Cadow la iga beeray, ayaan la noolaa 🥹 sucdi part 3 the end.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 гру 2023

КОМЕНТАРІ • 64

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 8 місяців тому +8

    Ninka sawirkisa iyo magiciiisa ooo sadexan inaad so dhigdan weeeye to save children in Somalia plzzzzzzz

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 8 місяців тому +10

    Waa in la bad baadiyo ilmaha Somalia 😢😢

  • @najma649
    @najma649 8 місяців тому +7

    gabdhaha badanaa waxa fara xumeeyo familyada dhox dooda marka cidna lamakeeno aqalkaaga

  • @sadiamj7732
    @sadiamj7732 8 місяців тому +7

    What a toxic family the mother and the aunt may Allah protect you may Allah open you all the good doors, and may Allah heal you wounds. Amen we cannot call her a mother she was irresponsible neglectful narcissistic mother. We love you sucdi

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 8 місяців тому +5

    Exactly 💯 Habaryar waxa tahay gabar caqli badan ❤Waa runtaa caruurta lasoo kufsaday waaye dhamaan Qaniisiinta gabar iyo wiilba

    • @fartundahir1380
      @fartundahir1380 8 місяців тому

      Waaa been waxaas maalin dhawad waxay lahad ninka hooyo qabay baa ifara xumAn jiray hadana waxay leedahay naag habaryartay Ah ayada waxa fara xumaynaya xagee u jogaan

    • @nesma5648
      @nesma5648 7 місяців тому

      @@fartundahir1380Naa orod xoolayahay soo dhegeyso horta saddexda qaybood ba ha iska hadlin uune

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 5 місяців тому

    Fariid weeye wllhi Asma adiguna fariid baad tahay sida qiimaha leh ee aad inanta ula sheekaysatay

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 8 місяців тому

    Same here my sister I started working home when I was 7 year's old

  • @Shukzsheikh
    @Shukzsheikh 8 місяців тому

    Subhanallah Maskin , may Allah protect her and her family. I wonder how she was able to get marreid and trust a man after she went through everything, I would love to know how she healed from that and accepted someone in her life

  • @ilhan687
    @ilhan687 6 місяців тому

    Subxaana Allah naa caruurtayada buu wax uu dhiigi jiraye waxaan ma sameen jiriine waa aduunyo geedon tii xanuunsadata wallaahi quraan kuu noodhigi jirayee waana adan ilhaaye.taan wax waraaysanaysaye alle ka xiishoow. Waxaa been inandas dhakgtar bay uu baahantahaye dadka. .agaalada oo dhan bay caayaysa .

  • @user-qk7cr1sm8t
    @user-qk7cr1sm8t 6 місяців тому +1

    Wow mashaallah mashaallah, caqliga ilaahy siiyay

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 8 місяців тому +3

    Subaxanallah

  • @user-qk7cr1sm8t
    @user-qk7cr1sm8t 6 місяців тому +1

    Walahi dad badan somalia ayaa lasoo fara xumeeyay, laguna xad gudbay

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 6 місяців тому +1

    I am glad Sucdi has survived her ordeal and lived to tell about it. I hope your stepfather will be exposed and won't molest more children in Somalia👋

  • @ziyakamilavlog9388
    @ziyakamilavlog9388 8 місяців тому +3

    Gabdhan m beensanayo sheka sas wa arkay 😢 nagaha qar iyo rag qar ehel m galan

  • @simaegeh6588
    @simaegeh6588 7 місяців тому +1

    Well done Sucdi, you are brave habo macaan.

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 8 місяців тому +3

    Geesiyad baatahay

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 8 місяців тому +1

    Ilahy nama tusin walid naxaris daran anagana nagama dhigo waalid naxaris daran

  • @sadiamj7732
    @sadiamj7732 8 місяців тому +2

    We believe you 100% and believe in yourself and validate yourself. It sounds like you already are. Allah SWT he’s with whoever is on the right count on that believe in Allah he’s watching everything and don’t you think they’re gonna get away with what they did to you for a second.

  • @faryaadhussein
    @faryaadhussein 8 місяців тому +3

    Asc asma daus wallo qaliyey wan ku salamay salan kadib waxan rabaa inaa qisada nolshyda an hada ku jiro inaa kula Wadgo fadaln wthsap kaga ubahanhy hadi ay surto gal tahay

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 8 місяців тому

    True story

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 6 місяців тому

  • @almakassim3410
    @almakassim3410 8 місяців тому +1

    Am really sorry 😢

  • @ayannamohamed402
    @ayannamohamed402 8 місяців тому

    Prti 4 sogali asma 😊

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 6 місяців тому

    Kuwa Suuqa galay , Marmarsiyo ayeey katahay Hoshaan , Waa Xornimo iyo Maal Raadis . Abuse to another abuse is not the solution.

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 8 місяців тому +1

    Sroy hablaha Somalië yar dhibaatada 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NimcoFarah-ww8mw
    @NimcoFarah-ww8mw 6 місяців тому

    Naa maxa qaldan anakaba nigis mabixisay iyo dabo maso dhaqatay nalama dhihi jirin cuqdadna maqabnee🥺🤔

  • @SalA-es1dt
    @SalA-es1dt 8 місяців тому

    The Somali government needs to investigate and stop this kind of person.

  • @sunnadahir5292
    @sunnadahir5292 7 місяців тому

    Magaalada uu joogo intee waaye

  • @aishaahmedali3046
    @aishaahmedali3046 8 місяців тому

    Sorry wllhi 😢😢

  • @Abdiqani56Siciid56
    @Abdiqani56Siciid56 7 місяців тому +1

    Hda maxay ino shegtay adeer ba lug tayda taban jiray yaàab

  • @aligarle7391
    @aligarle7391 7 місяців тому

    Dhilo iidoor

  • @zamzam2173
    @zamzam2173 7 місяців тому

    😭😭😭😭

  • @sadiamj7732
    @sadiamj7732 8 місяців тому +12

    Sucdi hooyada she emotionally starved you she neglected you beyond believe and this it sounds like they gaslight you to the point where they drive you insanity but they did not drive you insanity you’re very sane, smart beautiful, strong woman, but I think you have you’ve been traumatized as a child, and you never get the protection of your mother, and the nurturing of the mother and emotional connection and that sometimes hurts the most. I pray for you to get peace and love.

    • @fartundahir1380
      @fartundahir1380 7 місяців тому

      Hooyadeed waxba umay sheegin haday runtahay arintaan

    • @user-ej7vs4zm4f
      @user-ej7vs4zm4f 6 місяців тому

      Waxaso dhan iska dhaaf ee hade malugu qaba abaayo ninkugu raba hele abaayo waalido dhan walaga deweyina qaali

  • @user-qk7cr1sm8t
    @user-qk7cr1sm8t 6 місяців тому

    Qofkasta oo dhib haysto dareenkaaga qor, waayo maskaxdu waxay ilooda waxna way ku siyaadisaa

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 8 місяців тому

    Habaryar baa wax ugu sameyesey
    Aduunyo gadood gaalad
    Sakharantay

  • @EngAbdalla4009
    @EngAbdalla4009 7 місяців тому

    Maxay ka hadlayaan waxan daran ma fahmin bee

  • @Sahra881
    @Sahra881 8 місяців тому +1

    Waan ka xumahay dhibta gaartay, balse waa fariid haduu nin fiican yahay waxna ka sheegteen gabadhaan.

  • @fardowsaelmi8475
    @fardowsaelmi8475 8 місяців тому +1

    Asmara why ugusoocelcelini Ninka hooyadee wax badan kama sheeran adiga ayaa afraid ugalinayo nasyaa ku ekaaww Ninkaaga ajanabiga ah

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 7 місяців тому

    sucdi wey ficneyde maxa xijabkeda ka qaadey bisinka allow xijabkeda uso celi

  • @GAAGAAB1
    @GAAGAAB1 7 місяців тому +2

    Dumarkii way waasheen

  • @sureerabdikariim5224
    @sureerabdikariim5224 8 місяців тому

    Waa waxa lagula dhaqmo Gabdho badan oo somaliyed waxadba modaa in dhaqan laga dhigto

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 7 місяців тому

    Qofka xun ee markuu yaraa reerkooda ka dhexbaxa ee cidlada ku koraa markuu waynado ee cidladu ka soo dhacdo ayuu dadkiisa ceebaystaa

  • @Abdi537
    @Abdi537 6 місяців тому

    Sanka dher iyo quruxda ad shegeyso awe qandho folxumo badan o ben ku darsate nag ilmo dhashay miya nag rabto yab fasahad

  • @ilhan687
    @ilhan687 6 місяців тому

    Waxaan la yaabaye taN warareysanaysa ee wax aanayey ogeen ruun moodaysa alle ka baaqa oo waxaayden omogen ha rumaysan hana beensan

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 8 місяців тому +2

    Danbigaaga maaaha inay waxaaas kugu dhaceeen 0% no danbi danbigu wa ninkas wa islaantaas waa hooyada nacasta damerada

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 7 місяців тому

    Abaayo xijaabo waa hadji aad muslin tahay waa kugu waa jib inaad is asturtid

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 8 місяців тому +1

    Sucdi Ilaahay ha ku dhawro

  • @zaynabmohamood9985
    @zaynabmohamood9985 8 місяців тому +1

    Maa Walal what happened to hablahi Somali hijab maxa kuu dacay subxanallah

    • @FF-by6ci
      @FF-by6ci 8 місяців тому +1

      Timaha quruxda Ilah baa abuuray sida wiilasha loo abuuray. Ilahey wuu quruxyahay wuuna jecelyahay quruxda, xijaab dad baa sameeyay.

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 8 місяців тому +1

      Ilaahay ayaa kitaabkiisa xijaabka ku sheegay maahan wax dad sameeyey soo baro qur’aanka

    • @juweriafarah3528
      @juweriafarah3528 8 місяців тому

      @@FF-by6ci quranka baro😢

    • @queenhijaaby3625
      @queenhijaaby3625 7 місяців тому

      @@FF-by6ci subxan Allah alle hakusoxanuniyo adhigaan

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 8 місяців тому

    Waa been qawmu luudku badanku maaha dad laso xumeeyay eee waa wax uu qofku iskiisa ku dooorto

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 7 місяців тому

    Nagaha Somaliland oo dhan waa la kufsadaa markay 7 jir yahiin markay yurub yimadaan bay dhahan Adeer baa I fulay , abti baa I fuulay , Eedo I fuushay , habaryar baa I fuushay , macalinka Dugsigaa I fulay 😂😂😂😂 Somaliland oo dhan waa wada qawma luudh 😂😂😂😂 somaliyey arka waa mar ay sheegtaan ooromo , mar ay dhahaan isreal baa nahay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk waa naago gaalo ah ilahay maxay ka yaqanaan madaxooda timahoda qawan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 7 місяців тому

    Naagahan walwalan warya fatalado ayad noqoteen waxad dafirteen rabigin wad isqawisen nolosha ma famil aya modeen nolosha maynan rabi lahayn idin xisabiyan naago wawayn 25shegan na alaah ulabta astura waxan ad banan ka ulabaxden 7jir aya waxlayguzameyey kabixilayihin war naagahan ayabkaqabta mesham war wadhimateen kataga mesha hoyo da kudhashay wa kuguqasartay quruxna mahaysine kataga mesha qawini ayad rabi gin ayad ku casideen gaalo iskayeel naa godka madow ayad kubaraarugidontan walaahiy waxad idin dhagaysta idinka daran

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 8 місяців тому +1

    Bisinka waxay sheegayso waaa been mar ay dhahdo ninka hooyaday qabay baa ifara xumeeyay iyo habaryartay baa I fara xumaysay waa been waxan naa ilaahay ka cabsada

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 7 місяців тому

      Maxay ka hadlayaan waxu maba fahmine