Qoorgaab part 7 the end

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 гру 2022

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @abdimajidnoorismael4588
    @abdimajidnoorismael4588 Рік тому +31

    Qoor gaab waa nin iga nasiib badan waayo wuxu alle calaf ugu daray gabdh dadnimo leh oo ilmihisa u ogolaatay inuu lasoo xidhiidhi karo waxba yaanu tarine
    Qisadan wxd moodaa in noloshayda caksigeeda aan ahay aabo la dulmiyay
    Loo diidey ubadkiisa xataa in one day uu kahadlo iyaga dartoodna si ay karaamo iyo hadal laaan nolosha ugu noolaadaan anoo awoodaya inaan ubadkayga maanta qaadan karo utanaasuley
    Aabanimaa ciqaab igu noqotay
    Alle wxn ka baryayaa in maalin aan ubadkayga lakulmi doono iyagoo ii og wxa la iigaysty
    Dunidaaba kala dhiman wlhi
    Alle dhibka ha inaga dulqaado idil ahaanteenba 🤲🤲🤲

    • @asiyacabdiraxman5060
      @asiyacabdiraxman5060 Рік тому +1

      Ilahay ha kula kulan siiyo Wllo adana haka daalin ee dadaaal

    • @Fadumoabdi435
      @Fadumoabdi435 Рік тому

      Noloshan waa lawada marayaa qisadaada oo kale anigay ii haysataa wiilkii aan dhalay ayaaa noloshiisa iyo arigaasaba la iga xarimay lkn cadaaaladu maalin uun way dhalan wana sugaynaa samirkuna sadkiisu wataa

    • @itbeherposslady3503
      @itbeherposslady3503 Рік тому +2

      I feel sad wllh🥺 Allow kuusahal

    • @meyranrooble3049
      @meyranrooble3049 Рік тому +3

      Isha allaha maalin waad gaari guusha samirka badi ogow xaqu hadii afka la qabto feeruhu ka dilaaca wllo

    • @saynabjimcale
      @saynabjimcale Рік тому +2

      Bini,aadamka ayaa sidaa ah qof wanaaagsan oo qalbi wanaagsan haday arkaan qasab waxaa ah inay niyad jebiyaan
      Marka walaal ilmahaada u ducay qalbigana u fur ayagaa kusoo raadsan doona maalin insha allaah

  • @hibakahin1994
    @hibakahin1994 Рік тому +87

    What a storyteller! I can't stop loving you, Asma.. intelligent woman.

  • @lisalyonxo
    @lisalyonxo Рік тому +137

    The way I was waiting day and night for another video from you! Asma you have captivated my interest completely. I don't care if your next story is about peanut butter and jelly, just don't stop making videos!

    • @Ariijiina
      @Ariijiina Рік тому +5

      😂😂😂 how desperate we are all😂

    • @sumi__5868
      @sumi__5868 Рік тому +6

      True Wlhy I was daily visiting her channel to see if she got anything for us 😂😂😂

    • @ifrahmohamed5854
      @ifrahmohamed5854 Рік тому +1

      Kkkkkkk

    • @lalatabi5134
      @lalatabi5134 Рік тому +2

      Me too walaalo

    • @mohamedismaciil9239
      @mohamedismaciil9239 Рік тому +3

      she is naturlly born story teller she dont even know her own talent lol

  • @maryamh2510
    @maryamh2510 Рік тому +45

    Free Dahabo, and no Notary get me dead 😂😂😂 she’s so hilarious. 😂😂
    Asmay, you’re so beautiful, smart, and funny Walahi. Just love watching you. I wish you nothing but all the best, sister.

  • @abdishakurawl1773
    @abdishakurawl1773 Рік тому +6

    I can deffo relate to this, Asma.
    i know how hard it is to be around a narcissist. the best thing is to give him a cold shoulder.

  • @Minhajshariff
    @Minhajshariff Рік тому +15

    Your a great story teller!

  • @ilbirhashi3030
    @ilbirhashi3030 Рік тому +4

    Kämpa syra du är så stark tjej Mashlh,,,,för fri rådgivning och advokat för fri Vänligen låt mig veta..tummen upp syster👍👍👍👍

  • @nasinahmedabdi9706
    @nasinahmedabdi9706 Рік тому +26

    In 2023, please waxaad nooga sheekaysaa how u healed and how you find love again InshaAllah 🤍 Sidee u jeclaatay qof kale, sidee ula sii socotay noloshaada markay ka baxeen qoorgaab iyo reerkiisu.

  • @khadijaahmed1504
    @khadijaahmed1504 Рік тому +12

    Masha Allah sida aad hadalka sarbeebta ugu hadleysid iyo magac u yaaladan ayaa i cajab galisay adigoo inan yar baad xigmad wanagsan ku hadashay oo aan xagasho lahayn.

  • @circleali9967
    @circleali9967 Рік тому +21

    I am so so so happy for you Asmaaaaaay ❤️ waxa UA-cam Somali storytime sharegareenaya, wax naf leh oo la dhagaystaa adigun ba ku jira ❤️ we will miss the chronicles of qoorgaab 🤣🤣🤣🤣 I am so glad you set yourself free with the help of Allah swt ❤️ ilaahay ba ku arkayay 🤲🏾 inshallah sanadka cusub farxadaada inooga sheekee Iyo noloshaada Sweden 🇸🇪 isku wadan banu joognaa ❤️

  • @katardo
    @katardo Рік тому +41

    Mashaallah gaabadh guruxley iyo karti leeh ayaad tahay
    Qalbiga adkayso ,wiixi kuso maray ilahay khaire kaa baadan haakusiyo
    Hadaynu nahnay team djibouti waan kuu tageersanahay macaney
    Bonne année et bonne santé ma sœur
    Je te souhaite que du succès dans ta vie
    Haaw jaabin reer margi
    Waaxad exemple haablaha somaliyeed ee dhiibta qaarsada
    Macaney waan kugu bogadinaya arinkaan waayo xaaqaagii ayaa lagu tuntay ,qorgaab sharkisa alaha kuu daafiyo isna ilaali waayo qoorgaab waa qoof xanuunsan wallahi ( c est un malade mental)
    Hana amusin ,waan kugu bogadinaya history gaaga inaad kaa sheekayso walllahi waad nadisaysa waanad gaarnaqsatay macaney guleyso
    Horeey uusoco ada aflaxaya waana kuso ducaynayna

  • @ayushkareayaniita5089
    @ayushkareayaniita5089 Рік тому +7

    Maansha Allah, wlashayeey quruxda iyo caqligaba Allah ha kuu xiftiyo. XIJAABKUNA WAA WAJIB QURUXEEY AAKHIRO XASUUSO

  • @faizaosman8496
    @faizaosman8496 Рік тому +3

    You are a strong woman am so proud of you been through the same situation but this is a year of change love u sooo much asma

  • @inawarei
    @inawarei Рік тому +4

    And that's how you wrap it up a good tale of life experience. Din berättelse påminner mig om Tales of a First Wife av Nowal även om det är långt ifrån varandra. Hoppas vi män lär oss något från detta!

  • @MohamedMohamed-qh7cj
    @MohamedMohamed-qh7cj Рік тому +18

    I thought you stopped it, badhgo' inagunoqotay everyone was waiting for the last cup of tea 🤣🤣🤣

  • @mulkiosman2119
    @mulkiosman2119 Рік тому +49

    Asma, jag gratulerar först att du har gått vidare med ditt liv. Jag är också glad att du vågade stå för dig själv maansha allah. En viktig sak är att du ger kunskap om olika personlighetsstörning som Narcissist, bipolär. Kunskap är Makt. Tack igen och lycka till.

    • @sultmo8816
      @sultmo8816 Рік тому +1

      Har dessverre ikke fulgt hele historien, men hvem refererer du til spesifikt når du sier "bipolar"? 😅😊

    • @mulkiosman2119
      @mulkiosman2119 Рік тому +3

      Asma berättade själv att han hade humörsvängningar och nämnde också att han även hade bipolär allahu aclam.

    • @idilelmi2842
      @idilelmi2842 Рік тому

      Wes!

  • @MohamedHassan-nv1gm
    @MohamedHassan-nv1gm Рік тому +19

    One of the best somali stories in 2022 🕝 # QOORGAAB+MARGI

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Рік тому +23

    Sanad wanaagsan oo farxad leh ayaan ku rajaynaya 🎉 Asma aqli badan qurux badan Qalanjo haween,dib ha eegin ee hore u soco👏🏻Dumarka casharo sii yidhaa Nin Narcissist ah baan badalaya ee Naftodi iyo cafimaad kodi,karamadodi u baabiyey.🙏

  • @awosaleban105
    @awosaleban105 Рік тому

    ❤️Good beginning asma happy 2023🎉

  • @mariankhalaf8919
    @mariankhalaf8919 Рік тому +27

    Asma, Masha Allah Baraka Allah Feek. I loved your life story, even though it had many sad moments at the end you won! I hope you’re courage sets an example for your daughter and all the young, mistreated Somali women. ❤

    • @maka6356
      @maka6356 Рік тому

      Gesiyad caqli badan alaha kudhowro adiga iyo gabadhaada duleyste waxba jaanaqadayo horay usoco

    • @maka6356
      @maka6356 Рік тому

      WHAT A STRONG WOMAN I'm proud of you don't let them silenced you. You're a inspiration for all the women God bless you

  • @ayaanmoh3724
    @ayaanmoh3724 Рік тому +3

    Walhi ur very strong woman way ka muqata imakana dhexda xidho o rerkaga iyo inantada yar sidad u hormarinlahed dhexda u xidho alle na talo saaro and never backward ❤womanhood ❤️💪🏻

  • @hairgrowthqueen3341
    @hairgrowthqueen3341 Рік тому +6

    Alla asmay ku jecliya you stand up for yourself and the future of your daughter ❤️💯🥰 inan tashatay baatahy qaali

  • @rahoimran505
    @rahoimran505 Рік тому

    your story will help many women who are the same situation as you

  • @rahoimran505
    @rahoimran505 Рік тому +4

    Asma you are strong women I personally support you go ahead. May god protect you and your little princess.

  • @itbeherposslady3503
    @itbeherposslady3503 Рік тому +3

    I feel those many year u lost for their sake🥲 thou they don't deserve,,, God bless U asmaay🥰

  • @ceoinsomewhere8780
    @ceoinsomewhere8780 Рік тому +4

    We love you asma❤❤hope you bright future

  • @bellaguul840
    @bellaguul840 Рік тому

    MashAllah I am proud of you sister ❤❤❤❤❤ keep going

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Рік тому +1

    Waa qiso cajiib ah runtii , walaal talana aan ku siiyo xijaabka iyo inaad timahaga astur tana ku dadaal , noloshada iyo qoyskaga iyo awlaadaadana Allah hakuu barakeeyo 🤲 aaamiin

  • @Asiaherse
    @Asiaherse Рік тому +23

    Reer halaq😂😂😂😂
    Margi
    Qoorgaab😂😂

  • @maxamednaasix
    @maxamednaasix Рік тому +5

    Asma huuno qali waxa mudantahay wanag oo dhan, waxa tahay qof qabi wngsn farxad badan, madoone allaah inugarab kaaga noqdo fartoon amarkiisa, bal aayadan macneheda ogaw kadibna aqri adigo dhuuxayo macnaha,
    { يأيها النبي قل لأزواجك وبناتك ونساء المؤمنين يدنين عليهن من جلابيبهن ذالك أدنى أن يعرفن فلا يؤذين وكان الله غفورا رحيما }
    Waxa kurajen farxad & hormar aduun, aakhirana janno & rali inokanoqdo allaah.

  • @swabrina6445
    @swabrina6445 Рік тому

    Fariid Asma, Always fight for your right 👏 you are a strong lady💪 iska dici kuwaxumaan kulajecel

  • @hassandj133
    @hassandj133 Рік тому +1

    I am so sorry you have been through all that. But remember what doesn’t kill you makes you strong… and you are strong already. But please cover your beauty

  • @munaabdi7540
    @munaabdi7540 Рік тому +14

    Asmaay wll ragga oo dhanbaa Narcissistic ah😂😂😂😂they don’t need in adigoo hor mar gaadhay lagu arko oo dhaldhalaal iyo qurux lagugu arko markaas buu hinaas madax marayaa duligii la rabaa in lagugu soo celiyo keeeep going u doesn’t neeed qoor gaab iyo reer halaqbaa😂❤❤

  • @ubahayaanle6850
    @ubahayaanle6850 Рік тому +6

    Reer margi cashar bilaa ciwaan ah baad u dhigtey intaa ugu sin sis.🥰🥰🥰🥰

  • @hanoush101
    @hanoush101 Рік тому +1

    Mashallah ka meero wixi ku soo maray 🤩🤩
    Waxan rajaynaya ina sheekoyin qurux badan noso gudbiso mashallah story teller ficana tahay habibty we love you and support you🥰🥰🙌
    #Araweelo🇸🇴💙💪

  • @moussaroune7367
    @moussaroune7367 Рік тому

    Mashallah Allah Haa ku cafido inchallah gabadhadana kula dadal diina iyo afraid somaliga siiayana uu lumine khair badan baan ku rajeynaya

  • @xaawomaxamed1930
    @xaawomaxamed1930 Рік тому +11

    200$waan u celiyy kulahaa alla qosol badanaa wlh waa funny asmo qurux be strong xbbti 🥰😂

  • @Qoslaaye03
    @Qoslaaye03 Рік тому +5

    كل عام وانت بخير وصحة وسلامة وعافية يارب العالمين.

  • @hodanabdi3667
    @hodanabdi3667 Рік тому

    I
    Mashallah bless you ... keep going

  • @ruqiyaxaji5085
    @ruqiyaxaji5085 Рік тому

    Mashallah qaliyey Keep going yane konjo💖💖💖

  • @minaaaaaaaaayy1433
    @minaaaaaaaaayy1433 Рік тому +3

    Sis hdaaan Hablo land nahy we are proud of you wlhi❤❤❤❤🎉🎉reee halaq iyo qoorgaaaba ilaaahy kuguma cesho inan somaliyeedna afka kama gasho iyga iyo wax lamida hore uso wlshy mcny✊✊💋

  • @hdnabdi8302
    @hdnabdi8302 Рік тому +5

    Absolutely you right, loo joojin maayo reer Halaq iyo cidna

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP Рік тому +1

    She is the perfect example of somali lioness. Live long sister hadaan qoorgaab dadka reer hargeisa ka garan lahaa kabahaan ku gubi lahaaye. I wish y'll the best sis.🤞

  • @oumalkairemoustafa5566
    @oumalkairemoustafa5566 Рік тому +1

    WE Love you so much Asma qurux nolosho kuma cisho huno hore u soco guul iyo gobinimo cafimad adiga iyo gabadhada ku rajeynaya wllshy macan 🙏❤️💪💪❤️❤️❤️

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +3

    From honest heart..you don’t need Filter sweetheart…You look awesome with out it💯

  • @aasiyasahal2007
    @aasiyasahal2007 Рік тому +5

    What a beautiful woman with a beautiful story love her ❤❤

  • @kharjecel112
    @kharjecel112 Рік тому

    Mansha allah wallee gabadh wanaageed iyo qurux deed way katagtay

  • @nasratogdheer2273
    @nasratogdheer2273 Рік тому +1

    Masha Allah habo you don't need filter, you so beautiful 💖 ❤ 💗 💕

  • @suhayradam2434
    @suhayradam2434 Рік тому +70

    Asmaay qisada book ka qor oo English ku qor lcg ka sameey 😂😂😂

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 Рік тому +6

      Qisada somali kayaabisay english madaxyadey qabsayaan

  • @hanad3395
    @hanad3395 Рік тому +4

    😂😂😂😂 walahi gabar funny ah oo caqli fican bad tahay masha allah

  • @sadiam13
    @sadiam13 Рік тому

    Cashar baaan kaa barany asmaay walee abaayo
    Halkaan baan kaala soconaa wixii waya aragnimo ah nala soo wadaag oo taxanayaal faaido leh noo bilow sheekadan kadib.
    Qof cod kar oo hadal nadeeqsiinkara baa tahy masha allah alle haku xifdiyo❤️

  • @hiboahmed4791
    @hiboahmed4791 Рік тому

    Manash Allah ilahay gabdhan hakula koriyo habayare keep going you are very strong 💪 girl and I hope you have better life ❤️

  • @lalatabi5134
    @lalatabi5134 Рік тому +5

    Guuleeyso, Guuleeyso, Guuleeyso and wishing you and your daughter a very happy and prosperous new year ❤💐🎉

  • @leylamaxaley5325
    @leylamaxaley5325 Рік тому +3

    Asma habo Happy New Year so proud of you and how you handled qoorgaab. You are talented in story telling. You have paved the way for many women who were silenced by families due to qabyaalad. Nootaayadu ma Notary baa? Lol walee waad iga qosliday. Qoladiisa qoorgaab qarxi! lol

  • @amalissa9362
    @amalissa9362 Рік тому

    Asma qurux happy new year hope you all the best keep going with success in your life inchallah

  • @rahma_daqueen9297
    @rahma_daqueen9297 Рік тому

    You are my inspiration

  • @ayaaissenuur9235
    @ayaaissenuur9235 Рік тому +85

    Asc wll asmay waxaad tahay gabadh Muslim ah illahay dushaada wuxuu faray xijaab allah kabaq oo aakhirada ubaq wll madaxaga asturo gabdh walba oo somaliyeed way lee yihiin timo qurux badan anigaan kula hadlaya waxaan lee yahay timaha hindida Alxmdulilah walaladay waxaay lee yihiin kuwa cadaanka hadana ma qaawino gabdhaha somaliyeed say u badan yihiin waa sidas oo kale markaa wll allah kabaq jirkaagaga asturo aduunkan waa laga tegayaa xisaab bana kaa danbaysa markaa wll allah kabaq plz

    • @Aflamta_filimada_afsomaliga
      @Aflamta_filimada_afsomaliga Рік тому +2

      wa ku ficnthy talada walasha ad kula talisay talada ficn ad la jeclaty waxad naftada ad la jeclan lahayd ama naf ad jeceshahay lkn waxand hubin lama shego xijab ka wala faray dumarka wa run lkn wa inay qofka niyadeda kaso goda sida dintu tiri saladuna lamid hadane niyadu kow ahayn aqbalad maleh e qof kle lo xijabanyo ama dadka ama saladaba mArka adba akhirada ka fikir o waxanad hubin ha fafin somalida manta wxy u xijabtan badankod dadka iyo hawl yareysi timohodu hagagsanen iyo aqoon laan ba qofkay dacad ka tahay ilahy unba og marka diinta saxda barta iyo maadigaba labaduba way nagu yaryihin runti

    • @sevdaomer4666
      @sevdaomer4666 Рік тому +2

      Alalha soo haniyo walsheen asma allaha ka dhigo mid hijabka si niyad ah u qadata iyada iyo gabdheda yarba

    • @fatimaabdulkadirkhalif2997
      @fatimaabdulkadirkhalif2997 Рік тому

      @@Aflamta_filimada_afsomaliga "waxaadan hubin lama sheego" baad tiriye waxa aysan hubin oo ay sheegtay ma inuu xijaabku waajib yahaybaa🤔🤔

    • @Aflamta_filimada_afsomaliga
      @Aflamta_filimada_afsomaliga Рік тому

      @@fatimaabdulkadirkhalif2997 maya abayo hijabka kobad wa akhlaqda labo xijabka marada hade lkn niyad ka ahayn wxba ma shegayo ee wa ina cawaradada kle qarsata dhar wasaca xirata sida wadanada kle islamka(masr,marokko,turikiys etc) ee waxan kawada dadkenu naagi bey ka hadhi layihin o la daba dhigay diin na walaguso gabanaya Marka hadenan iska qaban intena dumara wax baraty nin xaqena uma hadlayo mida kle ayaga bo jaad be inta cunan 15$ malin kaste ayago bil ilmahoda u henin ya u banenyey dinte ba u baneysay wa suale

    • @xtra..7239
      @xtra..7239 Рік тому

      @@Aflamta_filimada_afsomaliga diinta so baro wa hadii ad qof Islam tahay. Hadal malayacni maficne adigo on aqoon lahyn.

  • @ikhlaascadaniikhlaascadani5184

    Asma love you wlhi ican't stop laughing when am watching u 😭😅

  • @leylahassan2386
    @leylahassan2386 Рік тому +1

    Mashaa Allah Asmaaay walaaahi siqa tii ugu wanaagsaneed aaan maqlo waliba qisa taaabssha Iyo damqasho leh

  • @maryamaa8419
    @maryamaa8419 Рік тому +2

    ASC walaal marka hore allah u mahad celi oo intaas oo dhibaato ah kaa samata bixiyey wax walba aad soo martay aan kuu jabinin oo weli aad caqli iyo adeyg iyo karti ma ogiye wax kale ka qaadin,adiga iyo gabadhaada allah ha idin xifdiyo marka waxan intaas kuugu darayaa nasiixo yar walaal macaan maanta waa aduun berina waa aakhiro qaaliyeey quruxda alle ku siiyey asturo allah ka baq oo cawradaada astur

  • @jannnooosiciid837
    @jannnooosiciid837 Рік тому +3

    Naag adag 😂❤️walhi gabadh nocagaas o klee ah buu wadanku u bahnyhy😘

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 Рік тому +8

    Reer halaq waba masiibo Aan dhamaad maleen 😆 Asma qurux Adiga iyo gabadhaada farxad Ayan idin rajeynaa sidaa hada tihiin iyo sika qurux daban 🤱🥰🥰🥰🥰

  • @nimcoxirsi3339
    @nimcoxirsi3339 Рік тому +1

    Mashallah wllo asma waan ku taageerah qaali hore u soco 🌹🌹♥️♥️

  • @fataha1
    @fataha1 Рік тому +1

    Salaam asma no more Halaq. Allaha
    Kula garab galo gabadhada yar.
    Shacina qasab ayey ugu leedahy
    🥰🥰🥰💕

  • @nadwahazum8594
    @nadwahazum8594 Рік тому +24

    😂😂😂😂😂 wlh waa qosly asma waa ku wataa rer halaq dhulkaa lagashy jaaw dheh😂

  • @badraabdillahi8499
    @badraabdillahi8499 Рік тому +7

    Abidka faraxsanow wllo asmay nolosha inta ku hadheyna alle farxad kugu dhame wllo❤️❤️❤️

  • @hamdiabdirahman8403
    @hamdiabdirahman8403 Рік тому +1

    Wlhii I like how you talk girl❤ Maashaa allaah

  • @kamaladen2863
    @kamaladen2863 Рік тому +2

    Mansha Allah asma . Wan ku slmy 🙏🙏🙏

  • @suaadnoah9945
    @suaadnoah9945 Рік тому +5

    Waxan aad ujecelahay afsomaliga sida aad qaniga uga tahay masha allah wall waxad tahay fariid aftahamo ah

  • @nimoali2662
    @nimoali2662 Рік тому +8

    Walhi waxad tahay funny 😄 thanks 🙏 😅😅😅 😂😂😂😂

  • @qumaneyyy
    @qumaneyyy Рік тому +1

    OH am Gonna miss this story 😂💗

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 Рік тому +1

    Manshallah Asma qurux geesiyad therapy wanagsan bad soo qadatay ka maydho wixi kuso maray durmar ka somaliyeed ee dhibateysan cashar bay ka qadanayan hoore usoco and Happy New Year habo macan 🤩😘😍🥰😁

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Рік тому +15

    I’m sorry, Habo😢he did that to you, but I’m so glad you move on with your life keep going.

  • @Salmaabdulshakur2547
    @Salmaabdulshakur2547 Рік тому +3

    Qoorgab lived a remarkable life 😂

  • @hodana.rahmaan5358
    @hodana.rahmaan5358 Рік тому

    love you mcnto walhi kartidada iyo firfirconidada wan ka helay illahay isha iyo xasidkaba haka ilaliyo reer halaqna abaalkoda ka mar we support you💋💋💋♥️

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 Рік тому

    Mashallah asma fariid❤

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Рік тому +3

    Tani waa riwayad wlhi😅😅
    Fariid m.a timahaa uun inoo soo qari quruxeey

  • @abdiazizahmed2732
    @abdiazizahmed2732 Рік тому +5

    Brave women , Stay strong
    what a story teller

  • @TheWacan
    @TheWacan Рік тому +1

    Ilaahay kuwa sharkooda ha ka qabto...dadnimo malah Reer Haalaq waa nacas iyo labadisii daan. hhhhhh... keep going dear, you are the strongest person I've ever seen ❤️

  • @fadumamohamud7586
    @fadumamohamud7586 Рік тому +2

    Maash Allah Asma quruxey waad qurxbadantahy don't cry

  • @sacdiyabulqaas2241
    @sacdiyabulqaas2241 Рік тому +7

    Oh Very sad story 🤦‍♀️ hbbti ka booday hada Allah ku bogadhay 😂
    😊🥰

  • @wardaa889
    @wardaa889 Рік тому +3

    Wll ha amusin, naagaha somalida markasay ehel aadan aqoon iyo odayaal qadhqadhmum so ordayan, malinkad lagu jiid jidayey ayey ka qaban lahayn. Plz don’t let you silent wll

  • @Fatima-mm9xn
    @Fatima-mm9xn Рік тому +2

    Asma waa guuleesatay👏🏼hadaa kaxurowday qoorgaab iyo margi. Waxa noogasoo sheekeesaa sida kalsoonida kudhisatay oo ninka kale ku guursatay

  • @khadraamiin9875
    @khadraamiin9875 Рік тому +2

    Keep going asma🥰

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 Рік тому +7

    Nin xuno Ilaheey anan ka baqayn buu ahaa qoorgaab Wlhi inuusan dhameen wax lasoo hadal qaado 😢😢

  • @suzi5312
    @suzi5312 Рік тому +6

    Labo week ka hor anoo sugaya asma qisadeeda aad dhahdey Waan joojiye qisada sabbta Waan iska ogaay waana hubey in aad u aamsneed iyaga sabbtood lol I’m happy for u mcn qarxi iyaka dhan 🤣

  • @mohanff925
    @mohanff925 Рік тому

    Masha allah queen asma😍😍😍

  • @farhiaabdi9271
    @farhiaabdi9271 Рік тому +1

    mansha allah you are beautiful inside and outside you don’t need filter and makeup on so all the mans are narcissistic walahi hadayba arkaan gabadh isku toosn they wanna broke us but you are strong uma jabaysid cadowgan oo dhan reer halaqna alle umudda idinka dhex saar

  • @yakubrabeh3259
    @yakubrabeh3259 Рік тому +15

    Free dahabo
    Free gabadhaha somaliyeed

  • @zahrasiman5369
    @zahrasiman5369 Рік тому +66

    Fariid 10 sanno beey Qorgaab & Margi ku warfinayeen ku soco 🤣

  • @nihaalnaasir433
    @nihaalnaasir433 Рік тому +2

    Naag adag.💪❤️

  • @nimomohamed6592
    @nimomohamed6592 Рік тому +1

    Cakuyee reer halq iyo jajuur inan quruxbadan oo nassib ku kahiishay badana maantab kabaxaday inta hadhyiina in shaalaah nasbwacan gacalo

  • @nimcosulieman5752
    @nimcosulieman5752 Рік тому +4

    Waad fariid dhaaftay walhi asmaaay 👌😂

  • @fardussalah5015
    @fardussalah5015 Рік тому +35

    Heer halaq😂
    Margi😂
    Qoorgaab😂
    Dahabo❤
    Meel baad iska dhigtey magac bisinfa asmaay😂

  • @hawadahir9560
    @hawadahir9560 Рік тому +1

    I love you asma qurux badan, you're a good storyteller,sheekooyinka inoo Soo badi sidaan hainooga tagin,🥰😘

  • @amaaljaylaani6473
    @amaaljaylaani6473 Рік тому

    Very beutiful sister keep going🥰💋

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah6819 Рік тому +8

    Asma qurux dacadi qof lacagti ceshay 🤣❤❤❤

  • @amanpea5963
    @amanpea5963 Рік тому +9

    Free dahabo
    By Rer halaq iyo Qoor gaab 2022 bay raaceen
    Sanad wngAN
    Asma 🔥🎉❤😅

  • @yuna5412
    @yuna5412 Рік тому +1

    Talo baan kusiinayaa waxaa tahay gabar quruxbadN hadana cod kar ah masha allaha il iyo xaasid baa jira marka abyo subixii iyo galabtiiba adkaar akhriso adkaarta Sanaax wa masaa iskuna day in aad runtaa qariso ma ogid meel laguu soo jiro any time waa dhimankarta

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 Рік тому

      inaad runta qarisaa????? 😂😂😂😂

  • @agesole4820
    @agesole4820 Рік тому +1

    ❤❤❤❤❤ keep going