1

    Mahadsan walaal waayahay waan cuna qudaar laakiin hilibka noo badan laakiin waan cuneyna qudaarta maasha Allah maasha Allah Allah idin barakeeyo aamin aamin Haye walaal waa balan sax qudaarta waa caafimad

  • @ncmh1751
    @ncmh1751 5 років тому +1

    Maasha Allah Caafimaad kucun walaakey dhiirigeliye fiican ayaad tahay.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 роки тому

    Masha Allah wadaage Inaba cadi ma aha alaabtan iska dhuuq waaye yummy yummy thanks for sharing mahad abdule God bless you wadaage.keep up good work.

  • @muhubosalhan5303
    @muhubosalhan5303 5 років тому +1

    MAANSHA ALLAH tabaraka ALLAH ABOOWE Abbe fiican ayaad taha

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 5 років тому +1

    Horta aad Baan igu farxay video waayo waxaan ahye qof miiskan iska Dhimaysa bariis iyo bastan maye rabine waan ku cusub chenlkag hada kadib lkn waan kula soconiye lkn Digirta afka ka jire inta hore insha Allah Masha Allah cunto wangsan oo caafimad weeyan

  • @nasraabdalaomar5874
    @nasraabdalaomar5874 5 років тому +1

    Al aabe fiican wlhi wali sidaan aa baheey kama helin 😔ader ilah hakuu daayo caruurtaad aamiin aabo fiican ayaa tahay

  • @xalimocaydid3188
    @xalimocaydid3188 5 років тому +1

    Aad umahadasntahay binigaalka si aan u sameeyo ayaan gara waaayay walaal jiaakalaahu khayr waan ka faa iidaysanaya ishalh

  • @Zeinah0
    @Zeinah0 5 років тому +2

    Masha Allah horay usoco wax badan ayaa kaafaaiday hormar wacan ❤❤

  • @user-mw7lo5qf7f
    @user-mw7lo5qf7f 5 років тому +3

    Bocorkii iyo bidingaalkii suuqyada ku qaadhay (dhadhsy) farsamaa loo helay mahadasanid macalin mahad

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 років тому

      Alaylehe waa loo helay suuq

    • @abdigeeljirehabarbakhtiday4507
      @abdigeeljirehabarbakhtiday4507 5 років тому

      Aniga bocorkan binigalka maba fahmin
      Fadlan waxaan rabaa inaan tijaabiyo yaa ii faahfaahin kara reer mahad iyo asxabta fadlan aad ayaan ugu bahanay bariis iyo baasto ayaa i dilay

  • @gobgun329
    @gobgun329 5 років тому +2

    Masha allah mahadsanid macalin mahad guulayso

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 5 років тому +1

    Mansha allah Wn kaa sugaynaa khudaarta hilib aduunka ku nacay

  • @saadaomar9388
    @saadaomar9388 5 років тому +4

    Mashaa Allah tabaarakalah. Waa cunto aad u qurux badan. Walaalo ha iloobin,( in shaa Allah) madaamo aynu nahay dad muslima. Mahadsanid walalkay. Keep up the good work.

  • @abdirahmanahmed8536
    @abdirahmanahmed8536 5 років тому +7

    Hi sorry can you say your daughter cover your head, am i right to say that guys?

    • @shikhowraage1400
      @shikhowraage1400 5 років тому

      Abdirahman Ahmed
      Of course

    • @xaqudirir244
      @xaqudirir244 5 років тому

      Timaheeda laguuma dirin ee ka faidayso waxa laga hadlayo

    • @sharamohammed5654
      @sharamohammed5654 3 роки тому

      Haa waa muhiim inad wanaaga farto. Allaha hakugu badbaadiyo wanaaga aad fartay

  • @user-bo9ee1ps8o
    @user-bo9ee1ps8o 5 років тому +7

    السلام عليكم ....✋
    ارجو منك تقصير وقت الفيديو 🎥
    حتى لا يمل 😕 المشاهد من المتابعة
    تحياتي 😊

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 День тому

    mansha allah wa cunto cfmaad leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mhdsnid walal

  • @sacdiyaadontiialle5402
    @sacdiyaadontiialle5402 5 років тому +12

    Wcs wrx wbr maxaa gabadha ugu xijaabin waayo allaah ayaa ina amrayee xijaab u xidh oo timaha u astur subxanallaah

    • @jamacibrahim2447
      @jamacibrahim2447 5 років тому +1

      Kabaro cunto karinta

    • @abdim.m.q3127
      @abdim.m.q3127 5 років тому

      Hadaysan iyadu rabin kuma khasbi karo isagu no mashquul

    • @daaniyahali6295
      @daaniyahali6295 5 років тому +1

      Asc sis raac aadaabka dacwa fidinta barona

    • @daherahmed2029
      @daherahmed2029 5 років тому +1

      @@jamacibrahim2447 sxb cuntada karinta waa laga barankara Lakin ilaahay ayaa nafaraya xaqa inaan isku shiigni أمر معروف ونهئ عن منكر

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 5 років тому +3

    Masha Allaah aabahey mcne ayaan usuubin mahadsanid wll👏👌🙏❤️😋

    • @marwochannel3
      @marwochannel3 5 років тому +1

      Mulki xabiibti subscribe iidhe 🙏 🙏

    • @neamaahmed1882
      @neamaahmed1882 5 років тому +1

      @@marwochannel3 abaay mulki luuq walbo tuuksi aa raaxada nooga qaaday jooji
      ama qayriyadahatag saan isku dhaan
      marka hore adi dadka usaar
      markaagana waa laguu saaraa aamusna

    • @marwochannel3
      @marwochannel3 5 років тому

      @@neamaahmed1882 kkkkk adiga luqaan tago maxaa KU keeney

  • @abdifitahyre6821
    @abdifitahyre6821 2 роки тому

    Thanks bro

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 5 років тому +2

    Jasakallaah khayr wllo

  • @safiyoahmed4090
    @safiyoahmed4090 5 років тому

    MashaAllah waad i jecleysiisey runtii qudaarta..Mahadi hakaa gaadho walaal, waxan Umulanahay mudo bil ah Miisaan aan ridey ayaa anigoo ka dagaalamaya inuu igu soo noqon ayaan is qadiyaa marka Caanihii dhalaankeyga yarka ah wuxaana dhargin karin ayey yihiin..Wll maraqyo khudaarta laga sameeyo kala duwan ayaan jeclaan lahaa inaa nala wadaagto caanahaygana badin kara Mahadsanid.

  • @sahramohamed197
    @sahramohamed197 5 років тому

    Mansha allah waa wax aad u fiican qudrada. Great great.

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 5 років тому

    Masha allaah aad ayaad iigu faaidaysay insha allaah waan isku dayayaa in aan samayo

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 5 років тому

    Adoo raali ah warka soo gaabi
    Waa mahadsantahay

  • @ayanali9240
    @ayanali9240 5 років тому

    Masha alaah ilaahay haku daayo waxbadan ayaad nabartay waad mahad santahay walalkey

  • @monicajacson2366
    @monicajacson2366 5 років тому

    Waa dhow nahay 😊hey sofi. Mashallah bocor katiitow waa macaan thank you mahad walaal

  • @sirathalane5259
    @sirathalane5259 5 років тому

    Mashaallah so healthcare mashaallah so yuumy 🍵

  • @munaabdi5212
    @munaabdi5212 5 років тому +8

    Aniga waxaan jecelahay inaan cuno khudaarta la kiin odaygaygu hilibka Aad buu ujecelyahay

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 5 років тому

    Thanks wllo qaali waad noo faa iidaysaa marwalba👍💖

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 5 років тому +1

    Gacamaha alle haku barakeeyo wallo

  • @user-es8pl2ss2n
    @user-es8pl2ss2n Рік тому

    Tabaraka rahman abowe wan kahely waana sameesanayaa❤

  • @faadumocali8517
    @faadumocali8517 5 років тому +2

    Mashaa alaaah nolaaw😙😙😙

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 5 років тому

    Masha allaah mahadsanus wll

  • @masbaalh4270
    @masbaalh4270 3 роки тому

    Masha Allah Allah kudayo waa shidantahay cuntada barashadeeda waa wax mahim ah faidaysi wanagsan

  • @balqiisoelmi3356
    @balqiisoelmi3356 5 років тому

    Healthy food masha allah

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 5 років тому +3

    Manshallah wacuntooyinka aan jecelahay

  • @naimasaid283
    @naimasaid283 5 років тому +4

    Masha Allah ilahay gacantada iyo maskaxdadaba haku barakeeyo runti wax wangsan ba kafaaidna noso badi insha Allah

  • @istahiljimale7422
    @istahiljimale7422 5 років тому +1

    Waw qatar

  • @raysasiciid1047
    @raysasiciid1047 5 років тому +1

    Waa sax maalinba mid nooso kari waanu ka faa, idnay

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 5 років тому

    Masha allah shukran wallo allah haku barakeeyo 👏🥉

  • @safiogedi9450
    @safiogedi9450 5 років тому

    Masha allah aad ayaan ula dhacey waa qudaar cafimaad leh🥰

  • @qamarmohamoud2818
    @qamarmohamoud2818 5 років тому

    Jazakallaahu khayr walaal

  • @sacdiasheikh23
    @sacdiasheikh23 5 років тому +2

    Mahad aadbaa umahadsan tahay aniga waxbadan kaa bartay ajar iyo xasanaad alla kaasiiyo❤️

  • @Proud_momof2
    @Proud_momof2 5 років тому

    Masha Allah waa loo baahnaa mahad wll mahadsanid

  • @munaahmed3409
    @munaahmed3409 5 років тому

    Masha Allah si fcn ayd u sameysay waad mahadsan tahay

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 років тому +2

    Mansha Alaah safiya Adiga Abo mcn

  • @marwochannel3
    @marwochannel3 5 років тому

    Abaayo safiya waan KU salaamey adiga mahad walalo 🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️

    • @sacdiasheikh23
      @sacdiasheikh23 5 років тому

      Masha alaah intaasba guriga iiyaalaan hadaa karinaa ❤️mahadsanid qof ladawo qofka ugu wanaagsan oo wax laga faa iido baa tahay aniga waba kugu tixsnahay whyo cunta kariska hadba wax cusub inaa cuno aan jeclahay ilahey ajar iyo xasanaad ha kaasiiyo

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 роки тому

    Thank you very very much bro

  • @zahraabdallacasiis7541
    @zahraabdallacasiis7541 5 років тому

    masha allah wwwwww wan kahelay alle ajar hakaasiyo alle hakuu daaweeyo

  • @hafsaali7159
    @hafsaali7159 3 роки тому +1

    Masha allah no so badi cuntoyinka wllo mahadsanid

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 11 місяців тому +1

    MaashaALaah

  • @salamamaxamada1078
    @salamamaxamada1078 5 років тому

    Mana sha alaha waa mana sha alaha thnak you,

  • @caaishaxaashi80
    @caaishaxaashi80 Рік тому

    Maasha alaah waa farsamo wanaagsan

  • @umiali1785
    @umiali1785 5 років тому

    Asc Allah ha kuu barakeyo gacantada inshallah,waa cunto fiican oo health ah guuleyso

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 5 років тому +1

    Mahadsanid walaalkay
    Aniga waxa layga helay dhiigkar,
    Higher cholesterol, pre-diabetes,
    Thyroid
    Dawooyinkiina qaar baa lagu bilaabay ,
    Wadno xanuun na waan yeeshay.
    Ila soo taliya, walaalo somaliyeedow

    • @MahadAbduleTurbashaash
      @MahadAbduleTurbashaash  5 років тому +2

      Walaal khayr bay noqon, laakiin hilibka cas iyo subagaba iska yaree. Khudaar ta cagaaran badso. Waa muhiim. Lugeena oo waa in aad dhididaa

    • @jamacibrahim2447
      @jamacibrahim2447 5 років тому +3

      Prediabetes waxaad ku daweyn kartaa cinnamon ama qorfaha oo budo ah one table spoon in glass of hot water. High blood pressure blackseeds powder tsp in hot water aroortii iyo habernkii and garlic. Cholesterol cinnamon ayaa dhameynaya.

    • @hunter5615
      @hunter5615 5 років тому

      @@jamacibrahim2447 dhaqtar maa tahay?

    • @sahraisse2676
      @sahraisse2676 4 роки тому

      @@jamacibrahim2447 thank you very much wllo, waxn bilaabay
      Cinnamon, garlic, black seed
      Turmeric, xulbad together and
      I feel better and confidence
      Masha Allah

  • @hawahussein2634
    @hawahussein2634 5 років тому

    Wow mahadsanid adeer

  • @zamzamcali4469
    @zamzamcali4469 Рік тому

    Asc waal maficantaha oslo salakuayah

  • @aishohassan720
    @aishohassan720 5 років тому

    Msha Alla jasakulahu khyr

  • @idilsalahgenyo-cad7731
    @idilsalahgenyo-cad7731 5 років тому

    Maashalah walaakey aad ban dhageysta barnaamijkaaga cuntada caafimad ka leh

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 років тому

    In.alaah wn kaa baranayaa,shukran

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 3 роки тому

    Jazaakallaah khayr

  • @Cadale63
    @Cadale63 Рік тому

    Wcs wr wb ❤️❤️❤️

  • @qalinaciimaaadan3401
    @qalinaciimaaadan3401 5 років тому

    Mashalh noso badi wllo Baris Iyo basto aya nadhibe🌹

  • @amalmuse6086
    @amalmuse6086 5 років тому

    Mnsha allah wll jazakumulah.

  • @Aash179
    @Aash179 3 роки тому

    Allaah khayr ku siiyo waan ka faaiideey

  • @nawalcadey1811
    @nawalcadey1811 5 років тому +2

    MAsha alaah

  • @liibaanliibaan1896
    @liibaanliibaan1896 5 років тому

    Masha Allah walaal 👍👍👍

  • @hassanabdirahmanharbi8778
    @hassanabdirahmanharbi8778 5 років тому

    Nabad abdallah #turboshaash iam appreciate always wanan ku dawadaa adiga #bile, prince #sophia
    Lkn is waa my first time aan comment kaa bixiyo lkn like ta kulama dhafo is subscribe ka
    Even when intaanan daawanba vedio clipkaaga ka hor ayaan like ta saraa
    Because already i know your big value and your advantage to our community specially positive people like me hahahhaha
    Any way big respect all of you from watching #iceland
    More loves 🙋🏽‍♂️👑👑🌺🌺🌷🌷💐🌸🍆🍆🍆🌶🌶🌶🥒🥒🥬🥬🥝🥝🍒🍒🍉🍉🍎🍎🍌🍌🥦🥦🥦🍋🍋🍋🥕🥕🥕🥬🥬🍜🍲🍲🍵🍵🍵🥣🥣🥣💗💗💝💝💝💘💘💖💖
    Don’t stop your more efforts masha allah tabarakallah
    Well done igu salaam bile and prince sophia qurux masha allah tabarakallah

  • @asmahassan9093
    @asmahassan9093 Рік тому

    Masha Allh

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 3 роки тому

    Mashaallah tabarakallah

  • @hamdahabib3126
    @hamdahabib3126 5 років тому

    Mahadsanid macalin

  • @ikraamhassan9367
    @ikraamhassan9367 5 років тому

    Masha allh wlhi dadka waa ufideysay hore usoco

  • @nimcomohammedjimale8531
    @nimcomohammedjimale8531 5 років тому +2

    Dadka cuna ama jecl ba ma ihi runti.
    Kaluun iyo digaag.
    Il iyo aragtii naga dhaxayso.

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 5 років тому

    Maanshaa Allah Aabe soomaaliyeed oo cunafa karin yaqaan

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 5 років тому

    Thanks mahad i love't🤩

  • @Samcok186
    @Samcok186 5 років тому +4

    Mansh Allah Mahaad wax badan ayaa ka bartey cunto karinta thanks macaliinkega

  • @hamdihassan8648
    @hamdihassan8648 5 років тому

    Manshalalh thank walalo

  • @munomohamud5167
    @munomohamud5167 5 років тому

    Mansha Allah, Mahadsenid.

  • @xilkasxarago7715
    @xilkasxarago7715 5 років тому

    Turbashaash family adiko mahad san cuntada carurta no sogeli rabi qeyr ha ku siye carurta aan isku dhib qabnaa cuno xumiye

  • @wellnessbymaryama699
    @wellnessbymaryama699 5 років тому

    asc akhii ilahay haku barakeeye gabadha aan habaryarta u ahay u xijaab in sha allaah ilaah baa raali kanaqanaye

  • @Sacdiyohussein5626
    @Sacdiyohussein5626 5 років тому

    Mashallah walal