Hooyooyinka ma masuuliyad ayaa ka saaran inay nabad ilmeheedo sugto?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 36

  • @haboon6195
    @haboon6195 4 місяці тому +1

    Subxanllah

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 8 місяців тому

    ManshAllah tabarakallah you look like 😊 very beautiful 😊

  • @sukhranasir
    @sukhranasir 8 місяців тому +3

    Haa maxay uga saarnayn wayday hadii an ilaalinay onay masuliyadaas qadi karayn plz ayaan aduunkan lagu so lu goyn ilmo oo aanu sababta qof u dhawac min😢😢😢😢😢

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому

    Murwodumaroo samsamEey soo soco Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhamaystiran princseseseses

  • @meaktooni
    @meaktooni 8 місяців тому +1

    Anigu wiil ahay lakiin hargeisa ma areg dad sasa 19 sano jira ma lakiin ima gabdho u dhiga carurta

  • @shukrii9137
    @shukrii9137 8 місяців тому +1

    Walidiinta somalida wa qaiin masuul 😢😢😢 Aqiro wara uyaalo

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 8 місяців тому

    ❤️👑👑👑👑👑👑

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому

    YaawaayE, yartaanaa tanaaa ooridumaroo cadayyareey lagufarxeeeey tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo

  • @MumtaaOmar-rg2gj
    @MumtaaOmar-rg2gj 8 місяців тому +5

    Child abuse in Somalia is normal
    Way dafiri doonaan sheekadan 😢😢

  • @salmaahmed-hl3sg
    @salmaahmed-hl3sg 8 місяців тому +3

    Ana ugu hor arkay muqalkaga

    • @Asmadaaus
      @Asmadaaus  8 місяців тому

      Waad mahadsantahay walaalo mcn ❤️

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 7 місяців тому

    Mammo malyun aya usabab ah gabdhan gadal kawadaimaday waxas ayey sheegan weykudaysadeen MMS MALYUN AYA FARACAN SAMEYSAY WAX FICAN HADE AYTAHAY WAXBA MADHIBTEN LKIN WAT UJEDAN WAXA AY KAGA DAYSADEN AKHIRO AMA ADUN AYA LOGA ARIDONA BENTA WAX FIICAN MA AHA SUBXANALLAH

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 8 місяців тому

    Haweendumaar qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba gabadha gabadha khatraaaay qarantaan caddy

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 8 місяців тому

    Reer. Xamar iyo arabnimo jacayl

  • @user-hg3ft4yg4q
    @user-hg3ft4yg4q 8 місяців тому

    Haa wlo waa barigii waxdada so baxday aqas toog weeyan illahay janada idinma geeyo uf

  • @lakiabdi
    @lakiabdi 8 місяців тому

    Waxaan caadi maaha walaahi 😮

  • @almakassim3410
    @almakassim3410 8 місяців тому

    Soo dhacyeee 😅😅

  • @Muniira12
    @Muniira12 8 місяців тому +1

    Aniga anoo yar baa kufsi xun la ilaa gaystay mnta oo 20 jir ahay cidna uma sheegin wn la noolahay traumadas hooyaday mrkn isku dayay inaan u sheego wxy igu tidhi wxs waa wax caadi ah way dhacda aamus cidna ha u sheegin depression iyo anxiety bn ka qaaday wn iska nolhy uun nafsiyan bn u dhintay Marwalbo wn isku daya inan dhibkayga u sheegto way I cayda hda qol bn dhawr sano ku xiranhy depression dartii

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 8 місяців тому

      Sorry wll lkn hadaa ninkii taqaan 20 aad jirto dil ninkii ka.aarso maxaa qolkugu xiray wll adi naftaada daryeel qof kaley hada wax kuu sameymaye

    • @FF-by6ci
      @FF-by6ci 8 місяців тому

      Walaal, waa noshahay madhimanin, youtube therapy badan aa ku jira ee raadso, saaxibada ama qof aa ku kalsoon tahay u sheeg, kaliga ha noqon, xataa waxaa jira facebook groups oo "rape support" ama "sexual abuse support" ama "trauma support" kuwaas raadso, qof ku yaqaan kuma jiro waa ajnabi kuli, hadaa rabtid magac been, lakin meel aa ku nafistid oona support ka heshid waaye. Kaliga matihid Qaali, traumada waa ka bexeysa maalin. Hooyada waa hooyo somali ayadaan aqoon sida ee kuu sacidi leheyd marka wey ku aamusine, ee wax ha u qaadan, adiga noqo qofki aamuskas badali lahaa.

    • @roosohalima9978
      @roosohalima9978 8 місяців тому

      Sorry abaaayo qolka ha isku xerin ninka hdaa taqano waa iska celin karta inkasto soomali marka joogto lgo aamineynin😢

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 8 місяців тому

      Sorry Abaayo InshaAllah. Allah ayaa kaaga jari doono. Maalin aan maanta aheyna samir. Diinta ku dadaal. Allah ku carar. InshaAllah ❤

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 8 місяців тому

    Abyo asma saliida timaha bixisa ino so gali waynu kaa gadanyna saliida aad isticmaasho abyo codsi mcnto

  • @ayanabdullahi4921
    @ayanabdullahi4921 8 місяців тому

    Lakiin waxa tiri 38 aya jira Somali marak ka soo baxey 10 aya jirey

    • @yasmeenatata
      @yasmeenatata 7 місяців тому

      There is no way she could be 38, and be studying dugsi before the civil war😅

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 7 місяців тому

    Waxan wa wada beyn talif waje

  • @Muniira12
    @Muniira12 8 місяців тому

    Aniga anoo yar baa kufsi xun lay gaystay ilaa mnta oo 20 jir ahay cidna uma sheegin wn la noolahay traumadas hooyaday mrkn isku dayay inaan u sheego wxy igu tidhi wxs waa wax caadi ah way dhacda aamus cidna ha u sheegin depression iyo anxiety Ban ka qaaday wn iska nolhy uun nafsiyan bn u dhintay Marwalbo wn isku daya inan u sheegto dhibkyga lkn way i cayda imika rag oo dhan wn ka cabsada mudo dhawr sano ah qol bn ku xidhanhy depression dartii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Ariijiina
      @Ariijiina 8 місяців тому

      Sorry abaayo mcn😢😢🫂🫂😭😭❤️❤️ waxaa sameysa hadii aad rabto inaad ka hadasho adoo qofna ku ogaan please raadso therapy please abaayo sorry

    • @meaktooni
      @meaktooni 8 місяців тому

      Hadii dorato marugonaysa hadii wax faraxsanato onad murugo mushqulin hormar gareysa Loma bahana dacifnimo qof adag ahay ama qof bahdilan noqone

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 8 місяців тому

      Oh sorry kaasi inkaar alaha kurudo abaayo dumar badan ayaah lakufsaday macanto midiyaha lagasheygo inla kufsaday waxa lagu wayaah sharafta hooyo koley xuman kamawado eyh waxey isdhaheysah somalida weydulmibadanyihiyn amiiyh lagucaayaah xitaah saxiybtah walagaqariyaah wa qadar ale salada badi insha allah qalbiga alaha kuqawojiyo xitaah ninka kuguursan dono halawadagin wa ayo anaah wax walbo lawadagay wuuna igu caayaah maogi leyugu bah salaltuleyl tuko macanto midqeyrqabo rabi kagabarye qalbiga alow ku xafid ❤

    • @juweriafarah3528
      @juweriafarah3528 7 місяців тому

      Sorry 😢abayo

  • @Yusuf_Hunter2020
    @Yusuf_Hunter2020 8 місяців тому

    Anigu baa idinka wada weyne oo 40 jiro team 38 bom 🤣🤣🤣😁😁

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 8 місяців тому

    Very sad😭😭😭

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 8 місяців тому

    Somalidu carurta way abusan caadi byba u arkan xitaa dhibatada carurta loo gaysanayo uf

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 8 місяців тому

    38 jir ok 10 jir kuqaangaadhay somalia 33 sano kahor baa lagajoogaa burburkii 5 jir baad ahayd qixii lkinmarkuu macalinku kufara xumeeyay naasbaad lahayd 🤔🤔 Does not make sense