Xanuunada maskaxda ee aan qabo iyo kala duwanaanshaha dabeecadaha wax ka baro .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 лис 2023

КОМЕНТАРІ • 341

  • @hothan369
    @hothan369 8 місяців тому +17

    Shaqsiyadada iyo qalqalnimadada iyo furfurnantada iyo runta aad ka hadasho ayan jeclahay waxad tahay geesiyad dumarka waxbadan ayad dheertahay sababto ah dumarku badhadhahoda ayay ka sheekeyan raguna jabkoda marka inta aad na dheertahay ayaa ah inad jabkaga ka hadasho❤👍

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 4 місяці тому

      ❤❤❤❤❤asma waa fariid wllhi ilaahyoow ku xifdi

  • @hamdaomarboonge5809
    @hamdaomarboonge5809 8 місяців тому +39

    Asma Abbaayo I like how confident you are, and how you are aware of your mental health situation. Our Somali community doesn’t take mental health seriously most of them are lunatics and they pretend we are a hidebound society. Your storytelling is such an amazing thing I love it. I’m not sure if I have ADHD but when you are telling me the symptoms I recognize that I have some of them like Daydreaming if I want to go for a vocation I start imagining what my Vocation will be like if I want move to a new town or new house I start thinking about how that life gonna be even if I’m buying something I think about how it gonna match my other outfit, even when I’m meeting new people I think about how our conversation will be, I have a lot of thoughts, sometimes I can’t focus on single things.

  • @najmahassan8107
    @najmahassan8107 8 місяців тому +11

    Asma quruxay dumarkan waa jealous ku daba taagan laakin hibo Allah ku siiye habbeen layska qaado sharkooda allaha ku dhaafiyo waa bidooyin ayay ku cuniin.

  • @dramaqueen9455
    @dramaqueen9455 8 місяців тому +12

    Allla asmaay qaaliii wllhy dabeecadan aad leedahay wan leeyahay dad badan asxaab jeclahay wan kuwaaya oo xumaan bey iiga aamin mrka qaaliii illhay ha ina caafiyo ❤️

  • @habonsudi3399
    @habonsudi3399 7 місяців тому +4

    Maansha Allah habo Allah ku caafiyo, Aamiin 🤲🏽. You are very smart because you acknowledged your ADHD and you deal with it may Allah SWT guide you to the right path 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @hindaa6327
    @hindaa6327 8 місяців тому +9

    Thank you so much for talking about these conditions. I myself sometimes struggle with anxiety. Unwanted thoughts and fear. Your are gorgeous and articulate being. Please Continue to bring awareness about mental health conditions to our community and beyond..🙏

  • @maryamhussein613
    @maryamhussein613 8 місяців тому +2

    What a vidoe? Noso badi such topics sister we learnt a lot masha allah thank you very much 😊 🙏 ☺️ ❤️ 💖 ♥️

  • @maryamhussein613
    @maryamhussein613 8 місяців тому +1

    Very educational information and vidoe.
    Asmaay noso badi

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 8 місяців тому +5

    Qof aad u wanaagsan baad tahay bini,aadanka ilaahay baa u sameeyey iney qaldamaan hadana kasoo noqdaan tankale qofka fiican ee qalbiga wanaagsan wuu kasoo noqdaa laakiin qofka xun ee xaasidkaa horey bay ugu socdaan ee ha u joojin asmaay soomaali xaasidiinta ugu badan tankale salaada badi oo tusbiixsa cimradana aad waxaas cudur maaha waa siduu ilaahay u abuuray salaadana waqtigeeda tuko abaayo hana u qaadan in aan ku dulmaayo ee waxaan rabaa inaa kuu sheego kaliya inaa tahay gabar qalbi fiican Maansha allah ❤

  • @Somalihooyo936
    @Somalihooyo936 8 місяців тому +10

    Asmaay you so right about the miss perfektion somali typically somali women😢😢 we need this tupics.. adiga iyo Farxiya absie we need you guys😊😊

  • @halimasharif4569
    @halimasharif4569 8 місяців тому +5

    ❤❤❤ Asma walahi qof qalbi xabxaba ad tahay waa naadir qof sidaada oo ookale u qalbi fican❤😊

  • @rahmaeid5386
    @rahmaeid5386 6 місяців тому +2

    Asma you are so beautiful, truthful, and self aware walahi.
    You got it right I hate people like that it’s all fake.

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 8 місяців тому +2

    You are absolutely Daus sis❤

  • @zamdayousef135
    @zamdayousef135 8 місяців тому +3

    Ax beerka wlhi you’re so funny and I don’t why but I liked you from first day ad qorgab no bilawaday Allah blessed you wllo keep doing the amazing work that you’re doing let these people know we all have different personalities and each one of us has accept their personalities

  • @blackgiganosaurus
    @blackgiganosaurus 8 місяців тому +3

    Omg 😂😂 you are so funny wallahi, i love the marwa part alhamdulilah am married, but i have seen those Marwo's you are talking about, they are too much no confidence at all, btw abaayo khair Allah haku siyo, its important to talk about mental health and its stigma in our culture, am so glad you talk about this topic thank you, btw am a new subscriber to your channel somehow it just came through ❤😊

  • @suu403
    @suu403 8 місяців тому +4

    What ever you are asma we love you keep going❤

  • @fatumoosman5331
    @fatumoosman5331 8 місяців тому +7

    Walal xanuun ruuxi baa ku haaaayo ha isdhiganin xijabka uso noqo iyo ilaaaah

  • @rahmaomar651
    @rahmaomar651 8 місяців тому +2

    😂😂😂 Wlhi j' ai bien rigolé même si k j ai ps tt visionné la vidéo......u made my day dear go ahead and keep ur personality always... much 💖

  • @Sheikhabdirizak2277-be4ek
    @Sheikhabdirizak2277-be4ek 8 місяців тому +5

    You're so bright never say you have sickness I like your vedios 😂😂😂

  • @jannah5330
    @jannah5330 8 місяців тому +2

    Wlhi i love this lady waan jeclhy qofka markuu shaqsiyadeeda tahay oo aan cover ku hoos jirin

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 8 місяців тому

    ManshAllah tabarakallah my beautiful 😊😊

  • @munaadam8568
    @munaadam8568 8 місяців тому +5

    😂😂😂😂😂😂 you’re so funny and fun to watch. Please don’t change, stay as you are. You really do have a personality

    • @muhiimali
      @muhiimali 6 місяців тому

      😂😂😂😂

  • @aminayuusuf8360
    @aminayuusuf8360 8 місяців тому +3

    Asma runtaad ka hadashay walahi saas bey noo wada wareriyeen❤❤❤ inta ku jecel ayaa badan nolow

  • @user-wh2dc5dn8h
    @user-wh2dc5dn8h 8 місяців тому +2

    You ara Amazing sis ❤

  • @kadroahmad7924
    @kadroahmad7924 8 місяців тому +1

    Hhhhhhh Asma xiisaaleey maa noqotaa mase 😍👀👑🥰👍👏✊❤️❤️❤️❤️❤️I wish ina one day imado Uk Asma guuleeso Abayo mcn inshalah gorgeous geesiyad ❤indeed sister ❤

  • @sheikhalimohamed8097
    @sheikhalimohamed8097 8 місяців тому +9

    Alle haku caafiyo Alle isku xir tasbiixda badso waad caafimaadi

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Місяць тому +1

    Asma I love you❤❤❤you're an amazing human being ❤❤❤

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 8 місяців тому +11

    Don’t take dawo walalo you are just perfect as you are !⭐️⭐️✨

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 8 місяців тому +1

      Waa ubaahanhy sometimes si executive function-ka maskaxda ay noogu saxdo.

  • @sucaadmohamed6978
    @sucaadmohamed6978 8 місяців тому +3

    Asmi waa farxada gabdhaha masha allah

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak 8 місяців тому +1

    alla subxaanallaah wllhy aniguba dadka isla waynida badan ma jecli inaan maalinka ka dib la kulmo wan ka baxsadaba subxaanallaah ilaahow ada wayni kuu sugnaatay iyo sarraynba
    asmay xijaabka uun qaali inoogu qari jidhka barakoowe

  • @hawahussen2952
    @hawahussen2952 8 місяців тому +6

    Ahh,the way I love you girl💋🥰, you are so beautiful in and out and so perfect with your imperfections ,all the way from Dire,Dawa❤

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 6 місяців тому +1

    Walaahay Waa run noloshu waa saac saac ma jiro qof marwalba sax ah noloshuna maaha isyeel yeel iyo istustus anigu wax aanan ahayn iskama dhigi karo!! Mida kale faanka waa necbahay!!
    Midna ogoow sida faraha u sinayn ayaa qofka
    Bini,aadamkuna u sinayn qofkasta oo aduuku nool
    Meel buu ku xun yahau meela wuu ku fiican yahay.
    Jag blev inget perfeckt överworld !!!

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 8 місяців тому +4

    Qalbi wanaag Maashaallaah

  • @AmaalAli-tl5pj
    @AmaalAli-tl5pj 5 місяців тому

    Asma waan dawaada waxkastaa soo dhigtid ale haku cafiyo

  • @deeqo15
    @deeqo15 8 місяців тому +2

    Asma your so funny and talented u made my day 😂😂❤

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 місяці тому

    Fathia Absiye wa gabadh wanagsan oo garad wacan xaqa uun bay ka hadashaa raga majnuunkee dumarka dhibay karbashata wana sheekhaad diin jecel dadkana u hiiilisaa ilahay ha xafido

  • @munaadam8568
    @munaadam8568 8 місяців тому +1

    Walaahi. This girl is right up my street. I laughed so hard today

  • @aminaosman1196
    @aminaosman1196 8 місяців тому +2

    Aad baad iiga qoslisay caawa Asmaay😂😂, I like you huunno❤

  • @hh6ijgg
    @hh6ijgg 8 місяців тому +6

    Inadeeertay qurux badan waxaad tahay shaqsi ayaad u funny ah oo wanaagsan dhammaanteen imperfect ayeynu nahay fariiid kula mida o ka aftahanbsan ma jirto😅❤🎉

  • @amranabdi3137
    @amranabdi3137 8 місяців тому +1

    Qalbiga wangsn ayanu wllo ka nahay ❤❤❤❤

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 8 місяців тому +3

    Free stress wll noo baashaal oo nagu furfuro😊😊

  • @user-wk1kh4rd8h
    @user-wk1kh4rd8h 8 місяців тому

    Allaha kucaafiyo habo.

  • @SucadGuled-xu7qo
    @SucadGuled-xu7qo 8 місяців тому +1

    Qof qiimo leh bad tahay asmaay❤❤

  • @safiamohamud3362
    @safiamohamud3362 6 місяців тому

    Asma good job

  • @bilanbeauty4791
    @bilanbeauty4791 8 місяців тому +3

    😁😁😁 asma you so funny ice cream ka pink ah ku qoslay kkk you are so real

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 8 місяців тому

    Abaayo AllAhA kucaafiyo

  • @sahushchannel888
    @sahushchannel888 8 місяців тому +5

    I ❤ asma walhi she is always tell as the truth masha Allah ....wlhi u made my day

  • @hannahananwanag336
    @hannahananwanag336 8 місяців тому +4

    Naa Asmaay waan kugu haystaa wacad alle markaan ku daawadaba qosol baan suuxa ❤😂😂😂

  • @user-qs4sy7im1p
    @user-qs4sy7im1p 8 місяців тому +2

    Allah hanawada caafiyo

  • @Xabiibatullaah100
    @Xabiibatullaah100 8 місяців тому +14

    Funny baad thy wlhi😂😂
    Ala yaa caadi caadi ikaa tusa 😂❤❤

  • @user-pl9ob3ez4i
    @user-pl9ob3ez4i 8 місяців тому +8

    Free hamdi home decor 😂😂

  • @iqbal98
    @iqbal98 6 місяців тому

    Mashaaallah quruxley ❤❤❤❤❤❤❤

  • @naemametan8286
    @naemametan8286 8 місяців тому +2

    Waligay saasan ahay gooni socod cid aan aminaa maba jirto hal mar qofaanlakulmay madono inaan dib igu noqdo saxiib dhana waan kacaajisaa iyo melaha ururta endesa jeker new bakish

  • @Oumalkermohamed-xe8pd
    @Oumalkermohamed-xe8pd 8 місяців тому +1

    Wllahi tu as une tres bonne Personnalité moi j aime ça j ss fière d vous hn

  • @user-iz9fo6hg8d
    @user-iz9fo6hg8d 8 місяців тому +1

    Wax aan daawo ahay oo laysku daaweyo bal isheega wll Afrika jooga xanuunkana wn qabaye

  • @s1hr1
    @s1hr1 3 місяці тому

    Asma this is such an interesting video! Thanks for highlighting neurodivergence in the Somali community. Also your traits sounds a lot like Aspergers and ADHD together, but clinicians find it difficult to identity Autism in women especially high functioning autism. High IQ, co-morbid anxiety, OCD and ADHD is usually how undiagnosed Autism in women presents and sadly, often those women are being misdiagnosed as Borderline.

  • @AhmedMoumin-hz6xn
    @AhmedMoumin-hz6xn 2 місяці тому

    Asc Asma wanku salamay. Salan kadib wankutagera lakin intan danbe misan aya kusofulay is. Ka jiir quruxdada ayu dhimaya wa taalo dhaliil maha sida kale mashallah hawsha sida usi waad. Raali nogo hadi qalad aad u aragto. Salam

  • @amalfarey567
    @amalfarey567 8 місяців тому +2

    Asma abayo , I am the same exactly way. I have all this behavior..... do you have any tools how to fix???

  • @Samia-s60
    @Samia-s60 6 місяців тому

    Walaahi waankaa helay xabiibti hore usoco

  • @Boqortooyo960
    @Boqortooyo960 8 місяців тому +5

    Asma Masha’Allaah she’s beautiful in and out her personality is Masha’Allaah allahuma barik inanta qalbi nadiif ayey ledahay wana idinka il baxsan tahay nolosha waa iska simple lakiin dadka jahilinta nolosha ku cusub taahay asma ha idiin noqoto rolmodel ku dasho ayeey
    Mudan tahay dad uma noola nafteeda ayeey u noshahay maseerka joojiya rer faan badanoow 😆😆😆😆😆 …we love you beautiful Asma qurux ❤️🥰🌟🙌💯

    • @Waayoarag98
      @Waayoarag98 8 місяців тому

      Kkk Noocaas ayayse u badanyihiin dumarkeenu, waxaad moodaa cunsur kale ka soo jeedaan oo aan la garanayn. Waa noocaa dumarka masaakiinta ah waala. Kuwa ka maskaxda sareeyana jecel inay maskaxdooda walaaqaan. Waxaad ka faa'iidayso ayaanba jirin , qofkay maskaxda ka dilikarayaan wey ka dilaan. Waa cciilqabayaal aan isku kalsoonayn.

  • @hassanimaan993
    @hassanimaan993 8 місяців тому +2

    Asmaay malaha anigaa iga hadleysaa waxan ku nolahay nairobi hoyo heysata laba caruur ah whi sidaa baan ahay waan isla yaabanaa

  • @hamdaelmi274
    @hamdaelmi274 8 місяців тому +4

    Asma wllo xage kaala xiriiraa plz , aniga shaqsiyadaada leeyahay waxan ku jira therapy si aan shaqsiyadayda u helo , waxan letahay social anxiety, , cptsd ,and etc ,if u my coment l, plz reply

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 8 місяців тому +8

    Wllhi asmaay so funny 😅😅😅😅 waxaan kuqoslay sigisaanta yar yar ee saasa mad aragty 😂naagaha soomaliyeed wa show off bdnkoodu anigoo kale ayaadtahy aduunka islawaynida unecbahy😂

  • @umuiklaas5739
    @umuiklaas5739 7 місяців тому

    Mashallah tabarakallaah habo asma cadey waa bilaa kasooni xaliimoyimka 😂😂😂😂 😂

  • @shukri846
    @shukri846 8 місяців тому +3

    Walal runtii waxaad tahay qof aqli badan kan gaari karto go,aan maran lugugu dulsocnkari waxaad tahay qof karti leh sis meesha ka wada 👌

  • @user-uo2hb8uc7i
    @user-uo2hb8uc7i 8 місяців тому

    Absolutely

  • @SahraOmar-sf1qo
    @SahraOmar-sf1qo 8 місяців тому +1

    Asma Masha allah Abaayo wan qoslaa markan ku dhageysto

  • @faizaahmed4295
    @faizaahmed4295 8 місяців тому +1

    I really like her she's saying exactly 💯 the truth why we like that Somalia people 😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 8 місяців тому +6

    Ilaahayoow Kucaafi Walaalo

    • @yasmeenatata
      @yasmeenatata 8 місяців тому

      Wax laga cafomado ma aha wa qaab illahay u aburay lkn hado therapy ado ruxa waxa labaraya suuladhaqmo

  • @bilanmaandeeq6522
    @bilanmaandeeq6522 8 місяців тому

    Kkkkkk asma film aad Ayaan u jeclahay inaaan dawada

  • @ubahyusuf9454
    @ubahyusuf9454 8 місяців тому +1

    Asmooy walaahi aniga inaad iga hadlaysaan is mooday,
    Hada waan is bartayoo kaligay baa iska joga meel oo cidna ma dhax galo ❤

  • @user-jq9st2hf6m
    @user-jq9st2hf6m 8 місяців тому

    Alla run badanidaa abaayo

  • @inaabdiabar4393
    @inaabdiabar4393 8 місяців тому

    Asma qurux anaga ku jeceyl❤❤❤

  • @sumayayuusuf6796
    @sumayayuusuf6796 8 місяців тому +2

    Haaye umada aamaaanka ugu dadaaal wll mise waad habaranthy horta marwanimadibad cayy ka dhigty waa run INAMADA SOMALIDU WAA BOQORO ilhy hano xafido

    • @hh6ijgg
      @hh6ijgg 8 місяців тому +2

      Boqoradaada was ee xoriyadeeda uga tag😅

    • @dania647
      @dania647 8 місяців тому +1

      Xoriyadu halkey joogta waa bahalo e 😂😂😂😂

  • @Blessednaz_
    @Blessednaz_ 8 місяців тому +7

    Lmao. I was laughing so hard. I have ADHD, and I feel like you talk about me.

    • @garaadsan.6191
      @garaadsan.6191 8 місяців тому

      Same here waa fuuray i relate with her so much😂

  • @asmageedi2013
    @asmageedi2013 7 місяців тому

    Walaahi way iga qoslisay😂😂😂 wll waankaahelaa

  • @amaldahir5929
    @amaldahir5929 8 місяців тому +1

    You are so funny sista masha allah

  • @foolhooradchannel156
    @foolhooradchannel156 8 місяців тому +1

    Asc abaayo macanto ❤❤❤

  • @fardosa1236
    @fardosa1236 8 місяців тому +1

    Asmaay waa comment kii u horeeyey aan kuu soo qoro waxa sax ah (be yourself)

  • @barwaqofarah9650
    @barwaqofarah9650 8 місяців тому

    Asma Qaali walahe qoosasl baad tahay macaan Imao daa gabdhaa, I hope to meet you day sister 😂❤

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 8 місяців тому +3

    😂😂😂😂dabo inaad smystataa kafiican alla dhintay tan waan jeclahay wlhi 😂

  • @hamdamohamed7737
    @hamdamohamed7737 8 місяців тому

    Illaahay xanuun ha ka dalban

  • @mariaabdi806
    @mariaabdi806 8 місяців тому

    Adkaaaty Qali 😂😂😂❤

  • @dania647
    @dania647 8 місяців тому

    Ilahow asma ha ha noo waayin waxey ahyn bey iska dhigyan 😂😂😂😂😂😂❤️❤️

  • @hamdajaamac1994
    @hamdajaamac1994 8 місяців тому +9

    Naag nafteda aqbashay oo isku kalsoon 😂

  • @Jenna-woid
    @Jenna-woid 8 місяців тому +4

    Naa wax dhimaty baa thy anagaa majeerteena markastana Adigan ku digaacaynay. Ilaa maalinkad reerki isdagaasheen. Inan ayaga meel kasta aan ku aragno ayanu ka caayaynay. Adiguna anaga oo dhan baad noo gafaysaa. Naa wax dhimaty baa thy

    • @MaryanDagan
      @MaryanDagan 8 місяців тому +1

      Mjerten miyey cayday iyado gal hos jifta

    • @Jenna-woid
      @Jenna-woid 8 місяців тому +1

      @@MaryanDagan Haa walal wlhi waa wax dhimaty. Ilaahy baa igu og iyadan difaacayay intaa. Sababtoo waa laga khaldana aniga fikirkayga. Ninkii baa lahaa neefku naag cadaanu ku khafiify. Waxan waxba laga wadin buu wax weyn kadhigy. Ayadiina waa reer aan kala lhyn. She should be ashamed of her self.

  • @NadiiraNour
    @NadiiraNour 8 місяців тому

    😅😅😅😅 Funny baad tahay walahi

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 7 місяців тому +1

    Manshalah good job for talking about these mental issues. Many of our Somalias suffer from mental disorders and they never talk about it nor get treatment for it. We need to educate our people so they can get some help.
    One sisterly advice I can give you is to read Quran daily and learn its meaning. Also, do lots of AstaqfuraAllah, and other Arkans

  • @shamsahassan3177
    @shamsahassan3177 5 місяців тому

    Asmaa huuno ninki aad rabtay wad heshay alxamdilah walaalo nin ka diinta si wangsan u bar adigana xijaabo timaha is ka dabool adiga iyo hablahaada maanshalah

  • @umunazal6484
    @umunazal6484 8 місяців тому

    Ala asmay kujecliya maanta waad iga qoslisay

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 8 місяців тому +2

    I love Asma Days sis anigu Wlhy sidaadan ahay maalin walba xaafada.aan deganahay kuwaas oo kalan deris gabadheyda markan iskuulka geynayo maxaan sameeyaa hees baan shitaa oo aan gashada dhegaha. Walaahi sis ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @Nimco9yawu
    @Nimco9yawu 3 місяці тому +1

    Runta ka hadashy Wlh qaali i❤you

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 8 місяців тому +3

    Mahadsanid sister
    Wax badan baa ka bartay noloshaada, macalimad baan ahay waxan la kulma ilma fara badanoo aan cidi fahmin, dabeecadoodana aan cidi ku ixtiraamin, haddana marka usi firsato walidoda ku fiican😂.
    Somaliduba waaliday badantahay😂, balse waa cilmi barasha u baahan.
    Thanks for your sharing😊

  • @gushaiyohabsamida771
    @gushaiyohabsamida771 6 місяців тому

    Isku filan Habo qof ha u noolaa ❤❤❤❤❤

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAIL 7 місяців тому

    Gabadhan waan taageeraa please ina isoo taageerA

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 8 місяців тому

    Asmaay hadii dadka dhan saas isku fahmi lahaayeen waa lawad dhaqmilaha lakiin ma ogalin Dhamaan vi har diagnos 😊❤

  • @user-uo2hb8uc7i
    @user-uo2hb8uc7i 8 місяців тому +9

    😂😂😂😂😂 ala suuxay anoo niyad jabsan ayad iga qoslisay asmaay❤

    • @muhiimali
      @muhiimali 6 місяців тому +1

      😂😂😂

  • @zamzamahmed4654
    @zamzamahmed4654 8 місяців тому +8

    Every person have that type of days ups n downs but they dont want to share way is adkaynayaan😂😂😂

  • @DeganHersihassan-rw1wd
    @DeganHersihassan-rw1wd 6 місяців тому

    Walaal asma inaan wAda ha dalna rabey

  • @maryansheikhabdi6860
    @maryansheikhabdi6860 8 місяців тому +5

    Hhhhh astaqfurullah wad iga qoslisay
    Sidaada ayaan kagu jecelnahay abaayo.
    Qofka runta ka hadla inta badan waa qof qalbi wanaagsan